MAXAY QUBARADU KA YIRAAHDEEN BURBURKA DIYAARADII MADAXWEYNAHA IIRAAN?

  Рет қаралды 52,739

HBN Online TV

HBN Online TV

28 күн бұрын

MAXAY QUBARADU KA YIRAAHDEEN BURBURKA DIYAARADII MADAXWEYNAHA IIRAAN?

Пікірлер: 73
@HBNOnlineTV
@HBNOnlineTV 26 күн бұрын
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
@kaafikaahiye3780
@kaafikaahiye3780 26 күн бұрын
ImImportant Kafikahiye people soomali Nolalmapad dadpmelipigta
@Mumin497youtub
@Mumin497youtub 26 күн бұрын
Diyarada waxa qarxiyey Labada diyaradood Oo iraan unba dishay
@falisa576
@falisa576 26 күн бұрын
Wa musiibo rab'baaniyaa ba la dhihi karaa o xaga Alle Ka socota o ilaahay ku jabinaayo Yuhuuda kibirsan.guul iyo Nasrina u ku Siinaayo masaakiinta la dulmiyey e la Xasuuqaayo ilaahay waxba kama qarsona e hawgu hiiliyo awoodiisa Iyo xukunkiisa Amiin
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 25 күн бұрын
Aamiin yaa rabi
@Abdinoor51
@Abdinoor51 26 күн бұрын
Reer falastiin wey silcayaan, kuwii la dhiiga ahaa la afka ahaa la diinta ahaa la midabka ahaana wey dhowranayaan ilaahay idin dullee🤲🤲🤲🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@bulohus8548
@bulohus8548 26 күн бұрын
Diyaaraha , markay soo dagaan oo - Basengerka dhan kasoo dagaan ,- isla markiiba , Engneero ‘ Ayaa shaqo Ka bilaaba , wax walba way ka - Chagreeyaan , Xataa baalasheeda - Waa laga Chareyyaa biyha iyo dhidalka waa laga badalaa !Anigu isla - Markiiba , Waxaan u Maleeyey inay - Engineerkii samaynayey Cilad galiyey! Allaahu’Aclam !!
@abdirizakmuse
@abdirizakmuse 26 күн бұрын
Masha Allah
@user-gh1wb2mg4l
@user-gh1wb2mg4l 26 күн бұрын
sheeko caruureed ayaan ku maqli jiray dad maalintiina wan ama dibi ah habernkiina ay ka dhigaan qof caadi ah waase kuwa wax tafaafula,hayba jirto
@Keway603
@Keway603 26 күн бұрын
YAARABII NOGARGAR 🌎UMATUL MAHAMAD.SAW AMIIM AMIIM AMIIM qasatan CALAMLU ISLAM AMIIM AMIIM AMIIM AMIIM 🙏
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 26 күн бұрын
Alahu akbar alxamdulih guul Palestinian insha allah jabiiya yahuud a
@asha3777
@asha3777 26 күн бұрын
Allaha la jiro ummaddan reer Falstiin
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 26 күн бұрын
Allaha u naxariisto mx Ibrahim raizi iyo ragii la socday .
@AhmedGalab-eh2pc
@AhmedGalab-eh2pc 26 күн бұрын
Hi
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 26 күн бұрын
MASR MAHADLEE
@cirjiidh77
@cirjiidh77 26 күн бұрын
Thnks
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 26 күн бұрын
Malaa’ig Ayaa Illaalineysa Muhaahidiinka. Tan Labaad Allah Ayaa Wata Mujaahidiinta. Allaha Xafido Mujaahidiinta.🤲🤲🤣😢
@haashimmohamedelmi7880
@haashimmohamedelmi7880 26 күн бұрын
Mareeykanku waa cadoowga Islaamka...
@owsedguresuul8794
@owsedguresuul8794 26 күн бұрын
wcs Mowliid xaaji cabdi
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 26 күн бұрын
Ilaahay cadhadiisa ayaa ku dhacday iyo ducadii ayaa Nagala aqbalay
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 26 күн бұрын
Asaga iyo inta taagyeerey soba nacalad da allaah ha ku dhacdo oo guul daro iyo fadexad aduunba allaah ha kurido
@halimaahmed8756
@halimaahmed8756 26 күн бұрын
ALLAH AYAA LAJIRA HAMAS
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 26 күн бұрын
Waa bentod is qabqabsiga iyo hadaladan wexey ku qarinayan wexey sameyen.
@MaxamedCali-nz5md
@MaxamedCali-nz5md 26 күн бұрын
Reer qaza cid uma maqan ceelna uma qodan ilahay ayaa uma maqan
@ardonoorwardhere8913
@ardonoorwardhere8913 26 күн бұрын
Inuu gumeysigiisa sii watch raba yaase ka yeelaya
@cismanmahamed4872
@cismanmahamed4872 26 күн бұрын
Sc marnaba Cidi kuma jiran mu amarad shisheeye dilka madaxda eran ee qadarka aya kudhacay
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol 26 күн бұрын
Asc HBN Online TV mowliid guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka Rafaxx iyo Qaazaa Allaha u naxaristo Madax wenaha Iran iyo wafdigilasocday kusoocoo guleesoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 26 күн бұрын
Laakiin sababta labada diyaarood ugu tegeen iyo sababta markii horaba diyaarad duug ah loo saaray
@mahadguray4241
@mahadguray4241 26 күн бұрын
Waxaanu joognaa new hargaysa Waxaanu taagersanahay falastiiniyiinta
@sahraisse1149
@sahraisse1149 26 күн бұрын
Wcsww walaale mowlida anigu waxaan aminsanahay in diyaaradihii kale see uga tageen madaxweeynaha waa wax shaki ku jiro waliigay ma araga maana maana maqal laga caraway because waa caarar in kastoo sacaadii dhaamaatay Allah u naxariisto
@adanadow4967
@adanadow4967 26 күн бұрын
War ileen tan oo kale 😅😂😂😂😂😂
@houusseinsaid
@houusseinsaid 26 күн бұрын
Ascarintaaninkaa 26kasanolaguhaystay jaarka waxan umaleeyaa inuusixranaa waxkale oonnidhaahno ma aqaan laakiin warkiisa danbe waxuukudanbeeyo waankaa sugaynaa HBN oki
@shiine111
@shiine111 26 күн бұрын
Yahuud fulaynimadooda ilaahaybaa nooshewgay
@user-lj7nr3xi9r
@user-lj7nr3xi9r 26 күн бұрын
Asc sxp mawlid x gusha waxa helaya muqamawadda falstiin insha allah
@muxumedamir
@muxumedamir 26 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌
@Husseinali-gr9kj
@Husseinali-gr9kj 26 күн бұрын
Muuqaalada soo gudbiya
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 26 күн бұрын
26 years in hostage not far from where he was living is not a joke
@fadumomohamud7232
@fadumomohamud7232 26 күн бұрын
Sacad cidna ma celin karto markasta ma eyan dhafilahen waqtigas maxa lo samen wayey wixii qoran cidna waxba kama badeli karto alla u qorey iney sas kubaxan janada allaha geyo .
@musemohamed4508
@musemohamed4508 26 күн бұрын
Asc. Ustaad. Mowliid. Natanyahu. Waa. Riyoonayaa. Isagoo. So. Jeeda. Kkkkk
@user-ge2ek1kl3m
@user-ge2ek1kl3m 26 күн бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 26 күн бұрын
Mareykan ka iyo Israel hala dacweyo iney adunka khiyamen oo ay qariyen iney 1dowlad yihiin aa ay san 2ba wadan kala aheen
@Official-gt4we
@Official-gt4we 26 күн бұрын
Cimirigiisa ayay dhameeyen xabasi kudhameyen wiilaka
@kchanad
@kchanad 26 күн бұрын
Horta waa suaal sax ah xagee ayey aadeen labaddii diyaara dood ee la socday tan labaad hadii ayba 3 diyaaradood ahaayeen maxay kuligood 1 diyaar u wadda raaceen inay qaybiyaan ayey a hayd markaa timir laf baa kujirta
@zahraabdigulled1707
@zahraabdigulled1707 26 күн бұрын
xataa youtobe waa yahuud warkina wu iga qariyaa awal markan furo youtoba hore ayan ka arkiray HBN hada waa in an radiyaa
@Qooyskena
@Qooyskena 26 күн бұрын
Yahuuda iyo rer galbedka waa tuug iyo tug qaris ceebtodi ayaa allah banaanka keenoya
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 26 күн бұрын
Israelsupremacy
@user-en9ss6gf7j
@user-en9ss6gf7j 26 күн бұрын
Wa awooda ilahey, ilahey aya la jiro xamaas
@hilaalfaysalcali7113
@hilaalfaysalcali7113 26 күн бұрын
Markaa nin kaliya sidee buu nin la mida u afduuban karaa muxuu se afduubkiisa ka faaiidayey gabadh garanaye
@Maxamedosman-fs8pt
@Maxamedosman-fs8pt 26 күн бұрын
Warun
@adanxasan5801
@adanxasan5801 26 күн бұрын
🎉macamishakodhashawas 😅abgashakudhashaws
@hamdiabdi4113
@hamdiabdi4113 26 күн бұрын
Carabey calaamo idinka iftay qunyar socod kulahaa
@abdishakurabdirahim1952
@abdishakurabdirahim1952 26 күн бұрын
1 week ka hor ayan shekadan dhageystay
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 26 күн бұрын
YURUB WAA BURBURTAY WACAA SOO HARAY MARAYKAN ISDIFAAC AH IYO AWOODII REE BARIGA SOO OGOOW
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g 26 күн бұрын
Kkkkkk iskahadlow ina igare waar meesha iskagatag talo kuumataalee meeshee
@user-wi8yn1kk9l
@user-wi8yn1kk9l 26 күн бұрын
diyada hadan laqarxin halqof sowmahadlen
@Official-gt4we
@Official-gt4we 26 күн бұрын
Waba. Dad qalato. Kuwan. Bisinka
@Ciiltire572
@Ciiltire572 26 күн бұрын
Cawada waxaa gudaha iiraan lagu dilay nin sirdoonka wadanka iiraan ah marka gudahooda ayaa qasan
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 26 күн бұрын
Mowlid ninkan 26 sano afduubnaa habeen hore waad inala wadaagtay maxuu yahay macnahaaga. Ma isku dhax yaacday walaal.
@hassenibrahem779
@hassenibrahem779 26 күн бұрын
Mowlid quburadu wey saxsayihin labada diyaradod madaxweynaha iney wardiya uu naqdan ye uga tagen sual?
@user-gh1wb2mg4l
@user-gh1wb2mg4l 26 күн бұрын
waxani waa wax lalayaabo balse ninkan wax af duubay miyuusan lahayn reer iyo naag iyo caruur,waayo dumar iyo caruur wax ma qariyan,,looba joogee
@az.o.4694
@az.o.4694 26 күн бұрын
Maya ninku kaligii buu noolaa
@MushteqAxmad-sm8tu
@MushteqAxmad-sm8tu 26 күн бұрын
Waa ii dheh meesha ay lee yihiin waa reer galbeed Markaa waa shirqool loogu dhigi rabo madaxda xamaas suurta galna maaha in xamaas lagu shirqoolo
@user-zp5pm5nu5c
@user-zp5pm5nu5c 26 күн бұрын
Ariintan o kale Waxay Ila tahay ma aha e baadhitanka Yan laga hor dhiciin
@HiboAhmed-lu1zj
@HiboAhmed-lu1zj 26 күн бұрын
😂😂😂 habaar kugu dhac muxuu marka hore umada uleynaa muu iska daayo ala kuqaad dheh
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 26 күн бұрын
Ninka ma shabaq bu giliyi Ama wuu sixri
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 26 күн бұрын
Mowlid ninkaan congress ka hadlay waa bin cafirka USA wuxuu rabuu sheegaa
@maxamedwayrax6648
@maxamedwayrax6648 26 күн бұрын
Waxa loo baahanyahay baadhitaan gudaha iyo mid azerbajan ah in la sameeyo jawi xumi ma jirin oo kuwa kaluu saamayn lahaa diyaarad 50 jira madaxwayne qaran sababta loo saaray o cadaw badan lahaa wasiirka biyaha o qudhaa Shanahan lahaa e Mada Wayne yaa u diray labada diyaaradood baa war Badawi ku duugan yahay
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 26 күн бұрын
Israël wey isdaalin ee xamaas ayaa qasa ka talin doonta Israël iyo aabaheedna iyagoo kabo la ayeey ka cararidoonaan marinka qasa iinshaa allaah
@shamisali4599
@shamisali4599 26 күн бұрын
Mowlid dagalka laga baqayo maxay tahay bal iso sheeg an yurub ka carare inte gor gor tahaye
Which one of them is cooler?😎 @potapova_blog
00:45
Filaretiki
Рет қаралды 8 МЛН
ГДЕ ЖЕ ЭЛИ???🐾🐾🐾
00:35
Chapitosiki
Рет қаралды 14 МЛН
WARARKA SOOMAALIDA: MUQDISHO + PUNTLAND + GALMUDUG + WAQOOYI BARI KENYA
17:26
QISADA CAMAAR!@sawdamqaalib
45:58
Sawda Qaalib
Рет қаралды 8 М.
MAGA Repubs launch assault on Manhattan DA Alvin Bragg in contentious hearing
4:14:58
ЕГОР СЪЕЛ ИНСТРУМЕНТ? 😳😅  #shorts
0:19
Зубландия
Рет қаралды 17 МЛН
ТЫ С МАМОЙ В БОЛЬНИЦЕ😂#shorts
0:53
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 3,9 МЛН
ТОҚАЛМЕН АЛЫСҚАН ЖЕТІМ ҚЫЗ/ KOREMIZ
46:54
Көреміз / «KÖREMIZ»
Рет қаралды 314 М.