SUBXANALAH: GABAR LABA NIN ISKU DUL GUURSATAY OO ILMAHEDA LAISKU HAYSTO

  Рет қаралды 27,985

Somali Tik Tok

Somali Tik Tok

Күн бұрын

▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Somali Tik Tok Challenge
Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
●tik tok videos
●tik tok shactiro
●tik tok funny
●Tik tok challenge
▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
▪SUBSCRIBE

Пікірлер: 61
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
inta lataraayo inta layeelaya kabadanba qofka cirdigiisa😂
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Daahir calasow waa ceeb jaad inaad ka hadasho maahan
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 3 ай бұрын
Wsr gabadhan waxad uqaban kartan uqabta kadaya hadba nin ka haflayangabadha laxawla laquwata ila billah
@queenilhaan5901
@queenilhaan5901 2 ай бұрын
Hada dahir waxa dhahaye somali nimo dad ku cawinaye gabar bahan waliba ur leh aya sida u galayen waliba ki so furaye nin hortis ku ceyanayo Dhahayo nagta balwad ledahaye rerki ma dhaqanki somaliye kabaxen dadka miya dad kaso jedin leh garad hg mágici Uga ciyarya habar aji dadka somali Fcn ka mid lkn kuwan mesha Saran iska sarana
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Waan ka xumahay inaad sidaas ula hadashaan gabadha
@FaisaMusse
@FaisaMusse 3 ай бұрын
😂😂😂😂 she marry hg 😂😂😂
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 2 ай бұрын
Hg maxa laga sheegan wax kale oo wanagsan oo lasheegta ka badane hg yaan lagu qaraban kulehe dhashikaha waba qacin oo hadana jahilnimo ku darsaday
@shamsohussein4180
@shamsohussein4180 2 ай бұрын
gabadha Buu ugu faideysana daruufta 🆎waxy sheeganyan jareer dahir bijo mada Vaca 🆎many hestan
@Yusufxasann
@Yusufxasann 2 ай бұрын
HABARGIDIR GOB WAAYE WALAAHI DUMARKA WEY CAAWIYAAN. GOB WAAYE
@hodhare961
@hodhare961 2 ай бұрын
Illaahay bunu aadan nooma jabiyo. Walaahi waan la ooyay. Gunguni dhashay baad tihiin. War illaahay ka baqa oo haweenkiina ka daaya.
@abdifatahduchtholland5473
@abdifatahduchtholland5473 2 ай бұрын
Ilahey ino mapahiyo dameer alazow naarta kudac ala kaga baryey
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Habar gidir iyo Abgaal waa isku mid ee sheekada intaas ku xira
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Ninka qabiilka ku waa shay cuqdad baa idin dishay qabiilna waa ku waalateene isku xishooda
@fartunjama1971
@fartunjama1971 2 ай бұрын
Oo hadey cayr sheegato maxaa dhib ah ma habargidir & abgaal wax kala ah 😂
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed 2 ай бұрын
Abgalow gawadhan kadajiya mesha wayo ninkan ayanlaha sheganayo sido u hadlayo wad aragtan mida kale mesha ma muslin nimo maka jirto mise qawil
@mohamudabdulahi2517
@mohamudabdulahi2517 2 ай бұрын
Awalan habargidir kaliye meesha wax kama dhiibano meeqo habargidir ayan naqana oo wax isku qabanin xataa waxan aqanaa kuwa cery hbg ah oo walalo ah oo aan waxbo isku qabanin
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
War ninkaan cida ku waa shaay waryaa da is ku xishooda abgaal isma saaenee qabiilaaystayaal cudur iyo uqdad dishootaay
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Ninka saan u hadlaayo wacelo wecelo dhalaay wasaqiin abgaal maaha saana abgaal umahadlo
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 3 ай бұрын
Warya muslina iskadaya waxan wa ciyal waxba h
@abdirahmaan-d8i
@abdirahmaan-d8i 2 ай бұрын
Blacke kan ladhahaaa tar muu kashaqeen jiray yaaab
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 ай бұрын
Diifle nacalad baakugu taale sidee abgaal laguugu bahdilaa
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Habar gidir waxba uma qabatid ee haka been sheegin
@abdimahadhussein3782
@abdimahadhussein3782 2 ай бұрын
WaXA CAJIBA RAGA QAARKIS DUMARKA KA ACLI BADAN YAHAY
@shukriali5770
@shukriali5770 2 ай бұрын
Faddllan dumaraw maxkamadda ka ilaaliya nacnacda daahir somali oo dhan ha sheegaan runta cadaalladda ha la ogaado maxkamadda halaga ilaaliyo beenbeenta. Oo runta halaga shègo gabadhan ha la caawiyo.
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Qofka isku buuxa waa inuu Runta sheegaa
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Naaa dhagaayso ninkaan sida naag naagta u hadlaaya ha caawinina abgaal gaajo mahaaysee doqomo doqomo dhalaay ninkaan hada hadlaaya qabiil baa dilaay ninkaan
@abdiali681
@abdiali681 2 ай бұрын
Doqonta halagu tunto mana ahan abgaal waa dameer
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Habar gidiraay maxkamadaan waa maxkamad habar gidir qabiilaays tayaal maxaa abgaal haday tahaay baahi ma haayso sabriinaay abgaal ma tihid abgaalna saan umahadlo
@amalmuhudin4059
@amalmuhudin4059 2 ай бұрын
Illaahoow ceebteena noo astur illaahoow bini aadam ne hanoobaahinin qabiil soomaali dilay Allaah dadka kalawanaagsan gawadha ladhaho bello hiiraan qof wanaagsan wlh allaah kubarakeeyo❤❤❤
@FarhioKuluh
@FarhioKuluh 2 ай бұрын
Sidee daahir u soo galaa
@SacdiyoMaxamad-xc6sx
@SacdiyoMaxamad-xc6sx 2 ай бұрын
Gafka u ugestayna
@ftshmh4761
@ftshmh4761 3 ай бұрын
Pregnant? And ?? Naa naagta runta ha sheegto naagahan waxbay qarinaysaa
@samirasahra1747
@samirasahra1747 2 ай бұрын
HaLa...Caawiyo...Gabadhan.
@AbshiroAliCariif
@AbshiroAliCariif 2 ай бұрын
Asc
@abdiali681
@abdiali681 2 ай бұрын
Ceyr haku waso
@hamdimacalin8656
@hamdimacalin8656 3 ай бұрын
Dadka waa ceeboobayaan marka lacaawinaayo
@Honey_iyo_chocolate
@Honey_iyo_chocolate 2 ай бұрын
Waa saas! Caawinaad sharaf iyo cisi leh casiiska aya laga helaa ❤
@AHMEDYEMENI-wb2bq
@AHMEDYEMENI-wb2bq 2 ай бұрын
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym 2 ай бұрын
Naagta Sacad oo kugu dir qinayso Iida Tiri Cayr Sheegato aan umalaynaa.Munaa fuqnimada Naagaha intay ku la taliyeen Cayr Sheego ee hadana Boorka isku qainayso
@mariammohamed6389
@mariammohamed6389 2 ай бұрын
Midaan waxey hadal ka taqaanaa waa isku buuxdaa
@mahdiya9
@mahdiya9 2 ай бұрын
Ilahayoow ceebteena astur Ilahayoow bini aadan ha noobaahin 😢😢😢😢😢
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Kkkkkkkkk ok dha shiike bastar qabiilaaystaa adaa wasay oo ilmahana leh ogoow
@somalistar8261
@somalistar8261 2 ай бұрын
Kkkkkkj ma xaa been isu sheegtaay qabiilaays tayaal wasaq
@nadiifosalaad1763
@nadiifosalaad1763 2 ай бұрын
Maxkamada wa iga waashay al cadaalo kusoco masha Allaah
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed 2 ай бұрын
Sadaqo o sidana ah uuuuuuuuf maxamad o sidana ah
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 2 ай бұрын
Allaahu Akbar alxmdu lillaah maxkamad dahir alasow dhmntiin alayaxafidag saciday dumarkii dulmanayasha ahaa iyo intii nolosha ku baahan allahu ❤akbar
@Khaalidcade01
@Khaalidcade01 3 ай бұрын
jajeele iyo murale labada qabiil marwalpa waa maqlaa ya igudhaama o iisheegikaro
@issemohamed8701
@issemohamed8701 3 ай бұрын
Maxkamadda Daahir Calasow Ma Gudoomiyaa Mase Waa Garsoore
@MohamedUbaha
@MohamedUbaha 2 ай бұрын
Kajoojiya gabadha waxad wadan
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed 2 ай бұрын
Ana maxamed musa ah tan ka dajiya
@mahdiya9
@mahdiya9 2 ай бұрын
Abgaal gaajo weeye 😢😢
@hashim614
@hashim614 2 ай бұрын
That was a great
@abdiali681
@abdiali681 2 ай бұрын
Abgaal hiil kuma ogi kulahaa nacaladi ku dhashay was
@mahomedgalaadi3603
@mahomedgalaadi3603 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅😅
@bluerain3282
@bluerain3282 2 ай бұрын
Been badna calislow kulaha human rights ka aya la ii siyey😂
@SordaOrganization
@SordaOrganization 2 ай бұрын
Celi Omar xoolo isma siiyee waxna ma bixiyaane gabadha meesha yaan lagu xagxagan ka gudba
@cabdullahihersimohamed9390
@cabdullahihersimohamed9390 2 ай бұрын
❤❤
@AshaaAlimohmed
@AshaaAlimohmed 2 ай бұрын
Nacala idinku tala uuuuuuuf qawiiil iyo sadaqo maxakamad leysku fadexehayo
@nimco8772
@nimco8772 2 ай бұрын
Mxaa kaa galay
@nimco8772
@nimco8772 2 ай бұрын
Uuuuuuf
@OmarMohamed-db3iy
@OmarMohamed-db3iy 3 ай бұрын
Woodbury siro Hawiye aqlaaq xuma.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 70 МЛН
DEG DEG WARKA CUSUB October 2, 2024
15:09
SHANTA SOMLE TV
Рет қаралды 9
MUCJISO: NINKI MASEYROWGA AHA OO XAAS LABAAD KASO DACWOOTAY
51:03
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 11 М.
NAXARIIS DARADA SOOMAALIYA KA SOCOTA FIIRIYA | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
1:05:33
Maxkamada Dahir Calasow
Рет қаралды 27 М.
AX! WA IQIYANTAY ANO AABEHED ISIIYA NIN KALE AROSTAY AROSKEDA TAGAY
40:55
ADKATAY: MAXKAMADA DAHIR OO KISKI OGU ADKA CAWA QABATAY
42:01
Somali Tik Tok
Рет қаралды 25 М.
SUBXANALAH: NIN MASEEYR DARTIIS SUN U CABAY IYO ARIN MUCJISO AH
1:04:18
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 19 М.
А ВЫ ЛЮБИТЕ ШКОЛУ?? #shorts
00:20
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН