Ha noqon Nin la saadaalin karo !

  Рет қаралды 47,204

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Күн бұрын

Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
skillshare.eqc...
isticmaal code -kaas si aad u hesho 30 bari oo free ah code: AFF30D23
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple....
GOOGLE PODCAST: podcasts.googl....
SPOTIFY: open.spotify.c....
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Пікірлер: 153
@harithturab
@harithturab Жыл бұрын
Ma aqaani sida aan kuugu mahad caliyo.ninka raga waa in libintiisa lasiiyo. guulayso mr xaliye. waxbadan baan ka faa iday xalqadaan
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 28 күн бұрын
Sida raga uhadal Awowe😊😂
@harithturab
@harithturab 22 күн бұрын
@@MaxamedibrahimDayib-mt2cy meesha rag odayaal ah baa ku sheekaysanayyo ciyaal saliid qunbe lagama rabo ee get out of here."
@sidikhapdi
@sidikhapdi 9 күн бұрын
@@harithturabilmahan ma fahmayan hadalada wawenka ka dhac sedi
@smlmxmd
@smlmxmd Жыл бұрын
"HA LA WADAAGIN DHIBAATOOYINKAAGA IYO SIDA AAD DAREEMEYSID" Main! that's too personal for me. Xaliimo aan si wacan uga helay ayaa iiga tagtay arrintaan darteed.
@forexmonester7288
@forexmonester7288 Жыл бұрын
Xaliye saved my life , ilaahay ka sakow
@maxamedhassan5711
@maxamedhassan5711 Жыл бұрын
Also
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 5 ай бұрын
hahaha
@kassimharuun
@kassimharuun Жыл бұрын
Lcgta aan ku shaqeeyo ayaan usheegay ugu dambeyn waxay noqotay; factor ka aanku kla tagnay sababto ah waxay bilowday telefoonka iga jabay iigad iyo in ay baahideeda iisheegto marwalibo, sidokle ay ayada iisheegto bilkasta intaan sii lahaa madax ayay iga gashay lkin hadda wan iska reebay alx
@abdisomali369
@abdisomali369 Жыл бұрын
😂😂😂😂 si Kal iyo laab baan ugu qoslay erayadaada dambe
@abdi85237
@abdi85237 6 ай бұрын
Iska reeb yee lacag kugu kor sameenine shuubada😂😂😂😂😂😂😂
@shafeeadenabdi1342
@shafeeadenabdi1342 4 ай бұрын
Legend baa tahay walahi
@Maxammed-Sandheere
@Maxammed-Sandheere Жыл бұрын
Many people have told me that I'm "mysterious", but usually can't define what they mean. What makes a person seem mysterious? And is this a good or a bad thing? Lol I’ve honestly been called this a lot. I don’t consider it a bad thing and I haven’t experienced anyone expressing that it was. It keeps many intrigued. My friends mean that I’m unpredictable, hard to read, well kept to myself on certain things and they’re interested in learning something new about me because it’s not all there in their face. And the way I see it is that I am mysterious because I don’t tell everyone my business, I have a selective few that I open up to but not one person knows everything, I can either be short with words or rant and blab on. A lot of people don’t know what I do with my days and I often go MIA and then I’ll return and be actively talking and then disappear again (not intentionally but it happens) and people will ask why and where and I don’t say much because I usually don’t have much an answer. I’m sometimes outgoing and very socialable, and on the scene with everyone and many other times I’m completely introverted, homebody, don’t want to socialize, and quiet. Maybe some of this sounds familiar or relatable to you? I’ve known some people for about 10 years and they still call me mysterious lol because I am. People wonder what I’m up to when I’m not “around” and the things I like to do with my time are so random and unexpected from me if you base it off of appearance. And that’s the other tricky thing about me, I don’t have one attire style, I dress casual, bum it, wangster, punk, formal, girly, preppy, hippy, etc. same thing with music, I listen to everything. I can’t be defined under one typical or common category and that’s what makes me mysterious. I think the only “norm” people could say about me is that I stay in consistent contact and then disappear for awhile and come back and do it again. That’s about as sure as they are about me. As far as when I go ghost and for how long, they never know, it’s a mystery just as much of a mystery as it is to me since I don’t intentionally do that. They probably just mean they haven’t fully figured you out yet.
@abuwalad53
@abuwalad53 10 ай бұрын
Bro wrote an essay
@Tuulokiciye12
@Tuulokiciye12 Жыл бұрын
Hada mushaharkeyga uso shegay kabacdi videokan dawaday aniga waxan is dhahay xaliye maku maqlayay markad musharkada ushegeysay 😂
@henzodtk6873
@henzodtk6873 9 ай бұрын
Talking wich her every minutes
@XALIYECabdiraxmaan
@XALIYECabdiraxmaan 11 ай бұрын
Maclin ilahay cimri deer hakusiiyo aamiin 🤝🤝🤝🤝🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@NUURIYE.
@NUURIYE. Жыл бұрын
IF your a man are no one can safe just stand up workout and keep moving
@hakanofficial4264
@hakanofficial4264 Жыл бұрын
Ju sali nabigeena slalahu caleyhi wasalam
@booksummarpodcast
@booksummarpodcast Жыл бұрын
pro hadaad raga soomalida sidaa u si dhistid wax badan bay fahmi doonaan👍
@mahadmohammed1645
@mahadmohammed1645 Жыл бұрын
Xaaskaga iyo gabar aad shukaansatid waa kala labo xaaskaga waa tan uu ilaahy sw leeyahay waxaad isu tihiin dhar sidee xaaskayga ugu nolodhayda ugu qarin karaa kabad badbadinta kadhaaf inta aad sheegay intooda badan waa sax lkn xaas iyo gabarka kale waa kala labo
@abibare3374
@abibare3374 9 ай бұрын
Kkkk war wa runtiis, ninba laga hayaa "yemenna anagaa soo jooganyo waxaan markhaati lahayni hadhan" marka ninka wa informative warkiisu. E duddub kuliq hana ku margan
@sidikhapdi
@sidikhapdi 9 күн бұрын
Sxb wxa lagu dhahay kaliya waxyalihi adag lawadag xaskada lkn waxyalaha kale daciifnimada ah hala wadagin tusale shaqada baa musharka lagaa dhimey ama shaqa musharyar heshay wa ushege si biilka ama waxyabaha ka dheriga ah aad yara nusqaamisan lkn shaqada kugu adkatay madhahesid shaqada igu adkatay sas wye sas wye cml raga asxabtada latasho lkn xaskada daciifnimadada yey arag si ay darajo sare kaaga fiiriso markaste
@hodancaday7267
@hodancaday7267 Жыл бұрын
Adigaapa dhaqan xun mxd wax isheegi wxay naag erayga naag waa ixtiraam daro gabadho dheh faraxowyyyyy😡
@AbdirahmanRashid-kb2vc
@AbdirahmanRashid-kb2vc 11 ай бұрын
Naag iyo nin waa labo erey oo qamuuska somaligaa ku jiro naagnimdada ku faaan ha is yasin
@zakimoha2416
@zakimoha2416 Жыл бұрын
Let's get xaliye to 70k Boyz
@bashiircawiye
@bashiircawiye 5 ай бұрын
Thanks xaliye
@FahadAbdalla-cd3pp
@FahadAbdalla-cd3pp Ай бұрын
Xaliye gawar aan shukaasan jiray ayuu wuxuu igudhay shaqada yar ayuu kujira labeskey igu yaabantay wuxuu igu dhaxda maquul mahan
@C-risaaq-Jureej
@C-risaaq-Jureej Жыл бұрын
MY TEACHAR❤👏👏
@mohametdiini9305
@mohametdiini9305 Жыл бұрын
War yar oo xaadis ah mhdsanid 😊
@ahmedhussienabdillahi7341
@ahmedhussienabdillahi7341 Жыл бұрын
🧐🧐🧐MID AYAAN KUGU RACAY XILIGA HADA AAN JOGNO HADII ADAN AHEYN NIN KA KOWAD E SOO JIITAY TAA WAN KUGU RAACAY NAGAHA HADA HADII ADAN MUQAAL IO HADAL AHAAN USOO JIIDAN WXBA MA TARO SHUKAANSI LA SHUKAANSADO
@cubaydcali1112
@cubaydcali1112 Жыл бұрын
Xaliye waa mahad sanatahay INKASTOO AAD KA HADASHAY HAL MAWDUUC OO WALIGEY IGU SAVE GAREESNEED MAWDUCAAS OO AH CALAGTAADA YESAN OGAAN NAAAG
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 28 күн бұрын
Nio wad.madsantahy
@Abdirisak7
@Abdirisak7 3 ай бұрын
Muqaalkan 10daqiiiqo kahor inaan so booqdo bey aheyd lkin hadda kadib🫡
@KhadarMohammed-k4d
@KhadarMohammed-k4d 2 ай бұрын
Asc Marka koowaad ilaahay baa ma hada iskale Marka labaaad xaliye waad mahad San tahay waxan kamid ahay arday daada waxaad tahay macalin Kay ga wxan kaabartay waxabadan wxad tahay libaax macalin xaliye exactly ❤
@mahadcabdi7280
@mahadcabdi7280 Жыл бұрын
Macalin casharo lacag ubaahan ayaad bilaash nagu siisa alle haku sharfo
@XALIYECabdiraxmaan
@XALIYECabdiraxmaan 11 ай бұрын
naagaha weydalan yihii
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 5 ай бұрын
hahahah aniga waxaan la yaabay xaliye naag dhan ma daawato miyaa dhanka comment -ga eegay wax comment xaliimo ah wan ka waayay maxaa dhacay laakiin?
@abdifataahabiib7950
@abdifataahabiib7950 Жыл бұрын
Macalin halqadani xiso macaan ayaay leday faa ido badan ayaa kujirta
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
Thankz u ustaad xaliye
@aarkanmohamed9158
@aarkanmohamed9158 Жыл бұрын
Goat somali for even
@abdiqafarkulow5849
@abdiqafarkulow5849 11 ай бұрын
Nagta ad qabto wa inad talada wax ka siiso. Kala saar girlfriend and legit wife.
@Farisiboy
@Farisiboy Ай бұрын
Buug furan ha noqon bad leadahay 😂
@ismaaciilyaasiin3955
@ismaaciilyaasiin3955 Жыл бұрын
Aad baad u mahadaantahay wax naga dahsoona ayad noo muujisay 1.wxn la waday sheko ihu dhacdy xalna aan uga baahna 2.lacagtan ku shaqeyo way ogeed mar layba 3marskatana wan la hadali jiry Se hada wax badan ayaaa iga baxay khalqadan shukran ustaad
@qaalidofficial72
@qaalidofficial72 Жыл бұрын
Libaaxa gobolka geeska africa
@KhadadAhmed-jx2el
@KhadadAhmed-jx2el 4 ай бұрын
Malin ma fahmin sadaalin ee noo soo fasir
@ApdikariimApdilaahi-qb6kv
@ApdikariimApdilaahi-qb6kv 3 ай бұрын
Tanks xaliye pro
@mohamedmahad8550
@mohamedmahad8550 Жыл бұрын
Xaliye caloosha sidee kuyareen karaa isoo jawab pls 🙏
@qaalidofficial72
@qaalidofficial72 Жыл бұрын
Kkk jiimka aad
@ahmedwali3938
@ahmedwali3938 Жыл бұрын
Aamin waxan inaa badali karto Exercise joogta samee discipline yeelo oo diirada saar mmalmaha sunada isninta io qamista soon zhp
@MaxamedGeele-nx9ht
@MaxamedGeele-nx9ht 7 ай бұрын
Asc
@MrMoha23
@MrMoha23 Жыл бұрын
Thank you macalin sidaa noo dhistay waakaaga mahad celinayaa
@AmFAmF
@AmFAmF Жыл бұрын
Cashar in time for vday...🙏🏾
@CabdiAbdi-b8p
@CabdiAbdi-b8p 12 күн бұрын
Hal lee ayaa fakatay😂
@kingsoomaliachannel2006
@kingsoomaliachannel2006 Жыл бұрын
Ustaad anniga Mar hore waligey daanyeer ma noqon lkn haddana wax baddan ayaan kaa faa'idey m.a aad iyo aad
@mohamedfarah1269
@mohamedfarah1269 Жыл бұрын
Talo soweydiiso macalim xaliye ❤
@MohammedAK24
@MohammedAK24 Жыл бұрын
Dhiirigeloyaha ragga
@Mawlidkhalil538gmail
@Mawlidkhalil538gmail 5 ай бұрын
horay uu soco
@CumarCusmaan-m6o
@CumarCusmaan-m6o 3 ай бұрын
Macalin aawi link
@MaxamedXassan-fh1oi
@MaxamedXassan-fh1oi 11 ай бұрын
Waar nagaha horta waji malaha Anna waapa ka darooo wajiga aaapohood noqday nio xaliye waan Isla socona buufi cayayaanka iyo cabdi khasaaarayaasha Waaad is ogthihiin ilma hpel 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@ahmedwildhunter9078
@ahmedwildhunter9078 Жыл бұрын
Macalimuu guleso
@drobsahealthtips7221
@drobsahealthtips7221 Жыл бұрын
Thank you teacher
@abdirazakali7518
@abdirazakali7518 Жыл бұрын
Waan qataay Manalin
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 Жыл бұрын
Geesi faaraxyada kor u qaaday oo u hiiliyey
@Geyre02
@Geyre02 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad Xaliye 5 Sano Naag Mashukaansan Digniintaada Daanyeeradna waan lasocdaa
@ismealaden
@ismealaden Жыл бұрын
Nio Marka hore nagta ad shukansato ka fiirso
@ismealaden
@ismealaden Жыл бұрын
Waa runtiis Marar badan ayn arkay
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Nabadhaa sidaaas yeelaysaa xagee joogtaa kkkk war dadka ha isku dirin
@suldancukaash6529
@suldancukaash6529 Жыл бұрын
Thanks Mr xaliye xaqiiqda ayaa ka hadashaa keep going
@duceysanemohamed7559
@duceysanemohamed7559 5 ай бұрын
hahaha naag iyada hakuula imaado dhibkeeda ee adiga waxba hala wadaagin, hadii kale waxay kula arkeesaa nin daalan
@hakanofficial4264
@hakanofficial4264 Жыл бұрын
Xaliye big legend
@khadarkeywiilkariyada6934
@khadarkeywiilkariyada6934 Жыл бұрын
Mr xaliye 🙏
@daud_8122mohamed
@daud_8122mohamed 10 ай бұрын
keep going macalin xaliye waxaan kuugu abaalgudo magaranayo casharo xaasaasiya baad noo faa iidaysay horay usoco taliye
@ozyworldwide3768
@ozyworldwide3768 Жыл бұрын
Good video saaxib you ever been married before serious questions?
@hanadzakaria
@hanadzakaria Жыл бұрын
Thanks Mr xaliye
@shuceebmaxamed6025
@shuceebmaxamed6025 Жыл бұрын
Masha Allah thank you
@ANAS__JOKER12
@ANAS__JOKER12 Жыл бұрын
That's right 👍
@mahdiali5566
@mahdiali5566 Жыл бұрын
La shaqaysto xataa hadaad 70 jir qarni waxaan joogna lacagtu waxkasta kuu thay
@kariim3074
@kariim3074 Жыл бұрын
Thanks wll
@abdirzakyousuphmahamed373
@abdirzakyousuphmahamed373 Жыл бұрын
Macalin xaliye 🫡
@ismailbalak4707
@ismailbalak4707 Жыл бұрын
Thnks for your advicing teacher
@Xaliye2Abdiraxmaancali
@Xaliye2Abdiraxmaancali Жыл бұрын
TAKUU MACAAN ILAHAY CIMRI DHEER IYO CAFIMAD HASIIYO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamuudcali2161
@maxamuudcali2161 Жыл бұрын
War xaliye waan gutageraa
@ShakaarAbdirahmaan
@ShakaarAbdirahmaan 5 ай бұрын
Thank your Teacher Xaliye
@karbaashpooy9198
@karbaashpooy9198 9 ай бұрын
Wan kaGa Mahad celina Sida Ad no dhistid dhan wlpa🙌🏼🙏
@engmohamedaddow525
@engmohamedaddow525 Жыл бұрын
Mahadsanid macalimuu
@alidahirmohiyadin5502
@alidahirmohiyadin5502 Жыл бұрын
الزوج المسحور Seyga Sixran Rah Baan Rag Mooday Risaaladaa Baan Ka Qoray Ee Ka Faaiideysi Wacan
@ahmedabdulahi9868
@ahmedabdulahi9868 Жыл бұрын
Jooji cabdi qasaaranimada awoowe😅😅😅
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Жыл бұрын
Macalin xaliye
@Hassan-ey2le
@Hassan-ey2le Жыл бұрын
Xalliyaw naagta waxaan shalay sameeyay ee I wee dii nee saa naagta jad walka waaye
@cabdikabircabdirahman6509
@cabdikabircabdirahman6509 Жыл бұрын
thanks macalin
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
Anigu naga mar kaan dhilo ka wada dhigu ayaan lacagta ka joojiyaa
@abshaacade7015
@abshaacade7015 10 ай бұрын
Wax badan baan kaa faa idey aad baa umahadsantahay
@sagalgulde190
@sagalgulde190 Жыл бұрын
Xaliye waad noo wada sheegta hhhh Yaa laga badinaya markaa hhh
@cabdiraxmanfarxan7031
@cabdiraxmanfarxan7031 Жыл бұрын
Haye macalin🙏
@abdikarim6367
@abdikarim6367 Жыл бұрын
Waxan ogashekeya nagihii hore ee an lasoconjiray
@kaamilosman467
@kaamilosman467 Жыл бұрын
Ustaadka🙏✋
@AbdirashiidHussein-jg9he
@AbdirashiidHussein-jg9he 4 ай бұрын
Mahadsanid xaliye guulayso
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 Жыл бұрын
Masha allh Xaliye
@khaalidibraahim1447
@khaalidibraahim1447 Жыл бұрын
Macalin xaliye allah ku sharfo wax badan baa ka fa'iday inta page kaga ku xirnaa
@HD11meadia
@HD11meadia 11 ай бұрын
My teacher 🫡🫡
@xaliimomuxiidin1181
@xaliimomuxiidin1181 Жыл бұрын
M.a
@abdihaad5671
@abdihaad5671 Жыл бұрын
Thanks for your teacher
@bkrg5643
@bkrg5643 Жыл бұрын
Maku waza xaliye dawo macana kuğu tale💔
@tarzancali5510
@tarzancali5510 4 ай бұрын
thnk U
@XamseJoker-f2t
@XamseJoker-f2t 9 ай бұрын
Thanks mr xaliye
@cabdisalansiciid2149
@cabdisalansiciid2149 6 ай бұрын
My Teacher
@shuaybinhodejr1087
@shuaybinhodejr1087 Жыл бұрын
Macalin gormeey arki doonaan xigmada aadka ublaaran ay maskaxdadu soo maxanayso dadku ma indhoola 🤔?
@nasraahmed9791
@nasraahmed9791 Жыл бұрын
Xigmada ma sidaan ku ogayn baa laga badalay
@nasraahmed9791
@nasraahmed9791 Жыл бұрын
Waxaan ka yaabaa nimanka xaliye si 100 kiiba 100 ah warkiisa u qaata ee wuxu u sheegaba iyagoon u fiirsan iska liqa War ninkan waxyaabo uu ku saxan yahay wey jiraan lkn khaladadkiisaa ka badan waxkastana haka qaadanina hadii kale jar haydinka talaabsado
@abdillahipaplo9994
@abdillahipaplo9994 Жыл бұрын
Benaleh benta joji xaliye ruun buu cheka adika Benaleh kadija Kusseh
@abodabod9338
@abodabod9338 9 ай бұрын
Thanks coach
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
Tankiyuu macalin guleyso 🙏🙏🙏
@jnr3593
@jnr3593 6 ай бұрын
Macaalin , mashalh .
@mohodinPliano
@mohodinPliano 10 ай бұрын
❤❤❤
@zakariyefarhan1
@zakariyefarhan1 Жыл бұрын
😮
@mohamedhassanyusuf2917
@mohamedhassanyusuf2917 Жыл бұрын
Thanks mr xaliye
@hamsetaanifficial1043
@hamsetaanifficial1043 Жыл бұрын
Taliya gayga keep going bro .
Sidee Loo Aqbalaa Diidmada Naagaha
24:33
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 82 М.
5 Gabar ha tusin
11:49
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 56 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН
The Joker wanted to stand at the front, but unexpectedly was beaten up by Officer Rabbit
00:12
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,8 МЛН
Shaxda noqoshada Laba xaniyood !
17:55
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 84 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 55 М.
Sidee Loo  akhriyaa Buugta ?
37:34
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
CODKA UBAX: Fanka & Suugaanta - Cabdirisaaq Xasiliye
38:35
Codka Ubax Podcast
Рет қаралды 42 М.
Sidee uga bixi kartaa Comfort Zone -kaaga ?
18:48
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 40 М.
Kaalinta culimada iyo wacyiga bulshada
1:13:49
MM Somali TV
Рет қаралды 80 М.
7 Dumarku yeysan kaa arkin ha is Dhaawicin Adigu
12:47
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
03 | Sideed Noqon Mustaqbal Hadii aad sidaan ku sii jirto ?
22:11
Sidee Ku abuuri kartaa Qiimahaaga Nin ahaan ?
1:24:09
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 25 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 23 МЛН