No video

Maxamed Mooge - Sabab kale Ha moodine lyrics

  Рет қаралды 298,430

Rageedii™

Rageedii™

Күн бұрын

Follow us on Facebook:
/ rageediimusic
Lyrics by: Maxamed Ahmed Suuryaan
Erayadii Maxamed Cali Kaariye
Laxankii Cabdikariin Qaareey jiir
Kabanka maxamed mooge liibaan
Taariikhda 1968

Пікірлер: 107
@Abunabil121
@Abunabil121 3 жыл бұрын
Saudi 🇸🇦 Arabia casimada Riya iyo heeskan waqti tegay xususleh iyo maata Germany 🇩🇪 anigoo fasax ah iyo sariirtayda wad ku mahadsndthin tim rageeydi 🙏
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 3 жыл бұрын
SIXID .......... Suudiga cadceediyo, Soo iyo abaarbaar baan, Sahay li' i fadhiistee..waaye, ma aha (sahal li'i) walaal. Waa mid kamida heesaha aan duugoobin dhaxal ahaan aabayaasheen/awooweyasheen noogu reebeen. 🥀❤
@siyaadmaxamedxasan7004
@siyaadmaxamedxasan7004 2 жыл бұрын
Zcccccccccccccccczcxczxczccc
@caligubane9663
@caligubane9663 2 жыл бұрын
Axmed moge
@Yonis5
@Yonis5 2 жыл бұрын
@@caligubane9663 waa Maxamed Mooge
@farhiamire8969
@farhiamire8969 13 күн бұрын
Libaaxii Fanka Macalinkii Jacaylka iyo sidoo kale Macalinkii Laxamadda isugu tagay heeskaan Alle ha janeeyo dhamaantood. Waa mahadsan tahay wallaal sidaa noogu soo xushay fankii qiimaha lahaa.
@mohamedabdi6266
@mohamedabdi6266 3 жыл бұрын
Erayada Maxamed cali kaariye umaleynaa Laxanka abdikrim farah jiir. Hadii aanan qaldaneyn. Si kaste ba waa hees qiimo badan oo laxan qurux bdn lagu laray ❣⚘
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 3 жыл бұрын
Laxanka waa hubaa lkn miraha sidaa sheegtey lama hubo,
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
@@sagalduraan3489 waa Kaariye erayadu sida uu sheegayba.
@MTooyo
@MTooyo 2 жыл бұрын
Waa saxantahey, waliba qisada heeska iyo heesta kale Buurtaad rakadeeda fuushey Abdikarin Jiir ku dhacday, kadibna Mohamed Ali kaariye Aabihi jacaylka ula tagey.
@maahir376
@maahir376 2 ай бұрын
Ereyada iyo laxankaba jiirbaaleh
@ibrahimabdirizakjama9807
@ibrahimabdirizakjama9807 2 жыл бұрын
Eebbe ha janneeyo Maxamed Mooge Liibaan. ♥️ 9-12-2021 12:12 AM.
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
wllhi Ragedi mar hore ayaa kuu qiray in aad tahay Legend maxamed mooge waa dadkii igu horeesay aan hesa hooda jeclaado asiga mama sahra axmed jamac iyo maama magool
@afmaalchanel8469
@afmaalchanel8469 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan dhegeysanayaa 02/8/2022 anigoo joogo meeel galkacyo ujirta 30km au maxamed mooge legend
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 3 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyey allahaw naxariiste maxamed cali kaariye Waxa qaaday fanaaniin badan Sida maxamed Saleeban tubeec Hibo nuura Lkn maxamed mooge Ayaa ah fanaanka kaliya ee heesta meesheeda dhigay
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Xasan Diiriye ayaa asna jira
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
@@MudaneSooyaal saxib xasan diiriye kuma maqal heste mad hubta
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
ibrahinow saxib maxamed mooge heeso ay fananinkale qaden ayu si fican u qaday aadna logu bartay heesihina qiimo u yelay uu soo shaac saray alle haw naxariis to
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
@@buuxciise2167 heestan sxp Xasan diiriye ma qaado 3 fanaan baan ku maqlay
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 2 жыл бұрын
@@buuxciise2167 Haaa zxp odaygu codka ragga ayuu illaahay ku manaystay Allahaw naxariisto mujaahid Maxamed mooge liipaan
@norabdisalamelnino1108
@norabdisalamelnino1108 2 күн бұрын
Ninkaan mee boqorka codka iska dhahaan habeen waxan dhageesa nayaa lawadeeda gabdhood iyo hooyadood iga maqan yihiin waa u xiisay Wlhi jecelki bilowgii waa yaheena soo xasuustay wooww watta song
@mohamedabdi536
@mohamedabdi536 3 жыл бұрын
Erayada Heesta ee saxda ah waa: Timahaagan sagalkee Sayma roob aad mooddiyo Sanqaroorka ku yaal Suuradaada oo qudha Ma siisteen Adduunyada Hadday ii sinnaatee Adna way sagsaagtoo Subaxdan is baranniyo Saacaddan aan joognaba Iima kala sokayside, Sabab kale ha moodine Suntaadii habeenaddan Waan ka seexan waayoo Seedahaad i goysee. Xalaybaan saqdii dhexe Sariirtaan ku jiifsaday Sagaal jeer ka toosoo Suudiga cadceediyo Sool iyo abaarbaan Sahay li'i fadhiistee; Adna sidig irmaanbaad Saac doog ku yaalliyo Seerahaa ku maashaa Igu soori waydee; Sabab kale ha moodine Suntaadii habeenaddan Waan ka seexan waayoo Seedahaad i goysee. Erayadii: Maxamed Cali Kaariye
@macnejile2975
@macnejile2975 3 жыл бұрын
Waa hees aad ugaracan Ahna murtidi ina calikariye runti fananin badan baaqaday lkn aniga ina mogay igubaxda
@osmankulane1525
@osmankulane1525 3 жыл бұрын
Heeskaan fanaaniinta qaaday si fcn bay uqaadeen dhamaantood, waxaase halkeedi dhaafsiiyey, Inankaan Aun. Maxamed Mooge Liibaan, waa halka hees oo is oran karo inta si ba'an looaaaday dhan walba ayaa booskeedi lasii dhaafsiiyey.
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
Isaga ayaa asalki qaaday, balse Hiba ayaa Radio Mogadishu u duubtay.
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 жыл бұрын
Maxamed mooge Allh haku naxariisto fankii dabadaa mid balbalarka ladhahaa ku ciyaartay
@koriye_channel
@koriye_channel 3 жыл бұрын
Rageedii mahadsanidin Midhihii dhakhtarkii jacaylka Laxankii. C/kariin jiir
@daacadyare396
@daacadyare396 2 жыл бұрын
Cajiib erayadii Maxamed cali kaariye. Laxankii Cabdikariim Faarax qaarey jiir. Codkii maxamed mooge ilahay haunaxaristo dhamantood
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 11 ай бұрын
Midhaha/erayada: Dhakhtarkii Jacaylka Laxankii: Jiir Codkii: M.M. Libaan Dhammaantood way dhinteen AHN.
@Somalibanahay1977
@Somalibanahay1977 3 жыл бұрын
Bqorkii fanka AUN Maxamed moge liban baban Aun isaga iyo dhaman intii dhimatyba Ee maanta inaga hooseya Waxay ahaayeen dadkii hore kuwo fanka kujeclaysiinaya Lkn imika wayku nacsiinayan xqq Dhaman waynu wada ogsoonahay heesuhu inay yihiin danbi gaar ahaan kuwa leh muusiga Cidkasta waaku danbi kii qaaday iyo ka dhagaysnayaba markaa madama oola yidhi waxaad naftaada lajeceshay wllkana lajeclow Dadka hore ee inaga dhinty majecli kolaba in heesahoda ladhagysto laguna raaxaysto iyagoo aynan ogayn xaaaladay kaga sugan yihin akhiro 😢😭
@abdinasirhusseinaden7993
@abdinasirhusseinaden7993 2 жыл бұрын
Suuradaada oo qudhaa ma siisteen aduunyada haday isinate🥺Maxamed mooge Libaan Allah ya raxma ❤
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 Жыл бұрын
Maxamed mooge fananka fanaaninta ugu jeclahay ❤️
@cumarahmed134
@cumarahmed134 2 жыл бұрын
Maxamed mooge liibaan AHN WAA fanaanka aan ku daydo ee aan qaado heessihiisa aniga wuxuu ii yahay tusaale aan tiigsado waa macalinkayga maxamed mooge
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 2 ай бұрын
Erayada maxamad cali kaariye Laxanka macalinka laxamada c/kariin jiir qaarey Codka maxamad mooge
@sir__cmc
@sir__cmc 3 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa habeen isniin soo galayso. 27 june 2021. Ilaahay haw naxariisto fanaan qaaliya ayuu ahaayee.
@waayelkajaqafsada7214
@waayelkajaqafsada7214 3 жыл бұрын
Heestan waxe leh mulaxanka wayn cabdikariim faarax qaarey jiir mar uu helay jcyl halis ah isla asaga aya laxankan mcn saaray waxaana u sameeyay kaariye marku qaaday kadib ayu u dhiibay saaxibkiis AUN m.mooge kadibna hibo aya cobiyeesay
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 3 жыл бұрын
Sxb heesta hibo ayuu ugu horaysay tubeecna wuu ku xigay m moogena ugu danbeeyay macnuhuna muu ahayn isdaba yaac iyo kala koobi garayse labada hore way ku soo bixi waayeen xitaa iyadoo talantaali ay u qaadayaan hibo iyo mmooge ayaa jirta
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
@@sakariyedayib1491 maha saxib maxamed mooge aya ugu horeyey ninka laxanka saray marku ka waramayo markan laxanka saray ayan maxamed mooge ula tegey markasu kabanki qatay markasu ku luqeyey anna wa farxay sidan rabay ayey inoqotay wana laxanki igu horeyey marka maxamed mooge asagu qaaci ayu ku qaday hibo nuura aya teterka ayey latimid marka wllo hadi ay wax iga qaldan yihin saxida wa ogolahay 🙏🙏
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@buuxciise2167 Alla yaaa Cisik Sida Aaan ku Maqlay ayaad u sheegtay
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
wad mahad santahay wllo cawo omar adiga laftadu war galeen ayad tehee 👋👋👋🙏🙏
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 10 ай бұрын
​​@@buuxciise2167waad saxantahay ale haw naxariistee Cabdi kariin jiir ayaa laba heesood ka codsaday maxamad cali kaariye tan iyo buurtaad rakadeeda fuushay ayuu u sameeyay isaguna intuu laxanka saaray ayuu maxamad mooge udhiibay kadib ayay hibo nuura codsatay inay radio Moqdisho ka qaado maadaama aanu m mooge radio Muqdisho iyo radio hargaysa midna heesaha ka qaadi jirin kalidii ayuu heesaha meelahaa ka qaadi jiray Cabdi kariin jiir ayaa waraysi kaga waramay qisada labada heesood iyo fanaanka uu u dhiibay AUN dhamaantood
@zamalemameh3502
@zamalemameh3502 3 жыл бұрын
Illaahay haw naxariisto AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@asadabdilaahi8348
@asadabdilaahi8348 3 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaystay maalin wacan oo roob day waana tareenka
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Maxamed Mooge Liiban AHUN Halyay Ayuu aha MahadsaniT Huno Kunjeeer
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 3 жыл бұрын
inan Aan Dhawaan Kalgacayl u Qaaday Ayaan Maanta Timaheeda Arkay Midab Aan Timaha Ku Tilmaamo Xata imika Garan Maayo Walaahay Koley se Madow May ahayn, Si Dhib Dhib Yar Bay Dabadeed igu Soo Dhacday Heestani.......😌❤
@elmazano4690
@elmazano4690 3 жыл бұрын
Hadaa soo arky anigaba markasey heestan igu soo dhacdy wan soo raadiyay
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 2 жыл бұрын
@@elmazano4690 Nin Weyn baa Tahay Saxiib, Caashaqu Ha Waaro
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 2 жыл бұрын
Todoba bilood Ka Dib baan soo Booqday heeskii iyo AHUN Sayidkii Fanka Mmooge liiban
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 3 жыл бұрын
waaaaw waaaw
@abdikadirhusienaideed3607
@abdikadirhusienaideed3607 3 жыл бұрын
Sagsaag maaha nacas khiyaano waa qof aad warwareejisa adoon waxba la qabanayn hadal cad siinayn
@cabdisalaan-ceeryaamo7408
@cabdisalaan-ceeryaamo7408 Жыл бұрын
Maxammed Mooge, muxuu halyeey ahaa!
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Maxamed mooge wan tagera lkn hesstan maxamed suleban tubeec ba kaga leh inta igu racsan wad mahad san tihin☝️🥰
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 2 жыл бұрын
Maxamed mooge aya kaga cod macan hadad fanka wax ka taqan waxad qimaysa kamanka iyo laxanka iyo luuqda
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
@@sacadbagaase1045 sxbow mahad sanid wad iga saxantahay Markan Mohamed saleban tubeec dib udhagaystay waxa iso baxday ina mooge inu kaga horeyo thanks brother 😘
@user-kt5xg4lc6m
@user-kt5xg4lc6m Жыл бұрын
Sxb labanin oo lays ag dhigi karo maaha waxaad eegtaa murtida maxamed mooge heesihisu waa maanso ugu yaraan 40 bayj ka kooban takale wuxuu dheeryay aqoon iyo aftahanimo waa ninka kaliya somali ku kulmeen macalin hobol laxamiste gabyaa mujaahid geesinimo waa ninka kaliya ee heesa ee magaciisa abwaanku soo qaadan jiray heesta dhex deeda somali muu soo marin nin la mida❤
@jamaalnuurdiin6245
@jamaalnuurdiin6245 3 жыл бұрын
maxamed maxamuud kabanle heesta waraf noosoogali ugaas
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 3 жыл бұрын
Maxamed cali kaariye ayaa sameeyay laxanka Maxamed mooge ayaa sameeyay hiba Maxamed ayaa qaaday wuu ugaraacay kabanka Maxamed mooge kooxda iftin ayaa dib hibo ugu garaacday
@walalozman8222
@walalozman8222 3 жыл бұрын
miraha Kaariye Laxanka C.k. jiir Codka mohamed mooge waa qiso jacayl okudhacday Laxamiiste jiir
@mohamedosman-qz7ln
@mohamedosman-qz7ln Жыл бұрын
Allah u naxariisto abwaankii jaceyl ka maxamed cali kaariye oo heestaan alifay iyo maxamed mooge dhamaantood lkn heesta original hibo maxamed iska leh
@hanadolad2061
@hanadolad2061 5 күн бұрын
Maasha Alaah
@caliismacil3814
@caliismacil3814 2 жыл бұрын
Waa kaa ragii jacaylka waxkayaqaanay runtii waa tabtaas
@iqranuur6320
@iqranuur6320 3 жыл бұрын
Hestan waxan dhageysanaya xili ey wayaha igu adag yihin lkn aan samirka badinayo galab sabti ah ilahow no hagaji malmaha
@youngmoa5431
@youngmoa5431 3 ай бұрын
Asxaabta Waan Idin Salaamay Dhamaan Iga Jaahil Bixiya Heestan Original Keeda Ma Mohamed Mooge Baa Hel Mise Hibo Nuura
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 3 жыл бұрын
Rageedi best Channel
@alinoorahmednajji1955
@alinoorahmednajji1955 3 жыл бұрын
G.O.A.T
@abdallaali9096
@abdallaali9096 3 жыл бұрын
Rageediii aniga hesahaada kama daalo bro shafar iyo karaamo korkaaga ha ahaato ✌🏽✌🏽🔥🔥🔥
@Rageedii
@Rageedii 3 жыл бұрын
Thanks sxb 🙏🏾
@hiddoomediaproduction6240
@hiddoomediaproduction6240 3 жыл бұрын
@@Rageedii wllo maxamed mooge raaadii heesi hiisii
@sakariyebayr4760
@sakariyebayr4760 3 жыл бұрын
Heesta midhaha ku jira Bal waxad isheegtan Sagsag💕
@ceelowahmed2845
@ceelowahmed2845 3 жыл бұрын
Sagsaag waa iska daba wareejin ama lalaaab waba warwareejin hadba saa ufahanto
@barefootprofessor3455
@barefootprofessor3455 3 жыл бұрын
KHIYANO
@dekfarah820
@dekfarah820 3 жыл бұрын
sax saag waa war wareejin ama meeraysi ama laa laab qof raba in uusan waxba kula qabanin oo ku war wareejiya
@hassanmohamedroble8396
@hassanmohamedroble8396 3 жыл бұрын
Zigzag, ayey ka timid waa eray English ah, sida marka wax la tolayo qeybta aanu niraahno sagsaaga. waa wax aan toosnayn oo iska daba war wareegsan, sida kaadi dibi socdaa uu dhulka ugu shubo. waa wax aan toosnayn, heestana waxay micna ahaan ugu jirtaa waad iska kay daba wereejisay.
@abdishakurhussein6564
@abdishakurhussein6564 3 жыл бұрын
WAA ILA MEERAYSO
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 3 жыл бұрын
Sxb waa hubaa inaad rageedii tahay halkaas ka sii wad, salaan sare.
@caliismacil3814
@caliismacil3814 2 жыл бұрын
Waah wah mucalim maxamad mooge allaah hakunaxaroosto
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Silanyo un ba kee bad ka so sartay an ahin jamaac hayibe maxamed
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 жыл бұрын
Saxid waa subaxdaan is baranay
@saidismail2854
@saidismail2854 2 жыл бұрын
Heestan waxaa xusuustaa anoo jooga Xamar dhamaadkii 1988 dii Laanta afsoomaaliga BBC laga saarey maalin Arbaca waxaa lagu khatimey barnaamijkii Totobaadka iyo Africa ee maalintaa Xusuus Weyn
@baylecali4778
@baylecali4778 3 жыл бұрын
Axsan hees weeyi runtiiii musica cajaaiba
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Iniga o madaw ah un suun taadan moye wan ka seexan waayw
@dahirabiib2886
@dahirabiib2886 2 жыл бұрын
Fanaan soomaliyeed iyo geesi somaliyeed Hargeisa
@mohamedmawlid2038
@mohamedmawlid2038 3 жыл бұрын
Ragediii
@Nasiib724
@Nasiib724 2 жыл бұрын
Jacaylku cajiibsanaa qof hadaad jeclaaoi waad iska amaanaysaa
@Abdullahgii
@Abdullahgii 8 ай бұрын
Heestan Hiba Nuura kubartay, Caawa iigu horeysa an maqlo!. Ma cid ila mida miya jirta oo Markeedi ugu horeysay Maqasha😂?.
@caligubane9663
@caligubane9663 2 жыл бұрын
Axmed moge
@ayahabdulkarim343
@ayahabdulkarim343 3 жыл бұрын
Wax kale waaye bro
@axmedjacayl5792
@axmedjacayl5792 Ай бұрын
23 07 2024 bilaa R
@AbdifatahZ
@AbdifatahZ 3 жыл бұрын
Waxyar Error ah Sahal maahan waa sahay. Sool iyo abaar baan Sahay Li'i fadhiistee
@cabdirisaq4653
@cabdirisaq4653 3 жыл бұрын
Hees idhah sabkale hamoodin xasuusleh
@deekmohamed8567
@deekmohamed8567 2 жыл бұрын
Sxiip wxd ii sheegtaa seeraha ku maashaayna ku xigin insoori waydaa
@hussienshekeeyeshekeeye387
@hussienshekeeyeshekeeye387 3 жыл бұрын
Asxan hees
@kullownuur430
@kullownuur430 3 жыл бұрын
Car wakah
@mohanouh1523
@mohanouh1523 3 жыл бұрын
Color( midabkaaga) aamin oo ku faan caddaan ayaad meesha noo xayaysiinaysaa waxa urta badan. Haweenka aan soomaalida ahayn xaar baa ka soo ura
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Waan kula qabaa gabdho soomaali oo qurxan ayaa la gelin karaa heestuna ay wada socon karaan lkn mid dabagaab sidata heesaheena isma qaadan karaan😁😁
@xuseenmohamed9227
@xuseenmohamed9227 3 жыл бұрын
Aloow ale aduunyadu ma un xasuusbaaa
@xasanmahad2490
@xasanmahad2490 3 жыл бұрын
Heesta dadka dislike saray somali mahan miyaa tolow
@abdurahmansaed2080
@abdurahmansaed2080 2 жыл бұрын
05.Mar.2022. 08.07. EAT.
@omaryare1811
@omaryare1811 3 жыл бұрын
ⓌⒶⒻ ⓌⒶⒻ
@nrx8684
@nrx8684 3 жыл бұрын
Dadka keena inferiority ba,an baa heeysa, sawir dad madow saar cover ka
@asadabdilaahi8348
@asadabdilaahi8348 3 жыл бұрын
Assd
@YacQuuBAshRafYuuSuF
@YacQuuBAshRafYuuSuF Күн бұрын
.
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 841 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 101 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН
Unveiling my winning secret to defeating Maxim!😎| Free Fire Official
00:14
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 16 МЛН
Мы сделали гигантские сухарики!  #большаяеда
00:44
Waxba dunida kama ogid | Maxamed Mooge (AHUN) | Hees Qaraami!!
10:04
Baro Afka Hooyo
Рет қаралды 18 М.
Maxamed mooge (waxa iman ayaanti ina moge sugaye)
14:16
ABWAAN SHIRDOON OFFICIAL
Рет қаралды 207 М.
Maxamed mooge Imisaan ku hor joogayoo
6:18
dhambaal3
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sida Soona Iyo Taas || Maxamed Mooge Liibaan || Kaban +Lyrics
6:32
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 297 М.
maxamed mooge liibaan HEESTII: sabab kale hamoodin  oo dhamaystiran
11:28
jibo qaraami media
Рет қаралды 108 М.
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hees: Dhayal Looma Heesee| Maxamed Mooge| Balwo Lyrics
7:32
Balwo Lyrics
Рет қаралды 740 М.
HEES | Daandaansi Caashaq | Maxamed Mooge Liibaan | Lyrics
8:21
LYRICS | Heestii waayeelka jaqafsada | Maxammed Mooge Liibaan
8:11
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 491 М.
Mohamed Mooge liibaan:  Saxarla a fududaan
8:02
somalworld
Рет қаралды 2,2 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН