😂😂😂😂😂😂😂 Laaa cali Maxamed Gedi ma madaxweyne ayuu ahaa mise ra iisul wazaare kaliya ayuu ahaa Cali mahdi weeye booska aad galisay Geedi
@diiriyeahmed66996 жыл бұрын
@@hagaryare123 waxuu madaxweyne ahaa 1969-1969 the same year Aabe siyaad took the presidency
@cabdullahiisxaaq93646 жыл бұрын
Warkaa Ku dhan
@abdulosman30356 жыл бұрын
9th of Somalia presidents 1 Aden Abdullah 2 Abdirashid Ali 3 Said Barre 4 Ali Mahdi 5 Abdiqasim Salad Hassan 6 Abdullahi Yusuf Ahmed 7 Sharif sheikh Ahmed 8 Hassan Sheikh Mohamud Now 9 Farmajo
@shukriosman97555 жыл бұрын
1 aadan cabdulle osman 2 cabdirashiid sharmake 3 maxamed siyaad bare 4 cali Mahdi Mohamed 5 cabdi qaasin salaad xasan 6 cabdullahi Yusuf 7 sheekh Sharif Sheikh Axmed 9 xasan sheekh 9 Abdullah maxamed farmaajo
@abdirahmanmohamedahmed35476 жыл бұрын
Somalia madaxda sooomartey waa labo qaybood mid ku meel gaadh ahayd iyo mid Dawlad la aqoonsan yahay ahayd oo madax banaan kumeel gaadhna aan ahayn Aan ku meel gaadh ahayn 1 Adaam Abdulle Cusman 2. Abdirashid Ali Shaarmake 3. Mohamed Siyad Barre 4. Xasan Sh. Mahamoud 5. Mahamed Abdullahi farmaajo Ku meel gaadhka 6. Ali Mahdi Muxamed ( inkastoo uusan shaqayn oo laga hor yimi lknse afarsno ayuu haystey) 7. Abdiqaasim Salaad Hassan 8. Abdillaahi yuusuf 9. Sharif Sh. Ahmed Sidaas awgeed haddii laga saaro Ali Mahdi waa 8 haddii kalena waa sagaalkaas
Saaxib kiiq liiqato wuxu ahaa kusime madaxweyne tirin malaha waayo diiwaan taariikheedka waddamada madaxda aduunka waxaa lagu qoraa qaab dowladeedkiisa sidaa darteed soomaaliya waa parliamentary macnaha ''sadex xaggal'' executive= Fulinta, legislative=sharci dejinta, judiciary= cadaalada, ..House speakers = liiq liiqato jawaari and etc. Legislative ..presidency with administrations = Adan c osman, Mohammed c mohammed, and etc. ..judiciary ====constitution guidance with no political party affiliation. JUSTICE FOR ALL.
KA JAWAAB SU'AASHAAN, Meeqa Madaxweyne ayaa Somalia soo martay.? #ku jawaab Comment ama muuqaal noogu soo dir Whatsapp 00252619911010 iyo instagram.com/abahaa_maansan_channel/
8waaye aadan cade cali sharmaake, cali mahdi, siyaadbare, clahi yusuf allaha u wada naxriisto intaasi hada ma nolo waxa ku xigy cqaadin, sh shariif, xasan sh waxaa 9aad ku noqonya kan hada hayo farmaajo Fadlan isaxa hadii aan qaldanahy hadii aan sax sanhy like ii saar saan u ogado sax hde yihin
1- Adan abdulle osman 2- abdi Rashid Ali sharmake 3- maxamed siyad bare 4- Ali mahdi 5- cabdi qasin salaad Hasan 6- cabdullahi yusuf ahmed 7- skeikh shariif sheikh ahmed 8- Hasan sheikh maxamuud 9- mohamed cabdullahi farmajo
@muqtaarnuur84676 жыл бұрын
aden cade abdi shid cali shr sayad bara ali mahadi cabdi qasam cabdullahi yusuf shiekh shariif hasan sheikh mohamed farmajo
@hibonura48816 жыл бұрын
Wwwww maasha Allah waxa sificaan uu shegaay wiilkii uu danbeyaaay thanks my brother
Somalia 3 madax le so martay 1 adan cade 2 cabdirashiid sharmaarke 3 jaale siyaad inta ku xigta ima xisaabsan madaxne ima ahan ila o ka imanaayo madaxweyne sharafta iyo qiimaha somalia so celiyo 3aad lee taagnana , 🇸🇴💙
@abanurmohamed71225 жыл бұрын
De jongens zorgden gisteren voor onrust in een bioscoop tijdens de film Hotel Mumbai. De film gaat over de aanslagen op het Taj Mahal hotel in de Indiase stad in 2008. De jongens verlieten de zaal, kwamen terug en gingen ieder op een andere plek in de zaal zitten.
Marka ugu horeysa Mr abaaha sln qaali ah baan hawada kusomarinayaa adiga iyo inta isku howshay barnaamijyada umada waxtarka uleh sida barnamijkan ookale waayo marka hore dhalinta iyo jiilka dambe waa in loofaa ideyaa si ayagana kuwa barito ey ugu faideeyan war iyo dhamaantii jawaabta oo sax ah waa 1 adaan Cabdule Cismaan 2 Cabdi Rashiid Cali Sharmarke 3 jeneraal Maxamed Siyaad Barre 4 Cali mahdi Maxamed 5 Cabdi Qaasim salaad Xasan 6 Cabdi laahi yuusif Axmed 7 sheeq shariif sheeq Axmed 8 Xasan Sheekh Maxamuud 9 iyo madaxweynaha dalka oo ah mudane madaxweyne Maxamed cabdilaahi Maxamed farmaajo wabilaahi towfiiq dhalinyaro sidaa haloo barto madaxda dalka soo maray si aad barito adinkana u bartaan jiilka sokacaya ee ina badalaya guul iyo gobanimo kunolaada somaliweyn meel waliba aad dunida kajogtaan❤️🇸🇴❤️
@khalidqaran-bille36535 жыл бұрын
madaxweynayaasha dalka soomaray waa sagaal kuwa si sax loo dhaariyay 1.Adan Abdulle OSman Adan Adde 2.Abdirashiid Ali Sharmaake 3.Mohamed Siyaad Barre 4.Ali MAhdi Mohamed 5.Abdiqasim Salaad Hassan 6.Abdullah Yusuf Ahmed 7.Shariif Sheekh Ahmed 8.Hassan Sheikh Mohamoud 9.Mohamed Abdullahi Moahmed Farmaajo ooo hadda xilka haya Alle hala garab qabtee
@habargidirboy44575 жыл бұрын
Yarka ugu dambeyo abaal marin hala siyo waa wadani somaliyeed kuwa kale waa xoolo mesha kuso arurey
@abdulkadirnor2456 жыл бұрын
Aadan cadde Max'ed siyaad A/qasim salaad A/laahi yuusuf Sh,sharif axmed Xasan sh.max'ud Mooge af gaduud
@ibrahimyarre68326 жыл бұрын
lkn xage geysy madaxweyne cali mahdi
@naasirkhaliif18976 жыл бұрын
Adam abdulle A.rashiid ali Maxmed siyaad Ali mahdi A.qaasim salaad Abdullah yusuf Sh.shariif Xasan shiikha M.abdullahi farmaajo wa Sas aqiyaarti
@iskufilancadey34285 жыл бұрын
1Aadan abduule osman2 abdirashiid ali sharmarke 3siyaad bare 4 abdiqasin salad hassan 5abdullahi yuusuf 6shariif sheq ahmed 7hassan sheq mahmuud 8 farmaajo
Waa sidan 1 Aaden cade 2 Abdi rashiid a sharmarke 3 mahamed siyaad bare 4 Ali mahdi 5 Abdi qaasin 6 abdulahi yuusuf 7 shiikh shariif 8 Hasan shiikh mahamuud 9. Mahamed abdullahi farmajo Waa sagaal mdaxweyne 4 M ku meelgaar bey is ahaayeen 5 Madaxweyne la aqoonsanyahay bey aaayen waa sidaaa
@tutayow92066 жыл бұрын
Dhalinyarada Taariikhda hala baro meal cidla yee or ordin in kaztoo taariikhdeena ay is ka xuntahay hddne taariikhda wexee ledahay meel xun iyo meal wngzan wabilahi towfiiq.
@dhalintakacdomkasomaliyede36336 жыл бұрын
1aadan cabdule cismaan 2cabdirashiid cali sharmaake 3 maxamad siyaad bare 4 qab qable 5 qab qable 6 qab qable illahay ha unaxariisto 7 sheeq shariif sheeq axmad 8 xassan shiiq maxa muud 9 maxamad cabdulaahi
@MAANSANMEDIA6 жыл бұрын
Taallada Daljirka-Daahsoon Maxay u taagantahay,? Abahaa iyo Socdaalka kzbin.info/www/bejne/aaC7ZHSBqL52eZo
@caliyareshariif17176 жыл бұрын
1 aadan cade 2cabdisashid 3 siyad bare 4 cali mahdi 5 cabdi qasan 6 c/yuusuf 7 sh sharif 8 xasan sh maxmuud 9 mxmd c/ farmajo
Adan Cade nin ba ka horeyay car yaa sheegi karo reply iguso sheeg
@grigorig10556 жыл бұрын
1. Aadan Cade...2. Sharmarke...3. Barre...That’s it! The rest cannot be considered Presidents, they were only Rulers of ONE BEDROOM IN VILLA SOMALIA or less
@waliabdulaahi81366 жыл бұрын
1 Adan cade 2 sharma are 3siyaad bare 4cali mahdi 5 abdi qasim 6 abdulaahi yusuf 7shekh sharif 8 xasan shekh 9 farmajo
@somaliactors6 жыл бұрын
Somalis of Somalia trying to speak Somali is so complicated
@zadiikpuraale41426 жыл бұрын
Anaa iDiin ahaa madaxwaYnaH somalia ee ciyarTa naga dayah