Maxkamadaynta Eedaysanayaashii Ku Dilay Caruur Beeraley ah deegaanka Bariire.

  Рет қаралды 47,463

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Пікірлер
@beryalex1798
@beryalex1798 2 жыл бұрын
Waa muhiim maxkamadeynta waayo askarta kale ayaa ku quus qadneyso
@mustafadoow5320
@mustafadoow5320 2 жыл бұрын
Waji malahan arxan laawayaasha
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 2 жыл бұрын
Ilaahow Somalia nabadeey Aamiin Yaa Rabbi
@cadnaanofficial1219
@cadnaanofficial1219 2 жыл бұрын
ilhow u gargaar somaliya 😭 abdulkadir isse im from hargeisa wlhi you are legend love your voice 🙏🙏
@newassong7535
@newassong7535 2 жыл бұрын
nin umad layay waxa wajib ah in la dila wayo hadii diya laga qaato waxey laynayaan shacabka iyo cidanka dacada ah
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Somalia wa lays madhiyay subxaanallah...
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 жыл бұрын
Dawlada waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan is gaarsiinta hormuud somtell dawla da waain dageysataa talepoona da shacabkey wataan
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 2 жыл бұрын
Cadaw weeye askar maaha inkaar ilahay hakurido xasbunallaah wanicmal wakiil
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 2 жыл бұрын
Ninka qareenka ah oo qur aanka daliil sanaya kawaran haday kudhaarteen in ay wiilasha aylaayeen aydhiigooda badbaadinayaan mawaysan ahayn khiyaano wayn ilahay raali kama aha khaa iniin beenlowyaala inkaarna ilahay ha kurido markaa bay qabiilkoodu nolal uraadinayaan dufkubaxa inaalilaahi wa Inaalilaahi raajicuun
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 жыл бұрын
Nimankaan wax dilay waa ciidanka Xitaa hadii qoysaskooda heshiiyaan Lama cafinayo. " Waa labo danbi waxay galeen"
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
Mukhtar roobow baa dilay in ka badan 100 kun somali , xataa kuwa argagixisada ah ee dhalinta somaliyed khalday ka masuul ah .. isna wasiir baa laga dhigay .. marka hadii madaxda alshabaab laga dhigayo wasiiro maaha in la dilo kuwii ay khaldeen walee
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 2 жыл бұрын
Ratiga caloosha ha ka rarin.
@JafarJafar-bh4ss
@JafarJafar-bh4ss 2 жыл бұрын
LABADAAN NIN HADII LADAAYO WAXAA LAGA YAA BAA INEY DIB UBILAABAAN DIBKII HORAY UGU HAAYEEN UMADA SOMAALIYEED
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 жыл бұрын
Dawlada waain qodotaa ceelka shidaal Ka iyo naftada iyo diselka iyo gaaska oilyada misaaajidka isbaheysiga Ka qodaa dawlada
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 жыл бұрын
ehelad kuwa dilka geystay ma burcad ayay difaacayan war ilaahey ka cabsad kuwani idinka inay mag ka bixisan ma ahan waa dil bareer ah
@arabe9921
@arabe9921 2 жыл бұрын
DADKA DHINTAY YAALA IIBSAN OO YAALA QIYAANIN HALOO AARO INSHLLH
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 2 жыл бұрын
Askaraa wax baaranaysa somalia...
@OmarAli-ef5if
@OmarAli-ef5if 2 жыл бұрын
Waa in ladilaa labadaba
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 2 жыл бұрын
Inna LILLAHI wainna ilayhirrajicuun. Wadan ka dadow anaga ayu dayactirkiisa sugaya.
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 жыл бұрын
Cidanka yaan qoys lagilin mag Waa baabi II cidanka ee toogta doofarada
@malaboa591
@malaboa591 2 жыл бұрын
EHELKA WIILASHA LAGA DILAY WEEY BAQAAYAAN, SIDAAS AYAY MAGTA U QAATEEN, LAAKIIN DOWLAD CADAALAD AH,HADII AY SOOMAALIYA KA JIRTO, WAXAA LA RABAA DOWLADA INEEY FAHAMTO IN CIIDAMO DADKA AMNIGOODA LOO XILSAARAY, HADIIBA AY SHACABKA DILAAN IN AYSAN SHUQUL KU LAHEEYN EHELKA DADKA LAGA DILAY AMA KUWA WAX DILAY, HADII KALE SHARCIGA DOWLADNIMO AYAA KU BURBURAAYO NINKII NIN DILO, HADII EHELADA AY MAG KALA QAATAAN. DILALKANA LAMA XAKAMEEN KARO,WAAYO SHACAB AAN DOWLADA KA WADA AMAR QAADAN OO AAN ISKU MID AHEEYN AYAA JIRO. NIN WALBANA NINKII UU RABO AYUU BOOBI AMA DILI. YAAB SOOMAALIYA LABA SHARCI AYAA KA JIRO OO AAN ADUUNKA LA QABIN SUBXAANALAAH
@yasir7210
@yasir7210 2 жыл бұрын
Hala dilo ciddii naf goyso.
@shantasomaliofficial7451
@shantasomaliofficial7451 2 жыл бұрын
WAR HALA DILO WAXII WAX DILO........GACAN KU DHIIGLE QIIL MALAHAN...
@AhmedMohamed-rq9ey
@AhmedMohamed-rq9ey 2 жыл бұрын
AL QABYAALA CIIDANKA SOMALIYEED HA KALA QOQOBIN
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
Dadkii dadka ugu liitay ayaa ciidan laga dhigay, maxaa laga sugayaa markaa?
@samiryare5850
@samiryare5850 2 жыл бұрын
Maxkamada ciidamad qalbka sida iyada maxeey ka adag tahay masaakinta iyo kuwa la faquuqo allow dalkena noo ha gaaji
@abdifatahahmed9734
@abdifatahahmed9734 2 жыл бұрын
Kuwan ayaa laga sugayaa inay wadan xoreeyaan alkoliisto inta uu qori wato askari yahay somali xal kamasoo dhawo
@gaalkacyohobyo7841
@gaalkacyohobyo7841 2 жыл бұрын
SOMALIDA SIDEE DABA IYA AYAA NAFTOODA QIYAAMA, INLAQAATO MABA AHA MAG RAGAAN DILBAY GEESTEEN WAA INLADILAA, HADII KALE DHIBKA WUU SII SOCONAA,
@Smartpatternacademy
@Smartpatternacademy 2 жыл бұрын
Halaga aaro ayagana
@HassanMohamed-qd5pw
@HassanMohamed-qd5pw Жыл бұрын
Qareen ma jiro waa tuug ey ah kan ma aha qareen waa daailm
@ashaoali8020
@ashaoali8020 2 жыл бұрын
MAGICII QARANKA UMADA SOMALIYEED AYEEY U ADEEGSADEEN
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 2 жыл бұрын
wa wax laga xumaado ? mxe u dilayaan qof an wax huub a sidiin
@mohamedosman4519
@mohamedosman4519 2 жыл бұрын
ciidan kuwani ma aheyn e waa moryan ha la dilo qisaasta marxuminta ay dileen
@yasir7210
@yasir7210 2 жыл бұрын
Sax ciidankA daacada ah kama mid eheen waa loo ilduufay kamid noqoshada lkn maxkamadda qeybteda war faafinta layaabay wareysi kalareebidda. Iyo dadka ku qancaayo
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 2 жыл бұрын
Hala tokto nimanka
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 жыл бұрын
Dawlada waain distaa ciidamada cirka ciidamada dulka ciidamada bada ciidamada sirdoon distaa dawlada waxaa lagu kasaa in awood uley dahay wadankey oodan magaalada iyo tuulada baadiyaha in a wood leydahay wadankey oodan
@anan1cade470
@anan1cade470 2 жыл бұрын
kuwaan dhaqsi ha loo toogto
@JafarJafar-bh4ss
@JafarJafar-bh4ss 2 жыл бұрын
Waxaa garsoorka loo xilsaaray kiiskan kula dardaarmaa iney allaah kabaqaan oo ey sida allaah raaliga kayahay ugarqaadaan wareestaanna qoysaska marxuumiinta oo eynan ku qancin hadal jeedinta wakiilada maxaa yeelay garsoorow xukun qalada oo dad kudulmanyihiin hadii uu dhoco waxaad ka arki doontaan qabrigiina iyo aaqiradiina mana dheera waxaad ogtihiin nabigeena scw inuu ahaa قال رسول الله صلي الله عليه وسلم من مات قامت قيامته أو كما قال صلي والله عليه و٦
@aminaali11
@aminaali11 2 жыл бұрын
Subxaanallah noooo mag!!!!!!!!!. Somaliya waligeed ma hagaageyso saa waxkasta mag bayka qaadanyaan
@abdiabdi7915
@abdiabdi7915 2 жыл бұрын
Dawlada waain dishaa Cali deyre fuaad shongol mansuur roob Hasan daahir aweys mahad karataay dawlada waain dishaa hogaamiyaasha alshabaab xabsi Laguma haayo shabaab daawadooda waa Dil wixii shabaab sheygto
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 2 жыл бұрын
Raga ha ladilo
@maxamedcumarmaxamed9014
@maxamedcumarmaxamed9014 2 жыл бұрын
🐱
@yasir7210
@yasir7210 2 жыл бұрын
Lkn cadeeyn saxan ma ahan muuqaalkaan waa wax la qariyay baaritaanka lama rabee wa in haddi wareysi bulshada lala wadaagaayo sidi looduubay loo arkaa waxa kale wa bilaash dadkoda idiinka rabo cadeynmaha dhabta ah sida wareysiga.
@alhabib001
@alhabib001 2 жыл бұрын
MASAAKIN Mukulaal madoow dhulka beeraha in ay boowaan ayaa meesha ay u joogan
@AnfacXalane
@AnfacXalane Жыл бұрын
alkuleestiyal waye hala dilo😂
@muxumedmohamed5168
@muxumedmohamed5168 2 жыл бұрын
Budhcad dawladu dirsatay hhh
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 134 М.
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Maxkamadda ciidanka qalabka sida oo xukunno dil iyo xabsi daa'in ah riday
7:21
Somali National Television
Рет қаралды 180 М.
ASAD HAGIO OO KA HADLAY NINKII XABADAHA KU DHUFTAY iyo warbixin..
15:02
Maxkamadda Ciidamada iyo Kiis Dil ah oo ka dhashay Haweeney mareysay Bar Hubin ah..
30:46
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН