No video

MAXAMED MAAME FEAT WARDA HAPPY - BAL EEG FARXADEYDA - OFFICIAL VIDEO 2023

  Рет қаралды 3,587,779

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Күн бұрын

Maxamed Maame ft Warda Happy
Bal Eeg Farxadeyda
Ereyadii: Ahmed Xaraf
Laxankii: Abdikarim Ali Shah
Music: Amsal Yare
Vocal Rec: IID Yare
Camera: Liibaan Dahir & Yonez Crown
Editing: Khadar Waqal
Production: Afro Waqal Furinle

Пікірлер: 500
@casiisacabdi5024
@casiisacabdi5024 Жыл бұрын
ILAAHOOW naga madoobee heesaha aniga iyo inta dhegeysataba kuna beer qalbigayaga cabsidaada yaa ALLAAH 😢😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@yaas-miinosmanhussein1324
@yaas-miinosmanhussein1324 Жыл бұрын
Amiin Yaa rabi 🤲
@SumishAdan-xq8ld
@SumishAdan-xq8ld Жыл бұрын
Amiin ya rabi 🤲😢
@user-xx9ev4wi7u
@user-xx9ev4wi7u 3 ай бұрын
​@@yaas-miinosmanhussein1324¹
@NimcoMohamuud123-xp9zy
@NimcoMohamuud123-xp9zy 2 ай бұрын
Aamiin Aamiin yaa Rabbi
@AlCadnaan
@AlCadnaan Ай бұрын
❤❤❤❤ carfad
@kaafiyaabdirizak
@kaafiyaabdirizak Жыл бұрын
Qof kasta Oo qoraalkayga arkay waxan u rajynayaa caafimaad iyo cibaado suuban ❤️
@husseimhassan5306
@husseimhassan5306 Жыл бұрын
Sidoo kale byo mcn ❤
@axmadeynuurxuseen8351
@axmadeynuurxuseen8351 Жыл бұрын
aami qaali
@mahadoaye7190
@mahadoaye7190 Жыл бұрын
Sidokl sis
@mahadoaye7190
@mahadoaye7190 Жыл бұрын
Amiiiin
@deeqamire8390
@deeqamire8390 Жыл бұрын
Sido kle
@zamzamdahir826
@zamzamdahir826 Жыл бұрын
Aniga waxa rajena in aan hello qof ijecl iyo cafimad iyo cimri dheer iyo cibado dheer aniga iyo intii samaha jecel aamiin yaarabi😍😍 ______love somali mohamed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣❣✌ like hai ga ilobin wllo
@zahraabdikarim
@zahraabdikarim Жыл бұрын
Aamiin sidokale qofkan jecelnahay dheer wllo 🤲🤲
@MustafCubaydCumar
@MustafCubaydCumar 10 күн бұрын
😢😢😢😢
@zathaamdeck
@zathaamdeck Жыл бұрын
Inta quranka jaceyl like isaar walal 🙏❤️
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 Жыл бұрын
Kan yar iyo warda qurux sanadkan cusub heeso waaliya soo sareen wlhy😂❤wana isku eeg yihiin duriyadii reer sherkh isaxaq 😂🎉 yaa dawanaya 2023 😂❤one love 😊14 January 😊
@radwanimesabdi6506
@radwanimesabdi6506 Жыл бұрын
Heesta wan ka helay runtii❤️ Lkn hadan irahdo like isara wax iisarayo maba arko xasidiin 😢👈🏻👍🏻()
@nuurcabdiqaadir5043
@nuurcabdiqaadir5043 Жыл бұрын
Respecte 🥰
@hipoinaosmon7440
@hipoinaosmon7440 Жыл бұрын
@@nuurcabdiqaadir5043 مرحبا
@aamina5547
@aamina5547 Жыл бұрын
Respect
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Respect sister
@fadumohassan9875
@fadumohassan9875 Жыл бұрын
Ku siiyey wlley qàdo
@Abdirhmann
@Abdirhmann Жыл бұрын
Aaway dadki jeclaa nebiga scw
@axmediid9149
@axmediid9149 Жыл бұрын
Abwaanka baryahan fanka shiday axmed xaraf wuxu badalay abwaan hadraawi alle ha u naxariiste
@salmabachiromar6048
@salmabachiromar6048 Жыл бұрын
Walhi wn u qiray hargaysa inay tahy hoygi fanka allow Mar ige hargysa cdy❤🤍💚🥰😘
@xamdamahad5774
@xamdamahad5774 Жыл бұрын
Isaaq hadanu nahay fanka faraha hanogala qaado like isaara😂🤏
@abdirashidhusein1757
@abdirashidhusein1757 Жыл бұрын
inaaa qapiil😂
@OmarMohamed-zi3cj
@OmarMohamed-zi3cj Жыл бұрын
Hees hees dhaftat waar waqoloow love igu cimamada 🥰😂
@khaalidaxmed4546
@khaalidaxmed4546 Жыл бұрын
Midho dhawan Naga shaandheeya waa sheeko hees maaha
@zamyabdullahi6075
@zamyabdullahi6075 Жыл бұрын
Duriyadu Markay is hesho waa noocaas ♥️♥️
@ZuMaYa926
@ZuMaYa926 Жыл бұрын
Heesta wan ka helay runtii Lkn hadan irahan like isara wax iisarayo maba arko xasidiin 😢🥺💔
@fadumohassan9875
@fadumohassan9875 Жыл бұрын
Me too wllhi best song
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaamHaddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق ❤💙💙 #love -na iso dheh walal mahadsanid
@AhmedHayaan-Biribiri_47
@AhmedHayaan-Biribiri_47 4 ай бұрын
Allaylehe maxay hees dhaaftay cajiib dumaashidiin baa ila dhegaysanaysa...❤
@dhexdhexaad514
@dhexdhexaad514 Жыл бұрын
Hees kasta oo uu qaado inta badan waa isku laxan, sababta oo ah waxaa laxanka usameeya Ina Cali Shaah.
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Ayyyy calyk calyk yaa waqlka duula📽📽 🔥another level song bal eeg farxadayda Frher of Melody A,A,shaah ninka kaliyee laxamadiisa lgu raxaysto woof👏👏👏❤❤❤ warda happy and maame yare best singers 🎤🎶❤❤👏
@shankaron4736
@shankaron4736 Жыл бұрын
MuLaxankah Jah❤️‍🔥🥺🔥🕊 Xittaa Ciyaarta Asaa leh😇🥀👑🌍
@abdirahmaanali6110
@abdirahmaanali6110 Жыл бұрын
😂😂😂😂hhh mailaarktay
@burjihabarjeclo18my
@burjihabarjeclo18my Жыл бұрын
Woowww wa Carabtiii Reer binu HaazhiM Oo is helay💋💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️
@suheybahmedmohamud4698
@suheybahmedmohamud4698 Жыл бұрын
Laxan laxan dhaaafay ABDIKARIM ALI SHAAH Marka maqashaba wa iska ogaaneysaa inuu asaga sameeeyo laxanka TOP MAME AND WARDA
@aamiinhasan4478
@aamiinhasan4478 Жыл бұрын
Ninkan yari waxa UU leeyahay talent cod làgu la dhay, Wlahi mustaqbal ifaaya Ayuu leyahay 2yaers xataa fanka Kuma JIRO hada waa KAALAY iska Arag. MAXAMED MAME HORE U SOCO LAKIN MALINTA AAD AMERICA TAGTO I SOO QABO ZXP
@cilaansaarchannel4121
@cilaansaarchannel4121 Жыл бұрын
Waaw laba fanaan oo aan kala dhicin 💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾
@kingbeegsade
@kingbeegsade Жыл бұрын
Walaahi laxankii cabdi kariin cali shaah la aqoon weey maayo hal qoomiyad baa lo malyeeyaa @abdi ali shaah
@shimbirtanabada9178
@shimbirtanabada9178 Жыл бұрын
inay carab yihiin .. haaa..waxan ku ogaadey... haa .. bal eeg sanankooda bal eeg wajigoodaa 😂 dhashii Haashimiyada❤🎉
@haliimomohamed9928
@haliimomohamed9928 Жыл бұрын
😹😹kabax heesta idhiib abwan
@fadumohassan9875
@fadumohassan9875 Жыл бұрын
Kkkk
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Жыл бұрын
Ruuxanti laxanka🔥abdikarin Ali shaax 🔥🔥🔥🔥
@mahoapd3576
@mahoapd3576 Жыл бұрын
Masha allh laxanki cabdi karin cali shax iyo axmed xaraf iyo amsal yare waxaba kadhacay iyo codadki tulmunaaa eee maxamad maame iyo warda happy m.a huray usocda waligey
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 Жыл бұрын
Camera 📷 🤳 ever 💯 Editing 🎥 🎞 💯 Melody 💯 🔥 Lyrics 💯 ✍ cajiib waye Waqalka studio waa duni kale 🔥 Music 💯💯Voices 💯💯
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 7 ай бұрын
❤😊❤❤😊❤😊😊❤😊❤😊😊❤
@ahmedqalo6567
@ahmedqalo6567 Жыл бұрын
Waqalka shaqalka maxad sameysen🔥🔥 abdikarim ali shaaH king of melody lagayaap wll👏
@ayaandarar4851
@ayaandarar4851 Жыл бұрын
❤❤❤💖
@cawaalecaydaruus3455
@cawaalecaydaruus3455 Жыл бұрын
Hees Cajiib Ah. Talantaalli 2023. 🙏🏾💙
@khadraguray191
@khadraguray191 Жыл бұрын
Camera:100% Edit:100% Codka:100% Waqal Is the best yuotupers Somali. 📊📽📸
@Samawademedia12
@Samawademedia12 Жыл бұрын
Dhuunta cabdikarin Ali shaah Owba kobiyeyay cunuga balo
@DjMaaMeY
@DjMaaMeY 8 ай бұрын
Yaa Salaam Bal eeg Farxadeey 😍🥰😍
@hadiyabashiirnuur9643
@hadiyabashiirnuur9643 Жыл бұрын
Wlhi laxanka c/karin Cali shaah waa another level codkiisi bay yeesheenba
@cabdicaliofficial7101
@cabdicaliofficial7101 Жыл бұрын
AniGa laxanka rooxaaNta fankaa igu socota Ina cali shaaH mxaad samaysaY lalo
@mohamethasan8105
@mohamethasan8105 Жыл бұрын
wow carabtiii oo is heshay 👏👏👏👏
@maanka1885
@maanka1885 Жыл бұрын
Kusaliya nabiga scw ❤
@ilhancdey8559
@ilhancdey8559 Жыл бұрын
Scw scw
@sahnuunayaanle
@sahnuunayaanle Жыл бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam
@sharmadjibril8146
@sharmadjibril8146 Жыл бұрын
Waxan laxan waa dhaafay Cabdirkariin cali shaah Koonkalu ka'imaaday❤
@khalidsicid9952
@khalidsicid9952 Жыл бұрын
King of the melody abdikariin ali shaah😮
@kawsarjama9942
@kawsarjama9942 8 ай бұрын
m a🙄
@cqaniaxmed9874
@cqaniaxmed9874 Жыл бұрын
Laxamayste apdikariin ali shaah iyo shoodhadkiidiii maaame waaad idin salaaamay
@Arizgirl27
@Arizgirl27 11 ай бұрын
WAXAAN KU OGAADAY 🫶🏾🖤🤴🏾
@habsahabsasaadyacin519
@habsahabsasaadyacin519 Жыл бұрын
Inchallah heesse cusub somali warer mohamed mame 2023
@hodoaxmed2073
@hodoaxmed2073 Жыл бұрын
Duryaduba isheshey ❤️❤️💉💚💚💚💉💉❤️❤️❤️💉💉💚💚💚💉💉❤️❤️❤️❤️💉💉
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 Жыл бұрын
Xidiga Fanka la wareegey Mohamed Maame iyo Boqorada Warda Happy
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 Жыл бұрын
BAL EEGA REER BINIM HAASHIM💋🤣💚🤍❤️
@Khalidvlogs67
@Khalidvlogs67 Жыл бұрын
Laxmayste alfanan abdikariim another level 🤤💯🤴
@abdulwahidmohamud9408
@abdulwahidmohamud9408 Жыл бұрын
Hhhh laxan noocee ah weeye hhhh faladagan cml
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 Жыл бұрын
Somali Dad Ka Madax Adag LaMa Arag Plz Wll Like Hay saarin 😭😂😂🤌
@dhereye44
@dhereye44 Жыл бұрын
Laxankaa halay raadiyo somaliyey😮
@yasminhassan5651
@yasminhassan5651 Жыл бұрын
Waqal maxad fanka inoogu hagar baxdeen jah kee Going 💯🔥🔥🔥
@abdiwahabibrahim1143
@abdiwahabibrahim1143 Жыл бұрын
Wow! What a melody by Abdikarim Cali Shaah, war deh macanka heesta dhan asigaa leh! Maame ninkan Abdikarim ayaa ku dhex baqtiyay asaguna nin Yar maahan!
@WaziirMansur
@WaziirMansur Жыл бұрын
😊😊😊
@user-xw7hh7rx3y
@user-xw7hh7rx3y Жыл бұрын
the real goat A.A shaah melodygiiisa lama garanwaayaba ilaahay amarkiis 🐐🔥🙌😭
@zhiineozofficial8638
@zhiineozofficial8638 Жыл бұрын
War grcaa wa lagu soo habaaray fanka😅🐐
@apdiaziizhilwa3063
@apdiaziizhilwa3063 Жыл бұрын
Modely Abdi kariin cali shaah waxkale🤚
@engabdifatahjamajoseph6843
@engabdifatahjamajoseph6843 Жыл бұрын
Inankii abdikarim cali shaah waad isa soo saartee keep going Warda happy Amsal yare Waqalka duula Abdikarim cali shaah amiirka laxamada dareenka
@HamzaMohammed-jt7oy
@HamzaMohammed-jt7oy 7 ай бұрын
I come from oromia ;I like this song
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Sanad wanagsan all somali oo dhan 🙏
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 Жыл бұрын
Dumaashidena warda happy qurux iyo actorka fanka 2022 maxmed maame 2023 wax kale kuso dhaweysen hees dhaaftay 🔥💥
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
War ciyaalkani heesaha dambe bay i jeclaysiin rabaan walhi old is gold ✋️
@zeidmohafagende4003
@zeidmohafagende4003 Жыл бұрын
WaQàl sťudio any time is the best🔥✅️
@ZiyamedMed
@ZiyamedMed 2 ай бұрын
In an ku jecladay waxan ku ogaday a l'aéroport ❤❤❤❤splendide
@muuminoali4403
@muuminoali4403 Жыл бұрын
MAAME and warda happy Another level
@zakaria.lagend9714
@zakaria.lagend9714 Жыл бұрын
Waqalka ninka daaara. Yuoniz. Best song🖖
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 3 ай бұрын
VIVA DURIYADA -SOMALILAND HOYGA FANKA SOMALIYEED
@ahmedibrahim1931
@ahmedibrahim1931 Жыл бұрын
Abdikariin RooXanTa FanKa Bes Naga Dhe laxanka
@abdirizakdabcasar4696
@abdirizakdabcasar4696 Жыл бұрын
what's melody wow goat of artists 🐐 abdikarin ali Shah 🐐🙏
@mowliidcabdi7367
@mowliidcabdi7367 Жыл бұрын
rjrrrrrrrrr
@burhoniddinnabiev2858
@burhoniddinnabiev2858 Ай бұрын
Hello everyone from Tajikistan / Hallo an alle aus Tadschikistan.
@abdishakurawl1773
@abdishakurawl1773 Жыл бұрын
Maame waan ka hadhay!
@Kafi_adde
@Kafi_adde Жыл бұрын
Mar Haddo Mesha Yimado Laxanka A.A.Shah Maba lagu Cajisayo🙏
@mohamedozmanmohamed4642
@mohamedozmanmohamed4642 Жыл бұрын
Maame imika isagay magaaladu u shidan thy❤️
@khadramohamed4556
@khadramohamed4556 Жыл бұрын
Mashallah wll macan Mohamed MAAMe waa Djibouti🇩🇯🇩🇯❤ iyo Anika Khadra Mohamed D jibouti ma loLe
@zadric10
@zadric10 Жыл бұрын
WAQAL STUDIO 2 MILION COMING SON💯💯💯🙏🙏🙏🙏
@irkadpoy4607
@irkadpoy4607 Жыл бұрын
Awoow naga sii daaya bahasha👌🤚
@khadarabdikhadar5894
@khadarabdikhadar5894 Жыл бұрын
Another banger waqal the leader of music
@marwadi1247
@marwadi1247 Жыл бұрын
Weewe💥💥❤🙌waqalka baxayaa
@MOSTAFEKANTE341
@MOSTAFEKANTE341 Жыл бұрын
Heestan erayada ugu shidan wAA (INAN KU JECLADAY WAXAN OO GADAY. MARKAN KU AG JOOGO. SIDAN UU EE KADO.)💘💘
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e Жыл бұрын
The Two Lagends MaaMe And Warda 🥰 Father of melody Abdikariin Ali ShaaH 🥰 Artist of the Year MoHamed Maame 😍🤍
@Iman_ahmed_abdi
@Iman_ahmed_abdi Жыл бұрын
Inaa ku jeclaady Wxan ku ogaady Mrkaan ku ag joogo Sidaan u ekaado😭❤🫂😘
@najiibarshe--officiya9938
@najiibarshe--officiya9938 Жыл бұрын
Goat 🐐 fakaa,sharboy
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 Жыл бұрын
🎤🎤🎵🎶✔team waqal always good job🎶✔❤🌷🌷
@rodaabdirahman598
@rodaabdirahman598 Жыл бұрын
Asc wll
@khadiirfaysal8218
@khadiirfaysal8218 Жыл бұрын
Wow heestani waxan uu maleenaya in aay noqoon doonTo heesTa sanaadka igu shidaan yaa 😊😊😊
@djsamaaleofficial
@djsamaaleofficial Жыл бұрын
Khadarr Waqal Ciilyaraha Dhalinyarada🤍🖐
@caydaruzinahbarkhat7523
@caydaruzinahbarkhat7523 Жыл бұрын
Warr hEestan aan dhahO anEy Ka hadLeyso Aniga iyO bOqoradEyda farxada U dhaLatay Ee 𝗠𝗮𝗿𝘄𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗹𝗮𝘅 𝗰𝗮𝗹𝗶 ❤👸 qOfkazta iLaahay Wax ayUu hibo u ziiyay lkn iyada alle ayaa Ugu dEeqay Qurux , farxad , Caqli iyO DabEecad Wcn Wxn iz baranEy 31/10/ 2022 Habeen saLaasa ah 8:28 Xilli aan dhihi karO waa WaQtiyada Dahabiga ah Ee nOloshayda soo maray . WaayO is bad badaley iyo waQti dheer hadda 6 bilood ayaan Wada Soconaa Waan ilaashada waan ka xanaaqa lkn ma dhEera xiliga aaan hadana raali nOqda Wey ii xanaaqda hadana Waan ka farxiyaa anigOo Og inaanEy iga fOgaanEyn ayaaan DanEeyaa La hadal keeda ma ziiyo jaaanis ay qOf kle kula HadashO WaayO waan jEclaHay ❤😊 Xiizo Ayay igu Hayzaa la hadal keedu , Hppi Bal eeg farxadEenaH ❤😂 Alle ha inaga dhigO kuwii izku waara 😊🎉❤
@maxamuudcabdullaahi1277
@maxamuudcabdullaahi1277 Жыл бұрын
Warda happy vs mohamed MAAME
@Sh-kj3qf
@Sh-kj3qf Жыл бұрын
𝚆𝚊𝚚𝚊𝚕 𝚠𝚊𝚊 𝚕𝚊𝚢𝚊𝚊𝚊𝚋 𝚕𝚊𝚢𝚊𝚊𝚊𝚊𝚋❤️☺️
@qarxisshiil12
@qarxisshiil12 Жыл бұрын
Heer sare bal eeg farxadayda ❤🎉
@ilwaadqurux5
@ilwaadqurux5 Жыл бұрын
Inaa kuu jeclaaday wxn kuu ogadaya markaan ku aga jooga siidaan uu ekado bal eega❤farxadyda
@abdimohamed2250
@abdimohamed2250 Жыл бұрын
Najmo nashad marki Laga rabo gabada KZbin ka u haysato dinaca quruxda
@maxamedcudha4420
@maxamedcudha4420 Жыл бұрын
A,Ali Shah wd socoty zxb qli laxnkaga wata
@alanahmeddiaz
@alanahmeddiaz Жыл бұрын
WAQAL LA'ANTI HEES SOMALIA MAN DHAGESTEN ❤️🔥
@nicimscali6695
@nicimscali6695 Жыл бұрын
Ayyy hees way dhaftay tani❤
@abdurahmanmohamet7612
@abdurahmanmohamet7612 Жыл бұрын
Ninka magalka walaya ina cali shaah kuwata gar gardaraba inader
@hibakmaow9215
@hibakmaow9215 Жыл бұрын
Heesaha coming soonka hadad ka dhafi leheden ama ad isku so qasi laheyden markad coming soon ahan uso deyneysan vedio yada aad kaso smasysn wey qarxi laheyn 3.Day 1 M hadey ugu yartahy nqon laheyd 😇💯heesta lyrics keeda wad kaso ilawdeen saxipo yal waqal 🙏😍
@Malapo22__
@Malapo22__ Жыл бұрын
Wawarey dadkii fanka iska lahaa🩸
@Soomaali53
@Soomaali53 Жыл бұрын
car waa.ninka uga like bata sharadban.ku galey cadowga hey jebinina
@Ga_Gaa
@Ga_Gaa Ай бұрын
Still read sea is ours we are Ethiopian 🇪🇹 💪
@user-ow4hl2tz7x
@user-ow4hl2tz7x 6 ай бұрын
Tani hees maahe waa heestii geela Hadal caadiya oo music la saaray
@Subarman32
@Subarman32 Жыл бұрын
Abdikarin Ali shaah laxamaystee mucjiso ah
@azzaymoh3610
@azzaymoh3610 Жыл бұрын
waqal lagayaap iyo maame yare💯💯💯
@Fattahziizi
@Fattahziizi Жыл бұрын
waxaan hees waa dhaaftay❤😊
@mukhtaryusuf1223
@mukhtaryusuf1223 Жыл бұрын
Laxankiii shaah😂😂😂
@Ozziany
@Ozziany Жыл бұрын
Maame Cabdikarin Cali Shaah bu codki kala waregay
MAXAMED MAAME FT MALYUUN MAANKA - ITAHAY - OFFICIAL VIDEO 2023
4:19
Waqal WStudío
Рет қаралды 3,6 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 362 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
00:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 60 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 37 МЛН
MAXAMED MAAME FT IKRAAN MAHABE JACAYL XARAGODA OFFICIAL VIDEO 2023
4:42
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,1 МЛН
MUSALSALKA ILMADII QARSOONAYD S2  XALQADDA 8 AAD
22:25
Xogmaal Media
Рет қаралды 248 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 14 МЛН
KHAALID KAAMIL FT WARDA HAPPY IGA DHAWR CIDLADA 2022
3:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 8 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
WARDA HAPPY NEW SONG Madaxwayne
4:48
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 271 М.
MAXAMED MAAME - HALKA IGA MAGTAY MAAN GARAN - OFFICIAL VIDEO 2023
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
Abdikarin ali shah ft juweriya jano | Kasha Lura | Official Music Video 2023
5:02
Juweriya Janno Official
Рет қаралды 4,8 МЛН