Maxay tahay sababta Ethiopian Arline Somalida loogu cunsuriyeeyo iyo Shirkada oo ka hadashay Gabadhi

  Рет қаралды 3,264

ERAR TV

ERAR TV

Күн бұрын

ABOUT ERAR TV
Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +254 722449446
+251915559955
Email: Avocadomohamed1@gmail.com
Our KZbin channel: / @erartv
Facebook: / honavocado
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

Пікірлер: 21
@nashaadmedia9691
@nashaadmedia9691 2 ай бұрын
I’m from Jigjiga zxb diyaraad waa laay gu cayay ee kaaca doolow 😢
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 2 ай бұрын
Soomaali Air inteey ka imaaneyao Jigjiga Air Hala sameeyo
@allasm.6333
@allasm.6333 2 ай бұрын
WADANI GEESI AH ALLAHA KUXAFIDO. ANIGU WALIGEEY MARAACIN
@daauudcaliMaxamed
@daauudcaliMaxamed 2 ай бұрын
Yaan laa raacin diiyarada itobiya haladiido
@Daacad2023
@Daacad2023 2 ай бұрын
Cunsuriyad xun bay soomaalida ku hayaan, boorsada inta lagaa lumiyo, baanad helayn, waana service xuntahay oo ixtiraam ma laha.
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 2 ай бұрын
Gabadhaas abaalmarin waan aad ucodsataan 2 diina wariyaw ee qiimaha badanow
@saramohamud314
@saramohamud314 2 ай бұрын
Soomaalida oo dhan waa in ay qaadacaan oo aan la raacin diyaarada xabashida soomaalidu waa in ay diyaaradaha kale ee aduunka ha la raaco
@fe8445
@fe8445 2 ай бұрын
Ethiopian Airline Soomaali inuu raaco ma ahan hadii uu helayo diyaarado kale. Turkish, Egypt, Qatar, Kenya raaca.
@AbdulAziz-vl9pu
@AbdulAziz-vl9pu 2 ай бұрын
Soomaalida ayaa ku qanacsan in la duleesto maadaama ay wali Ethiopia Airline raacaan 2024, Soomaali galbeed waaba ku qasban yihiin lakin Soomaalida kale qiil malahan ay ku raaci karaan diyaarada Cadowgeena aduunka ugu xun
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 2 ай бұрын
SOMALIDII DAMIIRKA laheed way dhamaatay, ilamana ahaan inay faraha ka qaadayaan waa dad nasakhan oo itoobiya ukala dhuumanaya iyo diyaaradaheeda
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 ай бұрын
Diyaaradaha kale ee caalamiga ah soomaalidu ha raaceen. Malaha nintaas waa gabadhii madaxweyne muuse biixi dhalay
@chadali4043
@chadali4043 2 ай бұрын
Hadaan raaco anaa ka gardaran
@nuurabdi8821
@nuurabdi8821 2 ай бұрын
Ama aan wax iska celino ama Inaga daaya calaacalka,
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 2 ай бұрын
SOMALIDA IYAGAA KHALDAN, MAXAA ITOOBIYA DABA DHIGAY
@subeermohamed3051
@subeermohamed3051 2 ай бұрын
HUBKA NALAGU LAAYO AYAAN SIINAA ITOOBIYA, MARKA WAYKU SAXAN YIHIIN INAY NA DHARBAAXAAN HADAAN DOQON AAN WAX FAHMAYN NOQONAY
@JigjigaNewsChannel
@JigjigaNewsChannel 2 ай бұрын
Wixi gabadhi ku dhacey meshegin, raci gada macna laheyn uun ka hadleysa. Marki hore dhacdada sidu yahay sheeg.macna dageeystayasha uu dah
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 2 ай бұрын
Somali airline aa mardhaw raaci doona sorry abaayo 🇸🇴🫡🦁💎☝🏽💪❤️
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 2 ай бұрын
SOMALIA GUUUUL ITOOBIYA CAGTA HOOSTEEDA
@SiraNo-z9f
@SiraNo-z9f 2 ай бұрын
waa yaab wax itobia ledahy maxaa idin daba dhigay
@abdiazizrabi8941
@abdiazizrabi8941 2 ай бұрын
Waaruntaa
@fe8445
@fe8445 2 ай бұрын
Lacagtaadii baa lagugu dilayaa. Cadawgaaga lacagtuu kugu dili lahaa sii!
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 50 МЛН
AMHARA | Can Ethiopia Survive?
13:56
Prof James Ker-Lindsay
Рет қаралды 221 М.
Maayarka Hargaysa ina mooge maxaa ku gooni ah oo lagu haystaa
20:19
Wardheer Media Tv
Рет қаралды 6 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН