No video

MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS

  Рет қаралды 680,891

Abdi Dahir official

Abdi Dahir official

Күн бұрын

MAXAMED BK, heestii SUQRA
LYRICS
suqraay waan ku doortoo
inta dumar mar xidhatiyo
intaa dunida joogtaba
duntaan adiga kugu xidhay
dayac kaagamaan tagin
dantu maalin kuma qaban
dibin daabyo iyo ceeb
dilmadana ka caagani
ana waad i deeqdoo
dadkaan kuugu jecelahay
dawadii naftaydaay
dookhaygii baad tahay
dunidaaba kala dhiman
dar allaay qabyo u tahay
dadaal oo kasii badi
dacar yaanay kugu noqon
dagalkaynu joognana
doog baa ku yaaloo
diri baa ku hooree
ku ducayso waligaa
ana waad i deeqdoo
dadkaan kugu jecelahay
dawadii naftaydaay
doookhaygii baad tahay

Пікірлер: 136
@user-oc8zs8wh1s
@user-oc8zs8wh1s 2 ай бұрын
2024 26 june inta iga danbaysa salaaman
@SahraAbdi-hm3gv
@SahraAbdi-hm3gv Ай бұрын
Waka qadey 10 July 😂😂
@saciidotahliil8533
@saciidotahliil8533 Ай бұрын
@@SahraAbdi-hm3gvwan ka qadey 13 july 😂😂
@abdiwahababdullahi1028
@abdiwahababdullahi1028 5 ай бұрын
Yaaa SaLaaaaM alla mxay tahy Heees dareeen gooniya igu reebty wxn dib uso milicsadey Bil rmdan Habeen ay arbaco baxeyso khamiis na soo galeyso 21 march 2024 hdad iga danbeyso Dareen baa adigana ku keene Like Hayla Hareer marin ❤🥰
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 2 ай бұрын
5/6/2024😢 habeen khamiiis soo galayso soo boodey 😢😢
@MaxamedWali-on4dv
@MaxamedWali-on4dv Ай бұрын
Wanku dareemaya ❤❤
@MOWAHMED-r3o
@MOWAHMED-r3o 8 күн бұрын
❤❤❤
@As-uo5vu
@As-uo5vu Күн бұрын
Really bro 😊
@Najma2345
@Najma2345 4 ай бұрын
Odayal io gudi so celisa bk halo diro❤😢 Yaa salam 2024😮❤
@UsaameMahat
@UsaameMahat 4 ай бұрын
adiga ku direyna adi nooo sooo celi 😂😂
@Najma2345
@Najma2345 4 ай бұрын
@@UsaameMahat Kk iga war suga 😂❤
@xidig3833
@xidig3833 2 ай бұрын
​@@Najma2345 😂😂😂😂 naar laraban 😂😂😂😂
@hsm6581
@hsm6581 Жыл бұрын
dhantu malin kumaqabn walee bk wuuxuu aha wa fanan qaran we missed him in the music industry
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees bk Lagend ninweyn
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees bk Lagend
@NimcoLuul-ox4bl
@NimcoLuul-ox4bl 3 ай бұрын
E11​@@abdilatifaxmad2621
@NimcoLuul-ox4bl
@NimcoLuul-ox4bl 3 ай бұрын
​@@abdilatifaxmad2621ssass😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊isssss3s33ssww33s2eere
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996
@axmedmaxamuudaxmedmaxamuud7996 3 ай бұрын
Hees dareen leh dayac kaagamaan tagin😢 dantu malin kuma qaban.........23/5/2024
@OCEAN_STARS_ACADEMY-
@OCEAN_STARS_ACADEMY- Ай бұрын
Odayal io gudi so celisa bk halo diro ya salam❤🎉
@salmaayaan673
@salmaayaan673 Жыл бұрын
Maxamed bk wa nin aan aad utaageero inkasto oo uu fanka kabxay hda saaso ay thy heesihiisa wan dhagaysta🥺
@matancuamaandiitshe
@matancuamaandiitshe Жыл бұрын
3rfhu
@saafiibraahim2275
@saafiibraahim2275 2 ай бұрын
Dawdii Nafteyday doqeygii baa tahay ❤❤❤dar Allaha ayaqabayo u tahay dacra yayena kugu noqon dacar yanan kugu noqon ku duceeyso waligaa
@najmaXamse-ne8rj
@najmaXamse-ne8rj 5 ай бұрын
Heestan niyadan ku dhista dunidaba kala dhiman dar alley qabyo u tahay😢
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees bk Lagend ninweyn
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees bk suqara
@user-nr4dt5sp2g
@user-nr4dt5sp2g 2 ай бұрын
Duniyda a kala dhiman dar alley avoyo utahy 😢 2024 ,6,3 malin aan fahmiy layhy allow anuura sahll
@Sooffe
@Sooffe 2 ай бұрын
Zxp xaalku ma isbadalay
@user-wy2ku2ol3n
@user-wy2ku2ol3n Жыл бұрын
Dunidaaba kala dhiman dar ale gabyu utaxay 18..4..2023💔💔💔💔😢😢
@laylaabdi6650
@laylaabdi6650 3 ай бұрын
Heetii hesaha wowo😂😂😂
@shiineyare6061
@shiineyare6061 2 ай бұрын
😊 p p
@xidig3833
@xidig3833 2 ай бұрын
Waaw😂😂
@user-zm6up2kk1w
@user-zm6up2kk1w 2 ай бұрын
Heestan xasuus ayey igu leedahay gabar aan isjecleen 2016 ayey ayayd hdda aniga wali iskaabule ayaan ahay ayadaneh 5 ciyaal ayaa ujoogo hdda kkkk wlhi cajiiib
@xasanmahad115
@xasanmahad115 4 ай бұрын
Wxn salaamayaa kuwa 2040ka dhagaysan DooNa Dunidaaba kale dhiman dar alley qabyo u thy dadaal oo kasii badi dacar yaanay kugu Noqon Baligubadle my home ayaan hadda idinka soo salaamaya❤
@adansharecoia5668
@adansharecoia5668 Күн бұрын
2024 inta iga dambayso like iisar
@Sooffe
@Sooffe 2 ай бұрын
Heesaha shiid baan udhagaystaa dadna jacayl😂
@WaxcusubCusub
@WaxcusubCusub 2 ай бұрын
Same seediyoww😂😂
@Sooffe
@Sooffe Ай бұрын
​Waan kabaxaynaa Zxp Qaali😂 ​@@WaxcusubCusub
@faadumoismaaciil8296
@faadumoismaaciil8296 4 ай бұрын
Dunidab kala dhiman dar allaay qabto uu tahy dadaal o ka sii badi dacar yee kuku noqon 23.4.2024.😢😢💔
@HodanAbdirahman-f6e
@HodanAbdirahman-f6e 2 күн бұрын
Wa habeen xusus ilah gacalisadryda ila dhagasaneysay 27/8/2024❤❤❤❤😢
@user-kf8qd4ot4g
@user-kf8qd4ot4g 9 ай бұрын
Haaaa runta😢tas ah❤
@CabdiHiprahimChamac
@CabdiHiprahimChamac Ай бұрын
Inta daawanayso 3/7/2024 waan idin salaamay❤
@lakimaxamed-mm2gj
@lakimaxamed-mm2gj Ай бұрын
7cisho kadib qoralkagan ayaan Anna kula dhegaysanya
@abdilatifaxmad2621
@abdilatifaxmad2621 4 ай бұрын
the baste hees bk ninweyn Lagend
@umurayaan3626
@umurayaan3626 Ай бұрын
Jah jeceliyaah heesaha maxamed capfi Bke 😢 dunidabah kaladhimaan dar away qapyo utahay
@YAXYEALIABSHIRAbshir
@YAXYEALIABSHIRAbshir 5 ай бұрын
War xagee ka soo dajiyah
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 3 ай бұрын
Vidmate isticmaal szp
@user-cp6qh4mo1x
@user-cp6qh4mo1x 17 күн бұрын
AxYaa hees😢
@maryanmaxamadcabdi-cl8fq
@maryanmaxamadcabdi-cl8fq 9 ай бұрын
😭😭😭😭sori xasuus 😢😢😢😢
@RidwanishDeeq
@RidwanishDeeq 16 күн бұрын
jah hes iga dhe waa hes daren leh
@user-ne1yx6eo1z
@user-ne1yx6eo1z 7 ай бұрын
Mohamed MahMuud siciid bk🎉❤😢
@raxmocabdimuudey698
@raxmocabdimuudey698 3 ай бұрын
2024 dhageysanaya problem walba mahan jaceyl 😢
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 21 сағат бұрын
Boqoradayda ayaanu wada dhegaysanaynaaa.
@CarafaatMaxed
@CarafaatMaxed 5 күн бұрын
24/8/2024/ wamalin aniga iyo abtigeyga isla dhagesanay istan cajib waqtiga walhi ⏰️⏰️
@user-sw1xq1ys7c
@user-sw1xq1ys7c Күн бұрын
Wax kale ❤❤
@miskimire8415
@miskimire8415 25 күн бұрын
Dunidaaba kala dhiman Darr Allay qabyo u tahay😢 Dadaal oo ka sii badi Dacar yaanay kugu noqon
@ShamsoAli-wo5pq
@ShamsoAli-wo5pq 6 ай бұрын
Been musan shegin bk dunida kala dhiman dar alle qabyo u thy 😢😢
@dahabomohamedfarah7551
@dahabomohamedfarah7551 Жыл бұрын
Fv song 🥺❤️
@NacimoCali-of9ym
@NacimoCali-of9ym Ай бұрын
Moha ana wad ideqdo dadkan kugu jeclahy Dawadi nafteydow dokheygi baa tahay 😢🌹
@maxamedxasan6623
@maxamedxasan6623 8 ай бұрын
Maxamed bk❤❤❤❤❤
@user-ig5cs3xn9r
@user-ig5cs3xn9r 2 ай бұрын
Xasus
@fawziamohamed1770
@fawziamohamed1770 Ай бұрын
Waa hees macaaan ❤
@ZuuzanAli
@ZuuzanAli 13 күн бұрын
Waxan isku dhacasanahay jacaylkygii waxan ku argay nag kle sawirkeda oo isku jamacad dhigtan lkin aniga ayuu igu idhi wad inacaday haa ayan ku idhi sas ayuu iga xanaqsanayahay😢
@RahmaHoussein-b2o
@RahmaHoussein-b2o 6 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiraxmaandaahir
@abdiraxmaandaahir 2 ай бұрын
Dunidaaba kala dhiman dar alay qabyo utahy wixii tagay hafiirin waxa soosocda fiirso😂
@user-qo2wi6fq3n
@user-qo2wi6fq3n Жыл бұрын
😢😢😢😢 sori xasuus 😢😢😢😢 4:48
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 2 ай бұрын
Dunidaaba kala dhiman dar aalay qabyo utahay dadaal oo kasii badi 😢😢 5/6/2024 😢😢😢
@waranjacyl2332
@waranjacyl2332 22 күн бұрын
2022 Hargeisa ku DhagaYsan jirey hEestAn
@MohamedOmar-u4i
@MohamedOmar-u4i 15 күн бұрын
Cashaw udhacyyy
@naimanur4949
@naimanur4949 15 күн бұрын
cajiib
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Wow m . s . bk🎧
@naciimacabdi7363
@naciimacabdi7363 2 ай бұрын
Jaceylow mxaaaa sasa igu galaysa ❤😢😢😢 5/6/2024😢😢😢
@Sooffe
@Sooffe 2 ай бұрын
Ma dhulkuu kula dhacayaa😂
@user-rd3wg4ow3l
@user-rd3wg4ow3l 3 ай бұрын
Mashalaah
@user-rv3gw8il4k
@user-rv3gw8il4k 3 ай бұрын
Hees baa dhageysaneysaa masha allah baa so qoreysa nacasow😂😂😂
@OCEAN_STARS_ACADEMY-
@OCEAN_STARS_ACADEMY- Ай бұрын
𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐛𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐝𝐡𝐢𝐦𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐫 𝐚𝐥𝐥𝐞𝐲 𝐪𝐚𝐛𝐲𝐨 𝐮 𝐭𝐡𝐲 𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐦𝐚𝐬𝐢𝐢 𝐛𝐚𝐝𝐢 𝐝𝐚𝐜𝐚𝐫 𝐲𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧😮❤
@HamseSADRI
@HamseSADRI 2 ай бұрын
Dunidaaaba Kala Dhiman Dar alley Qabyo Utahay ILaaHow Hamigeyga Ii Rumee
@EidAxmed-jr9lw
@EidAxmed-jr9lw 3 ай бұрын
Bk 😢😢😢
@NiciimaAhmet
@NiciimaAhmet Ай бұрын
Dilmadana ka caganid😊
@MaxamuudAbshir-pn4jd
@MaxamuudAbshir-pn4jd Ай бұрын
Bailey al fanan❤❤❤
@nafisoshiikhabdullahi4302
@nafisoshiikhabdullahi4302 Ай бұрын
25 luly 2024 Favourite song 😢❤
@CsalanCilmi
@CsalanCilmi 3 ай бұрын
Jaceyl maxa sasa igu galaysa❤😭🥺🥺
@IidoMuuse-cb7mf
@IidoMuuse-cb7mf 3 ай бұрын
😭😭😭
@pogba-w5r
@pogba-w5r 5 күн бұрын
heztann
@user-ln4nw7kj6m
@user-ln4nw7kj6m Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@Axmedmaxmed-q9f
@Axmedmaxmed-q9f 16 күн бұрын
❤❤❤
@xidig3833
@xidig3833 2 ай бұрын
Yaa salaam
@cadnaanmahamuud4092
@cadnaanmahamuud4092 5 ай бұрын
Habeen ramadaan ah sabti soogalayso {L} 21 March 2024 !!!😭
@CismaanMaxamed-g4y
@CismaanMaxamed-g4y Ай бұрын
Cismaah. Maxaad
@user-ib3nt5hj4u
@user-ib3nt5hj4u 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤hees mcn❤❤
@abyanahmedofficial4504
@abyanahmedofficial4504 3 ай бұрын
Dar aleey qabya utahy dacar yaney kugu noqon😢
@Aboke10
@Aboke10 8 күн бұрын
2024
@RidwanishDeeq
@RidwanishDeeq 16 күн бұрын
@user-ne1yx6eo1z
@user-ne1yx6eo1z Ай бұрын
8/7/2024 ❤😢
@user-wc8ni7kl4l
@user-wc8ni7kl4l 2 ай бұрын
Dayac kaagamatagin dantu malin kumaqaban😢😢
@user-dq6se4mt5o
@user-dq6se4mt5o 13 күн бұрын
😊😊
@JiirOobisad
@JiirOobisad 2 күн бұрын
Mhmed bk siciid
@LuqmaanAhmed-qd5ln
@LuqmaanAhmed-qd5ln 5 күн бұрын
Malab
@mohameddheere2708
@mohameddheere2708 3 ай бұрын
❤❤
@ahmedmaxamed1008
@ahmedmaxamed1008 Ай бұрын
16/7/2024
@user-pe1cg7be7t
@user-pe1cg7be7t 3 ай бұрын
Hees mcn❤❤❤❤😢😢
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 Жыл бұрын
❤🔥❤🔥🔥❤😍💯
@shamisxasan4486
@shamisxasan4486 Жыл бұрын
Mxmed bk
@CabdiqaniXareed
@CabdiqaniXareed 8 күн бұрын
P❤
@Ymc.harwayne
@Ymc.harwayne 5 ай бұрын
3:24
@CabdiHiprahimChamac
@CabdiHiprahimChamac Ай бұрын
Waaw
@Cabdiqaniyow
@Cabdiqaniyow 16 күн бұрын
😢
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 Жыл бұрын
💖💕💕💕💖💯🔥🔥🔥
@AbdixakiinAbdilaahi
@AbdixakiinAbdilaahi 2 ай бұрын
Maxamed bk
@user-mv5zk4kx5s
@user-mv5zk4kx5s 11 күн бұрын
19/ August)2024
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 2 ай бұрын
💗💓💗💓💗💓💗💯💯💯💯💯💯😍
@MaxamadCfatax-s6l
@MaxamadCfatax-s6l Ай бұрын
Asc
@Wiilka-hoyo.madiino
@Wiilka-hoyo.madiino 16 күн бұрын
😊😊😊😢😢😢😢😅
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Bk best song
@Huuruse
@Huuruse 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@WaxcusubCusub
@WaxcusubCusub 2 ай бұрын
1:35 dantu😂
@xamsecalishiine1436
@xamsecalishiine1436 2 ай бұрын
30 June 2024
@fadumoyusuf7820
@fadumoyusuf7820 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@user-cj6rf1ku8p
@user-cj6rf1ku8p Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cabdixakinmaxamed-wr4gp
@cabdixakinmaxamed-wr4gp 6 ай бұрын
🎉🎉🎉
@MubarigMaxamed-rx8ob
@MubarigMaxamed-rx8ob Ай бұрын
Ki
@user-ut6oz7tm6l
@user-ut6oz7tm6l Ай бұрын
Bik
@FatimaMaxamuud-ie3wh
@FatimaMaxamuud-ie3wh 3 ай бұрын
🫶🫶👍👍👍🫶🫶🫀🫀🫀♥️
@KayaseOmar
@KayaseOmar 6 күн бұрын
Hhbh
@halimamohamed6410
@halimamohamed6410 3 ай бұрын
Repley
@user-sl6ip3xk4x
@user-sl6ip3xk4x 8 ай бұрын
😔😔😔
@user-zi4ck5ff3h
@user-zi4ck5ff3h 11 ай бұрын
Cvchc
Maxamed bk hees jaceyl ah lyrics 2018
5:50
apdirohman kaizeh
Рет қаралды 103 М.
Qiiro - Maxamed Siciid BK
7:18
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 2,8 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
а ты любишь париться?
00:41
KATYA KLON LIFE
Рет қаралды 3,7 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 6 МЛН
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 515 М.
Maxamed_BK_XAD_MALAHA_CAASHAQU_New_Song_2015 LYRICS
6:03
Abdi Dahir official
Рет қаралды 2,4 М.
Maxamed bk//Anigoo raxmaay kalgaceel rasmiya//
4:02
Abdiwali official
Рет қаралды 14 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 362 М.
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) HRGSA
6:50
Vos Somali TV
Рет қаралды 4,3 МЛН
Kaaba|HD|Lyrics - Maxamed BK
5:09
Cqr Aynle
Рет қаралды 1 МЛН
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 758 М.
MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS
7:46
ZACK FILMS
Рет қаралды 4,9 МЛН
MAXAMED BK | OO LA OOYAY  | HEESTII WAQTIGU | MUSIC VIDEO 202O LIVE ON STAGE
7:43
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН