Maxeey Aaminsan Yihiin Yahuuda, Maxayse ka aaminsan yihiin Alle Wayne

  Рет қаралды 100,494

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Пікірлер: 148
@murzal31
@murzal31 2 жыл бұрын
Naclatulaahi bilyahuudi wannasaaraa
@faisasoleman6685
@faisasoleman6685 2 жыл бұрын
أشهد أن لا إله إلا الله وأشهد أن محمد عبده ورسوله ☝
@manamhajji6456
@manamhajji6456 2 жыл бұрын
الحمد لله علي نعمة الاسلام
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane 2 жыл бұрын
0:54 iska Sax Yahuudu waxay aamisanyihiin illahay inuu Dhalay Cuzayr sida ku xusan Kitaabka Quranka🥺 قال الله تعالى ( وَقَالَتِ الْيَهُودُ عُزَيْرٌ ابْنُ اللّهِ )
@caarifmoha7456
@caarifmoha7456 2 жыл бұрын
Saxiib waa qayb ka mid ah ayaa cuzayr aaminsan lakiin aakhiro ma aminsana waxayna u haystaan in adduunka laga samaynayo isla aduunkana lagu cadaabi kii khalad gala in yar mooye
@iprafarax3977
@iprafarax3977 2 жыл бұрын
Sxp waa qayb ka mid ah cristiankaba wey kala duwanyahy
@abdiyasin2333
@abdiyasin2333 2 жыл бұрын
Aad iyo aad hadaad waxaadam aqoon u lahayn tirahdo waa dharaxaya waa tararaxaysaa yahuud ilahay ma aminsano shayadiin anan kristanka dhaamin weeye cuzayr ayay yirahdeen waa wil ilaah waxay yirahdeen alaaah la sheegayo gacantiisa walabantahay anaga ka xoolo badan marka waxaan iskaso sax bro
@abdulbasito5778
@abdulbasito5778 Жыл бұрын
@@abdiyasin2333 Walal Cuzayr waxa aaminsanaa yuhuud ku noolayd dhulkii Xijaas kuwaasoo Carabta la noolaa yuhuuda kale lamay qabin haatanse ma jirto yuhuud aaminsan waana caqiido meesha ka baxdey
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 2 жыл бұрын
soo labasho wacan masuul bariyahan muuqalaadada ma dawane sanad kan cusub ayaan kuu rajaynayaa inuu kuu noqdo sanad wanagsan oo barwaaqo leh adigah iyo familkaaga amiin
@MohamedsiciidCali
@MohamedsiciidCali 6 ай бұрын
اشهد ان لا اله الا الله وشهد أن محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤
@xaawomuxudiin3779
@xaawomuxudiin3779 2 жыл бұрын
Thnkis my bro allah ha ku barkeyo
@abdisalanismail9596
@abdisalanismail9596 2 жыл бұрын
Xasan cisman thanks sxb Yuhuuda iyo . Christmant Ayaan noo so gudbiyas Wad ku mahad sanahy Isha Allah no so diyari . Hinduism iyo buddismka !
@prohusnihasan4774
@prohusnihasan4774 2 жыл бұрын
Inshalah xasan lkin aad ayaad u gabisay mudoyinkan waqti dheer kula socda ila iyo 5 sano ah sida aad ugabisay 2021 horay uma aadan gabin sida daremayo qeyr badan guul kurajeyna wllkey xasan cusmaan xaaji
@abdimahadguurefaataxa8338
@abdimahadguurefaataxa8338 2 жыл бұрын
Wax badan waa nala wadaag ustaad Hassan osman Haji. Allah ku xafido. Mahadsanid ustaad
@ahmedyuusuf2168
@ahmedyuusuf2168 2 жыл бұрын
Hassan osman haaji mahadsanid Wa mihiim in diimaha caalamka wax laga ogado iyo umadaha
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Ай бұрын
intas kaliya maaha ee waxay kaloo aaminsan yihiin in aduunku iyaga ay ugu qiimo badan yihiin inta kale ee aduunka ka soo harana sidoodaba loo keenay aduunka in ay iyaga u qidmeeyaan oo ayna adoon u yihiin aan wax xuquuq ah leyn ummadaha aduunka oo dhan ay ka sareeyaan inta kale ee aduunka ku noolna ay yihiin waxaan jirin
@fowsiyabashir5833
@fowsiyabashir5833 2 жыл бұрын
Mhd sanid macalin xasan xaaji wax badan ayaan kaa faa.iida allaha kuu dabi dhaafo aakhiro io aduunba👍
@shiinexasan5505
@shiinexasan5505 2 жыл бұрын
Xasan cusmaan abdi, walal warbixinadaada sanadkaan haduu alle idmo bal noo soo badi, waxaad tahay qof cod nadiif ah leh, lana fahmi karo, walal xoog saar barnaamijyo sanadkaan in aad naga dharjisid
@somaliwood137
@somaliwood137 2 жыл бұрын
500k is coming soon 👏
@matipyare9930
@matipyare9930 2 жыл бұрын
ALOW YAHUUDA HALAAG
@mohamedilyasabdi3735
@mohamedilyasabdi3735 2 жыл бұрын
Maadama Aad cidaan Nafahansiisay Inta kalena Nosoo Dhameestir wixii ku saabsan yuhuuda Dhaqankooda Mahadsanid Walal hagio
@ibraahimabdiwaxidabdi9904
@ibraahimabdiwaxidabdi9904 2 жыл бұрын
masha allah sxp inoosobadi barnaamijyadaan
@cilmaawichanal227
@cilmaawichanal227 2 жыл бұрын
Xasan cismaan xaji ilahay Haku barakeeyo boqortooyo
@chrono7173
@chrono7173 Жыл бұрын
4:35 Joshua Remember Joshua is Hebrew meaning Isa in islam and Jesus is for Western 😊
@osmanyare7736
@osmanyare7736 2 жыл бұрын
sxb Allah haku hifdiyo ,wax badan ayan ka faidna ,ilahey haku Awal mariyo🥰🥰🥰🥰🥰🤩
@nouserthischannelknowjustn834
@nouserthischannelknowjustn834 2 жыл бұрын
Mashallah bro keep going
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 2 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad casharada nooso badi
@mukhtarxasan2595
@mukhtarxasan2595 2 жыл бұрын
Masha alla Alle hakubarakeyo xasan Cismaan barnaamijyadaada wanjecelahay wllo ilaa kuwi hire Si. Maalin.le.ah ayaan udaawada. Wllo Barnaamij xag kasoodiyari shiicada waayo shiicada wa khatar Diinta iyo dad Ka suniga ah ba lid Ku ah waliba Somali badan. Ayaa kudoodaysa Inlay sax yihiin shiicada
@mankaboy3955
@mankaboy3955 2 жыл бұрын
Masha alah ilahay hako xafido
@saida2003
@saida2003 2 ай бұрын
Xasbunallah wanicmal wakill wana ciyadubillah 😢
@quuleoutsparpart9873
@quuleoutsparpart9873 2 жыл бұрын
Mahadsanid mudane
@shugricabdi9898
@shugricabdi9898 2 жыл бұрын
Thanks mudane
@abdiwaliibrahim303
@abdiwaliibrahim303 2 жыл бұрын
Mahadsanid xasanoow💯👍
@zubeirahmed1798
@zubeirahmed1798 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@SurprisedBlueMackerel-xc4gs
@SurprisedBlueMackerel-xc4gs 6 ай бұрын
ما كان إبراهيم يهوديا ولا نصرانيأ ولاكن كان حنيفا مسلما وماكان من المشركين ❤❤❤❤❤
@darwiishman..10
@darwiishman..10 2 жыл бұрын
Thanks so much my brother Ilahay hakuxafido wllo
@abuanasahmed8496
@abuanasahmed8496 6 ай бұрын
الحمدلله على السلامه
@cqaadiraxmed4567
@cqaadiraxmed4567 2 жыл бұрын
Waa inoo Kulan Danbe Qeyrbadan Kurajeynaa I.a
@Aminatt31828
@Aminatt31828 Ай бұрын
waa beentood nabi ibrahim yuhuud ma aheyn
@sahalfilms
@sahalfilms 2 жыл бұрын
Soo laabasho wacaan
@hsss698
@hsss698 2 жыл бұрын
ustad inkatow naka!aqmet maalimo qura wlcm ❤️💫
@abdirahmanjimale6402
@abdirahmanjimale6402 2 жыл бұрын
Xasan waan ku salaam marka hore waxaan rabnaa barnaamijka ma ogtahay waan u xiinay
@fahimacadey3546
@fahimacadey3546 2 жыл бұрын
Thanks bro
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 2 жыл бұрын
Anbiyada dhamaantood waxaan uhaystay inay yiihiin qawmiydda yuhuuda marka laga reebo nabigeenii suubanaa NNkH
@safaanuur8419
@safaanuur8419 2 жыл бұрын
Nabi welipa wuxuu lahaa qoomiyad gooni ah🙏
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
سبحان الله وبحمد سبحان الله العظيم
@farhiyobdhh3758
@farhiyobdhh3758 2 жыл бұрын
Mahadsanid buulo xubey jizakslsh
@ubaxmaxamud5980
@ubaxmaxamud5980 2 жыл бұрын
Masha allaah
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
ASC buulo xuubeey waayadaan waa lagu waayay, waxaad nookeeni jirtay barnaamijyo badan , 2022 Sanad wanaagsan. mahadsanid ✔️
@runtarabiigujecel6476
@runtarabiigujecel6476 2 жыл бұрын
Very talented man
@cabdirisaaqyare43
@cabdirisaaqyare43 2 жыл бұрын
Wan kuwada sugayney walal 😘😘😍
@abdellatailor9395
@abdellatailor9395 2 жыл бұрын
Keep going
@sheekhabdulkadir1431
@sheekhabdulkadir1431 2 жыл бұрын
Keep going wll xassan
@khalidmahamud1756
@khalidmahamud1756 Жыл бұрын
Subxaanallah allahu akbar 😢
@rayaancabdi4275
@rayaancabdi4275 2 жыл бұрын
Mn shaalah
@samaaraqurux2736
@samaaraqurux2736 Жыл бұрын
Umalaynmaayo inay waxas OO dhan rumaysanyihin waayo waxad OO nacayb iyo xumaan ah uma galeen musliminta , dhaman nabiyada loso diray way beeniyen badankood sharciyada Kuma ay dhaqmin
@shiinexasan5505
@shiinexasan5505 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@mohaweheliye1363
@mohaweheliye1363 2 жыл бұрын
Zxp mahadsanid noo soo badi
@elmanmohamed118
@elmanmohamed118 2 жыл бұрын
Waxbdan ayy wadagan diinta islaamka yuhuuda iyo tan kiristaanka waxana laysku dhaha abrahamic faith ama diimaha bariga dhexe
@abdullahimohamed9560
@abdullahimohamed9560 2 жыл бұрын
Mahadsanid hasan husein hahi
@abdikanisaid2275
@abdikanisaid2275 2 жыл бұрын
Allahu Akbar
@sahrafarah2107
@sahrafarah2107 2 жыл бұрын
manshallah
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 2 жыл бұрын
Wll aawe kitaabki zabuur ee Nabi Da'ud lagu soodejiye. Ma aaminsano miya kitaabkaas?
@aliahmad1723
@aliahmad1723 2 жыл бұрын
Walal ilahey qeer haku siyo ino badi tarekhihe hore mahadsanid
@xuseenaxmed8027
@xuseenaxmed8027 2 жыл бұрын
Thans bro
@abdow4104
@abdow4104 2 жыл бұрын
Subaxallaha
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 жыл бұрын
Thanks
@brothermohamettshorts6397
@brothermohamettshorts6397 2 жыл бұрын
Mahadsanid Zaxib 👋Aad Baan Idin Salaamaya Azxaabta Qoralkan Akhrineysa Ayago Kabo La,Aan Ah 😀😂
@cabdulaahixasan1
@cabdulaahixasan1 2 жыл бұрын
Yahuuda xogo dheeraad ku soo dar wll
@safaabdilahi8514
@safaabdilahi8514 Жыл бұрын
Thank you😍😍😍😍😍
@walaltigerofficial3568
@walaltigerofficial3568 2 жыл бұрын
Tirada diinta yahuuda haysata nooma sheegin wll🙌
@alensameofficial1840
@alensameofficial1840 2 жыл бұрын
Thanks 👍
@notgotnameyet
@notgotnameyet 2 жыл бұрын
Waxaad ilooday. Yahuuda waa gaalo kuwa ugu xun.
@abdikafitalasame260
@abdikafitalasame260 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@ridwaanxamari5514
@ridwaanxamari5514 2 жыл бұрын
Xasanow Walaalo Budhism ka ka soo hadal...
@cabdulaahidaahir4724
@cabdulaahidaahir4724 2 жыл бұрын
Soo badi wll mahadsanid
@IsmaaciilCabdirsaaq
@IsmaaciilCabdirsaaq Жыл бұрын
Thanks pro
@abuanasahmed8496
@abuanasahmed8496 6 ай бұрын
Xariir Wanaagsan Wararkooda Keen
@Sahalledr
@Sahalledr 2 жыл бұрын
Channel kan waa nacday umaleenaa maalmahan wax kaama heyno ustd.
@MiadSabire-bx8yn
@MiadSabire-bx8yn Жыл бұрын
Welcome
@maxamadjaceelow504
@maxamadjaceelow504 2 жыл бұрын
M.a✌✌✌✌✌✌✌✌🔥😙
@siciidtello9052
@siciidtello9052 2 жыл бұрын
Alle haka abaalmariyo wll
@Glydh
@Glydh 2 жыл бұрын
Wax badan baan ka ogaanay mahadsanid
@haw_6060
@haw_6060 2 жыл бұрын
Hagaag 👍
@Yasinhabas
@Yasinhabas 2 жыл бұрын
Subxaannalah
@abdulkadircabdulahi4297
@abdulkadircabdulahi4297 2 жыл бұрын
Dr zaakir noso turjun sxb
@qambiyarre
@qambiyarre 2 жыл бұрын
Wll please ku noqo muuqaaladii dambi baadhista,ahaa
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 8 ай бұрын
Naclad haku dhacdo😢
@asadshaafici1105
@asadshaafici1105 2 жыл бұрын
Horey uzoco
@abdimohudin8953
@abdimohudin8953 2 жыл бұрын
Shugran
@anwarcade3750
@anwarcade3750 2 жыл бұрын
Sheikha kuusaaran magaciis
@cabdirisaqdhaxan7535
@cabdirisaqdhaxan7535 2 жыл бұрын
Cajiip waye WaxwLpo cagsi aye ka dhigeeen
@cabdirahmaansiciid7723
@cabdirahmaansiciid7723 2 жыл бұрын
BARNAAMIJyada damBi baarisTa nosoBadi
@mohazat5009
@mohazat5009 Жыл бұрын
Reer banu isra’il wa in lalayo waa munafiqin faasiqin ah
@qambiyarre
@qambiyarre 2 жыл бұрын
Inta igu raacsan dambi baadhista
@husseinsaid8142
@husseinsaid8142 2 жыл бұрын
Waarsaani u dheh allaahweyn afsoomaaligaa kaa khaldane
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 2 жыл бұрын
Haye macalin, maxaad kale oo khaldan?
@shaamkcade3012
@shaamkcade3012 2 жыл бұрын
🎵✨
@king__saacidiinho7903
@king__saacidiinho7903 2 жыл бұрын
Maxey àamin sanyihiin Cristian ka soosamee
@a.maxamed7245
@a.maxamed7245 2 жыл бұрын
Barnamiki ma ogtahay noo soo daa bro
@ibnhassaan5674
@ibnhassaan5674 2 жыл бұрын
Ustaad ma ii sheegi kartaa Sheekha Qiraa'ada uu ku akhrinayo ma tarteel, mujawwad mise Nooc kale ? Sheekhan Sh. Hussary mise mid kale?
@Tilawa5
@Tilawa5 2 жыл бұрын
Waa khaliil alxusari
@QadarYare-n8t
@QadarYare-n8t Жыл бұрын
Nasaarawaay
@modanboy3062
@modanboy3062 2 жыл бұрын
Hore usoco sxp
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar Жыл бұрын
Marlabaad soo gali channel ka muuqaalkaan
@xaajimaquste
@xaajimaquste 2 жыл бұрын
yuhuuda diin ma hestan wey dhumeen
@abdiyasin2333
@abdiyasin2333 2 жыл бұрын
Aad iyo aad hadaad waxaadam aqoon u lahayn tirahdo waa dharaxaya waa tararaxaysaa yahuud ilahay ma aminsano shayadiin anan kristanka dhaamin weeye cuzayr ayay yirahdeen waa wil ilaah waxay yirahdeen alaaah la sheegayo gacantiisa walabantahay anaga ka xoolo badan marka waxaan iskaso sax bro
WAA MAXAY FARQIGA U DHAXEEYA  | ISRAA'IILI | YAHUUDI | IYO SAHYUUNI
8:50
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 266 М.
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 14 МЛН
How To Choose Mac N Cheese Date Night.. 🧀
00:58
Jojo Sim
Рет қаралды 112 МЛН
Maxay Yuhuuddu Nebiyada ka Aaminsan Yihiin?
10:50
Sahanka
Рет қаралды 35 М.
KHUDUS MAXAY YAHUUDA U WAREERTAA MAR WELİBA? TAARİİKHDA YAHUUDA.
15:33
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 121 М.
Waa Maxay diinta Saamiriyada maxayse Yahuuda ku kala duwan yihiin ?
8:26
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 54 М.
آذربایجان چطور ترکزبان شد؟
21:21
Doxpodcast
Рет қаралды 55 М.
Caddaymaha Beddelaadii Tawraad Ee Yuhuudda.
10:24
Sahanka
Рет қаралды 32 М.
Maxeey Aaminsan Yihiin ᴴᴰ┇Hinduuga Maxeey Diin ahaan u Aaminsan Yihiin ?
8:05
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 14 МЛН