Mid iyo Laba Caruur Ah Dhal & Fekero Aad Muhiim Ah🤔🤣🤣🤣🎉🎈💯

  Рет қаралды 16,265

Fatxiya Cabsiiye Show

Fatxiya Cabsiiye Show

Күн бұрын

Пікірлер: 189
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
HINDA PRODUCT🎈 Sirtii Timaha Xabashida & Meelaha Aad Ka Helaysid! 🎈❤️🌺💕🎊Where You Can Find It🎉❤🎈🌺 UK Hinda Spa +44 7956 778818 Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @ www.hindas.co.uk USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya. Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka Tabarak 15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188Doono, get it at Tabarak Store Bristol, UK Roda +44 7452 835022 Germany: Halima Ibrahim Mohamud +4917621282663 Social media platforms Facebook :Halima Ibrahim Instagram: @halimashaur Saadia Osman Mahamad, Sweden Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230 0764047662 Nasra Salon Norway +47 906 14 221 Deeqa Ahmed Bulale Birmingham 07429421661 Zaytuna Birmingham +44 7435 566512 Italia VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037 Tel +39 392 383 7282 Hargaysa Zainab Collection +252 63 4402750 Holland Kaltun dalal 00 31 684130928 Saudi Arabia Al Akram Complex, Behind Qasr Mall Building 77, first floor, apartment 2 +966 50 207 0385 Ireland Belfast +44 7305 144657 Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070 Malaysia: Zainab Ibrahim Farah Bangsar, Kuala Lumpur Phone: +60183656634 Italia: Sabah +39 392 383 7282 Ifrah Ismail Adam Australia, Melbourne 🇦🇺 +61468912253 +47 906 14 221 Nasra salon Norway Danmark France Switzerland Mogadishu, Somalia Naadis 0618236743 Dirirdhawa Iyo Addis Ababa +252 63 4051835 MLANGO KUBWA JUA KALI OPPOSITE WIN WIN TOWER TEL +254799668069 TEL +254722176062
@bahsenhabib6385
@bahsenhabib6385 Жыл бұрын
My sister u are so funny i love you!! U are right enjoy your life beautiful sister Mashallhe 🎉❤
@beautiful1423
@beautiful1423 Жыл бұрын
Alhamdulillah for ur 2 children.i think as Somalis we love to be always pregnant in ur lifetime 😢
@Nasteho646
@Nasteho646 Жыл бұрын
Habo de dulayste wad ka raysaye muxadirooyimkan iyo motivational ka so badi please 😂❤🎉
@esmaderiya9229
@esmaderiya9229 Жыл бұрын
Qiyaamuhu Wuxuu Dhacayaa Duleyste oo Marba Meel Ku Dhibqinaya Subhanallaah Somali maryoley Ilmo Ayunbey Shegan Mana Koriyaan 😊
@HASSANBIDARSITANI
@HASSANBIDARSITANI Жыл бұрын
waa loo baahan yahay ina wax luugu dhibqiiyoo waayoo waa nafley dadkuu! fatxiya cabsiiye iyaduu baa wey baahan tahay soomaha!
@HASSANBIDARSITANI
@HASSANBIDARSITANI Жыл бұрын
waxaa wax socdaa maaha! kacsiiga kaa weyn!@@sAbdulsalamFarah
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 Жыл бұрын
Fadxiyay bal adoo raali ah ma noo shegi kartaa 17 years sidaad single ku ahayd safiya yar sow adigu maad dhalin intaan ku daawanaynay ayayba ahayd ilmo yar oon 10 sano gaarine. Eny wy good advices ayaad na siisay thanks gclo farxad iyo nolol qaboow ku waara adiyo jacayl kaagu ❤
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Your brain is working Kkkk lkn su'aashaas private u weydii
@FatxiyaCabsiiyeChannel
@FatxiyaCabsiiyeChannel Жыл бұрын
Waa su’aal muhiim ah waanan Kasoo jawaabi dhakhso, Insha’Allah ❤️😍
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 Жыл бұрын
@@FatxiyaCabsiiyeChannel mahadsanid gacalo ixtiraam oo dhan mudnid❤
@adowmohamud513
@adowmohamud513 Жыл бұрын
@FatxiyaCabsiiyeChannel Farxiyaay runta ayaan kugu jeclaaday. Noloshu waa jaceel naxariis iyo isfahan . Waligaa farxad iigu nolow❤ I visit your channel after every one hour to make sure i dont miss a single content from you
@samiraige4360
@samiraige4360 Жыл бұрын
Anigu xitaa waan iswaydiiyaa suaashaas Fatxiya. Safiya way yartahay sideed 17 sano single u ahayd? Mahadsanid
@zubaida9817
@zubaida9817 Жыл бұрын
farxad iyo raynrayn ilaahay nolosha hakuugu dhameeyo habo mcnt❤🙏🏿
@sharifahm.7963
@sharifahm.7963 Жыл бұрын
Allahumma bariik illahay guurkaga ha barakeeyo. Waxaan xasuusta ado sanadka horey duceyneysay in illahay nin wanagsaan ku siiyo aaamiinta wa ku dhahay qof waxa tahay wanaagsan o la jacel dadka kale wanaag❤️❤️❤️
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Жыл бұрын
I have a daughter and they’re always harassing me in giving my daughter a sister or brother as if they’re going to raise these kids with me. 😂😂😂😂
@achaaigal3722
@achaaigal3722 Жыл бұрын
Yes it’s Not only kids
@SH-py7qj
@SH-py7qj Жыл бұрын
I’m my mother’s only but my father had a dozen other children. The quality of life and childhood that I had is incomparable to my half siblings. I’m grateful that I wasn’t just a number to my hooyo. Not to say that if you have 5 or 6 kids you treat them like a number but a lot do.
@somalikanye8642
@somalikanye8642 Жыл бұрын
Rather have siblings to grow up with then a single child. Quality of life being a single child isn't much tbh. Highly overrated.
@Sophia-sp7eb
@Sophia-sp7eb Жыл бұрын
hapo lipstick ta kuu marsan magaced waa qurux masha allah
@fartunq1128
@fartunq1128 Жыл бұрын
ManshaAllah TabaarakAllah aadban u jeclahay waxa la isu dooro ee isu ek aadbanad u dooq qurux badan tahay. Allaha naxafido ❤❤❤👏💯👍
@achaaigal3722
@achaaigal3722 Жыл бұрын
Mashallaha Mashallaha it’s so beautiful Mashallaha
@halimahussein6622
@halimahussein6622 Жыл бұрын
Ilme ku washeen mana korsadaan somali wax wausheegte hagu daalin nolashaada ku raxeeyso walasheey
@nadifabarqadle554
@nadifabarqadle554 Жыл бұрын
Farxiyay dadka arbto inad wax fahansiiso ama nolosha ad sharaxeyo waa dadka dunida ugu jahilsan horta nolosha qiimahedana an aqon ee moda in ilmo la dhalo leys waxwaxeysto kaliya marka wad ku daali ee horey usoco
@saynab2031
@saynab2031 Жыл бұрын
Walahay ilma koris waa dhibaato anoo 2 bes haya daalay how joojin raxayso illahayna caabud xata cibadadu waa khalkhalaysaa
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
Aaad iyo aaaad ♥️
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 Жыл бұрын
Congratulations on your marriage Fathia qurux, May you both grow old together and be each other’s strength. Such a beautiful woman with beautiful and kind soul . ♥️♥️♥️
@aichaloulemawlid501
@aichaloulemawlid501 Жыл бұрын
Asalama alayki Fathia.a) You look awesome as always, and b) this a great conversation. What you're referring is the power of duas. I don't know many Somalis that REALLY believe the power of duas. Many of us don't know you can literally design your life by duas...Whoever practice it knows it. Who doesn't will not experience it. It'll be only theory for them, like Allah said 'assatirul awaliin'' meaning what our forefathers thought us, subtext: It doesn't really work. Allah Always answers indeed.
@Soodhawowsamia
@Soodhawowsamia Жыл бұрын
"Many of us don't know you can literally design your life by duas...Whoever practice it knows it." Subhanallah powerful words. The power of dua changed my entire life, may Allah make us those who consistently rely on Him
@aichaloulemawlid501
@aichaloulemawlid501 Жыл бұрын
@@Soodhawowsamia allahuma ameen!
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Oo adiyo saygaaguba ku dakeeya saro qabaw. Wow!
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Жыл бұрын
Fadxiya ilahay ayaamo haysku keen daayo . Adiga iyo xajiga ilahay haysu kiin barakeeyo .
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Жыл бұрын
You can give back love when u love yourself first
@hanamoha3252
@hanamoha3252 Жыл бұрын
Fatxiya, you are right sister. I am accomplished many goals writing them down and like you said working towards it.
@wllcabdulahi4919
@wllcabdulahi4919 Жыл бұрын
Alfa mabruk habbofatxiyo sidaan kuu jeclahay janada Allah hanagu kulmiyo farxad iigu nolow❤❤❤ waa in yar aduunkuye
@saynf
@saynf Жыл бұрын
Within Somali communities you are nothing if you dont have 6+ children and then we need to take care of our grandchildren. The man is on the go towards another qoyan. His job is to make sure you are busy 24/7 so he has an excuse to move on. I heard a grandmother say my son cant relax in this house so he needs a new family so he can be taken care off 😮 mind you he had only teenagers and thats the time youngsters need their both parents to be present. Honestly in each Somali community i think maybe 20%are still with their families. Even the other Muslim communities are gobsmacked regarding the divorce rate. Our youngsters are lost.
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
What are you waffling about? Divorce rate is the highest for the human existance specially in the western world thanks to the feminist satan!c ideolagy.
@AtariishadaADuunka-tg9ek
@AtariishadaADuunka-tg9ek Жыл бұрын
Horta ilaahay baa been caayey nimanka cadaanka life goals ka dumarkooda way ku dhiiri galiyaan oo way u sacabo tumaan…waxay ku taageeri karaana way ku taageeraan dhinacay noqotaba…naagahana midbq miday ka fiicantahay bay raadiyaan… rageena na some of them..mid isaga ka hoosaysa tii uun tii dhisana waxay is ku Dayaan inay ka burburiyaan…naa iska daa meeshaa waxba kama kaynaysid bay niyada uga dilaan..allow yaa ogaada kiriis guuluhuu fatxiya la rabo…barakallah…haday muslin noqdaana dadka dhan ka wanaagsan…caqligaadaad qabtaa 100%…don’t complain don’t explain horay u soco..
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Maanshallah this buraanbu waa amazing 👏 😍 💖 ❤️ aamiin yaa RABI 🤲🤲🤲
@bam623
@bam623 Жыл бұрын
I have been 20 years old and the youngest child is 19.
@muhimmohamed2039
@muhimmohamed2039 Жыл бұрын
Tolkaa banu nahay wanu ku jecelahay kuuna hambalyeynay ee ilaahay ban ku tusin 😂😂 inader alle ha kuu barakeeyo reerkaaga❤🎉
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct Жыл бұрын
Masha allah hbo gcliso fthiya absiiye xaqiiq baad kahadashay ilaahay hanoo kaadaayo samo noogu waar hbo aad baan kuujeclahy guuulayso farxad noogu waar hbo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@umubushra5391
@umubushra5391 Жыл бұрын
Masha Allah. mabruuk walaasheey macaan guurkaaga guur qeeyr Allha kaaga dhigo aamiin ❤❤❤❤
@nestehamohame
@nestehamohame Жыл бұрын
fathiya naftaada raaxo u bahan ilaheyna olaad wa ka beer somalidu 10 ciyaal iska dhalan mana daryeelan warkooda iska da
@furqanabidnoor6603
@furqanabidnoor6603 Жыл бұрын
Allahmdlilaha I am happy for you sister
@faizasaid3803
@faizasaid3803 Жыл бұрын
My favorite song ever ❤️❤️❤️
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 Жыл бұрын
ilaahey fadxiya quruxey reerka ha Kuu barakeeyo❤❤❤
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 Жыл бұрын
Absolutely right... ubad lagamadhargo lkn alxmd allah waa kusiiyey .. caruurtuna xilli lakorsankaro dibkooda iyo daba orodkooda ladonaya jirta iyo xilli la iskadaayo aya kala jira hadana .. so allah guurkaagan kii lagunasto ee ilaahay loogu dhawaado allah hakayeelo .. xaajigana albaab dacwa fii sabiilillah aya kaaga furmaye kacaawintiisa allah ha kaa abaal mariyo❤❤
@ManaMao-xy5nq
@ManaMao-xy5nq Жыл бұрын
At least you can talk about duleeste because you are higher than them you took a nice move getting yourself out from duleeste land and get yourself different land keep us updated with your new life
@nimosuleiman
@nimosuleiman Жыл бұрын
Fatxiya sawjkaga allah haku xafido ee waxad noga shekaysaa is barashadinii iyo jacaykina waxa iska daa hadalkodoo
@celpecelpe6121
@celpecelpe6121 Жыл бұрын
Xaajiyadiii chris❤
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 Жыл бұрын
Yes, I agree with, but the problem with our sister is that they think a good life is to have many children 👦. We believe without children we are nothing even if we have a great husband. Unless we fixed these things nothing will change. I’m also married to a wonderful African American man for more than 20 years, and we a beautiful 4 children Masha Allah may Allah protect them. Keep going and don’t listen to those losers who don’t want us to be happy and have a chose of our own. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ congratulations for many years.
@sorryme6860
@sorryme6860 Жыл бұрын
Farxiya somalidu waxay ubadka ku leeyihiin dhal quruxdaada ayaa dhibaysa 😂😂 waa rafaad abuur 😅😅
@rosemarie6347
@rosemarie6347 Жыл бұрын
Hhh cunug kasta aad dhasid caafimadkaaga iyo quruxdaada qayb ah ayuu la tagayaa ilaa aad noqotid eber.
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
@@rosemarie6347aad iyo ad jismiga is dhi maya
@khadraali8373
@khadraali8373 Жыл бұрын
Waxani wa wixi nimanku naagaha kadhaadhiciyen karebo iskadhal kolay walagatagiye oolugubedeli n Naagan ilmobuuxin dhabteda ilmo mabuuxshan xataa xawayaanku umanoolo sida loga noolyahay guryehen ciil ilin faqri
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Жыл бұрын
Fadxiya ilahay ayaamo haysku keen daayo . Adiga iyo xajiga ilahay haysu kiin barakeeyo .❤❤❤
@nimomohamed4559
@nimomohamed4559 Жыл бұрын
Somalida caqligii dhal bay ka gashay 10 ciyala silcaya waxa dhama 2 si fican lo koriyay
@ayaandhol3738
@ayaandhol3738 Жыл бұрын
Beautifull voice Allah ku barakeeyo Habo koley Talo & tusaalo Hablaha Somaaliyed Waad Siisay Cimri dheer iyo Cafimaad Allah ku siiyo❤❤
@ubahali8814
@ubahali8814 Жыл бұрын
Mabruuk ina habreed, you deserve the best, welcome to our inlaw.
@dekaibrahim6266
@dekaibrahim6266 Жыл бұрын
Hanbalyo habo gabar adag baatahay oo hadana dadkeeda iyo dalkeeda soomalnimada hadhaafin habo qaali
@H-Abdull
@H-Abdull Жыл бұрын
Hawaro jacelka ❤❤❤❤
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Жыл бұрын
exactly, thank you, I appreciate you darling
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Жыл бұрын
Fadxiya caruusa habo waan ku salamaynaa .
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 Жыл бұрын
Great motivation edo thanks ❤
@samiraaden5951
@samiraaden5951 Жыл бұрын
Howsha kama dhamaato Reerkaan 6 year old baa igu yaro inkastoon dhali karo waan Diidnay Aniga iyo odagayaga inaan joojinay warshadaa shaqadeeda waa ku shock Ayaga 😂😂😂😂
@sahramoha2430
@sahramoha2430 Жыл бұрын
Naag nolosheeda qorsheysatey❤
@samiraaden5951
@samiraaden5951 Жыл бұрын
@@sahramoha2430 👍
@Shukryyyy
@Shukryyyy Жыл бұрын
Asc hapo jabuti mad geyseey salida ?
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Жыл бұрын
No one so me man, no one stop, no wan stop, so man man is bad.❤
@khadrashariff146
@khadrashariff146 Жыл бұрын
My . Sisther. I. Love. You. Mashs. Allaahs. ❤❤❤
@sidiabukar302
@sidiabukar302 Жыл бұрын
Hambalyo hambalyo Gurkada guri negey guulow kayeel. Mashaallah
@ilhanmohammed9569
@ilhanmohammed9569 Жыл бұрын
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family ❤❤❤ Every time I see your videos You are more beautiful and beautiful May Allah bless your beauty🫶🫶🫶🌷🌷🌷💖💖💖
@fosiaismail4545
@fosiaismail4545 Жыл бұрын
Nimanka iyo dumarka somaliyeed waxay u haystaan inay qiimo leeyihiin intay wax dhalayaan haday joojiyaan way u dhamaatay . It’s so sad wan dareemikaraa se aqoon la’aantaa u sababa
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 Жыл бұрын
Waw the buranbur is perfect
@Xalimo421
@Xalimo421 Жыл бұрын
Ilmo dhalis iyo buuq adigoo qof weyna maxa ku galiyay😅Ilmo dhalus ay ku waasheen.Marba hadad qof weyn tahay caafimadkada laga fekeraa cunug yar iyo quuuq wa ba cimri dag dag.
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
Good job
@Amira-xd8ok
@Amira-xd8ok Жыл бұрын
I absolutely agree with you, I Have 2 boys and 2 girls people are always asking me when is the next one coming. It's quality of or life not quantity.
@honeyfarah9534
@honeyfarah9534 Жыл бұрын
May Allah bless your marriage ❤❤❤❤❤❤❤
@aminoshire8978
@aminoshire8978 Жыл бұрын
Congratulations fadxiya absie 100%❤❤❤❤❤❤
@amuunabdi5554
@amuunabdi5554 Жыл бұрын
Beautiful buraabankaan make me cry
@nasradahir2692
@nasradahir2692 Жыл бұрын
Inshaa allaah ikuwaara ilaahay idamkii
@farhiyaahmed9131
@farhiyaahmed9131 Жыл бұрын
That’s right . ❤
@rodahussien1993
@rodahussien1993 Жыл бұрын
Maansha Allah waa buraanbur qiimole
@AishaDualeh-d5e
@AishaDualeh-d5e Жыл бұрын
I agree with your sister
@hodonnuur
@hodonnuur Жыл бұрын
Maashaa allah tabaarakallah about caruurtaada aad haysato allaha kuubarakeeyo Dadkaan caruuraakacarartay, Marka romatic isga noqo . Adigaa ubahan in lagu kooliyo oo korka lagusaaro
@rosemarie6347
@rosemarie6347 Жыл бұрын
Fatihyaay habo ilaahay baa nogaa so diray. Lot of ❤❤
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Fathxiya your laugh is infectious and I love it marriage is for conpaninoship holding hands toghether and spending quality times with each other❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasnaxasan3024
@xasnaxasan3024 Жыл бұрын
Masha Allah geesiyada gabdhaha somalida
@marwaali8586
@marwaali8586 Жыл бұрын
Congrats sis first of all and wishing you happy future inshallah and all i can say to the haters is nothing.
@NimoKhalif-g5w
@NimoKhalif-g5w Жыл бұрын
Mashaalah
@sahraahmed3483
@sahraahmed3483 Жыл бұрын
Markan arko xalimo 40 jirto oo ilmayar riixaysa waan naxa waxaan dhaha tolow yaa soo habaray 😅😅😅😅😅😅😅😅
@GuledAar
@GuledAar Жыл бұрын
Wali ma is waydiisay laga yabaa inay ku faraxsan tahay oo iyada dookheeda yahay?
@kaafiyamohamud6731
@kaafiyamohamud6731 Жыл бұрын
Waw amazing buranbur.
@alshab3925
@alshab3925 Жыл бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن
@habonsudi3399
@habonsudi3399 Жыл бұрын
It is beautiful poem maansha Allah, Allah kuu aqbalo ducadda sis, Aamiin 🤲🏽
@fatimamohammed4959
@fatimamohammed4959 Жыл бұрын
Please can you address why somali community can not fathom a relationship without procreation. There is more to life in relationship for couples post children.
@faaaduma6876
@faaaduma6876 Жыл бұрын
Their lives revolves around having kids. This why they encourage girls to focus on marrying for the sake of having kids , without caring about the marriage itself.
@SH-py7qj
@SH-py7qj Жыл бұрын
@@faaaduma6876or the children’s physical or mental well-being 😢. Most Somali children grow up to have ptsd to traumatic childhood event. Completely avoidable
@ElhaanYousef
@ElhaanYousef Жыл бұрын
They like to breed like rabbits. They cannot give themselves a break. I think they like suffering. Quality beats quantity anytime.
@kadroahmad7924
@kadroahmad7924 Жыл бұрын
Waaw mashalah fathiya gorgeous I miss you sister guuleeso welcome 💯👏👏👏👏👏✊✊👍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏✊✊✊✊✊✊👍✅🙏🏻👑👏👏❤️
@mabruukamaxamed8421
@mabruukamaxamed8421 Жыл бұрын
Dulaytste xadkiisa dariiqa ku rideee ducaan ku raacinay habo fathia ❤
@BEELDAAJISO
@BEELDAAJISO Жыл бұрын
Mama fatxia absiya allah haku daayo.❤❤❤
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 Жыл бұрын
Anaba bebiya 🤣🤣👍
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Жыл бұрын
Amiin amiin
@maxamedwarsame2553
@maxamedwarsame2553 Жыл бұрын
hambalyo caruusada soo dhaweeya
@qaaliahmed4984
@qaaliahmed4984 Жыл бұрын
That’s so true ❤🎉
@nimam7846
@nimam7846 Жыл бұрын
Combinations of many things 😂😂
@farhiyabulsho6581
@farhiyabulsho6581 Жыл бұрын
exactly you have a baby exactly exactly, thank you, you're the beautiful took dollar
@aminaa7909
@aminaa7909 Жыл бұрын
Take advantage of Contraceptives, gap between children and limit children numbers quality is one
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Жыл бұрын
Fadxiyaay dulayste wuxuu uu haysta ku dhufo ka dhaqaaq .
@rodahmohamed7946
@rodahmohamed7946 Жыл бұрын
Cogratulate a Milion times, I wish you all the best , May Allah blessed your marriage with love that will last for ever , Ameen
@najmahashi3781
@najmahashi3781 Жыл бұрын
Sis gabdhaha wadankii jooga doorasha malaha ragaas xunxun ee habeenba nag raadinaya ineey guursadaan waakuqasban yahiin sis gabdhaha qurbaha jooga ayaa chance haysta gabdhaha wadankii jooga waxay ku nool yahiin abuse
@dekahaji
@dekahaji Жыл бұрын
Somalidu guurka waxay ka aamin sayihin kaliya in caruur ladhalo 😅
@-farhia
@-farhia Жыл бұрын
Aad iyo aad siiba ragga 😂 waxay Amin San yihin in ilmo iney nagta dhasho loo gursadey
@jujuqoolif4517
@jujuqoolif4517 Жыл бұрын
Labo kala hartaas wax gabdhaha ayaa lagu abuuray waana waano xun
@beautiful1423
@beautiful1423 Жыл бұрын
Somalis wants us pregnant for life😅u cannot be by urself and enjoy a night full of sleep 😮
@xaajixamse9591
@xaajixamse9591 9 ай бұрын
Naa naga xisho dhaandhaamad
@dhoolnuur8400
@dhoolnuur8400 Жыл бұрын
Walashey ninkan hadu muslim yahay mashalah hadi uusan diin haysan sorry wax laguduceyo iyo wax kale mesha mayalan ee walalayal hadanbabina 00 wiilasha iyo gabdaha hadulmina ilahayna anka baqno
@rodaismail8151
@rodaismail8151 Жыл бұрын
My dearest , sorry about the delay. Congrats, my sister. Best wishes to you and your new hubby. Love you
@safaahmet9469
@safaahmet9469 Жыл бұрын
Mashllh habo hamblyo cashardada aad by u wngsn yhin illhay ha nga dhigo dadki cashradas ka intifaca ee ku dhaqma nolasha wngsn ee dadka la donysiid
@rosemarie6347
@rosemarie6347 Жыл бұрын
10:52 😂😂😂😂😂😂
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Жыл бұрын
Fahiyo cabsiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑
@idilabdi7535
@idilabdi7535 Жыл бұрын
Off caleck jacelku awaro
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Жыл бұрын
Kkkk waad iga qoslisay
@nasradahir2692
@nasradahir2692 Жыл бұрын
Asc hambalyo inaadero toban kunojeer😀🌷🎈
Single Markaad In Badan Ahayd Ee Aad Guursato Waxad U Baahantahay Nin…🤔🤣
28:37
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 94 МЛН
黑的奸计得逞 #古风
00:24
Black and white double fury
Рет қаралды 25 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 11 МЛН
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 4 МЛН
Noloshaada Allah ka Sokoow Adiga Uunbaa Sixi Kara Not Nin & Guur🤔
30:17
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 11 М.
لماذا تحريرها كلها ممكن؟ - بودكاست مع تميم
3:46:56
Fadlan Inyar Dhegahaaga Yara Fur🙁
21:45
Fatxiya Cabsiiye Show
Рет қаралды 7 М.
Quiet Night: Deep Sleep Music with Black Screen - Fall Asleep with Ambient Music
3:05:46
Как не носить с собой вещи
00:31
Miracle
Рет қаралды 1,2 МЛН