MAXAY YIHIIN WAXYAABAHA GAARKA AH EE HALGANKA FALASTIINIYIINTU KU SUNTAN?

  Рет қаралды 51,144

HBN Online TV

HBN Online TV

22 күн бұрын

MAXAY YIHIIN WAXYAABAHA GAARKA AH EE HALGANKA FALASTIINIYIINTU KU SUNTAN?

Пікірлер: 57
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc 20 күн бұрын
Guuul Guuul iyo gobonimo reer palestiin aamiin aamiin yaarabi
@abdirazakmahamoud2829
@abdirazakmahamoud2829 20 күн бұрын
Anaga Somalida ah ayuu quluubtayada ku sun tanyahay Sh. Axmad Yaasiin. Rahimahu Allah.
@maxamedwali7711
@maxamedwali7711 20 күн бұрын
Allaahu akbar allaw guulsii reer falastiin garabkoodaanu nahay hadaanunahay walaalahood waanay guulaysanayaan insha allaah
@bashirgalbayte3601
@bashirgalbayte3601 20 күн бұрын
Macalim Culus salan sare Warkina Waa Topp
@rodamohamed1162
@rodamohamed1162 20 күн бұрын
❤illahow ❤caawi ❤ Falastiin ❤Allahayow guulsha❤siii❤amiin ❤amiin ❤amiin ❤yaa rabi ❤kariim❤❤❤❤❤
@alihirsi2228
@alihirsi2228 20 күн бұрын
P
@seynabcali4205
@seynabcali4205 20 күн бұрын
Inta dhimato jano inta noolna guul iyo gobonimo
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 20 күн бұрын
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@user-xd3et6jx1c
@user-xd3et6jx1c 20 күн бұрын
Masha alaah walee waa umad adag alaha caawiyo reer falastiin waa dad adad geesiyo ah waxaase iska caadiya inay basaasiin badan leeyihiin taasna umado kale ayay kala mid yihiin guul falastiin isha alaah
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 20 күн бұрын
Ku saliya nabiga❤
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 20 күн бұрын
Waan idin wada salamay M&M subax wanagsan,ilaahey masiibo,uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Israel iyo marekan ciidamadooda madaxdooda,ilaahey Naarta jahnama Ilaahey haku rido Netanyahu iyo Beydhan yaarabi Aamin
@user-mt4dq6se3t
@user-mt4dq6se3t 20 күн бұрын
Illaahay ha caawiyo walaalahay reer falastiin 🤲❤️🇪🇭
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 20 күн бұрын
Halganku wuxu raba dhiig geeri gasho dhawada xanuun marka intiba waytala qasa marka way xorobayan insha Allah free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉🍉
@user-nm9oh6ej3q
@user-nm9oh6ej3q 20 күн бұрын
Insha Allaah hogaamiye yaasha xamaas ma arkaayaan bi idni laah ilaahow hogaamiyeyaashas ubadbaadi Reer falastiin ❤❤❤❤Allaahu Akbar ❤❤❤Alaahu Akbar ❤❤
@JaamacMaxamed-fg1np
@JaamacMaxamed-fg1np 20 күн бұрын
Yaa rabiii waa maalin jimce yaa rabii adaa nayiri ibarya waan idin ajiibine yaa rabii reer falastiin ugargaar oo cadoowga kaqabo
@Sayidabdirahmannurhirsi
@Sayidabdirahmannurhirsi 20 күн бұрын
Mashallah wllyaal mahadsanidiin guuleysta jimco wanaagsan ❤❤❤❤
@IsmailMolu-uf7xo
@IsmailMolu-uf7xo 20 күн бұрын
Mansha Allah guuul xamas inshallah
@saleman8894
@saleman8894 20 күн бұрын
Guul falastiin❤
@fartunnairobigoldjewellery4550
@fartunnairobigoldjewellery4550 20 күн бұрын
Ilaahay hakuguuleeyo halgankooda shuhadaada kadhimatayyna ilaahay ha'unaxariisto
@nuroducale7302
@nuroducale7302 20 күн бұрын
Masha allah.
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 20 күн бұрын
Allah ha ku duleeyo hana ku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana u maciino hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 20 күн бұрын
Allaah Ha Ka Aqbalo shiidnimada Dhamaantood
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 20 күн бұрын
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade ❤❤qeersheega
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 20 күн бұрын
Kuligood waa wada yaxya
@Abo_bilal511
@Abo_bilal511 20 күн бұрын
🇵🇸❤️🇸🇴✅👍very good
@ashawooo
@ashawooo 20 күн бұрын
inshallaha kuwa baabaya oo Jabaya oo Qasaray Waa Yuhuda Nacalda ha ku dhacade inshallaha gush waa walaalah Reer Hamas hadi madax Hamas la dila waxa soo baxaya kuwa wane illahaya ha xafida Hamas
@fadumoahmed6170
@fadumoahmed6170 20 күн бұрын
Illah ha unaxriisto
@nimconurmuse1787
@nimconurmuse1787 20 күн бұрын
Hadii Aadan Sheegin taariiqda kumadhegeyseyno
@markcaa2942
@markcaa2942 20 күн бұрын
Ascw walaalo ayaankunahay dagaalka falestiin dhexdeenii xaasid iyo xumaan ayaa qayra xada
@FartuunXasanCali
@FartuunXasanCali 20 күн бұрын
Yahuuda Alle ha dabar jaro
@ashaomer4235
@ashaomer4235 20 күн бұрын
Palestine will be free insha Allah
@AxmadmaxamadcumarCumar
@AxmadmaxamadcumarCumar 20 күн бұрын
Axmad maxamad Ascension
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 20 күн бұрын
IF WE ARE PUNTLAND OF SOMALIA 🇸🇴 WE ARE READY TO MAKE BUSINESS IN SALAALA OF. OMAN. ......
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v 20 күн бұрын
Unuqa shanjirka iya sida sinwar si qadaran ey tahey fikradisa si ey dulinimada sahnuuniyada ey ula daqaalami lahaayen
@seynabcali4205
@seynabcali4205 20 күн бұрын
Xamaas waa tiir aan jabeyn idanka eebe noolaada intey nololi jirto
@maxamedCawil-yc2mz
@maxamedCawil-yc2mz 20 күн бұрын
Mawalld..waa.mahad.sanatahay.sxb
@user-yu4kd5yu1o
@user-yu4kd5yu1o 20 күн бұрын
Maskaxda.israel.baabiisay.waa.sinwaar.guul.aamiin❤❤❤❤
@adarmohamed3709
@adarmohamed3709 20 күн бұрын
😂 xataa wali kuma bilaabo bisinka eee eee ayu dhahaa Mawliid habalo odaygan
@user-dm3mr3ny3l
@user-dm3mr3ny3l 20 күн бұрын
Cadownimada Israel Waxey sii badineysaa halganka falastiiniyiinta,
@user-bk3em9dp4x
@user-bk3em9dp4x 20 күн бұрын
Thanks
@AxmedYaasin-pn4kw
@AxmedYaasin-pn4kw 19 күн бұрын
Muhimaduu waa shayga mabda layidhahda rag ma waayo
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py 19 күн бұрын
Aad ban ufahmay mahad sanidiin
@user-eh1hs7dj4c
@user-eh1hs7dj4c 20 күн бұрын
Sahnuniyada.allaha.jabiyo.xamas.allaha.guuleeyo
@Baareey
@Baareey 20 күн бұрын
Asc mahasanidiin maxamuud maxamad cade iyo mmowliid xaaji sida aad noogu sotabisaan caalamka sida ay wax uga socdaan
@muxumedamir
@muxumedamir 20 күн бұрын
❤❤❤✌✌✌
@user-ip3kj4ps4b
@user-ip3kj4ps4b 20 күн бұрын
Xamaas waxaa ladagaalamaya reer gabeed oodhan iyo carab oo dhan hadana waa kuwaas 7 bilood dagaalka wada kuna gacan sareeya
@user-rs9jr6ir2x
@user-rs9jr6ir2x 20 күн бұрын
Hbn tv
@Deeqa-wb1el
@Deeqa-wb1el 20 күн бұрын
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 20 күн бұрын
Intay xasuuqeen ma arkayaan
@FadumoIlyaas-zp7pz
@FadumoIlyaas-zp7pz 20 күн бұрын
😢😢😮😮😮❤
@user-ui8gd7gb1c
@user-ui8gd7gb1c 20 күн бұрын
Allha ugar gaaro dadka ree falstiin
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 20 күн бұрын
SODONKII SANO SUFIYED MESHA KABAXAY MARAYKANKU UMA DHAKHMIN INUU SALA M M M M M
@XasanCumar-eb6db
@XasanCumar-eb6db 20 күн бұрын
Maraykanku. Haduulahaa. Deked. Baan. Falastiin. Usamaynayaa. Mawaxay. Kusodhamaatay. Maamul halkaas. Yuhuudu. Kadhis. Saaysoh dawlad. Yuhuuduleedahay emaahaayn. Falastii. Deked. Loodhisaayoh. Siyuhuuda maraykank. Meel. Hubba.iyo. saadku. Yuhudu. Kalasoodegtoh
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 20 күн бұрын
In kastoo ay tahay murugo hadii la dilo madaxda xamaas.hadana looma dhutinayo
@user-ti3rg7gi6x
@user-ti3rg7gi6x 20 күн бұрын
YUHUUD GARAB AAN MARAYKAN AHAYN MALEH ASNA KHARNIHAN KOB IYO LABATANAD DAGAL LOOGU TALAGALY AYUU KABIXI LA YAHAU MA SII JOGIDONTO BARI DJEXE IYO MEL ISLAM KA DHAWYAHAY
@abdiisse6808
@abdiisse6808 20 күн бұрын
Maxaa la idin dhegeystaa odaygaan aad dhiseysaan ayaan idinku nacnay oo hadalka dhanba ku dheelaayo EEE EEEE EEE
@ciilkacadde6306
@ciilkacadde6306 20 күн бұрын
Sacd
Китайка и Пчелка 4 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 2 МЛН
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 12 МЛН
100❤️ #shorts #construction #mizumayuuki
00:18
MY💝No War🤝
Рет қаралды 20 МЛН
NATO Defense College 53rd Academic Advisory Board (AAB) meeting
1:32
NATODefenseCollege
Рет қаралды 14 М.
Secretary General Antonio Guterres Opening Remarks at Financing for Development Forum 2024
9:34
UN Financing for Sustainable Development Office
Рет қаралды 3,1 М.
НЕОБЫЧНАЯ ИСТОРИЯ ЗНАКОМСТВА
0:59
boscolingus
Рет қаралды 2 МЛН
Өзгерген өмір!
1:16:09
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 257 М.
100❤️
0:20
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 56 МЛН
Thử Thách Uống Nước Kinh Dị #shorts
0:53
Triệu Khải Duy Vlog
Рет қаралды 40 МЛН