Wiilka siiriyaanka waxaa la rabay inaa ka farxid madamaa dalka qaxooti ku yahay 😢 ilma yarna yahay
@farhiyomohamed91609 ай бұрын
NAJIIB AADAN NAJIIB MASHA ALLAAH WALLKEY HEESTENI HORE OO SONKA NOSO CELI PLZ YARANTENI AAN SO XUSUSTA WLH HESTAS MARKAN DHAGEY SANAYO WA KU RAXEYSTA NABI AMAANKAS CAADIDI MAHAN MAHAD SANID ❤❤
Wiilka yarkaa o siiriyanka ah waxa Larabay inad wax un siiso ama Su' aasha carabi ku waydiiso wu fahmi Lahaa carabiga.mida kale hadiyada Raashinkii Maxad uga reebteen dadku raashinka Bay ad u jecel yihiine
@shoobare4609 ай бұрын
is dajiya yusuf 15dambe sosocda😂
@muuminomaxamed17089 ай бұрын
Dhuxushawaayey😂
@JaamacHashi9 ай бұрын
525kilo mitir
@mustafaibra74569 ай бұрын
nio yussuff table maanu wadan jiren ee wa lagu so qorey ee haddii hawada lagu cuney sheega Ramadan hoo hadyad ma noorayo sooy sooy waaye
@speedgames.9 ай бұрын
Hore miyaa loo duubey barnaamijkaan mise hada waye xiligee laduubaa habeen mise maalin
@abdirahmanmohamed12608 ай бұрын
Somalida cunsurisanaa guumays kulahaa
@MahamedCiise-pl1ij9 ай бұрын
Calikamiin imoow
@khadarmuuse77359 ай бұрын
500Km
@toosred12229 ай бұрын
Naga daya ninkaan ee ee yarkii hore noo soo celiya
@Malakiiya9 ай бұрын
Nabii amanka xata walabdlay maxa sisikle waye
@nafisamohamed78769 ай бұрын
Guumeys wasn’t animal?!!! See cml
@HamzaAli-lf1yb9 ай бұрын
Kkkk haa owl weye waa qalad in loo adeegsado qof baniaadam ah. Waa dhaqan horay u hirgalay jaahilnimo weye