Bandhigga VOA: Xogta dagaalka Al-Shabaab iyo Daacishta Soomaaliya | VOA Somali

  Рет қаралды 38,226

VOA Somali

VOA Somali

Күн бұрын

Пікірлер: 46
@RealIslaamic
@RealIslaamic 6 күн бұрын
Doqonimo weeye wax kasto qof idiinso meeriyo inaad qof muslim ah ku tilmaantaan" daacish❎ Dowlada khilaafada islaamiga✅ ilaahay ha guuleeyo insha Allah
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 ай бұрын
Mahadsant walaashey ❤❤❤❤VOA
@abdixaafidaaqilGaambays
@abdixaafidaaqilGaambays 5 ай бұрын
Waxan noqday qofkii ugu horeeyay ee idiin like gareeyo galabta
@KhaalidMaxamed-mw4ih
@KhaalidMaxamed-mw4ih 5 ай бұрын
Cadaw islamka usA waa kuwa xasuuqaya gaza waakuwii xasuuqay ciraaq afkanistan iyo wadama badan oo islaam ah
@AbdulaahiMohamed-kw8dl
@AbdulaahiMohamed-kw8dl 4 ай бұрын
Waa Al shabaab iyo daacish
@Alon_404
@Alon_404 5 ай бұрын
sawirka qurux badanaa aad sooqadaten, waxa mesha kaagamuuqda awooda mujaahidinta iyo blicdooda. gaalada haday araan waku argagax laakin muskiminta way kufarxayan wlhi waa ragaan haysano naga dhicinaya kenya io itopiya iyo dabo dhilifyadoda, maanta hadey ayaga jiri lahen dalkeena kaniisado baa kafurnanlahed alx alx alx alllow niidaa
@abbasabdulahi2786
@abbasabdulahi2786 5 ай бұрын
Alshab dglkn wejiga lbd hdi lacibtiirwyy qalaas somalia iyda qabsnyso daacish fikirkooda yar shabab ka awood bdn
@karaamacalidhuux6152
@karaamacalidhuux6152 5 ай бұрын
Dagaalkii ugu dambeeyey ee Isis iyo AS wxaa la laayey AS 40+ AA laga dilay AL shabaab
@shinobimcbuilds7337
@shinobimcbuilds7337 19 күн бұрын
Allahu Akbar
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 2 ай бұрын
War waxani waa been abuur laga faafinayo nasrsiga kuwa xaqa udagaalmaya ee daciish iansha allh khawaarij iyo American alshaab waa isugu kaaya mid waxan udnbeynayo hoog iyo haalag inasha allh bidinlaahi kariim waxan guulaysanaya kuwa xaqa kitaabka kor uqadayo kuwo gaalada jawasiista uh ee ridobay oo tastuurka raacay wey hoogi donaan dhwaan hafishaan jab weyn💀🏴‍☠️
@shinobimcbuilds7337
@shinobimcbuilds7337 19 күн бұрын
Guul Mujahideenta AS
@RealIslaamic
@RealIslaamic 6 күн бұрын
🇸🇴❎🇦🇫✅ Caqli lix saac miyaad tahay somaliana wad la dagaalamisaa murtadiintooda, Afghanistana oo murtadiin ahna waxaad leedahay waa walaalahay" khawaarij ayaad tihiin
@truecomment3650
@truecomment3650 5 ай бұрын
Ilaahay haku laayo aamiin. tankale Daacish waa mashruuc ay wadato Puntland. Ayagaaba awooda inay iska soo afjaraan lakiin ma rabaan.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Poowe anigaa reer Puntland ah, saas ha dhicin hanaga been abuuran ee mareekan ayaa wata iyaga iyo alshabaab ba hadana qorshe cusub baay soo wadaan ooy isgaa horkenyaan labdaas kooxood
@xasanaxmed5850
@xasanaxmed5850 5 ай бұрын
👋 Weriye Iimaan.
@mohamedhassanali8919
@mohamedhassanali8919 4 ай бұрын
Daacish waa khawaarij waxay beeco kula jiran dowlada khawarujta uu aas aas abu bakar al baqdaadi
@AbdulaahiMohamed-kw8dl
@AbdulaahiMohamed-kw8dl 4 ай бұрын
AL SHABAAB AYAA KHAWAARIJ AH😊
@FootShorts12
@FootShorts12 5 ай бұрын
Alshabab way ka awood badan tahay daacish, hub badan oo somalia iyo amison ka furteena gacantoodu wuuku jira, amison haday baxdo maantada, Somalia wayba la wareegaysa
@karaamacalidhuux6152
@karaamacalidhuux6152 5 ай бұрын
😅😅😅😅😅 bal kaalay adigu Soo raac oo wadanka qabso dhilayhy
@lubex3486
@lubex3486 5 ай бұрын
9 kun dhilo fuley khawarij Somalia la wareegaysa?? 🤣🤣
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Maxay l wareegtaa Nacalada rabi aya Dushooda Saaran oo Dhiigii Umada Muslimiinta ah aay Daadiyeen ayaa Xaqoodii Hor yaala, Teeda kale as iyo Daacusha ba waxaa iska leh oo abuuray CIA da mareekanka iyadaa ujeedooyin gaara ka leh iyada ayaana Maalgelisa si umada islaamka haldoorka looga dhameeyo, Diinteena Suubana loo magac xumeeyo balse ilaahay ma oran raas ..
@AbdimalikMo
@AbdimalikMo 5 ай бұрын
Waa America alshaab iyo dhacish American ayaa fun gareeyo
@lubex3486
@lubex3486 5 ай бұрын
Has wallahi 😂
@Alon_404
@Alon_404 5 ай бұрын
haday amrica fangareya maxay ula dagalaan? kkk marka jaahil thy waa nocan, tas cagsiged idaacadan VOA -voiv of america- ayaa marekan fangareyo iyo yahuuda
@abdifitax12345
@abdifitax12345 5 ай бұрын
Alshaab koonfurta ayaa dagaal ugu furan kan booralayda b/land niyad uma hayso
@Cabdicasis-iq4tw
@Cabdicasis-iq4tw 4 ай бұрын
Asc
@Yt4oiejedn
@Yt4oiejedn 5 ай бұрын
AS halkaas aad ayey u joogaan inta badana waa eey dhaqaaleystaan awoodooda oo mawada isticmaalaan awoodooda dhan, ragaasi ahdaaf caqligena ka weyn ayey ku fikirayaan waxeyna isku qaabeynayaan dagaalo waaweyn oo soomaaliya oo dhana oo ey damacsanyihin.
@karaamacalidhuux6152
@karaamacalidhuux6152 5 ай бұрын
Ilahy haisku jabiyo khawaarijta nuuckaste uu yhy
@daahirhussein8918
@daahirhussein8918 Ай бұрын
murtdiinta shabaab wan wasenaa iyo kuwa pudlaanba nacala idiindhashe
@cabdicagagaab725
@cabdicagagaab725 5 ай бұрын
War waxas waa laso afjaraya hadday soo daqaqamaan.
@othmanabdalamohamedadanabd1978
@othmanabdalamohamedadanabd1978 5 ай бұрын
Puntland siyaasad iyo malaayacni bay kunmashqulsan tahay
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 5 ай бұрын
hahahahaha macnaha daacish muxuu yahay? dawlatu ciraaq wa shaam weeye maxaa ka quseeya somaliya !! daacish waxaa leh oo sameeystay maraykan ?
@Abuufaadima
@Abuufaadima 4 ай бұрын
Alqacida sida ay u hoos tagto shabaab ayeey daacishna kuwa ciraaq iyo suuriya u hoos tagaan sidaa u fahan
@Jinkax-u9r
@Jinkax-u9r 5 ай бұрын
Daacish wax tabar malahan shabaab inta gobol ee joogaan ma yaro daacish hal meel bas 😅😅😅
@Alon_404
@Alon_404 5 ай бұрын
waa beentod mafahmasysid miya mawduuca waxa laraba in lakala dhantaalo AS awoododa shaki lagageliyo madama dowlada dharbaaxyi wawen udhufatey gulifkii dagaaled ay qaadey dowlada
@Abuufaadima
@Abuufaadima 4 ай бұрын
Muhiimadu waa in shabaab Cagta la mariyay dagaalyahanada dacishna uga awood badan tahy Bari shabaab
@cabdallacagey2632
@cabdallacagey2632 5 ай бұрын
Mashruuc cusub miyaaa
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 5 ай бұрын
Haye , mareekan mashruuc cusub baa soo wadaan oo ragiinii alshaab iyo daacish aad is dagaala ku leedihiin 😂😂😂
@Alon_404
@Alon_404 5 ай бұрын
wlhi waxgarad hadaa soqoriraby maskaxdeda kujirtay kkkk, labadas ayey rabaan inay qoorta isku geliyaan mana xita is dagalan inta badan. dagaalada dhowrka oo badan ay sheegayan dhexmaray AS io ISIS waa been waxba kamajiran kkkkkk
@MusaMohamed-st5ne
@MusaMohamed-st5ne 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@Qorane-y7r
@Qorane-y7r 5 ай бұрын
Beenbadaana oo ma ayagoo isku mid ah bey isleynayee
@AbdirahimMohamed-rk5hc
@AbdirahimMohamed-rk5hc 5 ай бұрын
Dab iyo baasiin bey isku yihiih
@RealIslaamic
@RealIslaamic 6 күн бұрын
Izkuma dhawa Alshabaab waa dad u dagaalamiya sida daalibaan inay keliya madax noqdaan"dowlada khilaafada waa dad islaamic ah oo raba in aduunko dhan ka taliyo kitaabka ilaahay"
@beryalex1798
@beryalex1798 5 ай бұрын
Deni shaqo uu wado
@IsmailhasanIsmailhasan-zq3bm
@IsmailhasanIsmailhasan-zq3bm 5 ай бұрын
P
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,9 МЛН
Car Bubble vs Lamborghini
00:33
Stokes Twins
Рет қаралды 40 МЛН
How Much Tape To Stop A Lamborghini?
00:15
MrBeast
Рет қаралды 163 МЛН
Inside Al Shabaab: The extremist group trying to seize Somalia
13:56
Channel 4 News
Рет қаралды 4,8 МЛН
13 November 2024
14:48
ሀሌታ 1 Haleta 1
Рет қаралды 3,5 М.
Wararkii ugu dambeeyey ee doorashada Jubaland | Qubanaha VOA
29:41
Oduu  Galgala  sa'aatii 1:00 OBN Sadaasa 04, 2017
OBN Oromiyaa [Oromia Broadcasting Network]
Рет қаралды 105
TAARİİKHDA URURADA İSLAAMİGA SOMALİYA İLAA ALSHABAAB (Raadka asalka).
27:52
Увеличили моцареллу для @Lorenzo.bagnati
00:48
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,9 МЛН