Abaayo wanku salamay wax badan ban kaaa faiday haka caajisin wax noo geli wxn ku waydiin laha ilmaha salida ugu fican cuntada logu dari karo ama loogu karin karo soo geli❤❤❤❤❤❤
@Umu.Abdullahi202 ай бұрын
Abayo qali wan ka la dhunay fadlan number kaga diib isi ad ayan kugu bahanahay?
Abayo isoo jawaab Adoo raali ah gabdh oo bil jirta indhaha subixii markay Soo toosto baqbaq ama fish oga yaalo maxa waye shaqtar wanka cabsanaya Daawo qalada inuu siiyo kabaqab 😢xanuun malahan kaliya Waxaa oga yalo subixiii markiii lasoo tooso
@hamdaayan8932 ай бұрын
Xbbtiyeey gabadhayda waxay jirta labo sano iyo 9 bilood waxan la dhibanahay caloosheeda dawo wan kala daalay saxaro qadhmun bay wadaa mar jileec mar adayg mxad igula talinaysaa adi iyo hooyooyinka kale xaladan arkayba pls isoo jawaaba
@ridwanismail52022 ай бұрын
Walal inaa cusbo bartay markii hore oo ay rabto malaga yaaba
@ShadiyaAxmedismaciilАй бұрын
Wllo ilmo yar 6 bil udhaatay oo cuntadii diiday maxan siiyaa wllo iso jaab plz❤
@eamliinaruun1068Ай бұрын
Asc abyo waxaa ii joogo wiil 2dasano 3bil kugu dhimntahy 2bo iliglee uu qaaba ma normal waa ii muhim jwbtda
@AminaYassin-m3i2 ай бұрын
Asc wll waxan raba inad iga cawiso canaha mami lac cano fiican miya mise tayo malaha waxan sista ilmo yer 4, jira wana iska caato khayr allahakusiye iso jawab
@hadayajibriil43812 ай бұрын
Asc ilmo 5 bil jira routine nooga soo samee plz
@IfrahAhmed-dq5uvАй бұрын
Abaayo mcn pleez iso jwb nuna yar an wax biyo ah masiyo waxan ku arkey bishamaha qalel iyo kadi la aan