No video

MAXAMED MAAME - JACEYLADA WAALIDA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 5,879,606

Waqal WStudío

Waqal WStudío

7 ай бұрын

Ereyadii & Laxankii: Sakariye Kobciye
Music: Ayuub Haruun
Camera: Nuur CJ
Editing: Rolling Leo
Vocal Rec: Saalax Jeybii
Produce By Idiris Dabacasar
Afro Waqal Furinle Pro

Пікірлер: 1 900
@Muztaphemuktar1
@Muztaphemuktar1 7 ай бұрын
Jacaylada waalidu ❤️😥 Cabsiyo war war bay wataan😳🥺 Goaanka qalbigu kordhiyo🙌💔 Walaacay biiriyaan😭💔 Qofkuu wadnahaagu rabo 🫀🫂 Inaad waydaa dhiboo😣 Warkiisa qudhood heshaa🗣😊 Aduunyada kaala wayn😟❤ Waqtigad isU buUqsantee😵‍💫 Fakarku wehel kuu noqdona😖🫂 Hadey yar ku waaaniyaan😪🗣 DadkuBa wadar iyo dhamaan 👤👤😞 Wajiyo badan soo safaan 😫💔 Miyay wax ka qabaan karaa👐😭 Warmaha kugu taagan adi💘 Wxbaanay ka qaban karayn 🙅‍♂️💔 WarmaHa kuGu taagan adi💘😭 Jacaylada waayihiyo 👐💔 Waqtigu uu ka hiiLiyaa😥 Xususuhu ku waarayee😪💔 Wadnaha show kaga tagaa🫀👐 Ma fiicno iswaaga dhami 😭💔 Xanuun ba an buu wataa😣💔 Macaana oo wacnaa❤️😩 QofkaagOod weheshataa🫂❤️ Waqtigaad isU buuQsante 😣💔 Fakarku wehel kuu noqda😞 HadaY yr ku waaniyan 😪 Dadkuba wadar io dhamaan 👥️️👥️️💔 Wajiyo badan soo safaan 😞 Miyay wax ka qaban karaan 👐💔 WarmaHa iGu taagan aniga 💘😭 WaxbAanay ka qabN kaRayN warmaha 🙅💔😭 DameGe of my heart💔😭
@hodonfaarax4523
@hodonfaarax4523 7 ай бұрын
Truly also😢 💔
@AbdimajidNasir-ch9qv
@AbdimajidNasir-ch9qv 7 ай бұрын
Waad ku mahadsantahay sida wacan ee lyricz ee aad noogu soo gudbisay wll.🙏🖤
@Muztaphemuktar1
@Muztaphemuktar1 7 ай бұрын
@@AbdimajidNasir-ch9qv sharaf io karamo
@fadumahashi415
@fadumahashi415 7 ай бұрын
Wax kale haert toaching song
@JamaalLalmiye-ks5gi
@JamaalLalmiye-ks5gi 7 ай бұрын
❤😢
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 7 ай бұрын
Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼
@khaliethpaynah20
@khaliethpaynah20 7 ай бұрын
Aamin HnO ❤❤😢
@MSsOrMila143
@MSsOrMila143 7 ай бұрын
Amiin amiin hno
@safamohamed4289
@safamohamed4289 7 ай бұрын
Amain wllo aadigan zo kle cafimafa ku gadha🤲🤲
@aragsansadiiHooyadeed
@aragsansadiiHooyadeed 7 ай бұрын
Amiin Amiin 🤲
@yaxyeaadan7213
@yaxyeaadan7213 7 ай бұрын
Aamiin🎉🎉❤
@kingashraf955
@kingashraf955 5 ай бұрын
Erayada iyo laxanka aan inaba caadi aheyn legendka ereyada sameyay Sakariye kobciye waxaan dhihi karaa waa abwaan hadraawiga xiligaan ❤ heesihiisa maba kala dhacaan uusameyo
@hoodacabdi1249
@hoodacabdi1249 17 күн бұрын
May may
@ZahraSalah-o6e
@ZahraSalah-o6e 24 күн бұрын
Sacadu waa 4:00 hbnimo July 25 who still here 🎉😂❤
@NastexoNuurCali
@NastexoNuurCali 2 күн бұрын
It's 10:34 16 /August 😢
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الله ❤💙
@faysaaxmed
@faysaaxmed 7 ай бұрын
@shaficixidig1820
@shaficixidig1820 7 ай бұрын
❤​@@faysaaxmed
@OmarMohameth-uz9xe
@OmarMohameth-uz9xe 7 ай бұрын
💙💙💙
@marwaanpaylod1225
@marwaanpaylod1225 7 ай бұрын
@jimcalemahamouth-jr3od
@jimcalemahamouth-jr3od 7 ай бұрын
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
10 mar ka badan waan fiirsaday qof kasto qofkiisi wayay waan salamay Never disappointed 😞 😢 🔥
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 7 ай бұрын
Waankaaqdaanay wll
@bewhoyouare6003
@bewhoyouare6003 7 ай бұрын
Wankaa qaadnay 🖐
@rumeohanad3647
@rumeohanad3647 7 ай бұрын
Wan kaqaday wll😢
@QaliAbdiunshur122Asal-bf7hd
@QaliAbdiunshur122Asal-bf7hd 7 ай бұрын
Waan ka qaaday😢
@zuhurmaxamoud1125
@zuhurmaxamoud1125 7 ай бұрын
Wanu kaa qadnay wllo😢
@yaasiincabdi-yp8hb
@yaasiincabdi-yp8hb 7 ай бұрын
Jacaylada waalida❤😢 Cabsiyo war war bay wataan😢😳 Go'aanka Qalpigu kordhiyo🙌💔 Walaacay Biiriyaan😢💔 Qofkuu wadanahaagu rabo🧠👥 Inaad wataa dhiboo😢 Warkiisa qudhood hesha😊🗣 Aduunyada kalaa wayn❤🌐 Waqtigaad isu Buuqsantee😔 Fakarku Wehel kuu noqdona😦👥 Hadey ku yar waaaniyaan😢❤ DadkuBa wadar iyo dhamman👥😟 Wajiyo Badan soo safaan😢💔 Miyaay waxa ka Qabaan karaan😭 War maha kugu taagan adi💘💉 Waxbaanay ka Qaban karayna🙅💔 Warmaha Kugu Taagan adi😢💔 Jacaylada waayihiyo💔👐 Waqtigu uu ka Hiiliyaa😢 Xususuhu ku waaarayee😢💔 Wadnaha show kaga tagaa🧠👐 Ma fiicno iswaaga dhami😢💔 Xanuun ba an buu wataa💔😢 Macaaana oo wacan😢❤ Qofkaagood weheshataa❤👤 Waqtigaad isu Buuqsantee😧💔 Fakarku WeheL Kuu Noqdah😢 Haday ku yar waaniyaan😢 Dadkuba wadar iyo dhaman😢💔 Wajiyo Badan so safaan🙄 Miyay wax ka qaban karaan🤚😪 Warmaha igu Taagan Aniga💉💔 WaxBaaney Ka QaBan KaraYn War maha💔😪 😢😢😢😢😢😢 💔💔💔💔💔💔 Heestan waxan ku dhegeysan meel cidlo ah mar kaas oo xanuun k dareemi Qlpiga😢 Waxan leeyahay qof ksta oo isagoo waxa jecel laga tagay maalin uun waan ka bixi doonaa 😢😢😢 Hadii aad iga danbeyso Oo aad dawan doonto Heestan waxa i dhaaf 😢❤
@Hamzecaliciidcali2024k8
@Hamzecaliciidcali2024k8 7 ай бұрын
❤❤❤🎉
@user-ou3xg6hz6k
@user-ou3xg6hz6k 6 ай бұрын
😢
@idilsiciid3824
@idilsiciid3824 5 ай бұрын
😢
@yuusufkeenadiid5828
@yuusufkeenadiid5828 4 ай бұрын
😢😢
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 2 ай бұрын
Legend heesta adiga ifahan siiyay🥲🔝
@killmeyt5565
@killmeyt5565 6 ай бұрын
hadii aan ka shekeeyo qisoyinkii waqtigu dib ii dhigay dad badan bilaa sawab ayeey la ilmeyn lahayeen🥹 Balse waxan ka bartay cashiro kala duwan Noloshu waxay ibartay in dunida ayna jirin kula dareenta wixii kugu dhacay xitaa iyaga ayaa ku bari donaan cashiro kale naftada xur u noqo Cidna wax kama gali kaliya hadafyadada diirada saar 😢😢😢
@mandeeq683
@mandeeq683 5 ай бұрын
Wax walba oo kugu dhaca adiga ayey cashar kuu noqonayaan sow maha samir iyo ad adeeg ayaa looga gudbaa wll😢
@user-mb7og5nq9d
@user-mb7og5nq9d 5 ай бұрын
😢😢💔💔
@user-cv5uc1gx1v
@user-cv5uc1gx1v 4 ай бұрын
Ani isheeg noh😢
@mumtazshire9925
@mumtazshire9925 4 ай бұрын
Absolutely 💯
@ayaanqaasinxasan
@ayaanqaasinxasan 3 ай бұрын
absolutely ❤🙂💯
@HanaadiYusufMohamed
@HanaadiYusufMohamed 7 ай бұрын
"Macana oo wacna Qofkagod weheshata"😢❤ tabaraka raxmaan Dhuunba kugu jirta Mohamedow inader❤
@ClxamiidMohamed-fg7fg
@ClxamiidMohamed-fg7fg 7 ай бұрын
Cod buu ilahay udhibay masha Allah waa fananka kaliya ee wllhi fananada hesihisa aan dhagysto markaa nolow Baan leyhy intay nololi jirto wlalakay Mohamed Maame ❤❤❤❤
@user-kb1tq7qk5j
@user-kb1tq7qk5j 7 ай бұрын
Qofkaaan jeclaabaan waayay oo qofkale iga raacday 😭Heestani ilaa xalay waan dhagaysanayaa malaha qalbigayga ayuu ogaa abwaanku Nabsimaalka waan sugayaa❣😭😭😭😭😭😭😭
@ClxamiidMohamed-fg7fg
@ClxamiidMohamed-fg7fg 7 ай бұрын
Waa wax garad fananku ilahay ha inoodayo waa fananka kaliya ee kolba xalada lagu jiro garanaya Allaha kusharfo 🎉🎉❤
@Ayaanita2865
@Ayaanita2865 7 ай бұрын
Ax sorry wll aniga xata. Igu dhacdey sida 😢💔😭
@Carfoon
@Carfoon 6 ай бұрын
Illhy qalbiga hkuu qaboojiyo😢😢I feel u💕
@JamilaJano-mr1zj
@JamilaJano-mr1zj 5 ай бұрын
Heeestan waxay iahayd cunto maran aniyo qofkan adunka u jecla aaan is yara weynay balse alx hada wn is haysana adunkaygi 🌏❤️🥹Abdilahi hasan mahamed ❤️🐎💫🥀🥰
@nuuxcismaan5362
@nuuxcismaan5362 3 ай бұрын
Alle ha isu kin dayo wllOh
@suldaankhadarMohamoud
@suldaankhadarMohamoud 3 ай бұрын
amiin
@Eessamoha
@Eessamoha 7 ай бұрын
Igu Yaran waxa ah 30 Ila 32 sano weligaya ma guursan laakiin sanadka 2024 waxa qorshayna inaan ka baxo single-nimo da ISO ducaya inaan helo gabadha fican inshaa allah ❤❤❤🎉 mame is the best singer of years go London bro somali week 🎉 2024 Ama 2025
@drsmariam4748
@drsmariam4748 7 ай бұрын
Alha kuu sahlo anigaba allh kadhige😄
@Eessamoha
@Eessamoha 7 ай бұрын
@@drsmariam4748 haddi lagu helayo diyaar wuxu Ila so wadaga noo.
@mariishcabdalla9614
@mariishcabdalla9614 7 ай бұрын
​@@drsmariam4748wax waalan wllh waa iga qoslisiisay 😂😂
@Ayaanita2865
@Ayaanita2865 7 ай бұрын
Inshallah waa Hele wll❤😊
@aminyonis9194
@aminyonis9194 6 ай бұрын
hhhhhhh si dacad ayad iga qoslisay @@drsmariam4748
@Mohan-ahmed
@Mohan-ahmed 7 ай бұрын
Qofkuu wadnahaagu raboo Inaad waydaa dhiboo Warkiisa qurdhaa heshaa Aduunyada kaala wayn😢 ❗The best part of the song💔
@ramlasaid6851
@ramlasaid6851 7 ай бұрын
Really 🥺
@user-qe5mu5xm6b
@user-qe5mu5xm6b 7 ай бұрын
Really😢😢😢😢
@MaxamedJamac-dz1hd
@MaxamedJamac-dz1hd 6 ай бұрын
Really 🎉
@amaalcabdi-vg5ug
@amaalcabdi-vg5ug 7 ай бұрын
Ma fiicna is waaga dhami😢💔 Xanuun ba an buu wataa😩❤️‍🩹 Macaana oo wacnaa❤😩 Qofkaagood waheshataa❤🫂
@axmedupdiealli7970
@axmedupdiealli7970 7 ай бұрын
😂
@UmaSumaya
@UmaSumaya 6 ай бұрын
Sami ❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@UmaSumaya😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@UmaSumaya😂😂😂😂
@InaH_ZaitH
@InaH_ZaitH 6 ай бұрын
Mcn 😩🥺
@maahirag4701
@maahirag4701 6 ай бұрын
Waqtigaa isku buuqsante🫨💔 Fakarku wehel ku noqdana Hadeyba ku waaniyaan Dadkuba wadar iyo dhamaan Wajiya badan so safaan Miyey wax ka qaban karaan Warmaha kugu taagan adi Waxbaney ka qaban kareyn😭 Warmahaa kugu taagan adiii💔
@zelma_ahmet
@zelma_ahmet 6 ай бұрын
Ugu dambeyn waan waayey abdirizak geygi, fiicanan lahayda hadu waqtigu dib uyara noqonayo... waxan nqon lahaa imika mid hdalkiisa maqasha everyday 😢💔
@NaimoMohamut-tc9ml
@NaimoMohamut-tc9ml 6 ай бұрын
Waka xumhy abyo😢
@saabirsaska9907
@saabirsaska9907 7 ай бұрын
Sakariye kobciye laxanka erayada Cadi maha shib iska dheh ❤❤❤
@koofiyadofficial1808
@koofiyadofficial1808 7 ай бұрын
Qofku wadnahaagu rabo inaad waydaa dhibo warkiisa quraa hesha aduun yada kaala wayn Wlhi been maaha Qofkastoo jacyl ka qadariya oo qof jecel haysta alleh wax kala qariyo matuso 😢❤
@sungul6877
@sungul6877 3 ай бұрын
Amiin
@sakariyecumar7599
@sakariyecumar7599 7 ай бұрын
Heestaan waxaad ba mooda iney iga tarjumeyso😢❤😭
@user-cg1xg9lg7o
@user-cg1xg9lg7o 2 ай бұрын
Waxaa tahay waxa ugu quruxda badan aan ku qancay Waxaa tahay qofkaan dadkaoo dhan uga maarmay Xitta ma doonayo daqiiqad ina meel ku qaato Adigaa ka helay daryeel dhab ah io naxriis Ma jirto cid booskaga ii buxin karto Inta aad ila joogtana waxaan ahay mid buuxda noloshayda oo dhan Waxan rabaa halka ay dadka dhagahooda iga maqlaan Adiga inaad si qalbiyan ii maqasho nolosheydi Si dhabaana ku jeclahay wlhi nolosheydi mohamett mursal Ilhy ha ii ka xafido 🤲🥺❤️
@lupinmoha604
@lupinmoha604 2 ай бұрын
Qalbiyeey macan badaneey walhi erayga ah halka ay dadka dhagahooda iga maqlaan adna si qalbiyan ah ii maqal🥺😭 Anigaba waxan ku jecladay heer an is dhahay wad walatay anoo aqoon badan ku lehen ku jeclady nolosheyda istabraq yusuf Saku jeclahy ilahy hakuu jeclaado 😭😢
@lupinmoha604
@lupinmoha604 2 ай бұрын
❤❤❤😢
@Jamiilo21
@Jamiilo21 7 ай бұрын
Wiilkaan yar waa wata he is Amazing singer meesha kugu sugayay maad iman waxa kugu mahadsho maad falin ❤
@zakidhaqane1378
@zakidhaqane1378 7 ай бұрын
Heetaydi waa soobaxday 3 years baan jaceel udulmanahay xitaa quraan waa isasaaray still ayadoo layga guursaday baan hadana niyada kasaari la’ahay ila taliya plz guys 😢😢
@dekaabdirashid9491
@dekaabdirashid9491 7 ай бұрын
Salatu leyligaa badhiii wlalo😢😢
@niamawarsame6732
@niamawarsame6732 7 ай бұрын
Waxaan duco ahayn kuuma awoodo wllo ilhy hakuu sakhiro markaa qalbiga lagala wareega waa dhib sorry 😢
@niamawarsame6732
@niamawarsame6732 7 ай бұрын
Isku day inaad ducaysto istiqfirtana wehel kadhigatid bi idmi allh waad kasoo kaban 🤲💯
@somaliyameni202
@somaliyameni202 7 ай бұрын
Ilhy qalbiga ha ku qaboojio wax kastana dhamaad ayuu leyahay ilhy badal khair qabo ha ku sio😢❤
@ilhaanabdullah5047
@ilhaanabdullah5047 7 ай бұрын
Ax powe ilhy qalbiga haku qabojiyo waxan duco ehen maku awoodo🥺❤ fariinteda hda aragto iso jwb wxbn ku weydin rbhe
@amiiraadan3017
@amiiraadan3017 6 ай бұрын
War tan hees waa dhaaftey wlhy😩💃❤️23/1/2024 yaa ila dhageysanaya🤣💃💃💃💃💃
@apdikarimsantooz9437
@apdikarimsantooz9437 6 ай бұрын
Madaxa heesaha nio comment kasta wn ku arkaa❤🎉
@user-ex8jp2th3m
@user-ex8jp2th3m 6 ай бұрын
Wll kusaliya xapipkenah moxamed ❤salalahu caleyhii wasalam❤❤
@user-fg5lp7vl4v
@user-fg5lp7vl4v 3 ай бұрын
scw
@FarxiyoXasan-qc5df
@FarxiyoXasan-qc5df Ай бұрын
Scw scw
@essiahassan5157
@essiahassan5157 Ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕
@marwaanpaylod1225
@marwaanpaylod1225 7 ай бұрын
Jacylada❤ Wayihiyo wakhtigu wuka hiliyaa😢 Xusuusa ku waraye Wadnaha show kaga Tagaa🥺 MafiicNa is waaga dhami😢 XanuuN ba aN buu WattaA😭 MacaNa Oo wacnaa Qof kagood WƏheshaTttaaa🧑‍🤝‍🧑❤
@Akaash2016
@Akaash2016 7 ай бұрын
Waa maxay abwaan+Mulaxan+Fanaan:- Sakariye kobciye Xafidahulaah ❤
@nimcosharaf5745
@nimcosharaf5745 13 күн бұрын
Still I'm here after seven months 😢
@Adnozzzz
@Adnozzzz 19 сағат бұрын
😭
@Hafsa__ahmed
@Hafsa__ahmed 4 ай бұрын
Heestan waxan ku xasusta qof aan sheko wadaag ahayn lkn imka wakhti xadirkan aan aad unecebahay alxm waxa farxad wayn ii ah inan qalbigayga ka tirtiray aadban ufaraxsanahy madama oo aanu qofkasi calafkayga noqon aanan helay qof isaga ka wanagsan oo iga dhow❤🫶🏻
@engzaki655
@engzaki655 7 ай бұрын
Sanadka cusub 2024 waxa ii qorshaysan inaan aado gadar inzha allh soo duceeya azxabtay 🤲🤲🤲🤲
@zhukriometirie
@zhukriometirie 6 ай бұрын
Oomaxaa nooga sheegisaa
@MaxamuudXasan-uv5ox
@MaxamuudXasan-uv5ox 6 ай бұрын
Alllh cafimad ha kugu geeyo
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@MaxamuudXasan-uv5ox😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤ 2:10
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@zhukriometirie😂😂❤❤❤❤❤❤😂😂 2:17 😊😊😊😮😢🎉🎉😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdikani0225
@Abdikani0225 7 ай бұрын
The big man ninka fanka qaybta weyn kaga jira een lo ogayn booskiisa abwaan macal fanaan wa kabiir mulaxamiste sakariye kobciye waa complete ninkaasi wllhi 💯💯
@IfraahAhmed-cw1qw
@IfraahAhmed-cw1qw 3 ай бұрын
Xaqiiqdii walhi waa nin and mudnaantiisa and helin ❤
@user-kg3ii6tr9l
@user-kg3ii6tr9l 2 ай бұрын
Sas wye nolow abti zskariye kobciye❤😊
@hafiid
@hafiid 12 сағат бұрын
Jaceylada waayahiyo waqtigu wuuka hiiliyaa😢 Xasuusa kuwaaraye wadnaha show kaga tagaa Ma fiicna iswaaga dhami xanuun ba’an buu wataa Macaanaa oo wacnaa qofkaago weheshataa🫂 Qalbiyada isjecel allaha isku keeno🤲🏻 18.August.2024 1:30 habeenimo Germany Waxaa rajeynaa inaa soo laabto anoo xaqiijyay riyooyin badan haduu alle idmo🤲🏻
@user-dd6re6sk1m
@user-dd6re6sk1m 6 ай бұрын
Caawa waa haween ka ugu xanuun badan ee aan gabar aniga jecel liiga guursan rabi😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@marwafarah2851
@marwafarah2851 Ай бұрын
Sorry 😢💔😭
@user-zu2rc9bo6r
@user-zu2rc9bo6r 23 күн бұрын
sorry😢😢
@barrehilwad8397
@barrehilwad8397 5 күн бұрын
sorry😢😢😢😢
@umulkhayrdaahir8705
@umulkhayrdaahir8705 7 ай бұрын
Markaan is dhaho hadad bogzan uunbay heez iga hadlaysa soo baxdaa😢💔🥺 broken 💔
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 7 ай бұрын
Alla waa run 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@DeeqaAxmed-ts8b🎉🎉🎉😂❤❤❤❤❤b
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
​@@DeeqaAxmed-ts8bb😂😂😂😂❤❤
@fatimaomar7809
@fatimaomar7809 3 ай бұрын
dunida sas iska ah iska samir
@user-cm1kc7zt2u
@user-cm1kc7zt2u 3 ай бұрын
Soryy boqoradeyda 😢
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 7 ай бұрын
Kobciye is back Melody amazing fire 🔥 hit Best musician 🎶 ayub harun 🔥🎼🎸🎻🎹 +waqalka studio wxbo lagaama karo laayab years new 🎉legend 💯 maame yare 🔥🔥 Intaa ka heesya like 👍 saar 1 week 1m song 🎵 😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂🎉😢😮😅😅😊🎉🎉🎉😂😂😂❤
@nuurisaahin8486
@nuurisaahin8486 Ай бұрын
Jaeylada waalida ❤😅 Cabsiyo war war bay wataan 😢😮 Goaanka qalbigu kordhiyo 😅💔💔 Walaacay biiriyaan ❤😊 Qofkuu wadnahaagu rabo 👥 Inaad wataa dhiboo 😢 Warkiis qudhood hesha 😮😅 Aduunyada kalaa wayn ❤🌎 Waqtiqaad isu buuqsantee 😢 Fakarku wehel kuu noqdona 👥😮 Haday ku yar waaniyaaan 😢😢 Dadkuba wabar iyo dhaman 💔😢 Wajiyo badan so safaan 😢🖐️ Miyay wax kaqab karaan 🖐️😢 Warmaha igu taagan aniga 💉💔 Wax baaney ka qaban karayn war mah 💔😢😢
@user-pn5lb8bj2o
@user-pn5lb8bj2o 19 күн бұрын
Qofku wadnahagu rabo ❤ Inad wayda dhibo😢 Warkisa qudhad hesha❤ Adunyada kala wayn❤ Tasan been ahyn wlhie😢
@HamzeUpdinazir
@HamzeUpdinazir 7 ай бұрын
Maame Codka 100. Musck 100 Laxanka.100. Video. 100.👍🧏‍♂️
@user-gy1ms7pr9p
@user-gy1ms7pr9p 7 ай бұрын
Ninkaa zakariye kobciye ah nin yahow Abwaan Hadraawiga waqtigeena weeye. Bravo👏
@Mmtz-hk5tx
@Mmtz-hk5tx 5 ай бұрын
Marka ninkaaga iyo hooyadaba cadow kugu noqdaan adigoo xaamilo ah waa cadaab aduun, ilaahow waqtigan xun iga saar yaa rabbi yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💔💔💔❤️‍🔥😭😭😭😭
@ZagalFowsiAbshir
@ZagalFowsiAbshir 5 ай бұрын
Hooyo cadow ah ma jirto😢
@manaabdi9378
@manaabdi9378 Ай бұрын
Sorry
@yuusufmaxamed7354
@yuusufmaxamed7354 Ай бұрын
Walaal waxaa hadda aad u aragto in lagugu dhibayo inaad dib ka dheefsataa laga yaaba dhabar adeyg.
@clrashiidmaxamed6600
@clrashiidmaxamed6600 Ай бұрын
Commentyada ugu badan KZbin tiktok iyo appka loo isticmal badanyahy mrkad ufirsato wadyabaysa. Qof le qofba iga tagy kadib mustqbki iydaba kamashqulisay hdu wx qbsnlaha War nio dhliyaro hdanhy iska jira jacylada faraha badan wllhi mustaqblkaga mashqul galaya.. jeclow lkn ha isracin intas wa igatalo wlltinimo guul akhiro iyo mid adunyo wad salamntihin❤
@ayaanadam671
@ayaanadam671 9 күн бұрын
Usyeyegggu ka tirsan ciidamada Kenya ay ka hbo 😂😂😂😢😢Usyeyegggu ka tirsan ciidamada Kenya ay ka hbo 😂😂😂😢😢Usyeyegggu ka tirsan ciidamadaUsyeyegggu ka tirsan ciidamada Kenya ay ka hbo 😂😂😂😢😢 Kenya ay ka hbo 😂😂😂😢😢
@mohamuudomaryusuf-my4gg
@mohamuudomaryusuf-my4gg 7 ай бұрын
Erayada. """ SAKARIYE KOBCIYE mahan kaliya fanaan. Ee wa ABwaan❤️🖐
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 7 ай бұрын
What a song awwww MOHAMED MAAME🎤🎤🎶🎶 ❤❤❤ MIYAY WAX KAQABAN KARAAN 😢WARMAHA KUGU TAAGAN ADI💔omg emotional song WAQALKA duula 🎉🎉❤
@MiskiMaxamuud-gs8zh
@MiskiMaxamuud-gs8zh 5 ай бұрын
😢😢😢
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@MiskiMaxamuud-gs8zh😂❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@MiskiMaxamuud-gs8zh😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😢😮😅😅😊 1:19
@mkhmahamud2394
@mkhmahamud2394 6 ай бұрын
Laxankii iyo mirihi abwan laxamiste fanaan ZAKARIYE KOBCIYE
@abdikhaliifhh1931
@abdikhaliifhh1931 20 күн бұрын
Ma fiiicna iswaaga dhami xanuun ba.aan buu wataa macanaa oo wacnaa qofkaga ood weheshataa
@osmandiranehkawrah8478
@osmandiranehkawrah8478 7 ай бұрын
Émotionnel song maame waa tagay heest caalacaal 😢 frome Djibouti ❤🇩🇯❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤
@AhmedMed-yh1xl
@AhmedMed-yh1xl 6 ай бұрын
SXb😊😊😊
@nouribrahimharred-uz4dw
@nouribrahimharred-uz4dw 6 ай бұрын
BoQortoyoo ❤ 🇩🇯
@Indhos
@Indhos 7 ай бұрын
Ax waa hees qalbigayga ka hadleyso 4january 2024 saacatu 19: 2 8 habeen qamiisa qalbi jab io dhawac 💔💔💔😭😭😭 waxn rajeynaa mudo kadib inaan dib uargo qoraalkan anigo bogsday😊
@nashadcamo6628
@nashadcamo6628 7 ай бұрын
in sha allh wll farxad warta😊
@bisharabdurahman-qy9yx
@bisharabdurahman-qy9yx 7 ай бұрын
InshLlH
@micoismail768
@micoismail768 4 ай бұрын
Ma bogsaty😢
@hibaqcabdi5147
@hibaqcabdi5147 2 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Rm-tt4jn
@Rm-tt4jn Ай бұрын
sidee thy hda 😢
@BalqiisaH.1
@BalqiisaH.1 Ай бұрын
Bal wan ka tagay maadaama uu hore iiga tagay maxan u doonaya wan ogay wan jecelay hadana kan ka raacey iiga daryeel badan 1:30pm june sat wan soo laalaban doona
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed
@Nimcaan_Cabdiraxmaan_Muxumed 6 ай бұрын
Jacayku dhibadanaa walee waxa garanayaa cidii soomartay maxamed heestan waaan kugu qaatay fanan wayn ❤❤❤ 21 1 2024 ❤❤❤
@user-nd8du2ft5t
@user-nd8du2ft5t 7 ай бұрын
Qofkuu wadnahaagu rabo Inaad waydaa dhiboo Warkiisa qudhaad heshaa Adduunyada kaala wayn Ees calaa hees😮❤
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 2 ай бұрын
@CabdiWahaab-vu4zp
@CabdiWahaab-vu4zp 7 ай бұрын
Ma FiiCna ISwaaGa Dhami 😔 Xanuun Ba'an Buu Wataa 😟 Macaanaa Oo Wacnaa 😋 QoFkaaGa OoD Weheshataa 👩‍❤️‍👩 ErayaDa Iyo Laxanka Sakariye Kobciye MaDxaF In La DhiGo IstaaHiLaan 🙌🏽
@RuweydoAxmad
@RuweydoAxmad 7 ай бұрын
Illahey dartiis kuu jeclhy mxamed maame
@zeckofficial8806
@zeckofficial8806 7 ай бұрын
ma fiicna is waaga dhami xanuun ba,an buu wataa macaanaa oo wacnaa qofkaagood eheshataa🥹
@MaxamuudXasan-uv5ox
@MaxamuudXasan-uv5ox 6 ай бұрын
Relly
@Lanai412
@Lanai412 5 ай бұрын
😢💔
@ayaniita9386
@ayaniita9386 7 ай бұрын
Maahi qof qalbiga laga dhawacay ama wax jecladay wiligiis lkn heesaha calacalka wa jeclahay marka dhagesanayo ilin igu so istagto😢💔 ❤❤Maame❤❤ Mafiicna iswaaga dhami xanuun ba'an buu wataa macaana oo wacna qofkagood wehshada❤😢
@mohametsultan7395
@mohametsultan7395 7 ай бұрын
Qof qalbi wngsan oo naxriis leh ayaad tahay ❤
@abdirashiid1089
@abdirashiid1089 7 ай бұрын
Dalkii Hooyo Hadaa Ku Dawanayso like itaabo❤️
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 2 ай бұрын
Number one😂
@rmagaal21
@rmagaal21 7 ай бұрын
This man is really underrated artist, Keep on man👏
@Helbor77
@Helbor77 2 ай бұрын
Cawa cida odxa inta dhagesansa wan inu salama from Djibouti
@Tourism24
@Tourism24 7 ай бұрын
(1)Muqalka sida loo dubay waa another level (2) music dagan (3) Ereyada waa ereyo dhacdo markasta dhacda ma warameysa (4)Laxan heestu waa laba cod Waxan dhihi karaa waa hees socotay heestani
@kingashraf955
@kingashraf955 5 ай бұрын
Erayada iyo laxanka aan inaba caadi aheyn legendka ereyada sameyay Sakariye kobciye waxaan dhihi karaa waa abwaan hadraawiga xiligaan ❤ heesihiisa maba kala dhacaan uusameyo
@user-hg3sc7xz8w
@user-hg3sc7xz8w 7 ай бұрын
Sakriye koobciye heesta hore uu qaday lkn mxa Naga galay tana kuu raxysanyna😂❤
@KhadarMaxamed-zb9ky
@KhadarMaxamed-zb9ky 3 ай бұрын
Awbare😂
@ZakariyemaxmuudyuusufZakariyem
@ZakariyemaxmuudyuusufZakariyem 6 ай бұрын
Macana oo wacna qofkagod weheshata❤😢 waa hesta sanadka 2024😍 is not easy maame 😢😢❤
@muhimmandeq2423
@muhimmandeq2423 2 ай бұрын
Waa wali qof aad jecshahy markuu ka tago ama go’aan ka qadatid 😢😢
@qaalid2020
@qaalid2020 7 ай бұрын
the legend waa xaladan hda ku suganahy oo aad hees ku capirtay💔😭😭😭 4 sano gpran isjeclen baa qof kle iga racday😢
@maftuuxacumar3797
@maftuuxacumar3797 7 ай бұрын
Never give up boowe naftada dhis wx baro shaqaysana gabadh waayi maysid😢
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@maftuuxacumar3797😂😂😂😂😂😂😂❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@maftuuxacumar3797😂😂😂😂❤❤❤
@ClxamiidMohamed-fg7fg
@ClxamiidMohamed-fg7fg 7 ай бұрын
Heestii heesaha Kaga aastay Alfanan Mohamed Maame ❤❤❤❤ Allaha kusharfo
@NastehoHassan-ey5ch
@NastehoHassan-ey5ch 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@DuniishaHassan
@DuniishaHassan Ай бұрын
waqtigaka is ku buuqsan fakirga wheel ku noqdaan❤❤
@mohazymohamed316
@mohazymohamed316 7 ай бұрын
Big respect mohamed mame fananka 2024 ugushidan wankuqiray
@kingckfamilyflog3051
@kingckfamilyflog3051 7 ай бұрын
Emotion song❤❤
@zayidali198
@zayidali198 7 ай бұрын
Reaction kabixi
@XamseKoosaar-pp7gb
@XamseKoosaar-pp7gb 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@canabjamacyuusufcanabjamac8331
@canabjamacyuusufcanabjamac8331 6 ай бұрын
1¹​@@zayidali198
@user-mk3hv9el3u
@user-mk3hv9el3u 5 ай бұрын
Waa😂m.a😮😊😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@user-mk3hv9el3u😂😂❤❤
@naagwaalan-rk6gm
@naagwaalan-rk6gm 2 ай бұрын
Wallhi hees taan waxay isooo xa suu sisey nolosheyda adag ala ra vaad badanaa Hooyo la aan😢😢😢😢❤❤❤❤
@user-gh1xu2fu7y
@user-gh1xu2fu7y Ай бұрын
😢😢😢
@user-gh1xu2fu7y
@user-gh1xu2fu7y Ай бұрын
Waad iga oohisay😭😭😭😭
@inanor4353
@inanor4353 7 ай бұрын
2020 ban jcyl go aan ka qaatay gabigiis baa iyo xanuun kiisa 4 sana kadib hadana wn anigiii galay Mid kle ayan hadana jeclaaday Ima so waco ima so xiriirsho Ana is adkeen baa igu jirto xanuuun asigana noloshiisa is ka bashalaya💔😭😭😭🤲
@kalgacal.jama55
@kalgacal.jama55 7 ай бұрын
inad is adkayso oo anad marnaba dhulka isu dhigin ayaan kurajaynaya ❤
@walaltigerofficial3568
@walaltigerofficial3568 7 ай бұрын
labadan nin Yaa ku cod macaan heestan wan ku wareerey ani 1: Zakariye Kobciye 2: Mohamed Maame
@yaasircarafaad6370
@yaasircarafaad6370 7 ай бұрын
Sekeriye kobciye zhp
@Abokorrrr
@Abokorrrr 7 ай бұрын
Heesti Sanadka Sakariye kobciye mulaxan&abwaan😮‍💨🔥❤️
@BarkhadleIbrahim
@BarkhadleIbrahim 5 ай бұрын
Igula sali nabigena scw
@ilyaazcade6062
@ilyaazcade6062 4 ай бұрын
SCW❤😢😊
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 2 ай бұрын
Scw❤
@user-yy4kh2qj1j
@user-yy4kh2qj1j Ай бұрын
Allow inta qalbi jabsan qalbiga uuqaboji yarabi💔😭
@CARUUSFILMS
@CARUUSFILMS 7 ай бұрын
Best song Layaaab layaab waqal studio ❤
@OmarMohameth-uz9xe
@OmarMohameth-uz9xe 7 ай бұрын
AwLaadii Goat abdikariiN ali sHaaH maame Famoos WAQAL STUDIO ♻️♻️WAX KALE❤😘
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 2 ай бұрын
Aad io aaad masuuL👋
@magafe445
@magafe445 6 ай бұрын
Warkiisa oo qudha aduunyada kala wayn ❤❤
@ayandhalad101
@ayandhalad101 3 ай бұрын
😢jecelku waa xanuun markad wayadu qalpigagu qof ku doontay 😭😭😭😭
@Mohamed.Cabsiiye
@Mohamed.Cabsiiye 7 ай бұрын
Mohamed Maame Is Back 🎶🔥
@alifoona
@alifoona 7 ай бұрын
Qofkuu wadnahaagu Rabo Inaad weydaa dhiboo😫 Warkiisa Qudhood heshaa🗣️😔 aduunyadu kaala weyn🌍♥️ [ 🇸🇴Qabiiloow Aabahaa cun😫]
@zaacidkeyow2159
@zaacidkeyow2159 2 ай бұрын
Hestan mar baan kunafisi jiry mar an qofkegi xogaa is dagalnay lkn alx waa issku sollabanay 😢❤
@user-fh5tm2nn7o
@user-fh5tm2nn7o 7 ай бұрын
Anoo ku qoslaa qof kii idhaha jacel ba igu dhacey ban anigi mantaa hurdo laa an iyo inaa ka fakaro qof an waxba I ogen ilaahow qalbigeyga iga tir qof ka🥺😭💔
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 7 ай бұрын
This Kid Is Something Else He's The New GOAT Of Our Art And Music
@idilehidriss-oc4pe
@idilehidriss-oc4pe 7 ай бұрын
Macaanaa oo wacnaa ❤️😩 Qofkaagood weheshataa🤍🫂
@AyaanAadan-fl9oz
@AyaanAadan-fl9oz 12 күн бұрын
Hestan waanku dalay sidan udhagaysanayay waxay inoqotay cunto aan cunayo❤
@user-ij7rz8em5i
@user-ij7rz8em5i 3 ай бұрын
Inantaan isdenaay Erayadaan ku odhan jiray Amaantaanba wadi jiray Toloow xageen uraacdaa Sidaan kuu iloobiyo Wali waxaan layabaa Sidaan kuu ahaan jiray Wakhtigaaba saasee Kuwa imika aad wado Inay aniga oo kale Kuu yihiin ma ogiye Waxaan kuu rajeyaa Ama aan kuu asteyaa Inaad meesha wacan iyo Wanaag aad utahay ehel Waligaa ha murugoon Hana mudanin ciil badan Imika aanu joonana Waxaad tahay walashay ILa dhalatay oo kale Sadku waa wax qoranee Saacadaadu way iman 😢😢😢😢😢😢😢
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 7 ай бұрын
Song of the year so far 👌🏾 🙌🏾
@user-mp6rf3fd9n
@user-mp6rf3fd9n 6 ай бұрын
Maame is not east
@barwaqohupthirahman2568
@barwaqohupthirahman2568 7 ай бұрын
qofku wadnahagu rabo in aaad wayda dhipo fv song 😭❤️
@Manal_614
@Manal_614 2 ай бұрын
Fikirka wehel ku noqdana 😭🤚🏼❤️‍🔥
@Cabdekacade
@Cabdekacade 7 ай бұрын
The past song 😢💔 =Qofku wadnahagu raboo Hada weydaa dhiboo Warkiisa quraa heshaa Adunyada kalawaeyn🌍💞
@guledomar8304
@guledomar8304 7 ай бұрын
MaamE Legendkygii Golden voice 😮🔥🔥
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 2 ай бұрын
Talented weyan😅
@user-ch7ey3ls7m
@user-ch7ey3ls7m 7 ай бұрын
Ma fcna iswaaga dhami xanuun ba'an bu wata😢💔
@CABDIHASSAN-kg4bf
@CABDIHASSAN-kg4bf 4 ай бұрын
Nasab nasab dhalay maxamed maame pro keep going sxb never give up❤❤
@user-yy4kh2qj1j
@user-yy4kh2qj1j 13 күн бұрын
Ilahow hadii calafkayga noqoni wayo wax dhiba ha tusin wayo wa maskiin naxaris badan 😢💔
@user-rj9co8zr9e
@user-rj9co8zr9e 6 ай бұрын
QoFku WadNahaygU RabO InaD Wayda Dhipo Warkiisa oo quDha Adunka Kala Wayn 🥺💔
@axmediid9149
@axmediid9149 7 ай бұрын
Qofkan yar aniga waa iga yaabsaday maxamed maame wa legend
@hamzaapdi7279
@hamzaapdi7279 Ай бұрын
Jacayllada waalidiiiiiiiiiiiii😭 Capsiyo warwar pay wataaan😪 Goanka QallpiGu kordhiyo❤ Walaaacay piiriyaaaaan😫 3 july 2024 11:00pm hapen arpaca
@Sabir_Sabitzer38
@Sabir_Sabitzer38 7 ай бұрын
"MACAANA OO WACNAA QOFKAGOOD WEHESHATAA" AXYA COD WLLKEY MAAAME ❤
@mohainawacane9777
@mohainawacane9777 7 ай бұрын
Ma aadan heesin qofkii kugu dhaha aniga hala ii keeno aniga ku cabaadiye 😢
@AdmiringDenimJacket-be7nx
@AdmiringDenimJacket-be7nx 7 ай бұрын
Aduunka waxa ugu wanaagsan in aad hesho qof kula dareemaya waxaad dareemaysoh😭😭💔........heestan qalbigayga tabanaysaaa wanan ilmaynayaaa bilaa sabab😔
@user-uz7xn4ys8p
@user-uz7xn4ys8p 7 ай бұрын
Jacaylada waaliada. Waa fakarka iyo fakarka wahel kunoqdaa❤❤❤❤❤
@user-ib8xl4hz3i
@user-ib8xl4hz3i 7 ай бұрын
Best song maame and waqal studio 🎙️
@youngchinku4166
@youngchinku4166 7 ай бұрын
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@youngchinku4166😊❤😊😊❤😊❤😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@youngchinku4166❤😊❤😅❤❤😅
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@youngchinku4166😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
​@@youngchinku4166😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😢😮😅😅😊😊😊😊😂😂😂🎉😂😂😂😂😂❤😂❤😂😂😂🎉😮😅😅😊
@cabdicasiiscabdilaahi7439
@cabdicasiiscabdilaahi7439 7 ай бұрын
My favorite singer maxamed maame And beautiful song❤❤
XARIIR AXMED | ASHQARAAR | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:25
XARIIR AHMED
Рет қаралды 9 МЛН
Jaylann - LABASS [Official Music Video]
3:29
JAYLANN
Рет қаралды 810 М.
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 3,1 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 54 МЛН
Вы чего бл….🤣🤣🙏🏽🙏🏽🙏🏽
00:18
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,9 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
MAXAMED MAAME - HALKA IGA MAGTAY MAAN GARAN - OFFICIAL VIDEO 2023
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 13 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 319 М.
Mohamed Maame - Ma dibaa laguu dhali - Official Music Video 2023
4:39
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,5 МЛН
MUSTAFE KANTE 2024 | QALBI KULA MIDOOBO HAWEEEN | HEES CUSUB
5:01
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 5 МЛН
MAXAMED MAAME - WALAAL - CALI ZAKI & JUWEERIYA AROOS 2024
6:37
Waqal WStudío
Рет қаралды 764 М.
MAXAMED MAAME - SIDAN KUU BARTAY (Official Video) 2024
4:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
Чёрная ДЫРА 🕳️ | WICSUR #shorts
00:49
Бискас
Рет қаралды 3,1 МЛН