Amiisha By Maxamed Bk HCTV HD

  Рет қаралды 943,438

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

9 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 250
@mohamedxuseenmoahmed3690
@mohamedxuseenmoahmed3690 Жыл бұрын
Heestan waxaan u qaada walashay oo iga yar markay iga xanaaqdo 😢❤waan ku jeclahay walashay amiina XuuseeN mahamed ❤
@hodanabdi1342
@hodanabdi1342 Жыл бұрын
M.a❤️🔥
@SaynabJamal-fm1lg
@SaynabJamal-fm1lg 9 ай бұрын
𝘼𝙡𝙡𝙃 𝙠𝙪 𝙙𝙖𝙔𝙤
@NadiraAcdemy
@NadiraAcdemy 8 ай бұрын
M.alh❤😊
@kadernur6861
@kadernur6861 8 ай бұрын
28/10/2023 waa habeen aad u qurux badan runtiii roob aad u macaan ayaa da'aya wxn jeclstay habeenkan caawa ah inaan wayihii jcyl dib u milicsado,alle wxn uga baryaya inta isjecel inu calafku isku keeno,inta isqabtana inay galgacayl kuwa jogaaan❤❤❤
@aragsan6552
@aragsan6552 8 ай бұрын
Aan wax kugu darsado ee last week waxan Facebook ka helay inan aanu aad isuu jeclayn when I was 14 years lakin markan ahaa 15 jir ayanu toos xidhiidh uu yeelan isku school maanu ahyn lakin guriga walaalkay oo aan joogay ayuu soo hor mari jiray reer hargeysa xafada xawaadle , inanki sidanu waratah isugu qori jirnay ee aanu kulanay 3 haben ayaa waxa cirka kaso dhacay mid inkaar qaba oo fmlyga ah Europe ayuu ka yimid waa laa isiyay any why 20 sano ayaa kaso wareegtay wiilkina Facebook waan ka helay lakin maan add garayn sawirkisa see haben walba waan daawada 😢 😭 😢😢😢😢😢
@KhadraXasan-vv5xf
@KhadraXasan-vv5xf 7 ай бұрын
🎉3
@NUCMAAN_12
@NUCMAAN_12 29 күн бұрын
Jacayl xaasid ma waayo .💔​@@aragsan6552
@CabdikareamMohamuth
@CabdikareamMohamuth 23 күн бұрын
Ax ax 💔💔​@@aragsan6552
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Hees wan waxan u qaadi jirnay walashy iga wayn AMINA anago dhan aya u qaadi jirnay curada hooyady❤❤
@sadaqunamoha3933
@sadaqunamoha3933 2 жыл бұрын
Gabdhi ugu horeysay an jcl wadagno amina Allah janadi ku gee😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@maqziledahir3346
@maqziledahir3346 2 жыл бұрын
Ameen😭❤️❤️
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 Жыл бұрын
Ax ilaahay haunaxaristoo gabdha wll adna markasta ood xasuusato uducee 🤲
@AminaAbdi-ow3el
@AminaAbdi-ow3el 7 ай бұрын
ameen abowe ilahi janada firdowsa haka warabio adna udoceey
@abdimahamoud2824
@abdimahamoud2824 2 жыл бұрын
After 6Years Waan dhagaysanayaa 2021 Wkhti kale iyo Goob kale🥺❤️
@bilanqurux4028
@bilanqurux4028 2 жыл бұрын
Inshallh
@mohamedxuseenmoahmed3690
@mohamedxuseenmoahmed3690 Жыл бұрын
Heestan waxaan u qaada walashay oo iga yar markay iga xanaaqdo 😢❤waan ku jeclahay walashay amiina XuuseeN mahamed ❤ 4:01
@youngmoha5759
@youngmoha5759 Жыл бұрын
Indhaha kaligaa ku eegta 😍 ilmana😢 naxariis la ooya 🎧2023/02/17 Muqdisho
@abdirahiimnaniofficial949
@abdirahiimnaniofficial949 2 жыл бұрын
Who's watching 2022 aamina Amiisha hees iyo bar 🥺
@murtikab802
@murtikab802 Жыл бұрын
23/3/2023😢 indhaha kaligaa ku eegta🫂 ilamana😭 naxariis la ooyayah😢 Allow Qofka Aan Jeclahy Qalbigeda Isoo Jedi Wlhi Wan Jeclhy Nolol Ta Ugu Sareysa La Raba😭🤲
@abdirahmanadem5074
@abdirahmanadem5074 2 жыл бұрын
2022 😂😅car wakase gacanta hala iqabto istaqfurralah😂😅
@hodanabdi1342
@hodanabdi1342 Жыл бұрын
😅🤏
@hashimabdi4382
@hashimabdi4382 Жыл бұрын
Weykana Hee 2023 dhagesanaya
@nimconimco1088
@nimconimco1088 2 жыл бұрын
Wlhi hestani xasusu igu leady iyo labda rux ee isla fadhiya nimco samriye iyo maxamed bk waxa iqadi jiary jacylkygi yarntii wanu is gursny hadan wan kla tagny alx ilhy waxa unasiyay maxamed oon ugu magacdry maxamed bk oo hesihis aan ad udhagysn jirny inankyga abhii 😥😓
@xaamjilibey6233
@xaamjilibey6233 2 жыл бұрын
10 sano kadib xataa hadee kasoo warregato waan ku hestaa heestaa PK😍
@Mohammedoslo
@Mohammedoslo 4 жыл бұрын
Yaa dhagaysanaya 2020 xusuus Bk legend nolow❤💯
@caygaboy
@caygaboy 2 жыл бұрын
Waxaa isku jecleyn sidii ul iyo diirkeed lkn nasiib xumo isku tanaasul la'aan baa nagala wadey Waa ku jclhy *Amiisha* frxd iigu nooloow😥😥🥰😥😥
@user-rm6ie8dv8b
@user-rm6ie8dv8b 7 ай бұрын
Sethy
@MaahirBarre-fn2fn
@MaahirBarre-fn2fn Ай бұрын
Wali ma jecshy amisha😢
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka Жыл бұрын
Aqlaaqda xishoodka asluupta adeeca dulqadka imanka admiga kama sino aqoonta War nin weyn ku hadli karo ❤❤ Bk waxan kugu qayaso ma aqano fanka u thy messi wlhi
@coprabarkhad3445
@coprabarkhad3445 4 ай бұрын
08/03/2024 exam ayan raby in aan laptopkyga kaga shaqayo lkn heestan ayaan ku raxaysanaya hadad iga daneyso isoo xus oo like i saar
@Afisa543
@Afisa543 Жыл бұрын
Sheikh bk hesaheyga hali dhaafo ayuu dhahay lkn somali inu ka dhashay ayuu ilabay😂😃🤣😹🎧🔊🎵🔥💃
@maxamedxasan9882
@maxamedxasan9882 24 күн бұрын
Qiyaasti 2014 Nairopi Esleigh aa kudhageysan jiray Hadana Germany Stuttgart aan jooga waa aduuunyo uuun oo Bk fankii katagay 😢❤😢❤
@sakneyms1214
@sakneyms1214 4 жыл бұрын
Bk fanan lamida ma arag mana arki doono love you maxmed kyga ♥️♥️♥️
@maxamedcabdiraxmaan2821
@maxamedcabdiraxmaan2821 11 ай бұрын
Waxan dawadey 2016 ilahada man jeclahay amazing legend still iam watching 24/8/2023 another place😢❤❤
@QadroMire
@QadroMire 3 ай бұрын
9 years ago ❤❤😂
@abdifataahjaamaccarab819
@abdifataahjaamaccarab819 2 жыл бұрын
Heestan waxan dhagaysanayah caawa oo bishu thy 12/5/2022 anoo joogah adis apapah una safraya hargeisa isla.caawa inshaa allah iyadoo jimce ah Xusuusaha iyo wakhtiyaduba wey kala qaalisan yihiin kalana mudan yihiin Illaahay dhamaanten hamigeena ha rumeeyo
@najiibnajka1155
@najiibnajka1155 Жыл бұрын
Aamiin wll
@fahmeclaahe8403
@fahmeclaahe8403 Жыл бұрын
M.a m.a wll qali
@fahmeclaahe8403
@fahmeclaahe8403 Жыл бұрын
Amin amin wll
@fahmeclaahe8403
@fahmeclaahe8403 Жыл бұрын
Welcome 🔷️
@JamaalAbdinaasir
@JamaalAbdinaasir 11 ай бұрын
Aniguna Addis Ababa anigoo jooga dhageysanaya 18/8/2023
@amalibrahim9206
@amalibrahim9206 25 күн бұрын
After 9 years still listening 😊 hadda iga danbayso like ta😅
@CumarJiidhe-zg7hq
@CumarJiidhe-zg7hq 3 ай бұрын
2024 yaa dawanaya 😢
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
6sano kadib ya dib u dawanayo heestan😭
@hamdahayaat8885
@hamdahayaat8885 2 жыл бұрын
✋✨
@munacabdirahman8889
@munacabdirahman8889 2 жыл бұрын
Aniga 🥺✊
@hamzaahmed9648
@hamzaahmed9648 2 жыл бұрын
😅😅😅
@hafsahhuruuse310
@hafsahhuruuse310 2 жыл бұрын
Aniga👋👋
@moahanabdi9950
@moahanabdi9950 2 жыл бұрын
Aniga sidoo kale
@mokhtar_barra
@mokhtar_barra 4 жыл бұрын
Xabbti nimco samriye kuu xiiznay wariye international ayad ahayd🥰🥰
@Updichanel
@Updichanel Жыл бұрын
Wlhi Hestan mrkan dhagesanayo Aniga dhan jacayl igu soo dagoya😁❤
@Horn_petroleum
@Horn_petroleum 7 ай бұрын
Wlhi waxan xasuustey maalin internet coffee lacag uga bixiyey heestan😂
@SeidBk
@SeidBk 2 ай бұрын
Wan ku salaamay hadad heestan soo raadisay 2024
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said 8 ай бұрын
Memories heestan qofkii an bartay habenkan bartay ubad bay leeday wllhi ana al aaan Alone😢😂
@bileabdullehussein7121
@bileabdullehussein7121 4 жыл бұрын
Fanaan Bk waan Taageeraa heeso xaqiiqda ka hadlaayo ayuu ka hadlaa lk sxb kala saar fanka iyo siyaasadda .soomaaliya iyo soomaaliland waa dad wad dhashay kaliya waxa ay isku haayan waa siyaasad
@abdifatahabdullahi5588
@abdifatahabdullahi5588 3 жыл бұрын
hada waa aamino waa xaaskayga alx wlh heestan waan iska jeclaa ila marke so baxday lkn hada xiiso gooni ah ayey ii leedahay oo waa magaca xaskega
@ilkacasedestonevic2266
@ilkacasedestonevic2266 2 жыл бұрын
7years ago waaye heestan lkn aniga waxaan maqley cawada oo ah 19/3/2022 wihi wana dhajistey hhh😂bk fanaan lu xisso💯
@zamfx12
@zamfx12 Жыл бұрын
after 7years still listening💔😟🤟❤️
@melxungalee5976
@melxungalee5976 Жыл бұрын
Same Here
@yoboo3914
@yoboo3914 Жыл бұрын
Am here❤
@shakashenodahir4321
@shakashenodahir4321 Жыл бұрын
Even after 20 year😒🤒🥹😢
@barirahahmed4230
@barirahahmed4230 Жыл бұрын
Listen until u die
@user-jp8fh6mw2e
@user-jp8fh6mw2e 3 ай бұрын
​@@yoboo3914❤❤❤❤444↪️↩️🚮🚳🏧🏧🏧🏧😢😢😢😢😢😢😢😢🐩❤❤😂😮🐗🐶😊
@hodanmahd1939
@hodanmahd1939 3 жыл бұрын
2021 yaa dhagystayyy✨💋😩😩😩
@miskiinkaalle5460
@miskiinkaalle5460 2 жыл бұрын
Mid kamid ah halyeeyada fanka wax uga tegay Bk❤️
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 Ай бұрын
Heeatan waxan dhageysanaya anoo bilaa xiriira ilaahow cid aan sidaa ugu heeso isii❤
@mohamedfaidmohamedfaid991
@mohamedfaidmohamedfaid991 2 жыл бұрын
Wali waan wataa legend bk asgo kle walee fanka yeeln maayo
@maryanmaow3843
@maryanmaow3843 2 жыл бұрын
Fav song all the time
@Hasandacad.channel4870
@Hasandacad.channel4870 Жыл бұрын
Marna ba kama daalo heesaha bk heestan caaway iibaxysaa haben sabti soo gelayso bishuna ay tahay 20 may 12:10habenimo ya salaama bk fankaagi waan uxiisnay
@sihamsahal5181
@sihamsahal5181 2 жыл бұрын
20 sano hakah so waregto still wxn jeclhy bk songs 🥺 14 April 2022💔😥
@FaysalDahir-ux3gz
@FaysalDahir-ux3gz Жыл бұрын
Tnks
@user-uu6yn6ky4j
@user-uu6yn6ky4j 24 күн бұрын
Hees way dhafta hestan waxan dhagaysanayaa 12.35 habenimo habeen xasus mudan waxa iga xanunsanaysa jacaylkaygi raxma allh ha ii caafiyo iso duceya wallyaal 😢❤
@user-ob7fi9dw4u
@user-ob7fi9dw4u 4 ай бұрын
My Name ❤😢
@jimcaaaleshaacir3582
@jimcaaaleshaacir3582 Жыл бұрын
Wahwah bk ex fanaan hore heestan inan aamina laydha oo aanu isjeclayn ayan udiri jiray wanan soo xasusan jiray markan codkeda maqlo
@sacadaxmed3557
@sacadaxmed3557 2 жыл бұрын
Quruxda heesta waxa leh axmed weli furinle
@axmedzaki6881
@axmedzaki6881 2 жыл бұрын
Wax gard tahy walhy
@DeksanMohamed-qe8dd
@DeksanMohamed-qe8dd Ай бұрын
Heestan waxaan u qaada walashay oo igaa xaanaaqdo 😢❤waan ku jeclahay walashay Amina Med robleh❤
@kaledfarhan7746
@kaledfarhan7746 4 ай бұрын
Waligay ma baran gabadh aamina la dhahO😢😢😢
@AminaAbdi-ow3el
@AminaAbdi-ow3el 7 ай бұрын
gabar walbo oo amino ladaho walashey kamiid tahy guul ayan urajeynaye
@hormoodkasoomalida9210
@hormoodkasoomalida9210 11 ай бұрын
After 8 years xaadirna waan ahaa oo wAAN DAAWANAYAY MAALIN QAADAYAY😢😢😢😢😢😢😢
@ahmedsalan1955
@ahmedsalan1955 Жыл бұрын
heestan marka maqlaba intan me faristo kaligay xusus gala wayo wakhtigi wacna ee an soo wada marnay io marka heestan u qadayo siday u farxi jirtay soo xasusta isma lahi waxa jira ama dhalan dona Qof dumara oo booskeda ii buxinaysa 2018 ila 2021 ban u qadi jiray lkin 2021/06/01 malin anan ilowin oo BoQoraDayDii aduunka ka galbatay malin xusus 𝕚𝕘𝕦 leh mahahed ZiciiD BK hestan wan ka haya inkasto xusus igu ledahay 🥺🤕
@bilanjama4708
@bilanjama4708 Жыл бұрын
Sorry😢😢😢
@shilhaanbashir836
@shilhaanbashir836 4 жыл бұрын
Habaryarty baa ldhhaa ilhow ikaa daa♥️♥️😘
@user-mg9gz7cd2u
@user-mg9gz7cd2u 8 ай бұрын
Bk fanaaan kaamuu danbeyen 😭❤️😩
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 2 жыл бұрын
Nimma samriya imiss you 👸🏻🥺
@MumtaasNaasir-gs9rv
@MumtaasNaasir-gs9rv 8 ай бұрын
Pk the best songs
@zamzammohamed7909
@zamzammohamed7909 Жыл бұрын
Indhaha kaliga ku egta ilmana naxaris la oya agtoda kamuqo amisha❤
@abdirahmanvcmnb8227
@abdirahmanvcmnb8227 9 жыл бұрын
Waw my sxbkey bk boqorka codka xigahaha geska Wwwwww
@maxamedcabdiraxmaan2821
@maxamedcabdiraxmaan2821 9 ай бұрын
2/9/2023 7 : 56 iam watching my city lasanod see you again new generation waa idin saalaamey ❤✌
@updirahmancaydiid6517
@updirahmancaydiid6517 Жыл бұрын
Wlshy Aamina ❤️
@saciidxaji307
@saciidxaji307 3 жыл бұрын
Indhaha kaligaa ku eeegta Ilmana naxariis la ooya Agtooda ka muuqo
@maxamedhubbi6860
@maxamedhubbi6860 2 жыл бұрын
Heestan wan kuriyooday😁😃
@ALFAAR0
@ALFAAR0 27 күн бұрын
after 6 years still listening😢💔
@mohametahmet7827
@mohametahmet7827 2 жыл бұрын
Ramadan 11_4_22 mon Xasuus aan ilawi Karin hees aaad u macaaan xtaa ramadaankii Naga walaysaaaaa bkyooooooooow Hargysa jugjiga yar🤣🤣
@cabdulaahiaxmed650
@cabdulaahiaxmed650 Жыл бұрын
Heestn waan jclhy mxaa yeelay wxaan kusoo xusuustaa gabar aan jeclaa ilaa hadana jeclahay waana aamina markaan maqlo ereyadeeda waan qiiroodaa markuu dhahayo indhaha kaligaa ku eegtaa ilmana naxariis la ooyaa agtooda ka muuqo amiisha still I am listening ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️amina amiisha 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🫀
@SharifGarcadde-hm7wh
@SharifGarcadde-hm7wh 2 ай бұрын
Maxamed cabdi Bk waa fananka kaliya ee anan hal heeys uu qaday nebceyn inaba caadi ma ahan Bk❤
@user-zb4jz3rl9b
@user-zb4jz3rl9b 5 ай бұрын
29/01/2024 still watching😊
@Khaled__saleeye
@Khaled__saleeye 5 ай бұрын
31/01/2024😂❤
@xadaari129
@xadaari129 5 ай бұрын
4/2/2024😂
@saambaby2407
@saambaby2407 2 жыл бұрын
Amii nolosheydii ❤️♥️💍💯👈
@aminahaxmett3786
@aminahaxmett3786 2 жыл бұрын
Who's watching 2022 amina amiisha fav song🥺❤
@user-dv2tq6bb5c
@user-dv2tq6bb5c 8 күн бұрын
Kawarn heestan hadan midsized qoral idinkusoqoro like ladhac sxb😮😊
@abdirahmanabdiabdulle7048
@abdirahmanabdiabdulle7048 8 ай бұрын
AMISHA 👍
@ahmedyare1379
@ahmedyare1379 4 жыл бұрын
Waa hees xasuus iga mudan
@feysalbishar2225
@feysalbishar2225 2 жыл бұрын
Who is still listening in 2021
@axmedcbdi9088
@axmedcbdi9088 Жыл бұрын
amiiisha boqorada dhalinta amiisha ahmed birmed, gobaaadeeniii amiiisha,amiiisha😥🥺❤️💙🌹🥀💊
@Baabkasool
@Baabkasool 10 күн бұрын
Hadi wiiL iyo gabari isjecel yihin Ana nimcoY kujeceL 😢
@hassanibraahimaadam9375
@hassanibraahimaadam9375 7 ай бұрын
More than son, and more than a singer Mohamed Said Bk codkaaga allaha ku barakeeyo🔥🫡
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 8 ай бұрын
23/10/2023😢 Indhaha kaligaaya ku eegta 🫂 ilama naxariis la oooyah How dare you love is really drugs 😊😢
@marianaahmed1773
@marianaahmed1773 6 жыл бұрын
maxamed sacid bk fanan aan adka utagero nlow hormar wcn
@osmanmursal8082
@osmanmursal8082 7 ай бұрын
Hooyo yariisey ❤
@faysalbakaal
@faysalbakaal 2 жыл бұрын
6yrs later if you are watching and listening u are a legend.
@hassanahmet4065
@hassanahmet4065 2 жыл бұрын
Its my favourite song when iwas 15 years old
@muuseseemal7036
@muuseseemal7036 6 ай бұрын
8year still listening 🔥
@BalqiisaH.1
@BalqiisaH.1 Жыл бұрын
23/10/2022 mon xasuus weeyeh😢
@BalqiisaH.1
@BalqiisaH.1 8 ай бұрын
29/10/23 sunday xasuus kale 😊
@Asma_dagan
@Asma_dagan Жыл бұрын
🥺❤️‍🩹wlhi hees xasuus mudan
@enaahmet3857
@enaahmet3857 9 ай бұрын
12 octoper 2023 libya 💔🥺
@samataraxmed3135
@samataraxmed3135 Жыл бұрын
heest wxa dhageesta anig jooga 2017 /2023😍😍😡
@aaminobishaar2695
@aaminobishaar2695 2 жыл бұрын
Ayyy 🥰 hees iga dhah 🥰🥰
@axmedsiyaad6884
@axmedsiyaad6884 9 жыл бұрын
I am Ethiopian i lov you song mxmd bk konjo ye fikir
@calibakaaro8807
@calibakaaro8807 6 жыл бұрын
Axmed Siyaad kkkk bud aa wax la igu fahansiiyaaa ee kaalay bud wax igu fahabmnsiii
@mohamadmahamuud1658
@mohamadmahamuud1658 4 жыл бұрын
fick dich adi iyo Ethiopian kaba
@Malloofficial1
@Malloofficial1 4 ай бұрын
After 8years still watching axsan yaa fanaaan hadad iga danbeyso like wll😢❤
@cabdixakiinmaxamed1136
@cabdixakiinmaxamed1136 2 жыл бұрын
Ax yaa hees caawa Ayaan dhagaysanayaa 2:00 habeenimo. Indhaha kaligaa ku eegta Ilmana naxariis LA ooya Agtooda ka muuqa amiisha
@yasminali74
@yasminali74 2 жыл бұрын
20/7/2022 Hees aan jclhy kama daaLo❤️
@aminaabdulahi8709
@aminaabdulahi8709 6 жыл бұрын
Afkada malab laku qabay Moha kb
@fatimaabdi636
@fatimaabdi636 Жыл бұрын
Waa magaca walasheyda iga weyn oon dunida ugu jeclahay Amisha❤😊
@themafianboy8870
@themafianboy8870 Жыл бұрын
Still🥺❤️
@user-ng1nf7he4b
@user-ng1nf7he4b 4 ай бұрын
After 9 year still listening mo bk
@saymesiR
@saymesiR 2 ай бұрын
Still listen 9y aho🎉🎉
@Ashinnafernandez1
@Ashinnafernandez1 Жыл бұрын
my song 🥺🥺🥺
@aminabdurahman9482
@aminabdurahman9482 Жыл бұрын
legend of the legend bk
@aminabdurahman9482
@aminabdurahman9482 Жыл бұрын
2022
@amuunahmed1420
@amuunahmed1420 2 ай бұрын
Aminayyy 😭❤️
@hodanabdi1342
@hodanabdi1342 Жыл бұрын
3/2/2023 🔥❤️🦋
@mohamedabdilahi417
@mohamedabdilahi417 2 жыл бұрын
Wali wariye gaadha lama hayo nimco samriye
@maalikabdi2936
@maalikabdi2936 Жыл бұрын
Hestan daren gaar ayey ii ledahy💔
@malikabdiazizshorts5064
@malikabdiazizshorts5064 2 жыл бұрын
Amiisha ❤
Hoodiyo Ayaanley By Maxamed Bk HCTV HD
5:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,3 МЛН
Biladda Quruxda Sahra By Maxamed Bk HCTV HD
6:05
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,2 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 13 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 18 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 22 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 59 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,4 МЛН
MAXAMED BK┇ JACAYL WADKII GALAY ᴴᴰ ┇LYRICS
6:59
ZACK FILMS
Рет қаралды 3,1 МЛН
MAXAMED BK HEESTII MUNA  2020 WACDARAHII SHOWGII LONDON
5:59
Faiza Amir
Рет қаралды 2,5 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 209 М.
Aduunyo By Maxamed Bk HCTV HD
5:24
Horn Cable Tv
Рет қаралды 6 МЛН
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
Maxamed BK 2016 Heestii Saynab iyo Showgii Sweden
9:28
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,3 МЛН
CABDI-Hani (Ha doon-doonan 2015)
8:52
Dhouh D. Dualeh
Рет қаралды 5 МЛН
Serik Ibragimov - Сен келдің (mood video) 2024
3:19
Serik Ibragimov
Рет қаралды 1,8 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 2,3 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 340 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 368 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 490 М.