"Maxamed Mooge iyo Axmed Mooge oo dalkan u soo halgamay in madaxweyne Muuse Biixi uu ku aflagaadeeyo

  Рет қаралды 2,230

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

"Maxamed Mooge iyo Axmed Mooge oo dalkan u soo halgamay in madaxweyne Muuse Biixi uu ku aflagaadeeyo Maayir Mooge waa wax aad looga xumaado" Xasan Cabdijibaar oo ah muwaadin reer Hargeysa ah.
Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 18
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed 9 күн бұрын
Viva cabdi kariim axmed mooge
@farhan_taffo
@farhan_taffo 9 күн бұрын
Waa run mayir mooge aaleh hadhowro
@CaaliyaCabdi-uv5zi
@CaaliyaCabdi-uv5zi 9 күн бұрын
Aad iyo aad ayaan uga xumahay hadalkii m/waynaha. Maayarkana waxan leyahay hore u soco dhalinyarudu dhaman waa dhankaaga ilaa heer madaxweyne.muse isagaa kucodwayay guuuul mayir moge innsha allaah
@1962yusuf
@1962yusuf 8 күн бұрын
Inankani waa somalilander sax ah.
@khayraatcompany3532
@khayraatcompany3532 7 күн бұрын
Asc maayar mooge Hargaysa Waa hore Mariyay ilaahy hadiin xifdiyo waa maayir qaaliya
@Halgame334
@Halgame334 9 күн бұрын
KKK MAXAD CODAYNAYSAY CABD KARIM WAA JAMAC SHABEE MAYIR JAAMAC SHABEELA HARGEISA MAYIR KA AHAN MAYO. ADNA CODKAGA CIDKALE SII. INA MOOGE MAYIR SALAX LEY WRYAN WAKHTI GIISI WAA DHAMADAY
@Halgame334
@Halgame334 9 күн бұрын
ADUU WAX BARO NIN KALE HADUULINE
@1962yusuf
@1962yusuf 8 күн бұрын
Cid-muu-duulin ee xaqii-ayuu-ku-adimay.
@Halgame334
@Halgame334 8 күн бұрын
@@1962yusuf XAAR BUU KU ADIMAY JAMAC SHABEEL KURSIGA HAKU WAREJIYO AMA HATAAG NADO INTA U HADHAYYYY. NIN XANUNSAYA HADU LABISTO WUU BUKA HARGEISI OGATAY
@Gobanimo-gy8gd
@Gobanimo-gy8gd 9 күн бұрын
Fariid
@khayraatcompany3532
@khayraatcompany3532 7 күн бұрын
Mayer Mooge. Tuugmaaha qabyaaladayste maaha beenaale maaha Waa Maayir qaaliya hargaysa waynasiib wacantahy mar hadii illaahy maayar uga dhigay. Sabirna illaahy Waa siiyay caqabadaha kaga gudbo markaa aniga Oo ah muwaadin Reer Burco kufara adayga hadii aadoonaysaan hargaysa oodubai latartanta
@RahmaMohamed-wk5bq
@RahmaMohamed-wk5bq 7 күн бұрын
😂 kkkkk oo m waxasn argnay nin lafaafinaayo
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 8 күн бұрын
Maxamed mooge iyo axmed mooge labadaba sacad muuse ayaa dhalay Waxay ahaayeen astaanta somaliland
@WarsameAbdi-ii8gr
@WarsameAbdi-ii8gr 6 күн бұрын
Kkkkkkkk wr kani muna ahyn ka 1000 shilin basaska ka dawarsada yaab
@sulemanali2019
@sulemanali2019 9 күн бұрын
I
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 9 күн бұрын
waaar beenta jooji iyo iskudhufashada maaalaguusoooodhiibeyyyy se maxaad ahayddddddd
@hajii2033
@hajii2033 9 күн бұрын
beenale beenta jooji
@rahmaCiroole
@rahmaCiroole 9 күн бұрын
Miyaad buktaa ale haku caafiyo
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | US | SOMALIA | ITOOBIYA
21:15
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 4,9 М.
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,8 МЛН
Teaching a Toddler Household Habits: Diaper Disposal & Potty Training #shorts
00:16
Sh Bashiir Amaan: Waxaan soo arkay Soomaali aan islaam ahayn Redinle!
1:01:22
Sidee Maayir Mooge, ugu suuragashay arrintani
5:12
Hargeisa HD
Рет қаралды 36 М.
Muse Biixi oo miciin biday Buurmadow inuu u hiiliyo doorashada
20:46
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 61 М.