UN DES PLUS GRANDS CHANTEURS DJIBOUTIEN, MON FAVORI MR FOURSHEED ALLAH HA U NAXARISTO AMEEN.
@caweyskadalmarАй бұрын
Aamin
@ashahassanrobleh771110 ай бұрын
ILAAHAY JANATAL FARDOWSA HA KA WARAABIYO 😭🇩🇯😭🇸🇴😭🇪🇹😭. AAAMMMIIINNN YAA ALLAAH 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@DiiniXasan-i2n Жыл бұрын
Waaw Axzan Muzique__❤ Guuloow ii gar-gaar. Waayo ❤Waayo.
@fadxijano9364Ай бұрын
Gadhkiyo bidaartiyo gurada i cadaato hadad iigu tirisaan sodon gaadhi maaye wakhtiga i guhaadsho sidaan ii galaaye Hawlaha igubaya ma wax dunida gaadhsiisanba ma wax aniga ii gaaraba kala garani maaye goohiyo dhibtaan qabo guulow ii gargaar gabi iyo xaraariyo garba laygu tiirsho waxaan sii gucleeyaba dhexda laygu gaadhe Gees kale u weecdiyo talo iga guracante 😢😢😢😢
@housseinfana506519 күн бұрын
Mahamed Ali fourched alle ha unaxaristo il était un Star de star