Wa dad dhaqan xun mana istahilaan ine ciidan ahaadaan. Xage dadkan lagu so tobabaray🤔
@elmimohamedelmi Жыл бұрын
Hawiye action Group 💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀💀
@abdulkadiromar6997 Жыл бұрын
Qaladka ciidamada hadii la soo bandhigo danbi miyaa?!!!
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Waba layabay malah in loqariyo ayey raben
@lulomar7773 Жыл бұрын
Waxaan ka xumahay in wiilkan ay bahdileen moryaan sharka ciidanka isticmalayo ma istahilaan in ay sii ahaadan cidan iyo kan moryaanka afukataha isku shegayo oo u dodayo xasbunallah
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Warunta
@cumarmohamedmohamud-dc6og Жыл бұрын
Waa in laga saraa cidamada
@abdulkadiryousuf7395 Жыл бұрын
Nimankan Qori Ay Awood ku Sheegteen Uma Qalman Shaqada 😢
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Subxaanalaahi ya raaabi adiga awoda iska leh
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Waa in ciidamada dowladda la baraa hab dhaqanka suuban lana ciqaabo askarigii ku xad gudbo qawaaniinta . Si dowladnimada haybad u yeelato.
@Lascanod. Жыл бұрын
Baraha bulshada in la lawadaqo ad bey uficantahey wayo hadikaley sidas ayey ulenaya daadka askarta korika wada taa
@xoogaggawaddaniyiintasoomaaliy Жыл бұрын
Sharafta qaranka wixii ku dheelo Kun faataxo lagama yeelaayo Dhibanaha faataxad ha qaato 17 milyanka somali faataxad kaama qaadanaayaan
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Warunta
@nnpcat625 Жыл бұрын
7million dagaaladda kahor bey eheet 2.million way dhinteen. 2 millionyana wey dhaheen marka 7.dii million.🎃🎃
@ijaaboosoble1320 Жыл бұрын
Marka waxaa lagawadaa yaan wax lasheegin 2 qofood midka duubay iyo kan faafiyay waxa loo heysto maxaa uqari weyseen waxa dhacay wayaab taliye hasheegin maxaa dhantiin dadka video gaas soo gudbiyay waa in loo mahad celiyo
Love m'y People and how we do the things to make sûre ours People annd guaranted an peace for every citizens in ours contry.
@HaajiryareMohanyare Жыл бұрын
Farxiyo Maxamad
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Ninka bistoolada ulasoobaxay kaas ciidanka halaga saaro Beeraha halagu falo xabsi daaina halagu xiro doqon doqon kale jirin waaye wiilka soo fakiyey video hala dalacsiiyo
@MohamedAli-rt2lw Жыл бұрын
Ninka faafiyay wa in la abaal mariyo e mahan in la iqaabo waayo dowlada mahan dowlada cadaalada waxaana wa arin laga xumaado yurub video hada duubto qof ku bad baadayo wa leysku abaal mariya
@mukhtarhajji7265 Жыл бұрын
Been baad iaku sheekteen wlhi Shaqsi muwadin ah hadana naafo ah in lagu xadgudbo hadana aadedeyn u jedisaan cidii la wadagtay shacabka! Waxaa ladhahaa I will never understand someone's situations until you sweem the same see!
@hasanhersi7914 Жыл бұрын
Odey dhaqameed wadankan waa Kuwa hoos udhigey Aniga waxey ilatahay in shaqada laga eryo kuwa falkaan geystey waxey suurad xumeynayan ciidamada police ka gaar ahan traffic police. Waa laga xajoodey maxey tahay?
@cfc8536 Жыл бұрын
Carab waa gaal gaaldhalay
@saabiriincadey2608 Жыл бұрын
Wadankaan dadkii cadalada kudhaqi la haaay Malogolado Duurkeey jiraaane
@warsameahmed9871 Жыл бұрын
Lama aqbali karo askari sharciga ka dhiga dareenkiisa dabadeedna ku xad gudba xuquuqda dadkii uu in uu ilaaliyo lagu aaminey. Waa in askariga dulayey muwaadinka kagu ciqaabaa waxa sharcigu ku xukumayo askariga ku tunta qawaaniinta.
@maryanmohamed431 Жыл бұрын
Kusimahaaga waa in aad ceysisay
@MHD6203 Жыл бұрын
Dadka video ga baxshay wlhi danbi malaha wayo hadan la arki lahayn ma manta maxkamada la soo istaajin lahaa
@MuuseAk10 ай бұрын
Wllhi kan carabka oo jooga taraafiko ey ey dhalay waaye
@Heimatar Жыл бұрын
Taliye carab wuu edeb daran yahay wuuna kiwir badan yahay inkastoo soomaalida ee madax adagtahay.
@newassong7535 Жыл бұрын
Fadlan ninkas gumadaya umada hala racdeeyo ebad yuu u shaqeyn dowlada wayo wa maryaan uf
@Garorrebusiness Жыл бұрын
Ninka wax duubay maxaad danbi ugu dhigeeysaan daalimka ayuuba banaanka keenaye? Arimo ciidan baa banaanka lakeenay ninka lahoow maciidanka ayaa ku heshiis ah in dadka ladhibaateeyo ladulmo lana qariyo?
@msh984 Жыл бұрын
Ninka feeray maskiinka ulasha wata shaqada halaga eryo iyo afar blood oo xarig ah wabilaahi toowfiiq maxkamada wey xerantahay
@ruqiasalah5744 Жыл бұрын
Ninka baraha bulshada soo dhigey sidee buu denbiile ku yahay, waa nin xaqa ku taagan, dowlada in la qariyo ayey dooneysaa ciidankeeda oo waxay doonaan wadanka ku sameeyaan, tassina waa nasiib daro u soo hoyatay soomali weyn
@rocky4066 Жыл бұрын
WIILASHIINA MOORIYAANTA AHAA AYAA CIIDAN LOO QORAY. WAANA SAX IN LA CEEBEEYO OO UMMADDA LOO BANDHIGO QALADAADKA CIIDANKA DOWLADDA GALAAN.
@tahliil5567 Жыл бұрын
Yaab macnaha waxaay rabaan ayeey sameey nayaam in la ogaadana marabaan kwrn
@boorowcade2636 Жыл бұрын
Afar jeen layaal
@SumayaElmi-sq7nd9 ай бұрын
Asc
@siradm9 ай бұрын
Dabka ayaa isku keentay, aragtidiisa ma jeclaysan
@xasannuur9804 Жыл бұрын
Qaladka waan ka heshiinay Tankale hal reer ayaa ciidanka iska buuxiyi ku lagu sheegay ciidanka
@cismaanafgaab3018 Жыл бұрын
Kkk faataxo qaado anna waan yeeley
@alaskafingaflip6531 Жыл бұрын
Waxan cadaalad miya hada waxey dhalinyarada shabab unoqonayan wa saan cml 🥺🥺🥺
@MohamedAbtiga10 ай бұрын
video hadey shacabka arki lahen maxakada lama kenen dhibka tarafiko saneyso
@meryemmeryem5182 Жыл бұрын
Hawiye action group wakana ayego dowlad ah, waa meel lugu hoogi. 😢
@AAA-sx5ej Жыл бұрын
Sil qarmuney orood oo candada ciid iskaga shuub
@meryemmeryem5182 Жыл бұрын
@@AAA-sx5ej Moryan caaytamayo makala jecli ee marka orod xaraanta aad 32 sano aad cuneysid cun qof xalal cuni kuwad kuhadashi kuma hadlo
Anaa idin waso dowlad ma ahan kuwaan yarka videoga faafiyay waa wiil muwaadin ah wuu mahad san yahay kuwaan waa tuugo alle hana dhaafiyo
@rayanacookingchannel4756 Жыл бұрын
No oday warkiis
@barlinsabriye2029 Жыл бұрын
Ani waaba yaabee odoyaasha maxaa dhex galiyay faataxo was loo baahan yahay lakiin wsa in laga cayriyaa shaqada uma qalmaan hadaan la duubi laheeyn waxaas ka badan ayay sameen lahaayeen aniga ma yeeleen
@Ahmedali-fo4wo Жыл бұрын
ninka waxduubey ma ahan denbiile war waxaan in wax laga barto ayaa loo baahan yahey meeshan laaluusha nidaamdaro nimanka darajada lasiiyey oo laaluush ku shaqeysta dableydana ey arkaan meesha nidaamdaro ayaa ka jirta oo quwad ama awood loo sheeganaayo umada anaa meehsaan ka masuul ah waxaan doono ayaan sameynayaa waxaan famiil ayaa dhameysaney waxaas nidaam ma ahan somaliyey ilaahey ka baqa ilaa madaxweyne bari idinkaa qabriga la idinku su aalaa waxa aad aduunka ka smaeyseen muslinka waxii laga xaaraan timeeyey ayaad ku dhaqmeysaan oo xaraantii ayaa xalaal laga dhigtey gaaladii dhaqankoodii ayaa layeeshey iyo beenta