Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Goobtii Xasuuuqa 1997

  Рет қаралды 110,302

Axmed Siciid Maxamed

Axmed Siciid Maxamed

10 жыл бұрын

Somaliland ,Waa Madaxwaynaheenii Hore Ee Geeriyoodey AHN Oo Khudbad Taariikhiya Ka Jeediyay Xabaaalihii Malko-durdura Oo ka mid ahaa xasuuqii uu gaystay dalkan m,siyaad taas oo ay soo saareen roobab mahiigano ah oo dalka ka curtay

Пікірлер: 136
@ahmedmo2635
@ahmedmo2635 4 жыл бұрын
3/5/2020 Waxaan u xiisay inaan dib u helo hogaamiye noociida oo kale ah 😭🤲
@dinidarwish1322
@dinidarwish1322 5 жыл бұрын
Wlhy blhy magac Allah bilaash umari maaayo siyaasi lamid ah inuuusan Somali Soo mareynin anigu ma aminsani gooni goosad io in Somali kala tagto lkn madaxweyne cigaal Allah haunaxariisto wxuu ahaa qof ku dhagan diinta oo cilmi badan waligay ma arag siyaaasi fasiraya Quranka Allah haku naxaristo
@axmedsiciidmaxamed162
@axmedsiciidmaxamed162 10 жыл бұрын
Geesi Buu Ahaaa Godka Lagu Janeee AHN , Khudbadihiisa WaxaY u Badnaayeen Quraan , Axaadiis , Waano , Nabadayn , Waaa Hogaamiye Ku Dayasho Muddan , Khudbadihiisa markaad Dhagaysato waa xikmad Miidhan
@nimcomaxamedxasansss3388
@nimcomaxamedxasansss3388 8 жыл бұрын
allaaah ha u naxariisto aamiin aamiin
@rakbah.c
@rakbah.c 4 жыл бұрын
Masha Allah Allah ha u naxariisto waa hogaamiye dhab ah Horaa looga hayaa inuu yidhi ceebaan u aqaanaa kaligii taliye waayo waa nimaan isu kalsoonayn oo qancin karayn dadkiisa
@user-on8he8gs7z
@user-on8he8gs7z 4 жыл бұрын
Halyay tarikhdu xustay mantana lo baahday. Ex madaxweyne cigaal raali alle hakaa noqodo godkana alle kugu janee...... Halyayada kadhashay gobolada waqooyi ......💓 idin jeclahy dadkayga iyo dalkayga s.land❤
@niciimacali4464
@niciimacali4464 5 жыл бұрын
Waxan mari doona jidkaagii wxan Raba dariqii iyo waddadii aaad martey wxn doonaya in aaan meeshii aad tagneyd istago adeero ilhy haku naxariisto qabriga Hana ku nuuuro
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 жыл бұрын
Waxbaro waayahaye
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 жыл бұрын
oo biluu ehelu naar ahaa waa adiga leh alow imari meeshii aadmartay
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 жыл бұрын
Mohammed Salad siilkii hoyadaa bilow ehlu naar yahay
@ayansaid1175
@ayansaid1175 4 жыл бұрын
Runti anoo ka so jeeeda koonfur waxa jeclahay maxamed xaji cigaal waxa u ahaa aqoonyahan cilmi diin iyo mid maadi ah Rabi ku hibiyey qudbadisa wa wacdi wlhi Rabow u naxariso Ada qowlkada ku yiri Ruxi dadka hortooda igu xusa iguna weynaya asna maalinta labaham yahay baa maamusa Amin dhaha anago dhan buu naga wada baxay marxunka
@cadnanm.mascuud5052
@cadnanm.mascuud5052 7 жыл бұрын
Alle ha unxariisto Halyay qaran bu aha
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 4 жыл бұрын
geesi aqli badan ayuu ahaa marxum maxamed xaaji ibraahim cigaal Alle ha u naxariisto daahir riyaale kaahin iyo axmed maxamed maxamud siraanyo iyo alle ha u naxariiste sheekh ibraahim sheekh madar ayaa ii muuqda
@monelola6184
@monelola6184 4 жыл бұрын
Adeer illaahow kuu naxriiso jantulforduus kugee rasulka s c w kula xidhiidhi katabkaga gacntamidig illaahow lasii yaa Rabi angana noga ka qabo naxriiso
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
@MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 жыл бұрын
Alle yaa Raxma Raaxammiin Geesi Naga Baxay. Godka Lagugu Janneey. Aammen Yarabbi YaaAllaah yaarxammaan Yaaraxeem inshallah
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 8 жыл бұрын
maxamed Ibrahim allow ku naxariiso adeer
@molitoismo5368
@molitoismo5368 7 жыл бұрын
Zakariye Abdilahi Amen
@garyaqaansomali1880
@garyaqaansomali1880 7 жыл бұрын
wuxuu ahaa shaqsi diinta iyo dhaqankaba ku wanaagsan Alle ha u naxariistee wuxuu ahaa nin wanaagsan wlhi oo Alle yaqaan allow kuu naxariiso
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 4 ай бұрын
Waxa uu ahaa munafaq faqash dofaar
@user-vh5kb4dl7m
@user-vh5kb4dl7m 6 жыл бұрын
Maasha Allaah, aad baan ugu farxay oo naftaydu u qiirootay caqligiisa iyo caqiidadiisa wanaagsan iyo hadalkiisa xikmada badan ilaaha RAXMAAN ka ha u naxariisto
@abdihaji8984
@abdihaji8984 4 жыл бұрын
Maashaallah waa nin muthaqif ah diintana wax ka yaqaan allaah yarxamah.
@adenceynte5520
@adenceynte5520 6 жыл бұрын
runtii somalia hadii ay haysan laheed madaxweyne ninkan camal ah diinta iyo dalka meel ayay ka gaari lahaayeen ilaahayow ku naxariiso
@abdelazizdacar1308
@abdelazizdacar1308 5 жыл бұрын
wllo reysal wasaare intuu ka noqday baa LA inqilaabay. markaa reer waqooyi aan reysal wasaare loo ogolayn sidee madaxweyne Ku gaadhayaan.
@shaaficifantastic1443
@shaaficifantastic1443 4 жыл бұрын
Adeero ilahay naxariistiii jano hakaa waraabiyo Adeero wadadi aad marty baan Mari doonaa 😭😭😭
@fartunsabrie2667
@fartunsabrie2667 6 жыл бұрын
Allah u naxariisto waa nin xikmed leh
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz
@MaxamedXanaaneeye-jr2pz 7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ilahay ha unaxaristo Aabihii qaranka Jsl wuxuu adoon ilahay u soo diray qaranka ilahay ha udanbi dhaafo aaaaaaaaaaamiin
@xaajilacag828
@xaajilacag828 3 жыл бұрын
Mashalah President cigaal President rayaale President siilaanyo Inta ila aragta farta taaga
@diirad2462
@diirad2462 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto madaxweyne maxamed xaaji ibrahim cigaal
@abukids2176
@abukids2176 8 жыл бұрын
Hero Allaah ha'unaxiisto.
@sayidcali4037
@sayidcali4037 4 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto abti
@daldeeqducaysan882
@daldeeqducaysan882 7 жыл бұрын
In cha Allah Cigaal janadaynu isku arki
@ayaanaadan3204
@ayaanaadan3204 3 жыл бұрын
Illaahay haku naxariisto marxun maxmed ibrahin cigaal wuxu ahaa geesi dadnino wangsan
@faysalismail6178
@faysalismail6178 7 жыл бұрын
ilahay hawnaxariisto mujaahid maxamed xaaji ibraahin cigaal
@cabdiqasaaye960
@cabdiqasaaye960 5 жыл бұрын
Masha ally cigaal alleh hakunaxaristoh
@almocompany1104
@almocompany1104 7 жыл бұрын
gesii iyo fareed ayu ahaa aleh haku naxaristo
@fuaadahmed7460
@fuaadahmed7460 4 жыл бұрын
Abihi midnimada jamuuriyada barakaysan allow unaxariso
@yaasufmaax4420
@yaasufmaax4420 5 жыл бұрын
Runtu xanuun badanaa alle ha Ku naxariisto sax weeye
@khaaliddiinaari7893
@khaaliddiinaari7893 5 жыл бұрын
madaxweyne cafidul quraan allow kuu naxariizo
@abdihakimibrahim4695
@abdihakimibrahim4695 4 жыл бұрын
M.allah maxa halyay soomaali soo maray marxuunku waxa uu aha aqoon yahaan mu fakir iyo hogaamiye hadal iyo firfircooni cad leh alle haku naxariisto
@khadromaxamed3686
@khadromaxamed3686 4 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto
@alahlemuse2997
@alahlemuse2997 7 жыл бұрын
Ilaahay haunaxariisto
@gaagaalayaasha
@gaagaalayaasha 5 жыл бұрын
Ilahaye ha u naxaristo
@abdiwelihassanahmed1233
@abdiwelihassanahmed1233 4 жыл бұрын
Ilahy haw naxaristo wuxuu ahaa halyay umada somalia oodhan ma baxay
@manforall1796
@manforall1796 7 жыл бұрын
Waa ninkii ugu caqli badnaa cidaa isaaqa layiraahdo Allaha kuu naxariisto mudane anigoo ah nin mareexan ah waxaan usheegayaa dhigayga isaaaq siyaad bare shaqsi ayuu ahaa
@cabdixakiinxasan7559
@cabdixakiinxasan7559 6 жыл бұрын
Mohamed Dahir nin raga waa run siyaad Barre shaqsibuu ahaa markaa mareexaan la yidhaahdo wada siyaadbay ahaayeen ma fiicna
@manforall1796
@manforall1796 6 жыл бұрын
Cabdixakiin Xasan saas weeye sxb
@adenceynte5520
@adenceynte5520 6 жыл бұрын
manforall tasi beentada ma ahan siyad bare wuxuu sameye aaqiro ayasaga ayay hortalaa mareexan waxbo kama gelin
@kunsoor6671
@kunsoor6671 6 жыл бұрын
ManForAll Sxb caqli fiyoow ku hadal kana allah ayaa ka dhexbeerqy isaaq Allihii isaga abuuray qaarkale oo isaga ka wacana allah wuu ka dhexbeeray Markaa umad dhan lama carabaabo wllo Qali bilaa caadifad ku hadal intaad dunida nooshahay aanu dembi kuugu qormin markaad hadasho ku hel Lkn haku helin shar
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 4 жыл бұрын
...mareexaan waxba ma samayn....laakiin waxay taageeraan aabihii dulmigA ee siyaad ahaa....
@yasinmaxamed9495
@yasinmaxamed9495 5 жыл бұрын
Alah hawnaxaristo geesi kudayasho mudan
@skitterksa5490
@skitterksa5490 4 жыл бұрын
3sadex madaxwayne ayaa isku yimid goobtan
@subarawitigero3107
@subarawitigero3107 5 жыл бұрын
ilahay haw naxariisto libaax buu ahaa
@abuuilyaas4413
@abuuilyaas4413 3 жыл бұрын
الله يرحمه كان داهية من دهاة هذا البلد
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 6 ай бұрын
Waxa aya gaystay somali Somali bay baratee dulligu
@iftinhazzan8472
@iftinhazzan8472 4 жыл бұрын
Ale qabriga haku nuuriyo
@mohahasanmoha7286
@mohahasanmoha7286 4 жыл бұрын
walahi waxaan hubaaa cigaaal ruux lamid ah soomalida waqtigan lagama helayo xikamada hadalkiisa allaha u naxariisto
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 3 жыл бұрын
Adoo kale meelan ka helno garan mayno xanuun waynaa qofaad ogtahay inaanu kuso laabanayn iyo inaad si wayn ugu baahantay
@mowgayare916
@mowgayare916 3 жыл бұрын
Nin ku dayasho mudan buu ahaa weli maan arag hogaamiye umada qawlka Allah u tafsiiriya caalim buu ahaa AHUN tee xigmada iyo balaaqadu waa qofba diinta siduu u yaqaano gadoodka maalintaa diin ayuu ku dajiyey ninkale dadka maalintaa naxli iyo gocasho godob ayuu ku abuuri lahaa
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 2 ай бұрын
​@@mowgayare916isku reer baad ahaydèn saw maaha
@mowgayare916
@mowgayare916 2 ай бұрын
@@QoobjalowQoobjalow may siyaad bare ayaan isku reer ahayn adigu yaad isku reer ahaydeen
@QoobjalowQoobjalow
@QoobjalowQoobjalow 2 ай бұрын
@@mowgayare916 kaa maqli maayo soomaali qabyaalad bay wax ku amaantaa waxna ku caydaa
@adnankafi4035
@adnankafi4035 3 жыл бұрын
Geesibuu ahaa alle ha unaxaristo
@dhimbiilchannel5295
@dhimbiilchannel5295 6 жыл бұрын
Allow Ku naxatiso
@yaxyecali3167
@yaxyecali3167 4 жыл бұрын
Cigaal ilaahay janada hakawaraabiyo
@axmedmuxtqdin9126
@axmedmuxtqdin9126 6 жыл бұрын
LIBAAX.LIBAAX.DHALAY.
@Jimmajano
@Jimmajano 4 жыл бұрын
Adeero waxaad ahayd geesi qaran ooo hortaaa iyo dabada mid lamida somaliland sooo maranin waxaad tahay ruux aan ku dayano oo wasiiilo nooo ah illahay haku naxaristo janadiii fardawsana ha ku geeyo😭😭😭
@xaajilacag828
@xaajilacag828 3 жыл бұрын
Mashalah
@axmedmuxtqdin9126
@axmedmuxtqdin9126 6 жыл бұрын
GEEDI.ALLAAHAY.HAKUU.NAXARIISTO.DHAMAANTEEN.
@batulaisse2844
@batulaisse2844 3 жыл бұрын
Hargeysa caqli Cigaal ayaa oogu dabeeyey.
@bibrasfoodcade467
@bibrasfoodcade467 5 жыл бұрын
Allaha janadi ka waraabiyo
@hassanyusuf4747
@hassanyusuf4747 6 жыл бұрын
Runti wa nin dinta ad uyaqan Koley Wn maqli jiray magacisa lkn xaqiqdisa hadan arkay allow unaxariso
@alimohamud8269
@alimohamud8269 3 жыл бұрын
Dowladi somaliya la odhan jirey ayuu madax Wayne ku xigeen ka noqday
@apdirahmaanpidixo1523
@apdirahmaanpidixo1523 4 жыл бұрын
Ilaahay hakuu naxariisto awooowo😓wllhi geezi aad loo tabay ayaad ahyd oo qarankan meel adag ugu suntan
@yassinnabadon5370
@yassinnabadon5370 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto halyeey inaga baxay. Ninkaa xaga dambe sootaagan ee miyaaradaha madow xidhan maanu siilaanyo ahayn?
@abdishakourshakti7364
@abdishakourshakti7364 5 жыл бұрын
AHUN Mohmed Haji Ibrahim Egal Halyey Buu Ahaa Xaqiiq Nin Diinta Wax Badan Ka Yaqaanana Wuu Ahaa Keliya Muu Ahayn Sida Siyaasiintan Maanta Jira Nin Scholar Ah
@wadaniga
@wadaniga 3 жыл бұрын
Hogaamiye nasiib ku diiday ee soomaaliya raysal wasaare ka soo noqday diintana yaqaan, aftahan.
@cabdixaashi9962
@cabdixaashi9962 2 жыл бұрын
Laayarma raximiin
@maxamedbaashe6488
@maxamedbaashe6488 4 жыл бұрын
Geesiga dhulkiisa Guusha uhorseedow Geeridii dishaay Geedka ha ba,o
@abudalxajamac5007
@abudalxajamac5007 4 жыл бұрын
ilaahay hakuu naxariisto
@sayidcali4037
@sayidcali4037 4 жыл бұрын
Isaaqa diintaay aad uyaqaaniin
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 жыл бұрын
Masha Allah ka quraaaanka saxa alllah ya baaarak
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 жыл бұрын
Xaaaskiii cigaaaal muuuse wAA KU HANDARAAAAABAY CALASHAAAAN GARXAJIS KA URAYA
@caydaruusgudaalyare5692
@caydaruusgudaalyare5692 4 жыл бұрын
Alle janadii fardawsa ha ka waraabiyo geesi buu ahaa Diintu waxay fasho ku dhaqma Alle godka Hakuu Nuuriyo
@felisabdi3794
@felisabdi3794 5 жыл бұрын
Soomaali oo Dhan baa sidaas loo dulmiyey oo la laayey kumanaan kun, oo xaq daro Lagu diley, iyagoo dhana Allaah geeyo janadiisa, lkn Kuma tihiin jeligiin wllayaal, lkn mabda' an uu watey waa mid aan Hada soconeynin
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Wll nin an is hayno o an isku awod nahy ha idilo lkn ninka an cashurata hoyaday ka qaday ee shadh dawladed carurtayada ku gumaday ayan qadan la ahy Lkn nin an isdilnay ana wan dili isna wa idili
@saamicohersi3310
@saamicohersi3310 5 жыл бұрын
Eeg Siilaanyo Sida uu Cigaal U Eegayo
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Cajiib weeyaan, siduu u eekaayo
@mohamedderie2290
@mohamedderie2290 4 жыл бұрын
Wuu kushuucsanyahay
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 7 жыл бұрын
Siilaanyo wa xanaqsan yahay hadalka Cigaal kuma socdo bal sawirka ad u ega
@azlmcl198
@azlmcl198 6 жыл бұрын
HUSSEIN SHARIFF kkkkk wuu ka hinaaseysanyahey waayo cidhib danbe ayuu ku hayay cigaal kkk
@asmarrooyalchanal4074
@asmarrooyalchanal4074 3 жыл бұрын
Geesi geesi dhalay
@ahmedrachid1501
@ahmedrachid1501 7 жыл бұрын
godka lagu janeyow geesi bu aha
@SomUNITE
@SomUNITE 6 жыл бұрын
He was surely a Gifted politician but Those Cayote dogs that he's warning about are ironically listening him at the background...
@sayidcali4037
@sayidcali4037 4 жыл бұрын
Daaroodku waaa kuwaasi isaaqa xasuuuqaaya waa yuhuuuud daaroodku
@kayhass2510
@kayhass2510 4 жыл бұрын
Hoyadaa darood wasye. Malahan madan fahmin dadkuu cigaal ka sheekaynayo. Somali oo dhan bay ahayd Dawladu ma ahayn qabiil. Isaaq xagee lagu xasuuqay? Dawladu cidii jabhad ahba way layn jirtay. Orod qabiilka meelahas la aad
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 9 ай бұрын
​@@kayhass2510yuhuud baad tihiin ina dhillo
@caasholikeyou8434
@caasholikeyou8434 4 жыл бұрын
😋mareexan waxuub iska arkey dowlad baa dusha laga saarey lol dowlad anaga ku dhibeenen
@mrabdirahman9641
@mrabdirahman9641 6 жыл бұрын
illhy ha u naxariisto 😭
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 жыл бұрын
mayd canaante warkaagu waa isburiyaa
@moderninformation7931
@moderninformation7931 2 жыл бұрын
Meydka uu canaantay waa kee wll
@xaylemaxamed4894
@xaylemaxamed4894 4 жыл бұрын
Gesigesdjalaya
@shakuurmaxamud6916
@shakuurmaxamud6916 5 жыл бұрын
Hogaamintu waa hibo EEBE dadka qaar ku abuuro. waxa uu aha hogamiye iyo nin wax badan og
@mohyadiinmuhamed3918
@mohyadiinmuhamed3918 6 жыл бұрын
Hadhowba isaq dhahayan faqash waa daarod majerten mxy ulaysay cigal marku dhintay n.a. cunsuriyad bilow den
@maanoche9742
@maanoche9742 5 жыл бұрын
Duraan jama ooma taada midayna markaad morgan garoowe ugu sacabinayso isagoo iska hadlaya
@cabduraxmaanicumar9684
@cabduraxmaanicumar9684 2 жыл бұрын
Waxan arkayaa dahir riyaale iyo siilaanyo
@maxedsal5102
@maxedsal5102 4 жыл бұрын
ANIGOO REER BERBERA AH WAXAN XAQIIQSANAHAY IN WALHTIGAA UMADA SOMALIYEED AANAY JECLEYSANEYN IN DAD SOOMAALIYA XASUUQ LAGU SAMEEYO LKN DADKII REER KOONFUREEDKA AHAA AWOOD MAY LAHAYN NINKA ASKARIGA AHINA AMAR QAATE AYUU AHAA KA AMAR QAADANAYEY DARAJA DOON MAARKA WAX GODOB AH OO AANU IDIN HAYSANA MA JIRTO CIDA KELIYA EE AANU LA XISAABTAMEYNA WAS CIDI KURSIGA SOO FADHISATA QABIILKAY DOONTO HA NOQOTEE
@abdiwaliabdurehman7842
@abdiwaliabdurehman7842 9 жыл бұрын
Ilaahay raxmadiisa waasacaa hakusiiyo soomaali dadkaan markay katageen ayay god gashay aan sal lahayn
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Nin weyn buu ahaa wax yaqaan ah lkn kuwa maanta isaaq xukuma wanala dilay wanala qarxiyay snm iyaduba shacab waa laayeen
@xisaabiyosaynis8479
@xisaabiyosaynis8479 3 жыл бұрын
Ma inan marlabad talada Idin dhiibno o ad hubka dawlada nugu dishan bad rabtan zxp walahi wa inan so dhawysi jirin e aarsi marabne hadad naso donatan lakin dhulkan idin marineyna
@mahamedabdilahi2122
@mahamedabdilahi2122 4 жыл бұрын
Waar jinka xaga danbe tasp
@iskanderelkabiir2084
@iskanderelkabiir2084 7 жыл бұрын
gesi gesi dhalay dhammaan madaxdeenna ilaahay ha u naxariisto walaalayaal wax aynu nabada iyo horumarka u helnay waa samirkii iyo in aynaan cidna u aarin wixii dhacay ilaahayna waa inagu ogyahay insha allaah hussein sharif hhhhhhhhhhhhhhh waaaryee maxaad madaxweynaha illaa xadkaa ugu fiirsanaysaa
@ahmedmohamud8923
@ahmedmohamud8923 7 жыл бұрын
dadweynaha ku nool waqooyga soomaaliya (Somaliland) waxaa fiicneyd in ay ku camal falaan dardaaranka Marxuum Maxamed Ibrahim Cigaal waayo waxuu cadeeyey in dadka lagu dulmay Hargeysa ee lalaayey ee soomaali oo dhan ay kawada tiiraanyooneyso markey soo xusuusataba aanay kadanbeynin soomaalida reer koonfureed qabiil kasta oo ay ahaadaanba, danbiilayaashiii dhibkaa geystayna ay badankoodu halaagsameen kuwa noolna aysan nolol fiican heysanin maanta, marka hadii aad somaalida reer waqooyi tihiin fadlan ka waantooba koonfur ayaa na dishay iyo waxyaabahaa raqiiska ah waayo maxamed xaaji ibraahim cigaal, ayaa idiin cadeeyey arinkaas waxii ka run ah iyo waxii ka been ah.
@hamseiggeh6331
@hamseiggeh6331 7 жыл бұрын
maxad kawada wixii karun iyo wixii ka been ahba.......beeniba kuma jirtoo taariikh ayuu kashekaynayaa
@abdiqaniibrahim5174
@abdiqaniibrahim5174 5 жыл бұрын
Waxaa dadkuu kudajinayay baad runmooday waalaydin garanayaa cudii nalaysay
@sakariasheikh9739
@sakariasheikh9739 4 жыл бұрын
Ninkaan Illaah cilmigiisa waxbuu kabaray. Wuxuu ku fiicnaan lahaa in uu Somali isku keeno.
@kawsaribrahim.nesdexa453
@kawsaribrahim.nesdexa453 4 жыл бұрын
Siduu iskugu keenilahaa hada miyaanu ahayn kii midnimada hogaamiyay ee isagoo somaliland iyo habuutiba la isku raacay in uu madaxwaynaha noqdo marka la xoroobo nasiib daro wuxuu doonay in uu naga qaaday calankii oo isagiina god lagu riday aanu 11 sano hawada arak uu uu soo baxay isagoo lamoodo bahal wada dhogora sida la sheegay midnimadii waxa cunay somalia jaaniskaasi wuu ina soo maray laakiin dhicimayso midnimo never
@maryanigal3300
@maryanigal3300 4 жыл бұрын
waa lafihii qaxootigii hargaysa daganaa alle ayaa laxisaabtami doona ku wii casuuqay
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 9 ай бұрын
​@@maryanigal3300waxbaa kaa qaldan gobolada s/land waa 5 gobol sool sanaag saaxil iyo caynaba Awdal maroodi-jeex
@noradinosman6951
@noradinosman6951 4 жыл бұрын
cigaal ma gaari karaa geesigii weynaa ee siyaad barre
@mohamedderie2290
@mohamedderie2290 4 жыл бұрын
Jaahil aan aqoon diinta ulahayn iyo xaafidbaad is barbar dhigaysaa
@sagaro143
@sagaro143 5 жыл бұрын
Siilaanyo oon aduun la socon oo cuqdadeysan fiiriya gadaal
@barigaburcoilaabuuhodle2241
@barigaburcoilaabuuhodle2241 5 жыл бұрын
Siilanyo haa caayin cuqdad unahayer
@bukharimohamed3828
@bukharimohamed3828 4 жыл бұрын
Siranyo iyo cigaal waa 2 madaxweyne oo qarankeena soomaray aynu ixtiraamno please
@abwaangudgude4208
@abwaangudgude4208 4 жыл бұрын
Naarta alle kugu fogee
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 7 ай бұрын
Afka ka dhig madaxweynaha sl ina dhilo
@elmikamil9487
@elmikamil9487 3 жыл бұрын
Khaa in weyn buu ahaa Ninkaas hadlaya oo qaab daran ooo boqol iyo konton waji leh , naarta Allaha ku abaal mariyo. Wixii somali ku dhacay qayb wayn buu ka ahaa, hadalkaas uu maanta leeyahayna dan gaara ayuu ka leeyahay. Lafahaasina waa ogyahay iney yihiin wixii SNM amxaaro leysey ay yihiin. 🤫🤫🤫
@dahaabdisamed9907
@dahaabdisamed9907 3 жыл бұрын
Hooyada iyo abahaa baa ehlu naar ah ey bad tahee marxum cigaal somali nin gaadhay kama dhalan kamana dhalan doono ey yahow waa ninkii awowgaa xoreyey
@khadarcaska9170
@khadarcaska9170 3 жыл бұрын
Xaarka ka daa madaxwaynaha
@saamicohersi3310
@saamicohersi3310 5 жыл бұрын
madax Wayne kasta Oo Somaliland Soo Maray Wuu Ka Aftaham sanaa Kana Haddal Wanaagsanaa Muuse Biixi
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Hhhh adna maku dhagantahy muse bixi
@yaxyecali3167
@yaxyecali3167 4 жыл бұрын
Cigaal ilaahay janada hakawaraabiyo
Dagaalkii Madaxweyne Cigaal iyo Salaadiinta Somaliland 2001
34:57
SABRI'S VIEW
Рет қаралды 18 М.
MISS CIRCLE STUDENTS BULLY ME!
00:12
Andreas Eskander
Рет қаралды 20 МЛН
Wareysi Micheal Mariano 1963
3:51
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 60 М.
Taariikh: Khudbad aad u qiimo badan oo jeediyey AUN Maxamed Ibrahim Cigaal
19:52
Warbaahinta Puntlandes
Рет қаралды 16 М.
Marxuum Cigaal muxuu kala kulmay Masar iyo Yemen?
18:20
Berbera News
Рет қаралды 7 М.