Isma qabanayso Xirsi ba Djibuuti baasboorkii u diiday iyo waxa laso farey xirsi inuu xidho Berbera oo wuu xidho ee hadalkaagu ma waxa weye ninkii been doonayow Ibraahim ceydid dhegeysa
@NasirOsman-y9e2 күн бұрын
Waar bulaacadan dadka halaga qabto Ibraahim Fuudle waar dadkii way ku barteen inaad BULAACAD TAHAY KU QADHAABSADA BEENTA & ISKU DIRKA DADKA REER SOMALILAND.
@JaamacAdheere-xm6xuКүн бұрын
Kala eryaha S/land ayaad tahay ee ALLAH KABAQO INTAAD ISLEEDAHAY MUUSE RAALI GALI
@AbdiRage-xq6wm2 күн бұрын
Waaryaa xidhi kara dekeda berbera waar dee Somaliland masuul Kama aha Dekeda maanulkeda waxa haya Emirate waxan aad kasheekaynayso garanmaayo Alnijaas Ismail Omar uqsumu bilaahi wuxuu nagu wado hadaanuu naga joojin 4 gantaal ayaanu ku dhufanaybaa meeshu ma wadan baad mooday waa bad la buuxiyey intaa yaree layidhaa guudka ee qolada daldhigyada uu isugu keenay waar wuxu waa fatal isaga iimaan la’aan wadani diinta ka ciyeyso ayuu meesha isugu keenay wadamo aan is arki karin anigu hadaan iminka u tago oo aan ku idhaa saldhig ayaan rabaa Iba odhanmaayo xageed katimi intaa sii daa oo million ayuun buu odhanayaa waxaasi waa noocma waar kudaafad weeye dheebar xidhan xagee waxaasi ku qoranyihiin baasaabor ayaan kusiinayaa dekeda soo xidh weligay waxaasoo kale maan maqal