Maanso 1 ___ DIRSOOC {Ibrahim Gadhle}

  Рет қаралды 479,723

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Maansadan oo xambaarsan fariin qaaliya iyo farshannimo heer sare. Sida ka muuqata waxa lagu qabtay madasha Tv-fiiga Djabuuti oo lagu casuumay suugaan yahano badan.
Ibrahim {AHUN} waxa uu cadeeyey inuu fariintani ay tallo u ahayd aasaasayaashii Somaliland ka dib markii carigaa dagaalo xun oo qadhaadh uu soo maray, tabasho badanina jirtey oo xaga Jabuuti ahayd iyo midawgii ay 60-kii koonfur lamidoobeen ba. Waa taariikh, tallo iyo tusaale. Iyo duco uu ku khatimay.

Пікірлер: 231
@maatrucking7180
@maatrucking7180 4 жыл бұрын
ilaah baan ku dhaartay reer waqooyigu waa philosopher yaasha soomooliyeed👏👏👏bal abwaankan dhageyso oo dhuux😌😌
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Oo ma cidbaa taa isla diidan
@saydahmed3661
@saydahmed3661 2 жыл бұрын
Indheergarad run sheeg ah ayaad tahay
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 2 жыл бұрын
Mhdzanid indr
@Dangarad.01
@Dangarad.01 Жыл бұрын
Afar faylasuufar oo reer Waqooyi ah baa fadhiya, Allow ummmada waqooyi barakee.❤️(Hadraawi, Cabdi-qays, Gaariye, Ibraahin Gadhle)
@ismailyasindhogor7559
@ismailyasindhogor7559 10 жыл бұрын
Maansadani allah how naxariistee waa Ibraahin Gadhle oo daadihinaya maanso qurux badan , Maasha allah Janatu fardowsa allah ha geeyo
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 5 жыл бұрын
Sida daalinkii hore Dadka kii wax barayiyo Ma mid diinta neceboo Culimada dilay dhali Mise doorkan maanta ah Sheekh lagu ducaystiyo Wali daahiray dhali Afku kuma 👏👏allh yarxam🤲 13/09/019 malin jimca 4:40pm ah masjidul BDR.
@awomukhtar9405
@awomukhtar9405 8 жыл бұрын
lixdankii dadkaygoow markaad dawladnimadii diiqada ubixiseen dagdagsiiyo mooye doqonimo ma ahayn (somaliland) allah haku naxaristo ibraahim gadhle alle qabriga haku nuuro
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
aamiin
@omarmohamed-eb6wf
@omarmohamed-eb6wf 5 жыл бұрын
Amiin
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 5 жыл бұрын
Eng Awo aamiin
@awliochannel6793
@awliochannel6793 7 жыл бұрын
Masha allah abwaan iyo badh AHUN Degelkaad ku dhalateen waa mid dunida kaa xiga diintaan ku dhaarte hooyaden docdeduna ka dugsoon guryaha kale yaa salaam
@khadarabdirahmanyacquub5620
@khadarabdirahmanyacquub5620 3 жыл бұрын
Ibraahim Sheekh Saleebaan( Gadhle) Waxa uu ahaa Abwaan, Macalin, Hage Nololeed iyo dhiiri galiyo. Alle SWT ha u Naxariisto.
@runtasheeg2450
@runtasheeg2450 9 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto MUJAAHID Ibraahim Gadhle wuxu ahaa gabyaaa aragti fog.....waar hooy Qaranka Somalilnad oow wax ku qaata wanada abwaanku idiin siyay Allya raxme.....dadka kale ee Afsomaliga ku hadlana ha ka faidaystan Dardaaranka Abwaanka aragtida fogaa.
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Ibrahim gadhle, Gaariye allow dhowre Hadrawii,abdi qays, Hassan Gane,Dacar,iyo dhamaan Abwaaniinte oo dhan
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Hadraawi Iyo Cabdi Qays Qosol bay Ugu Hayaan, Marka Daalinkii Hore La Sheego, Maxaa Meesha Rag Isku Arkay, Allee How Naxariisto Ibrahim Gadhle, Alle ha Dhowro Cabdi Qays Iyo Hadraawi
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 жыл бұрын
Aamin Aamin Allah ha u naxariisto marxuunka
@halimadirie5301
@halimadirie5301 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto gabayada aad baan u dhegaystaa weligay abwaankan oo kale ma Arag mucjisuu ahaa qabriga alhaw nuur
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 7 жыл бұрын
Haldoorki abwaanki somaliyeed Isaaq dad murti badan
@axmedabees7525
@axmedabees7525 4 жыл бұрын
Aamiin ibraahin gadhloow alle qabriga ha kuu nuuree abwaan wax garad geesi naga baxaad hayd aabihii abwaanka
@abdiwaliosman9739
@abdiwaliosman9739 5 жыл бұрын
Masha allah gabay waa loodaayey reer waqooyi iyo reer galbeed allow u naxariiso aamiin
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 7 жыл бұрын
Dun xariira 😘😘 Dadka somali tabaysaa waa isaaq
@hamseahmed1139
@hamseahmed1139 5 жыл бұрын
Waanu soo soconaa wllka ee qalbiga adkeeya heeryada kala daadsananta weynu ka gudbiye .
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 жыл бұрын
@@hamseahmed1139 hhhh wad iga qoslisay xaaraanbay katahay taa aabahay kasheekaynaayo miyaan ku noqdaa Mar idage allah h dago laba jeer se idage anaa isudagay
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 4 жыл бұрын
@@hamseahmed1139 adigu tag xagaad u socoto Somaliland Allah dib uguma celiyo xerojintii
@somalilanderdhabah5185
@somalilanderdhabah5185 8 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto marxuumka wallaahi waaqica saxda ah ayuu ka gabyi jiray Ibraahim Gadhle
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 8 жыл бұрын
Allah yarxamah abwaan ibraahim gadhle Geesi naga baxay oo guul dhashuu ahaa abwaanku wxaanu la dardaarmayaa dadkiisa Somaliland
@ahmedyusuf1713
@ahmedyusuf1713 8 жыл бұрын
muse axme
@somalicancerawarenessprogr4991
@somalicancerawarenessprogr4991 9 жыл бұрын
Daawadeey hashaydaay Doobir iyo nasiib daran Dogob baan ka qaadaa Dundumaa la saaraa Danbas baan ka leexshaa Dabay cagaha saartaa Dhulka meesha dulinka leh Ka duwaan idhaahdaa Waxa loo dareershaa Halka ugu dugaag badan Alah naxariistii jano haka waraabiyo great poet!
@HAL-DOOR386
@HAL-DOOR386 4 жыл бұрын
Aamin alow unaxariiso
@geedihassan5048
@geedihassan5048 4 жыл бұрын
Goormuu dhintay Allah u naxariistee
@Banuhashim237
@Banuhashim237 Жыл бұрын
@@geedihassan5048 2011
@jabiibocali7336
@jabiibocali7336 8 ай бұрын
Alle naxariisti janno haka warabiyo marxuum abwaan ibraahin sheekh aw Saleban gadhle cabqari faylasufar ayu ahaye abti mcn inagon is arag ayad dunida ka tagte
@manalahmed1109
@manalahmed1109 5 жыл бұрын
Allaa yaa raxmu raaximin ibrahim gadhle manso qurux badan
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 5 жыл бұрын
5:00 Ma sidii daraata baa Markii sheekhu daakiray Weerahay u ducatay Maantana dugaag dhali Mise daabad awr iyo Raati doobir badan iyo Biyo ma daadiyay dhali Ma mid aan duduyo Daad-caloola yeeshiyo Dambas kama kacay dhali Mise wiil diganoo Door hore wixii lumey doon bi'inayay dhali Ma mid dhagax-dixeedo Damino la yaabi iyo Doqqon foorarey dhali Mise wiil digtoono Daymada tuke loo Dad u foojig bay dhali Ma mid nooga dara oo Dabka nagu baqtiyiyo Ma habeen dam ay dhali Mise waa dilaaco Dalka noo iftiinshiyo Duhur iyo cadday dhali Ma mid doobta kiciyoo Nabarkaan dawee idhi Naga sii damqay dhali Mise wiil doctoor oo Naga baanta diifto Na dabiibayay dhali Sida daalimkii hore Dadka Kii wax barayay iyo Ma mid diinta neceboo Culimada dilay dhali Mise doorkan maanta Sheekh laga duceystiyo Wali daahirey dhali Sida daalinkii hore Ma mid daaradiisuun Darajada ku koobo Inta kale dulmey dhali Mise doorkan maanta ah Dadku mid uu u simanyiyo Damal la hadhsaday dhali Sida daalinkii hore Duul wada walaal ah Ma mid kala durkinayiyo Beelo kala dilay dhali Mise doorkan maanta ah Mid dadkaa is wada nacay Isku soo dabaaliyo Dermo nabada bay dhali Sida daalinkii hore Xoolaha dad-weynaha Ma mid daanka galiyiyo Doolar urursaday dhali Mise dalagga beeraha Iyo dooga noo baxa Mid an daaqin bay dhali Sida daalinkii hore Ma mid dowladaha Iyo dawarsada aduunkiyo Dayn kama dhargay dhali Mise doorkan maanta ah Mid dhaqaalahaa dumey Dib usoo kabaaayo Waa duban tahay ciiduye Waxa dahab ku hoos jira Nooga dooxa bay dhali Sida daalinkii hore Daawaha agoontiyo Ma mid daaha qaatiyo Dacas kama tagay dhali Mise doorkan maanta ah Ubadkaa.... Daryaha la soo dhigay Wiil daadaheeyoo Noo daryeela bay dhali Daawadeey hashaydaay Doobir iyo nasiib daran Dogob baan ka qaadaa Dudumaa la saaraa Dambas baan leexshaa Cagahay dab galisaa Dhulka meesha dalunta leh Ka duwaan idhaahda Waxaa loo dareershaa Halka ugu dugaag badan AUN abwaan ibraahim sulemaan aka ibraahim gadhle
@Mirre5658
@Mirre5658 Жыл бұрын
nice
@Mirre5658
@Mirre5658 Жыл бұрын
Dogob Baan Ka Qaadaa Dudumaa la Saaraa Dambas ban ka leexshaa cagahay dab gelisaa dhulka meesha dulunta ah ka duwaan idhaahda waxaa loo dareershaa halka ugu dugaag badan!
@abdihakiinfaysal
@abdihakiinfaysal Жыл бұрын
Mantaa haduu nolaan laha waxuu arkii lahaa dadkii is wada nacay mid ugaa siidaray wali mansadasii mantay dagatay ilahoow sidii roon
@mohamedothman7519
@mohamedothman7519 7 жыл бұрын
Abwaan qaaliya allow murti ma sheegay alle haw naxariisto abwaan ibrahim gadhle...aamiin
@jamaabdirahmanjama9415
@jamaabdirahmanjama9415 7 жыл бұрын
illahay haw naxariisto ibrahim aw saleeban gadhle dibi keligay Lay qalo waxa aan kadoor biday duubiga shan lagu cuno
@engmahirmaxamed7375
@engmahirmaxamed7375 7 жыл бұрын
ilaahay hakuu naxariisto Ibrahim gadhle abwaan murti shilis ayuu ahaa
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 2 ай бұрын
❤❤❤ alle ha u naxaristo abwaan ibrahim gadhle
@mahamoudbarre4613
@mahamoudbarre4613 9 жыл бұрын
Alaayo Raxma Ibraahim Runtii Nin Hodan ka suuganta ayuu aah
@SayidYuzuf
@SayidYuzuf 4 ай бұрын
Adeero alle nxariisti jano haka warabiyo Xikmadii oo qof ah ayuu ahaa
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 4 жыл бұрын
Gadhle , qays , hadraawi. cali mooge. Haldoorkii reer sheekh isaxaaq.
@yuusufyare8962
@yuusufyare8962 4 жыл бұрын
Cidda ay ka sii kala yihiin ii kordhi
@nouryarechannel4579
@nouryarechannel4579 4 жыл бұрын
@@yuusufyare8962 1. ibrahim gadhle > habaryoonis 2. qays > habar awal 3> hadraawi > habr jecli 4> cali mooge:ciidagale
@yuusufyare8962
@yuusufyare8962 4 жыл бұрын
@@nouryarechannel4579 Mahad sanid wllo 🌻
@nasirjamac2494
@nasirjamac2494 3 жыл бұрын
@@nouryarechannel4579 aan ku saxe Qays waa habaryoonis Gadhle waa habaryoonis calimooge ciida gale hadrawi habar Love
@hasanabdisamed2465
@hasanabdisamed2465 3 жыл бұрын
@@nasirjamac2494 😂😂😂 cabdi qays tuushkaad caraartey
@subeercalanle9074
@subeercalanle9074 5 жыл бұрын
Waa maansada aan ugu jecelahay ilaa hada ilaahay ha u naxariisto Ibraahin gadhle
@ahashi7828
@ahashi7828 9 жыл бұрын
ibraahim gadhle ILLAAHAY HA KUU NAXARIISTO WAXUU AHAA WADANI ISLAMARKAASNA AH NIN SOOMAALINIMADU KU DHEER TAHAY
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 7 жыл бұрын
A Hashi somaliland-nimadii gabayga maad fahmin turjuman doono (lixdankii dadkagow markaad dowladnimadii diiqada u bixiseen dag-dagsiinyo mooyee doqoniimo mahayn maynu ka fiirsano ayuu leeyahay ilayn kuwii aan gayaynba wanaaga waakuwii wax waalan ku sheegay SOMALILAND qaldaan dambe dhici mayso
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 3 жыл бұрын
Abwaankan oo kale horey uma arag wa genius
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Yaa reer waqooyi murti iyo xikmad ku gaadhi kara
@aliahmedyacin721
@aliahmedyacin721 3 ай бұрын
Maxaa deer-cad geel halaaboo, dib jiray uu cunay dugaagoo, ninkii lahaa daydayaa! Alle ha u naxariisto Ibrahim Suleyman Gadhle.
@ahmedmohamedomer5783
@ahmedmohamedomer5783 11 жыл бұрын
allaw kuu naxariis ibraahim gadhle waxa uu ahaa abwaan buuxa soona halgamay hibona alle usiiyay meel dheer ka hadal ka ilaahw janada u nuur
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 6 жыл бұрын
Ibrahim Gadhle (AUN) aamin maansadani way farshaxamaysantahy mashaallah.
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 2 жыл бұрын
Inaalilaah wainaa ileyhi raajucuun Raximulaah Aameen
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 жыл бұрын
Allahayaw waxan kaa baryayaa Abwaanka u naxariisto Adigaa Qani ah raxman ah
@mohamedyare3826
@mohamedyare3826 3 жыл бұрын
Ibarhim gadhle wuxu geeriyooday 10/01/2006 allah unaxarsto
@cabdifataax2011
@cabdifataax2011 11 жыл бұрын
geesi naga baxuu ahaa , ALLE ha u naxariisto
@candixkiinxasan9203
@candixkiinxasan9203 7 жыл бұрын
AHN ibraahim gadhle abwaan xigmad leh
@ibrahimzadha6653
@ibrahimzadha6653 7 жыл бұрын
Farasoow dameeraha Hala daaqiin weeyaan..... allah hakuu Naxariisto abwaan
@sooraanmire7791
@sooraanmire7791 5 жыл бұрын
Ibraahin gaadhle abwaan qaaliya illhay haunaxristo Maasoyo ninkugu duul Nina dhuuni kugu Doon Nina balada kugudayir shibir xuuladaqa dushaku lamidabye adiguna dugaagiyo kalagaro dadweeyan farasoow dameerAha haladaqinweeyan
@suleimanmohamed5769
@suleimanmohamed5769 10 жыл бұрын
ilaahay hau naxariisto waxa uu ahaa abwaan buuxa maansadana waxay xambaarsantahay dardaaran qiimo badan
@JamaApdilahi-p2z
@JamaApdilahi-p2z 4 ай бұрын
Abwaan qimo badan yuu ahaa Ibraahim gadhle
@dhabeelinaali2066
@dhabeelinaali2066 2 жыл бұрын
Ilaahay naxariis waasaca hasiiyo abwaan ibraahim gadhleh aamiin yaarabi
@maymuuncabdiqani9092
@maymuuncabdiqani9092 6 жыл бұрын
Dawaday hashayda dobir iyo ayaan daraan dogobaan ka qaada dudmada la sara dabsbay cagaha sarta ka duwaan idhaahda waxa loo dareersha halka ugu dugaG badaan
@fathiabulkhadir3589
@fathiabulkhadir3589 6 жыл бұрын
Allew kunaxariiso waa talo inlaqaato kuhaboonayd iyo dardaran uu inogatagay
@Dualle1
@Dualle1 7 жыл бұрын
farasaw dameeraha ha la daaqin waligaa nin wax badan yaqanay alle ha kuu naxariisto ibaraahim gadhle halyeY
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 9 жыл бұрын
ALLE YARXAMAH IBRAHIN GADHLE Amiiin
@alidhoodhe4975
@alidhoodhe4975 4 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii haka waraabiyo Ibraahim gadhle qof cajiiba ayuu ahaa
@jamacsiciid-gs6jr
@jamacsiciid-gs6jr Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto mujaahid ibraahan gadhle abawaan reer jabuuti waana habar yoonis
@adamalimaygag9903
@adamalimaygag9903 2 жыл бұрын
Allah jannadiisa hageeyo Abwaan Ibrahim gadhle iyo dhamaan abwaanada kale
@umarhasan1931
@umarhasan1931 11 ай бұрын
Ninka maasandaan dhageystaa caqli badan ayaa uga kordhaya Anigu kamadaalo AUN IBAARIHIM
@املعمر-ز4ب
@املعمر-ز4ب 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto Abwaan ibrahin gadhle Indheer garad badan ayaa tagay Rag na waa ragii hore Hadalna waa intii hore
@mrabdirahman9641
@mrabdirahman9641 7 жыл бұрын
mnta waad naga hoosaysaaye illhy qabriga ha kuu nuuro janadiisana ha kugu arsaaqo abwaan nagu qaaliyaad ahayde
@NimcoYuusuf-jy4uk
@NimcoYuusuf-jy4uk 6 ай бұрын
Mansha.allah..illah.ha.u.naxaristo ❤❤❤❤❤❤
@bijimedia
@bijimedia 4 жыл бұрын
Waa abwaan Ibraahim gadhle daawo
@zaadaadzayid8564
@zaadaadzayid8564 8 жыл бұрын
Abwaan garada hadalkiyo gunta dhiyaqaano gabanbuu ahaayo eraygiisu guul yahy garashada allaa siiyay isna wayna garan siiyay halkay guushu taaliyo gobonimo tilmaamee alle haugargaaree gaadhsiye midhiihi ibrahin gadhle allaah naxariista badan hasiiyo
@cabdiwali6738
@cabdiwali6738 8 жыл бұрын
+Zaadaad Zayid Ree Jabouti Nadiif pure IBRAHIM GADHLE waligii hargeysa hal habeen ma seexan UF UF + reerkodu yaqaanay CAMU hhhhhh + calooshay timo ku leeyihiin waaa Jaar { daris } cun ...
@curadkareerburco275
@curadkareerburco275 8 жыл бұрын
#cabdi wali waa Reer jabuuti lkn somaliland udhashay oo waa isaaq
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
waar adiga cuqdadan ku haysaa maxay ahayd?
@nageeyepanya7913
@nageeyepanya7913 7 жыл бұрын
waa nin isaaq ah garxajis ah habaryoonis ah gunbuur ah
@Ahmeto536
@Ahmeto536 5 жыл бұрын
Wllhi jabouti baad sheegteene waa anaa arkay isagoo jabhadii ah oo Qoriga degta ku sita
@cabdimajiidmuxumed274
@cabdimajiidmuxumed274 6 жыл бұрын
Alle naxariistiii jano haka waraabiyo abwaaan ibrahin gadhle
@runtasheeg2450
@runtasheeg2450 9 жыл бұрын
sidda Daalinki hore dadka kii wax barayay, ma mid diinta Neceeb oo culimada dila ayay dhali...... Waa SIYAD AFWAYNE dalinkaasi culmda dili jiray.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
dad badan oo halkan jooga fahmi maayaan dulucda maansadan iyo murtidey xambaarsantahay qaar ayaga lala hadlaayo oo aan dareensaneyn baa jooga
@hami155a
@hami155a 12 жыл бұрын
waa waa mashaa allah ibrahim gadhle alla u naxariisto
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 2 жыл бұрын
Eesh calaa Abwaan alloow kuu naxariiso
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 2 жыл бұрын
Farasow dameeraha hala daaqin ❤️🤍💚
@mohamudmahamud108
@mohamudmahamud108 3 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso soomali in yar baa ibraahin u dhow libaax garxajis ah mujaahid snm libaax
@jaama20
@jaama20 3 жыл бұрын
Anoo Garxajis ah baa ku leh ...Gadhle ka weyn arimahaas , wuxu dhaxal dardaaran ah uga tagay dadkiisii u ogaa waxay soo mareen inay mar danbe daacadnimadii lagu dhaay dib ula iman...waabay ka sii dareen baan odhan lahaa mujaahidka oo waxa wada kacay Shaacir , Gamadiid iyo Laabsalaax oo miidhan oo u wada riyaaqaya cadawgii aasay
@namiin3034
@namiin3034 8 жыл бұрын
AUN Amazing still relavent today,
@psIronman
@psIronman 15 жыл бұрын
Ibraahim Gadhle.... A legend
@abusafwanmahadcabdiqaadirm6709
@abusafwanmahadcabdiqaadirm6709 6 жыл бұрын
Sidii daalinkii hore mid daaha qaatiyo daawaha agoontiyo dacas Kama tagay dhali
@hasanmohamud9609
@hasanmohamud9609 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto ibraahim wuxuu ahaa nin wax badan og
@xirsicarwo5858
@xirsicarwo5858 3 жыл бұрын
Alle mxa mezHa apwaan an jeclaHy isku arkey alow u naxariiso janatUl fardows allow ka waraapi inTa nooL allow caafi adiGa caadile wllhi waxpadaN ayn ka faaideY
@suleimanmohamed5769
@suleimanmohamed5769 9 жыл бұрын
ilaahay ha naxariisto dhaxal gal ayuu inooga tegay
@cuudkacashaqa8276
@cuudkacashaqa8276 9 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww LIBAAX LIBAAX DHALAY ALLE YAA RAXMA ALLE JANATUL FARDAWSA KA WARAABI WAXAN ODHANKARNA NIN MURTIYEYSAN OO SUGANTA KA HODONA JOHARAD SUGAANED ALLE HAKU NAXARIIISTO AMEEEEEN
@ahmedmusa8847
@ahmedmusa8847 8 жыл бұрын
Alla ya raxma abwaan qaaliya
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 жыл бұрын
hadrawi iyo abdi qays qosol bey la.dhaceyn
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
murtidey fahmayaan
@somalilanderjecelsomali6123
@somalilanderjecelsomali6123 5 жыл бұрын
@@azlmcl198 shekadu halkay ku socoto ayay fahansanyihiin
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
@@somalilanderjecelsomali6123 nacam
@cabdalecabdi8964
@cabdalecabdi8964 10 ай бұрын
Alle haw naxaristo nin indher Garad ah
@abusafwanmahadcabdiqaadirm6709
@abusafwanmahadcabdiqaadirm6709 6 жыл бұрын
Abwaan ibrhin gdhle ilhy ha kuu nxrsto
@kingabdiaziz5987
@kingabdiaziz5987 8 жыл бұрын
zomaliland ney dameeraha hala daaqin weeyaan 😂😂😂😂
@ismailmohomedhussein6565
@ismailmohomedhussein6565 7 жыл бұрын
waadigaa faraskii sheegaye dameerkane maad inoo sheegtid
@abdimahadi6654
@abdimahadi6654 7 жыл бұрын
Ibrahim gadhle AUN
@malikibrahim4677
@malikibrahim4677 8 жыл бұрын
LIBAAX LIBAX DHALAY (AUN)
@abdishakaurawad3593
@abdishakaurawad3593 3 жыл бұрын
Axsan abwaan Ibrahim gadhleh
@h.a.baazka9861
@h.a.baazka9861 2 жыл бұрын
Eesh calaa abwaan illahaw u naxariiso
@najamohamed919
@najamohamed919 5 жыл бұрын
Diintaan ku dhaartee hooyaday docdeeduna ka dugsoon guryaha kale
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
allow kuu naxariiso hal abuur ibraahin gadhle (a.h.u.n)
@djdalmar
@djdalmar 14 жыл бұрын
ya salaaam. allah arxamu!
@abdiqalidhegcas4519
@abdiqalidhegcas4519 8 жыл бұрын
illaahow unaxariisto amin abwan buxuu ahaa
@abdihassan689
@abdihassan689 7 жыл бұрын
abwaankan ale ha u naxariisto cismaan gadhle waxan ka qorey
@ahmedmusa8847
@ahmedmusa8847 8 жыл бұрын
Farasow dameera ha la daaqin weeyaan
@therepublicofsomaliland4661
@therepublicofsomaliland4661 8 жыл бұрын
Great heroes need great sorrows and burdens, or half their greatness goes unnoticed. It is all part of the fairy tale
@abdinasirjama4459
@abdinasirjama4459 12 жыл бұрын
Ibraahim Gadhle Ilahow ku naxariiso wale xigmad aya ka soo maaxanaysa gabaygan Dirsooc waaban ka xiiso gown waayay macno wayn ayuu xanbarsanyahay
@siciidsare4900
@siciidsare4900 5 жыл бұрын
Abwaan waa kan
@NimcoYuusuf-jy4uk
@NimcoYuusuf-jy4uk 6 ай бұрын
Wa.wano.ayan.idhi.balwaxkushega
@daniyoxarago773
@daniyoxarago773 11 жыл бұрын
illahow janadii fardowsa gali awbaan ibrahin gadhle
@abdicasiiskhadar3183
@abdicasiiskhadar3183 Жыл бұрын
Aun iBraahim Gadhle
@siciidaden9129
@siciidaden9129 5 жыл бұрын
the GREAT ABWAN , DHAMMAN INTI FAHMAYSAA AMA GARAN SUGAANTAADA IYO SARBEEBTANU , WA WANOOOO BUXDA MANTA EDDU HAYSATOO MADAXII DALKAYGIYO I O GORIIDISAAA GOBTA AHII , KHADRA DHEMAAN ,,,, IYO GEESIYOOO SIDA ABAHAY IYO OWOOWGAAYYY OO JECEEL DALKISA DJIBOUTI
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 4 жыл бұрын
Aun Abwaan Ibraahin gadhle
@abdijamah7083
@abdijamah7083 8 жыл бұрын
Ibrahim Gadhle (AUN)
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 2 жыл бұрын
aLLe Hakuu N𝘢𝘹𝘢𝘳𝘪𝘪𝘡𝘛𝘰𝘩 𝘮𝘢𝘙𝘟𝘶𝘶𝘯 𝘪𝘉𝘳𝘢𝘢𝘩𝘪𝘮 𝘎𝘢𝘋𝘩𝘓𝘦 𝘎𝘢𝘣𝘢𝘺 𝘪𝘺𝘰 𝘮𝘢𝘢𝘏𝘦𝘦 wa cajiib
@regalsnow9707
@regalsnow9707 5 жыл бұрын
Allah yaa raxmaa amiin waxa weeyi labeenti isaaqa walahi inta mesha fadhida somali la anted maxay samayn lahayeen murtidan?
@hamzeseid9888
@hamzeseid9888 Жыл бұрын
Wali kuwii hore wax dhaaama may dhalin 😢😢😢😢😢😢😢
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA 3 жыл бұрын
Sadaam xuseen ayay maalin adduunka ka wada tageen ilaahay naxariistii janno fardaws haka waraabiyo labadoodaba
@nimomohamed8471
@nimomohamed8471 2 жыл бұрын
Ameen
@abdishakaurawad3593
@abdishakaurawad3593 3 жыл бұрын
Aun abwan gadhleh
@amalnor
@amalnor 7 жыл бұрын
Farasaw dameeraha haladaawin weeyaan AHN murti qaaliya
@jabaqsheegmedia9948
@jabaqsheegmedia9948 3 жыл бұрын
Farasow dameeraha hala daaqin weeyaan
Tixdii Shareero - Abwaan Xasan Ganey
8:29
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 113 М.
Barnaamijka Xulashada Kaydka By Kuraase HCTV
37:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 231 М.
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 2,2 МЛН
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 60 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 59 МЛН
Maanso 2 __ MULAAX  {Ibrahim Gadhle}
6:43
Tixraac
Рет қаралды 300 М.
Shirweynihii Lixaad ee SNM Ibraahin-Gadhle Maansada Dirsooc
15:35
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 38 М.
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 2-aad
33:18
ibraahim gadhle iyo xabiiba balbalaaf, Maansadii DOCNAAGEED
4:27
SIRTA EREYGA, Abwaan Cabdi Aadan Xaad ( Cabdi Qays ) Qaybta 4-aad
18:34
Miisaanka Maansada Caraale vs Gaariye (Dood)
42:21
Bartamaha
Рет қаралды 45 М.
Noocyada Ugaadha Iyo Xabbad Ibraahin
14:14
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 18 М.
The morning is so tiring #funny #comedy #sigma
0:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 1,2 МЛН
ТОМ УСТРОИЛСЯ ВЫШИБАЛОЙ В ОТЕЛЬ
0:39
Tasty Series
Рет қаралды 12 МЛН
One of the twin brothers played tricks with the other over studies
0:32
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,2 МЛН