Mililico By Abdifatah Yare & Ikraan Caraale

  Рет қаралды 10,113,118

Mattaanaha

Mattaanaha

Күн бұрын

Hees Macaan Cabdifataax Yare & Ikran Arraleh

Пікірлер: 4 800
@sulaimanabdulahi192
@sulaimanabdulahi192 4 жыл бұрын
Hestan waxay iigu LEEdahAY xasuus gaar ah,haben anigah oo la socda xaaskayga 2012 .8.16 khamiis..7:40pm oo Manu wakhtigaas wada sheekaysan jirnay waxaan joognay buurta sheikh. Iyo jawi roban Imikana waa oridayda waxaaanu degenahay wadanka Netherland waxayna ii dhashay 8 caruur ah 5wiil iyo 3 hablod alle haysku keen barakeeyo dhamaanteen❤❤❤❤❤hilaaal and saleban 💋💋💋❤❤
@naemamuse
@naemamuse 4 жыл бұрын
Mnshllh Alle ha isku kiin barakeeyo wllo qli hadalkaaga isoo jiitay aduunka way yartahy labada qof ee Isla sheekasanayey ee is helay
@sulaimanabdulahi192
@sulaimanabdulahi192 4 жыл бұрын
Haa wllshy qli alle haku sharfo
@khaackhaac989
@khaackhaac989 3 жыл бұрын
M.a👏👏👏✊❤
@haniumar1111
@haniumar1111 3 жыл бұрын
Msha allah taparaka allah wll
@hanaabukar7422
@hanaabukar7422 2 жыл бұрын
Masha'allah wallkayga illahy ha isku kiin daayo adi iyo gacaldada
@yuusufyuu3762
@yuusufyuu3762 2 жыл бұрын
Qoraal keyga qofikii aqarinayo waxaa rajena inaan isku aragno janada i.a 🥺🥰
@Qalbiyadeena
@Qalbiyadeena 2 жыл бұрын
I.a wllo
@asadmaxamed6752
@asadmaxamed6752 2 жыл бұрын
amin wllkeiyow
@hawamohamedsalahhawa7317
@hawamohamedsalahhawa7317 2 жыл бұрын
I.a wll
@Kamaraan
@Kamaraan 2 жыл бұрын
😪
@aaminoahmed9654
@aaminoahmed9654 Жыл бұрын
I.a wll😢
@amuun_ahmed_11
@amuun_ahmed_11 6 ай бұрын
Fariintan waxa so qoroya 4 saac Habeenimo wa habeen fasax lagu jiro oo Khamiis so galeso waxan ahay arday school waxan ahay dugsi sare iminka f4 ahay wuuna ii dhaman Raba insha'Allah waxa rajeena ano jamacad iidhaman rabto ina fariintan usoo laabto insha'Allah wa rajena Hadu Illahay ii qadaro ❤
@SaHarlaOsman
@SaHarlaOsman 6 ай бұрын
amuun iLahy wxbarasha hakugu guuleeYo Baayo
@IkraanJaamac-ul6do
@IkraanJaamac-ul6do Ай бұрын
❤ Hp❤😊vm❤😊😊❤😊❤😊b❤😊b1¹¹⁰⁰❤b😊❤j😊❤❤jh❤p❤😊❤😊3
@mubarakubahle2350
@mubarakubahle2350 Ай бұрын
Maanta 29 july 2024 Talaw halkeee aki sugantahy
@falastinfarah5939
@falastinfarah5939 Жыл бұрын
Adiga qoralkeyga aqrinaayo dunida waxa jeceshahay Allah ku siiyo akhirana janada alh inagu kulmiyo🤲🤲 31/1/2023
@rayaanmahdirayaan711
@rayaanmahdirayaan711 Жыл бұрын
Aamiin walashy macaney sido kale adigana abayo 17/7/2023❤
@yaasiinxasan6563
@yaasiinxasan6563 6 ай бұрын
Aamin
@abdiwahabmohayare3720
@abdiwahabmohayare3720 2 ай бұрын
aamin wllshei
@user-lm7rs2um9k
@user-lm7rs2um9k Ай бұрын
Aamiin wlshe sdkle 🤲13/7/2024
@Hashisaid1371-q6d
@Hashisaid1371-q6d 17 күн бұрын
Amiin wll ❤
@prettysagalsweet1778
@prettysagalsweet1778 3 жыл бұрын
Waan soo noqon doona hadaan nolahay sanado ka bacdi saan u arko massege kaygan😿🏃‍♀️mustaqbal wcn idin WADA rajeynayaa ana iiso duceeya wixii khayr leh insha Allah
@safacadey2070
@safacadey2070 3 жыл бұрын
Insha allh huno🥰🥰
@queenayaana6188
@queenayaana6188 2 жыл бұрын
insha Allah abayo qurux 🤗
@learnsomething9019
@learnsomething9019 2 жыл бұрын
sooo noqo adoo nabada haddad dhimatayna allaha ku naxaristo
@Qalbiyadeena
@Qalbiyadeena 2 жыл бұрын
M.a alh cimri dherd ah ku siiyo
@Qalbiyadeena
@Qalbiyadeena 2 жыл бұрын
M.a alh cimri dherd ah ku siiyo
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 жыл бұрын
Heesaha somalida qaraamiga xita kuwii 3 Ka hor ahaaa jacaylada dhamantood wn dhagystaaaa wxan aad u jeclahay akhrinta qoraalada lamanayaasha iyo dad noloshoodi hore qiso soo maray Somali wan jeclahay ❤️💙✌️ Like I Saar Saan u xasuusto walalayaal ❤️👏
@hamsaahmed547
@hamsaahmed547 Жыл бұрын
Sido kale zhp 🙂🙂
@user-ij6lf6dj5y
@user-ij6lf6dj5y 10 ай бұрын
Sido kale😊
@Instagram-KAMAAL.98
@Instagram-KAMAAL.98 Жыл бұрын
Taariikhdu waa 18.11.22 Insha allah waxaan dib usoo noqon doonaa anigoo nolosheyda wax u qabsaday oo reerkeyga wax taray family sameystey ubadna barbaarinayo! Boqoradda aan nolosha ka calmadayna laabta iiga jirto ❤ guuleysta dhalinyarada soomaaliyeed, rag waa shaqo ee intaad nooshihiin shaqeysta oo meel iskasoo saara si aad nolol wanaagsan reerkaga iyo caruurtada ugula noolaato Guuleysta soomaalideyda sharafta leh ❤
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi Жыл бұрын
Somali u diida ceeb Naftiina u diida Caydh ❤
@Nasiib724
@Nasiib724 Жыл бұрын
riyadada alle hakuu rumeeyo wll guul dhanteen
@inakhadar3180
@inakhadar3180 Жыл бұрын
Guul aan dhaman walal
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Insha Allah Guuleyso❤🙏
@mukhtaarjama2939
@mukhtaarjama2939 Жыл бұрын
Allah ha ino rumeeyo riyooyinkeena
@mowlidramos1823
@mowlidramos1823 Жыл бұрын
Hestaan waxan Soo boqan dona anoo nafteydaa iyo tan familkeyga wax u qabti oo xaskeygana labta iga jirto oo ubad barbarinayo .. waa bil ramadhan oo cawa loo soman yahay 15.. inshallah ❤❤❤
@nabiiladdetube4785
@nabiiladdetube4785 Жыл бұрын
I.a wan ku sugi doonaa maalintaas quruxda badan 😊
@hamseyre7446
@hamseyre7446 7 ай бұрын
M.a allh haku rumeeyo wll
@user-gi3mk1pg4b
@user-gi3mk1pg4b 6 ай бұрын
Insha allah Ranadanka xiga foda nagu so hayo waxa rajeyna ina cafimat qabtit riyoyinkaga qar ka mid ah iney ku rumoweb🥺❤️‍🩹🫶🏿
@user-jw8cu7zd8u
@user-jw8cu7zd8u 6 ай бұрын
Alle.haku.rumeyo wakhtigaa quruxdabadan ee aaad sugaysid wll.qli
@Osmanjr2114
@Osmanjr2114 6 ай бұрын
allah haku fududeeyo
@Showayste365
@Showayste365 4 жыл бұрын
Qof walpa o hestan ku dawaday musasalki caasi io amiir Hadana dawanaya 2020 Like hayla dhaafin wLL
@dekafilsan9991
@dekafilsan9991 3 жыл бұрын
Aniga caml
@yahyaissack1035
@yahyaissack1035 3 жыл бұрын
Rasmi weye caaasi iyo xamiir
@atofficial7197
@atofficial7197 3 жыл бұрын
ani☝
@yaasmiincabdi7647
@yaasmiincabdi7647 3 жыл бұрын
Aniga wlhi wan xasusta casi iyo amiir🥰
@hamz233
@hamz233 3 жыл бұрын
Musalsal cajiib ah buu ahaa maxaan malcaamad u jaray😂
@khalidfiyoke7266
@khalidfiyoke7266 2 жыл бұрын
Waa soo noqon doonaa sanado ka dib hadii aan noolahay si aan u akhriyo fariintaydaan quruxda badan una dhageysto heestaan aadka u mcn nolol qurux badan baan idiin wada rajeynayaa😘❤️
@rahmarunchennel3591
@rahmarunchennel3591 2 жыл бұрын
💎🤦‍♀️
@aflaantamaanta1580
@aflaantamaanta1580 2 жыл бұрын
Insha allah walal ilaahay caafimaad iyo cimri wagsan hakugu soo celiyo. Waxaan kuu rajaynaya khayrbadan kuma aqaan. Balse waxaan kugu taageeray sidaad u xiisaysay sidaan u xiisaynayo inaan marba usoo noqdo comments ka dadka somaliyeed. Qurux iyo xasuus wlhi.
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 2 жыл бұрын
Aboowe in aad nooshahay ayaan rajaynayaa qoraalkaaga waxan akhrinayaa 2020 caafimaad iyo nolol quruxbadan luurajaynayaa
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 Жыл бұрын
Walaal wanku Salmay
@sahra_muhammad
@sahra_muhammad Жыл бұрын
@kingabdirixmaan5907
@kingabdirixmaan5907 6 ай бұрын
Xiliga aan qoraalka qoraya waa macquul in ay dhawdahay, Se heesta io xiligii aan dawan jirey dabcan caqli io garasho ma lahayn waxa ay lahayd xiiso io jaceyl gooni ah, 2009 musasalkii Caasi iyo Degmadii Bosaaso Puntiland, ilhow dalka nabad nooga dhig, Hada waxa aan ku noolahay wadanka Finland aniga io Xaaskayga io hal wiil qoys qurxoon ayaan dhexda uga jira, Peace and love Somali Society 😢
@Saamiya33
@Saamiya33 6 ай бұрын
Mash allah ilaahay ha idin barakeeyo wll adi iyo qoyskaaba ❤
@Ameeen-dek-moh
@Ameeen-dek-moh 2 ай бұрын
cabdiraxmaanow
@SuhaybAydiid
@SuhaybAydiid Ай бұрын
2009 musalsalkii caasi iyo amiir waxaan ahaa 3 sano Hadana waxaan ahay 17 sano wlhi inkastoo aan and uyara hadana waan xasuusta dadku dadkii lakiin nolasha iyo wakhtiga ayaa isbadalay 😢😢😢😢
@AxmedMohamed-nf9hw
@AxmedMohamed-nf9hw Ай бұрын
​@@SuhaybAydiidnololi waa inta kuu dhiman nin yar baa tahay waqtigana wayaha aduun baa badalaaya inshalaah aduunya waa arkeysa
@saadiqaadancade3605
@saadiqaadancade3605 20 күн бұрын
Sxb lkin se hadanad aqli iyo garasho lahayn sidaad nooga dhaadhicinaysaa wan dhagaysan jiriy
@kaafiyamustafe26
@kaafiyamustafe26 9 ай бұрын
Hada waxaan ahay f3 waxan rajaynayaa inaan so noqdo anoo noloshayda kaafiyey😢❤ oo meel iska soo saaryy riyooyinkaygana ii rumuuben hdii aan soo laaban waayo oo aan dhintana rabi ha iinaxaristo ii soo ducee hadad aragto qoraalkaygan😢❤ 18/11/2023 habeen ay so galaysk axad😊
@user-jt2up8pc5z
@user-jt2up8pc5z 8 ай бұрын
Alle hakuu rumeeyo hadalkaaga 🙏
@user-em2ml6ne8d
@user-em2ml6ne8d 7 ай бұрын
Grcoww hormar ma grteyy misi wli weyhh😂😂
@Arawellllllo
@Arawellllllo 6 ай бұрын
@@user-em2ml6ne8dLaba bil miya horomar lagu gara qurac yahow😂
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 6 ай бұрын
@@Arawellllllo waad iga qoslisay siduu isba iiga qosliyey. 🤣balse wiilkaas hamigiisa oo aan xumaan wadan Rabbi haku sooro.
@marwayusuf830
@marwayusuf830 6 ай бұрын
Amein wl mcney isku mid ayan nahay runti wl alle haku rumeyo Ana hay rumeeyo❤
@ozildebi9102
@ozildebi9102 7 жыл бұрын
I'm not somalian but love Somalia song.....your brother from Sudan 👌
@mohamudhussein3102
@mohamudhussein3102 6 жыл бұрын
Welcome brother
@mukhtarnour1303
@mukhtarnour1303 6 жыл бұрын
Mohamed Kaka me too brother I speak Arabic, but not Sudanese accent but still listen Sudanese songs. Historic friendship between Sudan and Somalia
@zaadodowaa4599
@zaadodowaa4599 6 жыл бұрын
Mohamed Kaka thankz pro Sudan and somali prothrs
@sharmakahussain7891
@sharmakahussain7891 6 жыл бұрын
these poeple singing are from republic of Somaliland
@blackmumbai8506
@blackmumbai8506 6 жыл бұрын
what's the difference doqon. .it says somali land Which means the land of somali..also Sudanese are our true blood brothers u dig??
@cagadahab1050
@cagadahab1050 2 жыл бұрын
Waan hubaa heestan inaad kusoo laabatay hadaad comment keyga aragtay like 👍 ta haila dhaafin 27-december-2021✋❤🥺💝old but gold
@ikraabdulle3943
@ikraabdulle3943 2 жыл бұрын
19 6 2022 old is gold
@caaishacabdiqadir4845
@caaishacabdiqadir4845 2 жыл бұрын
2022😩
@caashoxasan1469
@caashoxasan1469 2 жыл бұрын
5 /7/2022😘old is gold ✨👌
@AbdullahiAbdirahman5307
@AbdullahiAbdirahman5307 2 жыл бұрын
13/7/2022 an daawanoya
@abokorcabdi9434
@abokorcabdi9434 2 жыл бұрын
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 Жыл бұрын
Heestan iyo musalsalkii Amiir iyo Caasi waxa aan daawan jiray anigoo 9 jir ah schoolkana calass one ah , maantana waxaan ahayn gabadh wayn oo jaamacad dhigata . Mar mar ayaan soo booqdaa heestan waxaanan galaa jawi xasuuseed mug wayn ,waan idin salaamayaa dadkii aan isku da'da ahayn iyo xertii xilligaa jacaylada la ildarnayd. 27/5/2023.❤
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
🤚xasus😢
@Maaliboy
@Maaliboy Жыл бұрын
Wlhi isku Mid Baan Nahy Aniga ceelasha Biyaha Joogay Xiliga qaxa Bey ahed 8-9 jir aha Film Musalsl ah oo caasi La dhaho Bey Heestan Kuso Gali Jirtay xasuus 😂😂😂 Qof isku mid Nahy oo heestan filmki caasi ku Yaqan adi lee Kaa Haaya
@moharuun635
@moharuun635 9 ай бұрын
At same age aa nhy kolay musalsalkasna dartiban caawa hestan usoo bookhday xasuus ahaa immikana university last year ban ahay waan duqoobayba malaha 😂
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 8 ай бұрын
Wa been cad tasi 9 jit hada aheed manta class f.3 ama 4 fadhida lol
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 8 ай бұрын
Beentay maaha 9 sano ayaan jiray balse fasalka labaad ayaan ka booday markaan 10 jir ahaa fasalka 3 aad dhigan jiray.
@aminguray6799
@aminguray6799 10 ай бұрын
10 years later,if you're listening; surely you understand what like this song meant to be listened. 😮❤
@KhadarHariir-wc4df
@KhadarHariir-wc4df 10 ай бұрын
Ana ka si danbeeyey😂😂
@mahirmohamud
@mahirmohamud 10 ай бұрын
Waw 6th Oct 2023
@user-ql6hv5eq7l
@user-ql6hv5eq7l 10 ай бұрын
​@@KhadarHariir-wc4dfma sheege marka😂😂😂
@alphaboyb8838
@alphaboyb8838 4 жыл бұрын
Xasuustii Qofteyda Anzal iyo jaceylkeena marku cusba😭😭😭Iyo filimkii caasi oo asagana cusba balse maanta qof kale ayey kaso Aag kacda😭 GURIGAAGA ALLAHA HAKU BARAKEYO WALALSHEY #ANZAL
@updisamedupdisamed4206
@updisamedupdisamed4206 4 жыл бұрын
😓
@umumarsum6847
@umumarsum6847 4 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪😪
@updisamedupdisamed4206
@updisamedupdisamed4206 4 жыл бұрын
@@umumarsum6847 adna mxa kuso mry
@maymayasu5556
@maymayasu5556 4 жыл бұрын
Amiin adna mid kala kaso ag kacda ban filaya
@anzalabdi637
@anzalabdi637 4 жыл бұрын
Ax ax 😭 😭😭😭😭💔 wllhi magaranyo wax jiraa lkn adihga Mid ka wangasn Ayan ku rajina walaalo qurxaw magaca ayan ka simanahye lkn mahana qofka
@hanad8226
@hanad8226 3 жыл бұрын
Heestan waxaa i barty gabadhii aan u qaady jacyl kaygii iigu horeeeyey hadana waan wada joogna allaha ha isku kaaya daayo noona sooduceeya🥰
@nimcowarsame591
@nimcowarsame591 2 жыл бұрын
Ilahay haysukiin barakeyo
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 жыл бұрын
1sanno kadib inaad is guursateeen ban rajaynaya hambalyo ❤️👏
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 Жыл бұрын
@@hanad8226 xasuus wacan 👍
@Savwn_Mohameth
@Savwn_Mohameth Жыл бұрын
😭
@hodonawil7025
@hodonawil7025 Жыл бұрын
Masha Allah ilaahay haysu kiin daayo oo haysukiin barakeeyo dhisma oodhaqma waayo farabadan wada jira ❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏
@atocareh7066
@atocareh7066 Жыл бұрын
I was studying Masters Degree at WA university, Australia 2009, this song was one of my best songs for the 30 mn travel to and from UNI, 13 yrs later I am still in love with this song and the found memories it invokes. When we were kings ;)
@ridwaniise1710
@ridwaniise1710 Жыл бұрын
M.a you have good memories
@atocareh7066
@atocareh7066 Жыл бұрын
What makes it so special the UnI was on beautiful lake with skyscrapers on the other side it was best spot to listen to a romantic song 😂
@atocareh7066
@atocareh7066 11 ай бұрын
I love this song that much currently holidaying in Turkey - Fethiye, listening to this song while sipping coffee and reading a book ❤❤❤ great times
@SofiDual-gz5dr
@SofiDual-gz5dr 11 ай бұрын
@@atocareh7066 wow
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 10 ай бұрын
Wooow at this time i'm at WA unive. And also listening this song. 😅
@user-iz6dw8vh9v
@user-iz6dw8vh9v 6 ай бұрын
2024 on Thursday night 😢😂
@cabdullahiDaahir271
@cabdullahiDaahir271 4 ай бұрын
Time is 8:41 pm 😂
@Quwen_mimi
@Quwen_mimi 4 ай бұрын
4:32Am Saturday night😢
@user-sx7yh6lb6j
@user-sx7yh6lb6j 4 ай бұрын
Qel3lqe​
@faizaamir563
@faizaamir563 4 ай бұрын
2024 Thursday morning 😭😂
@user-hd4ln8yc3i
@user-hd4ln8yc3i 4 ай бұрын
Saturday ❤😂
@shaaficigoolnuug4916
@shaaficigoolnuug4916 3 жыл бұрын
Caway oo ay tariikhdu tahay 4 bishii 6aad 2021 saacaduna tahy 11:34pm habenimo ay sii baxayso sabti soona galayso axad waxan heeskan si wada jira ugu dhagaysanayna garowe gaar ahaan higlo aniga iyo sxpkay abdirashid dirie waxay ay ii noqonaysa hben aan gadaal u milicsany soona gocanay wax yalo horey uso dhacay salama sxp hdad qoralkayba mar kale dib oola kulanto.
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 4 жыл бұрын
Hestan kama daalo😢 Boqorki codka Abdifatax Yare🙏ft ikran arale, 2020 yaa jooga 😴🥰
@saara8503
@saara8503 4 жыл бұрын
😁❤️🙋
@sicidonuur1742
@sicidonuur1742 4 жыл бұрын
😓💋
@abgaalinho
@abgaalinho 3 жыл бұрын
Waraa intana ma joogta samalow kkk😂
@mohamedabdi1594
@mohamedabdi1594 3 жыл бұрын
Hi samaale kk
@abdiwelijaffaal
@abdiwelijaffaal 3 жыл бұрын
😢😢❤️
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 9 ай бұрын
Erayada%90 Laxanka%99.9 Muqalka%70 Memories %100++ ....................hestan maskaxdyda searching udireysa qof walba arka comentigan waxa ku rajeyna qayr ina ku garno 2024 ishumi 😘comentigeyga si an ugu so laabto madashan❤❤❤
@AraweeloAli-qx1mt
@AraweeloAli-qx1mt 8 ай бұрын
😘🥰
@husseinapokor6195
@husseinapokor6195 8 ай бұрын
​@@AraweeloAli-qx1mt❤❤
@Farayare451
@Farayare451 2 ай бұрын
Waxaan hubaa inaa heestan miraha iyo laxanka macaan aad dib ugusoo booqatay hddaa iga danbeeso like iisaar goat 😂😊
@wacan4153
@wacan4153 3 жыл бұрын
9 Years later, if you’re watching this you’re legend 🙂🥰
@ahmedmohamoud2194
@ahmedmohamoud2194 3 жыл бұрын
Too sissy
@cisosharaf3026
@cisosharaf3026 3 жыл бұрын
Rtu💋
@cisosharaf3026
@cisosharaf3026 3 жыл бұрын
Fjgsvhfsfijr reports f gj
@abdirahmanhussien5319
@abdirahmanhussien5319 3 жыл бұрын
wale waqti hore ahayd
@salmaanjaamac5181
@salmaanjaamac5181 3 жыл бұрын
SaaS weeyi Captain 🙏
@sapriny.......2431
@sapriny.......2431 Жыл бұрын
Hadii aad dawaneysid heestan 2022_2023 you'r legend😩💗
@ahmedjiirkharar907
@ahmedjiirkharar907 Жыл бұрын
Waa dawanayaa ❤
@geeljire4798
@geeljire4798 Жыл бұрын
Legend end of 2022 ayan dawana number keen ka galay legend nimada
@Higfxijv
@Higfxijv Жыл бұрын
Hada legemad maa ahy😂
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 Жыл бұрын
Wankula joognaaa
@noradensmeal.
@noradensmeal. Жыл бұрын
@@faizaabdi3673 kula sii jooga
@ubahhamda2127
@ubahhamda2127 Жыл бұрын
Heestan wxan dhageysanaya 1/1/2023 happy new year qoralkan wxan dib uguso noqondoona ano nolosheyda anwxkabadly alla haigu grb siiyo 🥳🥰
@HamseCabdi-qb2ly
@HamseCabdi-qb2ly 9 ай бұрын
Guulayso zhp
@siamabdiris99
@siamabdiris99 Жыл бұрын
Hestan wa jeclahy waxa hely jacylkygi ilahay calf wa isugu kayo daray ilahaw nolosha inta no dhimn barwaqo iyo wanag kudhamysana ubad khyr qabana nasii❤❤ 26.4.2023 arbca
@ridwaanosmancaafi5355
@ridwaanosmancaafi5355 4 жыл бұрын
29 julay 2020 8:58pm waxa laga yaaba dhaman dadka comments ka bixiyay in eey noleyn qaarkod marka aniga qofkasto iga danbeeyo ha ii so duceeyo guur xalal ah allha siiyo qof walbo commontikega aqriya
@khalocr7183
@khalocr7183 3 жыл бұрын
Amiin bro guur xalaal eh in shaa allah
@CSheeko
@CSheeko 3 жыл бұрын
Still watching
@Sasa-zj3oo
@Sasa-zj3oo 3 жыл бұрын
Aamin wll Insh allh
@haredmahamudhared1492
@haredmahamudhared1492 3 жыл бұрын
Allaha kusiiyo walaalo mid khayr qabo
@nimcodaggen898
@nimcodaggen898 3 жыл бұрын
Amiin isha aalah wll
@queensuuban7477
@queensuuban7477 4 жыл бұрын
Away dadki filmka caasi hestan kudawan jiray♥️😂2020
@tuugwanagsan5922
@tuugwanagsan5922 3 жыл бұрын
😢😭😭😭😭😭 waqti yaa dib igu celiya
@ahmednaaji1806
@ahmednaaji1806 3 жыл бұрын
@@tuugwanagsan5922 ax ax a dun
@sagaleymohamed2703
@sagaleymohamed2703 3 жыл бұрын
🙋‍♀️🙋‍♀️😋😋😋🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️😘😘🥰💕💕💞💞
@abdiazizmohammed1012
@abdiazizmohammed1012 3 жыл бұрын
Kkkk wle hestan iyo caasi wa xasus hore
@wiilpoqortoyoh5994
@wiilpoqortoyoh5994 3 жыл бұрын
Wooooooo9ooooooooooooooooow w9oooooooooooooooow filmka caasi xasuus wllhi aye aye inte ila xasuusta love sara
@tusaale7565
@tusaale7565 6 ай бұрын
Ho is watching 2024❤
@user-yc5uz5zx7w
@user-yc5uz5zx7w 4 ай бұрын
Me ❤❤
@fartunhussain3374
@fartunhussain3374 Жыл бұрын
Heestaan walashay curada rerka ahyd ayado dharka dugsi ii dhaqaysa dhagaysan jirtay jawigaa dib ogu laabtaa oo wlh 😭😭❤️ficanaa Reerku marka wada Dan yihin waxaa leyhy Rerkaga allh ku barakayo iyo awladada waanku jclhy wlshie 🫂🥺👸
@hamduch2221
@hamduch2221 3 жыл бұрын
Ficna lahayd iyadoo wax kasta o ku dhaafay dib lo so celin karo xasuusihi fiican io wakhtigi quruxda badan ayaan so ceshan lah wa aduunyo macno ma leh allah khyrka hayna waafajiyo 💔😭
@Nabiil47
@Nabiil47 Жыл бұрын
Waqtigii Hore qof way samayn jiren iminka waxad is odhanaysa mala waqti maba hadhin !
@hamduch2221
@hamduch2221 Жыл бұрын
@@Nabiil47 ha wlhi
@SomalilyricsApdirahman2020
@SomalilyricsApdirahman2020 4 жыл бұрын
Heestu markay soo baxday caruur intii ahayd liketa ha i saarto anba caruir baan ahaaye
@MunaTowfiiq
@MunaTowfiiq 7 ай бұрын
21/01/2024 wxan la dhagysanaya heestan si kalgacal Ku dheehan yahay noloshayda,boqorkayga,iyo wehelkyga Khalid caydid ❤💍🌹
@-khaalidfantastic
@-khaalidfantastic 7 ай бұрын
❤❤❤❤
@-khaalidfantastic
@-khaalidfantastic 7 ай бұрын
Sanooyin kale oo badan alle hayskukeen daayo mudantii haweenkay
@Soomaalinimo320
@Soomaalinimo320 Жыл бұрын
Habeen axad soo galayso sabtina sii baxayso 22 October 2022 Goldogob Puntland Somalia🇸🇱❤ Xasuustyda labaad weeye heestan Inshllh waqti kalna waan soo booqan xilligey doonto ha noqotee
@xidigadhagaxbuur8361
@xidigadhagaxbuur8361 5 жыл бұрын
Xusuus wlhi 2012 caasi iyo amiir Iyo caawa 3 January 2019 inta iga danbaysa liketa
@cayuushcrxman1323
@cayuushcrxman1323 5 жыл бұрын
😢😭😭xasuus
@hamzemahamed2054
@hamzemahamed2054 5 жыл бұрын
Xasuus hore😇😇😇
@supperabdirizack8700
@supperabdirizack8700 5 жыл бұрын
😆😭😭😭😭😢😢😢😭😭😭😰😰😰😥😥😥😥😥😥🤫🤫🤫😭🤫😭😥😭😥😭😭😥😥😢😢😰😢😰😢😨😨😨
@princessrumaanabdi3539
@princessrumaanabdi3539 5 жыл бұрын
Oh xasuuuus
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 5 жыл бұрын
Xusuus wlhi
@saeedcaaqil893
@saeedcaaqil893 5 жыл бұрын
Caasi iyo Amiir wllhi ku xazuuzta waa Heesta ugu macaan Ee qof soomali Ahi Qaado inta igu raaczan like ta
@Abdullahidhaqane
@Abdullahidhaqane 3 жыл бұрын
Waa sidas libaax
@crahmaankhadar1618
@crahmaankhadar1618 11 ай бұрын
Waan soo noqon doona hadii aan noolado sanado kabacdi si aan u arko massage kan ama qoraalkan ......mustaqbal wacan baan idiin rajaynayaa inshlh dhammaan teenba..ana ii so duceeya inshlh wixii khayr leh❤ 30/9/2023 Malin Sabti 15:56....
@yusufsultan4853
@yusufsultan4853 5 жыл бұрын
I love the way he is looking for ikran , and the way she is replying whith her beautiful smile ❤ . Mililico is one of my best songs Thank u Abdifatah Yare wanu ku xiisnay whith out u fanku wa nothing 😭. 2019 , Cop~Denmark.
@baashifilms2163
@baashifilms2163 Жыл бұрын
3 years ago adigu ma nooshahay 🥰❤❓
@theclassicman6730
@theclassicman6730 2 жыл бұрын
Back 2009 when days were bright Who still listen this legendary song
@qosolintaadqoslikartid2454
@qosolintaadqoslikartid2454 2 жыл бұрын
Beri soon weeye waraaa🤣
@husenomar4460
@husenomar4460 2 жыл бұрын
Lengand thy
@mucarafaden6956
@mucarafaden6956 Жыл бұрын
Beenlow heesta 2011 laqaaday hhh
@siyadosman8077
@siyadosman8077 Жыл бұрын
@@mucarafaden6956 2013
@adamasrar8946
@adamasrar8946 2 ай бұрын
Old is gold
@rashkapoyrashkapoy7686
@rashkapoyrashkapoy7686 Жыл бұрын
Waxaan Siwada Jira Udhageesane Aniga iyo SaxbkeY Ismaaciil AbdiCasiis Taariikhdu markay aheed 22/1/2023 Maalin axada Oo Aan Class fom Four aheen Waa Maalin Xasuusleh Oo aan Dip usoo Noqoneen Waxaan Rajeenaa Inaan Dib Ukula No Saxibkey Marna WalaalKeY🙏✋😰
@dumarkaabaabdi986
@dumarkaabaabdi986 Жыл бұрын
Waxay ixasuusinaysaa heskani Dariskaygii wanagsanaa Azxaabtii yaranteyda,ciyaalnimadeydii Waana mid kamida xasuusaha aan aadka ujeclahay..cawa oo sandka 2022 dhamaad kusii dhawyahay ayaan dib udhagaysanaa Muraad ban leeyahaye isoo duceeye wllo From Ethiopia ♥️♥️🙏🙏
@khadarmohamed5030
@khadarmohamed5030 Жыл бұрын
@moha.arlaadi
@moha.arlaadi 4 жыл бұрын
Reer aasi iyo amiir 2011 like ha ilaa dhaafina😂😂
@abdinurali5671
@abdinurali5671 3 жыл бұрын
If you are watching this beautiful song 10 years later U r legend and I'm gonna say may God facilitate your dreams.!
@saamhaaji6473
@saamhaaji6473 3 жыл бұрын
Thank you , you have good taste bro
@kylehorn9933
@kylehorn9933 2 жыл бұрын
Thanks
@Mascudtech
@Mascudtech 10 ай бұрын
2023 maba daayo😁
@aishaabdullaahi1913
@aishaabdullaahi1913 7 ай бұрын
Waxaan rajenaa markaa helo qofki igu hobonaa inaa so boqdo hestaan ani iyo asi o wada jira insha allah ilmaheyga aabahod ilahey ha ikaq dhigo kaan ku dagi lahaay dadka kaama aqaanee rabi qofki ugu wanagsanaa o nolosheyda so maray hakaa dhigo😢🤲rabiyow cawa wa haben talada wa habenki aan dunida kuso biray qof wanagsan igu deq🥺😫
@user-so1jj8km3c
@user-so1jj8km3c 6 ай бұрын
Amin wlshy❤❤rabi hku rumeyo riyadada qrxda bdan😊
@missed10
@missed10 Жыл бұрын
4/5/2023_______😧 1:00 Habenimo 😣 Jaceyl + buufis>💔buufis dartii baan u daartay heestan aadka umacaan iso duceeya walalahey in u alle meel qeyr qabto isahlo 🤲🏽 imcha allah > Maalinta meel qeyr qabto tago ayaan comentigan sobooqan dona i.a 💔😭🤲🏼
@khadijamursal80
@khadijamursal80 Жыл бұрын
Inshallah kheyr baan ku rajeynaa😢
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 Жыл бұрын
I.a meel qeyr qabto ku rajeynaa😢
@suldansuldansuldansuldan7216
@suldansuldansuldansuldan7216 Жыл бұрын
Inshllah qeyr bdn ku rajeena wll
@z1_certz228
@z1_certz228 3 жыл бұрын
xasuusba xasuuse kudhiibta heestan wayahageygii nairobi 2012 so xasuustay wlhi alla maaxaa waqti macaaan so marnay dadaa ogahay marwalibab wa dhageystaa hadaa ila midtahay liketa kamuuqo
@hafsasaidshire181
@hafsasaidshire181 Жыл бұрын
Wxn rajeynin inan dib uso qori dono fariintan mida ku xigta anigu seygeyga laabtisa ku jiifa insha allah🥰🤲🏻
@king_ipriyoz47
@king_ipriyoz47 Жыл бұрын
Waa hees iyadu iska jeclaysinaysa markad dhagesanaysana dareenkaga tabanaysa old is gold ❤🥺 26_6_2023
@Mohamed-tf5kt
@Mohamed-tf5kt 3 жыл бұрын
Heestan Yaa dhagesaneyao 2021 like is muuji ✌️
@abdirizakmohamed8266
@abdirizakmohamed8266 3 жыл бұрын
@maxamedjaamac4798
@maxamedjaamac4798 2 жыл бұрын
Aniga sxb
@xamdaqaali1992
@xamdaqaali1992 2 жыл бұрын
Me 🥰🥰
@sharmaarkeabukar4544
@sharmaarkeabukar4544 2 жыл бұрын
2022
@WiillkaSiinka
@WiillkaSiinka 4 жыл бұрын
Cajiib!! Xasuus iyo waayihi qiimaha badnaa ee na soo dhaafay Alla Muxuu waqti Cajiib ahaa Barigi Hore iyo yaraanteedi Waxaan Ku xasuusta Filimki Caasi iyo amiir ❤️❤️ 2011 long time Ago hda waala Koray waala weynaaday Dip ayaana U dhageesanaaaya 12-december-2019 thursday ❤️ ikraan Maxamed Caraale 🖐️🖐️
@abdirahman2134
@abdirahman2134 2 жыл бұрын
Waxaan jeclaystay inaan dib kuu xasuusiyo commentigaga quruxda badan heeestan qiimaha muga weyn leh shp ❤🙈😁
@maaizaofficial7242
@maaizaofficial7242 2 жыл бұрын
Wa runta wlhi waqti qurux bdn aya kuso qadanay ciyaalnimadeeni caasi iyo amiir lafoole markan joognay daawan jiray 🥺
@ahmednuur2986
@ahmednuur2986 Жыл бұрын
Rabi danbigena ha dhaafo
@LuqmaanAar-kg7nb
@LuqmaanAar-kg7nb 2 ай бұрын
Shp 4sano comentigaaga laga jogaaa ax😢
@HamdaApdihakim
@HamdaApdihakim 8 ай бұрын
Manta waa malinti udanbeysay 2023 qofkasta riyadisa allaha urumeye waxa soo laban doona anoo heer ka garay nolosha hada nolodo i.a 😢❤😂
@MohamedabukarFaarah
@MohamedabukarFaarah 4 ай бұрын
Alla heesaha qaar aad bay uxasuusbadan yihiin 😢2011 aad Baan udhaxjiifay❤❤❤ caashaqa dadaal ban waan gulaystay a,x hada 🎉5carur ah ayan kahaystaa 🎉🎉fdln hadad iga dan bayso like iisaar ok
@amatiibrahim2119
@amatiibrahim2119 4 жыл бұрын
heestaan markan dhagaysto waxaa so xasuustaa berigan garde 7 aha noradin primary schl... iyo musalsalkii caasi iyo amiir 😍😍😍 imkana university level ban ku jiraa bilo kadib ayan dhamynayaa xasuuso badan ba ku duugan hestan💕
@ilyaasrambow863
@ilyaasrambow863 2 жыл бұрын
Masha Allah wll qali keep going baan ku leeyahay wll qali 🥰🥰🥰
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 2 жыл бұрын
Guulayso wll ❤️✊🏿
@saynabgoox
@saynabgoox Жыл бұрын
Jah nuurqdin school ki hargaysa sow maha hadda agtisa fadhiya ku dhagaysanayaa😊❤
@maherothman5363
@maherothman5363 3 жыл бұрын
2012 xasuus wlhi mar aan ahaa sc hool grade 7 Garissa baan aad u dhageysan jirnay anu io some of my best friends ❣ Maanta ma aqan badan kood meel ay adunka ka jogaan😪 Ana mesha aan manta joogo November 26//11/ 2020 iyo meshaa aan joogi jiray wllhi iska xaal adduun Caafimaad baan idiin rajenaa Somalia weyn Nolosha idin ma xumeeso ❣🙏
@fayzaupdirahmaan8972
@fayzaupdirahmaan8972 8 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa heeskan habeen arbacaa 12:38 habeenimo waxan rajaynayaa anigoo faraxsan inaan kusoolaabto qoraalkan oo nolosha guulobadan kagaadhay waxan waxbarshada kujiraa sanadkii udanbeeyaya f4 insha allah sikhayar qabtuu igudhamaan inta igadanbaysaa waxanrajaynayaa inaada isooducaysaan idinkana khayrbaan idin rayjaynayaa 😢 2023/12/27
@mohammedhassen964
@mohammedhassen964 Жыл бұрын
Manfac Xoolaheenoo, Miranaayo Howdkiyo, Muxubooy Adoo Kalee Maankaad Daweysaa*****👌👌
@sasaahmed774
@sasaahmed774 5 жыл бұрын
Qof Walba Qofka o jecelyahay ilaahey Hasiiyo❤️
@AwesomeExperiencez
@AwesomeExperiencez 4 жыл бұрын
Amiin💘
@ceeblayar2660
@ceeblayar2660 4 жыл бұрын
Ameen
@safiyaaxmed6240
@safiyaaxmed6240 4 жыл бұрын
Amiin
@AliAli-sw1hn
@AliAli-sw1hn 4 жыл бұрын
Aaamin
@Ahmey-ey3wl
@Ahmey-ey3wl 4 жыл бұрын
Amiin
@ismailcabas7080
@ismailcabas7080 2 жыл бұрын
Old is gold😘 Back 2009 io legendskeni, Massege kan wan kuso laban doona waqti badan kadib Nabad ii ahaada sxbyal ana Nabad igu so duceya, 2:55 duhurnimo, 12 my 2022 malin khamis ah😘
@kingdarmaan5092
@kingdarmaan5092 2 жыл бұрын
Nabad-ahoow saaxiib🖤
@Kayzem9k
@Kayzem9k Жыл бұрын
8/7/2023 8.00 habeen axad❤❤😊
@muniiraapdikadir
@muniiraapdikadir 8 ай бұрын
Old is gold i was 15 years when I,m listen this song now Am 23 years old waaya badan khibrado fara badan kadib wali waxaan u halgamayaa sidii nolosheyda aan u bili lahaa iyo sidaan ugu dhabeyn lahaa waxyaabihii aan jeclaa inaan noqdo marka aan da,daas jiray oo mararka waxaan dib u gocdaa jaceyl waayihii heestan I dhex qaaday gaar ahaan heestan waxay xasuus iigu leedahay filimkii Caasi iyo amiir gabadhii aan islahaa nolosha ayaad la wadaagi doontaa hada inay nooshahay iyo inay dhimatay war kama haayo
@Kabtan.
@Kabtan. 7 ай бұрын
Hadaa Fariintayda aragto ✌️Peace & Love Ayaan kuu rajayn ee Like dhac ku siii👍😜
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 жыл бұрын
Heestan waxaan kucelceshtaa sanadkiiba 2mar waxaan isla qaadijirnay gabar aan deris ahaan jirnay oo aan jeclday 2012lkin nasiib darro qoftii way tahriibtay xiriirkeediina way igajarty meelan kalxiriiraa waayey anoo sidii ujecelbaa waxan tahriibay 2014rafaad iyo dhibadan kadib anoo waxan ku wareersanahy dalka talyaaniga oo meelaan waxkabilaabo la baasikadis ah iigasoohorbaxday filanwaa bay igu noqtay markii aan wajigeeda arkay baa miyir igu danbaysey ilaa aan soomiyirsaday iyadoo dhabta igu haysa Sheeko dheer kabcdi qoftii nasiib wanaag sidii ba isku calfanay Hadaad sheekadayda soo akhrisatay ilaa intaa wall wamahdsantahy waxan sheegaayoo dhan waa mira awaal ama pranki 😁😁😁buu ahaa mahdsanid like dhac kusii fartu kugomaysee🤣
@ciitiraqurux1216
@ciitiraqurux1216 4 жыл бұрын
Runbaan mooDaYeY wlhi nagaadee Prank😂😂😂
@asmadahabo6472
@asmadahabo6472 4 жыл бұрын
Run ban modayay wllhi marka tidhi wan is calfanay wan farxayba ka dib ayan arkay prank
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 жыл бұрын
@@ciitiraqurux1216 hhhhh thanks sxb
@ciitiraqurux1216
@ciitiraqurux1216 4 жыл бұрын
@@ahmadawliyo2360 😂😂😂😂😂 adH MuDaN
@fatumaaden6676
@fatumaaden6676 4 жыл бұрын
Hhhh walalo sidaa idin kufrahay le lkn pranka nagadaa
@dayahtahlil5665
@dayahtahlil5665 5 жыл бұрын
Musalsalkii Caasi io waqtigii celasha biyaha alle xusuus macaana old is gold 💔😥 2019/9/19😢🎶🎧
@somaal_______canaha4215
@somaal_______canaha4215 2 жыл бұрын
Jah wllhi xasuus
@Maaliboy
@Maaliboy Жыл бұрын
Aniga ceelasha Quraca dhimbil Iyo Isbaarada shabeele Ka dagay Mrki filmka Kuso gali Jirtay heestan
@shafixmuzex1234
@shafixmuzex1234 7 ай бұрын
Xasuus hore misane dareen leh waqtigas
@muhsinabdiaden24
@muhsinabdiaden24 Жыл бұрын
10 years later muxu wakhtigu ordaya filinkii u kuso gali jiray waxn ka jecla hesta old is gold. Allah ha ino barakeyo cimriga
@iidowyare5550
@iidowyare5550 Жыл бұрын
Waxaan dhageysnayaa heestaan maalin arbaco ah taariikhduna ku beegamthy 3/5/2023 , weliba wakhti galab liici ah 💥,maqribna soo dhowyahay ,anigoo yara xanuun dareemaya🌝🤕 imtixaanka 📕🖊️🖋️dowlada f4-na sugaayo 😢 waxaan halkaan kusoo laaban doonaa anigoo imtixaanka galey deedatana baasey oona faraxsan inshAllh 🤲
@intisaarmohamed1673
@intisaarmohamed1673 4 жыл бұрын
Hees aan kajeclhy mlahn wlhi I like 😢qof ilajoogo baa hdne kuxasuusta marka dhagesanyo💋💟
@xamdadj3444
@xamdadj3444 3 жыл бұрын
Sodo kale qali jeclhy hestn
@sumayabaashi2507
@sumayabaashi2507 2 жыл бұрын
sababta an qoraalkan uqoraayo waxa waye sanado kalo padan 😮😊hadapa nolahahay inaan arko ❤❤❤dhamaan tiiin intii iga danbesa waxan urajenaya mustaqpal wanagsan dhamanteen I.a❤❤ 😊2022 ❤❤❤
@zidiikabdirahmaan1199
@zidiikabdirahmaan1199 7 ай бұрын
2024 if you’re watching this you’re legend❤️
@FartunHersi-mn7fy
@FartunHersi-mn7fy 4 ай бұрын
Hdn dhagysnyaaa😂 mrkee soo bxysyna saqiir ahy😂
@najiipkaape
@najiipkaape 9 ай бұрын
manfac xoolaheenoo miranaya howdkiyo muxibooy adoo kale maankaad dawaysaa alla muxu fankii dhexe fan ahaa ❤
@raaqiyamohamud6383
@raaqiyamohamud6383 5 жыл бұрын
Heeskn aan tageera. 2019 cida dawnysa like ta igu qabo
@umumascab841
@umumascab841 5 жыл бұрын
Aniga wan jeclahay wila is jeclen inta isgursan aya dhageysan jire hadan wan kudheganahy
@faraxmaxamed4371
@faraxmaxamed4371 5 жыл бұрын
@@umumascab841 haka fuqin hadaba waxtahy qof nasiib leh
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Hhh
@raaqiyamohamud6383
@raaqiyamohamud6383 5 жыл бұрын
@@umumascab841 masha allh ha waro jaclkuna
@abwaanlingardabdi9105
@abwaanlingardabdi9105 5 жыл бұрын
Raaqiya Mohamud hestan ano da deyda 13 sano tahay so baxday wlh ilahey amarki markana daren jeceyl gabar u qaday lkn yaranta aniga xageyga isku waynay wayo ugu yaran 7 sano iga weyned ane saqir jaceyl galay haa ar ani dhib badniya xiliga hhh lkn no mata 5 gabar ka badan ka magay hhh war kaftan cidna ma dhibateyn ani unba dhibana ilaa hada wa jeclahay gabadha
@BiteSizeVids143
@BiteSizeVids143 3 жыл бұрын
Commentskii 7sanno ka hor laga bixinayay hestani waxay ahayen qaar la akhriyi karo oo qof waliba darenkiisa ka turjumaya, intaanay dawadayashu ku iimaan xumaan like raadis. Wakhtigasi qurux badnaayeey🥰
@mhamed_najib
@mhamed_najib Жыл бұрын
Allahyow Khatumada Qeir Noga Khatimii 😭🤲 Inta igadambeysa An iskuso ducooyna 🤝♥️
@liibanmohamed9766
@liibanmohamed9766 Жыл бұрын
Wa habeen talado ah tarikhduna tahay 12/apr/2023 wakhtiguna yahay 11:30pm Wxan wada joogna poqoraayda wxana aad u jeclahay hestan wayna ila dhagaysan alhamdullilah wxana rajayna inay inay noqoto marwadayda aana dib uso radino qoralkan i.a❤️🌏💏
@RadioAayoAayo
@RadioAayoAayo 3 жыл бұрын
"Mar hadii aduunyada miisaan lasaaraa hooy mudh adaa kasoo yiri" Ax ya laabta. Waxaanaa xasuusaha dib kuugusoo celinaayaan, "Amba waan muqleysoo waan kugu agmeeraa" Cajiib!❤💙
@SergioGarcia-ui4xf
@SergioGarcia-ui4xf 5 жыл бұрын
From Spain I know many somali people they're my bestfriends, Of course that's why I love brillient Somali songs and even their melody all the best but unfortunately I can't understand 😭
@naturewonders3440
@naturewonders3440 5 жыл бұрын
Gracias muchos
@adelali4210
@adelali4210 5 жыл бұрын
Sergio Garcia oh sorry next week we have subtitles for you
@SergioGarcia-ui4xf
@SergioGarcia-ui4xf 5 жыл бұрын
@@adelali4210 its not a problem br , I hope to be part of it
@SergioGarcia-ui4xf
@SergioGarcia-ui4xf 5 жыл бұрын
@@naturewonders3440 También, muchas Gracias
@abdikaniibrahim2381
@abdikaniibrahim2381 5 жыл бұрын
I cant teach you somali language because iam teacher
@RiGaax_22
@RiGaax_22 11 ай бұрын
What a greaat moments after 10 years I'an still listen this song old is gold 💔😿🌱 24/9/2023 Loction-ungada kambala 🇺🇬 illlhay riyooyinkeena hanoo rumeeyo heestan wakhtigaan isku dhaafinaya qoL baan iskaga xidhanahyyy.
@user-vy7od2zz8k
@user-vy7od2zz8k 7 ай бұрын
Sxb kampala aniga ayaa waqti badan ku noolaa ku raaxeyso dadkana dhex gal iska ilaalin in'aad kaligaa meel ku xirnaato waayo stress yaad ka qaadi doontaa
@samaphale5362
@samaphale5362 7 ай бұрын
Who is who listening 2024 😢❤ 5:45 samos greece anoo camp qaxooti ah kujiro dhageysanayaa Salama gacalayaal mucaashaqiinoow❤
@somaliswags657
@somaliswags657 5 жыл бұрын
heestan wn jeclhy hadaa ila jeceshahay like ii sar 2019 😊
@nzbinaadam6552
@nzbinaadam6552 5 жыл бұрын
Anba sido kale Shrma ❤🍯
@Sofia-yn6gm
@Sofia-yn6gm 2 жыл бұрын
Manooshihiiin
@walaalmascuudbarkad8883
@walaalmascuudbarkad8883 4 жыл бұрын
Sharmaake who was my childhood friend and foster brother used to listen to this song and used to enjoy his company as he was my no. 1 friend. Painfully and sadly he left the world. We shared beautiful 25 years of our youth life and today I feel lonely as I miss him. Allah swt ha ku unaxariisto oo xabaasha haku unuuriyo walaalkeena Muslim ka ah .
@amranadan6257
@amranadan6257 4 жыл бұрын
Allaha haunaxaristo
@sahramohammed3068
@sahramohammed3068 4 жыл бұрын
May his memory remain a comfort to you inshallah. Allah yarhamu😥
@saharoaxmad9731
@saharoaxmad9731 4 жыл бұрын
May the almighty enlarge his territories...Amiin
@walaalmascuudbarkad8883
@walaalmascuudbarkad8883 3 жыл бұрын
Sahra Mohammed Ameen yaa Allah.
@hanisugulle1884
@hanisugulle1884 Жыл бұрын
What a great moments After 10 years I listened this song here Old is gold ❤😢 03/6/2023
@usameismail9578
@usameismail9578 Жыл бұрын
Can I ask u one Q?
@Ddsionelove9
@Ddsionelove9 Жыл бұрын
@@usameismail9578 I think she can’t see it sory
@hanisugulle1884
@hanisugulle1884 Жыл бұрын
@@usameismail9578 I'm sorry, now that I've seen your post, you can ask me
@zaamimohamet1570
@zaamimohamet1570 Жыл бұрын
Eeg warya Xusuus Yar ban halkan kuqoranayaa anigoo Heestaydan macan isku ilowsinaya wayaha iyo werwerka Adunyo... Saacaddu waa 7:33 habeenimo 13/Aug/2023 Haben axada oo isnini so galeyso, waan murugaysanay inkastoo aan farxad iyo ad adayg udhashay Hadana Nin raga waqtiga ciila, jacayl iyo dumar wanu kala fognahy Lkn Wa sikale Bashaala oo kuraxaysta hestan aadka umacaan.❤
@anwarinsha1684
@anwarinsha1684 4 жыл бұрын
Corana viruski heestan dib igu so kiciyay yaa ku jira stay Home 😂
@mohamedhassanahmed1425
@mohamedhassanahmed1425 4 жыл бұрын
Hhhhh. ...A ad & a ad
@iqlaazmohamed5700
@iqlaazmohamed5700 4 жыл бұрын
😂sidokle ayadoo ramadan saacado okaliya naga xigaan🙏
@b-heroofficial
@b-heroofficial 4 жыл бұрын
Hhhhh wax waalan
@calixabadmuhamed5297
@calixabadmuhamed5297 4 жыл бұрын
Sax
@hassanramzak9572
@hassanramzak9572 4 жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdirahimhusein3810
@abdirahimhusein3810 5 жыл бұрын
Ilayn midho Macaanoo Miyirkaaga Doorshiyo Jacayl kii Mugwaynbaa Micno kuu Sameeyee 🌹❤️ Intasaa i taabatay adeerayaal
@Ehel_caazhaq77
@Ehel_caazhaq77 2 жыл бұрын
Ileyn midho macaanoo Miyirkaga doorshiyo Jaceylkii mugwayn baa Micno kuu sameeyee
@mohamedkaraamo6041
@mohamedkaraamo6041 Жыл бұрын
2009 soo baxday. 2011 ayaa flim ku daawaday caasi iyo aamir. Runtii xasuus dheer ayey ugu reebtay. Like isaara inta ila da ramaysaa. 31 01 2023 axad.🙋‍♂️
@mahamedsharmaarke530
@mahamedsharmaarke530 9 ай бұрын
heestan hada wali dhagesaneso 2023 to 2024 legend thy 😢❤
@ahmedweliabdirahmanbare4307
@ahmedweliabdirahmanbare4307 4 жыл бұрын
Haben isniin aah oo eey so galeyso talado 23/03/2020 Ayan dhib uu dawanayaa 😥😥 Xasuustu waa maguurto✋😢
@najahruush9683
@najahruush9683 3 жыл бұрын
23.11.2020 Haden isnina talada soo galayso🤩🤩
@ahmedweliabdirahmanbare4307
@ahmedweliabdirahmanbare4307 3 жыл бұрын
@@najahruush9683 🥰🥰🥰
@yayaofficial2238
@yayaofficial2238 3 жыл бұрын
20/6/21
@Ameeen-dek-moh
@Ameeen-dek-moh Жыл бұрын
Wxn ku xasuusta heestan midhaha mcn musalsalkii Caasi iyo Amiir runti wakhti qurux badan ayuu aha ❤😢
@DEFAAZ-zl5su
@DEFAAZ-zl5su Жыл бұрын
Sxibayaal wan idin salaami..waxanjoga wadanka sod Africa magalada rastanbag..manta waxa lawada sugihaya natijoyinka lottariga dadka xaresti o Ani kamid ahay😊 rabiyow naguwadagulesii.ameen..likta isaar sxb Hadi qoralkan kusogaro..hestaan xasuus bey iguledahay walee..❤
@Nabaddoon.
@Nabaddoon. 9 ай бұрын
Saaxiib qaali waan kaa qaaday, inaaad fiican tahay baan filayaaa, bal inala wadaaag natiiijadii maxay noqotay ? 😅😊
@DefaazSugal
@DefaazSugal 7 ай бұрын
Wanguldaresti
@Saamiya33
@Saamiya33 5 ай бұрын
Aniga hada ka raja qabaa insha allah Ilaahaw igu guullee
@zakinhopoi5840
@zakinhopoi5840 4 ай бұрын
@@DefaazSugalkan kuu rajeyn win ia
@naruuracaday148
@naruuracaday148 4 жыл бұрын
Heestaan waa aan kampala line ujoogay buufiska isku dhaafin jiray hada iga dambeeso like isaar wll👍
@farahmowlid2096
@farahmowlid2096 4 жыл бұрын
Heestan muuqaalkeeda oo kaliya ayaa wax loo dhiga aanay jirinba ❤ mar hadii aduunyada miisaan la saarana mudh adaa ka soo yidhi☝️
@MomNass
@MomNass 19 күн бұрын
NOLOSHU wax marba meel iga tuurto..... cawa waniga LIBIYA wax ka soo qoraya..😢 anoo dad ugu liita oo lay cunsaradeeyo. Anoo haysta SUUGANTAA , QURUXDA iyo DHAQANKAA😢 Naftayday samir mar uun bad xasiliye.😢 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤
@AbdikaniAbdiSahal
@AbdikaniAbdiSahal 7 ай бұрын
What a great moment After 13 years I listened this song here old is gold ❤😮 23/01/2024
@cadaaniyusuf3535
@cadaaniyusuf3535 3 жыл бұрын
My ears listening the song My Hands scrolling down My eyes reading the coment Totally iam a bussy for this legendary song
@kylehorn9933
@kylehorn9933 2 жыл бұрын
Taadii ayaan ku imi
@Ariijiina
@Ariijiina 2 жыл бұрын
Same here 😂 after 10yrs of break up 😢
@hoyamcnhoyahoya9018
@hoyamcnhoyahoya9018 2 жыл бұрын
Same here🤣😭
@faizaabdi4754
@faizaabdi4754 Жыл бұрын
😂😂😂😭
@rimaabdinour7640
@rimaabdinour7640 2 жыл бұрын
Musalsalki caasi iyo amiir inti fiirsaty legends wye wlh Xusuus 😭😭
@TIKTOK4472
@TIKTOK4472 2 жыл бұрын
Riima Ma ila Haysaaaaaa
@abdirashiidhassan621
@abdirashiidhassan621 Жыл бұрын
F.v song still I'm listening until 30.jan.2023. wa huba in ad dip uso boqaneYso Ee hda iga DanpeYo like sar ❤️🥺😅🙋
@mubarakyuusufmaxamuudsoon5309
@mubarakyuusufmaxamuudsoon5309 10 ай бұрын
Waxaan soboqday heestan waanan kuraxaysanayaa jawigu wuu roban yahay oo cad ceed majirto sacadu 10:3 tarikhduna 25.10.2023 ❤❤❤❤
@safiyacambaashe3311
@safiyacambaashe3311 5 жыл бұрын
Heeestan gabadhnimadaydiibaaan kusoo xasuustaaaaa. Sweet wlhi waaxandawanaya 27/10/2018 like iisaaara ilaaaahay janadiii haydingeeyee
@cabdulaahiaxmed7035
@cabdulaahiaxmed7035 Жыл бұрын
Safa hada ma wenatay oo ilmo maa dhashey😊anigu hda arkey
@LuqmaanAar-kg7nb
@LuqmaanAar-kg7nb 2 ай бұрын
Lagend old😢
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 2 жыл бұрын
Waqtigaan heeskan eey soo bexeyse waxan aha aroos nolosha tan ogu macan ayan ku jiray oo nin aad I jecel ayu ahaa oo xitaa ii oyi jire wax yar haduu I waayo lakiin hada oo ah 2022 oo an qurbo jogo waxan ahay Hooyo kaligeed caruur loga tagay oo ninkii Wuu iga tagay 😔
@carafaatcabduwahab9113
@carafaatcabduwahab9113 Жыл бұрын
Sorry qurexey farax lagu labasto isku Halen maleh sido xalimo manjo wen aydana sido kle
@AbshirCabdi-fq6ot
@AbshirCabdi-fq6ot 11 ай бұрын
Sorry 😢
@user-wu1yh8uh5r
@user-wu1yh8uh5r 5 ай бұрын
Sorry mummy 😢
@abshiraliabdilahi6918
@abshiraliabdilahi6918 10 ай бұрын
3/11/ 2023/ wakhti wakhtigaN kawangsa sugaya i.a😊
Ma love kuu dhigmaa jira - Abduqaadir Saahil - 2010
5:41
Gacal & Xigaal
Рет қаралды 426 М.
Falis Abdi- GARAADLAAY
6:09
Shiine Media
Рет қаралды 1,4 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 166 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 23 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 44 МЛН
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 12 МЛН
XASIL by Ikran iyo Abdi holland
10:34
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 12 МЛН
Abdifatah yare iyo Ikraan Caraale
13:17
Shiine Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
Isa Sheeg
11:33
Release - Topic
Рет қаралды 228 М.
Abdifataax Yare Iyo Ikraan Caraale: Muhashada Dareenka
5:24
Xadhigle hadhigle
Рет қаралды 198 М.
Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)
7:08
Mattaanaha
Рет қаралды 6 МЛН
AHMED RASTA DARDAARAN HEESTI FARXIYO KABAYARE OFFICIAL VIDEO
7:12
Fanka North America
Рет қаралды 8 МЛН
abdifatah yare best song 2011
6:08
Maxamed Amiin
Рет қаралды 2,4 МЛН
IKRAAN CARAALE | GAARSIIYA | SHOWGII MUQDISHO 2022
6:23
Kaafi Studío
Рет қаралды 2,8 МЛН
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 359 М.
هذه الحلوى قد تقتلني 😱🍬
0:22
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 56 МЛН
Как выжить в апокалипсисе #фильм
1:00
КиноАнгар
Рет қаралды 1,5 МЛН
SIGMA ENVY IS UNTOUCHABLE 🔥 #insideout2
0:10
AnythingAlexia
Рет қаралды 3,6 МЛН
SIGMA ENVY IS UNTOUCHABLE 🔥 #insideout2
0:10
AnythingAlexia
Рет қаралды 3,6 МЛН