MAXISEYNESA KALAMUDE AAD U MACAAN

  Рет қаралды 124,508

shukri masala

shukri masala

Күн бұрын

Shukri masala

Пікірлер: 269
@umimohammed5008
@umimohammed5008 6 жыл бұрын
Waligeey ma maqlin kalamunde meeshaan igu horeeyso.
@amuunaumahmed2729
@amuunaumahmed2729 7 жыл бұрын
Mashaa Allah shukran jazakalaahuqeer walashey 😍😍
@haniibrahim8
@haniibrahim8 7 жыл бұрын
Masha Allah Abayo shukran ilahay ha kaa ajarziiyo
@fatimamohamed2724
@fatimamohamed2724 7 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah macan badan alle ha idin barakeyo 6 naag wa udhacatay maanta shukri insha allah markan imado kenya wakuso radina waxana karaba qadadas 🌷🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌺🌺🌺🌻🌻🌻🌻🍁🍁🍁🍁🍁🍰🍰🍰🍰gabmahada allah ku barakeyo quruxey😍😍😍😍
@shukrimasala
@shukrimasala 7 жыл бұрын
Fatima Mohamed diyar qaali
@foosmaxamuuddeeq6162
@foosmaxamuuddeeq6162 7 жыл бұрын
shukri masala
@salmall191
@salmall191 7 жыл бұрын
Waaaw masha allh wllih waan u dhaarsanaa malin inaan karsado abayo jazaaka allh kheyr waad iisii fudu daysay👏👏👏👍👍👍👌👌👌😘😘
@aminamohamed1133
@aminamohamed1133 7 жыл бұрын
Shugri. Iam from US ,your channel is so nice .When i will come kenya please make this .Sister God bless you.thanka
@shukrimasala
@shukrimasala 7 жыл бұрын
Amina Ali
@Lily-xt3ky
@Lily-xt3ky 4 жыл бұрын
Maa sha allah
@deqaamin3212
@deqaamin3212 6 жыл бұрын
Mashallah macaanto I liked it look nice & taste waan boroweenaa isha alaha thanks
@rihaammohamed1942
@rihaammohamed1942 7 жыл бұрын
shukran abayo jazaakallaahu kheyr
@jiijoroble617
@jiijoroble617 7 жыл бұрын
Asc shukri masala mashallah dawo alle ha idinka dhigo inshallah kalamudo la sameyna wa igu horeysay lkin wa ka faiday wana sameydonaa inshallah
@munaadam8684
@munaadam8684 6 жыл бұрын
Masha allah abayo shukri wadna mahadsan tahay sida wangsn aad inoogu faaidaysay kalaamudiga
@farxiyomaxaed9742
@farxiyomaxaed9742 6 жыл бұрын
Jazaka Allah kheyr
@shukricabdullaahi6758
@shukricabdullaahi6758 7 жыл бұрын
Masha Allaah shukran abaayo jasakumallah khier
@munamohamed2566
@munamohamed2566 7 жыл бұрын
Mansha Allah wali maan maqal kalamudo waan yabanaa talow siduu noqon caajaaib inaan tijaabiyo xaalku weeyaan thanks qalbi
@sacdiyoadenhassan6636
@sacdiyoadenhassan6636 5 жыл бұрын
Sido kale wlhi abayo
@hiboyussuf4402
@hiboyussuf4402 4 жыл бұрын
Muna Mohamed cunto reer xamar wye walashey
@zuhurwaberi6067
@zuhurwaberi6067 7 жыл бұрын
Jazakallaah khayr abyo siwad dadalka
@hasnahaamuud7501
@hasnahaamuud7501 7 жыл бұрын
shukri masala dhiiqo o iga noqon jirey kalamuudaha lakiin maata ayaan fahmey wuxuu iga halaabi jirey maraqii on kar karin aan ku shubi jirey jizakalahuu alf alf qeer yaa uqtiiiii filaah
@mashaallahdagan7260
@mashaallahdagan7260 7 жыл бұрын
masha allah shukri abayo illah ha noka dayo wax badan anoo faidesey jasagallah kheer mcnti
@ilwadbire5054
@ilwadbire5054 7 жыл бұрын
Mnshalah abyoh shukran
@mrmejor05
@mrmejor05 7 жыл бұрын
Asc xabiibtii anagaa ku korney kalaamudo oon naqaano makaad saxanka ku shubtay dhareekaa iga daadanaayey thks dear
@qoordheereofficial4417
@qoordheereofficial4417 7 жыл бұрын
shukri cadey msh allah aad ayan u jeclahy kalamudo
@inaali4194
@inaali4194 7 жыл бұрын
Thanks shukri
@Hamdiabdi55
@Hamdiabdi55 7 жыл бұрын
Manshlh Abayo waxbadan ban ka faiday gacantada Allha ku barakeyo
@fadumohussein2327
@fadumohussein2327 7 жыл бұрын
Masha Allah macanto caafimaad kucun markan Kenya imaado waa in aan ku soraadiyaa
@shukrimasala
@shukrimasala 7 жыл бұрын
Fadumo Hussein i imaaw qali
@fardowsomj6436
@fardowsomj6436 7 жыл бұрын
Masha Allah abaayo wan ka faidaystay shukran waligay ma maqlin
@umruweydaruweyda5880
@umruweydaruweyda5880 7 жыл бұрын
Maanshallaah carabtu waxay yidhahdaan marguuga 👍👍👍
@talasey931abdi6
@talasey931abdi6 7 жыл бұрын
Thanks abaayo Masha Allah
@ibraahiimibs
@ibraahiimibs 7 жыл бұрын
Masha-allaah
@maaamabaazid625
@maaamabaazid625 7 жыл бұрын
Maasha allah abaayo aad aan ugahelay boondheera aa isoo xasuusisay anoo yar aa habarteey iikarin jartay laakin waa ilooway waxaan xasuustaa iidoo qoraxda ladhigi jiray see safiican ugu qalasho
@aymancadey8612
@aymancadey8612 7 жыл бұрын
Masha allh abayo allh noka dayo wa no fa.idesay mhdsnd cadey
@queenquman3404
@queenquman3404 7 жыл бұрын
Maasha allh abaayo qaali gacantaada allha ku barakeeyo shukran
@layalimohamed4808
@layalimohamed4808 7 жыл бұрын
mashalah abayo qali ah sidan u jeclahay kamamude wad yabeysaa mashalah ilaah ha idin daweyo cafimad ku cuna
@istarliin5816
@istarliin5816 7 жыл бұрын
Kalamude waligeey Ma maqlin xitaa 🤔🤔 Ala pasta da gacanta laku sameyo camal waaye 😂 thanks mychef
@sacdiyoadenhassan6636
@sacdiyoadenhassan6636 5 жыл бұрын
Aniga xitaa kula mid abayo
@Safkahagiinternationalbusiness
@Safkahagiinternationalbusiness 5 жыл бұрын
To shukri masala my name is nimco am 7 years old I love to cook food you make
@aliyaali4527
@aliyaali4527 7 жыл бұрын
cadey thanks wan ka faideysanay marka kenya imado wan ku salama insha allah xabibti Allah ku xifdiyo adiga iyo rerkaga we love you sis 😍😘😙😙😘😘😚
@luulnuur1596
@luulnuur1596 6 жыл бұрын
Respect mcnto shugri mom MCN ayad isku nime tihiiin, 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@shukricadey906
@shukricadey906 7 жыл бұрын
msha Allah Sami shukran
@marwojamac7084
@marwojamac7084 6 жыл бұрын
mansha Allah khayr Allah hakusiiyo walashey
@queenmina8593
@queenmina8593 7 жыл бұрын
Shukri masala mi Queen Shukran ilike you
@ibaadonoor5088
@ibaadonoor5088 7 жыл бұрын
Masha allah abaayo jazakallah qeyr ani kabsarta dabadeda dambo waan iska tuuri jiray waad i fa ideysay jazakallah qeyr
@hdoonabautiy9723
@hdoonabautiy9723 6 жыл бұрын
Macaaan wlhi Masha Allah 😀😍sukran macanto
@nalkamankadaara1777
@nalkamankadaara1777 7 жыл бұрын
Masha Allah walhi halkaba arka inu macan waligeyna ma arkin shuriyey wallhi wax badan ka faiday nolow abyo qaali wan ka warkenin markan chance u helo jazzakumullah qeyran abyo mcnto sida nola wadagto wax walba oo wanagsan 😘😍😘
@fatmabae2590
@fatmabae2590 7 жыл бұрын
mashaAllah boqoradha kheyr Allah kuusiyo
@fadnanoor5121
@fadnanoor5121 2 жыл бұрын
Mashacala
@naimamaxamed9967
@naimamaxamed9967 7 жыл бұрын
masha allah macnto allaha ku barakeyo shukri sharafey
@fatimaahmed6309
@fatimaahmed6309 4 жыл бұрын
Masha Allah
@sumayasumaya6775
@sumayasumaya6775 7 жыл бұрын
Masha alh shukri sharaf Thanks xabibti
@theampteam3908
@theampteam3908 7 жыл бұрын
Masha Allah abayo mahadsanid sitha nogufaitheyse waligey mamaqli kalamudoo waikaw
@shukrimasala
@shukrimasala 7 жыл бұрын
Sada Mohamed kkkkkkkkkkkkkkkkkk hada tijabi qaali
@ironic_yass379
@ironic_yass379 7 жыл бұрын
shukri masala
@ubaxluul4528
@ubaxluul4528 7 жыл бұрын
Sada Mohamed maskiin
@araksanyalah239
@araksanyalah239 7 жыл бұрын
Masha'allah ilhay gacantada haku batakeeyo Abaayo... wligeey hada kahor marag cuntadaan..insha'allah im ganna try it lakiin Abaayo how Long camle an karina markaan kudaro kalaamudada.
@batulabarekitchen8330
@batulabarekitchen8330 7 жыл бұрын
Assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh mashaallah
@khadiijoahmed191
@khadiijoahmed191 7 жыл бұрын
Waaaaaaaw shugri sharaf maxamed abayo gacanta allaha ku barakeyo qaali
@asmajamac3652
@asmajamac3652 7 жыл бұрын
Abayo wakhti inte le'eg ba dabka lagu karinayaa kalamudaha iso jawaab plz
@luulosman4608
@luulosman4608 7 жыл бұрын
Masha Allah ducada da aya bo kahelay sugada markad karinaysay way isocaraf Tay masha Allah tnks xabibti
@iqlaasahmadnur2298
@iqlaasahmadnur2298 7 жыл бұрын
masha allah jazakallhu qer xabibt mardhaw wan idin so socda insha allah
@caynicabdilahi7939
@caynicabdilahi7939 7 жыл бұрын
Mcha allah wlshy qali wan xiisayn jiray in aan dawado fiidyowyada aad soo dhigto nolow insha allah
@maanomuxudiin2751
@maanomuxudiin2751 2 жыл бұрын
Waayo waayo ayaa isoo xususisey waa runtaa bidka loda ayaa lgu krin jiry teda kle birta baastdana waalgu sameeyaa gacanta allha kuu barkeyo
@luleymuxumed3726
@luleymuxumed3726 5 жыл бұрын
Ala ha idiin daaweeyo ana wansameysaneynaa alaha kubarakeeyo shugri
@aweysaxmaduna672
@aweysaxmaduna672 7 жыл бұрын
Masha Alah xabiibti ilaahey haku barakeeyo gacantada
@yusraluza1875
@yusraluza1875 7 жыл бұрын
mashallah allaha idin daweyo wan maqlijiray kalamudo lkin manta wixi kadanbey wan cuna inshallah
@tamashtamash5217
@tamashtamash5217 6 жыл бұрын
masha Allah
@nafisomacow4743
@nafisomacow4743 5 жыл бұрын
masha allaah ishcalaa kalaamudo
@canabchannel1
@canabchannel1 5 жыл бұрын
Masha allaah 👍
@abootacommunitychannel9085
@abootacommunitychannel9085 5 жыл бұрын
Kalaamullah kalamude waa markii iigu heeyso oo aan magaciisa maqlo shugriyey jalaw ayuuba u ekaaday markaad suusuubtay mahadsanid maandhadeey
@zamzammuse7275
@zamzammuse7275 7 жыл бұрын
Thanks abayo shukri
@muniramaxamed2158
@muniramaxamed2158 7 жыл бұрын
Mashalaha abayo sharaf ilha qer haku siyow
@hibaaqxasangurey443
@hibaaqxasangurey443 3 жыл бұрын
Masha allh habo allh ku barakeyo
@nuurtoabdiaziz4460
@nuurtoabdiaziz4460 7 жыл бұрын
Masha allh cafimd kucuna abayo
@umuahmad2435
@umuahmad2435 4 жыл бұрын
M allh illahey gacantada hakubarakeyo walasheey wankahelay Anitga m Allah 👍
@Urhijabigirl
@Urhijabigirl 7 жыл бұрын
jizaaki Alaah qayr
@farxiyomaxaed9742
@farxiyomaxaed9742 6 жыл бұрын
Allaha kuubarakeeyo abyo
@simranqurux595
@simranqurux595 5 жыл бұрын
Masha allah so beautiful alow kubarakey saa no fahansisid ayan kahelaa kukinka shugran xabiiybti
@malyuunsh3218
@malyuunsh3218 7 жыл бұрын
Asc sister mashaa Allah
@argsandadkaroon6122
@argsandadkaroon6122 7 жыл бұрын
Masha allah jask allah qeyr abayo
@bintiahmedcooking4263
@bintiahmedcooking4263 7 жыл бұрын
Masha alalh xabibti
@nimcomo708
@nimcomo708 7 жыл бұрын
Nuurto Ahmed l
@cashocusmaan66
@cashocusmaan66 7 жыл бұрын
masha Allah aboy
@farhiyasiman2860
@farhiyasiman2860 3 жыл бұрын
Waw walashey qaali waxn jeclahay sharxadada mansha ALAAH qaali
@hanaquruxmuuse4929
@hanaquruxmuuse4929 4 жыл бұрын
Maan sha allah habo qaali
@cawabaari5167
@cawabaari5167 7 жыл бұрын
MNsh Allah waanka helay runtii waaligay maa arkiin Allah haku barakeyo wll
@abdimahadosman1301
@abdimahadosman1301 5 жыл бұрын
mahadsanid wllshey waan isku dayaa sameyskeeda insha allaah
@user-tg6ty9uw3v
@user-tg6ty9uw3v 4 жыл бұрын
Masha allha walshey gacanta ilhay haku barakeyo
@nimcohonesty4817
@nimcohonesty4817 7 жыл бұрын
Masha allha cadi mahan
@aminahussain9255
@aminahussain9255 7 жыл бұрын
Asc shugriyey mash allah xabibiti wlhi dharere aa iga kentey gacmahag illahey huku barkeyo mcnto
@haboonaxmed4613
@haboonaxmed4613 7 жыл бұрын
Mahadsanid xabiibti Allah haku xafido adi iyo caruurtat wan sameen doon insha Allah
@baxsaniitabaxsanta5796
@baxsaniitabaxsanta5796 7 жыл бұрын
ar meesheey martay Illaaheey ima marsiiyo kkkkk waaaba ubaahnaay kalaamuudo
@tallisaali128
@tallisaali128 7 жыл бұрын
Masha allah Habo
@umuaalia1651
@umuaalia1651 7 жыл бұрын
Haa abyo marhore ayaa gacodsady thnks abyo maanta u ilh idmay
@eybanhussein19
@eybanhussein19 7 жыл бұрын
Manshaallah 💋💋💋💋💋😋😋😋😛😋😋
@salmaanmoomin
@salmaanmoomin 7 жыл бұрын
Masha allah huuno inkastanan weligay arag noolow
@ubaxcsdey2360
@ubaxcsdey2360 7 жыл бұрын
masha allah inaba cadi mahan wan ka faidnay walshey
@farhiyohaji2577
@farhiyohaji2577 7 жыл бұрын
ar kalaamundo dhagta lee ka maqli jiray thanks sis shukri masalaa wad noo faaidesay 😂
@Imanasli
@Imanasli 7 жыл бұрын
Mansha allah thnkz sis wan ka helay wana isku dayaya in an sameya
@yaaskaaxmedmohamed2675
@yaaskaaxmedmohamed2675 7 жыл бұрын
war shukri ma i gesinooooooooo
@umukhairmahmod9085
@umukhairmahmod9085 7 жыл бұрын
khayr Allah hakusiiyo macaanto
@hamdiabdikarim8137
@hamdiabdikarim8137 7 жыл бұрын
Mansha alahay
@theampteam3908
@theampteam3908 7 жыл бұрын
Wayahaye qali wantijabina insha allah
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 7 жыл бұрын
Mashallah xabibiti ilahay haa ku xafido Amiin Amiin Amiin
@shukrimasala
@shukrimasala 7 жыл бұрын
fadumo salah abdullahi amiiin
@diegocade7547
@diegocade7547 7 жыл бұрын
fadumo salah abdullahi nice.l.want..to.eat
@Safkahagiinternationalbusiness
@Safkahagiinternationalbusiness 5 жыл бұрын
Shukri I am going to Florida my plane is coming Tuesday morning
@ikramdhoore4794
@ikramdhoore4794 7 жыл бұрын
jasakalaah
@hawoabdirahman2101
@hawoabdirahman2101 5 жыл бұрын
masha allah allow ku daaweey
@qadroumueyman7205
@qadroumueyman7205 6 жыл бұрын
Masha allah macaanto ilaaheey qeer hakusiyo aamin aamin aamin
@naemasaid5490
@naemasaid5490 5 жыл бұрын
maasha Allah sister
@rahmamohamed1157
@rahmamohamed1157 7 жыл бұрын
Jazaakalaah habo
@hadiyaibrahim5960
@hadiyaibrahim5960 7 жыл бұрын
Masha allah abaayo shukri wax kale aan kuugu duceeyo ma aqaan oo jano ka eheen illaahayaad janada haku geeyo ayan ugu bahnaa bahalkaan qof aan itus dhahana ma aqaanin marka xbbti wad i furatey adiga shkran marataani
@yaqcuubmacalin7054
@yaqcuubmacalin7054 6 жыл бұрын
Masha allaah
@adnaa1020
@adnaa1020 7 жыл бұрын
maansha allaah xbbti qeer aan dhamaan ayaan kuu rajeeyey mid kale waxaa jira mid la cuuscuuso sida caana baraawihii oo kale marka kan waa nooc igu cusub jzkmlaa xabbti
@naciimofarax8115
@naciimofarax8115 7 жыл бұрын
masha alaah shukri noolaaw
@hawoosmanabdinor374
@hawoosmanabdinor374 4 жыл бұрын
masha allaaah gacantaada alaha kuu barakeeeyo wlaasheeyda
KALAAMUDO Oo fudud 😋
16:59
Faatma channel
Рет қаралды 29 М.
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 204 МЛН
canjeso iyo kosto aad u macaan hada kadib saan u karso kostada
9:55
Kalaa muudo aad o macaan || by@Cunto-soomali
2:29
Cunto soomali
Рет қаралды 608
Qadadi Ciida iyo martida ka faideso
17:29
shukri masala
Рет қаралды 76 М.
Ceesh aan lagudubin salid aan lagu qasin wax  kale  kafaideyso
28:41
shukri masala
Рет қаралды 182 М.
Habka loo sameeyo kalamudo ( how to make Somali traditional pasta)
14:55
hooyo fiican Channel
Рет қаралды 3,6 М.
DAYAX DALNUURSHE OO KALA KICIYEY AROOSKII TAMIIM IYO FATUUSH AROOSKII QARNIGA
5:36
Goodax Media Production
Рет қаралды 2,8 МЛН