❤Aduun yada qofkasta lafta simka aqoonsi la,aan looma furato bariti Ciidamada abniga waxa ufududaalaha 8n lahelo qofkata oo sowacay iyo kuwa ugu jiro ama labarata uxareesan barito ayagana waa lahelilaha saas ayana guul kugaarikartan ciidanka amniga❤❤❤❤ magarayaan ila iyo larajiishadeysan simkaryada anan larajiisgareynin danbiga ugu badana waxa la isticmalaya siimkaryo ❤
@mohamedosman45193 ай бұрын
shuute.nimankan dil ku xakuun waa donfaaro mana dahiiran
@saidmm99533 ай бұрын
Amiir mise horjooge, , amniyaad mise dilaayaal, shaqo mise dhagar dil ah. Ilaalo mise basaas. Heyada ha garsoorka iyo warbaahinta dowlada maxey u isticmaalaan erey bixinta khawaarijta?
Dhaliil. Xukunada xabsiyada ee maxkamadan aad bey u gaaban yihiin. U fiirsada ragaan khawaarijta ah ee baneystay una socday daadinta dhiiga naf aan waxba galabsan, waxaa lagu xukumo doonaa sida caadada aheydba xabsi aad u gaaban.