Meeraha waxaraxir | venus | layaab iyo cajaaib |

  Рет қаралды 112,901

OGAANSHO

OGAANSHO

Күн бұрын

Пікірлер: 236
@ogaansho
@ogaansho 7 жыл бұрын
F.G: markaan diyaarinaayo mowduuc noocaan oo kale ah waxaan ku qasbanahay in aan ku soo daro kalmado ama luuqadaha kale waxa lagu dhaho meerayaasha iyo erayo kale si dadka aan somali ahaan ufahmin ama luuqado kale ku bartay u fahmaan .. Igala soo xiriir oisnhar@gmail.com
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 жыл бұрын
Thanks wll
@omermohamedd7221
@omermohamedd7221 7 жыл бұрын
OGAANSHO thanks wll
@yarejr5315
@yarejr5315 7 жыл бұрын
Walaal waad mahadsantahay
@mohamedahmed-fe3rh
@mohamedahmed-fe3rh 7 жыл бұрын
Thanks wll guuleyso insha allaah😍
@cabdishakurrashiid4826
@cabdishakurrashiid4826 7 жыл бұрын
Aad baad u mahadsadtahy sxb waxad tahay nin afka somaliga wax badan taray iyo waliba umadisa halka ka wad dadaalka
@cabdiraxmaanilkacase9540
@cabdiraxmaanilkacase9540 7 жыл бұрын
الذين يذكرون الله قياما وقوعدا ويتفكرون في خلق السموات والارض
@anwar9376
@anwar9376 7 жыл бұрын
Labo cisho videogaga wayey wan tabey ogaansho ❤️👏 wan oghy in omar kaliga ad tahy hawushana kugu badnthy Jazkllh
@cabdiraxmaanilkacase9540
@cabdiraxmaanilkacase9540 7 жыл бұрын
Mashllh sxb cumar ilhay ixsaamkaaga hakaaabalmariyo waa cashar imaanka ugu siyaadayo xoga ilhy intuu legyhay allahu akbar
@ogaansho
@ogaansho 7 жыл бұрын
fiiro gaar ah : qaybta ugu dambayso muuqaalka ee leh -donate - waa muuqaal si qalad ah usoo raacay shaqo kuma lihi
@d.jcastrovlogs
@d.jcastrovlogs 7 жыл бұрын
we hope that this channel to become one of the best channel in the somali society
@nasriinmohamed4264
@nasriinmohamed4264 7 жыл бұрын
Mansha Allah Wll Omar mrkaad video cusub sogaliso wanfarxaa Alle hakugu wado cilmiyada dadka ufaaideyneysid
@cabdiraxmaanilkacase9540
@cabdiraxmaanilkacase9540 7 жыл бұрын
IS THE BEST CHANNEL IN KZbin OGAANSHO
@liilfei3928
@liilfei3928 7 жыл бұрын
Inta vedioga dawan ayan like codsanya war haila dafina adera yalow
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 жыл бұрын
Wakas ee iska qaado hhh Wa iga kaftan
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 жыл бұрын
Xaagaaga soo gordhaayo ina adeer
@Rageahcade114
@Rageahcade114 7 жыл бұрын
Waa yaabee
@abdirahman1094
@abdirahman1094 6 жыл бұрын
thanks
@hibaqabdilahi.a7806
@hibaqabdilahi.a7806 6 жыл бұрын
liil fei
@nasamaale6176
@nasamaale6176 7 жыл бұрын
waa cashar tayo wanaagsan, cumar garaadkaaga iyo gacantaada allaha barakeeyo 👍👍👍
@deleteabdi8073
@deleteabdi8073 7 жыл бұрын
Mahadsanid #OGAANSHO
@yartalasiiyayawoodiidumark6217
@yartalasiiyayawoodiidumark6217 7 жыл бұрын
Masha allah wax badan bn kaaa bartay..channelka ogaansho waa mahadsantihiin..halkaaas ka wad walal
@mohamedabd4557
@mohamedabd4557 7 жыл бұрын
Masha alh thanks first view👌👌like
@jirdemohamed1913
@jirdemohamed1913 7 жыл бұрын
Masha fahan kaa iyo hadalkaa Waxan kaa cudsanayaa ogalkaa dunidaa marwalibaa soo badii barnamishyagaa in sha allah
@farxaancalicilmi7822
@farxaancalicilmi7822 Жыл бұрын
M.a omar sxb wllhi wax badan ka faa ii day👍 tnkz
@khadaradam7163
@khadaradam7163 7 жыл бұрын
Mahadsanid wll omar ishar waxan runtii aad ugu farxasantahay sidaad luqada afka soomaaliga u soo noolaynaysid
@mahadyare3292
@mahadyare3292 6 жыл бұрын
mashalh zhp waad Ku mahad samtahy xogaalka aad noo soo gudbisay aanaan waligay maqlin
@aliabdi5851
@aliabdi5851 6 жыл бұрын
Masha Allah ogaansho ILAAAHAY HA ku barakeeey
@tumsofilms9903
@tumsofilms9903 7 жыл бұрын
Cashirkaada waxaan ula socdaa si la'yaano wlhi #Allaha ku xafido aduun iyo aaqiro my bro
@alishabaancirre3584
@alishabaancirre3584 7 жыл бұрын
Barakallah IsbuuciiBa Halka Vedio Aad Soo Galiso Yaa Naga Badan in Kastoo aan Jeclaan Lahaaa Habeen Kasta BarnamijYadada in Aan DawaDo #ogaansho
@yousofothman638
@yousofothman638 6 жыл бұрын
masha allh cumar waa barnajmiyo tayo taloyin iyo cilmi leh Wanda ku mahadsantahay walal
@BayahowProduction
@BayahowProduction 7 жыл бұрын
Thanks Ogaansho Gulayso
@John-st8fk
@John-st8fk 7 жыл бұрын
Ma zha allh goolayso ogaansho
@sihaamitaAbdukrem
@sihaamitaAbdukrem 5 жыл бұрын
0:40 Wxaan xasuusta anigo yar Mrkey Hooyadey suuqa ka imaado Maqribki Oo ay maqribki Dugato inay Sali Wyn ino fadiso si aan bnnka ugu leersano Mrkaasa ana yaraan ehee Inaa dhabteeda Madaxa saarto ay cirka iyo xidigaha itusin Jirty Mrkaaas ayn arki jiray Bisha ama dayaxa iyo venuska Mrkaasa dhihi jiray Bisha iyo cunugeeda😂😂 Wlhi caruurnimdeyda waa u xiisy waliba saaaid😒☹ Cunuga ileeN wxu ahy venus😂
@osaameshariif3155
@osaameshariif3155 7 жыл бұрын
Masha Allah sxb inoo soo badi planets sxb cumar kheyr allaha kusiiyo
@huskyjamapuntland1385
@huskyjamapuntland1385 7 жыл бұрын
Gaajjaa i haysee brothers anigu "like" baan quutaaye bal liketa ha ila dhaafina.
@mohamedcoonka6685
@mohamedcoonka6685 6 жыл бұрын
Husky Jama Puntland like Ku dinta inta jacel
@aweys9613
@aweys9613 6 жыл бұрын
Kuwa ugu tuugsiga badan waxad ku arkesa youtubka
@waxkaogawaaduunka875
@waxkaogawaaduunka875 7 жыл бұрын
Masha allah walal waxaa codsi iga ah inaad soo dhameystirto moowdhuucii mangoliya ama tataarka fadlan
@najiibnajka3462
@najiibnajka3462 6 жыл бұрын
Bro masha allah wlh barnamijkan was la.dhacay
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын
5 year ago hadaa daawanooyaa video badan oo i dhaafay baa markasta daawadaa KZbin hadaa soo galo iyaga lee iga soo hor baxa thanks ustaad
@labajireomar1285
@labajireomar1285 7 жыл бұрын
Masha. Allah. Wll. Waaad ku mahadsantahay iskudubaridka barnaamijyadaada. Xiisaleh. Ee. Aad. Caqligaaga . Iyo. Maskaxdaada aad . Ku bixisio si. Aaad. Igu Faaiideyso dadweyne somaaali. Badan. Oo. Aan. Ka mid. Ahay. Marlaabad. Waan. Kaaga. Mahad. Celinayaa. Waqtigaaga. Wanaagsan. Ee. Aad. Noo. Hurtay. Ogaansho. Ama omar. Inshar
@husseinabdi9187
@husseinabdi9187 7 жыл бұрын
mahadsanid cumar
@aliyusuf-channel
@aliyusuf-channel 7 жыл бұрын
Subxanalaah wlh waxa aan dhahno xidigo dhaamaan waa wax mucjisa ah oo sida dhulka ah
@ibrahimali827
@ibrahimali827 7 жыл бұрын
Thanks zxp waxbadan ayaanu ka faa iidnay (waxaraxir waxaa kaloo soomalaidu utaqaani xidita geel cawayta )
@Shiikhmeetaagan
@Shiikhmeetaagan 7 жыл бұрын
Omer inshaar cilmi ba kaa faa idey intaa channelkaan daawanaayay mhdsnd in badan sxb
@grandpeace6428
@grandpeace6428 7 жыл бұрын
Waamahad santahay sxb dadaalkaaga anguna waan kafaa idey sanay
@yaxyeaadan63
@yaxyeaadan63 7 жыл бұрын
Macha allh Wllo #Cumar mahad sanid baanu ku leenahaY horena u soco
@calakasomalia
@calakasomalia 7 жыл бұрын
Asc bro was mahadsan tahay waxaan kaa codsanaynaa in aad inoo soo ruirisid macluumaadyo badan oo ku saabsan cirka iyo siduu u samaysan yahay waa mucjisooyinka alle kuwa ugu waaweyn subxana alaah
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 5 жыл бұрын
mahadsanid macalin cumar inshaar
@qoojechannel9416
@qoojechannel9416 7 жыл бұрын
Thnkx sxp Mercury noogu xiji mahadsanid
@omermohamedd7221
@omermohamedd7221 7 жыл бұрын
Qofka ugu horeeyay ee eega
@korneelmohammedqybt62baad33
@korneelmohammedqybt62baad33 7 жыл бұрын
#OGAANSHO aad baad umahadsantahay walal MCN Jannada Allaha kugaliyo mahadsanid kun iyo kowJeer
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 7 жыл бұрын
Thanks ogaasho bro noo soo badi macalin sida nebtun Uranus
@Shaacuur
@Shaacuur 7 жыл бұрын
Cumar Sxp, macalin Marna Wll aad baan kuugu hambalyaynayaa kuuguna mahad celinayaa waxaan maanta kaa faa'iday micnaha Venus (waxara Cody) Waan somali ahaan iyo xidig ahaan lkn uma aqoon inuu micnihiisu yahay Venus thinks bro
@okitsme47
@okitsme47 7 жыл бұрын
Nin karti leh hore u soco sxp 💪💪💪
@hanadibnuwarfa9576
@hanadibnuwarfa9576 7 жыл бұрын
Subxanalalah hawada oo marayan wabiyo iyo dab holcaya alle na badbaadi dhamaan amiin yaaarabi
@Charco02
@Charco02 7 жыл бұрын
Fadlan meerayaal ma jiran roobab ka da'an mahadsanid ?
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 7 жыл бұрын
Ogansho wll environmental science maabaratay
@omermuhumed9197
@omermuhumed9197 5 жыл бұрын
Lkn dayaxa malagaadhikaraa?
@libanabukar3428
@libanabukar3428 7 жыл бұрын
thanks bro aqoonta aad Nagu siyaadisay waan kaaga mahad celinayaa howl wacan Ayaad qabatay waxaana kuleeyahay waxaa tahay qofka kaliya ee kahadla hawlaha meerayaasha iyo hawadaba aad buuna uxiiso badan yahay halkaasi kasii amba qaad bro
@somali.cartoon.channel
@somali.cartoon.channel 7 жыл бұрын
Waad ku mahadsantahay sxb sida fiican aad barnaamijka noogu soo gudbiso sxp meeraahaa sidookale waxaan u maqlay oo reer miyigeenu u yaqaanaan "XIDIG WAABERI" waxaa la arkaa markuu waagu beryaayo waxaana laga arkaa xaga cadceed kasoo baxa masaafo ka koraysa qoraxda inbadan waxaan jeclaan lahaa inaad ila soo hubiso inuu kaas yahay
@zuhayb-khalid
@zuhayb-khalid 5 жыл бұрын
Wll aad iyo aad ayaad u mahadsan tahy wxan raadinayey in badan ayaad ii soo gud bisay
@yaxyeaadan63
@yaxyeaadan63 7 жыл бұрын
Wllo #cumar زهره waxnu u lahayn daYax waxn u maLaYnaYa inaY sabab u tahaY meeLaYasha kaLe oo dhami waxY u wareegan sida dhulka haLka meeraHni sida saacada u wareego ... Thnkx you
@fahadabdirizak9718
@fahadabdirizak9718 6 жыл бұрын
Thanks ogaansho chennel
@ahmedshakir7506
@ahmedshakir7506 7 жыл бұрын
Aad bad u mahad santahay ee inoo soo baadh meerayaasha kalena inshalah
@inayassinabdi1936
@inayassinabdi1936 7 жыл бұрын
Ogaasho waad mahad santihiin. arinka dayaxa wxan qabaa in wxa sidaa ugubbay uu yahay isaga maadaama aad tidhi malaayin sano ka hor dhulka oo kale ayuu ahaa FG.wxaygu waa rayi ilaahaybaa og wxi xaqiiqa
@mahdiyaqaali2004
@mahdiyaqaali2004 6 жыл бұрын
MASHA ALLAH channel kan aad ayaan xiiseeyaa mahadzanid wll
@zakeriyeogle9834
@zakeriyeogle9834 5 жыл бұрын
عَطارِد = Farraaraha = Mercury
@ahmedabdiqani6243
@ahmedabdiqani6243 7 жыл бұрын
Mashlh cumar wll wano faidese mahadsand
@yasminehusin6763
@yasminehusin6763 6 жыл бұрын
Walaal waad mahadsantahay waa markii iigu horeey say oo kawaakibta af soomaali ku barto koowkab azuhra ayaa waligii u aqaanay laakiin hada waxaa ogaaday in dadkeeyga eey magac u baxsadeen waxaraxira
@daahirdalxiis4918
@daahirdalxiis4918 5 жыл бұрын
Xidigta waa bariista ayaanu u naqaanaa subixii markay soo baxdo makhribkiina waxaanu unaqaanaa waxaro xidhxidh From sanaag
@HAKIKfacts
@HAKIKfacts 7 жыл бұрын
Asc wr wb masha alla aqii sifican ayad uso diyarisay lkn waxan jeclan lahaa ina noso diyariyo Seturn ama meraka 6 aad
@saakasii1349
@saakasii1349 6 жыл бұрын
Anuu waxan oran laha waxa kasta allaah aya og LKn waxad is waydinkarta meerahas oo suurto gala in uu dayaxiisu ku dhacay oo uu is bedelay waxayna muslinka u nqonkartaa cashar ah waxa la inoo sheegay in qoraxadu walkhi walhtiyada ka mida ay meesha ay u dhacdo kasoo bixi doonto dhulka aan ku noolnahay MA Sii guda geli Karo arimaha alle LKn waxan fahmay in meerahaasii aan cashar adag ka qaatay inta ila fahantay ramadan kariim
@baahshe7078
@baahshe7078 7 жыл бұрын
OGAANSHO,Waa mahad santihiin👌.
@inamahamud8
@inamahamud8 7 жыл бұрын
بارك الله فيك
@sprtsparta9744
@sprtsparta9744 7 жыл бұрын
tnc wllkey iga wen allh ku xafido 👍
@muxiyadiincabdiamerica6833
@muxiyadiincabdiamerica6833 5 жыл бұрын
Macalimiin badan ayad dhantaa wll wax badan ayan ka bartay mahadsanid
@shekhismailaadan3024
@shekhismailaadan3024 7 жыл бұрын
turjumida wn xiiseeyaa kusoo dar meerayaasha jupiter iyo kuwa dambe tnks
@khaalidmohamed8257
@khaalidmohamed8257 7 жыл бұрын
Masha allah noo sii wada dadaalka
@ibrahimali827
@ibrahimali827 7 жыл бұрын
Waxaan kadaawaday meereyaalkale oo. Aad sifican usoodiyaarisay jubiter , vinus iyo mariikha . Waxaanu naawilaynaa meerayaal kale sida dayaxa , buluto , Neptune iyo sadex kale oo aan liqsanahay magacoodiii. Mahadsanid marlabaad
@nasrinnasrin9513
@nasrinnasrin9513 7 жыл бұрын
OGaansho waxan ka codsan lahaa, in uu naga caawiyo carabiga maadaaba aad taqaan luuqadda carabiga.
@cabdiraxmaanilkacase9540
@cabdiraxmaanilkacase9540 7 жыл бұрын
PLZ LIKE HAKILOOBININA CHNALKA SIAAN UDHIIRI GALINO SXBKEEN CUMAR IAND SHARE
@hussenismail3382
@hussenismail3382 7 жыл бұрын
waaad mahadsantahay wll waxaana iga codsiya inaaad meerayaasha noosoo dhamaystirto
@IbrahimGoku_1022
@IbrahimGoku_1022 5 жыл бұрын
yaraantii waxaa ku fikiri jirey si aan u tago planet , gaar ahaan dayaxa aadbaa u jeclahy run ahaantii ! video wuu i xiiso galiyey waana ku mahadsan thy
@saedmoh1450
@saedmoh1450 5 жыл бұрын
Sabaabta aan uu dayax uu laHen waa meel udhow qoraxdi oo aad uu kulul Laguna Nolan Karen waNa meel bilaa biyo ah waxan Amin sana hay in aan wax dayax ah baa alle ugu tala Galin waNa awood ilahay
@abubakardahir2668
@abubakardahir2668 7 жыл бұрын
Thanks .dadaalkiina
@najiibmohaofficial
@najiibmohaofficial 7 жыл бұрын
Mahadsanid OGAANSHO
@cabdcali6
@cabdcali6 Жыл бұрын
waw wll qali manshalah❤❤
@notm4868
@notm4868 7 жыл бұрын
Mahadsanid
@layloomar1009
@layloomar1009 7 жыл бұрын
Mashaa allah thanks wll
@Abdifatah.vlogs7
@Abdifatah.vlogs7 7 жыл бұрын
mr inshaar sxb aad yaad u mahadsan tahay runtiii waxaa tahay sxbkeena youtube aan daraadiis usoo galno
@omarmohamedyusuf
@omarmohamedyusuf 7 жыл бұрын
Waxara xidh xidh maxaan waxaraha ku xidhxidhay mareegta (ama qoosha) galiyay Lkn waxaa noo soo sheegtaa xidiga geela lagu liso
@mohammedabdirahman5389
@mohammedabdirahman5389 7 жыл бұрын
Masha Allah ogaansho jazakalah
@mahamedcade9565
@mahamedcade9565 6 жыл бұрын
Masha Allah Cumar
@abdihamiidnur8691
@abdihamiidnur8691 7 жыл бұрын
Mahad sanid sxb ogansho Aniga ahaan kama daalo inaan Mar walbo fiirsado marka aad ka hadlesid MEERA YAASHA oo waxan raba inaan wax badan ka ogado sxb pls noo sii wad 💖🔝
@cabdiraxmaanilkacase9540
@cabdiraxmaanilkacase9540 7 жыл бұрын
Abdihamiid Axmed Nuur sxb anigaa kugu taageer san
@cabdiraxmaanilkacase9540
@cabdiraxmaanilkacase9540 7 жыл бұрын
Meerayaasha wxaa kutafakaraysaa makhluuqa ilhy iyo awoodiisa
@abdihamiidnur8691
@abdihamiidnur8691 7 жыл бұрын
cabdiraxmaan ilkacase mahad sanid sxb 👍
@abdihakinjamadaar3727
@abdihakinjamadaar3727 6 жыл бұрын
Mnsha allah walaal Qaali aha
@ibraahimxasanibraahimxasan2711
@ibraahimxasanibraahimxasan2711 7 жыл бұрын
Ogaansho mahadsanidiin in badan
@najmudinaxmed1533
@najmudinaxmed1533 7 жыл бұрын
ASC sxb waad mahadsan tahay mar labaaad waxaan kaa codsanayaa inaaad mowduuc nooga soo diyaariso dayax madoobaadka ama qorax madoobaadka ama Lunar Eclipse waad mahadsan tahay sxb
@axmedali1955
@axmedali1955 6 жыл бұрын
Thnkz Brother
@yarejr5315
@yarejr5315 7 жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal
@ibraahimxasanibraahimxasan2711
@ibraahimxasanibraahimxasan2711 7 жыл бұрын
Waxan kaa codsanena inaad noo soo diyaariso barnamij ku saabsan dayaxa iyo qoraxda waxa ey isku hayaan oo faaida
@hiirale4046
@hiirale4046 7 жыл бұрын
Sababta uusan dayax u laheen allahu aclam
@maajiddhunkaal6273
@maajiddhunkaal6273 7 жыл бұрын
Mahadsanid #Ogaansho#
@mowlidsamadon9618
@mowlidsamadon9618 7 жыл бұрын
Dabeecadaha dadyowga dunida iyo dhaqan kooda noo soo gudbi si aan wax uga ogano mahad sanid wll
@dayahlion3635
@dayahlion3635 7 жыл бұрын
Thanks zxb hadaa awoodo noosoodaa meerayaasha kale ee Harsan
@ismailaden1309
@ismailaden1309 7 жыл бұрын
First ayaan ahay
@shadiyaabdirashid6848
@shadiyaabdirashid6848 6 жыл бұрын
Xidigan ila markan jirey 7 sano ila markan jirey 14 sano ayuu sacad no ahaa aniga iyo hooyadey waxan laheyn ber markan habenki u kaceyno Beertena hooyadey xidigan suhra ayuu sacad u ahaa hooyadey waxan ka qiyasan jirney meeshu ka marayo cirka ayaa sacad no aheyd maba ilawi karo xidigan
@superabdalla2086
@superabdalla2086 5 жыл бұрын
Maasha allaah anaga si fcn uma fahmeyno waa baranaa oo kaliya sida loo qiyaas qaatana ma naqaano hadaaba saacad la'aan asaga ka qiyaas qaadaneysay waa nolol mcn iyo waayo aragnimo
@hawaabdi9492
@hawaabdi9492 7 жыл бұрын
Ogaansho waxaan rabaa meeraha 2aad inaad macluumaad iga siiso waa iga codsi
@idsiyar2897
@idsiyar2897 7 жыл бұрын
Thnkz ogaansho
@Ishmaeltihhsidi
@Ishmaeltihhsidi Жыл бұрын
Walal waxa kaso hadasha merayaasha kale ee qargood dhawan la ogaaday ee aduunka ka fog 1800 light years ee looku magaca daray Kepler qaargoodna lasheegay iney aduunka an ku noolnahy u egyahiin oo laku nolaan karo balse aduunka 4 mar ka weyn
@abdullqaysofficial2476
@abdullqaysofficial2476 6 жыл бұрын
Tnx bro waanku taageera
@mrmaqas9218
@mrmaqas9218 7 жыл бұрын
Ustaad mhdsanid
Meesha Dhulka Ugu Cidlaysan | Mowduuc Juquraafi ah |
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 140 М.
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 28 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 275 #shorts
00:29
Não sabe esconder Comida
00:20
DUDU e CAROL
Рет қаралды 56 МЛН
Meeraha mariikha | kowkabka mariikha | mars | #OGAANSHO
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 174 М.
Meeraha Raage | Saturn Planet | macluumaad muhiim ah
8:08
OGAANSHO
Рет қаралды 98 М.
Kudagida Meeraha Mariikha | Raadinta Raadka Nolol
10:11
OGAANSHO
Рет қаралды 152 М.
Muxuu Ruushku Sidaan U Weynyahay ? Wali ma is waydiisay !
13:47
Saldhiga cirka ku yaala iyo dadka ku nool #Astronaut_Space
10:08
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 260 М.
TOOS: Dunida iyo Maanta
BBC Somali
Рет қаралды 633
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 28 МЛН