Militariga Soomaaliya oo kiis culus lagu eedeeyey, xaalada Beledweyne iyo qodobo kale | Qubanaha VOA

  Рет қаралды 57,330

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Militariga Soomaaliya oo kiis culus lagu eedeeyey, Israel oo qabsatay qeybo ka mid ah Rafax, da’yarta oo aan ku qanacsaneyn Biden iyo Trump, xaafado ka tirsan Beledweyne oo ay biyo-galeen, Trump oo maanta mar kale maxkamadda la keenay iyo qodobo kale.
00:00 Furitaanka
01:14 Militariga Soomaaliya oo kiis culus lagu eedeeyey
03:33 Israel oo qabsatay qeybo ka mid ah Rafax
05:23 Xaafado ka tirsan Beledweyne oo ay biyo-galeen
08:03 Fatahaado saameeyey dalalka Geeska Afrika
13:20 Trump oo maanta mar kale maxkamadda la keenay
16:25 Putin oo ballan-qaaday inay ka adkaan doonaan Ukraine
18:00 Musuq-maasuq ka jira adeegga caafimaad ee Zambia
23:25 Da’yarta oo aan ku qanacsaneyn Biden iyo Trump
Mar walba nagu xirnow
🟠 Rukumo VOA Somali / @voasomali
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Пікірлер: 87
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Mahadsant walaalkey VoA ❤❤❤❤
@nisablw9516
@nisablw9516 Ай бұрын
Hay adda yahudda wax ha ka qabato
@axmedshiikhcismaan3048
@axmedshiikhcismaan3048 Ай бұрын
Hay, Ada falastiin haka hadasho yahuuda
@Qadafi-
@Qadafi- Ай бұрын
You right bro
@acyccn
@acyccn Ай бұрын
Walaalehena wadanka kenya allaha ka samatabixiyo dhibka haystah
@moha786
@moha786 Ай бұрын
Who is Amnesty international ❓ Where were they during genocide in Palestine ⁉️ double standard
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Walee umadda somaliya masiibo ayaa ku habsatay ilaahey ha u gargaaro
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Ай бұрын
Umada soomaliyeed masiibo maaha waxa heystaa ee waa sad bursi ogow wixii ka dhacay laascaano maatadii maganta aheyd nolol ito nabadgalyo radiska aheyd maras barimageydo ahaa hooyo umul aheyd iyo dakiidii barbara qaxootigii yaman kasoo guryo laabtay xabashi hasoo dago reer koofur cagaha ciida ka ilaaliya qarax loo soo waarido soomaali miyaa taas xaqa inta aan diideyno inta aad xunaan na barteen miyaan soomali ku ahaan karnaa
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Farjar.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Sandheere.
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Shirwac.
@fuadhassan5373
@fuadhassan5373 29 күн бұрын
Amnesty ha eedeyso waxaa ka socda GAZA iyo RAFAH caruurta ugu badan halkaas maa lagu leynayaa
@user-qs1jt3ic2u
@user-qs1jt3ic2u Ай бұрын
Hooyadiin iyo xuquuqul aadanaha was dhe o mey caruurta falastiinta udoodo iyagaba isku kaaya dirta
@sadikfarah6209
@sadikfarah6209 Ай бұрын
Hay'ada xaquuqda bini'aadanka hadii ay awood u laheyn xasuuqa GAZA xagee ka shaqeeysaa yayse u shaqeysaa
@bashiiromar6389
@bashiiromar6389 Ай бұрын
Waxaad keentay voa codkii Gumeysiga daronta kulaa waa turki us eed malaha miyaa?
@SheikhMusa-jt3hv
@SheikhMusa-jt3hv 29 күн бұрын
Maa falastin egtan
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 Ай бұрын
👋 Weriye Xuseen Xasan Dhaqane.
@Qaali12
@Qaali12 Ай бұрын
Amnesty International ma maqli karo
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 Ай бұрын
Waa khalad inladilo caruur iyo cid aan waxba bi in hayeeshee amnastii maxay uga hadli waayeen duqayntii maraykanku ay wadeen illaa 92 iyohadda inta udhaxaysa waan aragnaa dhagarta gaaladu isla odyihiin
@acyccn
@acyccn Ай бұрын
Ilaahey waxan ka tuugayaa inuu bad baadiyo dhamaan dadka somaliyed
@HiraabeCali
@HiraabeCali Ай бұрын
Amast rafax haka soo waranto
@yussufismael6314
@yussufismael6314 Ай бұрын
Amnesti naga daa may ka hadlaano tan marekanka oo duqeeya somaliya melobadan
@user-ti5ju8xn8k
@user-ti5ju8xn8k Ай бұрын
Warkaas mar Hore ayuu jirey wanna run amnesty waa LA soo daahday warbixinta iyo cambaareynta
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 Ай бұрын
Shacabku hdey shabaab la socdam waa la xasuuqayaaa adder
@cabdifitaaxnuur2919
@cabdifitaaxnuur2919 29 күн бұрын
Xayawaan siin
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 29 күн бұрын
Dameer dameer dhalay
@cabdifitaaxnuur2919
@cabdifitaaxnuur2919 29 күн бұрын
@@othmanabdalamohamedadanabd1978 caruurti yaryarka ahed ee la xasuuqay hadii aad shabab ku edeyneyso walee waxad shegte in uusan cunug aad dhashay uusan dhib gaarin aabihi ku dhalayne dameer dhihi maa maxa yelay doqon aan damiir laheyn ayad tahay
@Qadafi-
@Qadafi- Ай бұрын
WAXII SHARCI U YAALAY ADIUNKA --İSRAİL AYAAA CUNTAY--😳SHABABKODII AYAAA LA LAYAY✅
@saladomar8670
@saladomar8670 Ай бұрын
Palastina ka hadla dhaha kuwas
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 23 күн бұрын
Kuwa Gaza Caruur iyo Haweenka ee laxasuuqayo Aadame ma aha miyaa
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Calooshood ushaqeystiyaal qaran ma mateli karo
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Mareykaka iya masulkaca xasuuqa qa bilowdey rafax allah ha uqarqaro shiyibka réer gaza ey lacisququ takey
@adannasri3590
@adannasri3590 Ай бұрын
Amnesty Gaza hakahadasho fake amnesty
@capitalvoicechannel9161
@capitalvoicechannel9161 29 күн бұрын
hey ada waa ku qoslay wlhi yahuuda arka oo wax ka qabta nacalaa idiin dhalee
@adannasri3590
@adannasri3590 Ай бұрын
Noooo humanity in the world
@Shihaab464
@Shihaab464 Ай бұрын
Amnesty International Military Israel 🇮🇱 Ma ragto miyaaa amanma Qabtaana miyaa indhaooda Cajiib waaye🥺🥺🥺
@HassanAli-zp6nn
@HassanAli-zp6nn Ай бұрын
Cadaanka waa dad tashtay wixii imaadan mar horay sharci iyo awaamiirna kasoo saaray madax horay hadii maxkamad ay soo saarayaan inagana maalinkasto waxay Bay qarbudaan waxna lagama qabto
@adbiqadiraadan7835
@adbiqadiraadan7835 Ай бұрын
Midaan wexey cadeen utay in falastiin aysan kamid aheed aadanaha halka dadka kale xuquuq leyihiin
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 Ай бұрын
Haayada aad ka hadlaysaa maxay uga hadli wayday diyaaradaha, karayaasha, gantaalada mamnooca ee lagu weerarayo malinkasta lagu xasuuqayo dumarka iyo caruurta maxay uga hadli wayday
@huseinblack-fv4ty
@huseinblack-fv4ty Ай бұрын
Haday,adas ma,arkaan miya ilmaha phalastine OO maalinkasta lalaaynayo 😢
@user-sv8zj6ld5s
@user-sv8zj6ld5s Ай бұрын
falastiin eyhado ma yaqaanin miyaa
@guuleedmohamed6925
@guuleedmohamed6925 Ай бұрын
Oo yaabe illaa wali xuquuq aadane ayaa cidi ka hadashaaa oo maa Gaza arato ha,adu?????
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Al caddaala wasir quxikeynka warfaafinta ey somalia u beenecey shiyibka ey diyaaradaha turkika ey duqeeceyne maadama ey yihiine dhadka laqa tirada badayahey
@user-nx3tp3zk4s
@user-nx3tp3zk4s Ай бұрын
Hayada Emnesty maxaa ka quseeya😅 soomaliya may ka hadasho 100,000 Falistine ay dishay yahuuda
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
ma naigaa maanta reer galbeed xuquuq banidam iiga sheeknesaaa 🤣🤣🤣🤣 ala qosol wynaaa
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 Ай бұрын
Qaramada midoobay magacoodu waa. 1( qaramada sida ay rabaan ay ushaqeeyaan ee anay sida ay cadaaladu tahay aan ushaqayn
@user-sv8zj6ld5s
@user-sv8zj6ld5s Ай бұрын
falastin
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Lakine cadunka Waxa ucadaatey xerarki ey réer geelbedku sheekiceyne iney waxba qa jirine lajojiana banane lajificana banane
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Ай бұрын
Hay'ada xuquuqda aadanaha hadey shaqeyneyso mey wax ka sheegto kuwa qasa lagu halaagayo iyo daanta galbeed La jiifiyaa banaan la joojiyaa banaan
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 Ай бұрын
Waxba kama sheegi karaan oo mareykanka ayey u shaqeeyaan oo waa ka baqayaan ,adduunka waxaa haysta dawlado kooban oo loo yaqaano reer galbeedka sida USA ,britain(uk),france,germany, and italy or greece. Kuwaasi oo dunida ku shaqeysanaayey intii ka dambeysey dagaal weynihii 2aad ee dunida 1945 . Ciddii aan raacin ama ka hor timaada siyaasadooda waxaa weeye cadow ,waxayna ku tumanayaan bay leeyihiin xuquuqal insaanka . Dhammaan haya,adaha ka hadla xoriyatal qawlka iyo xuquuqal insaanka iyaga ayaa iska leh oo ku shaqeysta sida amnesty international ,africa watch iyo kuwa la mid ka ah.
@adannasri3590
@adannasri3590 Ай бұрын
No humanity no freedom no amnesty if you say go to Gaza
@alimohamedhassan1499
@alimohamedhassan1499 Ай бұрын
Amnaste haka hadasho Flastiin waxa lagu sameynayo Somaliya waxba kama yalam
@SaalaxCkariim
@SaalaxCkariim Ай бұрын
😂😂😂 Hay amnesty International Maxey tahay kaliya Somalia 🇸🇴 ayaa hadal keeda buun buuniso mey qasa kahad laan yahuuda waxaas yaan naloo buun buunin eyda
@abdiosmannur8836
@abdiosmannur8836 Ай бұрын
hay ada israil haka hadasho
@hanadahmed1514
@hanadahmed1514 Ай бұрын
Hayadu haday waxqabanayso Falastin caruurta iyo hawenka lagu laayay wax Haa ka qabato
@hanadahmed1514
@hanadahmed1514 Ай бұрын
Diyaradaha mareynkanka ee an duliyaha laheyn ee caruurta iyo ree badiyaha somalida duqaynta ku laayay maxay Haya'adu uga hadli weyday
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Ай бұрын
Felyadikaanoyin soomaaliya iyo turkiya ma waxay ku hastan khawarijta ladagalankeeda taasi uma tal group ka maraykane war haday baafinayan ha baafiyen ilamaha iyo hooyooyinka ay gaza ku xasuuqan malinkasta
@masudmcc5891
@masudmcc5891 Ай бұрын
Yaa ku taageero wll soo marecan mahan waxa ku taageero yahuudana asaa taageero marka caqligan luuq dhug ka carar😂 iskuma jeede
@acyccn
@acyccn Ай бұрын
Webigaan wuxu noqday mashruuc aan dhamaan marka wax yeeladisu maadaama ay badan tahay waxa hayaa hal TALO oo wngsn
@mustafesiciid3696
@mustafesiciid3696 Ай бұрын
Hayada la sheeqayaa waa maafiyada carciyaysan ee loo adeegsado africa iyo carabta si loo bililiqaysto khayraadkooda loona difaaco wakiiladooda
@MohamedBarrrow-mh5gg
@MohamedBarrrow-mh5gg Ай бұрын
Maamulka indhoole ah ayaa jooga, xaafadda xaawo taako, waayoo waxay u baahan tahay in hoos loo qodo, maamulkana sannad kasta uu ku qaato ilaa $4000000/= markasta oo uu webiga biyo keeno Marka lacagtaas ayaana la fiirsadaa.
@mustafahassan2555
@mustafahassan2555 Ай бұрын
CAQLI XUMADA IYO AXMAQNIMADA SOMALIDA AYEY CADAYN U TAHAY TANI!!!!!.23 RAYID AH, OO 14 CARUUR AHI KU JIRAAN BAAD DISHEEN BAA LA LEEYAHAY, IYANA WAA DIIDAN YIHIIN!!!!!.LAMA YAABAYO INAY SHICIB KU ALSHABAAB HOOS GALAAN!!!!!.
@masudmcc5891
@masudmcc5891 Ай бұрын
Hhhh markii adiga lugu dilo shacab ayee dilaan markii aad shacab disho alshabab baa ku dhumanayay aaway 23 dhimatay dadkii ku dhuumanayay 😅😅
@libanomar9769
@libanomar9769 Ай бұрын
Xaquqdha adamaha xadey jirto falastin maxey wax ugu qawan ladahay oo malin walbo ciyal yar yar lagu dhiilo waxas waa ruwayadii war kala laa imada
@shugrisheekhmohamed8533
@shugrisheekhmohamed8533 Ай бұрын
Yaaa mxaaa kagalay haayada somalia 🇸🇴 ♥️ ❤️ may falastiin kahadlaaan fake haayad uff
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 Ай бұрын
Heyada arki weyse xasuuqa ka socda Gaza Ee dhowr qof mel lagu dilay ku tilma meyso wa dambi dagaal wa munafuq wana dhaqan ka xun Ee so jireen ka ah Ee cun suriga ku dhisan rer galbeedka lkn manta Adunka dhan aya bar tay waxa ay yihiin dadkii dhihi jiray xaquuq ban illa linaa iyo sharci iyo qay nuunka caalamka ayan dhowrna ay aheyd filim ay ku qarab taan oo un lagu shaqeysta oo lo sameyste african ka wadamada carabta iyo kuwa taagta daran lkn manta Adunka wax sharci ah kama jiro hadu sharci jiro yahuuda ayu qaban lahaa wadan walba Adunka ah ha is ku tashado saaxiib iyo gaashaana ha sameysto
@user-mu1rz3zk2q
@user-mu1rz3zk2q Ай бұрын
Turkey ciidamada towbaray waa in hub ku dhigis lagu sameyo iyo ka aa kale dowladaha kale towbaray
@mohamudmohamed1211
@mohamudmohamed1211 Ай бұрын
Somalia hadhacda
@jabriilxasan
@jabriilxasan Ай бұрын
Waxaan kujdhaho ma aqaan sababto agh waxa thy qof somaliya😢
@xasanAliAhmed-ss6bb
@xasanAliAhmed-ss6bb Ай бұрын
Kiiska culus ee somaliya lagu edeenayo maxaa u diiday in israil lagu ee deeyo kkkkk
@aboubakermahamoudomar1022
@aboubakermahamoudomar1022 Ай бұрын
america wa dali amba chris u sar amba falstine u sar wahane benta umada u fafiya
@SheikhMusa-jt3hv
@SheikhMusa-jt3hv 29 күн бұрын
Waxba kama galin waa beented amnisti waxaba kama galin. Haa
@AbdirahmanMahamud-tl9qv
@AbdirahmanMahamud-tl9qv Ай бұрын
Majiraan wax xuquuq inaas u dooda . Maxaa reer falastiin saan loogu galaa haday jiraan wax xuquuq inaas u dooda may kahadlaan ?
@user-ti5ju8xn8k
@user-ti5ju8xn8k Ай бұрын
Warkaas
@user-sp5qt1jk1v
@user-sp5qt1jk1v Ай бұрын
Poutine wa madaxweyna jira weyine wa ninka quraatey soo afjaria munafiqnimada caaddaalad darada iyo toyrada caalamka ey réer geelbedka ruushku ha guulesto
@user-wk8lz2cy1c
@user-wk8lz2cy1c Ай бұрын
Cid u jojin ma jorto hayadas hadi ay shaqaynayso Gasa ama Her falastin wax ha u qabato warkoda laguma jiro hadi dad shacab ah wax haren wa la xalin dowlada iyo dadka somaliyed ayay u tal
@mohamedolad7707
@mohamedolad7707 Ай бұрын
Waa been la dhoob dhoobay
@Lulu-ie3jb
@Lulu-ie3jb Ай бұрын
Amnesty ma ka hadashay dadka somaliyeed eey America Somalia gudaheeda ku leeyahay? Iyo phalastinienta hadda Israel leeyneeyso? miss kuwaan indha uma laho ee waxeey u jeedda waxa Somalia dhaxdeeda ka dhacaayo? Somalia waxa ka dhacayo waa la daglanka terrorist ee farahiinna kala baxa, idima khuseeysee.
@user-ry3fy8wh8l
@user-ry3fy8wh8l Ай бұрын
Amnesti Internashinal ma soomaaliyay tun jileecsanaysaa maalin walba yuhuud baa waxay dhulka falastiin ku xasuuqdaa 1000naan caruur ah lagamana hadlo yaan loo juuqin kalaabiinta sharcigu dalal gaar ah. Baa loo samaystayba
@MaxamedCismaan-bd6cy
@MaxamedCismaan-bd6cy Ай бұрын
40.milyan oy yuhuuda xasuqday maykahadlaan markey 20 qof leyihiin waadanbiyo dagaal
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 Ай бұрын
VOA somalida waxaan idinku talinayaa inaad iska dhaaftaan fadeexada AFRIKA ee ay wadan reer GALBEEDKU PLZ AND PLZ HA KA QAYBQAADANINA FADeexada RER GALBEEDKA
@masudmcc5891
@masudmcc5891 Ай бұрын
Adiga iska bilow iska xoree caawaanta american iyo africanka tuugsina naga daa adeer😂
@abdulkariimibrahim1075
@abdulkariimibrahim1075 Ай бұрын
Amensty iyada ISREAL oo kumanaan kun dishay uma taqaano danbi dagaal😮
@yacquub111
@yacquub111 Ай бұрын
Bal eegga baaqan sida uu israiil ubuun buuninayo uuf
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 Ай бұрын
Hayadu maxay uga izra uqaadi laada ay danbiyo dagaal. Wariya sita magicii NABI MAHAMED SCWS AYaaa la adeegsanayaa oo sheeganaya muslim waliba somali ah
Китайка и Пчелка 4 серия😂😆
00:19
KITAYKA
Рет қаралды 2,3 МЛН
The Worlds Most Powerfull Batteries !
00:48
Woody & Kleiny
Рет қаралды 25 МЛН
SIR LAGA HELAY ITOOBIYA SAYLAC | XOGTA DAAHSOON | UNSC
24:11
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 26 М.
Ящерица отталкивает Воду!
0:20
КОЛЯДОВ
Рет қаралды 1,2 МЛН
1 класс vs 11 класс  (игрушка)
0:30
БЕРТ
Рет қаралды 1,1 МЛН
Форчан ищет Флаг (Финал) 🍀
0:46
i11ushenka
Рет қаралды 3 МЛН