MAXKAAMADA DAHIR ALASOW || HOOYO SOOMAALIYEED OO LAGA QAATAY 6 CARUUR ARIN NAXDIN LEH

  Рет қаралды 12,720

TOOSH TV

TOOSH TV

Ай бұрын

Пікірлер: 15
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
M.A ALAAH DAAHIR WAA SAMA FALE ILAHAYOW QABYALADA UUNKA MASAX AAAMIIIIN DAAHIR DAHAB DAD BADANU DHAAMA❤
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Denmark dadka saas ah waa loo shaqeeyaa swedhan maxaa darey ku cawineyn
@ZAhmed-jn2yq
@ZAhmed-jn2yq Ай бұрын
😢dahiir ilaah qeer hasiyo gabdhane ilaah hacafiyo
@Sahra881
@Sahra881 Ай бұрын
Ilaaheey kurbadda haka qaadi, Sweden waa meel ba, day
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
Alloow caafi Socodkaa u daawo ah yaa alaah yaa allaah Waxaaso dhiba waxaa keena STRESKA FADHIGA TEEDA KALE SALIGA NABIGA LA BADSADA IYO ISTIQ FARTA
@user-sn5yz7vg8v
@user-sn5yz7vg8v Ай бұрын
SOMALI HADANU NAHAY BADOW NIMO KAMA BAXNO. KANIIN AANU DHAQTAR UQORIN HAU DHIIBIN YAAÀB
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 Ай бұрын
Anagaa khibra u leh, Germalka aad walaal, waa iga waano,,
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Dadka somalida ah ee dariska plz cawiya u hagajiya guriga gabarta
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 Ай бұрын
Waligaa Sweden kuduhiisa yaanan laguugu qalin, waliga hayeelin,,
@casalasal6466
@casalasal6466 Ай бұрын
Sabab ader abtigey baa beerka looga qalay wuuna ku caafimaadaye maxaad umada buufiska u galineysaa oo iney cuduro ugu dhintaan u rabtaa
@mohamednuradin7250
@mohamednuradin7250 Ай бұрын
@@casalasal6466 Abtigaa waa nasiib badan, 99% dadka ajnabiga ama weykudhintan mise wey kunaafoobaan, 30 sano oo khibrad baan uleeyhy, shaley baad timid ee dadka haku leeynin Sweden baan kudhihi lahaa, abtigaa waxuu kamid yhy 1 % badbaadey ee qarso,,,
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
​@@casalasal6466sweden caruurta qaliinkooda mooyee dadka waaweyn uma roona
@Kaafiya_25
@Kaafiya_25 Ай бұрын
Nagahan bal maqla gabarta ku dhaga hadalaya Naa naga aamusa
@madashawanaga6577
@madashawanaga6577 Ай бұрын
dadka muslimka ah ee deriskaa idinkaa akhiro sidee yeelaysan maad cawisan gabdha guriga ka cawisaan haday iyada wax ka qabaan kari wayday
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 Ай бұрын
Gabadhii ku lahayd Qolka aan degenahay loog ma leh maxad wax ugu qaban weysey Beenloow
DAAHIR ALASOW IYO NAAG CARUURTII GAALO KA QAADAY HOOYO DHIBAN
12:03
kanadiid official
Рет қаралды 20 М.
GABAR BESHA SACAD AH OO DAHAB IYO 11k$ LAGA DHACAY OOHIN AFKA FURTAY
30:17
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 33 МЛН
Amazing weight loss transformation !! 😱😱
00:24
Tibo InShape
Рет қаралды 53 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
19 июля 2024 г.
0:20
мишук круглов
Рет қаралды 8 МЛН
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 26 МЛН
Что делать ЕСЛИ у  Вас Живёт Монстр?
0:36
ИЗЮМЕР
Рет қаралды 2,8 МЛН
He doesn’t like illusions
0:17
V.A. show / Магика
Рет қаралды 15 МЛН