MIDEEN QABAA SHORT By Ismadhaanto Ent

  Рет қаралды 146,053

Kafi Abdi

Kafi Abdi

5 жыл бұрын

Mideen Qabaa Aunty Iyo Ayada Waa Filim Kasheekaynayaa Nolosha Dhabta Ah Ee Qosaska Somalida Kenya Ku Nool

Пікірлер: 547
@munaosman2396
@munaosman2396 5 жыл бұрын
Alla maxey naago badano sanaa jiraan durbaan furilahaaa
@hoyoocadeycooking1
@hoyoocadeycooking1 5 жыл бұрын
Mina cadey isar subscribe abaya qaali
@riyaqcookingandcleaning
@riyaqcookingandcleaning 5 жыл бұрын
@@hoyoocadeycooking1 SUBCRIBE ee soo buuqo thanks
@abshircarab18
@abshircarab18 5 жыл бұрын
Hhhhh adi miyaa wax fureyso
@munaosman2396
@munaosman2396 5 жыл бұрын
hoyoo cadey cooking channel hoyoo hyh xabibty
@munaosman2396
@munaosman2396 5 жыл бұрын
abshir carab hadaa nin ahan lahaa manta dhan shaqaley ii adeejinee miih
@rizak898
@rizak898 5 жыл бұрын
Walaalkaa kaa sugaaya inaad like U saartid hadii aad u saari waydo wlle wax xun baad sameysay
@farhanaar569
@farhanaar569 5 жыл бұрын
Waan ku saara wll
@FirstNamelastName-eu4xk
@FirstNamelastName-eu4xk 5 жыл бұрын
Hoyada futada kawase copy-ga igadaa. Comentigayga past copy kuqaban
@rizak898
@rizak898 5 жыл бұрын
Single Gang wasa khadii ku xaarty kun jeer kla wase igadaa dhag dhaga
@FirstNamelastName-eu4xk
@FirstNamelastName-eu4xk 5 жыл бұрын
@@rizak898 tuugadii kudhashay was maskaxdada kashaqaysi laba labuufti kuxaarty wase copy kunol anaa kun jeer kuwasa
@mustafamuhidin2253
@mustafamuhidin2253 5 жыл бұрын
Maxa waye caytinta walalayal
@cadnaantashaad9486
@cadnaantashaad9486 5 жыл бұрын
Hadad tageerto isma dhanto like iisaar plz
@abdilahick9075
@abdilahick9075 5 жыл бұрын
No veiws No comment No like Frist 1ahy like sar
@raajaboy3475
@raajaboy3475 5 жыл бұрын
Ck zxp waan saarey Mar hore
@Being_Mustaf
@Being_Mustaf 5 жыл бұрын
#hhh#kafi wlhi qof caqli si u wax wax ugu dhacaadhiciyey layaby runti inta kaheshy #Like
@ikraanhassan1001
@ikraanhassan1001 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 35 ilaa uu sheegay ka hor maba xasuusan xanaaq lee 🤣🤣🤣
@hanadali6155
@hanadali6155 5 жыл бұрын
Filimka wuxuu ku soo bixi lahaa naagta shaqalaha ah adigoo gabadh soomaaliyeed laga dhigo oo marka danbe aad guursato gabadha shaqaalaha ah 🤣🤣🤣🤣
@abdirahmangurey2994
@abdirahmangurey2994 5 жыл бұрын
Xaaasid
@GLOPEDIA
@GLOPEDIA 5 жыл бұрын
Exactly waad laheshay
@amuunupdy5153
@amuunupdy5153 5 жыл бұрын
Haa wlhi
@amiirhd7658
@amiirhd7658 5 жыл бұрын
LEGEND soomaliyeed Kaafi abdi
@mow-khaliifa995
@mow-khaliifa995 5 жыл бұрын
Film qososl badna aha First person watching First person loughing 😪😪
@shaleeymaantakuiloow492
@shaleeymaantakuiloow492 5 жыл бұрын
Ina ader maxa liketa igu diidi hada nasab thy like isaar hadad idhafto waxd thy caan caan dhale😜
@maamaanofficial2010
@maamaanofficial2010 5 жыл бұрын
Waaw m.a wnku frxsnhy dawadidihi ugu horeye inan noqdo ismadhanto viva nai tager sanhy keep going
@umumohamedamiiish2233
@umumohamedamiiish2233 5 жыл бұрын
Xajigaga wa in aaad o adegta xita marko shaqada ka iamdo logaha biyo o galisa karen o marisa side janada ku gale hada xajiga san yesho
@abdiqadarjama6123
@abdiqadarjama6123 5 жыл бұрын
Allow naag raaliya isahal oo lugaha biyo IGA dhaqdo markn ka imado shaqada
@yasmineibrahim6194
@yasmineibrahim6194 5 жыл бұрын
@@abdiqadarjama6123 Amen aboowe mcn
@abdiqadarjama6123
@abdiqadarjama6123 5 жыл бұрын
@@yasmineibrahim6194 mahdsanid walshy
@MohamedAli-gn4fu
@MohamedAli-gn4fu 5 жыл бұрын
@@yasmineibrahim6194 aboowe kulaha hush waxaan ku moodayay dadki saxda ahaa lkn ma waayayo tu kaloo lugaha ii maydha
@yasmineibrahim6194
@yasmineibrahim6194 5 жыл бұрын
@@MohamedAli-gn4fu IGA raalinoqo wllky aniga Maha inaad qalad ifahanto aboowe hadii Aan kudhahayna Maha inaad qalad iiga fahanto hadana IGA raalinoqo wllky
@ugasohajicooking7502
@ugasohajicooking7502 5 жыл бұрын
hhhhhhh waaa run wlhi neyrobi way ku badan tshey 😂😂😂
@farhiyomohamedahmed4869
@farhiyomohamedahmed4869 5 жыл бұрын
First one watch
@bashka5382
@bashka5382 5 жыл бұрын
WA xaqiiqda jirto wlhi 😂😂😂😂 kaafi WA nin dulqaad badan big bro marhore ayu kalatuuri laha tan 😂 Naag Cimran ladahaayo sobaxday hh
@khushiilove00
@khushiilove00 5 жыл бұрын
Mubashir Jamac somalida maga uma kala socno hhhh
@bashka5382
@bashka5382 5 жыл бұрын
Hhh ha
@imranabdirisaqibrahim5575
@imranabdirisaqibrahim5575 2 жыл бұрын
Jafowga iga daa😃😃🤣
@powefitnessvlogs
@powefitnessvlogs 5 жыл бұрын
Please hdii ad commentigeyga aragto soo poqo channel keyga inaad ku faaido laga yabaa
@abdulahihajimohamed4334
@abdulahihajimohamed4334 5 жыл бұрын
Shekadan iney aniga iga hadleysaa modaa wlh kk
@fatumamohamed2343
@fatumamohamed2343 5 жыл бұрын
Cimraan aaa warkii hore war soo dhaaf Isma dhaanto hore usocda 1😘😍😍😍😍😍
@shermakeemoallem2464
@shermakeemoallem2464 5 жыл бұрын
Masha allah nice film keep going guys marwalbo waa idin taagersinahay
@Cadeey
@Cadeey 5 жыл бұрын
Walaahi kal iyo lab ayaa u qoslay Kafi Abdi qeyliyaah nayaa. Thank you guys for making me laugh 😂
@mohamedhaji2242
@mohamedhaji2242 4 жыл бұрын
Love ur shows ismadhaanto. From Canada. Well done.
@nimcoqalanjocusman1701
@nimcoqalanjocusman1701 5 жыл бұрын
Waaidin.baryaa somaliyey like.iisaara
@hilaacmedia8210
@hilaacmedia8210 5 жыл бұрын
Kkkk kafi wa kutuftee naya kalay wa edebdarante FIFA ismadhanto 😘😘😘💕💕
@naimailays7380
@naimailays7380 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh kuuu jaa antiii aba lagu waley zxpkaa hhhhhhh berka wllhi
@jetaimemaman4826
@jetaimemaman4826 5 жыл бұрын
Ninka raganimadiso watas oo kale si sarbeb ah ayuu wax uu fahansiyey
@rinaadabdalla6302
@rinaadabdalla6302 5 жыл бұрын
Thanks bahda ismadhaanto 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿
@istahilcabdullahi5322
@istahilcabdullahi5322 5 жыл бұрын
Masha allah ismadhanto ad ban idin tagera hore u socdha
@shamsashamiis6286
@shamsashamiis6286 5 жыл бұрын
waaaaw wa idin salamay dhamantin reer ismadhanto tim waxan ahay qofka ugu horeya o dawada ismadhanto tim
@hodanhure6113
@hodanhure6113 5 жыл бұрын
Hhhhhhh kafi dulqad wa dhameyey ilhw nag bari ah iyo awlad bari ah Ku siiiy amen wl Ku keep going dhmntina dhalintena
@farhanaar569
@farhanaar569 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂 Naagto hinaasa badanaa Soo markii hore May u dirayn naagta jaariyadaa😅😅😅🤣🤣🤣
@AhmedMohamed-sx5oz
@AhmedMohamed-sx5oz 5 жыл бұрын
The one and only
@nuhsheikhsaid1000
@nuhsheikhsaid1000 5 жыл бұрын
Muqdisho wa casimada casimadaha qof walboo somalia wu iman karaa👉🇸🇴
@asadabwaan3628
@asadabwaan3628 5 жыл бұрын
Shukran bahda isma dhaanto ViVa ANTi 😅😅😂😂😂😇
@Miriamegeah
@Miriamegeah 5 жыл бұрын
Dumarow ragiina u roonada oo baahidiisa ka war hay oo aareebanimada iska daaya Ragiina xajista🌺
@amranchannel4881
@amranchannel4881 5 жыл бұрын
Aniga waxan ahaa raaliyo ninkedi weyday xitaa kabaah waan usii umasaxi jiray markuu shaqo adaayo mar wey jirtaa sidani dumar ah ee raggin ujabjabadan hadiii kle wuu idinka tagayaa😂😂😂😂
@hassandek
@hassandek 5 жыл бұрын
Sorry walashey qofwalba dadkiisa mahelo raGii wanaaGsanaana meel bey ku dhibanyihiin qeelo iyo daGaal waa taaan layaabay
@amranchannel4881
@amranchannel4881 5 жыл бұрын
@@hassandek haa wll allle ha soo hadeyo ragga soomliyed allow ragga no ga dhiig si kuwa carab ixtiraam dumarkoda oo kolkoliya
@m.h.snabadoon6921
@m.h.snabadoon6921 5 жыл бұрын
Asc asxaabta ismadhaanto waa idin salamay waxaan ahay taageerahiina waan ku mahad santiheen saad dadka uga tarjumeesaan xalada jirto mar wlba. saad udhantihiin guul ayaa idinrajeenaa iyo horumar dheerad ah dadaalka badiya alle macigeena hanaqdo
@omarismail1123
@omarismail1123 5 жыл бұрын
Isma dhaanto wax dhaamo la waa aniga iyo xaaskeyga waxba qorin mooyee sa u fiirsano Norway cidladeeda wa uga baxnay masha allh hore usocda dhamaantiin wa salaamantihiin
@daudic1829
@daudic1829 5 жыл бұрын
Ta noocaas oo kale ah waa lala guursadaa iyada sida faraska kuugu shaqaynaysee 😂😂😢 Videogan waa lagu soo 2 jeer celiyay mlha Sidan filayo
@bashanetv1062
@bashanetv1062 5 жыл бұрын
Hadalka Murtidhisa:: Xaasta hadu qalad kadaco waa latoshsaa. #Tnx ISMADANTO
@salmashhassan2467
@salmashhassan2467 5 жыл бұрын
Xaqiiiqda jirtaa saas eh wlh🤣
@muusearab3107
@muusearab3107 5 жыл бұрын
Rijaal tahay sxp hore usoco 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾 from Germany
@ashasaleban6464
@ashasaleban6464 5 жыл бұрын
I am from gerrmny
@muusearab3107
@muusearab3107 5 жыл бұрын
@@ashasaleban6464 isku wadan joogna wlshy
@AhmedMohamed-sx5oz
@AhmedMohamed-sx5oz 5 жыл бұрын
Wa idin taageersanhy asxb qaaali ah
@umuAidha
@umuAidha 4 жыл бұрын
Way dacda waxyalhan mar walbo wan arka na ee ilahay haso hadiyo nagha somaliyed👌👌👌👌👌👌👌🌷🌷👌
@yusradheeman6248
@yusradheeman6248 5 жыл бұрын
Maamada oo kale waaye naaya intee ugu daldaleesa bismilaahi maamii maa iska dhahdid
@CocoBomb-yp2il
@CocoBomb-yp2il 5 жыл бұрын
Seeytuun coco BOMB LIKE haila dhaafin 😃😃😃😃
@gaambeadde2961
@gaambeadde2961 5 жыл бұрын
Antiiiiiiii Hhhh Hhhh Hhhh Waa sheeko qosol ah
@simaneyibraahim4205
@simaneyibraahim4205 5 жыл бұрын
Masha allah manta waxa noqday qofka ugu horay
@ibrahimidris4839
@ibrahimidris4839 5 жыл бұрын
Si wewe mi nataka bibi yango hhhh
@Fihiimaquule
@Fihiimaquule 5 жыл бұрын
Isma dhaanto group tagero buuxda ayaan idiin ahay ilaahay hanoo kiindayo ❤️❤️❤️❤️
@aminaibrahim8106
@aminaibrahim8106 5 жыл бұрын
Kkkkkkk imran eeeh kkkkk aunt ends mzee kkkkk ,sema syo ww nataka bibi yangu kkkkk ,kafi utajiju
@hawamohamed1119
@hawamohamed1119 5 жыл бұрын
dhamaan wllha isma dhaanto waan idin salaamay
@faaqidadawararka83
@faaqidadawararka83 5 жыл бұрын
masha allah walle waa wax dadka badanaa ay dhibku qabaa horey uscda waad ku mahadsantihii marwaliba waxaad noo sameysaan wax dadka ka dhexragan
@hjbjvhvh8480
@hjbjvhvh8480 5 жыл бұрын
Qofki ugu horeey e dawa😂🤩😎
@aishajbelly7599
@aishajbelly7599 5 жыл бұрын
Wow go forward isma dhaanto❤
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Taariikh 35 kulaha 😂anaapa run umoday kaafi abdi sfcn buu ujilay filimka wllhi❤❤❤
@ibrahimtyga335
@ibrahimtyga335 5 жыл бұрын
Keep going isma dhanto
@wayelkajaqafsada7401
@wayelkajaqafsada7401 5 жыл бұрын
Kaafi waa iga qosliyey kulahaaa Taariikh 35 😂😂😂😂
@mwanzo0011
@mwanzo0011 5 жыл бұрын
Wlh waaa wax jira naagihi somalida kenya jooga gabigood waa sidaan dhibaa naga heesto
@sucaadaadan3766
@sucaadaadan3766 5 жыл бұрын
Plz ismadhaanto waasoodaahy lovekina uxiisay isaar wakufarxaahee 😍😍
@sihaamsihaam-tq8kf
@sihaamsihaam-tq8kf 5 жыл бұрын
Masha alaah ay isma dhaanto hire usocda
@sureyaabdalla4394
@sureyaabdalla4394 5 жыл бұрын
Kaafi cabdi aad ayaan ku xiseeyaa keep going
@hamdamacaane1936
@hamdamacaane1936 5 жыл бұрын
The one and only ismadhanto team
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Raliyo ninkii hella Ragnimo ku fana Illahay xilkay Nagu leyihiin Nagu Astur Wiilkaygii Abihii isku fiicanahay mcha Allah Alle ha isku kayo Daayo
@umuAidha
@umuAidha 5 жыл бұрын
Masha Allah walalhey wan idin salamay damatin waxan idiga cod sanaya inad subscribe igu cawisan mahad sanid damantina 👏👏👏👏👏👏
@munamire9656
@munamire9656 5 жыл бұрын
Wan idin salamay isma tanto hore usocda waxa idinku jeclahy malin kasta waxbaa soo dhigtaan janalka suu aan ban idin waydiinaya magaca yAa bixiyey isma dhanto
@samiiracabdishakuur4588
@samiiracabdishakuur4588 4 жыл бұрын
Hhhhh Waaar Aaantiii Meeel Yanaga Geeya Ragu Dulqaad Badanaa Nocasay hayaaan 😂😂😂😂
@kariimajaamac7430
@kariimajaamac7430 5 жыл бұрын
Wlhi warunta jacalku wa kalsoni ninkujacal hadhayiin 😍😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍😍😘😘😘
@ikrammohamed5844
@ikrammohamed5844 5 жыл бұрын
Wa idin jclhy isma dhaanto💋❤😍
@ailyaarab1576
@ailyaarab1576 5 жыл бұрын
Gabadhan gabsaar jeexan ayee ruwayada kujilesaa hhhhhhh xaasidka kamira manka ah muxuu ugu sheegi waaye 😂😂😂😂😂😂 kii ila arkay like
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 Indho dheeridaaa😂😂
@ailyaarab1576
@ailyaarab1576 5 жыл бұрын
@@mohamedabdirahman4208 hhhh mashalh idheh Qofka hadu bulsho so hor istagayo waa inu isjeekimaa 😂
@mohamedabdirahman4208
@mohamedabdirahman4208 5 жыл бұрын
@@ailyaarab1576 Mnchllah🙏🙏🙏🙏
@hodanhure6113
@hodanhure6113 5 жыл бұрын
Ghhhhhhhh ildher
@ailyaarab1576
@ailyaarab1576 5 жыл бұрын
@@mohamedabdirahman4208 thanks wll
@fartunaxmad8821
@fartunaxmad8821 5 жыл бұрын
Wooow waan kahelay mash allh
@5somtv
@5somtv 5 жыл бұрын
Walahay anigii ogaa qosol is celin waayay kkkkkkk saaxiibayal balan teenu waa shaqo
@nasirzungu8578
@nasirzungu8578 5 жыл бұрын
Ilahay hadi u kuronyahayey wa sheko cajiib eh 😂😂😂
@alizmoofficialchannel5321
@alizmoofficialchannel5321 5 жыл бұрын
Kkkkkk mash Allah walhi filim aduunka qosol badhn
@ibrahimabdirahman3976
@ibrahimabdirahman3976 5 жыл бұрын
Keep going isma dhaanto ✊👏💕👍
@hindocabdi4833
@hindocabdi4833 5 жыл бұрын
Kkkkkkk wlh wa nin ragad
@xamdiaxmed4916
@xamdiaxmed4916 5 жыл бұрын
Alla maxa ka siya gabdha ma adegtadu qaba mise iyada wala yabee gabdhow sida isku dhama hadhow ayey leyihin ninkeygi baa midkle ila guursaday oo mxuu kaa ak qaban laha hdiba sidan lo dhaqmayo salaamaat
@abdirisaaqozil9572
@abdirisaaqozil9572 5 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walaal 👬 Ifka wax layskugu taraa ✍ Ifka lays waheshadaa 👩‍👦‍👦 Piz subscribe iisara channel Azxpy🔔
@bahjabilan4740
@bahjabilan4740 5 жыл бұрын
Anigaba xanaaqay 35xita ma dareemin🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@geeskaafrika1658
@geeskaafrika1658 5 жыл бұрын
kkkk anty kuja u ekaa deqadii galkacyo ee alaabta raga sameysaty kkkkķkkkkkkkk
@laylaibrahim3017
@laylaibrahim3017 5 жыл бұрын
bahda ismadhaanto waad dadalaysaan horusocda
@ilyaasliibaan1150
@ilyaasliibaan1150 5 жыл бұрын
We idin slmy isma dhanto
@cudoondhuux5185
@cudoondhuux5185 5 жыл бұрын
😂😂😂😂antii lete jakat yaa musey
@nawalnalka7137
@nawalnalka7137 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh kafi wlhi qosol aa igu dishay hhhhh cadi matihid kudahy
@rajochannel6849
@rajochannel6849 5 жыл бұрын
🍎❤❤❤🕞⏰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤cudurka gaaaska dhibaato xoogan makuugu hayaaa adiga ama qof ka mid ah qooyskaada ? Soo booqo irshaad channel ka daawo gaaska iyo cagaarshoowga iyp cuduro kale oo badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴subscribe dheh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴walal mahadsanid
@hamzecaaqil5314
@hamzecaaqil5314 5 жыл бұрын
First one Somali maxamed nacalaa shaydan ku yale subscribe igu qapta
@abdirisaaqozil9572
@abdirisaaqozil9572 5 жыл бұрын
Waadiyaar sxb ana iguqabo
@isracabdi2121
@isracabdi2121 5 жыл бұрын
Inanka kaafi dartii idin dawada heer isma dhaanto..🥰
@riyaqomar5380
@riyaqomar5380 5 жыл бұрын
Antii Ku lahayd wllhy wan Ku qoslay thnks wad mahad sanitihiiin wana wax dhaca
@mahadcabdullahi8036
@mahadcabdullahi8036 5 жыл бұрын
Antii hhhhh afkayGaa la qabzaday so nice
@Roshtravel
@Roshtravel 5 жыл бұрын
mnta anaa uhoreeya ismadhanto one love u guys❤
@cnaasirxasanmaxamed7174
@cnaasirxasanmaxamed7174 5 жыл бұрын
Www ismadhaanto waan idiin jclhy
@mustafecabdihaybe4537
@mustafecabdihaybe4537 5 жыл бұрын
Inta taageerta kaafi abdi like sar 🥰
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 5 жыл бұрын
Waa flim muhiim inoo ah
@e-sirswaleh1503
@e-sirswaleh1503 5 жыл бұрын
Nolasha saxtha ekajirto nairobi...keep going guyz
@hassantakar2411
@hassantakar2411 5 жыл бұрын
Hadii ila argtey Ina Diracad jaxan like ii sare 😆😆😆
@abdirahmanhashi1499
@abdirahmanhashi1499 5 жыл бұрын
big bruski wllhi ninkaa ka taagero iuo baby shacni ayadaneh waan taageeerah
@hodanmacalin1786
@hodanmacalin1786 5 жыл бұрын
Abdirahman hashi wey jiran gabdho cimran ladhahayo kenya laka isticmalaa
@majidahmansoor
@majidahmansoor 5 жыл бұрын
qamis ya mzee basi le iga dheh😜 Auntie Enda mzee😂😂😂😂😂😂
@aaminasahra3900
@aaminasahra3900 5 жыл бұрын
kanzu sw mhayn qamiska
@aaminasahra3900
@aaminasahra3900 5 жыл бұрын
kanzu sw ma ahayn qAmis ka
@majidahmansoor
@majidahmansoor 5 жыл бұрын
@@aaminasahra3900 najua ni kanzo lakini huyu mwanamuke ndio amesema hivo 😁
@najuuabdi3974
@najuuabdi3974 5 жыл бұрын
Keep going, ismadhaanto hor marwacan💘💘💘💘💘💘💘💘💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hussvoice4985
@hussvoice4985 5 жыл бұрын
shukri kudan ☂️☂️🍓🍑🍑🍉🍑🍉🌊☂️☔️
@jabravich7164
@jabravich7164 5 жыл бұрын
Gorma ligaso hor maray bisinka my favourite chanel
@MohamedAli-gn4fu
@MohamedAli-gn4fu 5 жыл бұрын
Intaad cambuulada isu guraysay
@abdirahmanmohamed818
@abdirahmanmohamed818 5 жыл бұрын
Good work kafi abdi you duin good job ...😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@mariaseid9247
@mariaseid9247 5 жыл бұрын
Xanuuun badnaaaaa ninkyga halhas dhan maku qaylin kri wlhy
@kingbach5438
@kingbach5438 5 жыл бұрын
Nice movie wlh kafi IGA qoslisey
@nasteexocali6436
@nasteexocali6436 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh Alla gabadha kuukaayada dulqad bdnaaaa somaliya yaaa ushaqeynkara dhib bdnaaaa lkn xqiiqdey ka hdleen
@abdijibarguleid7873
@abdijibarguleid7873 5 жыл бұрын
waa dhirii galin wangsan ❤️❤️✋🏻
@jabartiahmed3662
@jabartiahmed3662 5 жыл бұрын
Kaafi abdi wlhi sxb jilitaankaga jeclahay
MA SHUKAANSADEE MASAYRBADAN By Ismadhaanto Ent
20:52
Kafi Abdi
Рет қаралды 109 М.
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,8 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 29 МЛН
MARTI NECEB Filim Qosol Badan By Ismadhaanto Ent
10:18
Kafi Abdi
Рет қаралды 150 М.
Soo Qabo Xariif Sidan Wax U Shukaansada 😂😂😂
5:07
Kafi Abdi
Рет қаралды 468
Sheeko Gaaban---Col baan la ahee adna la coloow
30:10
Goobe Video Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Filmkii Fatadhugle Rufyaan By Ismadhanto Ent
12:20
Kafi Abdi
Рет қаралды 120 М.
CCW OO GANTAALLO KU RIDAY MW XASAN SHIIKH (4175)
13:20
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 4 М.
Garaad Jaamac Waa Wecel (Garac) Boqor Buur Madow DEG DEG Jawaaab Kulul
29:49
IIBKII QASABKA AHAA BIG BRO IYO GEESI Filim Qosol Badan
22:20
Kafi Abdi
Рет қаралды 94 М.
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 16 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 8 МЛН