Maxamed Buskut Xaaska Uu Guursaday Ninkale Miyaa Qabay Waatan Cadeynta.

  Рет қаралды 20,845

Xiisaha Wararka

Xiisaha Wararka

Күн бұрын

Пікірлер: 53
@zamzamsfood5192
@zamzamsfood5192 2 жыл бұрын
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah💜🤲🥰
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج 2 жыл бұрын
Hadalka xikmada ayaan idinku jeclaaday ilxun idinma arakto💝💝💝
@Dheefso10
@Dheefso10 2 жыл бұрын
Asc ❣❣❣asxaabeey isoobooq shukran,💘💘
@asiamohammed2428
@asiamohammed2428 2 жыл бұрын
Mashaa alaah Keep going guys ❤️‍🔥💝💝💝❤️‍🩹😍
@najmociise5887
@najmociise5887 2 жыл бұрын
Naag la qabo muu guursaday sida kamal abdul wabaaa istaqfurulah 🤣🙈🤣🙈
@naciimaladan637
@naciimaladan637 2 жыл бұрын
Laba waiil oon taa geero 📌📌🥰🥰
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 2 жыл бұрын
Legend iska dhigoo 1k 8 qof iiga dhimane kamid noqo wll
@xalimomoha3704
@xalimomoha3704 2 жыл бұрын
Mashllh Koronto sifican bad og hdashay
@qaliabdi290
@qaliabdi290 2 жыл бұрын
subxanalah somali yey xishooda
@fousiaibrahim4711
@fousiaibrahim4711 2 жыл бұрын
Haada buumaraku wamiyarsatananahadaa awalaa rabat miyarsanjiraayi
@asalhargaysawi5999
@asalhargaysawi5999 2 жыл бұрын
chanelkan waxan kaso tixraacay dilalki wariyayasha keep going rag culus wan idinkuso biiray👊
@kooskamil4736
@kooskamil4736 2 жыл бұрын
wllo markii hore ma singal Bada aheda
@zamzamdaahir105
@zamzamdaahir105 2 жыл бұрын
Masha allah
@farhiyamohamad5738
@farhiyamohamad5738 2 жыл бұрын
Koronto iyo sxbkiis wan idin salamay mida kle wexey tiri gabadha dhowr iyo toban sano ayuu iqabay ninka hore waayehee so lama dhihi karo wax weyn baa ka qaldan gabadha wayoo naag muslin eh nin gaal eh ma guursan karto maba ku mehersanto diinteena mcn baa qabto saa waa yehee sow uqabay ayada ninka hadoow gaal ahaa sumxaanalli wax weyn baa qaldan maxamad buskud iyo naagtaba faraa ku godon waa ineey kenaan ninka hore uqabay meshoow ku furey iyo muslin iyo gaal wuxuu ahaay mida kle baraha bulshada balaayo iyo maxkamad iswadato bey naqatey qaatumada allaha noo hagaajiyo
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Mashallah
@shamsoindhoyofficial4508
@shamsoindhoyofficial4508 2 жыл бұрын
Kamaal ayuu dumiyey dulmigana masoo daho
@abdiqafarmohamed4214
@abdiqafarmohamed4214 2 жыл бұрын
Ma ba ayso sharafta buskud
@shaafimuhudin6004
@shaafimuhudin6004 2 жыл бұрын
Gaal ha haado ama muslim ha haado ku lahaa war waxu diin yaraa gabar muslim ah nin gaal ah maba ku xeranto lkn tan meesha taal gabadha waxeey tiri gaal ayuu ahaa taas macnaheeda waa isla nolaasho sidaa ayeeyna ilmaha ku dhashay sida ay inoo sheegtay lkn ninka waxuu ahaa isaga afkisa kama heeno hadiisa uu gaal yahay saxna ay tahay iyadaa qaladka iskaleh.
@rrrmazmi6494
@rrrmazmi6494 2 жыл бұрын
Buskud wuu waashe hala xidho
@ilhanmohamedhussein9247
@ilhanmohamedhussein9247 2 жыл бұрын
Maxamed busskur shiikha waxaa u meheeriyey waa shiikha ka mid ah culiimada uugu saarayse yurub.waxaas waa ceeb raagan ku mashquulayey maxamed busked wax kalee bay ku colasdinayaan
@djamaally1051
@djamaally1051 2 жыл бұрын
Haduu gabarta noso dhiciyay waba rage ninka hacaynenee doqonimada iskadaayee amana maxamad buskud
@quruxchannel3339
@quruxchannel3339 2 жыл бұрын
War gabadha walalheed aa dagan sweden ninkan wekaso xanaqday 3 carura somalia ujira Asagana 2 dhalay ugu shekeysay ninkan faransiiska ni. Somalia baka horeeye wa nag weyn wuu siran yahay ayagaa wax walba bananka iman doonan
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 2 жыл бұрын
Eedada Gabadha waxay tiri aaway ninkii hore
@truthhurts2085
@truthhurts2085 2 жыл бұрын
weey xijaabatay ayuu isaga xitaa hoos kalaha meey qaawnaan jirte talow
@sahriinajiimeel0111
@sahriinajiimeel0111 2 жыл бұрын
Waa gaalo kalkal kuwa waxa kasheegayi
@naimahamid6840
@naimahamid6840 2 жыл бұрын
War biskud waa qaldan tahay gabdha walalked baa 30 daqiiqo isu jirtan ma u tagtiid xata ceeb wale hani isheedi naa ku heshay
@farxadfamilyoficiel9917
@farxadfamilyoficiel9917 2 жыл бұрын
buskutow arintan marka arkay waxa ii cadatay Hani inaad dulmisay oo cebteda aad raadineyse adigana illahey waa Ka so saaray xaqeda cafes weydiiso hani
@Nuurabdi
@Nuurabdi 2 жыл бұрын
Waa aakhiru samaan
@barlinsabriye2029
@barlinsabriye2029 2 жыл бұрын
Yaasiin Halyay iyo Boodhari waa qabyaaladiiste waxay kula dagaalaayaan markuu ka hadlay Hudo Amuun . Ayagana qabyaalad ayaa keentay.
@Xuralcayn
@Xuralcayn 2 жыл бұрын
Qabilkaga ma naqane dhagayso video ga uu leyahay walaygu mehrinaya xata asaa leh xarag isuma hayn ninku galbu ahaa
@xarakoxasan6989
@xarakoxasan6989 2 жыл бұрын
Sanadkan niman min yaro ah soo baty bisinkow🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
@nasroomar1810
@nasroomar1810 2 жыл бұрын
Ninkii labaad oo minyaro noqda soo hoobta😅
@maryansheebow1182
@maryansheebow1182 2 жыл бұрын
NASRO MINYARO IGA DHEEH KKKKK
@kikiki1189
@kikiki1189 2 жыл бұрын
😆 🤣 😂 good point 😆 🤣 😂 😹 😆
@nuuraaxmed5830
@nuuraaxmed5830 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@goodadvicemedia7439
@goodadvicemedia7439 2 жыл бұрын
ninkaan maxamed buskut sida hadalkiisa ka muuqato arintaan jahli iyo signle father nimo ayuu ku qasbay lkin markuu arkay inuu dhiiqo ku jiro isdifaacid bilaabay taas waxaa cadeeyn kuugu filan kaliyaha meesha uu leeyahay adeerkeedaa igu mehriyay adeerka kalane wuu jiran yahay wiilasha ku aabahaane maba kawar qabaan gabadha cajiiib wuxuusan ogeeyn gabadha a aabeheed haduu geeriyooday in adeerka aabe ku aabaahaa ayaa mehrinaa haduu joogin ama duruufta u saamixin walaalkeed ku aabahaa ayaa mehrinaa marke eedo iyo adeer la ilma adeeraha inuu ku wareegeysto waa jahnimo inuu ilmihiisa mustfaqbal abtiyaashoodoo hooyadood kasoo dhacayne ineey ilma habaaran noqanayaa inuu garan waayo waa u caqli xumo tankale gabadh reer keeda kula Rabin inaa xoog ku heeysato maxaaa ku kalifay ma naag buu baladka ka waayay war ninka u caqli celi si hoose u wac arintu waa ku adkaatee horaa waxaa loo yiri rag iska celis iyo rabi ka cabsi meel islama galaan hora kamaalaa wadadaan ugu lumay.
@ayaanmaxamed9739
@ayaanmaxamed9739 2 жыл бұрын
war dadaka hadal ma fahman side adeer wax ku meheriya walalahi walayada laha ba isku wadan jogan tan kale benahisa waxa ka mid ah wuxu dhahay gabadh 6jir bey ku timid faransiska wana bentisa ilma bey so dhashay gabiley jogan maka warkas is qabadsi nag 14san la qabay bu wuxu leyahay xaran ba lagu hestay reera gabadhoda cayna
@hibaqnuur2331
@hibaqnuur2331 2 жыл бұрын
Marku hn aderr meherin karayen yaa meherinaya bal iso jawaab
@hibaqnuur2331
@hibaqnuur2331 2 жыл бұрын
Abeheed uu dhintay eh yaa meherin lahaa
@hibaqnuur2331
@hibaqnuur2331 2 жыл бұрын
Walayada shegi ee abtiyasheed ah waxa ka walayeysan aderka ee culumada su al
@marwodumar
@marwodumar 2 жыл бұрын
Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💕💞
@truthhurts2085
@truthhurts2085 2 жыл бұрын
weey xijaabatay ayuu isaga xitaa hoos kalaha meey qaawnaan jirte talow
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul 2 жыл бұрын
Weey is asturtay.
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
Haa ILAAHAY ayaa soo hadeeye Alxamdulillah
@nadiifomohamed2710
@nadiifomohamed2710 2 жыл бұрын
Yaasin shaydaan ayaa ladhahaa waxkasta wa ku dhaxjiaa balaayo buun buun ayaa ladhaa shaqadiisa ayaa intaas ah markaas o lma oganayo in yahay shadaanka dadka isku dira
@shukriali5811
@shukriali5811 2 жыл бұрын
Yaasin nin ka ficaan kuma jiro media waa niin diin leh hadal misamana leh wax hubana sheego
@malabey197
@malabey197 2 жыл бұрын
@@shukriali5811 Yaasiin ma xuma balse hdda dhiiqoo lugaha kula jiraa Naagtii aaba dhahde Nin Ajaanib ma rabo o Gaal ah ILAAHAY aya so hanuuniye
@halimaisaq
@halimaisaq 2 жыл бұрын
Yasin qabiileste Waa dhaafay qurun waaye huda amun ayuu ka xanaaqsanyhy
@shukriali5811
@shukriali5811 2 жыл бұрын
@@malabey197 wall nimankan waawayn ma niin gaal ah bay u hilinayaan taasi macquul ma ahaa sibaa yaasin waxaas kama surtowaan
@shukriali5811
@shukriali5811 2 жыл бұрын
@@halimaisaq walll malahaaa waa laga ficanyhy kama soo hadlinbaa muxuu ka xanaqaaa mid kle arinkan oo kle ma ahaa wax sahlaan ninka muslimkaa oo naagtii laga kaxeyysa sow isma dhahaayo diinta islaamka waxaba kama duwaana tii hore ee aan ka soo baxay meel dheer wax ka fiiri qabiil iyo quruun hagu waregiin
@habibaabdirahman3885
@habibaabdirahman3885 2 жыл бұрын
Maxaa idin daba dhigay waad qaldan tiin soomaliyey
SIR NAGEED | 59 FULL MOVIE  BY SAGAL SOMALI
35:12
Family Sagal Channel
Рет қаралды 6 М.
Adabaadhu ta'i ja'ee dadhabe.
12:06
Yasu Birra
Рет қаралды 8 М.
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
NAXDIN NADIRADI MAXAMED BUSKUD OO DHARKA DHIGATAY OO NIN CAYAY
17:22
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 69 М.
SHEEG QOFKAAN BAARIYEE OO GAMEYADEE FAHANSAN MAKA BAXSATAY KAN
17:37
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 348 М.
Todabadlah Maanta iyo Guri barwaaqo Culimo iyo Caamo Yaab.....
24:06
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН