Waxan daawaday barnaamij hore od so galisay geeridii i.haniya aad lahayd markasta o xamaas laga dilo hoogamiye yahuudu kama faaiido oo hoogamiyii hore mid kasii mayal adag ayunba so baxa Maanta ayan xaqiiqsaday waxad ka hadlaysay 🙋♂️recpact pro wlhi
2 ай бұрын
Taariikhda hogaamiyasha xamaas laga dilay natiijadii ka dhalatay dhan laga arki karaa.
@aahassan2 ай бұрын
Shukran ya Ustaadi ... Warar tafatiran la fahmi karo dhagaysigiisa laga caajisin and passed on the reality inta ugu imaada
@Elmibarkadleh2 ай бұрын
Nin qaali.yaxya siwaar waa halyay allaha guuuuusha hasiiyo....
@Ayuushah752 ай бұрын
Insha Allah guushu way dhawdahay💪 Sinwar Alla haka dhigo kii YH burburin lahaa Dilkii Haniyyah xaqiiq kamaysan faidin🤲 إماالنصر او الاستشهاد
@xumayra____2 ай бұрын
Dhowr jeer yaan soo booqdey channelka si aan udawado muqalkan ku aadanmxy kadhiganthy doorashdi sinwaar 😊 thanks ustaaad
Yuhuud baa arggixiso ah ilaahay baa yuhuud cabsi ku riday yuhuud iyo gaalo jabkood wuu dhawyahay masiibo allah kurido markeykan ilaahay Cadowgeed haku salido ismaacil haniye allah una xariisto xiligiis bu dhintay hadu ilaahay u qorin wu nolaan lahaa yuhuud sharaf malah ilaahay baa nacaladay cabsid yuhud ku hayso godad bey qoteen
@salahahmed65262 ай бұрын
Waxa iga su'aal ah Cida Xamaas ugu saraysa ee wax magacowda waayo? Ustaad bal barnaamij kasoo diyaari hadad awoodo
@Hamda-wv4es2 ай бұрын
Mashallah Allaha xifdiyo
@XusenYare-t9v2 ай бұрын
Guul in sh Allah hoganiye
@AbdikhadirOsman2 ай бұрын
❤❤❤ اللهم انصر المسلمين و اهزم المشتركين
@sidiiqmaxamed-pg6nm2 ай бұрын
yaxye Halyey alle Haka Hayo cadowga Muslimka yuhuuda Allow jabi
@simlodonfmc16664 күн бұрын
SHALAY UU NOLAA LKN MANTA MRKAN MUQALKAN DAWANAYO UU DHINTAY ALLLE HA U NAXARISTO 😢
@AhmeddahirMaxamed2 ай бұрын
Alaahu akbar wall yaxya sinwaar ale hakabadbadiyo
@ArsenalYareАй бұрын
YAHYE 🙌
@Mohamed-jh3lr2 ай бұрын
Guul
@abdinour2 ай бұрын
Yahy3 sinwaar waa legend
@adamjumale48712 ай бұрын
Carabtu dhimasho jeclaa !!!
@Inasuldan12352 ай бұрын
Wax waxaa jira dhib aan u aragno lakin khayr noo ah laga yabaa xilkan uu qabtey inay khayr u tahay Hada ka hor qiso dhacday boqor ayaa far ka go,day nin saraakiishiisa ka mid ahaa ayaa yiri laga yabaa inay khayr kuu tahay boqorkii waa xanaaqey ma anaa sidaas i lee dahay anoo dhiig iga da,ayo hada hala xiro ninkan buu dhahay sii hadana yiri laga yabaa inay khayr ii tahay adigo ayaamo kadib boqorkii waa bogsadey ninkii waa iska xiran yahay boqorkii baa si baashaal ah ugaarsi u soo baxay iyo inuu bakayle🐇 ugaarsado asagoo kaligiis ah kuwo cawaan ah baa arkey oo malinkas raadinayey qof ay ilaahooda(sanabkooda) u gowracan boqorkii bay qabsadeen ayagoo raba inay qalaan baa la yiri halaga baaro wax ceeb ah sey far go,an bay arkeen kadib waxay dhehen wax jirkisa qaar maqan yahay ilaahena uma qaleyno wey sii daayeen kadib wuu so labtey asago yaban ninkii buu dhahay hala ii keeno wuxu dhahay war fartii go,neyd waan ku badbaadey ee adigu maxad faa,iidey wuxuu dhahay anigu badanaa kaama haro hadii aan malinkas ku raaci lahaa hadii ay arkan adoo far la, anaa la igu badali lahaa marka khayr bay ii aheyd in la i xiro marka sidan wax u aragno mar marka qaar waa ka duwan tahay xaladu ilahay ayana og waxa noo fiican dhib hadu kugu dhoco alxm dheh
@Abdimalikhassan-sm2wn2 ай бұрын
❤❤❤❤ thanks ostaad🎉🎉
@Amiirka3o2 ай бұрын
Muxtamalan
@colaadcumar97442 ай бұрын
😂😂😂
@Khaalid42202 ай бұрын
Wllo muxtamilan ii micneeya
@SamiyaHilowle2 ай бұрын
Asc walalahey isoo ducaya arima igu adkaaday inoo rabi ii fududeyo insha allah rabi dartiis iigu duceya
@ismailhomar51422 ай бұрын
Bro Kasoo hadal dhaqaalaha Mareekanka oo sii liicaayo iyo waxa la filan karo
@shaaficisamadoon30952 ай бұрын
saxib kasoo hadal waxa dagaalka ka hortaagan turkey
@jalaalmedia2 ай бұрын
Turkey 🇹🇷
@ahmedcaadil92732 ай бұрын
Liketa halagu qabto ustaadka ❤
@IsmailIsmail-on3pb2 ай бұрын
CODSI Cabdirashiidow, broth.., muuqaal nooga soo samee Macdanta la yidhi waa dareere oo MEERKURI ayaa la yidhaa
Xamaz shacabka falasitiin dhibato u soo jeedaysaa moyee wax faaido malaha waayo marka weerar qadayso waa in ogatahay cida weerarayso awooda leeyihiin iyo maxay Ku jawaabi karaan xamas dhibato Wayne KU tahay shacabka falasitiin Israel sameeysay si israil ugu marmarsiyoto xamaz waa argagaxiso maraykanka hubka reer galbeedka la siiyo israil si loogu tijabiyo hubka reer galbeedka inta meel duminta karo waa siyaad dheer reer galbeedka rabaan Ku soo bandhigan awooda leeyahay hubkooda