Wasax wxaad sheegty oo dhami lkiin mida ciidanka aan kuu daxee wa 5000!ooasksari wxa hlkaas laga Dhigey wx ladily!wx la dhaawacy wx mxaabiis ahana hada loo heysto!ayaa lagu quyaasaa 500!oo askarimxaabiis ahaan.
@daahir13402 күн бұрын
Aan ku Saxee wa 5000 !oo askari ciidankani goojacade ku burburey.
Waa lagaa dhex hadlayaa Adeer ka joogaa waa muuse kasoo socdaana waa muuse kabax ama ku nax
@abdishakuurdaauudseed22 күн бұрын
Kaasi waa hadal muumin
@foosiyamaxamuud272016 күн бұрын
Muuminka maxad u taqaana ma huguri hadle....😂😂ax
@kaahinkaahin864322 күн бұрын
Asc waa runtii taas uu ka hadlay caaqilku
@NurAbdelkader22 күн бұрын
Shir jaraaid?
@NimcoSagal-d3m22 күн бұрын
qololka ka fran tiktok wxalugu hadal haya kalagoynta bulshada somaliad waxana halajoojiyo
@Sawsan-gb7ir12 күн бұрын
Huwanta iyo ciro maxaa isku xidhay imikaadba markhaatiga ku furtee
@MawliidIimaan-xz8nz13 күн бұрын
Allah kamaq oday hunguriibad noqotay cadaladna kumad hadalee kuwu iska foogeyat badteh waxba ku hadlimaysiid ee muuse bixi waa ninks badbadaada u ah somaliland waanu soo noqonaya ninka qarankan kala qaybiyay fidmadana sameeyay cidanka qarankana dhabar jabiyay umadana qabyalad iyo garxajis ayalah maanta ku muusanabayay ee qaran nimada somaliland arqalada ku noqday waa ciiro ninka goni iskutaga somliland an dacaad ka hayni waa ciiro cidankana ninka shirqolay waa ciiro maxad isaga u sheegi wayday adeer oday iyo aqiil dhiga umada ka bayac mushtara cid wax kadhaysanaysa ma jirto madaxwayne muuse umadiisa jacel doranaysa ee adigi ciro keen hadaad cod uhayso ninka shirqolada ugaystay cidanku waa ciro iyo koxdiisa waxanan ku sheegaya oday riyoday inadtahay ciro walahibanu madaxwayne ka noqonayn xamar hargaysa laga xukumi mayo balayo donbadtee wad heeli
@nuuraaadan58855 күн бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Livestreamzara22 күн бұрын
War xishood oday waynbad tahaye afkaga naag ka quruxso gabdhaha dheh
@KhadarIsmail-sw2ue11 күн бұрын
Caaqil,adiga oo aan ogeyn qadarka ayaad muuse ku geftey.ifafaalaha marka la eego,muusaa soo baxaya.aqoonsigana keenaya.buus iyo ban baa lagu yidhi,caaqil buka,khara,kir.
@ugaaso797121 күн бұрын
Acuudu bilaah ilaahay ka baq cadho ayaa ku jiiday balaayo dhici mayso waana la dooran miyaad ooyi
War sida odaygaas oo kale Dadka ruunta uu sheega oo dalka badbaadiiya Muse waa Fircoon laa inoo soo dirayeeee .
@ibrahimfaro129622 күн бұрын
Aaaaaaamii aaaaamiiin
@camosalax55998 күн бұрын
Odaygan waa kadaab waliba xaasida kan waxa ka guuxaya cuqdad biirtay, ujeedadiisii waatan xabbada uu sheegayo, waar naxli yuururaa tahay nacab xaasidaa tahay, weger kani xal male xabadiisa hasoo qaato isku dir buu wadaay, caac calaacal koofiyad bacle
@ArahmanShariif22 күн бұрын
Koofiyad bacle
@Livestreamzara22 күн бұрын
America was afraid of the Somaliland army
@JannoGalle-w7r14 күн бұрын
Caaqilkani waa beenaale Alle ka been sheegay daacad iyo runsheegtoona maaha waanu ololaynayaaye halkan Wax xaqiiq la yidhaana ma sheegin Been Been Sidoo kale TV gu waa Saab iyo Cali Seenyo oo xaaraami ah
@foosiyamaxamuud272016 күн бұрын
Ale kaama abalo. Tuug tuug taagetay ayaad tahay, lacag hadaad rapto oro dawarso.