Habeen ciida daawanaya 2024 hadaad iga dambayso like iisaar
@AbdiasiisAbdi-l7b4 ай бұрын
Hestan wxan dawanaya 22/7/2024 hben ay talaado sogalyso anigoo safar ku jooga magaalo kamida gobolka bari wn salamaya inta iga dabeyow ❤🎉
@cawralacasoowe207210 ай бұрын
Heestan inta 2024 Dawna donta Wn idinsalamay 😭💔🤚
@hanarashiid64288 ай бұрын
2/29/2024😢❤
@SahroIimaan6 ай бұрын
Waka qaday😢
@FarxaanKaariye5 ай бұрын
Ax yaa bk
@sihaammahdi78835 ай бұрын
20/6/2024😢😢😢😢
@inaxuseen59024 ай бұрын
25/6/2024😢
@canadian0thmaan3099 ай бұрын
Hestan waxa dawaneya 2024/2/4 habeen an qayilayo isna iigu danbeysa alle haydinka rali noqdo kuwa iga danbeyo😊
@nuurmukhtaar91743 ай бұрын
Sido kle ana caawa waan qayilayaa waa 8:30 hbenimo alle hanaga madoopeye balwada iyo jacaylada xun xun 😢
@ilwaadaadam4200 Жыл бұрын
Caawa 14 Feb waliba anoo ilmeynaya dhageysanaya 😭😭💔💔3sano laga jooga malinta go'aansadey inan ka fogaado weliba Anoo ilmanaya go'aan qatey qof isoo jeedin inta qalpi jap ka qaadi laha ka soo fogaadey xita magaladu ku noola uga soo tagey
@Ahmed_sh.khalif10 Жыл бұрын
Hadday inowada baxaysaa 🥺 waxaan guudka saartaa eed aanan wali galin waanan raali galiaa bal inaan la kala goin 💔😒
Gabadhu ninkay jeclaato bay laxanuunsaneysa ninkuna gabaduuu jeclaaday lkn aniga sxbkey 7sano saxiibo soo ahayn baan ii ahayn siday awal ii ahayd sxb mcn wan uxiisan malmaheeni farxada badnaaa😭❤👯
@cidaafanhaar2 жыл бұрын
Heestan waa qiso dhaba inta dhagaysatey like saara
@Carfoon2 жыл бұрын
Xgee ka dhagystaa qisada wll
@shaaniqadarshaani56774 ай бұрын
Wall abwaanka ayaa ka shekeynaya qiasada hesta ku qor yuotube ka@@Carfoon
Saxafi abwaan cabqari buuni ku ah afkeena iyo dhaqankeena hooyo abwaan sidiiq maxamed burmad cimriga allha kuu barakeeyo 2024 ayaan dib u daawanaya waxan idinka soo salamaya Nairobi kenya qof walba hamuigisa allha urumeeyo🙏🫡
@msssuuro38752 жыл бұрын
Magacaygu Waa Marino Kuna Nool Putland gaar ahab Magalada Garowe Waxan is jecladeyy wiil Cabdalle la Dhaho kuna noola magallada Muqdisho Runtii Wiilka Aada ayaa u jeclaa Ilaa Heer aan xad lahyn Jacaylka Wuxuu naga dhexeyy mudo 1sano iyo bara Wax walbo ayaa ka dhigtay Anoo is arag ayaa hadane ku kalsoonaday ilaa heer aan Noloshyda U wayn karo Ilaa hada xirir keena wuu socda wuxuuna ku dhawyahy2sano ilaa intaa waxad mooda dhip walbo inay aniga igu dhici jireen 1sano iyo barkaas mudo 5bilooda ayaa iga tagay igana maqna waan U adkesay wayey maqnashahiisa Waqti walbo oo 5bilood ku dhex jiray waan la hadali jiray sasay tahay asaga ma daneen jirin bahida u qawo Waan awoodi wayey inaa Hilmaamo Waan awoodi wayey inaa Nolol kale sameesto intuu iga maqnaaa😭Waxan go.aan ku garay Qalad walbo inaa aniga dusha sarto Waan ka hadli jiray Mar walbo waxan ka codsan jiray inuu isoo labto ugu danbeen waan ku gulaystay Wuuna isoo labtay lkn maxa sameeya siduu I ahaa mahn si kale ayuu igula soo labtay Waqti walbo Wuu I xanuunjin jiray Markan agtisa naxariis ka radiyo dhawac mahne wax kale ma kala kulmi jirin Mar walbo waxa dhaho anoo u muuinaya jacaylka iyo bahida aan asaga u qawo mcn Noloshan wax kabadal Waa ku barya igada hadaldan xanuunka ah haye ayuu I dhaha lkn Mar is dhahaba wuu is badalya wuu ka sii daraya😭 Runtii Noloshii ayaa igu madowateyy Wax walbo ayaa dartiisa igu dhacay asago og Wax walbo say igu dhacayan lkn hal Mar wuu ii naxariisan wayey Anine Kama Fogaan karo Aniga Waxan ahy gabar aan naxariis walid dhan aan arkin Nolosheeda dhan kalinimo Alle u qoray lkn asaga Ayaa Mar walbo ku dhihi jiray adaa walidkayga naxariistodi kaa radiya I naxariiso mcn Lkn asaga hadalkayga wax dhan kama soo qado wax walbo wan sameyey lkn wlhi waan awoodi la.ahy inaa asaga hilmamo inaa faraha ka qaado Cid walbo way igu nacdeyy asaga Asxabatyda markay arkaan suu ila dhaqmayo Marino abyo iska daa wiilka ayey I dhahan lkn aniga maxa sameyya qalbigaygii asaga Ayuu jira markasa sxabtyda dhaha iska dhaafa aniga ayaa saa ku jecel Asaga💔😭Intaas dhan wuu arki la.ahy Waqti walbo qaladkisa Mar is dhaho ku dheh sana qalada sameysay Wuu igu xnaqaya erayo qalbi xanuun igu jawaba markasata intaa asoo call kula hadlayo Ku dul ooyo ayaa dhha hye raali noqo wax walbo anaa samyy mcn Mar kale ma samenaya qaldka dhan dusha ayaa saarta Intaa waxa is dhaha Yuu ka fogaa Mar kale 😭💔 Ila hada xaldyda sidaay ayeyy ku suganthy Ficnn lahuda hada awoodi karo inaa ku hilmaamo karo😭💔 Qisadii aan dhamadka lahyn😭💔
@saaracali7484 Жыл бұрын
Talo walltinimo hada ku siiyo abyo aaan nafteydna tada lamid tahy! Ka aamus waqtiga aad asiga siineysid waxa naftada anfacyo ku bixi haday tahy wxbrsho naftada qiimey abyo qalad naftada haka gelin qofkan mnta Saan ku dhibayo mustaqbal haka sugin asi dhan faraha ka qaad aso ka daba ooynayo hadu ku waayo wayna xanuun badan tahy mudadas aad ku jirtid lkn adkeyso qalbigana allaha ku qaboojiyo ❤️❤️
@mahamedhabane6609 Жыл бұрын
Qalbigaaga hawada siin qof aad maalin isbarateen xisaabtana kudarsoo in aad iswaayikartaa
@deeqomuxudin Жыл бұрын
Qiso xanuunkeda wadato waye Allh kA madooeeYo apyo😭😭😭😭😭
@amranabdi8244 Жыл бұрын
Waa qisadi qaarad lady io qalbi dhagax. Cml abaayo nafataad ku mashquul inta asi aad jeceshy si kadrn naftada jeclow waayo hadaad adiga waqti isku bixiso qofna waad ka maarmee asi hadaad u oroda dhaawac baa kaa soo garyo lkn isku day inaad ka fogaato hal xasuus uu leyhe haisku reebin
@sabiriinabdalla5223 Жыл бұрын
Naftadaa Ku mashquul eebe qalbiga Ha kaaga soo Reebo wlashay😢
@suhaybxuseen3447 Жыл бұрын
heestan inta 2023 dawn Doonta Like ❤👋
@amranabdi8244 Жыл бұрын
😍
@deeqomuxudin Жыл бұрын
Galap kasta dhageesta
@amranabdi8244 Жыл бұрын
@@deeqomuxudin wax yar maku hayo wll mcn
@asiyomohahassan9622 Жыл бұрын
Xadira😂😫
@ABBIR.OTO48 ай бұрын
Khms, Mar 14/3/2024😂💔
@mubashircumar2173 Жыл бұрын
Mesha waxa buxa dad laso wada dhawcay anigu xita an ka miid ahay badal khayr qaba ilahy hayno sahlo qalbigana hayno qabojiyo 😢❤
@MaslaxAk-vn1qv Жыл бұрын
😢🎉
@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp7 ай бұрын
Hestan hada dawanaya aniga 2024😂
@nadiiramubaarik75614 ай бұрын
Halkan wxn usoo galay san u akhriyo mucashaqiinta kaLa duwan wll wxn idin wada rajeenya inuu ilaahay idin rumeeyo wxkastoo qalbigiina ku jira❤😢
@LadnaCali-lq7my2 ай бұрын
Aamin aamin wll
@SuweidaCQaadir-gg3qj Жыл бұрын
Heestan xasuus qurux bdn igu leedahay wajaale to burco safar an ilawi donin 2016 lkn murug ka dambeysay miss u aabo😢❤
@zethamizmail707313 күн бұрын
Heestan wxaan aad udhagysan jiray wkhtigii ay cusbayd hadana wxa laga jooga 9 sano 2016-2024 Ciyaal school primary ahaa wkhtigas hadana…. Muxuu wakhtigu ordayaa 😢
@hassanjapaan8640 Жыл бұрын
Waxan guudka saarta edan wali galin Walee hees iyo bar Qofki wax jcl lee daremi karaa🙈❤
@cawoaxmed9937 Жыл бұрын
😭💔sidu uu dhagysto ninkga marka islaayno Ana wabaan jecelaady waan dhagsta had iyo gor
@saciidsaciid5899 Жыл бұрын
11/7/2023 malin talada ah wye mnta i.a dib ayn ugusonoqon doona Majiran waxan galay ee wa haigu garan iyo ka galgalo haqiqada. Jacaylkkii gabood falay ilen wa gumeysiye waxan ahay nin gacan galay oo cadawa loo digay....wa hess ku dabaqmeysa qisadeyda jaceel ee ñagawada daxeyay aniga iyo ilwad qurux❤ oon aad uu jeecla hadana waqti qurux badan ayn sowada qadanay hadana kuso idladay quus iyo niyad jab oo iyada dankeeda kayimid alx hada sanad aya laga jooga iyo waliba biloyiin wana ka boogsaday hadeer lkn wa xasuso anan marnaba ka go’en xiskeyga intan noolahay...😢
Gaafkey iga gashe ayan so qori rabay Hadana waxan xasusti sidan u jecla o waxan ka cabsaday inaan qalbi jab u gesto madama ey nafsi xuun iga gashay marki hore. An candufteyda gadal u laqo intey qoralka arki laheyd o ey calol xumo daremi laheyd🙏 Majiran waxan galay aniga Ee adhiga idawacay o laigu ka diray🤝
@arnableno3715 Жыл бұрын
Sorry 😢😢 bro
@KABERIO04 Жыл бұрын
@@arnableno3715 thank you bro
@fartuunxamari4098 Жыл бұрын
Jaceylku waa blo lkn iney dhacdo wey ku qornEed ee adigu wxey ka ga tagey granMeyeysid ee adiga is adke legend ba tahey
@KABERIO04 Жыл бұрын
@@fartuunxamari4098 mhdsanid in badan fartuun
@canab-wd1sy Жыл бұрын
Walahi wa dhib markad qof dhab ujeceshahay asigana ukujeclen 😢😢
@Qadra-p3f8 ай бұрын
Waan jeclahay waliba saa’id mana usheeki kari😔markaan soo xasuusto inaa jeclahay marmarka qaar anaa anaa nafteeda ka xishoodo 😢 sideen u ku sheekaa marka ❤️🔥🥺
@uptherhmnizmail91572 жыл бұрын
Fanan lo xiisay mahmed sicid bk 💔🙌
@mohamedhousseinsaada83937 ай бұрын
gaarna wali kaman heli waxan guudka Sartaa edo anaan Wali Galin wanan rali Galiya Bal inanu iga Goo.iin 3,5,2024😢😢😢💔😭
@Ruweydo-of9ym28 күн бұрын
Noloshu waa cajiib 💔😮
@MiskiMohaa-b9oАй бұрын
5sano oo qasara ah baad ibaday ina ader faraxad ku nolow cwa go aan ban qaaty culeskan kugu hayay inan kaa dulqado💔
@karamoige52689 ай бұрын
What a amazing song.!😮 Mahamed said Bk the one and only legend. Waxaan Guudka saartaa, Eed aanaan weli agelin, Waana raali geliyaa, Bal inaan la kala Go'in.!! Still listining 01/02/2024.🎻🔥
@maxamedabdi90464 ай бұрын
Waa laabsalax oo idin leh xasila
@bahsanhaji-td6bs10 ай бұрын
2024 still listening to it remembering how 2022 went 🤦♀️💔😭
@muxtarim4011 Жыл бұрын
"Waxaan guudka saartaa eed aanan wali galin ,waana raali galiyaa" waa erayo la shiilay , micnahooda dareenka leh waxaa garan Kara qofkii lagu adoonsaday jacaylka. alla maxaa duni nabsiyeysan Ku noolnahay.
@cabdaleaxmed822911 ай бұрын
😢😢
@caaishaabdullahi89519 ай бұрын
Xaaladaas gumeysiga ah ayan hada ku dhax jiraa ilaahayow iga saar o qalbigeyga iiga reeb
@deeqaali68414 жыл бұрын
Haday qusaysaa bk heestani
@shaataapio98442 жыл бұрын
😂😂😂😂funy girl
@MohamedHanad-fx9jg Жыл бұрын
2023😢 dhamadkiisa 🤳☝️💔
@jocker_poy2 жыл бұрын
Hees qiso dhaba ka sheekaynaysa run ahaanti inta 2022 dawanaysa like ta
@amranabdi8244 Жыл бұрын
Qisada waatee
@abdirisack6768 Жыл бұрын
Who still listening 2023😢 Gurmad cashaq may noqon 🥹
@sucaadcabdillahi81262 жыл бұрын
Waa siday ubadantay soomaalidu ragaiyo dumaraba
@AbuZadik4 ай бұрын
Wana rali galiya bal inan lakala go'ine 💔😭
@ApdalleMohamuth6 ай бұрын
ani wey iga go'anthy💔2024😭
@BaHjoQurux4 ай бұрын
GOat Fan kama DAmbayn🥹🤍
@yacquubguureofficial5843 Жыл бұрын
"Jaceylka ku guul daraystay_Go'ana ka qaadan waayey"😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@abityjaba175025 күн бұрын
Alaaaa jecely miyaaaaa😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@laylaahmed8978 Жыл бұрын
Waligay heestan ayaa unecbna inaan dhagaysto lkn maanta anaaba iga hadlysa anoo ilmaynaya aayaa dhagaysaty Isaguna gub mooye qalbigeeda gooyo German caashaq may noqon😭
@Baazka-wu6go5 ай бұрын
2019 ila manta oo aya tahay 2024 wan dhageesnaya runti wan u xiisay ila hada wan ku jecelahy ubax faysal axmed noloshaydaa tahay wlhi 😢😢😢😢😢😢😢😢
@abdifitahsablaale2649 Жыл бұрын
Been go laguda day Best music
@almasosmanmohamoud89399 ай бұрын
4sano asgoo socdo xirirkeena aa ka dhqaaqay😢💔 waliba anoo jecel oo aan ka maarmi karin😭💔
@somalichallenge17 ай бұрын
Somaliyey meel ku qorta qoraalkaygan Waa in taariikh buugag rasmiya laga diyaariyaa fanaanintii muhandisiintii abwaanadii mulaxamystayashi Positionadii cameramanadii Albumkii gaarka ka ahaa somalida ee mar soo maray taarikhda somalida dibna aan usoo mari doonin xidigaha geeska Waa in la kaydiya taarikhdooda rasmiga ah Sida waqtigii la aasaasay Fanaan kasta da,diisa waqtiguu fanka soo bilabay Inta heesood ee uuqaaday Waqtigii uu kooxda soo galay Iyo halka ay xubnaha kooxdaas qaarkood ku danbeeyen kuwaas oo fanka ka baxay qaar kalena kooxda ka baxeen Xidigahu waxay ahayen xadhig mucjiso ah oo xidhiidhiyey fankii hore iyo kan danbe Fanaan aanay role model u ahynina majiro Laakin somalidu dadkooda wax ah bay hoosta mariyaan Waxan rajaynaya inay kooxdani baaqi kusii ahaan doonto quluubta umada geeska africa
@AA-qu8gx2 жыл бұрын
Oo cadoowo lo gigey ax ax way igu dhacday
@XamdaMaxamuud-b3k4 ай бұрын
Saddex sano. Khasaara lkn goaan qaatay adag😢
@MubaarakNuur-mx7frАй бұрын
Heestaan waxa dawanaya 13/10/2024 aniga oo joogo caasimada somaliya qofkii iga danbeeyo like ha ii saaro😢
@AxmedMaxamed-wd6cs9 ай бұрын
waana raali galiyaa bal inaan lakala goin
@GaraadHassen-mj6st9 ай бұрын
3sano ayan kaligay damqanaya😢 saso ay tahyna wxan sugaya malinka lay hoos imaan dono ican,t wait in for that time
@mohamedhousseinsaada83937 ай бұрын
Sory lkn ha kadaba Xuumaan wlo😢❤
@AxmedShaqale-ss7qv4 ай бұрын
you know 😂 broke 💔💔 don NOT Worry we people 😅
@OsmanDuale-v8k Жыл бұрын
Waxan ahay nin gacan galay oo cadaawe loogigay😢 Alla maxaan u samray oo u dulqaatay! Gacalo goormaad i fahmi?
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Garna wali kamaan helin Wali wan rali galiya bal in an ka quusan Steel 20.9 2023.💔💔🥵 Wali wn ku jclhy wlhi😢😢🎉
@sihamabdullahi4917 Жыл бұрын
Jaceylkii gabood falay ilen wAaa gumeysiye😢😢😢😢😢😢
@MahadCali-d8y3 ай бұрын
HAA😢😢😢😢😢😢
@sakiizmail303411 ай бұрын
Maxamed Siciid Abdi Bk Waxan halkan ka salamaya dhibanayasha Bk uu dhayo 💔👋 Tariikdu waa 20/12/2023 Maalinku waa Arbaca Saacadu waa 10:22 Barqanimo.
Waxan guudka sarta Eed aanan wali galin Waanan raali galiya Bal inaan la kala goin😢💔🔐
@cawoaxmed9937 Жыл бұрын
😭waa inaatan heestan uu dhagysto
@ikranmohamed8028 Жыл бұрын
Xanun badana jecl uf love ❤️
@khadanomer713010 күн бұрын
Cawaa oo ahy tahy 9/11/2024 waxan naftayda laqatay goaan kaas oo ah in anan qof kayga dib khalad uga gallin wax kasta a ugu dulqato intii uu ii dulqadanayay waxan rajaynayna inan akhrinayno inagoo mudoonay (J A A )
@abdallahosman27054 ай бұрын
Jacaylgayi ayaa isoo dirty hestan sannad ka hor lkn nasiib xumo hadda ayan arkay oon dhagysanya iyaduna aduunka ka maqanthy 😢😢😢
@AbdimaligAnno4 ай бұрын
Qlabigaya😢😢😢😢
@hamzedayib-td8el8 ай бұрын
💔🥺Habsa
@hafsadallab25777 ай бұрын
Heeee😮
@jimcaalecabdi171410 ай бұрын
Goat kii fanka mohamed siciid bk🐐❤
@khaalidmire93559 жыл бұрын
Mahamed bk nolaaw sxb
@abdullaminmohamed3748 Жыл бұрын
Ka gaalgaalo xaqiiqadaa😢😢😢
@AfnaanSalah9 ай бұрын
2015 up to now 2024😢
@CharkoAden Жыл бұрын
waan kaa heley hestan www 😮😮😮
@SakiIzmail Жыл бұрын
Maxamed Siciid Cabdi Bk Heesaha Markad kalida dhagaysanayso waliba cod gaaban kugu baxayso micno badan bay samanaynaysa. Wan idin Salamaya dhaman Inta dhawaca ee Weheshata Bk ❤
@XaliimokhadaryareАй бұрын
Halkanwxm usooglay san😮
@fufufurre3717 Жыл бұрын
Waxn guudka saarta eed aan wali galin Wana raali gaaliyaa bal ina aan la Kala goin 15/2/2023👌🕊️🌹🤛🥀
@Lakihaldha2 ай бұрын
Cawa oo salasa so galayso arbco 8 bishi August 20/24 halkana waxan uso galay ianan akhariyo farimaha mucashaqinta😢
@fartuunfarry Жыл бұрын
13/5/2023 habenkii aan go'an saday inaan ka fogaado 🥺💔😭
@Talisupdalla Жыл бұрын
🥺
@aweysidow1863 Жыл бұрын
1 malin ayaa ka horeyay💔
@Shekh_Mohamed2 жыл бұрын
Waxaan Guudka Saartaa Eed Aanan Wali Galin Waana Raalli Galiyaa Bal Inaan La Kala Go'in😭