Suuliga ayan ku galay gurgursho qoralki an facebook dhigay 12 habenino ayaa argaty gabdh madow kadib politie ayey u wacday dhiig bax kadib
Пікірлер: 19
@SuadoMahamud7 күн бұрын
ilaahey gabdhehena hana xifdiyo melkasto an jogno kuwa la abiyuuso oo lagaraco ilaahey haka dhigo kuwo karti ey isaga celiyaan nimanka Wuxuushta ah ha siiyo
@XamdaXasan-fe8dl11 күн бұрын
Mashallh iskufilney mana dhibsn kra shekdad wan jeclahy ❤❤❤❤
@Xalimo42111 күн бұрын
Dulqaadka badan wa doqonimo.Itaaso mar ay u sabartey aya dhibtan u keentey.Alxamdulilah ay ka gudubtay.Wuu isbadali doona aya Naag dhaaxa nafteda ay ku weysey
@fortunjelani998211 күн бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@m.mshuriye82564 күн бұрын
Ax ax ax waa xanun walahi
@Sahraqueen70810 күн бұрын
Nag nool❤ wlhi wey igu socotaye
@SuadoMahamud7 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@HipoAhmedsicid11 күн бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@aidenhadd252011 күн бұрын
Masha Allah
@mohamadjamaboodle-qu1cn11 күн бұрын
WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU AKBER ☝️❤
@UmasalmanUmasalman11 күн бұрын
🤲Alxm calaa kulli xaal 🤲
@qaaliyusra754111 күн бұрын
Gabadhaa waa lasoo dulmiyay dulmiga mar uunbaa guusha lagaaraa
@wardaa88910 күн бұрын
Goor ay baday ayey go aan qadayay lkn inay ku si jirtaa ka darnaan lahayd
@AziyOsman11 күн бұрын
Balaya naag saxiib ka dhigata naga qaar waa shayadiin Shaydan ka ayaga far dheer wlhy
@Xafsacabdisalan11 күн бұрын
Gabadha ma gur horay so martay gabar bikra ah se bu uga shakin