Gaariye Iyo Laba Maanso (QASAB KUMA BALWEYN KARO & HAGARLAAWE)

  Рет қаралды 296,419

Tixraac

Tixraac

Күн бұрын

Пікірлер: 139
@fatimamohamedali9067
@fatimamohamedali9067 2 жыл бұрын
Rabbi haw naxariisto Walaalkeen Gaariye geesi guul dhaliyay buu ahaa oo Ilaahay dartii u gabyi jiray una hiilinjiray danyarta iyo inta la dulmay waxan Rabbi ka rajaynayaa inuu gabaygiisa Janno ku geliyo amiin 💓⚘💓😥
@ABDIRHMANMOHAMED2053
@ABDIRHMANMOHAMED2053 Жыл бұрын
shimbiraha dhirtii harsan waayey hiiqdiyo hayaaydaba heysa. ilaahey kuu naxariisay.abwaane
@falaago1
@falaago1 12 жыл бұрын
Macalin,Hal abuur,Fayla soo far,Aqoon yahan iyo Caalim ka baxay Somaliland iyo Geyiga ay ku nool yihiin dadka Soomalidu Waa Marxuun Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye ilaahay ha u naxariisto iilka neecoow udgoon iyo ha ku siiyo naruuro Aaamiin Aaamiin Aaamiin
@ayaanahmed5132
@ayaanahmed5132 7 жыл бұрын
Yuusuf Mohamed Ismaaciil aaabo 😩😭alle haw naxaristo
@calisalaad1987
@calisalaad1987 4 жыл бұрын
Eebe ha u naxariisto gaariye...... soomali pure ah ayuu ahaa....... hadii uu nool hahay maanta laascaanood baan ku casuumi lahaa
@sadaampato607
@sadaampato607 7 жыл бұрын
guulow allahayow godka unuuri gaariye Geli janadaado goob khyrqabta ugu deeq😢
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
Amiin
@fathiadaggan
@fathiadaggan 4 жыл бұрын
آمين يا رب العالمين
@omermohamedshire7949
@omermohamedshire7949 4 жыл бұрын
Aaamiin
@Faayoowraage
@Faayoowraage 7 жыл бұрын
abwaan gaariye waa abwaan soomaaliyeed ee abwaan qooys maahan sidaa darteed duco soomaaliyeed iyo mid islaam allaha ku irsaaqo jnnatul-firdoowsul-aclaana allaha ku sooro
@ayaanlebiite8435
@ayaanlebiite8435 7 жыл бұрын
Faayoow11raage 0612021232 aamin aamin wll
@awlayir2609
@awlayir2609 6 жыл бұрын
Waa Abwaan Somaaliyee Oo Ka soo jeeda Jamhuuriyadda #Somaliland
@aminhousein2178
@aminhousein2178 6 жыл бұрын
Ilahay janadi haka waraabiyo
@muuseciise2647
@muuseciise2647 5 жыл бұрын
Siiblayiali
@AsmaNaleye
@AsmaNaleye 5 жыл бұрын
Hagar laawe ii gali buuga Taariikhda aan wax hilmaamin Alloow unaxariiso abwaan Gaariye
@CabdiYare-p6s
@CabdiYare-p6s 4 ай бұрын
Àbwaan gaariye macalinkaygii nolosha Ilaahay hakuu naxrtiist adeero
@abdirahmaantaatiko3119
@abdirahmaantaatiko3119 7 жыл бұрын
Ilahow ku naxariiso Wuxu ah nin hale yay ah o wadani ah o ka tagay wax a ay somalidu Dhaxala ka dhigin karts 😥😥😥😥😥
@AhmedAli-ks3fb
@AhmedAli-ks3fb 9 жыл бұрын
illlahay ha uu naxaristo jano fardowsana ha ka warabiyo qabrigana ha uu nuuuro
@mrbaradho915
@mrbaradho915 7 жыл бұрын
ilaaahy ha u naxaristo abwanka kuwa kitabkoda midigta qaata ilahay haka yeelo murti suugaan iyo dhaxal ma guurto ah ayu somali uga tagay
@dhammeyare1742
@dhammeyare1742 5 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye
@khaalidmaxamedc6392
@khaalidmaxamedc6392 2 жыл бұрын
AUH Abwaan gaariyeH iyo dhamaaan intii muslima ee toodii dhaamatey anaganH nooga daba naxariiso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedhussein8447
@mohamedhussein8447 Жыл бұрын
Ninka reerka khaayibay Qar hadduu ku soo dummay Wallee ciidda kama qoddo! Cajiib Allow kuu naxariiso.
@alphayassera7570
@alphayassera7570 4 жыл бұрын
Aaabo Gariye Wxu 1984 Nabarki Hurayey Aya ila manta Somali Hafefanayo. Gabyga Nabad Aya ad ii Damqay Aabo Geesi Wadani Dadkisa & Dalkisa isla JeceL ayuu ahaaa
@deqmohamed5739
@deqmohamed5739 8 жыл бұрын
Ilaahay janadii fardawsa ku gee, halyeey naga baxoow.
@yaza3295
@yaza3295 8 жыл бұрын
allah ku naxariisto halayay na baxay allah qabriga ha kuu nuuriyo
@ApdixakiinChama
@ApdixakiinChama Жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Gaariye
@abdirashiidmohamed2004
@abdirashiidmohamed2004 5 жыл бұрын
If you the meaning of my words you will not mis my spirit feelings rabi naxariistii jano ha ku geeyo Abwaan Gaariye
@shmasacaday9352
@shmasacaday9352 7 жыл бұрын
xabiiiiibati alle hakuu naxariiisto gaariye
@regalsnow9707
@regalsnow9707 6 жыл бұрын
Allah ya raxmoo abku doono ha ahadee intaa buxista xikmadas somali qabiil dilay wala isku falay
@fardusdahir547
@fardusdahir547 3 жыл бұрын
Abwaan maxamed xashi gariye allah haw naxaristo
@muusecabdi6306
@muusecabdi6306 6 жыл бұрын
alle ha unaxariisto janooyinkiisana ha casuuumo isagaaa weyne
@kingalrahiim3522
@kingalrahiim3522 6 жыл бұрын
Allah Ha kuu naxariisto my abwaan soomaalilaand maxamed xaashi Dhamac(Gaariye)
@mimkomohamedahmed5732
@mimkomohamedahmed5732 8 жыл бұрын
Alle haku naxaristo tarikhda kuu xuste 🙏🙏🙏
@sahrayosof8448
@sahrayosof8448 7 жыл бұрын
Naima Mohamed Ahmed wwl
@amounabraham2507
@amounabraham2507 8 жыл бұрын
alle how naxariista abwaaan gaariye aaamin aaamin
@sadesayaara9731
@sadesayaara9731 5 жыл бұрын
Alla yaa raxma Abwaan somaliyeed buu ahaa
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 жыл бұрын
Geesi Abwaankaanaa i qanciyey ilaahow raxmaanow rasuulkii agtiisiyo risqigaaga gaarkaa abwaan gaariye u gogol
@munaxirsi3359
@munaxirsi3359 5 жыл бұрын
Aamin
@shamselnahar
@shamselnahar 12 жыл бұрын
allah ha uu naxariistoo abwaan gaariyee
@amrancabdilaahi4175
@amrancabdilaahi4175 6 жыл бұрын
Ilahaya ha u naxariisto
@abdiaziizmuztphe1836
@abdiaziizmuztphe1836 5 жыл бұрын
Alaw unaxariiso abwaanka alahuma amiin
@kaamilyare2446
@kaamilyare2446 5 жыл бұрын
ilahay ha unaxariisto Gaariye
@khaliifmahamutt2570
@khaliifmahamutt2570 5 жыл бұрын
Gaariye walhi waan jeclahy mar walbaH waan daawadaH ilaahy janadiiiH haka waraabiyo
@muuminad3143
@muuminad3143 7 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto isaga iyo intii islaama ee inaga dhimatay
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariistu Abwaan gaariye
@abdulhakimhassan1461
@abdulhakimhassan1461 3 жыл бұрын
Legendary Gaariye Allah unaxariisto
@xamdanpubg5666
@xamdanpubg5666 Жыл бұрын
Allah yarxamhu wayaqfirllahu
@mahamedcade5327
@mahamedcade5327 2 жыл бұрын
Aun mahmed xaashu dhamac Gaaiye
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 жыл бұрын
maasha allaah deeqsi caan baxay
@mukhtaarabdirahman3956
@mukhtaarabdirahman3956 6 жыл бұрын
ilhy ha u nxariisto abwaan kii soomaliyeed
@xamdahaaruun9962
@xamdahaaruun9962 3 жыл бұрын
Ilhy dambigiisa ha dhaafo alle hawnaxariisto
@hamsejk4115
@hamsejk4115 10 жыл бұрын
alla ha u naxariisto aabahii afka somaliyeeed
@m.shaanbad1134
@m.shaanbad1134 7 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Abwaan gaariyee ..
@amiinaali5035
@amiinaali5035 8 жыл бұрын
Rabi naxariisti jano hagu deeqo ,
@apdifatahmohamed7562
@apdifatahmohamed7562 2 жыл бұрын
alle haw naxariisto abwaan gaariye😢
@zaapirmediaproduction4242
@zaapirmediaproduction4242 4 жыл бұрын
Alle naxariisti jano haka waraabiyo qabrigana haw nuuro
@ayaanahmed5132
@ayaanahmed5132 7 жыл бұрын
aaabo 😢😢😢😢
@Clicksomm
@Clicksomm 6 жыл бұрын
Wlal ma ina griya tahy
@sultanhanga
@sultanhanga 5 жыл бұрын
Muuusan Dhiman Ee wali wu Nolyahay Abwaanintu Madhintan Kalmadahoodi Baa QarniYo kadanbeYa
@hassanali-bh2rv
@hassanali-bh2rv 4 жыл бұрын
allow kuunaxariiso macalinkii murtida
@abdiwelijafaal
@abdiwelijafaal 5 жыл бұрын
Allah yarxamak abwan gariye
@Nasrashiilaofficial3146
@Nasrashiilaofficial3146 6 жыл бұрын
Waxgarad somali dhamaan ka baxay Somali waa walalo allow abwaanadeena uwada naxariiso iyo geesiyaashii soomaliyeed
@jannoomer7263
@jannoomer7263 7 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto geezi buu ahaa
@updirisakarap2642
@updirisakarap2642 4 жыл бұрын
ilahaw jana Firdawsa kawaraabi aDa waynoo.waaxidee
@mowlidahmedbarre3014
@mowlidahmedbarre3014 7 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto Abwaan gaariye
@husseinhassan8849
@husseinhassan8849 12 жыл бұрын
Illahayow uu naxariis Abwaan Mohamed Hashi dhamac Gaariye
@axmedmustafe643
@axmedmustafe643 4 жыл бұрын
Allah hku naxariisto
@jawaahirboodhhassan663
@jawaahirboodhhassan663 7 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto .wuxuu ahaa abwaan layaableh.
@omernajo3910
@omernajo3910 6 жыл бұрын
Allow Naxariisti Janno kaa waraabi .
@cilmi66xasan39
@cilmi66xasan39 8 жыл бұрын
Allah ha uh naxariisto
@xasanmaxamedxaashi2923
@xasanmaxamedxaashi2923 7 жыл бұрын
gaariye allaw unaxariiso caadilbadtahaye
@BaashiriElmoryaan
@BaashiriElmoryaan 9 жыл бұрын
AUN Abwaan Gaariye hagarlaawe hadaan ahay baalka dahabka ayaan kugu qoray
@xxnnxxchannel8642
@xxnnxxchannel8642 5 жыл бұрын
allaH hku Naxariisto Abwaan somaliyeed
@Abdullahimohamud156
@Abdullahimohamud156 5 жыл бұрын
Rabbi haku naxaristo abwaan"wale qoonta miridhka kalle ___
@zakibile2152
@zakibile2152 2 жыл бұрын
Allaha ku naxaristo abwan
@mowletabdi2439
@mowletabdi2439 6 жыл бұрын
Alleh ha u naxariisto 🙏
@badacasfamily125
@badacasfamily125 6 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto
@jaabirmaxamed7643
@jaabirmaxamed7643 5 жыл бұрын
Waa kuwii qarankii naga burburiyay odayaashani Daawo kladambaynta buudiidi
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 4 жыл бұрын
Reer afwayne wadaadadii ma garan iyo suuradii ay fasirteen ee lagu dilay? Waa kuwii hororkii na dhaaftay FAQASH umuladoox maanta maxaa isla qarxinaysaan ee 5 dawladood idinku ilaalinayaa
@makebravo7133
@makebravo7133 3 жыл бұрын
KKK NOOCII MIYA AHEDEN NOLOSHA FIICAN KU HAYSTAY DALKA E UQUBADA KU CALOLAYSTAY NINKANU WA RAGI SOMALI INTI DULMANAYD ALLE U SOO DIREY AL XAMDULILAA KKK AGOONTA 9 BAY KU DHALATE MA 90 SHANBA TIISU KKK AFWEYNE AGOONTII KACAANKA
@awaleismailadan3773
@awaleismailadan3773 6 жыл бұрын
Naxariista jano alle haka waraabiyo
@abokorabdi2791
@abokorabdi2791 7 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxaristo aamiin
@suldaanmuniirahmedabdilaah4781
@suldaanmuniirahmedabdilaah4781 7 жыл бұрын
gaarriye alaaw ku naxaariso
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 жыл бұрын
ilaahow dembigaaga dhaaf kii hore iyo kaaga dambeba
@mohamoudsaleban2734
@mohamoudsaleban2734 7 жыл бұрын
LAASHIN YARE Maashaa Allah alle janadii hakawaraabiyo
@awjaamacyare5978
@awjaamacyare5978 6 жыл бұрын
LAASHIN YARE aakhieo janno
@nacimaayanle3850
@nacimaayanle3850 7 жыл бұрын
Allah haw naxariisto gaariye
@fayzimoh3729
@fayzimoh3729 8 жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto waa nin cajiib ah buu aha
@naasirmaxamud5965
@naasirmaxamud5965 7 жыл бұрын
alle ha unaxariisto abwaanka
@mohamedhussein8447
@mohamedhussein8447 Жыл бұрын
Waxaruhu siddaan qabo Waligoodba qoor-khabad, Biyo ku ma qurqurriyaan Ana khiirro mooyee, qasab ku ma balwayn karo!
@claahisaalax7910
@claahisaalax7910 6 жыл бұрын
ALLAAH HAWNA XARIISTO
@khadarmohammadadam1972
@khadarmohammadadam1972 6 жыл бұрын
alle u naxariiso abwaanka gaariye
@cabdiadancabdi5058
@cabdiadancabdi5058 5 жыл бұрын
Alla haw naxariisto halyey qaran buu ahaaye...
@hibojama5986
@hibojama5986 6 жыл бұрын
alle haku naxristo Gaariye
@abdirizakmuhumedahmed5128
@abdirizakmuhumedahmed5128 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto 🤲
@faysalhindi4748
@faysalhindi4748 6 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto aamiin
@BrotherColombo
@BrotherColombo 8 жыл бұрын
fadlan abwaanka halley waydiiyo macnaha ereyga wadhi-wadhi
@sadaampato607
@sadaampato607 7 жыл бұрын
naxli weeyan zhp
@amalnor
@amalnor 6 жыл бұрын
LAASHIN YARE AHAY AH AMA OHEEY OH ayay lamacnatay
@ayaanladane1392
@ayaanladane1392 6 жыл бұрын
Hayaay hayaay oo kale ama waa warey waa warey oo koole weeye
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 жыл бұрын
"Wadhi" waxaa loo isticmaalaa arin filanwaa ah oo kasoo soka dhacdey meeshii laga rabey oo ceeb soo jiidday, xanaaqna waa ku yar jiraa. Kalmadaha ay isku macno dhaw yihiin waxaa kamid ah: aheey ah, dhega, wah, belo.
@zncabdi2706
@zncabdi2706 2 жыл бұрын
Allaw kuu naxariiso
@omarhassan7627
@omarhassan7627 8 жыл бұрын
jugtu waa waxaan lahagaasay.
@hanimuxumed107
@hanimuxumed107 7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto ax yaa abwaan na. ga baxay
@enaapdinaserfaarah3382
@enaapdinaserfaarah3382 5 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@mofarah1134
@mofarah1134 5 жыл бұрын
abwaan gaariye alle how naxariisto
@updirisakarap2642
@updirisakarap2642 4 жыл бұрын
Mancha alla
@saliimayaanle5895
@saliimayaanle5895 5 жыл бұрын
Ilahay qabriga ha unuriyo marxuunka
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. 7 жыл бұрын
allah hawnaxariisto
@juweeriaabdi3798
@juweeriaabdi3798 4 жыл бұрын
Allow ku naxariso
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Yaasiin aburaas
@drahmeddahir4704
@drahmeddahir4704 4 жыл бұрын
Kugu dhimay oo kaa dhimay halkaas bey ka timid ileen
@kaltuncumar5657
@kaltuncumar5657 3 жыл бұрын
Hagarlaawe🙏
@mohamoudabdifaarah1847
@mohamoudabdifaarah1847 4 жыл бұрын
Alaha u naxariisto
@farhanalmani1772
@farhanalmani1772 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto
@daahircadowaxmed9739
@daahircadowaxmed9739 4 жыл бұрын
Wlhi wn ku qiiroday gabaygan
@abdimahadi6654
@abdimahadi6654 7 жыл бұрын
AUN gaariye
@sacadbare7987
@sacadbare7987 7 жыл бұрын
allaw ku naxariiso
@siciidmaxamedjaamac8771
@siciidmaxamedjaamac8771 6 жыл бұрын
Alle Ha U Naxariisto
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 5 жыл бұрын
Alla ya rsxma
@seyyidomer2615
@seyyidomer2615 5 жыл бұрын
Allah haw naxariisto
@abbassuleiman5225
@abbassuleiman5225 5 жыл бұрын
Alle QBriga Haku Nuuriyo
@abdallaabdalla8201
@abdallaabdalla8201 7 жыл бұрын
dadkii af somaliga ku hadli jirey?
@AhmedZaki-ci6iy
@AhmedZaki-ci6iy 3 жыл бұрын
Allayarxma
@cadnaanmontolivo7196
@cadnaanmontolivo7196 8 жыл бұрын
AUN GAARIYE
@abdirahmanhassan2777
@abdirahmanhassan2777 5 жыл бұрын
Ilahay haunaxriisto geesinagabaxay ayaad ahayd
Gaariye Iyo Laba Maanso (Mandela & Najaynaa Najaynaa)
11:36
Deeleeey
24:01
Salma Abdisamed
Рет қаралды 391 М.
From Small To Giant 0%🍫 VS 100%🍫 #katebrush #shorts #gummy
00:19
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 248 МЛН
If people acted like cats 🙀😹 LeoNata family #shorts
00:22
LeoNata Family
Рет қаралды 30 МЛН
Gaariye Iyo Saddex Maanso.
18:10
Tixraac
Рет қаралды 499 М.
Daawo Xikmada ku Jirta Maansadan Cajiibka ah iyo Abwaan Hadraawi
24:49
Dhamays Media Production
Рет қаралды 559 М.
Maansadii:- ERGO.// Abwaan Gaariye.
25:26
Hal Abuur channel
Рет қаралды 151 М.
Barnaamijka Xulashada Kaydka By Kuraase HCTV
37:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 232 М.
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 328 М.
Gaariye1
1:27:55
Hilinkatoosan Raac
Рет қаралды 218 М.
From Small To Giant 0%🍫 VS 100%🍫 #katebrush #shorts #gummy
00:19