MAXAMED BUSKUT SHARCI MALAHA XAQIIQDA OGOOW

  Рет қаралды 40,829

Mohamed Buskut Official

Mohamed Buskut Official

Күн бұрын

Пікірлер: 190
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 3 ай бұрын
Runta ma qarsoonto markasta lakin maalinta xaqiiqda ogaataan ayaan jawabtina suga like saar & subscribe
@امفاطمه-ي8ع
@امفاطمه-ي8ع 2 ай бұрын
@@fardousahappy4674 Lasar ku lahaa nin ku cadi maha 🙄😆
@saadoali5930
@saadoali5930 2 ай бұрын
Akhas adiga iyo iyaaduba
@FaadumoMoalim-i6n
@FaadumoMoalim-i6n 2 ай бұрын
Mashaaall ❤❤❤ your the best rer madiino waa ku wataa ❤
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 2 ай бұрын
Wilka waa laga gar daranyahay somaliyey wax aan hubsano
@FaadumoMoalim-i6n
@FaadumoMoalim-i6n 2 ай бұрын
​@@saadoali5930 adiiga aa aqaas ah waxaa ma tarto😂
@S77aep
@S77aep 3 ай бұрын
Inaanta waa uur dumarkan waqtigan wuu kalay waa very hormonal, qalbiga wuu daji walal haka daba qadaan , she said sharci yare heesta ma ooran sharci ma heesto . Aamuska mar ayuu awood leeyahay . Waxba ha soo dhehin waxba haa soo galin , iyadana niyaada wuu diji waa dumar wana uur walal
@zamzamhassanfarah1508
@zamzamhassanfarah1508 2 ай бұрын
Mashaa allah waa runta wll
@zamzamadam4811
@zamzamadam4811 2 ай бұрын
Moha hadeey ur ledahay maa been bey shegiii
@Sumaya143afgoye-xf1cw
@Sumaya143afgoye-xf1cw 3 ай бұрын
Wll wllhi gabadha wey qasanthy u naxriiso allh haku naxriste😢😢😢
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 2 ай бұрын
Cidna ma qasin ayadaa is qaseyso khasab miyaa hadii ay dhacdo xitaa reer kaaga is khilaaftaan in aduunka lagaa ogaado adaaba dhamaysan karo wax walba adoon aduunka lagaa daawan waar soomaaliyey see wax yihiin
@abdijama1984
@abdijama1984 2 ай бұрын
Aniga waa arkaa in ay jeceshahay mahaned ninnka fiican ay arkeeni qurux ayaa kamuuqato qof uurleh uma eko dhal dhalaa ayaa ka muuqado nolosheed wey is bedheshey markuu guursado mahamed mahamed nin gob ayaa tahay waligaa hahadlin af kaaga xiro sidaa hadda u xiratey good luck❤❤❤
@afrahap4406
@afrahap4406 3 ай бұрын
Soo cesho reer kaga waanu kubaryanaa maxamed
@xamiida20
@xamiida20 3 ай бұрын
Salaam aboow Maxamed Buskud walahi nin wanaagsan aad tahay horay usocda aboow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nin rag ah aad tahay walahi keep up the good work aboow Allaha ku xafido
@deganomer4032
@deganomer4032 2 ай бұрын
Mad ka jogtiid 😅 wali mad si amanysaa 🤢
@SomaliaQueen-fm5rd
@SomaliaQueen-fm5rd 2 ай бұрын
Ina adeer afkaaga iga xir fadlan gaajo in ey maashas oolin indhahaa macalin ah❤
@143-k1d
@143-k1d 2 ай бұрын
Marka Lagu Dhahaayo Social Media Haka Guursan Waa Tan Oo Kale Hadii Leesku Dhaco Wax Kasta Banaanka Aala Keenaa, Ileen Aqli Majiro Dadka Social Media Isku Barta
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 ай бұрын
NAAG GAROOB AYAN RABA OO NINKEDI HORE GARAACI JIRAY JIR DIL U GEESAN JIRAY GAAJO KU DILI JIRAY MARKA GURSADO NOLO RAAXO GALIYO HADALBA HADALKU KA MACAN YAHAY DHAHO KADIB AY IDHAHDO JANO ADUUN AYA IGALISAY ❤❤❤❤
@zahrahussein2703
@zahrahussein2703 2 ай бұрын
Astaqfirulah guur ma rabtid wll la garaaci jire aaa😂😂😂😂😂
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 ай бұрын
@@zahrahussein2703 haa NAAG XASUUQ ba'an loogeestay AYAAN RABAA KADIB Marki aniga wanaajiyo iyada inoqoto baari ina dhahdo waxa igalisay Jano aduun
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 ай бұрын
@@zahrahussein2703 mid la Soo cadaabay AYAAN RABAA anigana Jano aduun u noqdo
@Xamda0953
@Xamda0953 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 umadeena matihid😂😂😂😂😂
@Commentkudhigle-s1g
@Commentkudhigle-s1g 2 ай бұрын
@@Xamda0953 NAAG Dhib Soo arkin hada gursatid wanag WALBO u sameesid WAXBO yaheey AYEY ka soqaadesaa.lkn mida la sosilciyay wanaga u sameesid Jano AYEY KU arkesaa.aniga DUMARKA ma waxyelo
@sunnisunni5767
@sunnisunni5767 3 ай бұрын
Arsaqad meel xun gaa gashay waa tanoo kale KZbin wax dhama ilahey wey diista ☝️💯🙏
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 2 ай бұрын
Mohamed aan kuu duceynee gabadhaas soo celi oo gaajo ayey sheegatey ee lacag u dir gobonimada ka raac
@hannahani192
@hannahani192 2 ай бұрын
Haa walal sida igu fcn waa sas meel majirto xanaqeeda
@MalyunMahamad
@MalyunMahamad 2 ай бұрын
Allaah baa wixii jira og alle isaga baqa oo isu tura af iyo adinba ( ceebteena iyo ceebta muslimiintaba alle ha asturo aamiin❤❤❤)
@habonaden2080
@habonaden2080 2 ай бұрын
Waali ilmahagii ayaayey sidaa uur bay kuuleedahay . Even hadii ay khaldantahay please adii uu naxariso 😢
@afrahap4406
@afrahap4406 3 ай бұрын
Illaahy hayina asturo Sidaad udhisnaydeen Iee isu jecladeen inba Caadi may ahayiin wnn Kaxumahy
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 2 ай бұрын
Aniga gabadhaan aadbey iila qaldanthy waayo waxa loo geystay ha ka hadasho lkn sharcigiisa, ilmihisa reerkooda gabadhi horey kala tageen iyo waxa u khaas isaga u ah inay ka hadasho maahayn Illahybaa xaq soore ah😢
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 2 ай бұрын
Odaygaan iyo islaantaan kutubaayo yaa isku diray😢
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 2 ай бұрын
Kkkkk dahir calasow macalunka guri dumiska maalin hore waxuu ku dhegenaa wiil deeq geesod ayuu cudur ku riday kkkkkkk hayeey somaliyey Is ilaaliya
@fabu2526
@fabu2526 3 ай бұрын
uur yeelo buu I yiri waan yeelay. beenleeey uurka adna ma heysid isna ma hayo. warqadihiisaan wada hayaa .why waa danbi inaad qof warqadihisa haysato. daahir ba hadaad nasiixo biday weey kuu dhamaatay.
@nastedave9842
@nastedave9842 2 ай бұрын
Wax uurka laysa reebaa igu jiray bay tiri isbitaal Buu igeeyay wuu iga Soo saaray. Inuu uur Ilaahey keena waa la wada ogyahaye
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 2 ай бұрын
Aniga gabadhan sheekadeda run ma wada ah baan leeyahay
@manshaalaahsheikhfadumo5997
@manshaalaahsheikhfadumo5997 3 ай бұрын
Walaal caruuta hooyo u jawaabin😮😮😮😮😮
@farhiyoali791
@farhiyoali791 2 ай бұрын
Markasta oo kuftid boorkaa la iska jafaa orad kaagana mee shiisa laga sii wataa stay strong 🫷🏽🫷🏻🫷🏻
@maryanabdi5382
@maryanabdi5382 3 ай бұрын
So ta lahayd mardanbe kaso hadli mayo😂😂😂😂
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 3 ай бұрын
Exactly 😂
@faadumozahra94
@faadumozahra94 2 ай бұрын
Views ma raboo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedhussein6240
@mohamedhussein6240 2 ай бұрын
@@faadumozahra94 muxu rabaa hee sharafee 😅
@nastedave9842
@nastedave9842 2 ай бұрын
Bariisaa la rabaa
@rodaali169
@rodaali169 2 ай бұрын
Maxamed walal allaha ku xafido iyo caruurta ,maniira caday way wareersantahay waa uurka wuxuu ka walacday lacag
@RahmaWeheliye
@RahmaWeheliye 2 ай бұрын
Ilhaya ha is kiin celiyo Bebi Mahiir yare yaa idiinku farxi doona wallahi
@maryanmaxamed3376
@maryanmaxamed3376 3 ай бұрын
Shib le iska dheh waxba jawab eh ayaa laga helin hadii aad jawaabto ogow waa laga raayay la soco taas maxamed ❤
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 3 ай бұрын
Hada qabtan aan daawananaynaa waxay u eegtahay inaad jawaabaysid iska ilaali wll jawaab caruurtaada hooyadood ku socota hadhaw yaan kaftanka lagaa helin wll maanta iyo bariyi waakala duwanyihiin
@ابورزاانالاسمري
@ابورزاانالاسمري 2 ай бұрын
Kkk shrciga ma dadka tustid marka way ti au tiri sharci yar bu wataa awey sharciga weyn lagu dhofo
@deeqoibrahin
@deeqoibrahin 2 ай бұрын
Ninkaan waa legend isla vidiogii aw soo dhigaa wax reaction na ma bixinaayo isma dhiba caadiya waaye
@harun7450
@harun7450 3 ай бұрын
Hebel ayaa hebel baa is layeen heblaayo waala furay maanta xasan sheikh xitaa arinkaaan bustkut iyo muniiro wuu la socdaa 😅😂
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 2 ай бұрын
😅😅😅 yes we ar somali we are 1 family 😅😅😅😅 somali mutacalimkoda xata xanta waa la socdaa
@dhulkaygahooyo3023
@dhulkaygahooyo3023 2 ай бұрын
Ninkaan maxamed ah waxaan soo xasuustay waaguu dhihi jiray cid na kala jari karto malahan dhiiggayga ushubaa marka maanta waa uur ee wayna isku dhex yaacsan tahaye, udaji walaal qiil aad ugu noqotid hadduu jiro yacni dalaaqihii, sabr sabr sabr ilaahay wuxuu jecel yahay kuwa dulqaato walal buskut, awlaadada qurxoon iyo hooyadood isku cesho, singlenimo faido malahane.
@SadiaMohamed-rq5mw
@SadiaMohamed-rq5mw 2 ай бұрын
allaha dajiyo gabadhan waa xaamilo hadey qaldantahayne xaqa allaha tuso waxwalbo aamusnan ayeeyku ficanyihiin
@quruxdaiyoaduunka496
@quruxdaiyoaduunka496 2 ай бұрын
SHEEKADAN MIYAAD ISLA OGTIHIIN WAADIGAN ADIGUNA SII FAAFINAYEE
@mklsl3663
@mklsl3663 2 ай бұрын
Uu dul qaado walaalow gabarta uur beey leedahay ha ka soo daba hadlin koley sidaas ayaa ila roon
@amalinali6040
@amalinali6040 3 ай бұрын
Gabadhas ina ka amusta ku quruxbadan
@امحماده-ر7ق
@امحماده-ر7ق 2 ай бұрын
Walaalo xaaskaaga sasabo dumarka xaalado ayay maraan uurka iyo umusha😢😢😢😢 hadal yuu kaa tagin wll afdaboolan dahab🤐🤐🤐
@sacdia1238
@sacdia1238 2 ай бұрын
Maxamadood mantay kahor waxaba kuma soqorin walal muniira sooceli please waxay ahaad qof dacada dagan aqlaqleh miskiina I am sorry waxa idiku dhacay w😢😢😢
@ayaansalad1062
@ayaansalad1062 2 ай бұрын
War maxa naagta uurka leh ugu jajawabi xishoo oo shib dheh adkayso nin ragaa tahee 😢😢
@FatumaDj
@FatumaDj 3 ай бұрын
wllo gabdaha qeer marke uurka le yihiin waxabo lama qoro culeyka ahaayo ay ka weyn qakoda raga wey ku sani faan waxabo haka qorin muniiro gabadhena waaye adiga wiilkeyna Aya thy hore usoda maqaldamo waa illahey
@sfhjmgdkl
@sfhjmgdkl 2 ай бұрын
Gabdhahan dhib Marku dhaco Mela kaoyaya awaye rerki laga doone marki lagursanaye? Baby marki laisdhaha ayuba dhib bilowda. Magacii laigu wanqale Lee igu yeer dhaha Ani Inshallah
@meymunaali7850
@meymunaali7850 3 ай бұрын
Walal macan Af daboolan waa dahab.. Don't fight back or try to respond to every vedio
@falastiinahmed7313
@falastiinahmed7313 2 ай бұрын
Markan wa markii lagu siyaay wayoo iyada waxee dhahday markii aan is gursanenay shaci ma hesaan lkn. Kadib wuu helay been me ka dhegiin baaqil nin baqiil ah si kasto oo cadeen iu keento baqiilnimada iska day nagahagii hore xita gaajo aya ku dishaay mastar baqiil xaskiisa oo umul ah ninkii ku dilay gajo
@user-umuAli
@user-umuAli 3 ай бұрын
Wll hal mid waa iga codsi cunugaaga hooyadii meel ha usoo fadhiisan waa ceyb iyada waa dumar hadana uurleh dad xuna heleen iyada kaweyn ceyb ilmahaga illaali
@FartunHussein1
@FartunHussein1 2 ай бұрын
Adi hada saan ceeb ayay Kugu tahay in aad gabadhaadii aad jecleed ilmo kuu dhashay nolal wadaagteen aad views ku raadsato oo lacag ka sameyso dhibaatadeeda Subxaanallah!!!
@Jante88
@Jante88 2 ай бұрын
War ilmihiina u naxa waalid baa tihiin 😢
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 3 ай бұрын
Wll waa wiilkaaga hooyadii oo hadana uurle dumarka uurkalana waxay ubaahan yihiin inla ilaaliyo markaa waba hakasoo daba qaadan hala ficil tamin iyada laakiin dadka kale iska celi oo jaf kuwa kuusoo fadhiista
@fahmaali3542
@fahmaali3542 2 ай бұрын
Buskudow gabadha maka aarsaneysaaa. Videoga daacad maahane
@somaliatiktok2060
@somaliatiktok2060 3 ай бұрын
Layaab waaaye
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 2 ай бұрын
Awalaba eelaaay buu ahaa hadanah tuugsi bay u soo dirsaday anaga sheekadaan ha noo sheegina
@madiinaahmad2683
@madiinaahmad2683 2 ай бұрын
Astaqfurullah hawada Allah waxba hakasheegin
@YeetoTheYeetafic
@YeetoTheYeetafic 2 ай бұрын
Gabadha hadii xaamilo run tahay u naxriiso
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 3 ай бұрын
Abawe wixina prank miyaa 😂😂
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 2 ай бұрын
Somalida wanaagii hore maxasuustaan acuudu
@saidoosman
@saidoosman 2 ай бұрын
Buskut ceeb waaye iska dhaaf reaction maa kabixinee
@msswiilo
@msswiilo 2 ай бұрын
😂😂
@mariamahmed9936
@mariamahmed9936 2 ай бұрын
Warya dee views ba ka dhigatay naag cunugaaga caloosha ku sida oo stress ku furanyahay illhy ka baqa shalay waxa dhahday kama so hadlin hadana wa iska so dba wada iska amus plz ada nin rage miyan lagu ceshan karin . Qoftaas dhiikar haku kucin
@warsanshow6193
@warsanshow6193 2 ай бұрын
Sharci maybe Passport weyn Swedish ka wadaa
@lathany.3537
@lathany.3537 2 ай бұрын
Jacelka dhabta ah ma ahan kan loo soo bandhigo dadweynaha ee waa midka yaala guriga dhex diisa oo ay labada qof u dheeya kan waxaa la dhahaa kan kaamirada mida kale maamadan waa mid soo martay labo qoys waxeey qaadan ladahay labada dhaqan oo ah in ninkii hore ay iyada la heeyda bajad ama lacag u gaar ah oo ay nolasheeda ku maareyso taas oo ay ku noqotey caqabad markaas na soo yareeysay jecelkii ama xiisihii ay qabtey
@Lana-1-0B
@Lana-1-0B 2 ай бұрын
Buskus ma hadal badna mana buuq badna waxaan filayaa inuu jawaabta idinla sugaayo waqti ayku haboon tahay samirkana waa doore ogow illaahayow sidii kheerka ku jiro
@zahraimankey3910
@zahraimankey3910 2 ай бұрын
Malin waliba wuxuu risaq ka raadin jiray wiilkii. Xaaskiisa gubay waa ku heysataa😂😂😂😂
@user-bk3mq9sz7
@user-bk3mq9sz7 2 ай бұрын
qof noloshiisa youtuber ah marmar lagu dhegayo aan waxba lagu soo dirayn iyo ayadoo cayr qadan shaqeyn wax walbanka sugaysa guri kiradisa iyo rashinkii waalidkiis caruurtisa kale xaqooda ayada waxay u baratay lacag caruur ku qadan jirtay kiradana ninkeda bixin jiray laysla waa noloshas past ahayd ku qanac munira waxaa haysato gaajo kaama muuqato gurigaga wuu qurux badnaa uurka yuu god kugu ridin is deji
@RahmaWeheliye
@RahmaWeheliye 2 ай бұрын
Buskud nin raga baa ilhay kaa dhigay xaskaada udaji waa xaamilo So cesho walal cadoga allha kaa qabto walal
@MaryanSaed-yd8ki
@MaryanSaed-yd8ki 2 ай бұрын
Maxamed gabadha war nin nag uu naxa ma jiro nin somali xaskisa uu sheeg ha ku oran daaa walal wiil fican baa tahay gabadha waal 😅😅😅😅😅
@cureeji4553
@cureeji4553 2 ай бұрын
Hada views kada waa diyaar 😂😂😂
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 2 ай бұрын
Ilahey qeylada ha idanka saari
@hannahani192
@hannahani192 2 ай бұрын
Qof bilaa sharciah diyarad raacaya waa sheeko kale
@Fotballlover-px3uw
@Fotballlover-px3uw 2 ай бұрын
Naagaha markiy ogaadan in lajeclyahay way kibraan mana aqaan sababta
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 ай бұрын
AAWAY MARKA PASSPORTKADA NATUSI CADEYN
@mustafaibrahim5048
@mustafaibrahim5048 2 ай бұрын
Hadu sharci haysto maxa lo arki wayay isago Somalia tagayo this is just Alien passport
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 ай бұрын
😮😮😮😮😮 arintan hde xaqiiq tahay maxamed buskud gabadha maskinta hda rabin inaa wanaag ku kala tagtan aheed qof caan tahay xita hdi laga gardaran yahay dadka ma aaminayan in sida rabto uyeeshid aheed ilmaheda sii qarashaadka biilka caruurta udir waxan buuq muran maxa laga faaida dadka daawadayasha danbi uso jiidayo adinka ka masul maxamed buskud iyo munira adinka isqabey ubad isku dhaley arimahina ina social media so gaaro maba ahen mustaqbal caruurta fiirisan wanaagsan
@poom5180
@poom5180 2 ай бұрын
Maxow kuyiri waa inaad uur qaadaa adna waad qaaday soomaahan😂😂😂😂
@nurtaomar6698
@nurtaomar6698 2 ай бұрын
Sharci la aan diyaarad mala raacaa 😢😅😅
@Sultanhaq-u2x
@Sultanhaq-u2x 2 ай бұрын
saxib xili fiican ayad furtay ma fiicna gawadha cawadka badan an lahenin dulqaad hadi ad gursato gawar lacag jecel hadi hoos udhac dhanka dhaqalaha kugu imado weey ka tageey hadaf keeda ma ahan jecel ee lacag qufti lacag kugu jeclato iska jiir waxkasto ka fiilo ... nolasha dhabta ah ma ahan lacag ee wa is fahan iyo kalsoni iyo kala danben ima maqal waxaso dhan hadey babaan wax hagagayo majiro..wa kala taag
@mkhalif6834
@mkhalif6834 2 ай бұрын
Kaarka yar ayaa ku duushay- also could be internal flight within Sweden 😂
@zainabmoha1835
@zainabmoha1835 2 ай бұрын
nin naagtii inu kukalkacsdo ufury 😂😂😂
@fadumoali8301
@fadumoali8301 2 ай бұрын
It’s domestic flight you only need ID
@JAPHETKIVUYO
@JAPHETKIVUYO 2 ай бұрын
O rerkina hasi disnaado inshallaah
@laaaramadrid8930
@laaaramadrid8930 2 ай бұрын
Maxaaa khaldan😊 wax ifahansiiy
@iskufilan174
@iskufilan174 2 ай бұрын
Ceebta aduunka kkkk shiine culey aaway
@UmuhamzeUmuhamze
@UmuhamzeUmuhamze 2 ай бұрын
Waryaa ceeb gabdha wax kasto ku hadasho adigu ma ma jawabeysaa xiishood waryaaa oo ka har gabdha uurka leh waxkasta oo ay dhahdo indhaa ka ego
@mahiiw3477
@mahiiw3477 2 ай бұрын
qofku hadu xuman qof kalee raadiyo saasubu ku dameeyaa sow miiskinka yaaree e. sayid Cali xabiisiga ku xiidhan sow u mad dabadhiigan o been iyo waxa walbaa wad. ka sheegtahy ilahy Aya ceebtada ka shiifay qof dhibanaha iyaad ka xiishan waday Malin kaste muqaal ka samaysa 😁😁😁😁😁😁😁😁😭😭😭😭
@hony5804
@hony5804 2 ай бұрын
Dee cameradaan baasoo kaduubto weykashegty
@Israa-fj5xj
@Israa-fj5xj 2 ай бұрын
Maxamed walal hadaad ilaahey taqaan arintan isaga amus nin rag adkeysi ayaa lagu ogyahay amusnanta waa aargudasho tan ugu ween iska daa warkan
@ubaxabdullahi5314
@ubaxabdullahi5314 2 ай бұрын
subxan llaah dadka ma indhola gabadhan baahi kama muqato illahy maskaxdad ha u dajiyo
@aaminojubooy9203
@aaminojubooy9203 2 ай бұрын
Ani sharci malaha ayaa layaabanaay Wlh kkkkkk
@Babnz
@Babnz 2 ай бұрын
Awal Aaba 3k ku fiirsan jireen 🤭
@harun7450
@harun7450 3 ай бұрын
Bustkut gabadhaas adaa social media yaha keenay oo na bartay marka ninyahoow naagta danbe aad guursan doontid ha isku keenin meshaan hadii kale daahir calasow iyo shiine culeey ka baxsan meeysid 😮
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 2 ай бұрын
Gabadha amey depression qabtaa oo mar mar walataa ninki uma furin bey tiri hore ee mohamed may be gabdha way xanuunsanesa
@marwoabdirahman2826
@marwoabdirahman2826 3 ай бұрын
Meshan ku yabnan fadhiya😂😂😂
@امفاطمه-ي8ع
@امفاطمه-ي8ع 2 ай бұрын
😂😂
@MiskiXirsi-x5o
@MiskiXirsi-x5o 2 ай бұрын
Uurka ilahyba bixiye uur dagdag ah qaad buu yiri wa maxay
@bintuosman4359
@bintuosman4359 2 ай бұрын
😂😂😂😂
@khadijagalaf8843
@khadijagalaf8843 2 ай бұрын
naagtan ninki hore ayey sistemkisi ku jirtaa iyadon kaso dhaman ninki hore ayey ninkan u timid inay ninki hore warqad furin ah kaso qaadato ayey ahayd
@shuutocadey302
@shuutocadey302 2 ай бұрын
Maxamed gabadha way ku jeceshahay ilmo ayaa caloosha kujiro soceli gabadha
@somalifood6935
@somalifood6935 2 ай бұрын
Kistaan veus maa kaa galay 😂😂
@Sumaya143afgoye-xf1cw
@Sumaya143afgoye-xf1cw 3 ай бұрын
Maxamed gabadha uurka aya yelayo wax walayo waa adiga ciyalkaga e u sabir wll 😢😢
@hubanehubane9477
@hubanehubane9477 2 ай бұрын
Runta wey kaa daba imaanesaa. Waad ordi kartaa, mise dhuuman kartid.
@HaabiilLove
@HaabiilLove 2 ай бұрын
Marka airport kuduubeso telefanka dadka kale cadaanka camerada haku aadin waa igatalo waa yara fududahay views raadiska ilbaxnimo mooda iyo inaa lacag kasii sameeso xaaskaagi kaa tagtay hadaladeeda ayaad wad wadaa adigoo aad lacagta udiiday bee social media katiri waxaan heesto malaha misana wax walba wee kaa dhamaaden hada murugada daris latahay, horay waxaa ukala tagteen 3 xaas aad horay ufurtay mid walba caruur kuheeso lacagahaga halkaas nin biilka kasiiyo baad u ektahay gabadhan waxaa uguursatay inaa ilmaheda lacagta ku qaadato diin aan lacag eheen malihid. Dhiiqada aad dhax fadhiso dib u towbad keen noloshaada wax kabadal😢
@qaaliofficialtube3502
@qaaliofficialtube3502 2 ай бұрын
Maxamadow ceeb laawe ayaa tahay waji wax xumeeyana kugumayaal muniirana walaca ayaa kawaalaya oowareerinaya sowlaga daremaya iskudhaxyaac
@hamashqulin3553
@hamashqulin3553 2 ай бұрын
Ninka kaliya ee iska qadeeya oo isku qadeeya
@luliaden
@luliaden 2 ай бұрын
balaaya qabe waye kan gabadhii uuba views kusii raadsanayaa indha adkaa😢
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob 2 ай бұрын
Naya ninkagi ku qawiyay ka xisho . O sirihisa uu celi, adunka manta o keliya mahan . Wax la heer 😢😢
@zahraimankey3910
@zahraimankey3910 2 ай бұрын
Sharci aad yurub ku Marti waad heysataa ee waxay kawadaa dhalashada swedeshka
@harun7450
@harun7450 3 ай бұрын
Baby danbe ha isku dhihin naag 😂 cabsi cabsi waaye baby waaka cabsahaa 😅
@AminaelmiWarsame
@AminaelmiWarsame 2 ай бұрын
Nagtan nolashandhan wajileynay beynaledahay &waleysixray qafsixran siduwaxkuxususta meshankuyabay anfadhiya
SHIRKII MUQDISHO SALAAN IYO KALAA TAGAAY (4734)
1:08:56
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,1 М.
dadkawaa dhibanyihiin
6:40
Rabiyasir Media
Рет қаралды 575
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 152 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 29 МЛН
Как мы играем в игры 😂
00:20
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
KIIS LALA WADA OOYAY CAAWA 😢 DULMIGA LAGULA KACAY GABADHAAN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:12:03
DEG DEG FARXIYO KABAYARE OO RUNTA YUU BOS IYO GABAR IYO HOOYADEED LIVE ISKU
18:04
SIDAAN ISKU BARANAY (HOW WE MET) ANIGA & XAASKEYGA MUNIIRA PART2
13:45
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 34 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 152 МЛН