No video

Maxamud cali shire & SayidMaxamed Wixii dhexmaray! Sheekoyin xisa badan Tarikh yahan Cali Qamar 23ad

  Рет қаралды 17,579

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

Күн бұрын

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 14
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 7 ай бұрын
Dumarka uu qabay dhowr iyo toddobaatan ayay ahaayeen, 43 Dhulbahante, 17 Ogaden. 2 Mareexaan, Warsangeli 1, Isaaq 1, Majeerteen 6, Hawiye 1. Toddobaatan buu qabaa naago xora oo tuu furaa badane, Torah iyo injeel iyo Zabuur iyo Furqaan tuna lagaa waaye, nin taag daran iyo agoon buu ka taajiraye, turuqyada intuu gooyo buu timirta cuurtaaye, Tawstuna reer Cali geri bay ku hadhi tan iyo xaataaye, isagana taakadaas baa uhadhay oo wuu tegahayaaye, ha targaafo sidii Tooja-geel Toorrin baa uqorane....!!!!!.
@user-oe6ul9fj6n
@user-oe6ul9fj6n 7 ай бұрын
Gabayga ma run baa u qabta Marka yacni nago badan buu qaba weye macnuhu. Lkn run tan odaga u dhow
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 6 ай бұрын
WOW
@mohamednur1696
@mohamednur1696 7 ай бұрын
WAA BEEN WALLAAAHI MA LAYN SHEEKADAA ODAYGU WAA BEEN LAYSU GUDBIYEY CIDNA MA LAYN SAYIDKANA IKA TALI MUU ODHAN ALLAAH MAXAA TAARIIKH BEEN LAGU SHEEKEEYEY
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 7 ай бұрын
Inadeerow abwaanka waxaad kwrysata halac
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 7 ай бұрын
Halacdheere meelkast bay ku jirtaaye ma ayadaa qarsoon?????😊
@libanabdiwali8524
@libanabdiwali8524 7 ай бұрын
Taariikhdii Cali Yusuf noo soo gudbi qoraaa
@axmeddaauud4846
@axmeddaauud4846 5 ай бұрын
.maxayka aaminsanaaayeen daaroodku Budhcadkii weynaa ee ina cabdule xsan? Waxay ka aaminsaanaayeen inuu nabiyahay subxaan allah
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 7 ай бұрын
Caliqamar Sheekadii sidii reer Miyigii aan waxba aqoon ayuu isaga hadlaye.Sheekada boqorada U.k maaha kulan laba nin oo reer Miyi ah ee meel pratakool leh bay ahayd oo weliba la sawiray
@AbuAli-kx6nw
@AbuAli-kx6nw 4 ай бұрын
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk
@abdiroble5107
@abdiroble5107 7 ай бұрын
Odaygu waa heavy smoker, sigaarkiibaa ka qarsoomay
@cabdimaxamuud2085
@cabdimaxamuud2085 7 ай бұрын
Calu Qamar maaha dadka beenta taariikhda ka daya maaha ogow Cali Qamar waa reeraha Soomaali taariikhda soo jireenka ah kuwa ugu badan leh baro Marka ma jirto sabab uu badheedh uu isagu hindisey u bedelo siday ahayd ama ay isaga ku soo gaadhey
@farahjamaismail7028
@farahjamaismail7028 7 ай бұрын
Intaaa dambe ka jar
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 15 МЛН
Cali Dhuux Aadan wiil uu dhalay ayaa markii ugu horeysay soo muuqday
9:54
Somaalida Uganda Official Page
Рет қаралды 15 М.
Dayax werar Geelii Ciidagale & Goobihii waaa waynaa Abwan Cali Qamar
8:38
KORNAYL GEELLE OO KU RUFTAY DAMACA GURRACAN EE HAWIYE (4434)
38:50
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 2,8 М.
Tilmaamaha Quruxda Dumarka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha
16:35
QARNI JOOG TV
Рет қаралды 246 М.
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 46 МЛН