MAXAMED BK 2017 HEESTII SANADKA DHULKA SOCO IN KUGU FILAN

  Рет қаралды 7,405,331

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Пікірлер: 1 700
@rithwaanabdirahmanofficial8144
@rithwaanabdirahmanofficial8144 4 жыл бұрын
October 2020 markuu fanka baxay kadib haddaad halkan soo booqatay ismuuji bal My fav song❤️
@CanabMohamed-ed6iw
@CanabMohamed-ed6iw Жыл бұрын
ZZm .efswwhzte
@sancadofficial9255
@sancadofficial9255 5 жыл бұрын
heestan waa hees wllhy aan xiiseeyo xaqiiq mrkn qiyaaso inta jeer ee aan dhagaysty waa 100000000 somaliland shacabkeda horumar iyo guul ban idiin rajayn
@khaalidabdiraxmaan8660
@khaalidabdiraxmaan8660 7 жыл бұрын
reer muqdisho ayaan ahay, horumarka Somaliland iyo kartideedana waan jecelahay ee Allah Ha ugu wado
@samriyecapull2101
@samriyecapull2101 7 жыл бұрын
khaalid cabdi shukran walalo idinkana nabad waarta rabi idinka baryaaa
@ahmednuclear1723
@ahmednuclear1723 7 жыл бұрын
zxp ana sidaas baan kugu jeclahey wxaan jeclahey muqdisho in ay nabad noqoto markaaa waa khasab in s/land ku soo biirey insh alllh (((((burco))))ahy
@hodankahin9433
@hodankahin9433 7 жыл бұрын
khaalid cabdi walal haday somalidu adi goo kale ahaan lahayen waxbadan bay noo Haggagi lahaa mahad sanid wll qaliga ah moqdisha na ilahay waxan idiinka baryayaa inad nabad heshaan
@walwaal3533
@walwaal3533 7 жыл бұрын
Àhmed Ñüçleàr Sxb anigu Somalia ma necbi nabad inay noqotana waxan ka jecelahay ma jirto lakin s/land waa siday uga gooday
@blamemenotreligion2225
@blamemenotreligion2225 7 жыл бұрын
khaalid cabdi saas waaye captain ciyaal xamaraaa nahay. Hargeiza hoyga fanka nuuc walba way uheeseen💟
@mubarikvlogs8226
@mubarikvlogs8226 5 жыл бұрын
2020 oo waa malin sanad cusub ah waannan dhageysanayaaa wixii iga danbeysa 2020 like ta dhac kusii 😬😬😬
@somalilandergeesi3747
@somalilandergeesi3747 5 жыл бұрын
Sannad lamida wll
@مريممحمد-ر4ب
@مريممحمد-ر4ب 4 жыл бұрын
😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤😁😁😁😁😁
@مريممحمد-ر4ب
@مريممحمد-ر4ب 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk 😁😁😁😁😁😁
@ahmedmahamedmahamed9476
@ahmedmahamedmahamed9476 4 жыл бұрын
OfrTtTTFttTttRTT
@tamaamxp4360
@tamaamxp4360 4 жыл бұрын
@@ahmedmahamedmahamed9476 xd can. )8
@the_hit_man_
@the_hit_man_ 7 жыл бұрын
anigaa reer borama ah wlhi hargeisa iyo somaliland guud ahaanba waa dad talent ah haku wareerina
@hooshhno242
@hooshhno242 7 жыл бұрын
abdi ibrahim anakuba wan nhy wll lkn dadka soomaliyeed makala dhacan hkala qadin 1 life 1 love somalia😘😘😘
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
abdi ibrahim gobanimo waa u dhalasho borame waa xuduntii somaliland dad baa taa liqi kari la' abwaan iyo fanaan hadaad maqasho 98% waa from awdal to lascaanood. ilaahay haybad uu dadkiisa ugu deeqay xaasidiintu ku haystaan.
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 жыл бұрын
abdi ibrahim hhhh sxb mahadsanid hrgysa iyo borama waxay isku jiraan 60km
@marwoahmed8712
@marwoahmed8712 7 жыл бұрын
+Zahra Mohamed mansha allah ilahay garad ayuu kugu maneystey waan kugu raacsanahay aniguba figradaada
@ayanmohamed1274
@ayanmohamed1274 7 жыл бұрын
Hargeisa boorame Waa same Waa dad Walaalo ah fanaantoodu Waa Kuwa Hargeysa Kuwa Hargeisana Waa kuwooda Viiiiiiiiiva Somaliland
@hassanabdi7242
@hassanabdi7242 7 жыл бұрын
Ilaa hada oo sanad laga joogo ya sidi u dhagysta.. Farta taaga meeday duriyadiii rerr sheikh isaxaaq iyo xalaashi samaroon binu axmad ☝♥♥♥
@halimanadif8524
@halimanadif8524 7 жыл бұрын
really love bk
@t.d8775
@t.d8775 6 жыл бұрын
aniga aya wlhi dhagaysanaya 2018iin
@wizzdcd5056
@wizzdcd5056 6 жыл бұрын
Hassan Abdi wanakan gezi
@Abdallahsaid206
@Abdallahsaid206 6 жыл бұрын
Bk nolow lnbadan
@mustafekiniin3338
@mustafekiniin3338 6 жыл бұрын
Www
@shooqicartan7191
@shooqicartan7191 7 жыл бұрын
Absolutely heestu waa xikmada fadhida oo hoga tusaalayn dunida ah iyo qayb waano ah, yacnii... qofkaaa weyn yacnii ixtiraam.weeeeeeeeey, Dheeli bey ku curatoo, markaad dhinac ka awdaba dhanka kalaa banaaaan 99% ma buuxsanto. my best fanaan.
@khadaraden7936
@khadaraden7936 Жыл бұрын
Hadaad ku faraxsantahay in Ilaahay hanuuniyey Mahamed Bk like saar👍🏼
@BishaaroOsman-zx5wv
@BishaaroOsman-zx5wv 3 ай бұрын
❤❤
@mohamedomar873
@mohamedomar873 7 жыл бұрын
heestii ugu shidneed heestaan xaalada aan hada ku suganahay ayay ka hadlaysaa wan taageeraa Xidigaha Geeska I'm from Puntland I love Jaarka Xalaasha ah ee Somaliland
@cibaadoyar847
@cibaadoyar847 6 жыл бұрын
Ma jaar xaarana jira wll😂😂
@weedhsanabdirahiim6079
@weedhsanabdirahiim6079 5 жыл бұрын
❤❤❤❤
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
👏👏
@maxamedsalo3488
@maxamedsalo3488 4 жыл бұрын
Nice song my pest pk
@othmancisto9040
@othmancisto9040 3 жыл бұрын
anaguna sidooh kaleh
@abdirahmanhirsi9043
@abdirahmanhirsi9043 4 жыл бұрын
Somalilander Dhalada Oo reer Burco Ah Ayaan Ahay Runtiina Ma necbi Somali dhamantood Lkn Anigu Arkay qaar Reer Muqdisho Ii sheegtay Oo xasidnimadii Aduunka ii gaystay hadana ma aminsani Inay iyagu ahayeen reer muqdisho because Haday ahaan lahayeen ciyalkii Muqdisho Oo saxa Wuxun Ayay xerin lahayen Hadana Wwllhi waxan u qabaa ma jiraan haday cawa iga soo hor baxaan hilib geel Ayaan siin lahaa Ileen iyagu garadkoda Ayaa Siyay saase aniga waan Jeclahay Somaliland😍😘💝💞 Balse micneheedu mahan inaan necbahay Somalida kale dhamantood waa wllo hay respect u hayaa wllhi inta xuna waxan leyahay kawantooba Xumanta Oo samaha Jeclada wll peace and love dhaman inta ku hadasha Afka somaliga 👐👐✌
@MahamuudAhmed-lt8te
@MahamuudAhmed-lt8te 3 ай бұрын
Manooshahy libaax
@AbdishakurHussein-l1z
@AbdishakurHussein-l1z 2 ай бұрын
Sxp wuxu waa adunyo ❤❤❤
@asalamdahir8395
@asalamdahir8395 4 жыл бұрын
2021 maanta maxed bk fanka kuma jirro Mshallah Lkin heestan only legends fahmaya inay rag wax izmody oo wdnkoda shilling siistay ay ka hadlayzo specially nimcan hillac ----Hays Oranin muu dhalan ruux Kuu dhigmo kale--- Kuma baahnin Yyhave golden voice bro bk keep moving
@ladiifoahmed5612
@ladiifoahmed5612 2 жыл бұрын
😆😆
@haboonmaxamed3019
@haboonmaxamed3019 Жыл бұрын
Hadaa ma isagaa kuubaahan nimcaan hilaac waa fanaan soomaaliyeed abti
@abdirahmanmohamed9196
@abdirahmanmohamed9196 6 жыл бұрын
I'm from Rwanda I love Mohamed Bk songs even i don't understand it...Be forward Somalilanders..😍😍😍
@a.hakimsufi4910
@a.hakimsufi4910 5 жыл бұрын
Thank you we are same blood kushitic
@guleidazhar7575
@guleidazhar7575 5 жыл бұрын
Beenta
@abdelghanihurre4769
@abdelghanihurre4769 4 жыл бұрын
Laxawla From Rwanda Aaa Laxawla Like tii Ma Rwanda Bay Gashay
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
One somalia 🇸🇴 do you understand 🤔
@AdamIsmail_94
@AdamIsmail_94 4 жыл бұрын
Beenaale.
@walaalajofficial6269
@walaalajofficial6269 7 жыл бұрын
am from muqdisho waana ku faraxsanahy hormarka walaalaheyga xidigaha geeska eaana dhageystA heesa hoodaa keep going walalayaal 😍😍
@cabdiissa5062
@cabdiissa5062 7 жыл бұрын
somaliland waaa dad fican lkn dadka kalee waxay uhaystan dad xun ee waaa dadka somaliyeed dadka ugu fican ii nolada abtiyal iyo haboyin MY I love somaliland
@umalkhayrmahamoudmuse5684
@umalkhayrmahamoudmuse5684 6 жыл бұрын
Thnkez Hapo Allah haku jeclaado
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k 6 жыл бұрын
Habo love u
@ehelsanelyaz9969
@ehelsanelyaz9969 5 жыл бұрын
S amiya x asan ciid
@ehelsanelyaz9969
@ehelsanelyaz9969 5 жыл бұрын
S amiya xasn ciib waan jceely
@ehelsanelyaz9969
@ehelsanelyaz9969 5 жыл бұрын
Dhin
@ayanahmednur2360
@ayanahmednur2360 5 жыл бұрын
From muqdisho ahay lkn Somaliland wan jeclahay wa dad qalbi fican leh wana hoyadi fanka farxad ku noladad rer Somaliland love u
@zuqiimzubeyr690
@zuqiimzubeyr690 4 жыл бұрын
Yaahu
@mzjnsiij342
@mzjnsiij342 2 жыл бұрын
caloosha iska nadifi. moqadisho Allah dhowr ❤❤
@MusTafa-wp1nt
@MusTafa-wp1nt 2 жыл бұрын
bk cod waa hayaa, lakiib iidoorisam baa ka waashay, saaxiib Soo noqo. weli wawnu ku j celnahay calula somalia
@asadaden3920
@asadaden3920 5 жыл бұрын
2 sano ka dib hadaad heestaan daawanayso farta taag 29/8/2019
@asmaladan5995
@asmaladan5995 3 жыл бұрын
Wwwwwwwww
@famos4153
@famos4153 4 жыл бұрын
2021 januari 26 in Dangoroyo Nugaal puntland Somalia 🇸🇴heestan anigo swedan joogo aya aad ujecla cawana ciideyda kudhegysan waliba anigo bananka hore ee ardaaaga kucaweynaya wa aniga iyo gabartayda bella iyo wiilkeyga peyraqdaaad xaaskyga barbarkyga jiifta wa barwaaqqiyo bash bayo iyo boowe alx blh bello majidho bk banu ku haysana no mo boring🇸🇴👌
@zakariashow9517
@zakariashow9517 5 жыл бұрын
Anigu Hees Xabiibul Malaayiinku leeyahay uun baan Comment ka bixiya cid kale hadaa aragto aniga maaha waa layga jabsaday
@mahaddiyaaro7648
@mahaddiyaaro7648 6 жыл бұрын
Best music furuleh gacanta Alleh kuma goyo aamiin 👐
@Zaky_garad
@Zaky_garad 3 жыл бұрын
2022 Still Iam🎧, Although Mohamed Bk Retired To Sing Still He Is My Favourite And The Best In Somali Artists, Part Of The Song Is About Not Being Arrogant Anyone, Because Whatever You Are Today, There Are Men Who Have Come Before You, And Completed All The Lessons Of Life, Either In Difficult Time Or Good Time🙏😍.
@hamdifarah9451
@hamdifarah9451 2 жыл бұрын
They
@ramlodhagey7109
@ramlodhagey7109 2 жыл бұрын
,
@shamismaxmuud4285
@shamismaxmuud4285 2 жыл бұрын
@@hamdifarah9451 lll
@shamismaxmuud4285
@shamismaxmuud4285 2 жыл бұрын
@@hamdifarah9451 l
@hellenphilippe9716
@hellenphilippe9716 Жыл бұрын
​@@ramlodhagey7109aaà
@dhaladkiitogdheer1216
@dhaladkiitogdheer1216 7 жыл бұрын
yaa dhegaysanayaa maanta igu caawi like somalinad thnx bro
@kooshinwarfaa2785
@kooshinwarfaa2785 6 жыл бұрын
waala joogaa
@bilesaalax1417
@bilesaalax1417 6 жыл бұрын
Wanku jeclahy
@niciimasiciid6883
@niciimasiciid6883 6 жыл бұрын
Ax waleee waaa adun iyo magaciiii
@haybeqadiye6839
@haybeqadiye6839 7 жыл бұрын
hadaa qabiilnimo #isaaq rabi hibo ilaah sii Isaaq xabadna ugu kalay af na ugu kaalay somali dad ka sharaf badan duriyada walhibaney jirin 💪💪💪💪
@isramohamed9714
@isramohamed9714 7 жыл бұрын
isaaq Haybe runta weeyi wllo boqor baa thy dadka qaar bey garabido ka maqantahe
@makaawifuns3962
@makaawifuns3962 7 жыл бұрын
isaaq Haybe geesigaygu waa adiga sxp qaali.... proud to be somalilander
@xasancolaad9220
@xasancolaad9220 7 жыл бұрын
dhulk soco inkugufil
@xasancolaad9220
@xasancolaad9220 7 жыл бұрын
akkkkkkk
@libanmoha3138
@libanmoha3138 7 жыл бұрын
isaaq Haybe wallahi duriyada cid ka sharaf badan maan arag abtiyaaashay nolaada abtiiiiiiiiiiiiii ciida gale waynee abtiiiiiiiiiiiiii
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 6 жыл бұрын
Mahadsanid Waqal Wstudio heestaan aad nosogalisay in badan baanradinayey, Dhulka soco inkugu filan heestaan waxay leedahay micno gaara
@farxaancabdirisaaq8131
@farxaancabdirisaaq8131 3 жыл бұрын
Bk
@osamag4397
@osamag4397 4 ай бұрын
Inta 2024 dhagaysanaya heestan. ❤
@abdurefarmer8242
@abdurefarmer8242 Жыл бұрын
Mohammed bk Heesihii Intuu dhameeyay Ayuuu haddana Waan Daayay Na leeyahay. Wow Eesh calaa Hees♥
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 7 жыл бұрын
waa hees nin weyn bk iyo xidigaha waxaad tihiin dad talent ah hargaysa hadhwanaag hoygii fanka iyo murtida bal carwwakaase daahir calasow daahir dameer abwaanbuu isku sheegaaye taaso kale ha smaeeyo ebar miyaa ebermiyaa looma baahnee
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k 7 жыл бұрын
ninka wayn ee leh yartu way shidnthay inantiisa daahir dameer wale tanoo kalenad samayn
@bureeqadheeman1682
@bureeqadheeman1682 7 жыл бұрын
faiza mohamud kkkkkkk walay ka tahay in uu sameeyo mid u dhow xataa
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 7 жыл бұрын
walay ka tahay inaanu laba eray oo isku toosan samayn karayn
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh wuu ku daba lumaya dad waxan ilaahay ku abuuray laabsaalax bk oda iyo dhamaan xidiguhu waa dad faneed
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 2 жыл бұрын
Waa run ! Baahi ma dhamaato
@nasrimohamed8303
@nasrimohamed8303 7 жыл бұрын
Dunidani Dhamaadkiyo Gabal Dhaca Is Taagtee Dhidibkay ku Joogtiyo Xarku Galay Dhigteedii Dheeli Bay Ku Curatoo Markaad Dhinac Ka Awdana Dhinac Kalaa Banaanoo Qabyadey La Dhalatee!! Mucjisada Fanka Alfanan #Bk⭐👍
@hibaabdilahi7547
@hibaabdilahi7547 7 жыл бұрын
mucjisda fanka bk
@mohamedsaid3952
@mohamedsaid3952 7 жыл бұрын
N asri Mohamed
@hadiyahadiya2518
@hadiyahadiya2518 7 жыл бұрын
Who is watching in 2018... Bk wxa loo dhiibaa heesaha xigmadaysan😂😍😘😎👌👌👌👌
@mryes6893
@mryes6893 4 жыл бұрын
@Me
@MadiinoSalaad-hj2pt
@MadiinoSalaad-hj2pt 8 ай бұрын
Masha allaha
@MadiinoSalaad-hj2pt
@MadiinoSalaad-hj2pt 8 ай бұрын
Mashaallaha
@ibnuxafso5818
@ibnuxafso5818 7 жыл бұрын
7 ban Ka ciyaraya comment like ta adigu iska garo ana waan Ku ducaynaya Wlshy wllky waxad jeceshahay oo qayrku Ku jiro allaha Ku siiyo waa hadad liketa igu sharafto
@munaabdi4470
@munaabdi4470 7 жыл бұрын
ibnu xafso là
@inaosmanabdinour6661
@inaosmanabdinour6661 7 жыл бұрын
muna abdi
@mahdihassanjapan
@mahdihassanjapan 7 жыл бұрын
bk noolow waankuku faana
@cawilmohamed6234
@cawilmohamed6234 7 жыл бұрын
maxaad ku rabta like war dadki way washeen ma heestaad noo qday hhhhh
@haykalcade861
@haykalcade861 7 жыл бұрын
cawil mohamed hhhgggghhh iga qozlizaY zhiP
@Secret-man2
@Secret-man2 10 күн бұрын
Still listening 2025😭❤
@hudawarsame5881
@hudawarsame5881 7 жыл бұрын
aniga koley bk heesahiisa wn jeclahay in aan dhageysto. wixii qabiil isku haysto maxaa iga galay aniga wxaan ka shaqeeya farxadeyda iyo in aan markasto farxadeyda haysto
@abdikaniduale3371
@abdikaniduale3371 6 жыл бұрын
Huda Warsame 😂😂😂😂😂
@abdifatahali988
@abdifatahali988 5 жыл бұрын
Wa runta qabiil qabriga kula gali maayo
@Bandiirproduction
@Bandiirproduction 5 жыл бұрын
2020 yaaa ila dhagesanoyo 😍
@tiiteeyeyare2041
@tiiteeyeyare2041 7 жыл бұрын
bal horta iga dhaadhiciya like ta maxaa laga helaa oon dhib ahayn inaad youtupeka dhex jiifato aan ka ahayn kkk waa ii fursad hadad ii sheegtan fadaln
@suhaibabdirahman4617
@suhaibabdirahman4617 2 жыл бұрын
Nio fanka ku baahane dip uzo noqo pro BK
@zuhaybrealgoat6689
@zuhaybrealgoat6689 5 жыл бұрын
Heestan kama daalo inta ila dhagaysanasa 2019 like
@cabdiraxmanbare3958
@cabdiraxmanbare3958 7 жыл бұрын
wax waliba waa u dhalasho iyo talent dadkan xikmad lagu gaadho cajiib laabsaalax bk iyo xidigaha dadkayga reer sland
@samsamjamac8708
@samsamjamac8708 7 жыл бұрын
boqortooyo mr bk wad kasoo dhex qaday dhulka in kugu filan ka soco👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤👏👏👏👏👏
@dhalgobeed7781
@dhalgobeed7781 5 жыл бұрын
Xidagaha waxn la jeclaa Xamda queen👑👑 Maxamed siciid bk💚💬♥️👑 Khadra abdi sinimo🤗♥️ Yurub geenyo🙄 Asma love oon hadeer necebahay😈 Mursal Muse oo neef noqday 😁 Cabdiraxman odAy 😍 Maxamed bakal Ciro ♥️ Ifraah hargysa 💚 Iyo labsalah 👋 Furinle 👍 Jaylani ❤️✔️ Iyo qarkaloo badan 😩😩 Intasay malab ku ahayd kooxdu lkn hada madhax bay noqdeen 2019🤔🤔
@mohabi4739
@mohabi4739 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk
@hussenhassan9819
@hussenhassan9819 2 жыл бұрын
Reerbad sheegtay xidigiihi maad sheegin🤣🤣🤣
@khubaybahmed8855
@khubaybahmed8855 4 жыл бұрын
2020 inta iLa dhGEYSAnayza liketa
@AbdiGacaliye
@AbdiGacaliye 3 ай бұрын
Heestani waa hees inama caadi maha waa hees waxa farabadan ka hadalaysa waa hees dhaxal gala oo laguso xasuuso doono bk ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saidindho6724
@saidindho6724 7 жыл бұрын
Mansh allah walle dhab ayuu ka hadalay abwaan xasan dhuxul laabsalaax Bk salaan sare zhp
@zakariyemohamednur8289
@zakariyemohamednur8289 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaystaa marwaliba uu culays igu imaado si aan Dhiiranana ugu qaado. Culays-ka i haysto in ay wax ka badan dadkale haystana. Waa hees Cashir fiican laga qaadan karo.
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf Жыл бұрын
Amuurahaga Allaha ku sahlo Sxp, Haday khayr ku yihiin.
@zakariyemohamednur8289
@zakariyemohamednur8289 Жыл бұрын
​@@abdulkadirmohamedyusufAmiin saxib Thanks
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan 3 ай бұрын
Wuxuu ahaa habeennimo aan ku qiyaasayo badhtamihii 2017 inay ahayd, waxaan safar u ahaa magaalada Laascaanood aniga oo ka imi magaalada Ceerigaabo, waxaa noo baxaysay inta badan habeennimadii heestan.
@mahamedcabdikaim9740
@mahamedcabdikaim9740 7 жыл бұрын
reer hargaysa Ayan ahay maxamed cabdi siciid bk ha iyo abwaan laab saalax ha nooladaan aamiin aamiin sharaf
@cabdisomalilandcabdibashii8202
@cabdisomalilandcabdibashii8202 7 жыл бұрын
Nimcaan hilaaaac iyo yurub geenyo """Hana noqon dhamaantii waalidkii dhalmada barey"" Waya Araga ayaa garanaya
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
Waaaaaw labadhagax hadad tahay nin dhaxdood kasoo baxay hawiye iyo daarood hadaad tihiin dhaxdiina waan ka soo baxay labada dhagax waa idinka ee dhulka socda waxaadan heysanana waa nabada
@siman6259
@siman6259 5 жыл бұрын
niin dharaaro soo jiray wayo arag dhamays tiran dhulka meel fara badan cagahisa soo dhigay haa ku noqon dhalanki hooyadi dhalmada baray hooy yaratay
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
Heeztan kama xiizO dHaco 2019 inta ila DHagyzanyza Like👍
@nasraahmed752
@nasraahmed752 4 жыл бұрын
Lov u bk
@abwaanmaxamedjigar8545
@abwaanmaxamedjigar8545 5 жыл бұрын
Hadi an qof sarbeb wax ugu shergayo waxan so gala heesaha bk wax walo an uu bahdo iyo xalad kasta wan ka hela wlhi status kwyga isaga moye wax kale maso dhiigo
@beeloroga1919
@beeloroga1919 7 жыл бұрын
adeer waad ka gobsan tihiin inaad LIKE qarafaystane naga daayadee somaalaay sheeko cadaan hanoola imaninee😕
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Dunidani dhammaadkiyo Gabbal dhacay istaagtaye Dhidibkay ku joogtiyo Xarkuhu galay dhigteedii Dheelli bay ku curatoo Markaad dhinac ka awdaba Dhan kalaa bannaanoo Qabyaday la dhalataye Qofka aad wax dheer tahay Waxa jira in kaa dhiman Oo loo dhammeystiray Labo dhagax haddaad tahay Nin dhexdood ka soo baxay Ragganimada dheeraad Ruux ku dhaafsan baa jira Hays oraninin muu dhalan Ruux kuu dhigmoo kale Dhulka waxaa kugula nool Nin hortaa adoon dhalan Dhibta dunida soo maray Maalmaha dhanaaniyo Waqtiyadan is dhalan rogga Casharkooda soo dhamay Marna dhamac ku joogsaday Marna dabinno loo dhigay Marna dhaxan dabeyshay Nin dharaaro soo jirey Waayo-arag dhammeystiran Dhulka meelo faro badan Cagihiisa soo dhigay Ha ku noqon dhallaankii Waalidkii dhalmada baray Haw dhigin tallaabada Sidii aadan dhimaneyn Dharaaraha cir kuu da'o Haddaad dhiilka buuxiyo Dheregguun la gedo tahay Waxaad dhaadeysaa jirin Waad dhaliilo badatee Dhulka soco in kugu filan F.G: Yaa salaam@ Xasan Suleymaan Dhuxul, hadhow baa sxbkay Daahir Calasow oran doonaa ninkaasu hal-abuur maahoo erayada dadkuu soo dheegtaa, war hooy Soomaalaay aan wax isu oggolaano. Hal-abuur ka sokow , cilmi nafsiga inuu wax ka yaqaan baan marar moodaa Laabsaalax siduu erayo nolosha taabanahay oo wada runa maskaxdiisa uga soo tuujiyo. Hambalyo Abwaan Laab-Saalax. Abdiaziz from Garoowe, Puntland of Somalia
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
Qofka aad wax dheertahay Waxa jira in kaa dhiman Oo look dhamaystiray Yaa salaam Adna zxp dadki wax qiri jiraybad ka mid thy.
@madarmaxamed7793
@madarmaxamed7793 2 жыл бұрын
waarya sowtii la odhan jirey waxba ma qiraan qoladaasi
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
@@madarmaxamed7793Salaan sare wll, sxb qoladee ahay aad i mooday tolow, hees baan erayadeeda qoray ka dibna erayadaas baad isoo qortaye,.
@shako7423
@shako7423 7 жыл бұрын
Rer xamr ayan nahay somaliland wan jeclnay ayaa like lagu qadhaabsanaya ader film kaas aybaa cunay
@neymarjb8725
@neymarjb8725 7 жыл бұрын
Hhhh
@neymarjb8725
@neymarjb8725 7 жыл бұрын
Cunsuri badtahay idiyo qarackale labjeexba haku masha quulina Nimcaan hilaac waa ninjera Kooxda waxku hadhay uqdadii Oo dhan abti reer awdal waa Muwadinin dhaba oo somaliyeed ita idinku hadhayna waa inka Dhimatay agtayada Waxn idin sheegaya fanka Iyo qabyalada waa kala labo
@maxamedsergio7383
@maxamedsergio7383 7 жыл бұрын
Yaasir Ali walhi waad fahan santahay waxaa
@mohamudhussein8818
@mohamudhussein8818 7 жыл бұрын
H
@itzvioxx6872
@itzvioxx6872 6 жыл бұрын
Af Soomaawxcli
@adnakhadar6940
@adnakhadar6940 5 жыл бұрын
Somaliland hanoolaato abidkeed 💚 💬 💖 nolow waligaa Somaliland
@diriyehaybe6033
@diriyehaybe6033 4 жыл бұрын
Somalilan waa dhalan ha nolato
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 7 жыл бұрын
first aha liketa igu si amaneya wllo
@ismailabdiyusuf96
@ismailabdiyusuf96 7 жыл бұрын
Nimco Dheman kkkk like jclida 😂
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 7 жыл бұрын
İsmail Abdi Yusuf beenta maha kusii dhaaf
@hamzeahmed2167
@hamzeahmed2167 7 жыл бұрын
Nimco Dheman 😹😹😹😹😹 like JeceL Nimco wnku saLamaY
@nimcodheman3613
@nimcodheman3613 7 жыл бұрын
Hamze Ahmed hhhhh bakhyl ba tahy adigu
@ismailabdiyusuf96
@ismailabdiyusuf96 7 жыл бұрын
Nimco Dheman waa iga qoslay 😂
@warso-spt1
@warso-spt1 7 жыл бұрын
Jawabtii murtiyeesnayd ee dahir dameer ba la sugayaa. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@samiraibrahim3747
@samiraibrahim3747 5 жыл бұрын
😍😘💋💔💯🤙👌Asc
@jamiilahusen438
@jamiilahusen438 3 жыл бұрын
Ninkani waa ninka ugu codka macaan fanaaniita somalida ku soo laabo fanka❤❤❤
@halimamohamed2987
@halimamohamed2987 6 жыл бұрын
Sarbeer iyo murti sidii heesihii maxamed mooge allah ha u naxariistee Erayada walee halkaan doonaan ula baxay oo ka dareemay 2 dhagax nin dhexdood ka soo baxay ?? J...iyo ...so...👉....Somaliland
@mofarah9873
@mofarah9873 4 жыл бұрын
"Qoofka aa-wax-dheertahay.Waxaa-jiraa iinkaadhimaan oo-loodhameestiraay"
@omiirahoney2141
@omiirahoney2141 2 жыл бұрын
20 ayaan jiraan waxan heestaan dhageeysanaya Anoo tukaan turki ah shaqaalle ka ah 8 sano ayaan shaaqale ahaaaa ilhy waa qaadir ilaa xaafad waan usoo shaqeeyey lkn illhy ayaan ka baryaa farxad iyo nolol qurux badan guusha waa Soo dhawdahay 🥲
@qadanabdi14
@qadanabdi14 7 жыл бұрын
meel buu kaga soo hadhay gabadha yurub lagu sheego allaw dhagaysataa
@fawziHapiip
@fawziHapiip 7 жыл бұрын
daahir calasow maaha abwaanee gantaalada ka aaYara ilmaadeeraYaal reer prittish soomali lanow
@xamdamohmed7507
@xamdamohmed7507 7 жыл бұрын
wlhi waa hees si gaara iitaabtay noolow bk
@AbdiqaniAbdisalan
@AbdiqaniAbdisalan 2 жыл бұрын
Abwaanka Qarniga Xasan Dhuxul Laabsaalax💥👌 inaba caadi maaha erayadiisu waa halkii ugu sareysay 💯❤💥 Erayo + Laxan + lagularay Music furinle + bk ♥👌
@deeqayassin8012
@deeqayassin8012 7 жыл бұрын
masha allah waaaaaaaaaaw hees wax sheeg iyo ujeedo leh
@kiritpandya8312
@kiritpandya8312 4 жыл бұрын
MAXMAID BK and Some Lady and Jan's Very Nice Singer's Somalia I have Interested All Songs Thanks giving All Singer's
@ziciitzomalijr6529
@ziciitzomalijr6529 7 ай бұрын
Still 2024 I am Listening❤
@Saara905
@Saara905 4 ай бұрын
😂😂 dhulbhnte heesaha bk dhagaysta Anu waa wadaa bil ban wadayaa danbiga ku badiya
@xamsecabdiraxman4437
@xamsecabdiraxman4437 6 жыл бұрын
waxan ahay faransiis lkn heesaha somalida waan jecelahay like hayla dhaafin
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 4 жыл бұрын
Waryaa soomaalinimo adigoo wax ku helikaro maxa daciifnimo kuu geeyey nacas kaa cawaansan waligeey ma arag saasoo ay thy like wankusiyey bahdilka aad umareyso ban ujeedaaye
@munoaxmed318
@munoaxmed318 4 жыл бұрын
@@akirtulzaturki8119 alla yacizak
@munoaxmed318
@munoaxmed318 4 жыл бұрын
Ajanabi like uma heyno adeero 😏😏
@AbdallahAhmedAhmed
@AbdallahAhmedAhmed 3 ай бұрын
Heestan Wa Hees micno weyn aya ku jira Abwan Ka sameyey Allah aya Xikmad siiyey Somali Allah aya ku manneystey Xikmad Nololeyl Wa waxa loo Kala qaybiyey In la dilo Masmaxdooda lkn Allah aya mar walpa joga Na Ilaaliya Alxam ❤
@kafiaaliisse4974
@kafiaaliisse4974 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dhakey sayo sanadkii covid 19 farta taak🤞🤞
@Mahuraanchannel-c7n
@Mahuraanchannel-c7n 2 ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa dorashadii soomaaliland 2024/11/13 From habar awal sacad muuse
@jibriilupdirahman8273
@jibriilupdirahman8273 5 жыл бұрын
*Dhulko soco in kuGuh filan waaa ereyo ka soo curtay maskax saafi ah*
@jamasamatar6376
@jamasamatar6376 5 жыл бұрын
Yyýyy Jifnu N
@Hamzeh-abdi
@Hamzeh-abdi 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhageeysanoyo
@Warsama-w
@Warsama-w 7 жыл бұрын
boqorka codka walle labsalaax iyo bk iyo furinle aya amusiyay fananintii qurbaha hhh labsalex umada halaga qabto hadii kale qalbiyada ayuu ruxaya walle
@abdiqadirkaahin23
@abdiqadirkaahin23 6 жыл бұрын
Bk waa fanaanka qaranka
@qalbinoorfaitolfaidaagedid8688
@qalbinoorfaitolfaidaagedid8688 6 жыл бұрын
wax garaat Bk kacabso inabow iibashaal
@abdimaligxamse
@abdimaligxamse 7 ай бұрын
Qofka aad wxa dhertahay wxa jira inka dhiman o loo dhameys tiray❤😂
@CabdiraxmaanMaxamed-no4fz
@CabdiraxmaanMaxamed-no4fz 7 күн бұрын
❤❤❤
@muusemoono8813
@muusemoono8813 7 жыл бұрын
waa halyay.. waa muwaadin ..waa guul alle barakeyay..waxad tahay qof calol safiya cidna calosha ugu qaban xumaan waxaad tahay nin alle buuro ka dhigay oo dgamaysa jir oo jog waliga wax aad ku faraxdo alle ha ku siyo insha alle wax ku shiba alle kuma tusee .........adunku waa laba malmod cisi iyo sharaf ku nolow geesi libaxa
@nasriinmahamud8734
@nasriinmahamud8734 6 жыл бұрын
Maasha allah
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 6 жыл бұрын
Nimcaan hilaac oo la warystey waxu sheegy in bk qudha zhpo ka yahiin xidigaha geeska
@alidiriye7819
@alidiriye7819 6 жыл бұрын
Muuse Moono xsngntl
@ziizomaxamuud384
@ziizomaxamuud384 3 жыл бұрын
HeztaN kama daLo runti 2021/8/25
@safaxiis9043
@safaxiis9043 3 жыл бұрын
Hadii aad intii uu kabaxay bk fanka dhagaysanayso like
@ifrahmohamed6668
@ifrahmohamed6668 3 жыл бұрын
Bk waa kuwata pro
@hodonalisheikhabdullahi4741
@hodonalisheikhabdullahi4741 Жыл бұрын
You are so talented man . I enjoyed your music.
@raxmaahmed2556
@raxmaahmed2556 3 жыл бұрын
Ala run badana aad bay ii taabatay markad dhinac ka awdaba dhan kala banaan anay i haysataa
@mhrofficial6949
@mhrofficial6949 4 жыл бұрын
2021 hadaad dawanyso like wll🙋‍♂️
@abdiqadir229
@abdiqadir229 3 жыл бұрын
Waa Duni Aakhiro saban Inan Gumeed baa laga Amaan la.ahay oo iyo Kii ragaan arko iigu Caqli Liitay iyo sidii Naagihii raba raga Waxaan ilaahay u banayn Ka Doonaya kkkkkkk ka Khaniiskii 60 jirka Ahaa Oo reer wacays Oo raga Caashaqi jiray
@deeqsamiir3462
@deeqsamiir3462 7 жыл бұрын
wlhi hees dhee bk magaca iyo muqaaba haa jiro wxi ka dhintaa bk walee waa jahiil un wx kale on ku tilmaamo garaan maayo se
@sayidabdala4101
@sayidabdala4101 9 ай бұрын
Hadaad. So bolhatay 2024 like isar. ❤❤
@abdirahimabi6918
@abdirahimabi6918 4 жыл бұрын
Dunidani Dhamaadkiyo Gabal.dhacay Istaagtee 😭
@sultanbikadir4494
@sultanbikadir4494 6 жыл бұрын
Inaderkay qlih xaqiiq wlhi ayay ka hadlaysaa heestani indrky m scid bk hore usoco indr qlih⚘
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
30/1/2023 Qabyaday la dhalataye 💔🥺 Noloshu way is badalaysaa inshallh 😢💔😭
@apdilahixanafi2925
@apdilahixanafi2925 2 жыл бұрын
Qofka aad wax dheertahy waxajira in kaaa dhiman o lodhamystiray
@khadarahmed7556
@khadarahmed7556 7 жыл бұрын
bk fanaan qaran ishaad ka riday wllhi
@xasanmaxamedcumar5767
@xasanmaxamedcumar5767 4 жыл бұрын
sxb bikey wuu ideqay cod kaada
@ismaaciillaki6786
@ismaaciillaki6786 3 ай бұрын
Barta ku suganahay bari joogi maaye maanta baari ii noqo 🔥Tariikhda 2/10/2024🔥
@huseennuur3798
@huseennuur3798 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhageysanayo 😪😪😭💔💔💔
@Abdallamohed-co4hk
@Abdallamohed-co4hk 5 ай бұрын
Xidagaha dhankazte way ka dhisnaayeen stel kooda oo Kaliya ayaa wax kale ah😅😅
@saidabdi9510
@saidabdi9510 7 жыл бұрын
Mohamed said bk fanaan jira I love your songs you are really singer man
@abdirahinmascud9888
@abdirahinmascud9888 3 жыл бұрын
27/August/2021 Ankara Turkey Hi guys
@mohammedkarama5455
@mohammedkarama5455 4 жыл бұрын
Waar furunle muxuu garaacayaaa bisinka 🙏🙏🙏🙏🙏🙏👏👏👏
@jibrilalimaalim8642
@jibrilalimaalim8642 4 жыл бұрын
Mohamed Bk i always support ua songs...bcz hathala murtile leex ayan kaheela
@naanaalla3977
@naanaalla3977 7 жыл бұрын
Bk eesh calàa hees lkn hees walbod qado mcn 😍😍😘 jir oo joog
@stayblue759
@stayblue759 4 жыл бұрын
WaLo XiiSi DoNa Legend KaN. EraYo MaCno Leh Ayu DoRaN JiRaY. 🙏🙏🙏✌️✌️. QofKa Ad WaX Dheer’tahay Wxa JiRa iN Ka DhiMaN O Lo DhaMaYstiRaY. 🔥🔥.
MAXAMED BK HADAAN KUGU DHAADAN WAAYO 2017 HD
6:26
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
MAXAMED CIRRO BAKAAL MA ADO QUDHA OMAAN NEW YEAR 2018
7:20
Waqal WStudío
Рет қаралды 3 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 12 МЛН
Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden
9:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,8 МЛН
Dhulka Soco in Kugu Filan (feat. Bk)
6:20
Maxamed Bk - Topic
Рет қаралды 53 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,6 МЛН
Afkaaga Masuul Ka Noqo
7:39
Ahmed Aarshe
Рет қаралды 155 М.
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 5 МЛН
Maxamed BK CAYNI New Song  2019 ....Indho Media  Full HD
5:57
LIVE MEDIA
Рет қаралды 507 М.
Axmed Aarshe | Heesta Bishu weli ma Tobanbaa
6:10
Astaan
Рет қаралды 2,1 МЛН
MAXAMED BK IYO KHADRA SINIMOO HEESTA GUUR IYO AROOS
9:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,6 МЛН
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН