Maxamed Cali Cartan - Hal Maal waa gabay SNM Somaliland

  Рет қаралды 93,511

Somaliland Power

Somaliland Power

12 жыл бұрын

waa gabay la magac baxay Hal-maal waxaana curiyey Mujaahid Maxamed Cali Cartan.
Waa maalin baal dahabi ah ku qoran, waa maalin qaaliyoo xasuus markasta mudan,
waana Taariikh Somaliland iyo shacabkooda aad ugu weyn oo qiimo badan.
18 may
Dhamaan Eebe Naxariisti jano ha ka waraabiyo mujaahidiinti snm intii geeriyootay inta noolna nabad iyo caafimaad.
Wadaniga dhabta ah Allow dhowr, Somaliland Allow Dhowr.. somalilandpower.com

Пікірлер: 95
@dhagaxshiil
@dhagaxshiil 11 жыл бұрын
Maanta waa Xuskii shuhadada SNM. 28 Years Ago - 17th October 1984 Long Life Somaliland
@waakuma7106
@waakuma7106 7 жыл бұрын
intiii snm kasoo jeeda abtiyaal subscribta isiiya
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 5 жыл бұрын
Intii aan gabay dhagaysanayay weli gabay la mida oo aan arkay waaba yaryahay alle ha unaxariisto ilaahayba mahad leh maanta diintaynu xot u haysanaa maxamed cali cartan alle haku xafido
@zara54321lpool
@zara54321lpool 12 жыл бұрын
I love SNM somaliland xxxx
@zara54321lpool
@zara54321lpool 12 жыл бұрын
I love SNM somaliland xxxxxxxxxxxx
@faizahargeisa1311
@faizahargeisa1311 5 жыл бұрын
Viva Snm viva somaliland 💕💕💕💚💜♥️❤️💕💕
@asalcabdalesaciid531
@asalcabdalesaciid531 6 жыл бұрын
Allhu agbar Allhau agbar Allhau agbar SNM intii dhimatay A.U.N inta noolna cafimaad sareecana allaha siiyo aamiin waqtigaa waxaan joogay qudhac ramaale inta badan mujaahidiinta waan arkay cabdilaahi askar xaskiisa macalimad bay ii ahayd naxariistii jano allah ugu deeqo
@babaktabrizi8872
@babaktabrizi8872 11 жыл бұрын
mansha allah wll waad dhiiri galisay somaliland allow dhawr
@khadijagulied189
@khadijagulied189 7 жыл бұрын
alahu akbar ilahay hafka kuma goyo noolow ilahay inte ku dhimatay ha unaxasisto janfardow ha ku casumo inta nola cise iyo sharafa kunole guul guul iyo gobanimo SNM magacin hajiro wan liden ogyahay i waxa noqabaten ilahay aya idin abalgude in sha allah inta noola ilahay cafimadka ha idine siyadeyo abaljina lama gude karayo ilahay ha idine abalagudo waa runte ilahay ha ku xafido waxe la so maray ayu ino shegay ilahay ha ku barakeyo caqliga iyo cimrigab guulayso waa gabaay laga qirodo guulayso dad aya ciyar ciya la tahay waxe la so maray waa gabay murugo iyo xasus sida ilahay ha ku barkeyo caqliga hawayine somaliland guul guul ilahow no dhowr cadowgena jabaie ilahay ha ku xafido gabay fican weye ilaya cisaka SNM guuuuuuul guuuuul iyi gobainmo warta cadowgedu cagtahostisa cadowgen maa ciilbaxo walige in sha allah somaliland guul guul
@cabdiwelliosman6520
@cabdiwelliosman6520 6 жыл бұрын
Khadija Gulied walaalo asaguba allah uma mahadcelin duxood oo gaal ah ayuuw amaanay maxaad ku tilmaamilahay abwaanku gabayga haku noqdo
@awadsafo
@awadsafo 8 жыл бұрын
mansha allah waarun afkaga cana lagu qabey
@sakandar31
@sakandar31 11 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw , yaaaaaaa salaaaaaam , yaaaaaaa garanaya oo aaan ilaawi karin bari allahayow Umaddiii SNM unaxariiso , somaliland na dhowr waynow , aaadbaad ugu mahadsantiihin so bandhigiina , aaadna waanu ugu han balyaynayaaa mujaahidkan tiriyey mansadan
@somalilandchannelsomalilan250
@somalilandchannelsomalilan250 5 жыл бұрын
Markaan dhegeytaba waan ilmeeyaa walee
@aa.aftaag3272
@aa.aftaag3272 4 жыл бұрын
Gabaygan ninka tiriyey waa Nin habarjeclo ah waa ragii looga hadhay GABAYADA iyo suugaanta ee lilaah hibada u siiyey alaah yacisak Waxaad na xusuusisay ragii Duliga naga kor qaaday ee naga dhiciyey dhalaamo dooxii Caruurtayada gumaaday dumarkayagiina kufsaday Ilaahay godka ha u nuuro Janatu fardowsa haka waraabiyo Aamiin
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal Жыл бұрын
Anoo ogayn baan gartay inuu habarjeclo yahay xariif weeye wada habarjeclo ayuu ka dhigay
@baromo1778
@baromo1778 6 жыл бұрын
waan ogahay ilaahay kasakaw nabadan aaanu.Ku seexano.inay SNM soo hooyeen Allah haydiin wada naxariiso dhammantin
@Somalilander
@Somalilander 12 жыл бұрын
Xuska Sannad Guuradda Maalinta Qarannimada Jamhuuriyadda Barakeysan ee Somaliland
@amalsss8509
@amalsss8509 5 жыл бұрын
xuska sannad qarannamada jamhuuriyadda maxamed cali allh ciraga caafiimada huurad
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
masha allaah ilaahay if iyo aakhiroba ha ku xafido ku hagoodta taariikhda waa lagu halmaalaaye
@qaadirojacayl3103
@qaadirojacayl3103 6 жыл бұрын
Viva SNM Viva Somaliland......... الله آكبر
@DisasterRunway00
@DisasterRunway00 12 жыл бұрын
kanaxoo rafta waa oo dhimo guul iyo gobanimo cadaw gaa ha jabo ha jabo
@waberimarktandcafe5524
@waberimarktandcafe5524 8 жыл бұрын
XINJIR HUURTA WEEYAAN CALANKAAD AAD HADHSANAYAANE MANSHA ALLAH ALLAH YAA CISAK ABWAAN MUJAHID MAXAMED CALI CARTAN:
@abdishakurnaser2758
@abdishakurnaser2758 7 жыл бұрын
Waberi Markt and Cafe Y
@qureysh2010
@qureysh2010 12 жыл бұрын
guul snm
@kadoon22
@kadoon22 Жыл бұрын
Ilaahay kasakaw idinka ayaa noo suuro geliyay inaanu noolaano, weliba nolol qurux badan. Annaga dartayo ayay qaarkiin udhinteen, qaar kale u dhaawac meen, Qaar kale harraad iyo gaajo udhinteen. Ma garanayo Abaalka SNM waxa uu yahay aan duco ahayn. 😭😭 Ilaahay intiina dhimatay haw naxariisto intiina noolna cimridheer, caafimaad iyo ciibaado suuban ayaan idiin waydiiyay.👐👐👐👐
@najmamouse6969
@najmamouse6969 5 жыл бұрын
Gabaygani dhiigu idhaqaajiya snm halyeeyo allaw unaxariiso
@Allahwayen
@Allahwayen 12 жыл бұрын
Maashallah ماشاء الله ViiiiiiVaaaaaaaa Somaliland الله واكبر
@barnpogramtv5328
@barnpogramtv5328 8 жыл бұрын
walee waa xaqiiq dadku been ayayku faanaan laakiin halyayadii SNM weli waxaa madaxayga kawan sidii ay isusoo tuureen subax jimce ah anagoo gadhka iyo laba ruug isku hayna morugo ciil iyo cadho markeliyana ay jawigii bedeleen waxkale kuma garatide aniga waxay ii ahayd maalin xusuus badan ILAAHAYhawnaxariisto mujaahidiintii naga dul qaaday belaayadii nadhibtay
@simanabdi3795
@simanabdi3795 Жыл бұрын
Aabe alle wayne haydin naxaristo adi iyo muj SNM
@Dukaanka
@Dukaanka 12 жыл бұрын
11:00 Alaahu akbar, walee inuu haq ku gabyayo waxaad ku garaata waa lagu dul eedaamay, gabaygan waxaad moodaa inuu sida siikaawiga u dhacayo. rasaas iyo dhamac ka kulul.
@rodahoreh6728
@rodahoreh6728 4 жыл бұрын
I love SNM MASHA ALAHA GUUL GUUL SAMALILAND
@hamzehabdeeq7879
@hamzehabdeeq7879 7 жыл бұрын
allhu akbar noolow wllo wle dhiigbaanu idiinku aari
@jamalofficial2974
@jamalofficial2974 5 жыл бұрын
Allow Unaxariiso Dhamaan Mujaahidiintii Kushihiidey Dagaalkii Sodhicintii Qaranka Somaliland 🇮🇪👈
@runepower909
@runepower909 6 жыл бұрын
Helyay Mujahid Muse Bixi Gacan Ayaa kuu taagay, Allaw DHOWR SNMta XASUUS IYO TAARIIKH Somaliland ALLAW DHOWR!!
@user-ek6fc5oo8q
@user-ek6fc5oo8q 6 ай бұрын
Haldoorkii Dawaarre❤😢🤲🤲🤲
@ducaysaneduca8898
@ducaysaneduca8898 8 жыл бұрын
Waa runtii walee waa sidii loo sucay ilahayoow somaliland nabad ,,,
@zeinabtaher2671
@zeinabtaher2671 5 жыл бұрын
Viva Somaliland viva SNM GUUUUL SOMALILAND
@amo6188
@amo6188 2 жыл бұрын
Haybe laamad muu hoyan ilaa guushii uu helay😢😢😢 ilaahayow kuu naxariiso Awoowgay😢
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 2 жыл бұрын
Ameen
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Haybelaambad Xuseen X Haabiil Siciid Maxamed I still remember Ragii Igabaxayee Anandibu Arag☝🏾 Long live SNM SOMALILAND HANOOLAATO
@hargeisaofficialchannel4641
@hargeisaofficialchannel4641 4 жыл бұрын
Allayle waa Gabay qalbigu hinqanayo
@ibrahinabokor6442
@ibrahinabokor6442 5 жыл бұрын
Somaliland guul inshallah 2024
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Somaliland kuligeedba Makaladhacdo Waakufaanaayeeeeeeee♥️⚪️💚
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Balidhiig / Eegi Igadheh 💓💓💓💓
@Dukaanka
@Dukaanka 12 жыл бұрын
yaasalaam waxaasa gabay ah, mujaahid maxamed cali cartan ragedii
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 3 жыл бұрын
Maxamed Cali 💪🏾
@Highway779
@Highway779 12 жыл бұрын
woow yaa salaam
@khalidismail8442
@khalidismail8442 11 жыл бұрын
Hawd iyo dhir baa loo galay heegaane
@faizaomar8779
@faizaomar8779 6 жыл бұрын
mashalh
@osmanabdi6492
@osmanabdi6492 Жыл бұрын
May Allah bless S0maĺiland
@osmanabdi6492
@osmanabdi6492 Жыл бұрын
Amina Ali Yusef 0sman Toronto Canada 🇨🇦
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Eshcalaa Maanso😘😘😘😘😘😘
@kadraomar6957
@kadraomar6957 3 жыл бұрын
Mancha'Allah
@deeqayusuf9945
@deeqayusuf9945 4 жыл бұрын
Mashaa alaah
@hassanabubekerosman9851
@hassanabubekerosman9851 4 жыл бұрын
Wow maansh allah snm one love
@sahraabdillahi7041
@sahraabdillahi7041 5 жыл бұрын
KU hagoogta taaaaariiikhda waa lagu halmaalaaye.
@cabdiwelliosman6520
@cabdiwelliosman6520 6 жыл бұрын
Abwaan wuu yahay laakiin wuxuu iloobay in uuw allah ku xuso gabay oo allah u mahad celsho guusha uuw sheegay allaah ayaa sababteeda loo nisbeeyaa wuxuu ku xusay duxood oo aan allah iyo rasuulkiisa CSW aqoon taasina abwaanka waa ku deelqaaf in uuw allah subaaxka ah iloobo duxooodna amaano. Cajiiib
@maftuuxacumar3797
@maftuuxacumar3797 3 жыл бұрын
2020😪
@ismailadam6902
@ismailadam6902 3 ай бұрын
❤❤❤
@mohamedmuuminofficial1656
@mohamedmuuminofficial1656 3 жыл бұрын
I LOVE MY COUNTRY SOMALILAND
@princessreem8240
@princessreem8240 4 жыл бұрын
Wu hergaly dagaalkii huubka eyo saafuhu hagayeeen SNM.. الله يعزج يا بلادي ❤️💚❤️💚
@mohamedmuseabdirahim4249
@mohamedmuseabdirahim4249 4 жыл бұрын
Mshalhシ︎2020
@zahraqasim7175
@zahraqasim7175 4 жыл бұрын
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💗💗💗💗✊✊
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
NACAM ALLE S.N.M💪🏾 Like Careef Gaash Cali Waraabe Iyo Inamadiisiye / Sanyare Sahal / BBC/ Iyo Ilma Selingure / Maxamed Cali 💭
@mustafehusseinshire6178
@mustafehusseinshire6178 5 жыл бұрын
Hanadkii Laciilaaba waa Haajira Ficile..........
@inaxaaji1935
@inaxaaji1935 4 жыл бұрын
Beena maha ya indeer guul iyo gobanimo viva duriyada viva dhaman somaliland
@joomeciyaar1675
@joomeciyaar1675 3 жыл бұрын
Rag yaa dhashay
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
Ku hagogta tariikhda wa lagu halmalayee,tariikhda yanaynu ilobin wax kasta iyada ka muhiimsane oo beentay la yacayan cadawga somaliland iyo qadadwayntu ee ay modayan inanu nahay riyo meshi shalay wax ku gadhen ilobaya oo ku so noqonaya yanyanu maqlin oo dhag u dhigin qudhunkoda
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 3 жыл бұрын
waa halyeeydii raamaha lahayd libin ay hooyeene waa raga aan weli tirakoobkooda lahay ee dagaalamayay barbaartii isu sadqaysay xornimada somaliland illaahay hawnaxariisto, markaasay habar xun oo gudhuu ah afka nalasoo gashaa, soomaali makala maaranto iyo wax aan loo baahnayan ,waalaahi inaan ragaa tobanka sano halgamay ee dhimanayay tiro koobtooda la saxayn.
@cabdiladiifsayid1920
@cabdiladiifsayid1920 8 жыл бұрын
sx wd jirtan
@munahassan8131
@munahassan8131 5 жыл бұрын
dadkan caytamayay maxa haya ilma moorgan
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 5 жыл бұрын
Muna Hassan wa morgan oo magac kale sitaa Iska dhaaf loool
@sagalcaydiiid7890
@sagalcaydiiid7890 4 жыл бұрын
Waarun
@cabdiwelliosman6520
@cabdiwelliosman6520 6 жыл бұрын
Waxaan ku talin lahaa in abwaan Maxamed gabayga ku noqdo oo allah u mahadcelsho kuna xamdiyo meesha uuw duxood oon Muslimnimo ku geeriyoon uuw amaanayo
@hoodoayaanle5447
@hoodoayaanle5447 5 жыл бұрын
Cabdiwelli Osman loool markii yagaa la dilayay last Waran?
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 7 күн бұрын
Islaamnimada maxaafadiina ayaa laga bixiyaa lknse ma ogthy inta gaal islaam wadan islaleh ee dowlad nimo wada ilaashada ader waad danbeeysaaye wax soo baro horta 😂
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 жыл бұрын
gabaygan waxa ka maqan ma gubte adan saleeban caawed oo dadka qaar ku khaldan adan saleeban dhiig adahan saleeban cawed isago gubanaya ayuu dagalamayay adan saleeban cawed maxad uga reebteen oo isago gubanaya gumaaday faqash dabkuna kari wayaay
@engnuradin4228
@engnuradin4228 2 жыл бұрын
Ina saleeban wu Ku jiraa
@muntazissa6837
@muntazissa6837 2 жыл бұрын
@@engnuradin4228 laba adam saleeban baa jira adan saleeban dhiif maha kii gubty adan saleeban cawed isgo ololaya ayuu faqahti la dagalamayay oo dilay in ka badan 50 ama lidan markay arken nin ogolaya ku soo socda qorayahi tuuren buu la dabo joog saday marka kala laba adan saleeban cawed kuma jiro gabayga
@MrGuugaalre
@MrGuugaalre 12 жыл бұрын
@SoldierGirlSsc HABRUHU dhilloyin bay ahaayeen, iidoor waa garac ama wecel macnihiisu waxaan ka yabaa, habar jeclo iyo odey idoor waxaa dhashey islaan, waa will iyo abihii nin qudha wasy. n weeyaan NIN AMAANA IIDOR BAA LAGU HAYAA , WAA CALAAMDA KHANIISIINT A
@faizaomar8779
@faizaomar8779 6 жыл бұрын
Adam Ethelehe kkkkkkkk.ganayhani.gaqshtu.guuba kanaxso
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 5 жыл бұрын
Nin Ay dhilooyin, wecelnimo, garac iyo farakhnimo daashatay ayuunbaa ceebta weheshadee, adiga maxaa ku dhigay meel xun iyo ceebta ? Ma macalinkii tababari jiraad ahayd ? Noo sheegtay inaad waxaa ku dhex dhalatay , allaahuma najaynaa ,
@MrGuugaalre
@MrGuugaalre 12 жыл бұрын
@Puresomalilander SNM fooled you destroy you houses AWDALALDN, SSCLAND,JUPALAND,PUNTILAND,BENADIRLAND dawn iidoorland
@youngdahir
@youngdahir 5 жыл бұрын
Gurigad ku xartay ee ad lahayd adigu markad awooda lahay ma marka anigu awooda yeesho aya yesha marki la igu dilayay ee la laha wa ina la babiya marka adiga laha somaha
Xaaji Cabdil-Kariim M Cilmi - Gabooyaley)
19:06
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 9 М.
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 84 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 100 МЛН
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 12 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 8 МЛН
Habar Jeclo Bari vs Xusuusta Abwaannada
21:31
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 20 М.
Xaaji CabdiKariim Max’d Cilmi - Dabran (Gabay)
20:31
HOYGA SUUGAANTA
Рет қаралды 9 М.
Gabay Taariikhda Jam. Somaliland ah oo la magac baxay  -  MOOGE  -
10:01
SOMALILAND NEWS - MIX MEDIA
Рет қаралды 74 М.
1984- Maxaa Dhexmaray Abw. Adan Carab iyo Ina Kahin. Dagaal kii Haye.
9:38
Shirweynihii Lixaad ee SNM Ibraahin-Gadhle Maansada Dirsooc
15:35
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 35 М.
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН