No video

Tilmaamaha Quruxda Dumarka Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha

  Рет қаралды 243,957

QARNI JOOG TV

QARNI JOOG TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 166
@cazhawarzam3633
@cazhawarzam3633 3 жыл бұрын
Maxamed nuur farax iyo inta kaleba ilaahay ha u nariisto amiin
@positiveandfunny4332
@positiveandfunny4332 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah Daqankeenu xulashadiisa iyo Gabdhaheena Somaliyed macanaa ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴6:47 Best color Gabdhow ha is cadeynina
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 3 жыл бұрын
mashallah hdabe intasba wan leyhay miyan qurxonhay mhsanid wx badan aya nofidesay 👌🏾❤walobhan yhay arimaha nucan ah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Haa Masha Allah Abwaankuba Adigu Ka Hadlayaa
@yuusufugaas8001
@yuusufugaas8001 3 жыл бұрын
Haaa ma.a sas hadaa tahay xagee lagala soo xariraaa
@mukhtaarxaaji3856
@mukhtaarxaaji3856 2 жыл бұрын
masha allah sawirka kusaran hada ledahay quruxdi ifka ayaa tahay
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Midii dabada seylaamisoo Socod dameeraad leh Oo lugaha darandooridaa Waa darxumo weynee Naa hooy tallaabada dekee Yaan lagaa didinee. Suugaanteenu cajiibsanaa.
@mohamedabdiabdullahi9952
@mohamedabdiabdullahi9952 2 жыл бұрын
Masha allh baba Ahmed Farah allh hagu xafiidu
@mohansoyan2704
@mohansoyan2704 3 жыл бұрын
allaha kudaayo abwaan axmed faarax idaajaa allaha ku dhawro meel aan ciidan jirinna allaha kuugu ciidansho
@rahmaabdi8987
@rahmaabdi8987 2 жыл бұрын
Mansha allah mahadsanid ani suniyaha ayaa iga khafiifay waayadan dambee intakale alxamdulilaah
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Masha Allah
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Abwaan Idaajaa... Waa Qaamuus Nool.... Kan baaba ugu cajiibsan runtii... Gabayo Jeceyl oo khatar ah. Mhdsnid Abwaan.
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 жыл бұрын
Fouzia aaan yara ku tilmaamee kaalay quruxeey hhhh
@amuunaxmedxuseen9282
@amuunaxmedxuseen9282 2 жыл бұрын
Abwaan ahmed farax idaaja waa dadka fara kutiriska ah ee kaharey dadki xikmada lahaa ee soomaaliyeed allah hayno kaadaayo abwaan cimriga allah haku barakeyo
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Qurux waye indhaha waweyn iyaga kala ah indhaha qurxon kudhaqmi waye cil ah alxamdulilah gabar indho weyn qor dher dhalay
@yussufjehow426
@yussufjehow426 3 жыл бұрын
Idàaaaaja Rabi haku dowro tanii yaraantey, kuageynsin jiriiiiii ninyhow..
@bishaaragahmedia
@bishaaragahmedia 3 жыл бұрын
Waxaan Ka Fikiraa Mudooyinkan Dambe Inta Bada Nolosha aadanuhu way iska Koobantahaye Talow Axmed Faarax Idaajaa Haduu RABBI Oofsado, Yaa Badali Doona Kolay Laba Heli Mahayee Yaa soo Dhaweyn Doona....? *
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@siradbarre5104
@siradbarre5104 3 жыл бұрын
Shucayb yare iyo faarax murtiile ayaa badali doona inshaaAllah
@sayidcabdicali2724
@sayidcabdicali2724 3 жыл бұрын
Illaa hadda lama hayo cid u dhiganta abwaan idaajaa
@Elmi.451
@Elmi.451 3 жыл бұрын
Zxp qaali seeftu way nakortalaa lkn waxuu noogatagayaa dhaxalgal aad umuhiima intaas ayaana waxwalba nagaga filnaan karta lkn alah waxaan uga baryeenaa inuu cimridheer siiyo 💕💕❤️💐🌺🌺🙏🙏🙏🙏🙏
@anisamuktaray5174
@anisamuktaray5174 3 жыл бұрын
Ani maxaan hayaa soo owlaadii ka aflaxday ma ahi 😷
@husseinroble6750
@husseinroble6750 3 жыл бұрын
Aniga jacaylkaygu wa midda dabcigeedu fiican yahay e waxan jeclahay horay u garata ama aad moodiid inay qalbigayga ka guranayso waxa i qancin kara o qalbigaygu jecelyahay, taaso ah quruxda weligay I himo gelin karta o qalbigayga markasta naawawiro ku beerta ,Alla Allaah wata taas midda i haadisa macaanka nolosha!!!!
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 3 жыл бұрын
Muqaal qurux badan oo aan aad ugu riyaaqay Masha allaah alxamdulilaah yarabi❤️
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 жыл бұрын
Adaa ka qurxoon quruxeey
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 3 жыл бұрын
Mancha allah rabi haku dhawro ahmed farax idaaja
@u.j7332
@u.j7332 3 жыл бұрын
Idaajaa waa qabyaali Gaariya ku yidhi idaajaayow filmkii aynu wada metelay iminka aniga ha igu metelin
@nurjama1101
@nurjama1101 3 жыл бұрын
Axmed farax cali idajaa wax badan ayaan barñamijyadaada dhageysey waad mahsantahay alla maxay kugu duugan yihiin murti iyo xigmado
@Abshir_Naaji
@Abshir_Naaji 3 жыл бұрын
maxaa kaqurux badan gabdhaheyna somaliyed
@sadaqxashi7801
@sadaqxashi7801 2 жыл бұрын
Masha allah ugaas soo badi idaajaa vedio yadiisa
@rg_ap9366
@rg_ap9366 3 жыл бұрын
Axmed faarax cali Idaajaa Hibo nool cimrigaada allaha barakeyo
@ahmedgoodax7417
@ahmedgoodax7417 3 жыл бұрын
Maxaa ka Qurux badan Dumarkeena Soomalaaliyeed Allow inoo dhowr
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 3 жыл бұрын
Noolow adigaa murtida Lagugu dhaartaaye Dhadhankeeda suugaan Adaan dhaafin waligaaye
@abdirazaksheikh2512
@abdirazaksheikh2512 2 жыл бұрын
Mash alaah aar single baan ahyn ilahay mid khyr qabta ha noo sa khiro i soo raaca 24,4,2022 axad
@mukhtaarxaaji3856
@mukhtaarxaaji3856 2 жыл бұрын
somalida manta cadanta ayey modan qurux taas aya kentay in hablihi madoba is cadeyan quruxi waa marin ama madow iyo bishmo madow mntase Roseto ayey marsadan eyado modo futo dayer bal bishin gududan gormay qurux noqotay
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 ай бұрын
abwaan gabadha aad tilmaantay waa gabadh somalida geeleyda ah. somali jareerti baad katagta
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 3 жыл бұрын
Naa hooy tilaabada dakee yaan lagaa didine🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️
@farxiyoofficial9829
@farxiyoofficial9829 3 жыл бұрын
Masha Allah
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Anaguba Ma Qurux Yarin, Mar Hadaan Hablahaa Quruxda Badan Walaalahood Nahay, Habloow Sow Sidaa Maaha..
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Haa Lkn Hada Dad Waxaa Jooga Qurxda Si Qaldan U Raadinaaya
@ugbadhaybe5618
@ugbadhaybe5618 2 жыл бұрын
Haah
@shacniofficial3729
@shacniofficial3729 2 жыл бұрын
Haa nacam
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 жыл бұрын
Quruxdu waa hibo iyo ayaan la is dheer yahey.
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 3 жыл бұрын
PROF.RE ALLE HA KU SIIYA CIMRI DHEER IYO CAAFIMASD. GUULEYSO
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 3 жыл бұрын
Erayga cudbi waa suufka barkinta abwaankuna wuxuu ujedaa inay gabadha ilko cadaato
@caynaashe8541
@caynaashe8541 3 жыл бұрын
Wallhi waa cajiib waa yaabay
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 3 жыл бұрын
Wa Gabadh quruxbadan
@somalitiktok2878
@somalitiktok2878 3 жыл бұрын
runti wan jeclahay midabkas dahabka ah dumar leh cadaanta badan maha qurux
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Haaa Masha Allah Mahadsanid 🙏
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Idaajaaa ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
aww, jannogasho murtiiso yareeeeeymarwa yar dumaroo laqadariyo jeclaado. yarta iyaaaaaaaaahwaxbadan caan ahay khayrbadandumaraaaay yareeeey. qiimo baa wax sheegeeeee.
@dwight9024
@dwight9024 3 жыл бұрын
i love mr idaa jaaa
@murtidhawr01
@murtidhawr01 3 жыл бұрын
Xasanow dhawaaq gabay hadaa iga dhaguugayso Haduu guur qalbiga kaaga dhaco dheelin baa tahaye Dhadhan malaha naagaha midii dhoocil noqotaaye Dhulka jiifta lama guursado iyo dhererka qaarkiise Haday dhuubo wayd tahayna waa raaxo kaa dhimane Meeshii dhalaan nimo yartaan anigu dhowraayey Dhildhilada gacmihiyo shamsada dhumucda loo yeelay Dhexda madaga dhaayaha indhaha dhaban wanaageeda Dhudda qoorta iyo faayaheey dhudi kaso jeedo Dhubad qaad Timo had haldhaa dhalankii moodayso Cirrid dhuxula iyo suuniyaha dhibicda dawaadeeda Dhunmo wada cad dhoolaha ilkuhu dhaygag noo dile e'. Saddex dhudleey dhacliyo dowli dhex xir wanaageeda Waqfiyada gacmaha lagu dhuftaye saaqa lagu dheehay Dhammideedba maanteed direes dheeg iskaga yeesho Ee ay dhemeel nimiyo qurux dhuuxa ka iftiinto Dhugta kabaha iyo laafyaheey dhabbal usii dayso Kolkay socodka dhiif uma dhigto e dhebbi sidii liicdo Dhugoo ina rag kay dhinac martaa dheelimaad galaba dhaqan iyo aduun lama hareen dhogorta xoolaade. Inta dahabku lacag dheeryahay yey dumarka dhaantaaye Dhuuxayga iyo feeraha yey dhudi ku laaqnayde Sida igar maqaar loo dhigey iidul dherereeyde Inkastooy dhalaan yeelato iyo ubada dhawaaqaaya Dhimashadu ha joogte si kale wooy dhursugayaaye Dhufsataye qalbiga maanigaa dhudi ka reebaaya. Maclin idaaja karaamow idan alle ❤️.
@xogdoonfarah2196
@xogdoonfarah2196 3 жыл бұрын
Somaaliyeey idaajaa cilmiga uu hayo iyo hibada ilahay u siiyey cabirka dhaqanka suuban ee soomaalida iyo afsoomaaliga sida cilmiyeysan uu uxigmadeeyey halagafaaiidaysto manhajka waxbarashada qaranka gundhighalooga dhigo
@arahmanhussein143
@arahmanhussein143 3 жыл бұрын
Abwaanku waa dadka faro ku tiriska ah ee ku dayashada mudan. Yartani meeshaan ka eegaba way macaan tahay.
@adontiialle8171
@adontiialle8171 3 жыл бұрын
😂😂🙄
@abdulwaliyusuf2558
@abdulwaliyusuf2558 Жыл бұрын
Gaduud looma raaco haween gibilba waa ceybe
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Waa laba gabay oo isku magac ah labadu waa abaal_laawe laakiin Kan aad adigu ku soo qaatay barnaamijka waxa tiriyey ooy ku jirtaa gabaygii Salaan Carrabey ee Abaal_laawe ee uu u tiriyey wiilkii uu adeerka u ahaa.
@jamacaadanmahamed7248
@jamacaadanmahamed7248 2 жыл бұрын
Waligay intaan gabadh la sheekay sanayay kuma qiimayn qurux lkn waxaan ku qiimeeyaa fariid nimada
@fadumaaden5027
@fadumaaden5027 2 жыл бұрын
Diinta,akhlaakhda iyo fariidninada aya muhiim ah Quruxda wa mid liskaga daba imanayo hadey da imaato
@shacniofficial3729
@shacniofficial3729 2 жыл бұрын
Wakugu racsanahy
@dayaxhayaan6657
@dayaxhayaan6657 2 жыл бұрын
Qabyaali baad tahy Isaaqa necebe Labadaa Abeaane Hore waxaa ka horeeeya Maxamed nuur
@xilwaxaaji7414
@xilwaxaaji7414 3 жыл бұрын
Quruxda waxay ku darsadeen gabdhahii hore qaymaha iyo qaaliga walaalayaaloow quruxdu waa sidii iyo si ka daran walaalayaa bal qaymo iyo qaalinimo ku darsada please
@fahm3d88
@fahm3d88 2 жыл бұрын
Quruxleey qoFTAAN WAA SHIDANTAHAY
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 3 жыл бұрын
Foodshareer : waa quruxda quruxda wajiga khaasatan tan dumarka
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 3 жыл бұрын
Foodshareer saad u dhigtay maahee waa timaha salxanyaha soo dhaafa oo wejiga soo gala.
@abdif1256
@abdif1256 3 жыл бұрын
Foodshareer waa timaha wajiga soo gala sida hindida iyo aasiyaanka qaarkood waana foolxumo.
@AhmedHassan-yu2oy
@AhmedHassan-yu2oy 2 жыл бұрын
Carabta Naagaha miskaha waa weyn ayey quruxda u yaqaaniin Afrikaankan Naagaha dabada weyn Reer yuruub Naagaha caatada ah Shiineyska Midiba midii ay ka indho yar yahey Anigana Waa iney yeelataa,goobe,dhiico,wegdo,& qalaafo buuxda,
@Qarnijoog
@Qarnijoog 2 жыл бұрын
Legend
@abdiali3111
@abdiali3111 2 жыл бұрын
Inkaar baad qabta gabar wagdo iyo qalafyo leh waa dokhaga sxb
@dhaaleeymaxamed1782
@dhaaleeymaxamed1782 Жыл бұрын
Nurfadal waki tirshay gabay gii abalxumo Nikas gabyaga ah gabaykiisa ayalagu qata galaska 7aad
@axmednuurAli-si5he
@axmednuurAli-si5he 4 ай бұрын
indhaha waa wayn
@shacbanaden9274
@shacbanaden9274 3 жыл бұрын
Aniga taa yari meesha ay ku nooshay halay raadiyo , hadii kale walle inaan gabyi oo lagu kala guuri .
@ayanna_mx4613
@ayanna_mx4613 3 жыл бұрын
Wadhlo🌚
@adontiialle8171
@adontiialle8171 3 жыл бұрын
Sheeko kale
@____Cumar____
@____Cumar____ 2 жыл бұрын
Suuro gal maaha inaynu aragno gabdhahaa ay amaanayeen abwaanadaasi bal se sida ay u soo tabiyeen ama uga gabyeen ayaadba moodaa inaan arkayno oo na hor joogaan af somaliga quruxdiisa iyo mahadhadiisuba waa suugaanta.
@ladanahmad6804
@ladanahmad6804 2 жыл бұрын
Maxaa loo arki way inta hada lasheegay anaaba isku Mooday
@zundusmaxamed7556
@zundusmaxamed7556 3 жыл бұрын
Naa hooy talabada dakee yaan lagaa didine hhhh wixi didaya ha dido sidii Allah ii abuuray allhamdulillah baan leeyahay hasocoto
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Nuuca La Cararaayo Hanoqon Laafyada Sax
@zundusmaxamed7556
@zundusmaxamed7556 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog huuno hadaaan waayo saan ahay mid igu raba ardaageenan iska joogi hhh
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Masha Allah Muhiimada Waa Kalsonida Abayo
@zundusmaxamed7556
@zundusmaxamed7556 3 жыл бұрын
@@Qarnijoog sax huuno qaali
@mohamedkorane5671
@mohamedkorane5671 3 жыл бұрын
Sundus wallaahi waad iga qoslisay. Wixii didi ha dido... ardaagaanagan joogi...
@daynabochanaal1984
@daynabochanaal1984 3 жыл бұрын
mansh allha
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
Exusemeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Intaaba waxa ka fiican abeaane Huryo heestiisii indho deeraley Ilka u eh datoortee Ciridkeeda dugulka Dibnaha dhuxusha moodey Mar mar dib uga faydiyo Sanqaroorka soo degay Insha deera leeyeey.
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
@@xirsiamaan ninkaagan waalan meel walba cay halasoo joogine iyo dadka inaad kala tilmaamte , hadii aadan baahi uqabin orodoo ha daawan muuqaalka
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
@@xirsiamaan xayeysiiskiisa maad udayso wllo mxa ku dabo dhigay adiga , qofka wuxu ka hadlayo isaga garanaya waana wuxu jecelyahay . Adiga hadii aad taariikh garanayso idaacadaha tag intaad taqaan inoo fa'ide aan kaa barane , waa lagu dhaama qof weyn oo oday ah inaad wax ka sheegiisa waqtigaaga ku bixisid .
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
@@abdalaali6591 koley dadka cuqdadu dishey baad ka mid tahe gabayga maxamed nuur fadal maad 4.5 u qaadatid mise heesta huryo baakaala fiican mida kale dadkaan 1991 xoroobay maxay taariikh uga hadlayaan yaaba yaqaanay awal
@abdalaali6591
@abdalaali6591 3 жыл бұрын
@@xirsiamaan iidoor wagaash iyo kufriga wacad baa uyaal . Cuqdada baad udhimanaysaan waligiinba
@xaq-doon1609
@xaq-doon1609 2 жыл бұрын
@@xirsiamaan Suugaanta iyo gabayada aad ka hayso ragga aad sheegayso inoo soo gudbi waan dhagaysanaynaaye intaad cuqdada iyo xumaanta iska dayso adeer.
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Modellada adunka wexey ka barteen sida lo socdo dumarka somalida xaragadav
@abdifatahsharif7342
@abdifatahsharif7342 2 жыл бұрын
Masha,allah
@farhanAhmed-ep6zs
@farhanAhmed-ep6zs 3 жыл бұрын
Amarka ilhy idaaja codkiisaba halacsi ah
@abdiasiisklarabdiasisklar8597
@abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 жыл бұрын
Dumarku waa warshad Bani Adam waaye from Cali saleban mj
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
Mahad sanid modellada adunka wexey ka barteen somalida
@siradbarre5104
@siradbarre5104 3 жыл бұрын
Asc anna waxaan ugu dari lahaa heestii Xasan Aadan Samatar buur hakabo. ee maayga ahayd waxaan kafahmay ( boglee yaraanshee baraar maaba sheegnee bushimo layaabee iyo lan baalmarow kibirimee ma badbaadiyow) waa intii.qarniyo kahor ay ku tilmaameen kuwii hore www
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Legend
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын
waxi wax ku ool ah aan kaqaadanaayey rayigeygana iyo sax baan kadhiibtay iyo dumaaarnaaaaago tantan inaan ka ahay faaiidobaan dhahay wax faaiido leh yartaan. barnaamij iyo sheeko run ah qibrad laga helo waa wax kuqaado waayo duni.
@iidlecagaweyne8320
@iidlecagaweyne8320 4 ай бұрын
Meeshaan ka eegaba yartani waa macanaantahay
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 жыл бұрын
Dhex suulka iyo murugsada lagu koobi karo kuye 😁😁😁😁😁 Oo ma qaysaraan baa?
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Waa Waxa aaad U Qurux Badan Dhaxda Yar
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
Kkkkkk.... Anba waan ka yaabey taas... Waa Boombale.... Qof maaha.
@nimcogaboose8097
@nimcogaboose8097 3 жыл бұрын
😀
@adamjumale4871
@adamjumale4871 3 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 wuxuu ka hadlayaa kuwa miyiga jooga, laakiin kuwa magaalada jooga dhexdoodu 3 taako waaye.
@xkhaalid798
@xkhaalid798 3 жыл бұрын
Wa buunbuunin e macnuhu wa hadhex yaraato
@queensharaf707
@queensharaf707 Жыл бұрын
Codkiisa iska jeclahy
@nejibhassan4881
@nejibhassan4881 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@mowliidcali4836
@mowliidcali4836 2 жыл бұрын
asc wll samoli yi
@axmednuurAli-si5he
@axmednuurAli-si5he 4 ай бұрын
sunayaal waawayn
@mahamedmaxmuud4927
@mahamedmaxmuud4927 2 жыл бұрын
sawiraa
@FaadumoAbdulahi-fm5dl
@FaadumoAbdulahi-fm5dl 10 ай бұрын
L
@muqtaarxasanxaydar339
@muqtaarxasanxaydar339 3 жыл бұрын
Waa maxay cudbi
@ahussein5083
@ahussein5083 3 жыл бұрын
Waa suufka
@fadumonuh8626
@fadumonuh8626 Жыл бұрын
Waa cotton
@axmednuurAli-si5he
@axmednuurAli-si5he 4 ай бұрын
dhex yar
@user-jx5og6dk2w
@user-jx5og6dk2w 6 ай бұрын
@aminaelmi973
@aminaelmi973 2 жыл бұрын
Masha alah
@hamzajassin4669
@hamzajassin4669 8 ай бұрын
Asc idaajaayoow gabadhani xagay ku nooshahay walaal
@Qarnijoog
@Qarnijoog 8 ай бұрын
Ogow Sawairkaan 1998 Ayaa La Qaaday
@Qarnijoog
@Qarnijoog 8 ай бұрын
Wcs
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 3 жыл бұрын
War saxa mahad sanid
@sumayaabdulahi3057
@sumayaabdulahi3057 3 жыл бұрын
23,Aug,2021
@omarkhairehibrahim4791
@omarkhairehibrahim4791 3 жыл бұрын
Wasax waye
@user-iy6cn3xi2z
@user-iy6cn3xi2z 5 ай бұрын
Dumarnimo😢
@axmednuurAli-si5he
@axmednuurAli-si5he 4 ай бұрын
timo dheer oomadaw
@safiadahir576
@safiadahir576 Жыл бұрын
Intaasba ani malihi lkn alx
@kadramahamad
@kadramahamad 3 ай бұрын
lkn 1:59 baan ahay gaaban 😂😂
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 жыл бұрын
Gabarta shaashada saaran yaa iga habeen kara ama mid u ek masha,allah qurux badanaa lkn saacaan wee habaroowday sidaan uma qurxanee ila tahay hhhhhhhhhhhhhhhh
@fadumaaden5027
@fadumaaden5027 2 жыл бұрын
Kkkkk Quruxdaba yaraan le ku fcntahy wayo qofka hadu duqoobo wa qalaas
@muhammadhassan-vp1hl
@muhammadhassan-vp1hl 2 жыл бұрын
@@fadumaaden5027 amed haraa yar kasoo harer quruxda dumarkaa roonoo raageesaa is lahaayee hhhhhhh
@siradbarre5104
@siradbarre5104 3 жыл бұрын
Si xun yaan laiifahmin anigu heesaha ma wayneeyo siiba kuwa music ga leh oo ilaah ayaa nagaxarrimay ee utun igu taagnayd ayuu idaajaa ka hadla. Maxaayeelay dhalintii qurbaha ku kortayy ayaan fahamsiin waayey qurux oo waxat aaminsanyihiin qurux layla yaqaan maba jirto.
@amiir.1243
@amiir.1243 3 жыл бұрын
Sirad Berre, Heesaheenna Inaad waynayso ama ugu yaraan xuramayso waa khasab. waxani waa suugaanteenni, afkeenni, dhaqankeenni iyo qiyamkeenni. Eeg bal suugaanteenna haatan waxan ku jira dhaladnimadeenni iyo "aragtideenna quruxda" ka ummad ahaan. Waana wax beautiful ah oo lagu faano.
@trneighty5941
@trneighty5941 3 жыл бұрын
Waxan moodhay iin quruxdii naaga ee bahaan iin buuran aa tahayn (?) I thought being fat was a sign of beauty
@zuhuurmaxamed5272
@zuhuurmaxamed5272 3 жыл бұрын
Hablaha gaagabaneee qaarka Sara weeen maxaaa u naf ah
@abdimalikali9993
@abdimalikali9993 3 жыл бұрын
Wakhtigan hadda la joogo suuq waa helayan😆
@haldoordabeecad9153
@haldoordabeecad9153 3 жыл бұрын
U
@user-gl5um8wg4f
@user-gl5um8wg4f 11 ай бұрын
dhaqan wakihore
@walalmanow6230
@walalmanow6230 3 жыл бұрын
Foodshareer maxaa lagawadaa🤔
@Qarnijoog
@Qarnijoog 3 жыл бұрын
Timaha Wajiga Kusoo Sikado Ama Qof Wajiga Tamo Kuleh
@cabdulaahimaxamuudaxmed8601
@cabdulaahimaxamuudaxmed8601 3 жыл бұрын
Abqaancabdixakiinxasangarabay
@mohansoyan2704
@mohansoyan2704 3 жыл бұрын
midhaha cudbiga maxaa loo yaqaanaa
@aminaali4566
@aminaali4566 Жыл бұрын
Cudbiga waa suufka
@cabdarashiidcismaan
@cabdarashiidcismaan 2 ай бұрын
😅😅
@diggalehassan8063
@diggalehassan8063 3 жыл бұрын
kkkkkk
@cazhawarzam3633
@cazhawarzam3633 3 жыл бұрын
Maxamed nuur farax iyo inta kaleba ilaahay ha u nariisto amiin
@waayotegay2895
@waayotegay2895 3 жыл бұрын
Masha Allah
@cazhawarzam3633
@cazhawarzam3633 3 жыл бұрын
Maxamed nuur farax iyo inta kaleba ilaahay ha u nariisto amiin
Majaajilo | Magaaladda Dhinacaa Ka Soo Waal, Ana Dhinacan
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 210 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН
Can A Seed Grow In Your Nose? 🤔
00:33
Zack D. Films
Рет қаралды 32 МЛН
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 17 МЛН
Suugaanta Habaarka Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Iyo Qarni Joog P1
50:04
TAARIIKHDII GARAAD WIIL WAAL - AXMED FAARAX CALI IDAAJAA
1:48:38
Abdirizak Abdullah
Рет қаралды 501 М.
Guurkii Jaamac Gaab & Cowrala Sheeko Murti Reebtay@WaddaniSomalitv
15:11
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 324 М.
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 6 МЛН