Mogadisho 1980

  Рет қаралды 1,259,211

SolaGroups

SolaGroups

12 жыл бұрын

Filimkaan oo laga sameeyey caasimada Somalia ee Muqdisho sanadkii 1980 waxaad ku arki kartaan hab nololeedkii iyo nabadii Somalia ee barisamaadkii - waa film runtii aad u xiiso badan - Filimkan orijinaalka ah waxaa iska leh RAI isagoo ku baxay luqada talyaaniga - inagoo mahad gaar ah u celinaya Maxamed Roberto oo orijinaal filim na siiyey - waxaa turjumay isla markaan codeeyey Abdinasir Ismail "Sola" oo la kaashtey Layab Studio,Saafifilms iyo Hangoolmedia - filimkan wuxuu ku jiraa international iyo youtube copyright - hadii aad amar la,aan isticmaashid shirkada copyrightka iyo youtube uunbaa kula soo xiriir doonta.

Пікірлер: 1 300
@mohacade6432
@mohacade6432 2 ай бұрын
Im watching 2024😢
@stoneirikbalazi
@stoneirikbalazi Ай бұрын
Seme🎉
@mishkat-jc1ti
@mishkat-jc1ti Ай бұрын
Me Too❤😢
@MajidApdalla
@MajidApdalla Ай бұрын
Same fam
@sawdaacabdicali6961
@sawdaacabdicali6961 Ай бұрын
Same 😭
@stoneirikbalazi
@stoneirikbalazi Ай бұрын
@@sawdaacabdicali6961 waaa ujeda pyo
@user-ks4bq1hx3i
@user-ks4bq1hx3i Ай бұрын
inta daawaneysa 2024 😢
@kawsariinalovely6546
@kawsariinalovely6546 Ай бұрын
😭😭😭
@NatouAhmed-mr4zn
@NatouAhmed-mr4zn 24 күн бұрын
✋✋✋
@fitaaxmuxudiin886
@fitaaxmuxudiin886 5 ай бұрын
Inta dawaneysay 2024
@realfootball6994
@realfootball6994 8 жыл бұрын
the new somali generation gonna make somalia great again I hope i am 12 year old and love my country
@sagalcaday9789
@sagalcaday9789 6 жыл бұрын
SAME IT IS MY BIRTH DAY TODAY HOPE YOU HAVE A GREAT BDAY FROM A SOMALI GIRL
@itzymidzynaljaa5040
@itzymidzynaljaa5040 4 жыл бұрын
Inshallah we will change Somalia for the better.
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 4 жыл бұрын
real football SAY INSHA ALLAH Well done 👍🇸🇴👍
@hassanmohamed5413
@hassanmohamed5413 4 жыл бұрын
Masha Allah
@abdulrahmandahir5219
@abdulrahmandahir5219 4 жыл бұрын
Unfortunately it might happen after 50 or 100 years!
@user-fo1nk6jo3l
@user-fo1nk6jo3l 4 жыл бұрын
iam from Eritrea ilove somalia🇪🇷😍🇸🇴✌️🌹
@amirismail9396
@amirismail9396 4 жыл бұрын
We love eritria toooooo
@zelenayo1964
@zelenayo1964 4 жыл бұрын
Terewae
@abdulkaderali5657
@abdulkaderali5657 4 жыл бұрын
I'm from Somalia and I love Eriteria too. Love from Somalia.
@shukrih1404
@shukrih1404 4 жыл бұрын
Likewise. We love Eritrea too. Neighbour.
@farmajoahmed2749
@farmajoahmed2749 4 жыл бұрын
we love Eritrean 💖
@idormedia4101
@idormedia4101 11 ай бұрын
😭😭😭😭😭Walhi Ilimo ayaan isku celin waayay sida aannahay iyo waxa somalia🇸🇴 soomartay
@ElmiDayax
@ElmiDayax 6 ай бұрын
Iska ooy wll haisku celine
@moongoddess3031
@moongoddess3031 8 жыл бұрын
My mum and dad were lucky to experience this Somalia I always listen to stories they tell me but sadly I won't be having the same experience anytime soon
@aasisadam3884
@aasisadam3884 7 жыл бұрын
What's your email
@yasinabdi8157
@yasinabdi8157 4 жыл бұрын
Isku day inaad barato af somaliga qoristiisa,adigo kale waxa ku bahan dawalda somalia 🇸🇴 hadad garanayso xirfad nocaynoqotaba
@mohameddahirjigre5382
@mohameddahirjigre5382 4 жыл бұрын
Good days will come back don't worry my beloved sis
@abukemuse1941
@abukemuse1941 4 жыл бұрын
Magaca waanagi walashey ilahey haku naxariiste
@abdulsalammoalimosman8625
@abdulsalammoalimosman8625 4 жыл бұрын
Top girl
@marymoha8662
@marymoha8662 4 жыл бұрын
Yaa daawanya muuqaalkn 2020_🇸🇴
@moha7673
@moha7673 3 жыл бұрын
lakin wariyaha af somali moxo af somali ugu turjumowa
@weproduction1804
@weproduction1804 11 ай бұрын
​@@moha7673horta Ana yabay malaha talyani ayey ku hadlayan
@ibrahimali6609
@ibrahimali6609 11 ай бұрын
30/7/2023 ayaa daawanaayaa aniga
@SSTV5080
@SSTV5080 11 ай бұрын
​@@moha7673waxan umalaynayaa in codka hore copyright saaranyahay
@bulshaawiaweys4381
@bulshaawiaweys4381 7 ай бұрын
30 Nov 2023 daawanoyaa
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 4 жыл бұрын
Hadii somalia 🇸🇴 jeceshahaay. Like somalia one love 💕
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 3 жыл бұрын
After one year. Waxaan usolabtee. Inan arko dadka like issaree o somalia jeceel
@sadamadan4268
@sadamadan4268 4 жыл бұрын
We can't regret what happened to us coz it comes to our hands, but we can build it again with Somali great nation 🇸🇴 God bless Somalia
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 4 жыл бұрын
death to Zoomalia and the faqash.
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 6 ай бұрын
Waan Ku salaamay sxb 1988 ayaa igu dabeysay xasus ah I live in Australia 🇦🇺 ♥️
@Vxrtzs_
@Vxrtzs_ 6 ай бұрын
@@xuseenibrahim4070mashaalah 1988 wakhti hore wye meqa sane ayaa jirtaa
@hodana7546
@hodana7546 4 жыл бұрын
I am happy I lived when Somalia was great until i was 10 before the war. Some of these places my father used to take us on Thursdays and Fridays. Fridays were mainly trip to the beach. Can not complain about my life in Somalia felt privileged compare to many. I tell these stories to my kids and show them pictures.
@darklighter7173
@darklighter7173 3 жыл бұрын
Can't understand the language but the background of the history sounds nice... From Australia
@saralibby4686
@saralibby4686 3 жыл бұрын
Is Somali love
@abdihogsade47
@abdihogsade47 2 жыл бұрын
I'm from Moqadisho but you should go Somaliland to experience different cultures. It's safe and has many White people living, especially from Germany. So 2 birds with 1 stone. Learn different cultures
@AwedJR
@AwedJR 2 жыл бұрын
@@abdihogsade47 lmao 🤣 😂
@AwedJR
@AwedJR 2 жыл бұрын
@@abdihogsade47 maku khasbaysaa in uu tago Somaliland, all Somalia is peace today
@abdihogsade47
@abdihogsade47 2 жыл бұрын
@@AwedJR Why do you care about Somalia lol? Just do your duties towards God and he will give you the life you deserve lol. Forget Somalis. I'm from the UK habit and Somalis and Landers are the same fam. I'm from the UK. I know lol
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 Жыл бұрын
Allaha u naxaristo Madaxweynihi hore ee SOMALIYA 🇸🇴 Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre 🇸🇴 Qabrigisa Allaha u Wasiciyo
@johnmutheenyaga4181
@johnmutheenyaga4181 4 жыл бұрын
Somalia was a great nation. I love Somalia love from Kenya
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 4 жыл бұрын
when was Zoomalia great? The year this film was made, Zoomalia was the 3rd poorest country.
@johnmutheenyaga4181
@johnmutheenyaga4181 4 жыл бұрын
@@abdulfatahjamar7314 it was very peaceful web tiz video was taken, it's better be poor but peaceful. Peace is sweeter than riches!
@kw6570
@kw6570 4 жыл бұрын
abdulfatah jamar 😭😭 somalilanders
@mohamednuurmohamed1478
@mohamednuurmohamed1478 4 жыл бұрын
Waan sugeenaa in ay soo noqoto Mar un 🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️ Mash allah
@hassanhussein7557
@hassanhussein7557 4 жыл бұрын
Somalia nabad weesoolaabaheey inshallah ❤️❤️❤️❤️
@ozil3071
@ozil3071 4 жыл бұрын
Insha allah
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 4 жыл бұрын
Insha Allah
@cawayskaqaranka1244
@cawayskaqaranka1244 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/hnPClXSgdpyBZrM
@amaalqurux5634
@amaalqurux5634 3 жыл бұрын
Aamiin insha allah aduunyo Lee waayey
@ibrahimismailadan9622
@ibrahimismailadan9622 4 жыл бұрын
I am proudly somali . I never been there in my life . I will love to visit 😀
@cigaalxunshe9820
@cigaalxunshe9820 4 жыл бұрын
Inshlh once u will be dnt wry bro
@osmanmohamud2960
@osmanmohamud2960 8 жыл бұрын
we need more of such documentaries to understand what really happened in somalia. I am kenyan somali but somalia is in my heart. I really want it to stand on its feet
@aminaali3813
@aminaali3813 4 жыл бұрын
osman mohamud Wherever you are born you are always Somali no matter which country you were born in period
@hunterxhunter535
@hunterxhunter535 4 жыл бұрын
I live in Sweden but do I consider myself, Swedish? Big No
@bahjabashir4418
@bahjabashir4418 4 жыл бұрын
Kenya ha ku wasto
@hunterxhunter535
@hunterxhunter535 4 жыл бұрын
@@bahjabashir4418 you're brainwashed.
@bahjabashir4418
@bahjabashir4418 4 жыл бұрын
@@hunterxhunter535 maxaa?
@keinanahmed-hv6kn
@keinanahmed-hv6kn Жыл бұрын
inta daawaneeso 2023 OMG i am proud to my Country
@mubaraghoyale7145
@mubaraghoyale7145 11 ай бұрын
Kulmid bn ahy jaale😩😩😭🇸🇴
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 6 ай бұрын
Kula mid Baan ahay walahi from hargaysa
@jahbless4063
@jahbless4063 4 жыл бұрын
God bless my country 🇸🇴 n it’s people.
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 4 жыл бұрын
2020/5/27 Malin arbaco ah sacaduna 3:57 like inta iga danbeysa
@latashoxidigachenal5837
@latashoxidigachenal5837 3 жыл бұрын
Milan ciyaalka xfda Milano dhankee ka jogta hhh
@ifrahfod1864
@ifrahfod1864 4 жыл бұрын
Old good time... it's remind me of the song" Xamar daawo dacalada.." The city was really developed at that time . I'm Djiboutian and always wondered how Somalia looked like before the civil war. May Allah bring the people back together...
@drdadaa
@drdadaa 11 ай бұрын
😍🥰🤩
@carooneboy
@carooneboy 8 ай бұрын
Amiin
@AbdoKhaireh
@AbdoKhaireh 7 ай бұрын
😅😂
@abdullahisuleiman5118
@abdullahisuleiman5118 7 ай бұрын
​@@carooneboy 55
@salmaabdiaziz2062
@salmaabdiaziz2062 3 ай бұрын
Ameen
@salmansomali
@salmansomali 11 ай бұрын
فخر يا بلدي🇸🇴، نقدر نرجع الى مكاننا وإلى الأفضل
@mankaade6021
@mankaade6021 4 жыл бұрын
Like saar hadaad 2019 muuqaalkaan daawanayso😀👍
@sakariyeabuurka9100
@sakariyeabuurka9100 4 жыл бұрын
Aniga dawanayo
@abdulaahishariifali7728
@abdulaahishariifali7728 4 жыл бұрын
2020 ayn arkey wll
@mohamohamed2203
@mohamohamed2203 4 жыл бұрын
Hhhh
@mohammedahmedfarah6894
@mohammedahmedfarah6894 4 жыл бұрын
Somaali ma intaa ayay jirtaa kkkk yaryariis tihiin walaalahey
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
2024 kwrn😅
@saajidalillaah
@saajidalillaah 4 жыл бұрын
I can’t describe words how much I love my beautiful country and pray to Allah to make it great and peaceful country again ❤️❤️
@ibrahimabdullahi7268
@ibrahimabdullahi7268 4 жыл бұрын
I am proud to be somali ..🇸🇴🇸🇴❣
@quickinspiration1636
@quickinspiration1636 4 жыл бұрын
I wish I lived those days... They were beautiful 😥
@barqatadan3515
@barqatadan3515 2 ай бұрын
Like saar hadaad 2024 muuqaalkan dawanayso❤
@afrimkidani7095
@afrimkidani7095 4 жыл бұрын
حليل صومالي الزمن الجميل انا ارتريا موليد بورسودان وانا احب الصومال وسودان
@Ziraad
@Ziraad 2 ай бұрын
Wn jeclhy dalkeeyga qaaliga 🇸🇴😣🥺❤wxn kaga dhashy Waqooyi_Bari Bosaaso🤍 Illhow say ahyed io si kasi sareysa🫡🔥 yaa rabi😢
@beelobeelo6857
@beelobeelo6857 3 жыл бұрын
Dowladena Somalia Heer Waxaan gaarney iney Dhalasho siiso Ajaanibta Sida Ninkan Talyaniga Allow Dalkeena Iyo dadkeenaba israaci Inta Kufaraxdey like Saar❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯✔✔
@mascuudozil4951
@mascuudozil4951 Жыл бұрын
Talyaani kali lama sinin dhalasho away hindi aya jogay xamarweyne dukamaha dahabka yementa wey jogeyn dhalasho somali qateen dukaman catuurta iyo baskilo ay gadi jiren mid kale xaafada cabdi caziz ajanib aya dagna.masuulin xafada karaan talyaani badan aya dagnayeyn wagas markas basaborka somali xoog ayuu laha
@khada917
@khada917 2 ай бұрын
Markaan muuqaalkan daawaday dal eber ah ayuu ahaa dadka fuqur iyo badawnima ka muuqata guryuhu waa eber laakin umad is jecel oo qalbi fiican ayay ahaayen hada ayay somali ka cilmi badan tahay kana dhaqaale badan waase umad kala jeeda.
@K.r.mff22
@K.r.mff22 2 ай бұрын
Inta dawaneyso 2024 one love 🎉😢
@saharodon1087
@saharodon1087 4 жыл бұрын
Wow it breaks my heart that I was not born that time because those days were beautiful.
@daacad-jrofficial9251
@daacad-jrofficial9251 4 жыл бұрын
Allow Allow Allow Dib usoo celi dowlad jaceylkiii iyo Kala danbeyntii Aan horay u haysan amin yaa rabi
@alixamari1031
@alixamari1031 4 жыл бұрын
Waan sugeynaa mar uun in gobanimadii sonoqon insha alaah raxmada ale kamaanan qusan inta igu raacran like isaara kheer ale ha idinsiyee thanka all
@rahmamohamoud1865
@rahmamohamoud1865 3 жыл бұрын
Xili waxaan joogaanaa Ay diwlada Dhulka xoog nooga qaadanayso 😭😭😭😭😭 intay ayaga Nasiin lahaayeen Allow Dalkeena Bilicdiisa io Nabadiisa nosoo celi 💔😩 Aamiin🤲
@maryancabdulaahi1270
@maryancabdulaahi1270 Ай бұрын
😭😭😭
@AmGirl-lf5xh
@AmGirl-lf5xh 6 жыл бұрын
Watching this gives me chills. My father's home was taken over by warlords. We were issaq and we were driven out of mog some got killed. Watching this makes me cry...ruined a good country that was very advanced in many ways.
@qasimmohamed1338
@qasimmohamed1338 4 жыл бұрын
A.m Girl I’m deeply sorry about what happened to your family’s home, it was taken by Hawiye(USC) who destroyed everything, shame on them
@moh6374
@moh6374 4 жыл бұрын
Qasim Mohamed bruh that’s 2 years ago death to all isaaqs 🖕
@tuforu4
@tuforu4 4 жыл бұрын
No explainations. I presume its causes by bad fuckers..
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 4 жыл бұрын
I am glad your father's house was taking by the freedom fathers because your dad used haram money to purchase the house in the first place and you know that haram wealth does not last long. On the other hand, my father still owns land and wealth in buroa and others parts of Somaliland that he worked for at the time when Somaliland was British protectorate. i don't believe your issaq because issaq never cry about what they owned in ugandishue but only the faqash do that.
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 4 жыл бұрын
@Hamid Hussein Only faqash darood were responsible for the looting of the former Zoomalia and no one else. are you going to deny that faqash darood won't responsible?
@user-el4vu2iq2v
@user-el4vu2iq2v 6 ай бұрын
بلدي ما عمري زورتها بس نفسي ارجع لها 🇸🇴💙💙💙
@lulabdi2260
@lulabdi2260 4 жыл бұрын
This honestly breaks my heart. But Insha’Allah we’ll build our country better than it ever was! We’re the future of Somalia. We’ll stop at nothing and for NO ONE. MARK MY WORDS!!!!!
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 4 жыл бұрын
i don't see any thing good here but the same problem that Zoomalia is now facing after 50 years which is famine other problems.
@AbdiraufAbdirauf
@AbdiraufAbdirauf 11 ай бұрын
(قل متاع الدنيا قليل والاخرة خير لمن اتقى والا تظلمون فتيلا ) صدق الله العظيم
@zaciimka5895
@zaciimka5895 4 жыл бұрын
2019 hadaan dawaneysid like iisar
@maryancabdulaahi1270
@maryancabdulaahi1270 Ай бұрын
Manooshahy wll😅
@abdirahmaan1233
@abdirahmaan1233 4 жыл бұрын
Who is watching 2020👍👍
@MedEvid10
@MedEvid10 3 жыл бұрын
Am kenyan somali and my dad who is know 80 yrs old was a businessman back then, travelling between Garissa and muqdisho. He use to tell us, somalia was something else to what you are seeing today....wooow , free health care...education 15 yrs post colonial, that is what I call a vision destroyed by few tribalist mind
@maxamedaadan4179
@maxamedaadan4179 10 ай бұрын
😅😅
@Abdirahman-8
@Abdirahman-8 6 ай бұрын
You are Somali. There’s nothing called Somali Kenyan.
@mplsridah
@mplsridah 7 жыл бұрын
Wow! Just wow! Amazing. The golden years of Mogadishu.
@amaaracabdullahi2652
@amaaracabdullahi2652 4 жыл бұрын
Wan oyaay oo alle igu og ma arag muqdisho waligey lknse Calosha i hurty soomaliya hada joogto iyo tii horr ax Daalkeygi😣
@fadxicusman4926
@fadxicusman4926 4 жыл бұрын
Amaara C/abdullahi Inteee jgta wl
@geedihassan5048
@geedihassan5048 4 жыл бұрын
Kugu so dhawynayaa wll
@user-lh4zp1xm8d
@user-lh4zp1xm8d 11 ай бұрын
I'm not Somali i'm from Tanzania but love Afrika mashariki countries
@farxiyo_hani
@farxiyo_hani 2 ай бұрын
Waxaan daawanayaa 2024💔😭
@Thegreatestofalltime1998
@Thegreatestofalltime1998 2 ай бұрын
❤❤🎉🎉🎉🎉
@mohamedabdullahi763
@mohamedabdullahi763 Ай бұрын
Waxaan dawanhaaya 22/may/2024 habeen arbaco ah. Mohamed from jigjiga Inshalh somalia markale ayay cagaheeda isku taagi mar dhow. Soomalia soomali baa leh. Dalinyarada jiilkan iyo kuwa inaga dhambeeya aan kashaqeyano waxa ina midaynaayo❤ Alaha idin dhowro wllyal
@zakariaalasow4851
@zakariaalasow4851 4 жыл бұрын
If we remove the bad habits and tribalism from our hearts, then we could be better and more harmonized families. I call for the New Somali generations to stop and alleviate those negative habits which inherited from our ancestors..... May Allah brings back the glory of this great nation. Amen
@mowlidhassan882
@mowlidhassan882 4 жыл бұрын
Zakaria Alasow zhb dhalinyarta gudaha wadanka joogta afkooda hooyo ugu qor ,inaad qurba joogta la hadlayso ayuun baan u fahmay imika
@jazzyjazz5192
@jazzyjazz5192 4 жыл бұрын
Zaharia alasow manshalah ur wise guy Somali are full of posion ivy they have no cure what so ever may be our next generation we have hope until than they just gonna continue their tribe from my point of view we should people they we like us to treated at end of the day I’m my self qabil don’t pay bills and my rent so I should I care I know I belong to but we have respect other
@xSunnyDaysx
@xSunnyDaysx 4 жыл бұрын
Zakaria Alasow It’s never going to happen. Too many corruption cases. It’s all about divide and conquer. And stupidly enough too many people are falling for it. The whole Qabilism is a fraud.
@MrOlive-ku6yr
@MrOlive-ku6yr 4 жыл бұрын
True, true true say it again to shame the devil.
@MrOlive-ku6yr
@MrOlive-ku6yr 4 жыл бұрын
I remember when I was working at super target, during Ramathan, the time for zuhuur, they where calling each other to go and eat their zuhuur. If you were not Somali, you better time yourself be4 time passed you. So sad.
@mahadcupra5913
@mahadcupra5913 4 жыл бұрын
Allow soomaliya sidee dii hore noogu soo cele aamiin
@hamdamahamoud4429
@hamdamahamoud4429 8 жыл бұрын
My lovely country ilaho idaaa
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 10 ай бұрын
Hadana qurbahaa Qaxooti ku nahay 😢💔💔💔💔💔 2.9.2023 Dowlada in ay bixo dhulka baa fiican Soomalida hada dhul by kaa siinayan 100kun $ kadkiina lacgtas maba haystan 30kun 20 kun 17 baa ugu yadh waa wax laga xumado dadka ladan un gadan kadha halka dadka kale ay dhib ku thy oo kiraayal u yihin ithopia baba hda dhanta somalida horumar waxay lagaadhi waayen waa sas siyaad alle haunaxaristo nin caqli leh buu ahaaa ❤
@UmmuCaaliyah
@UmmuCaaliyah 5 ай бұрын
Walhi ani ayayday ayaa ibartay qorista luuqada somaliga guriga ayay igu bartay Shaql dheer shaqal gaaban Xuruufta labadhacda sida kubbad Kuwo isku dhawaqa kala macno ah Hadaan shaql dheer gabiyo ayeyo waiga sixijirtay Hada somaliga waan iska qoraa anoon ufirin shaql iyo xafarba Siyaad bare allah ha unaxriiiso ❤😢
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Dadkii hore gacantooda ayey ku ciil bixi jireen😢💖 Way oo way talow dowlad ma heli doonaa mise Qaxooti ban ahaan doonaa waligeen😌
@wadanitiktokofficial5253
@wadanitiktokofficial5253 4 жыл бұрын
I hope Somalia will stand by itself soon I'm 26 yrs of age and I love my country.
@karinaali63
@karinaali63 11 ай бұрын
Masha'Allah beautiful somalia 🇸🇴 😍 ❤️ ilahay noosoceeyli wadanka nag it's so sad how we end ba
@hafidproduction4279
@hafidproduction4279 4 жыл бұрын
7 years ago 2020ka ayaan daawaday mashalah i love caasimadena
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
Sito kale
@abdulfatahjamar7314
@abdulfatahjamar7314 4 жыл бұрын
it has been 7 years and nothing has changed In Zooomalia, in fact, things has got worse.
@Zakariashureym
@Zakariashureym 11 ай бұрын
Legends watch 2023 here we go!
@SSTV5080
@SSTV5080 11 ай бұрын
Waykanaa 12:50 dadkaas xad isleedahay
@Muraad-vz6fw
@Muraad-vz6fw 7 ай бұрын
Waxa aan daawanayaa 2023 /20/November Oo ay Somalidu Gabi ahaan ba tahay 20 million Love hadaa commanti Gaya ara gto 💗
@cimraniboqortoyo2105
@cimraniboqortoyo2105 7 ай бұрын
🎉
@BinaryRandom
@BinaryRandom 6 ай бұрын
Wxaan kaa sok daawanayaaa Somalia 2050 xili somalia marayso 30 million😂
@jusuf1167
@jusuf1167 10 ай бұрын
Yaa dawanaaya 2024 tolow
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 ай бұрын
Alh wagan folxumo badna dadka wagss bagay u dhacdy dowldi somali xiligan africnka o kalee dad qaqawan ban ahan laahyn yaahuuu
@dahirupro3657
@dahirupro3657 8 жыл бұрын
somalia allow nosoo noolee
@themusicchannelltm4971
@themusicchannelltm4971 7 жыл бұрын
I don't care gaaal baatahay
@ishaseef5098
@ishaseef5098 4 жыл бұрын
@@themusicchannelltm4971 maxaa kaqaldan wll sedee uhadlesaa 😯😯
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 4 жыл бұрын
@@themusicchannelltm4971 qof muslim ah ee af somali ku hadla miya leedahay gaal kalmada dhul ma dhacdo
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 4 жыл бұрын
@@themusicchannelltm4971 qof muslim ah ee af somali ku hadla miya leedahay gaal kalmada dhul ma dhacdo
@naftaqalbi6125
@naftaqalbi6125 4 жыл бұрын
aamiin wll 😭😭
@TheQadar00
@TheQadar00 11 жыл бұрын
30 sano kahor wadankeena sidaan miyuu ahaa ilaahow noogu soo celi sidaan oo kale
@abdirahmanmohamed5424
@abdirahmanmohamed5424 4 жыл бұрын
Haa Walaahi anaa usoo oodeganaay Xfd xmrwyne Lunadhashay joogay lkn nasiib adigane Maxaa arkin xitaa wadamada yurub iyo mareeykan damac managa geli jirin xitaa qarashaadka lagu dhoofayo aad Ayeey u jabneed lkn Muqdisho Qofka kunool Marne inuu wadnkale isbuuc kaga maqnaado niyad madiina umadaan ogolaan leheen
@abdirashka4566
@abdirashka4566 4 жыл бұрын
Ameen insha allah
@DeeqaAbdikadir1234
@DeeqaAbdikadir1234 2 ай бұрын
War manooshahay😂
@muzcabjamac5100
@muzcabjamac5100 4 жыл бұрын
Sun 24 nov 2019 Like inta iga damysa
@CabdiyareTahliil
@CabdiyareTahliil 6 ай бұрын
Old is gold somalidii hore wlhi dad ayey ahaa yeen Somalia 🇸🇴 hanolato 🇸🇴
@Aboflahfans.
@Aboflahfans. 7 ай бұрын
RABIYOO MARKALE NABAD wax aanu nahay ADOOMADADEE JAALE SIYAAD BARRE ALLAHA KU NAXARIISTO 30/11/2023 ( maanta ayaan Fransa qoxooti KU ahay)
@hayaanali4347
@hayaanali4347 4 жыл бұрын
I would like to see my country rebuild again Ya Allah give us peace 🙏
@drdadaa
@drdadaa 11 ай бұрын
ameen sister
@yahyamayow4697
@yahyamayow4697 7 жыл бұрын
this video is really amaazing , its a lesson to our generation who never saw this but blood and wreck
@ahmedake4
@ahmedake4 9 ай бұрын
Wlhi ilmada wan ceshan wayey waxan cawa dawanayaa 1980kii video laga duubay somalia 🇸🇴 😢😢😢😢 kn xiligaan dhashy hadda ay sanadku yahy 2023 waa d'a oo wa qof wayn allaha wadanka noo hagaajiyo somaliyeey ❤❤❤❤😢😢😢😢
@Kahin12
@Kahin12 11 ай бұрын
Qofkii commentigan arka 2030 2035 isoo xasuusi Commentigan reply iiso gal Hadan kuso jawabi wayo iisoo ducee laga yaba meshii lo badnaa inan tagay ❤
@ajaajo5670
@ajaajo5670 10 ай бұрын
Ilaahey hanawada gaarsiyo xiligaas inshAllah
@Osmaney8
@Osmaney8 2 ай бұрын
I.a ❤❤
@hanad1408
@hanad1408 2 ай бұрын
Janada ilahay ha inagu kulmiyo dhamanten inti muslim ah odhan
@caalinAbyan
@caalinAbyan Ай бұрын
Ma nooshay wali ?
@drssagalsuuro878
@drssagalsuuro878 28 күн бұрын
Saxib Ripley
@guliedhuman3212
@guliedhuman3212 3 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴♥️ from Qatar 🇶🇦
@AwedJR
@AwedJR 2 жыл бұрын
Maxad dalkada uga fanaysaa Magacaga baba laga gartaa in aad somali tahaye
@faiselaraye1558
@faiselaraye1558 4 жыл бұрын
The old good days. Dammn i wish I lived in those times....
@theweirdo2187
@theweirdo2187 4 жыл бұрын
Ikr
@issa2952
@issa2952 3 жыл бұрын
True bor love 🇸🇴🇸🇴🏁
@faiselaraye1558
@faiselaraye1558 3 жыл бұрын
Yes
@hfm9834
@hfm9834 11 ай бұрын
Me too😢
@osmanrashiid7437
@osmanrashiid7437 3 жыл бұрын
Soomaaliya muddo dheer bay burbursanayd fadlan Talyaani ku soo noqo Soomaaliya Viva Somalia Viva Italia Somalia rovinata da molto tempo fa vi prego Italiani tornate Somalia viva Somalia viva Italia
@kalgaceylboy1174
@kalgaceylboy1174 7 ай бұрын
Yaa daawanaya 2023/11/19 November/ Day Sunday/ 6:37 PM O'clock
@saidmohamed6488
@saidmohamed6488 3 жыл бұрын
My grandfather was in jail in 1980 barre jailed him for 3 years because majerten our clan wanted barre to conside since he lost in 1977 war may Allah have mercy on both of them
@abdisamadhussein3924
@abdisamadhussein3924 11 ай бұрын
Waa markii ugu horesey aan videogan arko 2023 Waa cajiib wlh Wadankeygiyow maxaan il xumadaan hada ku badey oo aan kugu kor oomannahy adoo waxas nimco ah ku hoos yaalaan 😢 Wadankeygow waa ku jclhy, noqo mid qof walbaa kugu nool nimco iyo nabd ku helo 😢
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 11 ай бұрын
Ana kula mid ah😢
@ajaajo5670
@ajaajo5670 10 ай бұрын
Dadka ilaahay nabad ha dhex dhigo
@caaishaclaahi9827
@caaishaclaahi9827 7 ай бұрын
Ilhw somali isku jeedi oo midee qalbiyadooda❤
@Ahmed-maaniyo
@Ahmed-maaniyo 3 ай бұрын
Inta dawnaysaa 2024
@francescocatalano5855
@francescocatalano5855 5 жыл бұрын
I have been working in Somalia from 1983 to 1987 and feel sorry to know the actual bad conditions
@Abdikhalik_Suleiman
@Abdikhalik_Suleiman 4 жыл бұрын
Mr. Francesco what was the wonderful things that you had seen in Somalia
@mohassannor5272
@mohassannor5272 4 жыл бұрын
Now it’s getting better come back again with peace
@KhalidAbdinasir252
@KhalidAbdinasir252 4 жыл бұрын
Cujub 100 it’s getting better but it will need 5 more years to look this
@mohassannor5272
@mohassannor5272 4 жыл бұрын
Boqorka Somalia ok bro
@saralibby4686
@saralibby4686 3 жыл бұрын
@@mohassannor5272 is not getting better I’m Somali stop lying we are the problem. people need education somalia is a shithole country the government is week and alshabab is still active sadly
@bulbulmoha7786
@bulbulmoha7786 4 жыл бұрын
Nabadu way macaan tahy waliba adoo dhulkaaga hooyo ku jooga Wlhy waan ilmeeyay anoo waligay arag casimada umada somaliyed Ilhw itus Mar uun wadankygi oo nabada😭😭😭
@omarsollasofficial8926
@omarsollasofficial8926 4 жыл бұрын
Ⓜ️uqdisho Waa Madhaafaan|🇸🇴 💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💯
@calmpoi2028
@calmpoi2028 9 ай бұрын
M.a somalia 🇸🇴 from Republic of Somaliland
@kralicesevda926
@kralicesevda926 4 жыл бұрын
🥺wish my country would come back like it was!
@saliscorner7980
@saliscorner7980 4 жыл бұрын
Am in love with Somalia....😇there are so many Somalis in Kenya and for me my opinion is that there are the best people I have met....but how it is now not good but inshallah it will rise again....hope to get married to a somali one day...and have kids with him(my crush.....though i dont think he notices me too bad😖😖😞😞
@mwangigitau286
@mwangigitau286 4 жыл бұрын
We ondoa upoko hapa, Jamani umeleta kuuza Kuma hadi KZbin?
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
How are you doing
@Rkmirow
@Rkmirow 4 жыл бұрын
Paul Gitau come on let’s be respectful of our own ppl jamani
@geesihanad2877
@geesihanad2877 4 жыл бұрын
Here am where are you ❤️
@jamal-adan
@jamal-adan 4 жыл бұрын
@@mwangigitau286 haha msee 😂😂😂..
@engratam5412
@engratam5412 4 жыл бұрын
These is a good Documentary, i am very happy to show it.
@fardowsofalsan
@fardowsofalsan 2 ай бұрын
Inta daawaneysaaa 2024/bish5/malin3/❤❤ somlia alow barkey
@abdirahmanwy6470
@abdirahmanwy6470 4 жыл бұрын
Insha allah somalia will be a prosperous and peacefull country in the near future....
@ibrahimcowke
@ibrahimcowke 4 жыл бұрын
dadkii hore ayagoo GYM Sameyn ayay Style ahaayeen wax calool kuusan kuma arkin muuqaalka Anaga malaha Raashiinka dhacay baan cunnaa maraq jumbo aan wixii laga sameeyay la aqoon 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 4 жыл бұрын
xaranta aya caloosha kuusta
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
😂😂🤣Horta anaa yabay
@asmahusssein7766
@asmahusssein7766 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂been ma'ahan whi 😅😅😂😂😂😅😅
@eartrail
@eartrail 3 жыл бұрын
Bila aqli bad tahay. Dadki hore aad wax umay cuni jirin. Inagu cuntadaynu aad u cunaa oo 5 wakhti ayaynu cuna iyo ka badan pizza mcdonaldo hamburger. Maeka cuntada iska yare calooshu ha ka dhacde. Lakin cunto wanagsan baynu cunaaye cuntadaynu badsana waklae ma jiran ha shakiyin wl.
@amaalqurux5634
@amaalqurux5634 3 жыл бұрын
Indheer🤣🤣👋
@muxiyadiincabdiamerica6833
@muxiyadiincabdiamerica6833 4 жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 way soo noqon doontaba hadaba waan dhiisanahay nabad iyo nolo ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️
@asiyamohamud8201
@asiyamohamud8201 8 ай бұрын
I was born and grow up war untill now insha allah one day my country 🇸🇴 peacefull in near future 😢😢
@AhmedabaasAhmed
@AhmedabaasAhmed 4 жыл бұрын
2020 hadaa dawaneyso like ii saaar
@umumushtaq5862
@umumushtaq5862 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥🤔🤔🤔 allow u naxariiso intii waagaas nooleed oo dhimatay waa qiiroode wlhi. Hada meesha joogno.😥😥😥😥😥😥🤔
@user-iu7tk3wk8f
@user-iu7tk3wk8f 10 ай бұрын
Lajanki xoqtan aruriyay Janadii fardowso Allah keyo adun iyo aqiro liban
@axmedhillaac3886
@axmedhillaac3886 11 ай бұрын
2024 baam daawanayaa Alxm Haddii aad iga danbeyso n iisoo ducee😊
@hersonfarah9857
@hersonfarah9857 4 жыл бұрын
I realy cry wen I watch this 😭😭😭
@ahmeyabdikolon5413
@ahmeyabdikolon5413 3 жыл бұрын
Herson farah. Dabti. Qofkii video damestaa wuqiroon
@guerillachan20
@guerillachan20 11 жыл бұрын
They should play this movie in the city center and remind the people they weren't hopeless once upon a time.
@Aloneboy-ex2vi
@Aloneboy-ex2vi 2 ай бұрын
I went in muqdishu last year, it’s very beautiful and amazing city. I love you my country ❤️🇸🇴🇸🇴❤️
@aliguul730
@aliguul730 10 ай бұрын
It was very good time I remember a lot of great time in muqdisho during 80s. It's was very beautiful v City
@YOONKA-BUULADATV
@YOONKA-BUULADATV 4 жыл бұрын
I wish to see our country go back to the 60s era of elections where people casted their votes to bring to power their leaders of choice and not through the gun or the discriminatory clannish way (4.5) of choosing leaders today. Good content and thanks 4 translations.
@cirmaryare6999
@cirmaryare6999 4 жыл бұрын
Wlhi waan Laa ilmeeyay Markaan Aarkay Sidaa Eey Soomaalia Soomartay Iyo Siida Eey Maanta Taahay
@AMuuse-ih2oo
@AMuuse-ih2oo 4 жыл бұрын
beri samaad🇸🇴💙🇸🇴 @ Nabad & wanaag @ *Somalia* 🇸🇴💙🇸🇴 *Somalia* ✔👍🤚🌻
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 11 ай бұрын
Yaa dawanaya 9/8/2023
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 109 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 100 МЛН
🌊Насколько Глубокий Океан ? #shorts
00:42
SHEEKO GAABAN IIWAD HADAN IIWAD WAA IGU SOCATAAYE
50:49
aashaano
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ruwaayadii Habloow Hadmaad Guursandoontaan
24:26
Gurmad Tv
Рет қаралды 865 М.
Taariikh:-  Soomaali yey tahey  taarikhda dhabta ah ee soomaalida
51:00
Mohamed Guled
Рет қаралды 707 М.
WAAN WAANTI FASHILANTAY 1990- JAALLE SIYAAD IYO GUDDIGI SULUX
31:32
AFGEMBIGII SIYAAD BARRE IYO KACAANKII SOMALIA (TAARIIKHDA SOMALIDA)
37:06
🤣МАЛО КУПИТЬ ЛОШАДЬ
0:18
Бутылочка
Рет қаралды 3,1 МЛН
Такого они не видели😱😍
0:55
Следы времени
Рет қаралды 2,6 МЛН
Ужасное свидание🤯 #стальноймужик #жиза #еда
0:50
SteelMan XXL | Стальной мужик
Рет қаралды 1,5 МЛН
Happy 4th of July 😂
0:12
Pink Shirt Girl
Рет қаралды 32 МЛН
I Can't Believe We Did This...
0:38
Stokes Twins
Рет қаралды 82 МЛН
Как в моей семье едят КЛУБНИКУ 😂🍓 #shorts
0:43
Владислав Шудейко
Рет қаралды 1,7 МЛН
😁💸 @karina-kola
0:16
Andrey Grechka
Рет қаралды 3,5 МЛН