MAXAMED BK┇NARUURO ᴴᴰ┇LYRICS

  Рет қаралды 4,020,774

ZACK FILMS

ZACK FILMS

7 жыл бұрын

ZACK FILMS HEES CUSUB (NARUURO) BY MAXAMED BK

Пікірлер: 1 600
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 5 жыл бұрын
August 2019 - Who's still listening?
@filfilo__
@filfilo__ 5 жыл бұрын
Me😔
@sahraholrlriidherypnahmed9754
@sahraholrlriidherypnahmed9754 5 жыл бұрын
@@filfilo__ wali waan July
@sahraholrlriidherypnahmed9754
@sahraholrlriidherypnahmed9754 5 жыл бұрын
29 July weeye August lama gaarin
@filfilo__
@filfilo__ 5 жыл бұрын
@@sahraholrlriidherypnahmed9754 😂 August ma anaaba arkay waqtiga iyo sanadka uunban arkaye 😂😂😂😂😂 Maxad noo soo qaban ina adeer😂
@zackmoe2880
@zackmoe2880 5 жыл бұрын
Sahraholrlriidheryp n Ahmed - Anigu August baan ku jiraaa walaal!
@wardashiekh2028
@wardashiekh2028 5 жыл бұрын
Nolasha waan ka yaabay inta ay is kiin barto qof aydaan is aqoon, ayay marka aad isku noqotaan ceeshoow millix ayay haddana idin kala dhufanaysaa!!!!! BL xusuustaadu waa nolol. 😢😢
@haldoorliban1742
@haldoorliban1742 4 жыл бұрын
beenta maaha walaal wardaay💔😥
@jecliyaaacoodkagahuuunoroo9286
@jecliyaaacoodkagahuuunoroo9286 3 жыл бұрын
waa runtaaa waleee
@uzumakinaruto6741
@uzumakinaruto6741 3 жыл бұрын
Walahy waa runta 😭😭
@cabdiraxmaanliqoo6628
@cabdiraxmaanliqoo6628 2 жыл бұрын
Laga yaaba
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 2 жыл бұрын
Wlhi waa run
@galdileibroz8473
@galdileibroz8473 3 жыл бұрын
Mrku fanka kabaxay Inta dawaneysoo like dhac kusiiii 😢😢😢 Dip miyey uso noqon malmihi naruraduu
@caashastyl4737
@caashastyl4737 2 жыл бұрын
Mash Allah wllo Qali setahay wll o
@amiraahmed0
@amiraahmed0 Жыл бұрын
Markuuu fanka kabaxay ayaanba dhagaystaaa oo aad modaaa inuuu anih ii heeso all of them ❤
@abouarkan936
@abouarkan936 3 ай бұрын
😂gi
@mohamedidiris1591
@mohamedidiris1591 2 ай бұрын
​@@amiraahmed0¹😂
@Km_99
@Km_99 Ай бұрын
@@amiraahmed0 anigoo kale thy dhawac tira weeye heestani
@user-qh8wk3uf9e
@user-qh8wk3uf9e 4 ай бұрын
Xasuus 2017😢 Wakhtigas waxn dhmaynayay class8 waxan jecla wiil aan isku class ahayn lkn hada wakhtigu wa gaba gabo oo waala dhamaynaya schoolka ka dib wiilku isagu zhptinimo ayun bu i hayay lkn wx jcyl ah ima qabin lkn aniga wn u dhiman raby Scholki mrki u dhamady ayan u sheegty inan jeclahy lkn wu iga diiday isagu Wakhti ka dib mrki aan secondary bilownay ayuu wakhtigu dib isku class naga dhigay waxn ka wada bilownay hadana f1 jcylku wu igu sii siyaadyay un 😢 heer waxn gaadhay aan isaga dartiis aan scholka u imaado 😢 mudo sidii ay ahyd wn dhamynayy f4 kii 😢 Lkn wali wn jeclahy isagu wxu idhahy gabadh aan intas isku class ahyn side bn u jeclaada iyo hadalo ad adag unban kala kulmi jiray 😢 2018 /9/25 wxa iso baxay inan dhoofo oo aan dalka ka tagO ka dib wxn guursady wiil aan isla soconay waxn dagay dalka australia halkas oo aan reer ka sameysty lkn jcyl wxn u hayay oo keliya wiilki 😢 ka dib wn is fahmi waynay ninkaygi wn kala tagnay 😢 kadib wxn la so hadlay wiilki oo aan u sheegay xaaladyda iyo sidan u rabo isaga 😢 inuu nolosha wx ila qabtona aan rabo 😢 hadaladaas wu iga aqbalaya 2021/7/17 Ayaan is guursany wan u imid waxn ❤ hada laba wiil ayan u haya isagu wxu joga dalka turkiga ramadan ka bacdi ayu no iman doona ❤ waxan qoraya ❤2024/03/6
@bintuosman4359
@bintuosman4359 Ай бұрын
Amu daneesi kugu wada😢😢
@maqsuudmxalane8737
@maqsuudmxalane8737 Ай бұрын
Oh Alx qiiro bdn ka dib ilhy ha isku kiin dyo😢😢wn oyy sbb ma aqan
@samirajama6067
@samirajama6067 Ай бұрын
allow isku kiin daaa😢😢😢😢
@Hodanisha
@Hodanisha Ай бұрын
Naa kaas wkugu daneysanoya marka Africa ka tagty lu mxu kga aqbaly subxnlah bassport radis amu yahy sorry inta ninkga u gafay😢
@habonqurux7490
@habonqurux7490 Ай бұрын
Wanku sugayana update namad soo siin
@queenarawelo7655
@queenarawelo7655 5 жыл бұрын
Nolosheyda intaa jiray waligey hees aan dhageystay oo iga oohisay oo midaan aheyn ma arkin 2017 waqti adag bu ii haaya alx illaheyna wu iso dhafiyey hadeer marka heestan maqlo meel baa i damqata wlhi 😭
@eglanqurux6651
@eglanqurux6651 2 жыл бұрын
Haa wlhi wy ku dabqaneysa .alx waxkasto dhacay hada wad isla nolnahay hadana sidas aay thy wali wn dhageysta wayo wahel ayey ihayd ma ilowi kari hada dhib waa uu dhamaday wna is dhowrana alx
@ayanmohamed4966
@ayanmohamed4966 2 жыл бұрын
Wlh anigo mantaa hajigeyga jacel iskugursane ayanbo jojiin lahaay yarabi allow nag nilagursan
@shuaybabdikarim9937
@shuaybabdikarim9937 2 жыл бұрын
@@eglanqurux6651 😢
@sharmakedhako1293
@sharmakedhako1293 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤😓😓😓😓
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 Ай бұрын
15 may 2024😭😭
@shugriahmadsaid9629
@shugriahmadsaid9629 4 жыл бұрын
Heestan aney igahadleysaa😭😭 marka weydo qof kufahmo kudhirigeliyaa waxa naceysa noloshaa malmihi cidladaa ayaan dhegeysanayaa😭😭😭😭😭 6/4/2020
@sosa.j4176
@sosa.j4176 2 жыл бұрын
Keep going walashay😂
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 2 жыл бұрын
Shugri labo sano kadib kawaran xaalada
@nuurtoxuseen4343
@nuurtoxuseen4343 2 жыл бұрын
@@ykhalid182yusuf6 🤔😭😭
@cabdinasircabdimahadalle5994
@cabdinasircabdimahadalle5994 2 жыл бұрын
Sorry😹
@faraxcali2543
@faraxcali2543 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@sharmaakecalixaarato3768
@sharmaakecalixaarato3768 5 жыл бұрын
Kaanaaxi wayee maxd ii nuglaYsa inta u nin raggi taro anigoon ka nogayn maxd nabarka an dhayay naar ugu shidaYsaa 💔💔😭😭😭 heestan xasuus wlh laba jeer oo la dhawacay 2/27/2017 1/8/2018 😭
@Gabadhiiriyada
@Gabadhiiriyada 9 ай бұрын
Wa xili robad saacadu wa 12:13 habeenimo Dadkoo dhami way kala seexden balse anigu wanso jeeda dibada ayaana fadhiyaa 😢 Jidhkaygii baa diiday gogoshii hurdo iskaba daaye Heestani aadbay iitabatay waxaaba mooda inay aniga iga hadlayso 😢 Hadii an idin dhaho qisadayda ayaan idinkaga sheekaynaya meeshani maqaado wayna xanuun badan tahay wayna farxad badan taahy Waxa aad itaabtay markuu leyhy fanaanku (Maxaa nabarka aan dhayay naar ugu shidaysaa)😢 Waxan leyhy dhibane kasta ee cashaq Qalbiyada ilhy hanoo daweeyo From gaalkacyo
@Asma_dagan
@Asma_dagan 6 ай бұрын
Wll no sheeg ado raliya plz😭💔
@kingahmed8839
@kingahmed8839 6 ай бұрын
Allah jaceyl haku sahlo 😢
@ibrahimkeise
@ibrahimkeise 6 ай бұрын
Dhibkasta iyo qalbi xanuuun kasta waxaaaa ka awoood badan ku xidhnaaashaha rabigeeeen 😢
@sacdiyosaciid6732
@sacdiyosaciid6732 6 ай бұрын
Haa sasa way😢😢😢
@baroadkaartasubixiiyogalab107
@baroadkaartasubixiiyogalab107 4 жыл бұрын
yaa ila dhagaysanaya 2020 like iyagu yaaciya
@munaahmed8693
@munaahmed8693 3 жыл бұрын
Aniga
@cobyreynolds6163
@cobyreynolds6163 3 жыл бұрын
E40
@simansiman4640
@simansiman4640 3 жыл бұрын
Me🤘🤘🤘☝️☝️
@sagalsiman5831
@sagalsiman5831 3 жыл бұрын
²2²@@munaahmed8693
@minacubeyd8010
@minacubeyd8010 3 жыл бұрын
Ya ila dhgysnya 2021/13/02
@naciimaasad1179
@naciimaasad1179 2 жыл бұрын
Heestan wxan dhagesnya 4:50 oo galabnimo waa hees dareen khas oo aan marana ilawen I leeh wxan soo xasuustay anigo ahaa fasalka 8aad wiil aan isku class aheen baa jecelday lkn aniga kaliya baa jecel oo waan u sheegan Kari waay jacelkyga waxan ka caabsan jiray inu qabliwayo sidi aan saa u ahaa baa maalin malin ka mida bu wxa uu igu dhahay wxan raba ina wxa ku sheego anigo oo farxsan oo isleh ma jecelkiisa buu ku sheeganya buu igu dhaha wxan raba ina wxa ku sheego San dhahay wxay wuxu hal mar I dhaha warqadayn iga gaadhisi saaxiibta oo wxad dhahada maxamed baa ku zoo dhiibay lkn gabadhu marana waa saaxibtay lilahiya marna waa inbtiday halmar baa ileen iga timid anigo dultaakan waan u qaadan waay waan naxay waan carary inta warqad indhaha ka dhuftay wxan galay xalad aan ilween inta noloshyda ka dhiman heer waxan garay ina dhintay io ina noolahay baa la garan waay school xita itxaanka waan ku dhacay 😥😥😥😥 lkn hda allhamdulilaah 🤲🤲waa history aan ilwi Karin labadood hda way is qaban caruur bay isku leeyiihin ilahay hku daayo tarkhiidu waxay aheed 2017 ilaa 2019 😥😣😣😣😣
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 2 жыл бұрын
Qiso aad u xnun bdn😥❤😭
@MehrezAargute-br9ci
@MehrezAargute-br9ci Жыл бұрын
💔 😢
@nimcomawliid
@nimcomawliid Жыл бұрын
Noloshaa sidaasa😢😢😢
@amiishanalka998
@amiishanalka998 Жыл бұрын
😢😢😢
@hudafuture1330
@hudafuture1330 11 ай бұрын
Waad yartahay hadaad waqtigaa 8aad ahayd .any way waxaad ogaataa nolosha qof kastoo ku dhaafa khayr buu kuu leeyahay
@marwanlyrics8540
@marwanlyrics8540 4 жыл бұрын
Dheh cunsuri waxa rabto waxa hubal ah inu yahay fanan la jeclyahay wiil somaliyed aya sas yiri oo rer xamar ah bk wlhi wan tagera dhaman hesahisa love u
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 Жыл бұрын
Kula mid baan ahay walaal
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 Жыл бұрын
@@farhiyoshire2430 🥺❤️
@quruxbadan4333
@quruxbadan4333 Жыл бұрын
😢😢😢
@MaxamudGownax
@MaxamudGownax 9 ай бұрын
Mushkiladaha aduunka iyo murug baan deris ka,ahay😢
@SharmaakeMuuse1234
@SharmaakeMuuse1234 5 ай бұрын
Waa 31/1/2024 waxaan fadhiyaa xafiiska dowlada hoose saacaduna 3:31 waa habeenkii aan boorama usoo baxayay ee aan galaynay schoolka termkii 2aad Inshallaah class form 4 alle examka hanoo fududeeyo Inshallaah waxaan alle ka baryayaa inuu alle iga dhigo kii qeyrkii ugu sareeya inshallaah if allah says this song listening when i marry my wife inshallaah waa maalin wkhtigu iska adag yahay wlahi lakin waalaga bixi inshallaah ❤❤❤😢😢😢
@user-uw9rw7wo3c
@user-uw9rw7wo3c Ай бұрын
Waxan aha fasalka 10 Waxay ahayd habeen anbaraefad tagayay oan habsamay marka waxan arkay wiil bajajleah markasan dhahay wll isiqad 2021 waxay ahayd xasusu adudher marka wiil kii aya iga qortay lanbarka markan wada socono 3sano iyo shanbilod aya marki hore anigu majeclayn lkn imikan jecladay marku ogaday inan jecladayna wuu😢😢😢😢😢 igatagay intianan jeclan hadu igatagii laha mabam qomameyen lkn bilasabab ayan wayaya ilahadana wali wnsugaya 💔💔💔💔😭😭😭😭 dadku badana waxay kafaidaystan bahiyaha dadaka waa wiil kiugu horeyaya anlasheekaystay hada jecladay kudanbena kuma haminayo ila calaf yimado moye 😢😢😢😢
@daywillcome5119
@daywillcome5119 2 жыл бұрын
Ma go'aamin karo helidda ereyo kooban oo habboon, qofkii maqla ay gubi doonaan anigana i qaboojiya. 25: 01: 2022 habeenkii iigu naxdinta badneyd weligay maskaxdayda ka bixi maayo, qalbigaygu sida fiyuuska baaburta ayuu u gubtey habenkas waxaan ogaaday in jaceylkuba kamid yahay cudurada opportunity disease ka waxa uu ka faaidaystay duruufta qofka iyo deegaanka F..k Jaceyl Haddiï aad wlashy tahay igu kaalmee sidii aan kaaga fogaan lahaa. Haddii aad dhakhtarkeyga ahaan jirtay igu gargaraar qaabkil an kaaga bogsan lahaa. Haddii aan ogahay in jacaylku halistiisa leeyahay, waxba ma jeclaadeen.Haddii aan ogahay qoto dheerida badda marnaba ma galeen.Haddii aan dhammaadka ogahay waxba ma bilaabeen. Waan kuu xlisay, i bar in aanan kuu hiloowin, i bar sidi an xididdada ugu siibi lahaa damacan qotoda dheer. I bar sidii ay ilintu ugu baabi'i lahayd gudaha bu'da.I bar sida jaceylku u dhinto, xiisuhuna u qurbaxo, aniga gadaashaa waxa a an ahay buug baalashii laga jaray. Ma suureysan weligay inaad igu noqon doonto xanuun aan maalin uga warramo qof aanan aqoon 💔💔💔💔. Mar walba waxaan kuu rajaynayaa nolol qiimo badan, caafimad qab iyo cimri dheer Marnaba qalbigaygaad qaadatay beri hore ka bixi meysid 💔🤍💔 Wad ku mahadsanty BK intii Aad murugada ila qeybsatay xitaa markii ay igu adkaatay inaan dhoola caddeeyo."
@mohawacayz773
@mohawacayz773 2 жыл бұрын
Wn dhaafi waayey wall qoralkaga wllhi marka waa iska xaal addun wll horayna uzoco tani waxwalpa kafilo wll
@abdikanicdh9278
@abdikanicdh9278 Жыл бұрын
wllo Mcn NoLoshu waa iska way badanTahay wxLagaypa in aanay Halkasi Khyrba kULahayn mrka wllo Digriga rabi badi iyo saliga nabiga scw Sxp Horo uzoco horumarka noLoshuba markaas ayu BiLamaa
@kingbuxow846
@kingbuxow846 10 ай бұрын
Bro i am ready your comment after one year 9-9-2023 sat 3:48Am although your comment is very emotional i hope u make well recovery ❤️‍🩹
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 3 ай бұрын
Zxp qormadaadan qooma mamada badan wn arkaya wna kula qiiroonaya wana kaga mahad celinaya sida gobanimada leh e aad ruuxaas ku dhaawacay aad ugu rajeeneysid Qiima badni caafimaad nolol qurux badan iyo wng walba Sido kale adna Qalbiga allah ku dhayo Huno 😢
@samirajama6067
@samirajama6067 Ай бұрын
walal wali ma nooshahy kwrn xaalkaaaga😢😢
@qasimmohmoud
@qasimmohmoud 6 жыл бұрын
Gabadh ayaan jeclaa, ilaa hadana jecelahay, iyana qalbigeedu iimuu Soo jeedin, heestan ayaan dhegaystaa oo Ku dhayaa nabarada, Hadase qalbigeedu wuu iisoo janjeedhsamay. Ku darsoo heesaha maan degaysan jirin ee jacaylka ayaa i baray.
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
😂❤ma is hesheen
@qasimmohmoud
@qasimmohmoud Жыл бұрын
@@nasraabdi4249 5 sano ka hor waanba ilaabey comment-gan. Maya hada waa marwo la qabo anigu doob.
@nasraabdi4249
@nasraabdi4249 Жыл бұрын
@@qasimmohmoud 😁❤️‍🩹5 sano kadib ana arkay sorry
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@qasimmohmoudwaaka xumahay wlle 😢
@samiiraabdullahi1919
@samiiraabdullahi1919 Жыл бұрын
5 yrs kadib baan arkay comment kaga ee aaway qoftii
@dihanabdi5480
@dihanabdi5480 5 жыл бұрын
Bk wuxuu mudanyahay in bilad lasiiyo fanaan buuxa oo somalida hada kajooga thumps up bk 👍👍👍👍👍👍👍
@abdirahman2134
@abdirahman2134 2 жыл бұрын
Waxaan u jeclaa si aan qof horteed iyo gadaasheed u jeclaan balse sabab aan anigu khaladkeeda lahaa baan ku kula tagnay hadeer waaan u xiizey oo waan awoodi waayey inaan la'aanteed nolosheyda sii wato waxay iga maqan tahay mudo ku dhow afar bilod Ilaahay dib ha noo kulansiiyo🥺🥺🥺
@nasricabdiwahaabsiraaji4460
@nasricabdiwahaabsiraaji4460 2 жыл бұрын
Amiin ilh dib ni kulmiyo abowe🥺🥺🥺
@abdirahman2134
@abdirahman2134 2 жыл бұрын
@@nasricabdiwahaabsiraaji4460 aamiiin walaalo
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 2 жыл бұрын
Alle ha isku soo kiin dhoweeyo wll
@abdirahman2134
@abdirahman2134 Жыл бұрын
@@farhiyoshire2430 waan wada joogna hada waxaan rajynyaa in ducadadi la qabalay wlalo
@hahilmaaminwaxaaadtahay6820
@hahilmaaminwaxaaadtahay6820 Жыл бұрын
Zxp hada noloshadii ma isugu kaa toostay
@xanaanadan7137
@xanaanadan7137 2 жыл бұрын
Aduunyadu waa caynba cayn xanuunka aan cawa dareemaayo maha mid aan ka gaabsaan doono waaa idin baryaa iso duceeya in uu alle ii iloowsiyo qofka aaan xasuusihisa ku dhex lumay Ax ax ax ax 🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭 2022 Cawa baan su xasuustay heestaan ax xnuun badana jacylka
@RaaqiyaSayidAli_
@RaaqiyaSayidAli_ Жыл бұрын
Waxaa rajeynaa Inaa ilowday 🥺
@sihamshow
@sihamshow Жыл бұрын
Sorry i feel it 🥲 abyo alla ka baryi in qalbigaga ka saaro
@abdirizakomarrage5231
@abdirizakomarrage5231 Жыл бұрын
So sorry dear kula daremayaaà xanunka i hope inow qalbigu kuudago 2 rakco suna ah duko ilaheyna weydiisu inow qalbgda kasaaro hdowsan kukheyr kuu aheyn
@ahmedosmanwaasuge4691
@ahmedosmanwaasuge4691 Жыл бұрын
7 bil baa kaso waregtaye Miyaad isku wangsanaten Mise Waad Ilowdoo Waad kala Harteen 🥺😳💔
@kingmuniir.
@kingmuniir. 7 ай бұрын
Heestan waxan dhegesan jiray anigo 14 jir ah mrky so baxdy 2017 weliba xafada jaarka ka daawanaya maalin xili galab ahayd cawana wa 2023 /December/10 habenimo isnin so galayso muxu wkhtigu is gurayaa Ilahy hamigeyga ha i rumeyo 2026
@neimaabdimuhumad3164
@neimaabdimuhumad3164 Жыл бұрын
Igadaa naftedaay hadalada nacbeerka😢 Ma ana nal kuu baxay damkasiiyay naaqusay 😢🤦🏽‍♀️ Ilaahow culayska iga dulqaad🤲
@nasibabdi9782
@nasibabdi9782 5 жыл бұрын
👌👌👌👏👏👏❤❤❤ erayaddi Weedhsame Codkii Maxamed Bk #Zackfilms thanks
@haniitaalove8356
@haniitaalove8356 Жыл бұрын
Igaa daa nafteyda hadalad naceyab beerka ahaa 😭😭😭😭😭heesta wax aan dhageysan wkhti qalpigeyga xanuun said daremaayo 10/12/2022 sacaad 2:54 😭 dib miyey uso noqon malmihi naruurda 😭ilahow qalpigeyga Adiga dalacanya i qaboji isaagan nafsigya aduunyaad ugu so saara amiin 🤲😥😭
@mohamedhussein5568
@mohamedhussein5568 Жыл бұрын
sorry abyo😢
@qayz105
@qayz105 5 жыл бұрын
Inta ilaa hada dhagaysata like -03-23-2019
@iftiinyakub7212
@iftiinyakub7212 5 жыл бұрын
Qayz 10 👆💚
@munomuniishaxasan4742
@munomuniishaxasan4742 7 жыл бұрын
iga day nafateday hadalada naca beraka www hes mcn weye 😭😭😭😭😭😭 wan hes an u maleye INA ligu tala galay wayo xalada an taga nahay ee ka hadalosa😭😭💔
@bashiirabdishire9438
@bashiirabdishire9438 6 жыл бұрын
Muno mukkkkkkkniisha Xasan
@LiilzonOfficial
@LiilzonOfficial 4 жыл бұрын
Sido kale wlhi waa iska xal adunyo
@sahraabdi7962
@sahraabdi7962 3 жыл бұрын
V
@marwankawardi9507
@marwankawardi9507 3 жыл бұрын
Muuna ma kabaaxday ana ku jiire
@ilkacase2143
@ilkacase2143 2 жыл бұрын
Ma anaa nasiib kiyo qadar qoran baa jin kara 😭 Heestan meel xun bay iga taabaty anoo dhibsanya bay kadis igu soo baxday xasuus igelisy 2021 waxn waayay Gabdhi uhoraysay noloshyda aan jacyl uqaado Hbeenki igu danbysy aan utago bay iidarty heestan ilaa hada ma iloobin niyadydana kama bixin Waxan isla socony mudo 3 sano iyo bar ah balse calafkaa diiday inaan calmado familyga gabdha baa nin xoog ugu daray runti niyadyda kama baxdo ilaa hada umlyn maayo iny ka baxyso 😭😭
@hooyosundus9516
@hooyosundus9516 Жыл бұрын
Ma Ada nasiibkiyo qadar qoran nagayn kara
@LiipanAbdilahi-qe9vv
@LiipanAbdilahi-qe9vv Жыл бұрын
​@hooyo sundus 😢 ax
@user-ij2tc3ju2r
@user-ij2tc3ju2r 20 күн бұрын
2024 yaa wali dhagaysanaya qalbiga😢
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 4 жыл бұрын
Xasus iitahay heestanu😭😭😭💔2017 ayaan ku xasustaa ya dawanaya 2020💔😭
@najmashiine8573
@najmashiine8573 3 жыл бұрын
ani ayaaa kula xasuusta 2017
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 3 жыл бұрын
Aniga💔😭
@nadiifocabdiraxman9359
@nadiifocabdiraxman9359 3 жыл бұрын
Anigaba sanadkii 2017 wuxuu ii yahay Lama ilaawaan
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
@@nadiifocabdiraxman9359 sidoh kle qapbigaygu ku yaala😭😍
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
@@najmashiine8573 😭
@youngmoney2458
@youngmoney2458 7 жыл бұрын
dib miyy usoo noqon malmihii naruuraduu Ax yaa hees long life bk Tnx pro 😍😍💯💯✔🙋
@mrzack4124
@mrzack4124 2 жыл бұрын
Hellow after 5years
@dgmaxed5732
@dgmaxed5732 7 жыл бұрын
manaa nasiibkiyo qadar qoran nagyn kara xaqii weeye wixii Allah qoray qofna ma nagayn karo calaacal baa ka dhacay walee original calaacal kani wooow waan ka helayba
@talozaap
@talozaap 3 жыл бұрын
Wan oyaa markan maqlo hestan waqti ayaan kaga baxay adag oo an wayay jclykaygii afarta sano qatay ee an ku guldaraystay 😭😭😭
@amish6567
@amish6567 2 жыл бұрын
Sory😭😭
@muzxin
@muzxin 6 жыл бұрын
Rabi ha igu wado maalmaha farxada aniga iyo inta islaamka
@nimconalka4918
@nimconalka4918 7 жыл бұрын
omg noolow bk you're the best fanaan walh ✋✋✋
@hudainaahmed5483
@hudainaahmed5483 4 жыл бұрын
Dam ka siyeey naaquusey jacayki xasuus xun 😭😭2020/2/1 17:45 am axad 💔💔😭😭😭
@Truppaa
@Truppaa 7 жыл бұрын
Noloshaa sidaasee, Maxaad iiga nixisaa, Qalbi aan nabnabayaad, Nuujisaa xasuusteee
@naemadahir6216
@naemadahir6216 7 жыл бұрын
Saleban Adam 😍👏
@gaacaid
@gaacaid 7 жыл бұрын
Saleban Adam -
@WEELEEMAHADHADA
@WEELEEMAHADHADA 7 жыл бұрын
saleeban adam
@mohaahassan7329
@mohaahassan7329 7 жыл бұрын
bahja iska leh heeztan
@nadramahamed9320
@nadramahamed9320 6 жыл бұрын
Madmad kaline
@boqran101
@boqran101 11 ай бұрын
Qalbi aan nabnabayaad nuuji saa xasuustee dib miyey u soo noqon malmihii naruuradu😢2012 jecelkii I asiibay wali il daranahay barkinta ayey ilint iga qubatay intay qoyso ayan dhinaca kale u rogaa isla sidii o kale ayay u qoyda hadana markasan iska hoos qaada markasan dadkoo hurdo iska soo kuududsadaa habenada qaar malin warkee dabadaa sikasta oon isu ilowsiiyo hadana waa un sidii nabar qalibaga ku yaala oon bogsanayn bal si dheh qofkale nafsad uma hayo marmarka qaar dadka ku odhan in dhaha ku casaday e miyaad oyday xanuunada xun xun maxaa loogu dari wayay jecelka💔
@asmamohamedmahamoud7393
@asmamohamedmahamoud7393 10 ай бұрын
Alle haku ilawsiyo Ee istiqfarta badso wad ilaawaysaye
@moxamodiofficial906
@moxamodiofficial906 3 жыл бұрын
20: july.2021. ciidul Adxa 😒Maxaan nabarka aan dhayey Nar ugu dhidesaa🔥✊🙇
@kingaaryan3116
@kingaaryan3116 2 жыл бұрын
dadkii oo dhan qalbiga laga WADA jabiyay 🥵
@jihaanjibril6109
@jihaanjibril6109 7 жыл бұрын
Maxamed Bk doon heeso sida aya ugu soo xidhatay berbera caadi maaha every 2 weeks hees cusub @
@shiinezubeer6512
@shiinezubeer6512 7 жыл бұрын
Nolosha SidaaSe maxaad iiGa nixiSa qalbi aan nab nabayaad nuUjisa xasuUste dip miyay usoO noQon usoO noQon maalmihii naruUraduU mohamet saed bk axyaa fanaaN😅😅😅😅😅😅😅fanaaaN
@amaalkhaliif2633
@amaalkhaliif2633 5 жыл бұрын
pasc
@nimcoaadan8359
@nimcoaadan8359 6 жыл бұрын
Ax ax wlhi wa hees jcyl dhaba ma mooda inay ani iga hadlayso wll hadaad i dareemayso i codee o jcyl dateemayso qofkii i dareemayoow❤😍😔😇👈👄💋
@fathiamohamedahmed472
@fathiamohamedahmed472 5 жыл бұрын
Axax ma anaa Nasiibkiyo qaddar qoran Nagayn kar😢😢😢😢😢😢😢😢Alla Nasiibku maxuu nala hadhay axax saleh dauod 😍😍 ilaahada😍😍😍 oo run😭 ah Alle yaa dib i celiy 2006
@abdinasir9936
@abdinasir9936 7 жыл бұрын
heestan weedh same waxn is idhiba qisadada ayuu helay ☝✌✌💌
@nawalnawal8919
@nawalnawal8919 7 жыл бұрын
eesh calaa hees "Ma Anaa nasiibkiyo qadar qoran nageen kara"❤
@mohaabdimohailkacase1376
@mohaabdimohailkacase1376 3 жыл бұрын
Runtii heestaan heesaha kle iilama mid ahn Alla waqtigu xumaa waqtigaas gabar aan aad isku jeclyn baa calaf nakala diray waana la iga guursady 2021bisha 1aad bay iisheeg tay in oday lagu daray xaga familyga anagoo kala maqan 😢😢
@xaajibukhari5564
@xaajibukhari5564 2 жыл бұрын
Heestan maalinkay soobax day waxaan ahaa qofkii 14naad ee daawada maanta oo ay tahay 2022 na dib ayaan udhagaysnyaa😭😭 wakhtiyo qisooyin kala Duwan kala wata 😢
@Najmahachi92
@Najmahachi92 Жыл бұрын
Sorry💔😭😭
@dj.rockets
@dj.rockets 7 жыл бұрын
woow esha calaaaa hees iga dheh
@zamzameeya8872
@zamzameeya8872 7 жыл бұрын
Jaceykegi nala kala geyay ee garsiya inta samaha jaceyl😭
@fatimahashim1613
@fatimahashim1613 2 жыл бұрын
Hooyaday marku abahay lagursaday add ayay uu niyad jabty marka iiyado ooynaysa dagaysan jirty 🥺🥺😭😭
@farhanali8620
@farhanali8620 5 жыл бұрын
Bk i don't care what they say you are best somali singer ever live.
@mustafabdi6418
@mustafabdi6418 3 жыл бұрын
𝙻𝚎𝚐𝚎𝚗𝚍
@habsalove8088
@habsalove8088 3 жыл бұрын
Agree
@puyolmohamed399
@puyolmohamed399 2 жыл бұрын
Ua entitled to ur opinion 😂
@caddemaxamed6126
@caddemaxamed6126 2 жыл бұрын
11
@abdiqanihassan6299
@abdiqanihassan6299 2 жыл бұрын
Agree
@queenbuntish2652
@queenbuntish2652 7 жыл бұрын
igaa daa nafteydaay hadalada nuxuustaa maa anaa nasibkiyo qadaar qoraan naageyn karaa 😢😢❤💔
@FaysaMohamed
@FaysaMohamed 7 жыл бұрын
queen Buntish mashalalh
@wardahassana8202
@wardahassana8202 7 жыл бұрын
Faysa2345 Mohamed huhhhhhhhhhhhhhhh
@nasiimaahmed6896
@nasiimaahmed6896 6 жыл бұрын
queen Buntish waa xanun qof jecel haya darema kara
@umarfarooqali6551
@umarfarooqali6551 5 жыл бұрын
I am from Pakistan I love Somali music
@MustafeGamaadiid-wi2uq
@MustafeGamaadiid-wi2uq 6 ай бұрын
😅😅
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 2 жыл бұрын
Dib miyey usoo noqon maalmihi naruuradu ax jcylow maxaad xanuun ibaday 😭😭😭
@fatoumaahmed4747
@fatoumaahmed4747 2 жыл бұрын
Ax hestan wax badan ayay I xasusisay xasuus gaar ah aya galay cawa inkasto hadda marwo reer buxda ahay hadana jecel midki ugu xuma ee ISO maray aya xasustay
@Alxmdullilah0219
@Alxmdullilah0219 2 жыл бұрын
@@aishaseki2872 Dee imika waxas iskugu shekeya bari marka laydinka daremana ee dalqada laydin dhibo dhaha raga somaliyeed rag mahin hhhhhh Adero jacaylku waa marka guur imado ee shekoyinka kale ilooba....
@zakeriyeomar8105
@zakeriyeomar8105 Жыл бұрын
Waxan bartaY 2016 ........ Farxad wax kazta wey isiisaY lkin calafkaa nakala dilaY 2021 zory dunideydii ma anaa naziipkiyo qadar Qoran nageyn kara
@user-ue4qe3im8l
@user-ue4qe3im8l 4 жыл бұрын
Dadkn wad murgsn ma jecylbaa saidaas wad galy eee wad calaaalcy adeer wligyb waxb ma jeclaaan wlhi farxdbn ku noolhy oon waxbrshydad ku dhamysty xidhidha wax ladhnan hadlkiisb daaaa imnkna waaan guursnyaaa mid aaan jeclyn markaa rasulkeen csw wuxuu yidhi الحب بعد زواج😁😁😁😂😂
@muhiimxuseen7552
@muhiimxuseen7552 4 ай бұрын
Talaado 14/02/2024 11:12 hbnimo aya uso radshe ina nafisad ku daremo igadaa nfteyday hdlada naxuska 😢😢 wax walbo wey isbadalayan dunidan ruuxne aad ha isu wada siin💔😭
@quenzaamxarir7819
@quenzaamxarir7819 2 жыл бұрын
Igadaa naftaydaay hadalada nacbeerka Hooyo la’aantu waa laf jabka u wayn Inaad hooyada la korin waa xanun aan Laga kaban karin 😭😭😭😭😭💔
@beerlula598
@beerlula598 Жыл бұрын
7 sanno ayey mootantay hadana habeen ma helin daryeel dabadeed😪
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
@@beerlula598😢😢😢waaka xumahay🥲
@kingbuxow846
@kingbuxow846 10 ай бұрын
@@beerlula598really heart touched 😭
@abdisegulle5445
@abdisegulle5445 7 жыл бұрын
Somalidu waa xaasid intaaso qof ba daawaday like tana waa Kala bakhyleen yaaahuuuu dhe Somali xaasid
@puntlandforce6504
@puntlandforce6504 7 жыл бұрын
Abdi Segulle sxb ayaga dhan magaranayaan like and subscribe ahahahh
@yusufali3737
@yusufali3737 4 жыл бұрын
Adigu Like ma janay ku gayn yaab aduun
@hodanengmixile4892
@hodanengmixile4892 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@sagaleygabdhariyda8640
@sagaleygabdhariyda8640 4 жыл бұрын
View badan hdu hesto like mxu tarayaa
@batraanexplains682
@batraanexplains682 3 жыл бұрын
Like wax lacuuno miya
@queennuseyba6119
@queennuseyba6119 6 жыл бұрын
Xanun waye hestan ax ax fanan jiro pk big respect Zack wan idin jeclhy
@barliinmohamed8623
@barliinmohamed8623 6 жыл бұрын
nuseyba cadey hadey xanun tahay maxad udhagesatay lakin WA Run sorry mcnto 😍🤦👈❤💘💗💕💕💖💖💖💖💖💞💝
@cumarcabdikaahiye4546
@cumarcabdikaahiye4546 6 жыл бұрын
nuseyba cadey
@cumarcabdikaahiye4546
@cumarcabdikaahiye4546 6 жыл бұрын
Barliin Mohamed gaedgeokmipjh
@khadaryusuf924
@khadaryusuf924 6 жыл бұрын
nuseyba cadey I love you
@ibrahimmohamed4648
@ibrahimmohamed4648 6 жыл бұрын
asal dhalad channel not pk bk hehehe
@goumanehsamira5946
@goumanehsamira5946 6 жыл бұрын
Nolosha sidase maxaad iga nixisa qaalbi aan nab nabayaad nujisaa xassuste dhib miyaay usoo noqoon maalmihi naruuro please like saara
@farahabdi3223
@farahabdi3223 6 жыл бұрын
Manaa Naagti Barey Wuu Ka Naqeystey Qeyrkeed
@hamdi5902
@hamdi5902 7 жыл бұрын
waaw hees shidan oo micno badan leh! Nooloow BK bro!!
@foosiyomahmud7190
@foosiyomahmud7190 6 жыл бұрын
Xanaan14 Cadeey 2018
@foosiyomahmud7190
@foosiyomahmud7190 6 жыл бұрын
Xanaan14 Cadeey bk
@mayayusuf8531
@mayayusuf8531 6 жыл бұрын
Xanaan14 Cadeey great
@hibohassan755
@hibohassan755 7 жыл бұрын
wwww iga daa nafteeydaay hadalada naxuuskaa mana nasiibkii qadar dhacay celi kara song nice
@militaryarchive8979
@militaryarchive8979 6 жыл бұрын
Heeees xasuuus mudn sxbky aan dunida ugu jeclhy aaa ad ujeclaaaa wlhi waan xasuuusta dareeen gooniya ayeee ileedahy maalmihi naruurada
@kaamilyare5273
@kaamilyare5273 6 жыл бұрын
abdinajiib xabiib time for xasuuuus
@libaanbarre6564
@libaanbarre6564 5 ай бұрын
Caawa waa 3 /2/2024 10:57 pm habiin axad ah in kasto aanba iska tirtiray jcl oo go aan kaqaatay lkn waxaan caawa xasoostay nasteexo oo aheed gabar aan aad o jecladay lkn aaqirkii lasiyay ina abtigeed oo kayimid filan marka waxaan joogay guricel galmudug 2017 bey aheed lkn caawa waxaan KO dhagesaa Birmingham UK waxaan leyahay farxad iigo nolaaw dhamaantiin qof kii aqriya qoraal keyga waan kosalamay wll thanks 🎉🎉🎉
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 5 ай бұрын
Alle qalbiga hakaaga tirtiro Mid khayr qabtana Alle hakugu bedelo🤲
@amransaciid4076
@amransaciid4076 7 жыл бұрын
Zack films thanks bro
@legendabdalla6235
@legendabdalla6235 6 жыл бұрын
Maxan nabarka aan dhaYaY naar uku shidayza wallahi heestan waa xanuuun wan ooYa markan dhagayzto allow lamanaha jecel izku keen aamin 😢😢😢😢😍😍😍😍
@Arooje12
@Arooje12 2 жыл бұрын
ahyaa abwaan : xasan daahir ismail weedhsame iyo maxamed sicid bk top
@sayidkabayoh
@sayidkabayoh 7 ай бұрын
Heestan xasuus gaara ayay igu leedahay waxan ku xasuusta sanadkii 2017 ee ay cusbayd ayaa waxanu wada dhagaysan jirnay inan aanu isla sanadkas is baranay si wayna aan uga helay xidhiidhna aanu wada abuurnay lkin markii danbe nasiibku naga hiiliyay oo aanu kala hadhnay Hada mar kasta oon dhagaysto waxan xasuusta xidhiidhkas nasiibku ka hiiliyay ee burburay hadana waxa xasuustayda dib usoo celiya ereyada heesta ku jira ee "Dib miyay usoo noqon maalmihii naruuradu"❤
@suldaanhalabuur4662
@suldaanhalabuur4662 7 жыл бұрын
22.06.2017 23:50 iga daa naftaydaay hadalada nuxuustaa please like intii dareemaysa xanuunka jacaylka
@haifocashaquhanaaxoahmed8216
@haifocashaquhanaaxoahmed8216 6 жыл бұрын
Geel Jire 12 /11 /2017 13: 13 bk faanan jira
@wadanisomali6974
@wadanisomali6974 6 жыл бұрын
13 /11/2017
@haifocashaquhanaaxoahmed8216
@haifocashaquhanaaxoahmed8216 6 жыл бұрын
wadani somali Oke
@apdihakimlyrics299
@apdihakimlyrics299 6 жыл бұрын
Ax ax zhp
@juweriyamohamed9984
@juweriyamohamed9984 6 жыл бұрын
Geel Jire 88ì
@mohamedkahie4053
@mohamedkahie4053 7 жыл бұрын
erayada qaar micanahodu way adag yihin lama fahmi karo cesh cala hees i liked 😍😍
@guuledali9145
@guuledali9145 6 жыл бұрын
af somaliga kugu yar school taag
@dabcadchannel179
@dabcadchannel179 6 жыл бұрын
mohamed kahie Reer somaliland way fahmayaan
@opi2861
@opi2861 6 жыл бұрын
Abwaanki abwaanda sameeyay weedhsame
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898
@macluumaaddaahsoonmacluuma7898 5 жыл бұрын
Adeer school tag
@aralahahmed5099
@aralahahmed5099 5 жыл бұрын
nuruuro wa maxay plz
@Bukaansocod
@Bukaansocod 8 ай бұрын
Ugu danbeyn waaan baxay mana soolaban doono mardanbe ima dhibsan doontid mana igu qaylin doontid 😭 adigba haddaan kuwaayy waxdanbe nlosha uma joojin doono lkn welgy kuma ncyo kaama haysto maanta hal xasuusoo qurux bdn saasy tahy majoogsnyo mrnba jcylka aankuu qabo Lanolow cida iga kaa mudan wll iifrxsnow 💔
@ridwanmohammed4897
@ridwanmohammed4897 4 жыл бұрын
01:40 Am 10/10/2019 Xasuus jaceyl ♥️♥️😘
@munishabdille2924
@munishabdille2924 3 жыл бұрын
M
@waladhoussein3158
@waladhoussein3158 7 жыл бұрын
walahi ech caala hees ad uu macan et merci zack films
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
You're welcome bro
@kamalamin7327
@kamalamin7327 7 жыл бұрын
Zack Films weedhsame inaba cadi maha
@ummulkheirmohammed6787
@ummulkheirmohammed6787 7 жыл бұрын
ZACK FILMS English translation bro.....please
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
maxad iii gaa niixisa qalpiyan napnapya nuujiisa xasuustee diip uu soo noqon malmiihii naruuraduuu🙋bk wa ku amiinsanhy pro pig respct bk. 😍 👉well done Zack Film's. 😍
@idileeyabdirahman3408
@idileeyabdirahman3408 4 жыл бұрын
😢😭😭😭🙄🤔🙈
@alnaimi4035
@alnaimi4035 5 жыл бұрын
Axyaa fanaan 2019 yaa ila dawanaya
@xamdadhupo6177
@xamdadhupo6177 6 жыл бұрын
Mana nasiibkiyo qadar qoran nagaYn kara hees iga dheh ilahy haku dhawro maxamed siciid bk
@miimooadeey3453
@miimooadeey3453 7 жыл бұрын
dib miyeey usoo noqon maal mihii naruuradu bk 💖💘👍🙌
@xidigahageeska4583
@xidigahageeska4583 7 жыл бұрын
haa
@khadracisman1777
@khadracisman1777 7 жыл бұрын
wax tagay tiigsimaad ma leh
@asadhussein1924
@asadhussein1924 6 жыл бұрын
miimoo adeey mbzu
@kaderismailahmed1226
@kaderismailahmed1226 6 жыл бұрын
miimoo adeey
@hassangure8540
@hassangure8540 7 жыл бұрын
Inta nin Raggu uu tarro nin raggi taro anigoon kanoogeyn Nice words
@alijama6088
@alijama6088 3 ай бұрын
2024 ❤ saar hadaad timi zxb❤
@zuldanzaid2997
@zuldanzaid2997 Жыл бұрын
Mar kale hadii kuso laabatay dhagesiga Heestan Sanadkan cusub 2023 like isaar si aan dib ugu so noqdo u dhageysto ado qoraalkan aqrinayo legends
@hanaismaciil9885
@hanaismaciil9885 2 жыл бұрын
10/22/2021 habeen anan iloobi doonin qofad isu halaysay ku dhawacaya mana mana naqyio roob dhul nabaad le kararay nidarki jacaylki jacaylki ma ana unidar furay 😭😭😭😭allah qoray 💔💔💔💔
@ayanitaaleel6164
@ayanitaaleel6164 7 жыл бұрын
zack films 😍😘😍 laguu baahna walee
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
Mahadsanid Walaalo Ayaanitaa 😍😘😍
@abdikariimqoorgaab8784
@abdikariimqoorgaab8784 7 жыл бұрын
waa hees Micno badan samaynaysaaa
@abdiqafaromar7988
@abdiqafaromar7988 7 жыл бұрын
hees micno wayn Ku fadhida ninkii fahmayaaa fahmay
@yahyejamac986
@yahyejamac986 Ай бұрын
Inta uu nin ragi taro anigoon ka noogeyn Mxan nabrk aan dhayay naar ugu shideysa 😢
@niimaofficial7876
@niimaofficial7876 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021
@yayafrh8978
@yayafrh8978 4 жыл бұрын
25-nov-2019 Yaa ila daawanaya....... Bk walee waa fanaan caalami ah oo talent leh lakiin nasiib xumo waa somali oo umada kale meelkasta oo aad tagto dadka hibada leh waa ciseeyaan oo hanti xoojiyaan ....
@amrandhagatreey9924
@amrandhagatreey9924 7 жыл бұрын
zackfilms thank you bro
@hamdixilkas6325
@hamdixilkas6325 3 жыл бұрын
Runti hestan musasala ku bartay waka helay kadib ban soradshy cadi aa iskagadhagesan jiray lkn mante qisadeda igu dhacdy wlh xanun waye dibmiyey uso noqon malmihi naruradu😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@barwaaqomaxamed5255
@barwaaqomaxamed5255 2 жыл бұрын
Inaad iska barto mayna ahy hadii aad iga tagayso Qalbiga alle hay qaboojiyo adiga alle haku xiftiyo Qalbi aan nabnabayaad nujisaa xasuus Dib miyey usoo noqon maalmihii naruurado😭😭😭😭
@hamzequrbo6300
@hamzequrbo6300 Жыл бұрын
💔😪
@marwaanlovechelsea7750
@marwaanlovechelsea7750 7 жыл бұрын
zack films tnx 100%
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 7 жыл бұрын
You're most welcome my brother.
@ifraaxali9119
@ifraaxali9119 7 жыл бұрын
💋💋💋💋
@amaalmohamed4055
@amaalmohamed4055 7 жыл бұрын
ma anaa NAL kuu baxay dam ka siiyAy naaqusay
@najaxqarbooshe830
@najaxqarbooshe830 7 жыл бұрын
nolasha saaase maxd iga nixisa qalbi an nanabyad nujisa xasusute
@mohamedabdi2332
@mohamedabdi2332 6 жыл бұрын
Iga daa naftaydaay hadalada nac beerka Na ana nal ku baxay dam ka siiyay naaqusay Bk iyo abwaan Weedhsame
@user-en5pk6lg3n
@user-en5pk6lg3n 3 ай бұрын
Inta 2024 ila dhagesatay abayo io apowayal salama 😢
@moxamudmudy1730
@moxamudmudy1730 4 жыл бұрын
Nice song.. Always relieve whenever I hear it wallahi.. Mohammed Bk legend
@adamomar6783
@adamomar6783 4 жыл бұрын
I never get tired of listening this song 💓💓💓🔥
@faysalmaxamud6962
@faysalmaxamud6962 2 жыл бұрын
bk
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@faysalmaxamud6962❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
​@@faysalmaxamud6962❤❤😂😂😂😂😂😂
@zakariyambillow1150
@zakariyambillow1150 4 жыл бұрын
Legend of the Legends... BK Nolooww sxb Sare........ One of My greatest Beloved Friend loves this song. And ask For a replay Always . 💞💖💞💝💗💖💗💖💖💗🎈🎈💞🎈💞💖💞💖💝💞💝💞💝💞
@Masnaad
@Masnaad 5 ай бұрын
Ayaamuhuu daal badna xasusuhuu dhaamd maleh 🥺 nolsha sidaase maxad igaa nixiisa diib miyeye uso noqon malmihii naruuraduu ruunti waxan ilhay kabarya inuu isiyo qalbii kalo cafimd qaba😢
@ahmedsakiabdirahmanali5404
@ahmedsakiabdirahmanali5404 3 жыл бұрын
01 - January -2021 Friday Time : 10:14 PM Hargaisa / Somaliland Who still listening??
@khdraomar5478
@khdraomar5478 7 жыл бұрын
Ma anaa ninkii barey ka naqeystey qayrkeed❤❤❤ mohammed saeed bksack films thankxx
@a.rashiid0
@a.rashiid0 4 жыл бұрын
Who is listening 2019 September 14 Saturday 💯best song
@saeedabdullah3227
@saeedabdullah3227 4 жыл бұрын
444
@beerlula6673
@beerlula6673 4 жыл бұрын
@xamdacali5700
@xamdacali5700 4 жыл бұрын
14/11/2019 malin khamiisa kamana dhargo heeztan
@hamsetroreibnunaziip235
@hamsetroreibnunaziip235 3 ай бұрын
2015 ya ila dhgyzty
@SudeysiKhaalid
@SudeysiKhaalid Ай бұрын
My jirin Zxp 😊
MAXAMED BK ┇JACAYLKA DHIBTIISA ᴴᴰ┇LYRICS
5:54
ZACK FILMS
Рет қаралды 3,1 МЛН
MAXAMED BK┇ILMO CAASHAQ ᴴᴰ┇LYRICS
5:20
ZACK FILMS
Рет қаралды 3,1 МЛН
Wait for the last one! 👀
00:28
Josh Horton
Рет қаралды 141 МЛН
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 24 МЛН
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Gureey Pro
Рет қаралды 178 М.
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 11 МЛН
Maxamed Bk Saynab
9:27
Achilles Entertainment
Рет қаралды 681 М.
MAXAMED BK HEESO XULA
1:08:30
Fanaaniinta Soomaalida
Рет қаралды 455 М.
MAXAMED BK IYO NIMCO DEGAN┇AAN MAALNO JACAYLKA ᴴᴰ┇LYRICS
8:19
Amiisha By Maxamed Bk HCTV HD
5:01
Horn Cable Tv
Рет қаралды 922 М.
MAXAMED BK┇ JACAYL WADKII GALAY ᴴᴰ ┇LYRICS
6:59
ZACK FILMS
Рет қаралды 3,1 МЛН
Maxamed Bk  Lingax New Video 2019 Hees Qiso Dhab Ah
5:07
Dayax Films
Рет қаралды 5 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 166 М.
رورو ضد رقيه🔫😲🚀 #shorts
0:13
رورو فاميلي | Roro Family
Рет қаралды 18 МЛН
Cunning GUYS 🤣
0:15
dednahype
Рет қаралды 6 МЛН
Папа помог Дочке 🥹❤️ #shorts #фильмы
0:30