Maxkamadeynta ciyaal tiktok iyo xariga cali khadaab iyo xogta soobaxday

  Рет қаралды 5,092

HANMAAL MEDIA

HANMAAL MEDIA

18 күн бұрын

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Пікірлер: 18
@iskufilan1223
@iskufilan1223 17 күн бұрын
Sax ilaahow nabad waarto somalia gaar ahaan muqdisho xamar cadeey❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✅✅
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 17 күн бұрын
hargeysa uu joogi jiray weligiisna 18 may maka hadlin oo dabaal deg ah, su'aasha meesha taal waxee tahay maxaa tusay july 1 ? aqliga ha shaqeeyo qiiro japanka haleeska daayo nin kaan waa nin lasoo diray nisa aa gacanta ku dhigtay, gudoomiye shuute aala hor geynaa xabsi uuna muteyste kahwaarijka
@user-mn7gx9tm9d
@user-mn7gx9tm9d 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍
@omermhd985
@omermhd985 17 күн бұрын
Hala anaanto wix ii kasoo harjeeda horumarka dalka
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 16 күн бұрын
WAA SHABAAB NOO QARSOON WIIL MAXAA LOO XIREY EE AMNIGA DALKA DOWLADA HALOO DAAYO
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 17 күн бұрын
Dadka aaminsan fikirka qawaariijta hala toogto please hadii kale anaga ayaa iska qabaneyno oo lasumii meyno intee na qarxiyaan
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 17 күн бұрын
xurnimada loo dabaal dego maxaa qalad ka dhigay caalamul islaam dhan waaalaga dhigaa somalia kaliya maxee dembi u tahay? teeda kale mujrim waa gaal macnaheeda hadaa somalida ku sheegtay gaalo macnaheeda waxaa tahay khawaarij is qari waaye nin kaan shuute haloo geeyo hana la toogto intoo is qarxin oo hadhoo la dhihi lahaa lagama shakin
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 17 күн бұрын
Waa Khawaarij Is Qari Waaye Shuute Haloo Geeyo Maxuu Gedo U Tagui Waaye Iyo Hargeysa Markuu Muqdisho Ka Dhex Hadlaayo
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 17 күн бұрын
Waa runti Cali khadab
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 17 күн бұрын
aamus kahwaarij baa tahay qabyaalad u dheer tahay hadaa awood lee dahay soo dee geedkaa la geynaa waana la tooganaa intuu is qarxin
@saybahmed1504
@saybahmed1504 17 күн бұрын
Bulshadaan Muqdisho bahala badan oo duulkale u shaqeeyo ayaa kusoo ururay ee dhegta dhiig halo daro
@degan4
@degan4 17 күн бұрын
Ma wuxuu ka xun yahay, in SOMALIA in ya xortahay.?
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 17 күн бұрын
wiilkan cali qadaab waxu kaliya u qaldana wa xornimada somaaliya gumeystihii ka qaadatey baad Moday inu inkirey taasna waxa kalifi karo marku waxyaalo qaar arko dalku ku jiro in ciil ka keenay baa laga yaaba sida itopa oo dad somaali ka mida dhulkii siinaayo faragelina ku heyso sida gobolka gedo ee doolow ciidamo tiro badan soo galeen lagu sheegay wax iska weydiyay an jirin iyo wax la mida marka taasa keentan leyahay weyna dhacda iney dad badan maalin walba hadalkas iyo wax ka daran sheegan dadku marka wiilkan yar ee is yiri ciyaalka dayacan caawintoda u istaagay awalba walalkiis ka yar asago arday ah asaga iyo ciyaalo iskuuley ah fasax ka yimi muqdisho gelmudugna u noqonayaan gariga jiqda loo galey aano qabiil ay hg u dileen meydkodii si xun loo jarjarey walahi hal arey ma oron walalkey qadarta ku qanacsanhy yiri marka
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 16 күн бұрын
WAA BEEN UU ISKAGA QARIN JIREY BULSHADA HOOSTANA MISHINKEENA KA WADEY MIDKASTOO IS QARIYABA MARBUU SOO BINAYAA WÀDAMADA GAALADA WAA LAGU NOOLAANKARAA KEENANA WAA MUJRIM MIYAA
@isno-r1y
@isno-r1y 17 күн бұрын
Malafit wayo nita xilkas wayo
@isno-r1y
@isno-r1y 17 күн бұрын
Somalia dolat kamagito
@farhiyoahmad9008
@farhiyoahmad9008 17 күн бұрын
Amxaaro waaye hala xero wasaqda
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 17 күн бұрын
waa nin loo soo diray inuu xamar isku qarxiye hargeysa uu joogay 18 may waala dhigaaye mana ka hadlin mana ka hadli karin maxaa july 1 tusay oo somali lee dahay?
OOMAAR XAALADDA DHABTA AH UU KU SUGAN YAHAY & MARKHAATIGA NOOL
28:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 76 М.
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Jawigii maanta ee golaha Wakiillada Somaliland.
10:51
Galaydh Media
Рет қаралды 30 М.
Бушмен и бабуин. В поисках воды.
0:42
BERMUDA
Рет қаралды 11 МЛН
Что делать, если вас проглотит анаконда???
0:59
Время знаний
Рет қаралды 3,3 МЛН
Что делать, если вас проглотит анаконда???
0:59
Время знаний
Рет қаралды 3,3 МЛН
Утонуть НЕВОЗМОЖНО 😱 #Shorts
0:19
ФАКТОГРАФ
Рет қаралды 3,6 МЛН