Maxamed bk | CAFIS BAYNU KALA NAHAY | New Somali video HD

  Рет қаралды 1,891,077

Somali New Entertainment

Somali New Entertainment

7 жыл бұрын

Maxamed bk | CAFIS BAYNU KALA NAHAY | New Somali video HD
[00:00:08] [00:01:23]
Lyrics: Yuusuf Shaacir
Melody: Maxamed Siciid
Music: Axmedweli Furinle
Edited Copyright video and audio ©2017 Somali-New-Entertainment - Tarkeez media
be careful re-uploading
#maxamedbk

Пікірлер: 880
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 7 жыл бұрын
Mohamed Bk Cidna Laga baryi Maayo inay Dhagaysato,Qof Walba Isaga Ku Qasaban Dhagaysiga Heesihisa .Waa Fananka Ugu Codka Macaan Dhamaan Umada Afka Somaliga Ku Hadashay Respect:DxD
@najlayousuf901
@najlayousuf901 7 жыл бұрын
Gouleitt SheekhXareed nolow indero
@gouleittsheekhxareed1490
@gouleittsheekhxareed1490 7 жыл бұрын
Najla Yousuf Sido Kale Wll Noolow Mahadsnid 👍😍:DxD
@BileSanweyne-je3wz
@BileSanweyne-je3wz Ай бұрын
Sax waaye wllhi taliye 😊😊😊
@haredmahamudhared1492
@haredmahamudhared1492 3 жыл бұрын
14/12/2020 habiin isniin ah oo jcyl xanuun badan aan dareemayo waxaan isku dhacnay sxbtay qof igu qaali ah oo aan aad iyo aad ujeclaa lkn nasiib daro waqtiga iyo waayaha nakal geeyay waan iska ilmaynayaa waxna kaba qaban karo oo kala tagnay beer wax jecel waa cadaaban yahay❤💘😭😭😭😭 inkasto kucaashaqay calafbaa iga hiilshaye, inigoon calooshiyo cindigayga kugu qaban cafis baynu kala nahay👈 "Cirka sare wixii jira la iskuma canaante" plz and plz wixi Comment ah ii so qor🙏Alle xasuus badana iyo qiiro ciil iyo catow😭😭😭😭😭
@Abdallepoi____1___7
@Abdallepoi____1___7 Жыл бұрын
After two years ma noshahay hadda adi
@mustafehirsi592
@mustafehirsi592 10 ай бұрын
​@@Abdallepoi____1___7kkkk
@dj_diini
@dj_diini Ай бұрын
After 4 years ma nooshahay hada
@magoolsalad9894
@magoolsalad9894 7 жыл бұрын
ilaah ayaa quluubta gad gadiyo. Kal iyo laab ayuu. u heesayaa. munkar. maa shaa allah. lama dhaho ilaah hkaa madoobeeyo munkarkaan anaganu waxba juma dhaano because. waan fiirsanaynaa. ilahoow caasiyaal baan nahaye Noo hiili. aamiin yaa rabi
@mandeeq4148
@mandeeq4148 Жыл бұрын
Ducada waa la aqbalay oo hda wuu katobad keenay lkn ani hdr ba dhageesanaya allow no dambi dhaf😢
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el 25 күн бұрын
Alxam dulilah manta wuka baxay fanki
@sucdixaaji6201
@sucdixaaji6201 7 жыл бұрын
War baa inta iga danbeso Like qwdkina allh ha barakeye 😂
@shaaficicraxmaan3572
@shaaficicraxmaan3572 5 жыл бұрын
in kaston ku caashaqy calf by iga hilshaye cafis baynu kala nhy. inta cafiska jcel LIKEta hala dhaafin
@sumayamohamed9305
@sumayamohamed9305 5 жыл бұрын
Inkastoon ku cashaqey calaf bay kayeeshaye anigoon calooshiyo cindigeyga kugu qaban cafis beynu kalanahay😍😍😍😍😍😍😍 ilove you so much maxamed saciid bk ii noolow cimri dheer iyo cibaadi soo ban
@Rakio618
@Rakio618 3 жыл бұрын
Cafis baynu kala nahay axyaa hees 20/01/2021 wixi iga dnbeyow liketa sanad cusub 🙏💔🙈😇
@FaiimaFarhan
@FaiimaFarhan 6 ай бұрын
2024🎉❤
@abdiqaadirmoha
@abdiqaadirmoha 4 ай бұрын
​@@FaiimaFarhan 2025😂😂
@fartuunsaciid1422
@fartuunsaciid1422 7 жыл бұрын
inta heesta kaheshe liketa igu soqabta
@ibraahimcadoowibraahimcado963
@ibraahimcadoowibraahimcado963 9 ай бұрын
Still ilaa hada wan dhageysta hessahisa legend Bk miss you singger 🎧😭 Maanta 26/10/2023 qofka iga danbeeyo like saar👍🥀🎧
@ahmedabdillahi836
@ahmedabdillahi836 7 жыл бұрын
Wooow Heestan Waa Silsilad Qiso Jacayl Oo Ku Dhacday Abwaan Yusuf Shaacir, Waxaanay Daba Socotaa Heestiisii Hore Ee DAWO IYO MALAB, Oo Gabadh uu Jeclaa u sameeyey, Se Gabadhii Dhawaan Laga Guursaday.
@nimcoladan1545
@nimcoladan1545 7 жыл бұрын
flimka mataxnad kudaawatay ahmed
@user-fq4tu1cf7h
@user-fq4tu1cf7h 6 жыл бұрын
احبك Bkانا من ارتريا i come from eritrea i love Bk und Nimcaan hilacaa und murssal
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
👍👍 BK QOFKII NECEB iyo KII JECELBA WU KU QASBAN-YAHEY INU DHAGEYSTO WAYO WXU ISLA HELAY COD MCN IYO MIDHO MCN IYO MUSIC MCN IYO KOOX MCN IYO SOMLILAND OO MCN ,,BIG UP BK
@ambassadorduceysane3682
@ambassadorduceysane3682 7 жыл бұрын
Hhhhhhhh iyo koox macan
@aayatul3official643
@aayatul3official643 7 жыл бұрын
waa runta
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 7 жыл бұрын
Isaaq la'aantii waqooyi iyo koonfur midoobi maayan 👆Great😜
@mukhtaarxasan632
@mukhtaarxasan632 6 жыл бұрын
rowayad soomaali ah
@mukhtaarxasan632
@mukhtaarxasan632 6 жыл бұрын
fdd
@hoodomaxamuud9129
@hoodomaxamuud9129 6 жыл бұрын
Waaw hees iga dheh inta taagerta bk like ta igu Qapoh
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
▶cilaad kagaman tagiin ▶coladadu ima galin cirka ▶sare waxa jiraa layskuma ▶cananteeee❤❤inkaston ▶ku cashaqay calafba iiga ▶hiishayeee anigooon caloshiyo ▶cidigayga kugu qabaan❤cafis ▶baynu kale nahaayy❤aniga Iyo adiga🙏 Maxamed bk long life heestan aniga kharshkeeda biixinyaa😢🌷🌷👍
@kautharhusseinyusuf1666
@kautharhusseinyusuf1666 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare adi meel walpa ma iigaga horeysaa yaabaye
@khadraomar2107
@khadraomar2107 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare hn meeshan ka soo laabtaba wd igaga horeysaa😂😂😂😂😂
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Khadra Omer my king ina boqortoyo ❤👍 soryy lipaàx ❤❤❤🙏🙏👍👍
@abdikaremak
@abdikaremak 6 жыл бұрын
top
@abdikaremak
@abdikaremak 6 жыл бұрын
top
@farhiyadheeman272
@farhiyadheeman272 5 жыл бұрын
Inta ila fahansan heestan inu bk u qaaday xaaskisii hore inanti reer garowe like isara
@user-ng1nf7he4b
@user-ng1nf7he4b 4 ай бұрын
Still lestin 2024 Kininada ad ka heleyyy bk hospital 💔
@user-cc4sx5ns5s
@user-cc4sx5ns5s Ай бұрын
Same💔😭
@carelesclueles800
@carelesclueles800 5 жыл бұрын
Colaadu ima gelin cirka sare wixii jira leyskuma canaantee cafisbeynu kanahay👌👌👌
@guledyousuf6585
@guledyousuf6585 5 жыл бұрын
Yaa Markuu daawnayo Xusuus yaroo Macaan Ila Galay Farta Taag
@ibramuumin9539
@ibramuumin9539 7 жыл бұрын
War qabyaalada iska dhaafee #Heesta ku raaxesta 1❤️🇸🇴
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Maradan aad la ordayso ninkan ma matasho sxb ambad baa tahee✌🏽
@mariyaaxmed4489
@mariyaaxmed4489 4 жыл бұрын
Masha alh BK poqor dalkiza daacad u ah💚💭♥️
@karamoige5268
@karamoige5268 Ай бұрын
What a amazing song.!😮 Inkastoon ku caashaqay Calaf bayga hiilshaye Cafis baynu kala nahay.! 17/06/2024 Ciidul adxa Habeen Isniin ah.🎻❤️
@BadriNor-qg5vs
@BadriNor-qg5vs Ай бұрын
25/06/2024 Maalin talaada ah ban so boqday hestan ana🥰❤
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 7 жыл бұрын
Yurub geenyo calaf ba iga hiliye kuma waayin ine kasto ku jecelahay calfa ba iga waday cafis geenyo 😍😢😭
@seerabtaa8184
@seerabtaa8184 7 жыл бұрын
Ilaheey amarkii ninkaan heesahiisa waan jeclahay Viva bk inta samada jecel 💯💯💯ha la is cafiyo dhamaan inta magaca Somaliyeed wadato 💯💯💯 ilaheey qalubteena bur cad ha isku keen marsho 💯💯🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@nasramahamed2421
@nasramahamed2421 3 жыл бұрын
Aamiin
@queenahmed2522
@queenahmed2522 7 жыл бұрын
Jacayl abuuristiisana Calaf ayaan unacay Cirka kasoo dhaca
@axmedtajir6386
@axmedtajir6386 3 жыл бұрын
Maila aragty calaf dhib waaayo shiid calaf
@muzamilmohamed4558
@muzamilmohamed4558 3 жыл бұрын
Tas waxey kadigantahy inat lethahy qadarkan necbahy sithu rabi kuqadiro aya kuwanagsan marwalba
@ayanitamoud6618
@ayanitamoud6618 2 жыл бұрын
Qadarku wa halkisa lkn qofka bini'adanka ah ee ad xidhidh lawadagtay hadana inta ad khayintid haso galin mesha qadar ka ebe walalayal qofka hadad dacad uu noqotid oo isku ekatan labadinu calaf majiro
@hadraawiomartarabi9176
@hadraawiomartarabi9176 7 жыл бұрын
wixii ani iyo bk ngu cida like haisaaraan somalilan 💖💖💖
@kafiyoomarsheikhadan1993
@kafiyoomarsheikhadan1993 7 жыл бұрын
Wixii soomaaliyaa oo taagayrsan like haiisaaraaan
@asma2631
@asma2631 6 жыл бұрын
Mansha allah boqortoyada jamuuriyada somaliland nolada dhamaantiin we are somalilanders we love poeple of somaliland each ather all so our bk king in somaliland powerful man mansha allah 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄👄❤❤❤❤❤❤
@asiyaqurux8278
@asiyaqurux8278 5 жыл бұрын
I'm from muqdisho Somaliland
@ahmedyazin720
@ahmedyazin720 6 жыл бұрын
Kkkkk meesha waxa isugu yimi waa diesel 3 liter but I respect my big bro legendary bk wishing u long life and healthy.👍
@najmapuntish9383
@najmapuntish9383 7 жыл бұрын
anigoo calooshiyo cindigayga kugu qaban cafis baynu Kala nahay esh calaa hees bk jir oo joog huuno fanaan qaaliya👏👏👏
@samiirosman
@samiirosman 6 жыл бұрын
Am From Moqdishu I love Song Mohamed Said Bk The Best Song Thanks Bk
@AhmedMohamed-fy5gx
@AhmedMohamed-fy5gx 6 жыл бұрын
Abdi-Shakoor Osman ርፍትውይግትይግርውፕግእርርርእ647757787477ር7777778
@diamondlul6281
@diamondlul6281 6 жыл бұрын
Inkastoo kucaashaqey calaf bey igayeshayee anigoo caloo shiyoo cindigeyga kugo qaban cafi beynu cafisbeynu kalanahy 👌👌👌👍👍👍
@Muhiita12Ahmed
@Muhiita12Ahmed 15 сағат бұрын
I'm still listening 31/7/2024😮😓
@GureyJr
@GureyJr 7 ай бұрын
“anigoon calooshiyo cindigayga kugu qaban cafis baynu kala nahay”gobonimo qof leh un baa awooda taas
@faarahali8253
@faarahali8253 7 жыл бұрын
heestan sibaay ii TabaY caawa😢😢
@ibnu-abdillahiofficialchan954
@ibnu-abdillahiofficialchan954 7 жыл бұрын
Axyaa Zawt Maxamed Bk Fanaan Qaran wle Inaad Tahay waa La Hubaa dhanka Hablahana Waxaad Ka Sidata Bilad Heestaaz waxa sameyey abwaan qiimo badan Yusuf shaacir Alle Caqliga Iyo Cilmigaba Ha U Siyaadiyo Waa Abwaan Aan Jclhy New song Bk weynakaa Hadaba weynakaa HHHHHHHHHHHHHH
@iintizaaraliali8090
@iintizaaraliali8090 7 жыл бұрын
Inkazt00N ku CaaZhaqy Calfba iGa Hiishee Anigoon Calooshiyo Cindigy KuGu Qapan Cafis Baynu kala Nahay!🙌🙌🙏😍 Mahamed bk Wadani dhaba jiroo joog👑💗😘
@madarcj2519
@madarcj2519 7 жыл бұрын
🙋Calcalyada xareediyo 🙍Cosbkii nugaaleed 🙋Sange carubka daaqiyo 🙋Lagu mood cadceedo 🙋Caloowlyoga lahashada 🙋Cabashada uman dhalan 🙋Calafkuna jacaylkii car 🙋idhaaf haduu yiri 🙋Cidlo kagaman tegin 🙋Colaadadu ima gelin 🙋Cirka sare wixii jira layskuma canaantee Inkastoo ku cashaqay calaf bayga hiishaye Anigon caloshiyo cindigayga kugu qaban Cafis baynu kala nahay
@Hanbiirsha
@Hanbiirsha 7 жыл бұрын
gabdhaha reer Hargaysa waa shidan yihiin style iyo qurux cadi maha
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 3 жыл бұрын
Waa Dubai hargeisa maahan saaxiib.
@lunibark9978
@lunibark9978 Жыл бұрын
@@MOHAMEDINDHO 😂😂😂meel ma kaa xanuun gabdhaha reer hargaysa
@XaawaJabriil
@XaawaJabriil 29 күн бұрын
Wn ku jeclaaday inan ka amuso mecnehedu ma ahayn iga tag inad fahantn rabay lil asaf qofkle heshyba ku buxiya boskayga ugu damabayn Wn ku salamay nolol quruxbadan ku rajaynaya abdirashid😥💔
@ayanabdi737
@ayanabdi737 7 жыл бұрын
waar aha ilaahay yaqaana ok like isiinaya
@asaldhalad9378
@asaldhalad9378 6 жыл бұрын
Alla jecliyaa mahamed bk afkaga malab safi lagu qabay,fananka qarniga👌👌👏👏👏
@wiilashashidanwalaashood8112
@wiilashashidanwalaashood8112 7 жыл бұрын
inta kaheshay nagahaan nimcata fashuuqyaasha ah like saara
@badromaxamed876
@badromaxamed876 7 жыл бұрын
😂😂 Dacada uqosly wlhi😄
@hb3720
@hb3720 7 жыл бұрын
wiilasha shidan walaashood 😂😂😂😂😂😂😂
@wiilashashidanwalaashood8112
@wiilashashidanwalaashood8112 7 жыл бұрын
hee queen of century
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Maxamed bk❤❤full respeect💋❤
@mascoudabou7243
@mascoudabou7243 6 жыл бұрын
wlhi eeshcala fanaan fanaan bk ha ahaado haddii kle..................
@yasiryonis989
@yasiryonis989 7 жыл бұрын
heestani number 8 ayabay taabanaysaa Bk qisada heesta dadka u jilci sxb. yusuf shacir waa abwaan weyn halkaagaan kugu salamay
@maryamacqaar2927
@maryamacqaar2927 7 жыл бұрын
🙌🙌
@sharmakejeelesharmakecr4915
@sharmakejeelesharmakecr4915 7 жыл бұрын
Best fanaan tllhi wxii tageersn bk like u qAbta hee
@maryamkafiya6055
@maryamkafiya6055 7 жыл бұрын
Woooooooooooooow nolaada Xidigah geeska Legend Bk Abwanka qaliga Yusuf Shacir guul iyo gobonimo all Somalilander Somalida kale ee neceeb ee caytamaysa waxan leyahay Cirka sare wixii jira la iskuma canaanto Calaf bayga ka hiishe Cafis baynu kala nahay ee an kala ceeb laano
@shaymaaxmed9824
@shaymaaxmed9824 4 жыл бұрын
Waaa habeen kii igu horeysay aan dawado mana hbenkan kla hadhnay jacelykygii. Ax cafis bynu kla nahay wllo
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 5 жыл бұрын
Hambalyo Hambalyo wlladayoow 1 million views👏🏿👏🏿👏🏿❤✌🏿 Boqortooyo
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 5 жыл бұрын
Thank you
@osmanmohamoud143
@osmanmohamoud143 5 жыл бұрын
🤣
@hassanhussein1718
@hassanhussein1718 7 жыл бұрын
Naag Somaliyeed oo dirican xunka ah ee BAAC WEYNAHA ah aan wadan way dhimanaysaa malaha!!! mxaaa baruur is ruxaysa meesha. Al fanaan Bk noolow Legend.
@noorfaroole3421
@noorfaroole3421 5 жыл бұрын
Heestan marki eey so baxday ilaa hada wan dhageysan jiray anoo xataa erayadeda macno ii sameyneyn lkn wlh blh tlh hada waxaaadba modaa in qofla sameeye erayada uu ogaa wxa hada qalbigeyga ka guuxaayo Legend bk Big respect Abwankana wan salamayaaa
@khalafyare1260
@khalafyare1260 7 жыл бұрын
Madaba aad nugal kuu heestay like wan kuu saraya like horay kuma sariin bk hh
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 8 ай бұрын
Old is gold Cafis baynu kala nahay ❤😊
@hoodoxasanqalafhoododagan9627
@hoodoxasanqalafhoododagan9627 6 жыл бұрын
Mzhllllh maxamed siciid maxamed bk cadag uuu nolooow dhiiiga uuugu sharaf bdnooow
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 2 жыл бұрын
Colaadu ima galin cirka sare wixii jira layskuma canaante cafis baynu kalanahay👌💯 14/11/2021 1:15 duhurnimo axad ah
@nimco4559
@nimco4559 6 ай бұрын
12/8/2022😢 Inkastoon ku caashaqy calfkyga hiishaye anigoon calaashiyo cindigyga kugu qabn cafis baynu kala nahy😢💔😓
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 6 ай бұрын
😢ha u liicin wuxu waa aduun🤷‍♀️yeyna ku dhigan waayuhu
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 8 ай бұрын
ilahow ma cafiin qofka dhibka manta ku suganah ii geystey🤲😢
@khayriyazaciid5481
@khayriyazaciid5481 8 ай бұрын
Iska cafi ilahayba farash ku furi sister😢
@RuunHussein-ld6uy
@RuunHussein-ld6uy 5 ай бұрын
11/2/2024 habeen axad 4sano xariir ah 😢😢😢 inkasto ku caashaqy calafbYga hiilshee cafis beynu kala nahay😢😢
@somalilanderboykhaloud_hie7251
@somalilanderboykhaloud_hie7251 7 жыл бұрын
Bk Fanaaan Number 1.. wuu tagay ninkani 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@wadarabashsomalilander9278
@wadarabashsomalilander9278 7 жыл бұрын
sawkuwan miskiinki yaraa qariyey wuxu waa weyna, abaartu xataa may saamayn kuwan,, belo Allah haydin siyadsho
@niyaaladem
@niyaaladem 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 inkastoo commentigaagu waqti hore yahay midna so xun baan ugu qoslay wllo. Dumarka muslimaadka ahi dhamaan ALLE ha hanuunsho amiin.
@aaronmghribi4747
@aaronmghribi4747 2 жыл бұрын
@@niyaaladem mxd ku qoslysa mrka walal
@abdiraxmaandaahir
@abdiraxmaandaahir Ай бұрын
Gabadh kasta oon xariir lasameeyey isna waynay waxan leeyahay cafisbaynu ladanahy anigoon calooshiyo cidigayga kugu qaban😢
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
Anigoo cindigayga iyo calooshayda kugu qaban cafisbaynu kala nahay👋💓
@Anshax_Music
@Anshax_Music Жыл бұрын
@@inamohamett1693 Qalbigaan kahadlayaaye cartoon kadheer tani🙂
@inamohamett1693
@inamohamett1693 Жыл бұрын
@@Anshax_Music alla wll sorry malaha meelkalaan u wadayeee I feel you my bro
@zarazozo7753
@zarazozo7753 7 жыл бұрын
Ilahay ha so hadeyo dhamaantena ha ino danbi dhaafo Say amen everyone
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 7 жыл бұрын
Islaamahan waxay I xasuusiyeen film Kuwaiti ah oo TV ga soomaaliya ka socon jirey laba naag oo buurbuuran oo Maxbuuba iyo Mabruuka la dhihi jirey
@husseinsaid8424
@husseinsaid8424 7 жыл бұрын
Yurub geenyo ✋ cafis ine kasto ku jecelahay ☝ calaf baa iga hiliye 😂😂😂😂😂
@adamalsomali9341
@adamalsomali9341 3 жыл бұрын
Yaa salaam abwaan Yuusuf cismaan cabdulle Yaa salaam maxamed cabdi siciid bk
@khayriyazaciid5481
@khayriyazaciid5481 10 ай бұрын
Cafis baynu kala mahay😢💔
@fatemaaslam7942
@fatemaaslam7942 6 жыл бұрын
Anigo calosha iyo cindigeyga kugu qawan cafisbeynu kalanahy like dhaha inta ilatageerta fanan ka qarniga
@cabdullahinuur9615
@cabdullahinuur9615 6 жыл бұрын
fatema asl
@omarN
@omarN 6 жыл бұрын
fatema aslam ... Best fannan in 21 century
@skrazi.skhussain890
@skrazi.skhussain890 6 жыл бұрын
fatema aslamt. amt ... . Kodi
@ruuxaani6868
@ruuxaani6868 6 жыл бұрын
iska hagaaji afsoomaliga wllo qawan maahee waa qaban
@hiboabdinasir8494
@hiboabdinasir8494 6 жыл бұрын
fatema aslam kugu qawan 😂😂😂😂 ma somali baa wll waxaasi heesta dhegayso uun hanagaga ciyaarin
@gacanrabii8072
@gacanrabii8072 7 жыл бұрын
bk wa fanaan qali ah waliba laftisa gob gob dhashay ah nolow
@haniladan7454
@haniladan7454 5 жыл бұрын
Bk waa fanaanka aan heesi hiisa jacyiilka ku barty anigu
@munadagan8362
@munadagan8362 7 жыл бұрын
horta waxa is wey diin leeh qisadan ma asigey ku dhacday mise abwanka u dhibay wanba yabaye wlhi wan ka helay anigey iqusesa dabcan way iga hadleysa dhib malhan hadey bk ku dhacday ana wan laqaba qisadan wan garidona halkan gar u rabno nolowo l love you sxib sare
@talomaal1730
@talomaal1730 7 жыл бұрын
Muna Dagan sxbey anigana Caawa iigu horaysa waxaad moda inay ani Iga hadlayso see fanaankuba shacabkiisu metelaa calafkuna Waa cajiib wlhy😢
@axmedpato2520
@axmedpato2520 7 жыл бұрын
Hhhhh reer xamarka wxn leeyahay yaan lagu mash qulin bk
@abdirasakelmi1236
@abdirasakelmi1236 6 жыл бұрын
Codsigii cabdi good erayada yusuf shaacir soo af jaridii silsiladii yurub geenyo iyo bk
@Gajiijeh
@Gajiijeh 5 жыл бұрын
Abdirasak Elmi huull😍😘😇🤔🤔😗😘🚫
@mustafahaji6378
@mustafahaji6378 7 жыл бұрын
Meesha Miyaa dhex seexataan , kkkBal Like inta Iga danbeysaaay
@SomaliNewEntertainment
@SomaliNewEntertainment 7 жыл бұрын
mustafa Haji Thanks U For Fans
@Barkhadadem
@Barkhadadem Ай бұрын
Soomaaliland✅️ vt somalia👋 Cafis baynu kala nahay Cirka sare waxa jira layskuma canaanto colaadaadu Ima galin Soomalia👋
@saadiaabdiosman1699
@saadiaabdiosman1699 5 жыл бұрын
Www Mel ayay iga tabanaysa
@fartuuncawaale9406
@fartuuncawaale9406 7 жыл бұрын
inkasto ku canshaqay calaf bey iga helshay anigo caloshiyo cindigeyga kugu qaban cafis beno kala nahay bk love you so much ina ader
@bintuhassan3915
@bintuhassan3915 6 жыл бұрын
waxano baruura cafimaad bay umaleyaan iyo xarago.....cilimiga iyo caafimaadka ayey garaneyn😢😢😢😢😢
@baalebb7371
@baalebb7371 6 жыл бұрын
Nasra Hassan ada garanaya mala e adi barur bad waydy miya kkk huno qof ka ibnu adam ka ah wxa lo yidha masha allah tabara kallah
@miradu9339
@miradu9339 6 жыл бұрын
Nasra Hassan kkkkkkk qofka cafimaadka qaba sis wu naaxa sow ma ogid masha allaah dheh
@baalebb7371
@baalebb7371 6 жыл бұрын
Mary Elmi been maaha lkin wxa dhca dadka qar in ay ku xanusada barurta lkin barur cafimad qabta weyan masha allah tabara kallah
@AhmedMohamed-fy5gx
@AhmedMohamed-fy5gx 6 жыл бұрын
Nasra Hassan ውርእህ
@bintuhassan3915
@bintuhassan3915 6 жыл бұрын
DR Madaale haa wàa runtaa wllo intan yidhaahdo mashllah ..kalama bakhaylayo ..aniguba qof buuran ban ahyn oo baruurta ladagaasha.....hadan somali nahay anagu wan kufanaa baruurta naagba naagta ay kaxoogwaytahay ayan tageernaa...waxasi waa myths nugu jidha oo jahilnimaa ...barurta waxaa weeyaan shayga uguhoreeya waa cudur oo dhan kadhashaa...waxad isku sheegeysa Dr waxaanad fafinaysaa baruurta ...hablaha somliyeed waa walaalahaa ee run usheeg oo waani
@hamiidacadey5725
@hamiidacadey5725 7 жыл бұрын
waaaaaaw hestan way iqancise hde ni qancise like isaar
@safwansulow2059
@safwansulow2059 7 жыл бұрын
waayahaaga ayay ka hadleysa ayaan filayaaye lakin inaad iska key cafisa qurux badan
@shucaybsaleeban250
@shucaybsaleeban250 7 жыл бұрын
Op op maxamed bk noolaw Intay nololi jirto
@CabdFatah
@CabdFatah 7 жыл бұрын
calafkuna jacaylkiii car idhaaf hadduu yidhi colaadaadu ima gelin cafis baynu kala nahay cirka sarr wixii jira layskuma canaantee cafisbaynu kalanahay😢😢😢😢😢😢
@queencowle7658
@queencowle7658 7 жыл бұрын
Cab
@user-tm9hu5tu9o
@user-tm9hu5tu9o 20 күн бұрын
10/3/2024 Caloolyowga lahashada Cabshaba uman dhalan Calafkuma jaceyLki Car idhaaf Handu idhi 😢 Cilad Kagama Tagin Coladaadu ima galin Cirka sare wxi jira layskUma CanaanTeeeeeeeeee😢 Ilahay wax kheyrLe haku siiYo wllKayOw
@queenhibaqabdiaziz24
@queenhibaqabdiaziz24 6 жыл бұрын
I'm u big fan,I love Somali songs
@aragsanilovemom9856
@aragsanilovemom9856 7 жыл бұрын
suaalo ayaa aduunka mar walbo nala weydiiyaa dadka waxeey ku dhahaayaan wiilasha somalida maxeey caato uyihiin naagahana shuluq ma ubuuranyihiin waa suaal ka soo jwb aniga jawaab waan uwaayey
@bashiirtaakayare8419
@bashiirtaakayare8419 7 жыл бұрын
mohamed bk zxbky raxmaanku codka iyo caqligaba hakuu daayo inta iga dambaysa like ta
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
bashiir taakayare kkkkkkķkkkkkkk ok
@hamzeahmed2167
@hamzeahmed2167 7 жыл бұрын
bk hees shidan cidii igu raacsan like saar
@axmedaden388
@axmedaden388 Жыл бұрын
2023 like ❤
@aliadan3524
@aliadan3524 7 жыл бұрын
Bisinka ar kuwaan maxa kumaqan hestaa 2017 yaa iladagestay
@saylacyare
@saylacyare 7 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhh
@hibaqmohamed2857
@hibaqmohamed2857 7 жыл бұрын
Macha allllah Mohammed bk fanaaan qaaliya noolow
@husseinahmed3029
@husseinahmed3029 7 жыл бұрын
maxed BK caafimaad iyo cimri dheeri fanaan qaran
@fankaawale3026
@fankaawale3026 7 жыл бұрын
bk waafannkakaliyeen tageero Kiixaqirayow adaykuutaalaaa
@saidwadani9263
@saidwadani9263 7 жыл бұрын
Macalinka xisaabta wuxuu idhahaa doqon youtube xitaa 100 like maheshid ayuu idhahaa fadlan like ii saar si aan utusiyo inuu doqon yahy
@cabdiwaasacmo8460
@cabdiwaasacmo8460 7 жыл бұрын
Lagend BK/niyow hadii aanad taageerin fanaanka marka aad maqasho hees cusub ayuu soosaray KZbin haku qorin magaciiisa waayo inta taageerta kaliya haku baashaalan jawi dagan #jsl one love respt peace jsl
@caalin2529
@caalin2529 7 жыл бұрын
Nice maxamed bk Fanaan iga dheh
@saadobuule2117
@saadobuule2117 7 жыл бұрын
Waaaaw cadi mahan heesta war ninku cod qatar sanaa 🤙
@ozzyduale9303
@ozzyduale9303 6 жыл бұрын
Heesta in nin weyni qoray eraydeeda ayaad ka garataa yusuf shaacir
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
cafis baynu kala nahay ani iyo qof an ogahaybo inkastoo oo qalbiga dhaawacay lkni cafis innaalaaha maca saaabireen
@filsankismayo6784
@filsankismayo6784 7 жыл бұрын
Aliyaah abasheikh kaliga maaha wala wada dhawacanyahy Cadey ilahay amuraha hasahlo
@fuadtrader3654
@fuadtrader3654 7 жыл бұрын
Aliyaah abasheikh cfis Hhh
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
Filsan Kismayo aaamiin abaaaayo inalaaaaah maca saaabireeen
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Aliyaah abasheikh samra sadkii maa wayo ee samiirr inaa hooyyo😢😭anigaba kula mid aan ahee
@aliyaahabasheikh4643
@aliyaahabasheikh4643 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare thnks walal
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Anagoo calooshayada iyo cindigayaga idiin ku qaban cafis baynu kala nahey reer somalia
@maarigmuse2740
@maarigmuse2740 7 жыл бұрын
libaax libaax dhalay guulso markasta somlinadal
@maadaalestudiohd1987
@maadaalestudiohd1987 7 жыл бұрын
bk habrihiibuu lacagta ka dhameeyey
@xafsinacadey5576
@xafsinacadey5576 6 жыл бұрын
Esh cala xidigaha lambada kaliya ooy egtan bk I'll. I love u
Dardaaran BK iyo Nimco Yaasiin 2015
6:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 5 МЛН
Maxamed bk - Jawharad Best Official video HD
5:26
Ceelsheekh News
Рет қаралды 3,4 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4 МЛН
HANIYA MA SHIRQOOL MISE? AMAR ALLE LAAKIIN
17:16
Tusmo media
Рет қаралды 9 М.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 485 М.
MAXAMED BK HEESTII CALAF 2019 SHOWGII LONDON
4:38
Faiza Amir
Рет қаралды 528 М.
MAXAMED BK 2017 HEESTII SANADKA DHULKA SOCO IN KUGU FILAN
6:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
Maxamed Bk | FADUMO QURUXWANAAG | New Official video
4:58
Vos Somali TV
Рет қаралды 436 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,2 МЛН
Maxamed BK (CALAF) LIVE Sweden 2016
4:11
SomaliNewMusic
Рет қаралды 11 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 92 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 489 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,1 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 155 М.