WAXAAN MEESHA QABANAYN AFKAA LAGALA MAAGAAYE MAANGAABKA UUNBAA SHACBIGA WAX KASTABA UMUUQDAAN ISYIDHAA BEEN MUQUURSIIYE MACNO YARE MIDHKII AAD SHALAY LAHAYD MAANTA GARANWAAYE MA XISHOODE IS MAQIIQE MURANLE NAAGOODLE MAGAC DILE NASABADUULAHAA MAALIN QUDHA XOORE ....
@AAbdi-q1o21 күн бұрын
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Qodob hadalkaaga ka mid ah ayaan jeclaystay inaan Bayaamiyu….Haddii maddex weynuhu Codsi distooriya oo ah ururodo ha soo horeeyeen si loo helo Saddex Urur Oo Noqda Axsaab..Maxaa ka khuseeya Odey dhaqameedka…Miyaanay ceeb ku ahayn inay odey dhaqameedku ku milmaan Siyaasada……Bal waxaad ka soo qaadaa haddii Gobolo ka mid ah Somaliland odey dhaqameedkeedu yidhaahdaan Wasiirkaa ama maddex weynahaasi nooma iman karo…Miyaanay Ceeb ahayn….Waxba ku dheeraan maayo..Odey dhaqameedku reer Somaliland waxa waalay Afar odey dhaqameed oo Hunguri wado… Waa Khayran katiiran
@anabmohamed34425 күн бұрын
Muuse biixi dhiigii sidaad ayaa ku jira
@mohamedsaid355225 күн бұрын
Mohamed jamac waa askari khibrad dheer u leh ciidanka1975 anago dugsiga dhexe ku jiran ayu ku biiray ciidankii somaliya ee galay dagaalkii 1977
@abdiosman130825 күн бұрын
SSB ayaa ku filan haddii Yusra Harti aanay ciidanka basaasin.
@mohammudali598725 күн бұрын
Gobolada kamaqan Isaaqa maxay yihin Niman iyo nagaba ma walan yihin maxa ka qaldan Mida kale musa ka miyirqaba ki hadlaba Gobola naga maqan oo nabad ugu baqaya xage nabadu tala isaqa dhedisa bay ka dhici donta bal ogada warkayga
@HuhaleWabeye25 күн бұрын
Labada jaahil waa in dalka laga qabtaa
@hamdakhader52944 күн бұрын
Madax wynayashu jabka ma sheegan wax walpa lama sheego siyasada Ayey ka mid tahy
@FadumoCabdi-x2o25 күн бұрын
Geesi aan gaboodka aqoon oo hadal yaqaana
@abdullahidirirhersi229725 күн бұрын
Nin waliba wuxu geystey baa laga gudayaa. Qofka dembi ka galay Qaranka ciqaabtiisuu leeyahay , qofkuu doono ha ahaado, ciidan ha ahaado ama rayidba .
@hassanhussein27226 күн бұрын
Ciidanku intay jabeen waan la wasinuun kkkkk xagee lagu arkay 3000 nin oo soo yaaca, isaaq aan habaryoonis iyo Ciidagale ku jirini way jabaan, dhulbahante noolaada waad is muujiseen, laakiin dhulbahantoow habaryoonis ceerigaabo ha ku soo degdegina oo jeegaantii iska yaacaysay ha moodina
@warfaageeddi312825 күн бұрын
Dhurwahante ciyey 1915kii
@mudiali71925 күн бұрын
Dowlada Somali ma noqon karto sidan waa dhibaato
@farxaanfuaad405525 күн бұрын
MADAXAWAYANUHU RAG A AYUU LAHADALAYAY GUDIDII SHEKATAY INAY DHEDHEXAD YIHIIN E MARKII DASATUURAKA LOJABIYAY O LASAMAXAY GACAN KUDHIGALAYASHII MAG LAGA OGOLADAY? MAXAY SAMEYEN GUDIDII IN AY WADANI U XAGALIYAN O AY TAGEERO UMUJIYAN) MARKA HADAD AHAN LAHAYAD MW MUSE BIIXI MAXAD SAMAYAN LAHAYAD ADIGU ILAY KHIYAAMO QARAN AYAY SAMEYEEN
@MaygDaje18 күн бұрын
wan is dal dali lahaa😂. waayo ilahay iyo umada badankeda ayaa nacay
Warqadu sharci bay ahayd ee iyagu saw wadani may ahayn sidan aad cadeysay? Ninka ciidanka qaranka watayna wuxuu ahaa H. Yoonis oo waatii xilka lagaga qaadey.
@danjire760525 күн бұрын
Maxaa galgalasho socota!!!!! Sidaad doonto u dhig waa la isla gudhinayaaye
@XiisoleFilms25 күн бұрын
Qasab weeyi wixi jiritanka somaliland ka hor yimaad waa la xidhayaa musena waa so labanaya ku biyo caba
@tallocaafimaad844225 күн бұрын
Dambiile ayaa tahay adeer , adaaba wadanka duulaan ku ah ee bal ha ilaahay ha ina gaadhsiiyo maalintaad reerkaad xilka ku doonaysaaan yimaad.
@mohamedhassanhoussein862725 күн бұрын
Waar waa layskakiin celinayaa imisuun baad hanjayseen faan ayuun bay idinkaga hadhay
@maxamedabwaan267326 күн бұрын
Huwanta iyo buura fuulka ma dalkaynu ku siidaynaa koofiyad hunguri waa laga ilbaxay fartiina iyo hungurigiina u taliya sharciga iyo Qaranimada waa la ilaalinayaa
@hassanhussein27226 күн бұрын
Naga aamus hooyadaa futada ka wase kelab yahaw mise magacaagaan sheegaa iyo address kaaga, intaad youtube habaryoonis ku wada caydaan baad isleedihiin is qariya, adeer radar kaygaa ayaamahan ku hayay jooji niicda, hadii kale xaarkaagaan kuu shidi
Hooyada iyo dareenkaba was walaahi wixii koofiyad hala xidhxidho
@CabdiraxmanSuleiman25 күн бұрын
aduu cadee warkaaga waxay dhasho aynu eeegneeee
@CabdiraxmanSuleiman25 күн бұрын
inaan ku doorto ayaan ku badbaadayaaaa saw maaha kkkkkk
@alisaed839325 күн бұрын
Ma Yusra-Harti baad rajo kaqabtaa ladoorayo waa mustaxeel in ladoorto Yusra-yuusa ama Yusra-yoonis
@se105925 күн бұрын
Siraad gun caseey maxaad sheegaysa😂😂😂
@kahaomar182922 күн бұрын
Adeer maxa ma suliyada ciidan ku gaajo biyo sabo xumo bay ku baaba Rene miyey no lahayeen wuu babi-iyey ciidan ka ninku dalba dheerey malin qayr qabta S,land Alle wayne uma soo geline habar qabaha
@suadaydid527025 күн бұрын
Ragii buurta fuuley dadkii ay laayeen xisbiga wadan baa ka masuul ah. Hala soo xirixiro
@boonxasan400225 күн бұрын
Hoyada iyo dhiladiii ku dhashayba was ay ay dhalaybaad tahay
@Nagiib-nano25 күн бұрын
Waar maranow waa abaha ama walidka oo kale wana oday dhaqamed orom ba tahe luuqada noo dhig dhaqan waxba kama taqanid iyo ixtirambe
@MaygDaje18 күн бұрын
xaqiqda dhibaysa, wakusiinnabi coise markuu xaqa sheegayay isku dayay in nabiga la dilo😂
Waar adeeer ragi ciidanka laayey sharciga la hor keenaya
@se105925 күн бұрын
Sax weeye waana muuse, taani, ina kaahin, af guduud jeelka madheera u diyaara
@CabdiraxmanSuleiman25 күн бұрын
waxani madad waalwaalan ayuu lahadlayaaa
@AHMEDIbrahim-jb5yw25 күн бұрын
Adeer hadad uu haradeen tihin madaxnimo dadka laso dhaweysta ee Jibo Qabilnimo laguma kaco tasuna dhibteeda ayay ledahay Muse Bixi iyo Moxamed Kahin Raggi dalka horeyay ayay kaso hadheen Yagana Haaq uleh inay Madax ka noqdan dalka Ninkan Ciro ee hurda markisi horena dibad werega aha hoggan uu dhiban mayno Nin jilisan uma baxni Indhahaga oo shaan ah Aqoonsigi wan keenayna Madaxweynaha waxan uu doranayna Mujahid Muse Bixi Cabdi oo inigu noqday Laaf dhun gashay inika iyo Cadowga Qaranka Warya wad huruda ee indhaha kala fuur Somaliland waxa ka talinaya *Nin Haber Awal ah oo Garhajis dhalay* Markay dhaftana Haberjeclo iyo Samaroon Gesiga Issaq wuxu noqda Nin Haber Awal oo Garhajis dhalay Moxamed Haji Ibrahim Egal waa ninki ini dhiri galiyay inad Go'dan ee Dayuurada Qayirada ini dhigay Muse Bixi Cabdi waka AQOONSIGA ini keenaya Warkayga waa Haqiq mar an manta ahayn ayad Garwaqsan ee imika JIBO QABIL AYA KU HAYSE
@dayroday813325 күн бұрын
Afmiishaar run ah
@CabdiraxmaanYusuuf-f1z25 күн бұрын
Marka runta loosheego ayay caaclaysa waar sawtii laydin kari la aa ankaa wasna saw annaku laanta malihin irodoo midkle samayso inakaahin iyo muuse way way wasayaan noocanookle
I madadaali daali I maaweeli weeli iyo maaweelada. Car cirka soo dumi.
@abdullahduale892226 күн бұрын
Waaryaa waxay ay somaliland ka socon ladahay noocaas oo kale
@abdiali31925 күн бұрын
Waar idinka ayaa ka mas’uula. Karbaash ayaa idinkaga dhacaya doorashada. Madaxwayne Muse wuu soo noqonayaa ee abshira.
@XasanXormeeye26 күн бұрын
Waalagu sooxidhayaa ey aydhalay lagumana daynayo
@se105925 күн бұрын
Ay ay dhalay iyo garan waa aroomo ah adiga ah duliyahow
@icecreamgiroontheline25 күн бұрын
Kolba oday asaasaqa sowaraysta
@warfaageeddi312825 күн бұрын
Saab tv =makarafoonka oday beeleedyada ku dagaalama garxajisnimo Waddani =urur beeleed
@MaygDaje25 күн бұрын
kulmiye= urur khayin iyo munafaq
@NimcoHassandhere25 күн бұрын
Beenta jooji adeer cidii aan wadanka joogin u sheeg khaayinu wadan miidhan baad ahaydeen
@MohamedHussein-yz2gp25 күн бұрын
This man is a liar, wadani-Huwan supporters and yes we Somaliland will never forget what happened at gacan libax mountain when the wadani-huwan killed innocent Somaliland police officers and those criminals have to pay for their crimes eye for an eye , soul for for a soul And nothing else. Somaliland forever
@Nasirmahamed-o9h25 күн бұрын
War dagalka ada iclamiye wax ba ha ku meraysan maxamed kahin oo ka qimo badan
@JimcaaleCiisexuseen25 күн бұрын
Been❤❤😂🎉
@hiddowacan81125 күн бұрын
Beenaale cajuus cajuus dhalay madax wayne muuse iyo maxamed kaahin waad kuwaalateen ilma buura fuul