ha ku daalin jeedaal | kuluc haku daalin jeedaal lyrics | maxamed axmed kuluc haku daalin jeedaal

  Рет қаралды 96,973

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA: Haku Daalin Deedaal
ERAYADA: Cabdi Qays
LUUQDA: Maxamed Axmed Kuluc
LYRICS : Dhugmaal Lyrics
QORAALKA HEESTA (LYRICS )
✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️
Waxaad Jeceshahay Lama helo
Naftaydaay
Wax Ku Jecelna Diidaye
Ma Ogtahay Janada Udug
Nimaan Jirab U Soo marin
Sahal Lama Dhex Joojee
Haddaad Jamato Geed Adag
Oonad Hayn Wax Kuu Jara
Jabin Mayso Gacantuyee
Ha Ku Daalin Jeedaal
Indho Sooma Jiidaan
Qalbi Kaa Janjeedhaa
Lugtaa Jeeni Dhaaftaa
Naftaydaay
Weey Jabtaaye Ma Ogtahay
Webi Soo Jirfaday Iyo
Badda Jaw Leh Ma Ogtahay
Caga Lama Dhex Joojee
Haddaad Jamato Cadawgaa
Iyo Ruux Ku Jiidh Neceb
Hadhka Kuuma Jiidee
Ha Ku Daalin Jeedaal
Indho Sooma Jiidaan
Qalbi Kaa Janjeedhaa
Waxaad Cayn Ku Jiid Tidhii
Naftaydaay
Awrka Samada Joogee
Ma Ogtahay Janada Udug
Nimaan Jirab U Soo marin
Sahal Lama Dhex Joojee
Nabi Khadar Jidkuu Maray
Adoon Jaasir U Lahayn
Ayaad Jiidh Is Leedee
Biyo Nolosha Jira Iyoo
Ceel Kuu Dul Joogsaday
Mala Jabaqsan Mayside
Ha Ku Daalin Jeedaal
Indho Sooma Jiidaan
Qalbi Kaa Janjeedhaa
#dhugmaal_lyrics #kuluc

Пікірлер: 19
@AhmedG36
@AhmedG36 9 ай бұрын
Alleha unaxariisto❤m.Ahmed.kuluc ❤❤❤❤❤❤ Waa.hees Aad umudan Xaqiiqdoi🎉🎉
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Жыл бұрын
Yaaa salaam kuluc Aun rabi yasir Qalbi kaa jandheedha allahow qabiyada wax jecel kuwo maxay dhib arkeen 🥺 Dhugmaal lyrics 👋✊
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh Жыл бұрын
Amazing tone just Even more Amazing❤ Naxariistii Jano Allaha ku siiyo 🤲🤲
@guuledcadami7587
@guuledcadami7587 Жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto marxuumka isha Allah
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Haku daalin jeedaal hooyaday uun baan ka maqli jirayee show waaba hees
@guuledcadami7587
@guuledcadami7587 Жыл бұрын
Rabi naxariisto jano ha waraabiyo marxuumka isha Allah
@SaleebanIbraahin-tz9jx
@SaleebanIbraahin-tz9jx Жыл бұрын
AHN kuluc waa wada maah maah
@MuuseJimcaale-kq4jy
@MuuseJimcaale-kq4jy 20 күн бұрын
Jeedaal maxaa ladhahaa isheega 2024 soo booqday
@SaleebanIbraahin-tz9jx
@SaleebanIbraahin-tz9jx Жыл бұрын
Waa wada maah maah
@axmeddahir7593
@axmeddahir7593 Жыл бұрын
Ah, waayo waayo
@DaawishYou
@DaawishYou Ай бұрын
Fan iyo fanaanba waa kuwii hore
@alisaid2008
@alisaid2008 Ай бұрын
Mirihii c.qeys laxankii rashiid bulo codka m.a.kuluc
@abdik9002
@abdik9002 8 ай бұрын
Maanta Sharma boy ayaa ku bedelay heesihii xigmad la’aan! Waa labo jiil-jiil oo kala fog!
@Maxamedcumar-mj2pg
@Maxamedcumar-mj2pg 4 ай бұрын
Wayowayo😂😂Wayowayo
@khadarismail5809
@khadarismail5809 4 ай бұрын
Hhh
@NaasirAxmed-m7c
@NaasirAxmed-m7c 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Mohanmedfidhin
@Mohanmedfidhin 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@abdullkeybashane8661
@abdullkeybashane8661 Жыл бұрын
AUN 🥲🙏
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 47 МЛН
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 102 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "GABADHYAHAY KALGACAL BAAN"
12:36
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 27 М.
Mandeeq   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:04:37
ahmed nur adan
Рет қаралды 101 М.
Heestii Igu Dheerida Lyrics Xasan Adan Kabankii Aun Jiim
10:57
laylis channel
Рет қаралды 1,4 МЛН
Salaad darbi - Ceelbuur - Qaraami - lyrics
10:41
AFYAL STUDIO
Рет қаралды 35 М.
maxamed axmed kuluc sida geed caleenloo lyrics hd
11:56
Qaraami Channel
Рет қаралды 69 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 116 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 47 МЛН