MAXKAMADA DAHIR|| KIISKII UGU ADKAA AABO CARUURTIISA GURIGA KA SOO SARTEY

  Рет қаралды 24,895

XAABSADE OFFICIAL

XAABSADE OFFICIAL

Күн бұрын

#dahircalasow #duet #dirisle #hivpatient #habesha #sharmaboy #ilkacaseqeys #live #shorts #youtubeshorts #youtube #facebook #muqdisho

Пікірлер: 22
@hannahani192
@hannahani192 3 ай бұрын
Minkaan waxuu iila muuqdaa aabe ilmahiisa kafakaraya oo jecel ee waley sifcn ula dhaqan ilmaha haku canaadin,
@fabdule4845
@fabdule4845 2 ай бұрын
Asc waxaan filayaa Salaado inay aad u qaldan tahay Wabbillaahi tawfiiq
@sahrociise
@sahrociise 3 ай бұрын
Mashallaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@safiyoali3131
@safiyoali3131 2 ай бұрын
Walal daahir.wa saxanyahay....gabartaan waa naag kibirhayo
@Aswaad-xq7xl
@Aswaad-xq7xl 2 ай бұрын
Waa xasiid wuxu raba inay ku dhoofin
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 3 ай бұрын
salaado gabadhas maanta waa 13 jir bari markay ku suaasho aabahey maxaad iigu diri jirtay ood ii dhihi waysay aabahaa caayin aabahaa waa wanagsan aabaha wuu ku jecel yahay markey suaalahas insha Allah adiga jawaab kaa rabaan walaahi adigaa ma umaleynaayo ineey ku ixtiraameyso waayo adunka nabsi ayaa warego ee is qabo hada
@HappyBoat-fj3tv
@HappyBoat-fj3tv 3 ай бұрын
Manshllah wil fican abgalaa laguyaqanaa ixtiramka
@SahroMaow-oi6bh
@SahroMaow-oi6bh 2 ай бұрын
Mäsha alaah
@marimhaschi5478
@marimhaschi5478 3 ай бұрын
subxanalaah inkaar badanaa maxey ahayeen naagahaan inkaarta qabo oo aabaha iyo ilmahiisa isku diraayo alla tarbiyada wanaagsanaa war iska fiiriya gabdhaha aad gursaneysiin
@muhadbarre1821
@muhadbarre1821 Ай бұрын
Ceeb guur Somali oo doorsoomay
@HudheifiAdde
@HudheifiAdde 2 ай бұрын
Abo ma tihid se u dhihi gabadhada sharmuudo Subxanallah dahir clisow ninka meel sar
@AbdiAziiz-o8f
@AbdiAziiz-o8f 2 ай бұрын
Naagta adebdaranaa😊😅😮😮😢
@daimanlul4480
@daimanlul4480 2 ай бұрын
❤❤❤sax..Abo
@daimanlul4480
@daimanlul4480 2 ай бұрын
😢😢😢
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 ай бұрын
Ceeb waye wlh family arinkoda in meshan la keeno plz ilmahina u naxo mustaqbalkoda
@fatal2340
@fatal2340 3 ай бұрын
Ninkaan waalan oo leh gabdhaan dhalay 100$ goostay waa dulu. Ilmaha waa waajib inaad biishid oo condition la'aan ku korisid
@abdiomar9555
@abdiomar9555 2 ай бұрын
Shabo niikada waatoay
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 ай бұрын
Seed Ali waxan wa dumar ka ronow wilashada bari inu facis la kaftamo hada rabto ina media imato maba aheen la muranto
@Username11249
@Username11249 3 ай бұрын
Haday iyadu ku tuugsanayso ka waran?taas ilmaheeda ceeb uma aha miyaa?
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 ай бұрын
@@Username11249 wey tahay lkn hoyoyinka qar iman maleh
@luulmaxamed2257
@luulmaxamed2257 2 ай бұрын
Haduu qabo muu dhoofsado
@Nuurahassan7
@Nuurahassan7 3 ай бұрын
Salado gibir heeyo ilma abhod malinta ku dirto adna kuma extarmayan ilma abhod hada kala tagtan xata inu ka war heyo uu cananta roon joog saladooy Gabdha casi haka dhikin
Nasra Nalka Oo Beesha Jidwaaq Soo Saartay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
40:41
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 8 М.
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 21 МЛН
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Двое играют | Наташа и Вова
Рет қаралды 2,2 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 29 МЛН
War Farxadleh, Hooyadii Dhashay Hadashay, Xaqiiqdana Sheegtay
28:41
Maxkamada Calasow 24
Рет қаралды 67 М.
WIJIGEDA AYA LACAG BADAN LOOGA QAATAY
29:31
XAMAR MEDIA
Рет қаралды 44 М.
SUBXANALAH: AABIHI OO NOOL AYEY CARUURTA BAAHI U DHIMANAYAN
53:24
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 11 М.
KIIS WIIL LA WAAYAY OO NOLOL IYO GEERI LAGU HAYN | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:18:05
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 10 М.