MAYAR MOGE MADAXWAYNE MUSE ARIN KUSAB SAN HADLAY WADANI DAWARSI BILABAY ADNA ADAN AFKA FURATAY 😱

  Рет қаралды 18,654

KING RIDWAAN JOHOR

KING RIDWAAN JOHOR

Күн бұрын

Пікірлер: 101
@Fuadismaeil
@Fuadismaeil Ай бұрын
Guul guul soomaalilan ciidanka qaranka guul guul soomaalilan 💚 🤍❤️💪💪 kulmiye 🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫🇬🇫💪💪❤️❤️ guul iyo GOBONIMO GUUL KULMIYE 🇬🇫💪❤️💪
@slandprince7210
@slandprince7210 Ай бұрын
Argagixisada Kulmiye hogaanka fashilmay ka codeeya 13 November guul Waddani, Kaah iyo Hilaac.
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
Masha alleh kulmiye markale insha alleh kulmiye kulmiye kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland
@ilyaasmedia24k
@ilyaasmedia24k Ай бұрын
Maamada qaranku meel dheer ayay wax ka aragtaa cida qaranka anfacaysa way garanaysaa
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
By by wadani FAQASH illaahay umada haydinka qabto
@halimaaden275
@halimaaden275 Ай бұрын
Guul and Hambalyo Somaliland ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 Ай бұрын
Geeeeeeeeeesi Qaran guuul iyo gobaanimo Kilmer Kilmer kulme
@guledjirde2818
@guledjirde2818 Ай бұрын
Askum umad. Reer guuleysta. Kulmiye. Guuleysta. Madx. Weyne. Mudane. Muuse. Biixi Cabdi xildiid guuleyso. Kulmiye. Guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@HibaaqAinache
@HibaaqAinache Ай бұрын
❤❤❤❤❤GUUUUL GUUUUL SOMALILAND INSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤
@Somaalistartv
@Somaalistartv Ай бұрын
Xisbi dawar sanaya wadanka lagu amini maayo wlay katahay muse bixi abdi kulmiye guuuuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Xisbi umada horey u dhacay hadana u dhiil sameysanaya lagu aamini maaya
@halilmamohamed4493
@halilmamohamed4493 Ай бұрын
Viva umada Somaliland ❤ Viva Somaliland ❤❤❤ iyo inta horumarka jecel ee nin jecleysi wadin
@sumayayounis3970
@sumayayounis3970 Ай бұрын
Masha Allah tabaarallah guuuuul somaliland ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shibaneshow
@shibaneshow Ай бұрын
Hal dollar iga heli maysaan wadanooow jonyada is ka dhiga 😂😂😂😂😂😂
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa mayar mooge xagguu ka soo shaqaystey lacagta uu sheegayo. 2.0. Wuxuu ka soo shaqeeyey HAVAYOCO oo ah ururka sheegta samafalka waddaniga ah. 3.0. Waxayna bixin jirreen mushahar aad u liita oon ka badnayn 500 doollar amaba ka yarba. 4.0. Lama garanayo mudane mooge meesha uu ka soo shaqaystey lacagta uu sheegayo. Kuna taageerayo xisbiga waddani. 5.0. Waxana laga yaabaa inay tahay qararac iyo qawda maqashii waxbana ha bixinin. 6.0. Wuxuu muddo dheer lahaa xaas iyo carruur. 7.0. Haddaba marka uu kiro guriga bixinayo iyo biilka carruurtiisa iyo xaaska lama garan karayo meesha uu lacagta ka keenay uu ku taageerayo xisbiga waddani. 8.0. Haddaba suurtagal ma noqoneyso inuu dhaho anigoo yar baan shaqaystey oon lacagta urursaday. 9.0. Maanta nin xaas leh iyo carruur oon noqonin ganacsade shacabka dulsaar badan ku sameeya muu noqonin maayar mooge. 10. lama garan karayo meesha uu mayor mooge lacagta uu ku taageerayo xisbiga waddani meesha uu ka keenay iyo halka ay ka soo gashay lacagtaasi. 11.0. Waxay u dhawdahay muddadii uu ahaa maayarka uu bixinayey qandaraasyada waddooyinka iyo dhismayaasha inuu ka helay lacagtaasi uu ku taageerayo xisbiga waddani. 12.0. Meel kalleeto oo lacagi ka soo gelli karto lama garan karayo. 13.0. Waxana xaqiiqo ah inaysan suurtagal ahayn inay meel kalleeto lacagi marnaba ka soo gasho. 14.0. Weligiina ganacsato muu noqonin. 15.0. Wuxuun buu ka mid ahaa dadka shacabka ah ee masaariifta qoyska ku dirira sida dadka shacabka ay yihiin oo kalleetto. 16.0. Lacagtaasi waxay u badantahay inay soo gashay inta uu hayey xilka maayarka casimadda oo kelliyaatta. 17.0. Waxa yaableh maadaama aanu ahayn ganacsato sababta ku kallifaysa waxa yar uu ka xilka maayarnimada inuu dhaho waxan ku taageerayaa xisbiga waddani. 18.0. Waxay caddeyneysaa inay tahay lacagtaasi mid ku soo gashay si dadban. 19.0. Hadday tahay mid uu shaqaystey marnaba muu dhaheen lacag baan ku taageerayaa xisbiga waddani. 20.0. Haddii horaba lacag u haystey mixuu u samaysan waayey ganacsiga uu leeyahay. 21.0. Waa maxay sababta uu u soo doontey maayar noqoshada taasi uu nafta qaylada iyo hargeysa cagaaran iyo kambeynka dul dhigay.
@gorgorproduction
@gorgorproduction Ай бұрын
Madax waynaha qaranka si kasta oo mucarad kiisu u badan yahy hadana garbihisa waxa tagan libaaxyo
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 Ай бұрын
Haye Maxaa qadan
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Ай бұрын
Moma Adna Adan Allah ha daayo guul kulmiye guul Somaliland ❤❤❤❤❤
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Waa laga badalayaa mayer mooga xilka ishalah
@hamdaelmi
@hamdaelmi Ай бұрын
Rid waan wan ku jeclay Waxad tahay wadani dhaba Ayaad tahay alle ha ku xifdiyo
@EHLUDIININAXAJI-h8k
@EHLUDIININAXAJI-h8k Ай бұрын
Qaranka lagu ma aaminikaro
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Guul mamo Dr adna aden waa shaqsiga kaliya u daacada ah qaranimada somaliland maashalah
@DaudAbdi-g4m
@DaudAbdi-g4m Ай бұрын
This is 2024 We need change and be independent from pple like Adna who gave up in life .
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 Ай бұрын
Guul iyo gobanimo Somaliland InshaAlla
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q Ай бұрын
War saylicii awalba sawirbuu ahaa wax matare
@Som-somalimedi
@Som-somalimedi Ай бұрын
Wadani oo wadankii dawar sanaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@KadarAbdi-k2g
@KadarAbdi-k2g Ай бұрын
Maamo.caafimad.iyo.cimridharar.ilaahay.haku.siiyo
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Lacagta waa la cunayaa lakiin cod ma helayaan waligeedba. Wadani lacag ha bixiyo. Waxba kama jiraan weeyaan. Waa laga cunayaa kaliya ishalahu wadani down 👇
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h Ай бұрын
Mamo adna❤❤❤❤❤❤
@XamadCabdi-td8ny
@XamadCabdi-td8ny Ай бұрын
AfPrmuun candh😮😮😮
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚
@anwarfowziismaciil1040
@anwarfowziismaciil1040 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂alle kumasiyo bidmilahi karim
@AbdicasiisMohamed-pr7tu
@AbdicasiisMohamed-pr7tu Ай бұрын
Makaha waxbu kuqarinaya lacsgba soogadhay😅😅😅😅
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
Adna rabi ha daayo
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MaamoAyaan
@MaamoAyaan Ай бұрын
waxay maqleen inlaga war helay dhaqaalaha ay kasoo qatee xasan sheekh wa majare habaabin
@farahroble9961
@farahroble9961 Ай бұрын
Guul somaliland iyo wadane
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 Ай бұрын
☘️🌿🌿🌿🌼🌼🌼🌻🍀guuuul 🌻🌻🌻🌻🌼🌿🌿☘️☘️☘️kulmiye 🌻🌼🌿🌿☘️☘️🍀🍀🌻🌻🌻
@moccaax8524
@moccaax8524 Ай бұрын
liinta oo midheheedii wadata ayaa idiin danbaynaysa
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 Ай бұрын
Adna Adam cimrigeed ha raago dambigeedana Allah ha dhaafo
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Ай бұрын
MOOGAA LACAGTII OO DHAN GACANTA UGALIYEY AAKHIRUU WARJIRAA XISBIGA WADANI WAA TUUGO
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
KING RAGEEDII
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
TABTII GARAADADA LAACAANOOD AYUU ACOUNT SAMAYSTAY XASAN SHEEKHNA WAA TABTAA KULI WAA QOWLAYSATO
@magoolaidid5506
@magoolaidid5506 Ай бұрын
Waxaa labadayley wax kasta meesha qalad kayimaado waa waa sida nabarka kushuba xaguu istacimaaley waa layswada hoostaganyhay 😂😂😂😂
@cumarmahamed5335
@cumarmahamed5335 Ай бұрын
Waxaba kama jiraan waxaa lagu qarinayaa lacagaha ka imanaya soomaliya iyo qadar waana dhuumasho madaxu muuqdo
@saynabm
@saynabm Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@JamaalMuuse-v6x
@JamaalMuuse-v6x Ай бұрын
Waa run xisbi dayday ah ha dooranina
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Ай бұрын
war dewersina maahee xusbiga ha ceebaynina aduunka horu maray baaba qataa cawimada xusbinimo wadani ha la daayo
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
DAWERSIGA CIRRO WUXUU KU QARINAYAA LACAGTA MALAAYIINKA AH EE SOMALIYA LOOGA DIYAARIYRY QAARNA LOO SOO DIRAY
@AshaQaalib
@AshaQaalib Ай бұрын
ANIGA ARAGTIDAYDA WAXAY ILA TAHAY SAKAARO XAAR MUUQDAY AAS AASTAA TANI WAXAY DALIIL U TAHAY IN LAGU QARINAYO LACAGAHA BADAN EE HUWANTA' QADAR IYO TURKIGU AY SOO DIRAYAAN LAAKIIN QAADHAAN BAAN HARGEYSA KA URURINAYAA WAA CAQLIGEENA OO LA CAAYAYO.
@RAli-j8j
@RAli-j8j Ай бұрын
Mayir mooge waati before kisi laso helaye Marka doorashad galayaye Wuxu yidhi waxaba meel masi dhigan😂 . Ubaxaley media 24 kaso arka
@MuseXuseen-jw6fw
@MuseXuseen-jw6fw Ай бұрын
War xisho
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 Ай бұрын
Halaakaala xiishoodo Reer Somaliland oow oo isixtirama
@safa-w8f8u
@safa-w8f8u Ай бұрын
Yaaaaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@aliMohamed-ev3wr
@aliMohamed-ev3wr Ай бұрын
Waqtiga mayor moogay waa damaday.. musa sonoqnayo magalada mayor kale aya lakenya
@farahroble9961
@farahroble9961 Ай бұрын
Waar taasi waa cade ma wax kale ayaad wayday ka sheekaysay
@NimoOmar-p3h
@NimoOmar-p3h Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@safiyaiidan3366
@safiyaiidan3366 Ай бұрын
This was a long time ago
@mohamedxasan9368
@mohamedxasan9368 Ай бұрын
Lagu baray bahaloow
@artist_marwa01
@artist_marwa01 Ай бұрын
Nimanyahow wiilkan dhakadiisu waa Qudhaca meeshaas e..
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Ай бұрын
WAA BEENTOOD WAA INOO BEENGUURAYAAN INDHO SIRCAADWEEYE LAISBAREY WADANI ILLAAHOW NAGAQABO WAA TUUGE
@HaboonDucale-k2d
@HaboonDucale-k2d Ай бұрын
Ina mooge wuu dhiiqaystay
@naeemayusuf6464
@naeemayusuf6464 Ай бұрын
Somalia miyey uga baxday qarashaadkii waddani
@mahamedaxmed6817
@mahamedaxmed6817 Ай бұрын
Uraaye buka
@jamayusufelmi9630
@jamayusufelmi9630 Ай бұрын
Dawirsigu waa «Coverup” haddaa wax fahmeysaan.
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
DOORSHO MAAHA WAA AFDI EE QARANKA U CODEEYA
@ibrahimibrich9566
@ibrahimibrich9566 Ай бұрын
INAKO RAG CUSUB DORAN RABAY AYU WADANI RAG BURTA INOO SAREY KADIBNA ODAYAAL ISAGU KA DAMBEYEY INOO DIRAY SII DARTURKA LOO JABIYO SIDA MARKAY TAHAY ANU CIID AAN KU DORSANAYNA MUJAHID MUSE MAJIRTO LABADA SOO RACANA WAA MAXAMED KAHIN IYO CABDILLAHAY DIRAWAL
@Ismail-l1f3o
@Ismail-l1f3o Ай бұрын
INA MOGE LACAG UULEEYAHAY. MASIINAYO WADANI WAA TIILOGUSO HAHAJIYAY ISAGA!
@KhadarXasankhayare
@KhadarXasankhayare Ай бұрын
Wa habfarsamaysan hhhhhh wayo lacagta way hayan
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Waar waa sheeko hore. Waa howlgalkii suuqa Gobanimo iyo dhulkii xisbiga ee kolkuu Nairobi u dhoofay qaar golaha degaanka Hargeysa is yidhaahdeen shirkado ka iibiya ee fashilmay sadexda xildhibaan ee xaafadaa ka soo jeedaynaela xidhay kolkay dadkii suuqa ku ganacsanayay u gurmadeen
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 Ай бұрын
Waa qiiq isku qarin.lacagta gadar,xasan shekh,jabuuti,ayuu indhaha ka jeedinayaa,washeko farmajo
@IbrahimDobbaje
@IbrahimDobbaje Ай бұрын
Adeer ninka leh waddanka laguma aamini karo .Waddanka ma waxaad moodaysaa ka xilka haya uun in uu leeyahy ,intuitive helo ayuu kuugu maamulayaa waliba hooyadda ku wasayaa..
@KhadarXasankhayare
@KhadarXasankhayare Ай бұрын
Dee niyow hadi laydinka helo maxa idi qor shaysan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
CIRRO WUU RAFANAYAA WAANA SHAQSI DABA DHILIF AH
@samewadasamewada
@samewadasamewada Ай бұрын
Oosootiila lalahaa ciro meelyi joogaanba faqshtii ba malaayiin dollar u soo urrisayi waa maxyi dawersigu
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Wadani way u dhamaatay waar intay goori goortahay ka tashada
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u Ай бұрын
Lacagta ay dawar sanayan reer wadani waa been waa isqari nayan lacagta huwantu siisay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 Ай бұрын
DAHABSHIIL SOO MUWAADIN SOMALIANDER AH MAAHA CIDUU DOONO AYUU TAAGEERAYAA TAASI MA SIYAASADBAA CIRRI WUU RAFANAYAA KKKKK
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Lwaligibaa lacag siii waa lagaa cunayaa kaliya. Taagerida qaranka. Waa dhidibada taajiriintu. Dalka ayey leeyihiin. Ganacsatadu. Cadow ma caawinayaan. Somalilnad cadowgeeda ah. Xaaraam. inka ay doonayaan baay siinayaan lkin adiga maya somali baad la haysataa
@CabdiraxmanSuleiman
@CabdiraxmanSuleiman Ай бұрын
Hantida qaranka waa lama taabtaan
@shukriahussein1146
@shukriahussein1146 Ай бұрын
Imaan lawayasha is casilaya dee Muuse xoola umada siinmayo markaa ha cararaan xaraan quutayashu
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 Ай бұрын
war yaa waad edeb darantay adaa mala dawarsi lagugu koriyay warya waddani xoolaha umada ka dhaxaysa iyo xaaraan kuma ololayo waa shaqsi xalaal iyo xaaraan kala yaqaana weeyaan maku dhacday dadkisa ayaa la garab taagan xalaal in ay ku garab istaagan kuwa xaaraanta iyo hantida umada ka dhaxaysa ku olalay naya kuma muuqdan miyaa hadal kaga u fiiro
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 Ай бұрын
Kkkkkkkkk
@wariscabdi2248
@wariscabdi2248 Ай бұрын
Qadhan xisbi miyanad maqal adigu itobiya bal Yara gadh bal rer miyiga Aya laga qada
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa wuxuu ku qarinayaa dhaqaalaha uu ka helay dawladda somalia iyo dawladda Djibouti. 2.0. Haddaba run kama aha wuxuu mudane cirro uu sheegayo. 3.0. Waana maqaar saar aan micno badan ku fadhiyin. 4.0. Haddaba waa been iyo khuraafaad waxan uu sheegayo.
@nathra7351
@nathra7351 Ай бұрын
Caawa miyaan loo soo qorin warqada
@AyaanWaano
@AyaanWaano Ай бұрын
Buuuuufi huwantaa xaarmajo ushaqeesa tuuuuug xaarmajo huwantaa
@apdiaziizpaazhe2991
@apdiaziizpaazhe2991 Ай бұрын
marki fayuuski aad huwanta lagu caayayay wayday miyaad waddani kuso kala qabatay adiga iyo mid xun o layidhahdo waridaad duliyow walle kuma daawado mar kale kala noqda subsc dameer kan uf
@FoosiyaFaarax-t3r
@FoosiyaFaarax-t3r Ай бұрын
Waar xusbiga ha inagacaayin
@fadumoelmi367
@fadumoelmi367 Ай бұрын
Donqon yahow timaha iska xiir midgan yahay fosha xumi oromo
@powerwhydoh
@powerwhydoh Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@Sam-t4p4r
@Sam-t4p4r Ай бұрын
To late 🫣🫣🫣🫣🫣🫣🤣🤣🤣🤣
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@powerwhydoh
@powerwhydoh Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👏🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@powerwhydoh
@powerwhydoh Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 31 МЛН
MUSTAFE DOLLAR  |  NAF BAAN SIISTAY CALANKEYGA  | 18 MAY
5:25
Mustafe Dollar
Рет қаралды 1,9 МЛН
Beesha Isaaq halkee ayeey ka galaan Carabta?
6:04
MM Somali TV
Рет қаралды 26 М.
KULMIYE AYEY ISKA CASILEEN WASIIRO SIYAASIIN NAXDIN KKK
8:47
waridaad TV
Рет қаралды 33 М.
Ninkaygii ayaan is dagaalnay 🥲
8:21
Asma
Рет қаралды 33 М.
Как Я Брата ОБМАНУЛ (смешное видео, прикол, юмор, поржать)
00:59