MISS XIIS | HANTIDU WAY II DHANTAHAY | SHOWGI AWALE ADAN & MISS XIIS 2022

  Рет қаралды 2,746,609

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

XASUUSTII CADAR KAAHIN & FADUMO HALDHAA
CODKA MISS XIIS
MUSIC HAATUF YARE
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 460
@shibienyoung4756
@shibienyoung4756 2 жыл бұрын
Gabdhaha somaliyeed intii hestan fahmeyso like ta isaara💐😘
@ABDIASKARITUBE
@ABDIASKARITUBE 2 жыл бұрын
Hambana Waa laysku Nacay!! Halkaas Far Baa ii taagan..Hambalyo🥰
@mulkicabdixakin2118
@mulkicabdixakin2118 2 жыл бұрын
yaa noo fasiraaya
@aadancambe7079
@aadancambe7079 2 жыл бұрын
Hhhhh abdi askari commant ku dhiigle🤣🤣😂😂 Waan ku salaamay wll
@ahmedhani6670
@ahmedhani6670 2 жыл бұрын
😂 😂 hore uga soc 😂
@mustaphaahmed8816
@mustaphaahmed8816 2 жыл бұрын
Jilaalkii bay hadhaa Aniga halkaa faar baa ii taagan @Abdi
@maryanmoha7945
@maryanmoha7945 2 жыл бұрын
Heestan dumarka single ka ah ba logu talagy sax maaho🤣🤣
@muuminchannel4304
@muuminchannel4304 2 жыл бұрын
Walal allaah dambigaaga Dhaafo aduun iyo aakhiro Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir ❤
@bishaaroahmed3458
@bishaaroahmed3458 2 жыл бұрын
Mashlah ilahay haku barakeyo
@djamaahmed3827
@djamaahmed3827 Жыл бұрын
♥️♥️
@djamaahmed3827
@djamaahmed3827 Жыл бұрын
♥️😍
@akahiye22
@akahiye22 2 жыл бұрын
Hestan waxay ka mid ahayd Ruwayadii Masiibada adunyada iyadaa umacalin ah waxaa lahaa Abawaan Xasan Ganey hestan waxa wada qadayay 1. Fadumo Haldhaa 2. Cadar Axmed 3.Kinsi sh Aadan 4. Khadiija Hiiraan Waa laba dhaqanka ku aadag iyo laba ilbaxnimo ku faanayo Fanku waa kii hore walhi 🙏🙏❤🙏🙏
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
👍🌟🌟🌟
@yacinmohamed6840
@yacinmohamed6840 2 жыл бұрын
Wlhi abti Salan sareh markaa horey, WIIX LAAKA XAARAKUN JIIRAY BAA LAKU XARAQODAA MANTAA
@akahiye22
@akahiye22 2 жыл бұрын
@@yacinmohamed6840 Haa xaqiiq manta walagu faanaya wll
@abdifatahmohamoud7398
@abdifatahmohamoud7398 7 ай бұрын
hees aad u macaan
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
Heeska waxa leh oo qaadi jirtey inantayadi haldha ee quruxdi fanka ahad fadumo qurux from djibouti 🇩🇯 🥰
@hargeysamedianetwork2461
@hargeysamedianetwork2461 Жыл бұрын
Kaligeed may ahayn jinsi xaaji aadan iyo cadar iyo khadiijada hiiraan
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 2 жыл бұрын
Great show awale aden mss xiis hargeisa somaliland respect 🙏 full
@tway5195
@tway5195 2 жыл бұрын
Cawale markasto uu LA joogo miss xiis waxaan dareemaa u treat gareeyo like queen ma kaligaybaa saa u arka
@abdifatahbouhmoussa5051
@abdifatahbouhmoussa5051 2 жыл бұрын
Xasustii fatumo haldaa (LPI)from Djibouti☝🏽🇩🇯💚🇩🇯🤴🏽❤🥰🤝🏾💋👏👏🥳
@abdoulkarimdaher5581
@abdoulkarimdaher5581 2 жыл бұрын
Horey u soco habaryare macan miss xiss from Djibouti 🇩🇯🇸🇴🇬🇲❤❤
@mms7038
@mms7038 2 жыл бұрын
Siday lamahnuhu isula gijinayaan iyo siday fananinta Somaliland ula Qurcinayaan showga iyo heestan ay qaday xiis intuba waa 100%
@abdiqanisomaliland4837
@abdiqanisomaliland4837 2 жыл бұрын
My childhood song 😱 🔥 Heestan waxaa iska leh Faadumo haldhaa wlh waxaan maqli jire anoo caruur ah oo dugsiley ah 2010
@kalsoniduwaamuhiim6849
@kalsoniduwaamuhiim6849 2 жыл бұрын
Waa runta wll bari hore la qaday lkiin way cusbonasiisy waxy saarty mics barigi hore kaban by ahed heestu
@haniabdi2025
@haniabdi2025 2 жыл бұрын
Heestan abwaan reer Somaliland aya sameeyey. Hassan Ganey. Lasocoo.
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
@@haniabdi2025 abwanka waxa ka cod dher gabadha reer djibouti ee qaaday heeska fadumo haldha oo reer djibouti 🇩🇯 yaa lasoco adna
@halimoa4348
@halimoa4348 2 жыл бұрын
@@missjano8249 👍❤❤❤
@kalsoniduwaamuhiim6849
@kalsoniduwaamuhiim6849 2 жыл бұрын
@@haniabdi2025 wan ogy abaawku isgo kashemenya maqly
@suweysaxmadsiiq4059
@suweysaxmadsiiq4059 2 жыл бұрын
Xishood hodan baan ka ahay xayihii baan soo huwaday habalihii Somaliyeed 🥰🥰🇸🇴💯❤💋
@abdirihiimosmaan1437
@abdirihiimosmaan1437 2 жыл бұрын
Heestan waan jeclahay markay qaadayso fananadii lahayd ee rer jabuuti faadumo haldhaaa ❤️
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Miss xiis ND awale lamano qurux badan mchlah❤
@ikraanabdimohamed9642
@ikraanabdimohamed9642 2 жыл бұрын
Waaaaw heesta Wan wataa coda macnaa wuu racaya MSS xiisa my queen 👑🥀 👏 boqoradi fanakaa
@abdulahiahmed6459
@abdulahiahmed6459 2 жыл бұрын
Heestaan naagtii hore uqaday imika waa shiikhad xafiduhulaah
@hamdahodan9159
@hamdahodan9159 2 жыл бұрын
Hh heestani waa sarbeb hblow is ilaliya ycni hblaha xusayey mlinta jcylka hebed Ha noqonina hhh hntida inoo ilaliya ❣️😂
@mohadmohamed6521
@mohadmohamed6521 2 жыл бұрын
😂😂
@roukhiyamohamed4649
@roukhiyamohamed4649 2 жыл бұрын
😀😃😄👍🏻🥰😅🙏
@queenaniisa361
@queenaniisa361 2 жыл бұрын
@@mohadmohamed6521 stgi01e2Wqae
@raxmahaybe4490
@raxmahaybe4490 2 жыл бұрын
Hugagiyo kan xidhnahay labada kee haybad wacan hilbana keene Asturan ✍️👏 hees macno weyn xanbaarsa 🙋‍♀️
@abdallehashi9551
@abdallehashi9551 2 жыл бұрын
Hargeisa Hoyga fanka Soomaliyeed ugu kaaley 100%
@lareinedeafrique2954
@lareinedeafrique2954 2 жыл бұрын
Ww xasuusti Fadoumo haldha fananad qaliya ❤️ thanks mss xiis hore usoco 👍
@abdukadirfarah8263
@abdukadirfarah8263 2 жыл бұрын
Heestan waxaan ku maray Canada high 15 hrs oo aan saarnaa heesta keliya ee aan dhegaysanayey bay ahayd
@hibomahamoud8989
@hibomahamoud8989 2 жыл бұрын
Miss xiss way maseereysa cawale isha ayay ku haysa hajiga
@nasriinaxmed8742
@nasriinaxmed8742 2 жыл бұрын
Hanbana waa laysku nacay mnsha Allah lamanaha sanadka 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤🤍🤍💚
@sadehajiyow6701
@sadehajiyow6701 2 жыл бұрын
Xishood hodan baan ka ahay kulahaa hadde horteena ayeey ku niikinaysaa ayadoo maryo qafiif ah wadata madaxuna u faydanyahay. Miss xiiis♥️🥰😃
@omarmungani7989
@omarmungani7989 2 жыл бұрын
Alfanan cawale horay u soco ( QUDBO ) Waa hadad xusuus leedahay
@hindaabdi2101
@hindaabdi2101 2 жыл бұрын
Na wllo xiisey ninkaga lasayirde oo kabo gagaban xidho sowdiga ku laydhiyey
@ifrahnour7223
@ifrahnour7223 2 жыл бұрын
kkkkkk
@AminaLuckyOfficial
@AminaLuckyOfficial 2 жыл бұрын
😆😆😆 miyay lee dahay caqliga dee
@ayanabdiladhif3527
@ayanabdiladhif3527 2 жыл бұрын
Hano nayahaye ree Djibouti 🇩🇯 ♥ wan labafuranahaye cawalo habata dakani qalada ufahan sayihiin lasaco
@xafsobisle7971
@xafsobisle7971 2 жыл бұрын
Xishoodba hadaa sheegayso waxaa fiicnan lahayd gabarsaartaan aad wilfinayso inaad hagoogato
@jama9476
@jama9476 2 жыл бұрын
Mss xiis and Awale Aden Best Couple 💑
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Heesta fanaanadii lahayd ku soo qora! Fatouma Haldhaa🇩🇯🇩🇯 baa iska leh eh wax ad leedahay la imo. Heesti baa waad bahdishay yax🤦‍♀️
@abdiasishashi8579
@abdiasishashi8579 2 жыл бұрын
Waa la xusey ufiirso bilowga xiis waa gabadh cod macan wayna dhawaysay heesta
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 жыл бұрын
Mnshlah 💯💯💯🔥🦁hoygii fanka hargysa cadey ⚪⚪⚫🔴🔴💚🖤⚪💯
@goosha-cad9993
@goosha-cad9993 2 жыл бұрын
Adigii baa qawan baad leedahay hantidii ayaa i dhan ma ku so khaldantay heestan Allah ha ku so hanuniyo oo heesah iyo qawanida madax Allah ha ku so asturo Aamin😅
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 7 ай бұрын
@habeenkaa waanu shidanay Hargeisa Hotel ku yaaal galbeedka ayuu showgu ka dhacay 2022
@AbdiMoh797
@AbdiMoh797 2 жыл бұрын
Woow xasuus heesti faďumo haldha maxan jeclahay heesta
@abdirazakmohamedmusa1684
@abdirazakmohamedmusa1684 2 жыл бұрын
Miss xiis iyo walalkey awaale adan lamaano qurux badan guuleysta
@deqaabdullahihussein597
@deqaabdullahihussein597 2 жыл бұрын
Nag noool masha Allah habiibti ❤️❤️❤️❤️
@DeimanLul
@DeimanLul 2 жыл бұрын
Hambalyo qaali dhumar walashey mcn miss xiss wan kutagersanahy
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Waaaaaaw waxas hees laga dhah shiib iska dhah 😍😍😍😍😍
@Tvtardy
@Tvtardy 2 жыл бұрын
Fantastic sound beautiful young lady I like that🥰🙏🥰
@SamsamCabdi-qi4hn
@SamsamCabdi-qi4hn 10 ай бұрын
an ku jecelahya wllshay qli (I love you )@nashaad happy ❤🎉🎉🎉😮🥰🥳🤪🤩🤗🙊
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 Жыл бұрын
Miss Xiis Heestaa Barteedii Ayay Dhigtay Horay u Soco Huuno 🥰🥰🥰 Lakin Heesta in ay Matasho oo Ay madaxa Daboolato ama Hido iyo dhaqan asturan in ay Soo Xirato ayay ahayd
@miira.7181
@miira.7181 2 жыл бұрын
Wow dadkii hore xaqiiqada ayaa ay ka hadli jireen ilaahay danbikooda ha dhafeee
@amarehadaweh1278
@amarehadaweh1278 2 жыл бұрын
faduma haldha xasuuso hore miss xiis bartadii ayayd dhaagtay dumashii welcome
@ahmedsakiahmed6494
@ahmedsakiahmed6494 2 жыл бұрын
Dumaashiday iyo wllky cawaale maasha allaah
@abdulahiahmed6459
@abdulahiahmed6459 2 жыл бұрын
Naagta heestan hore u lahayd ma haboona in dib loqado
@amaalmaxamed3720
@amaalmaxamed3720 2 жыл бұрын
Wlhia cwale io xiis iskusobexe🍁❤️iskuwra abid🥰
@cabdiraxmanbooyo
@cabdiraxmanbooyo 2 жыл бұрын
My team hawraar media waxba la inaga qaban maayo 😍✌🏿
@sofiahassanhomefooddesign8588
@sofiahassanhomefooddesign8588 2 жыл бұрын
Cawale naag power leh ayu helay mansha allah
@nayiimo8826
@nayiimo8826 2 жыл бұрын
My enaader dhigu biiyo maahe Keep going qaali
@khadarmaxmuud8152
@khadarmaxmuud8152 2 жыл бұрын
Hawraar keep going sxb ❤️🤍🤍💚
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
Naa xiis wad no so shaqo taagtey 😀 ninki ciise qaadatey waliw ay iska fuurtey gabadhi ciise imika heesihi ciise qaadanaysa 😀😀
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Hambo guratoo waaye
@khaliilraadaalofficial5466
@khaliilraadaalofficial5466 2 жыл бұрын
Waaw miss xiis waa another level codkaagu
@LiibanhasanKolompia-hk4nq
@LiibanhasanKolompia-hk4nq 10 ай бұрын
Reer jabuuti fankoodi zoo nolayn mayaan , hadii Lazoo noleyana fanaanadaydiiba lahydba ,ka dayn mayaan😂😂😂
@sacdiaabukar4264
@sacdiaabukar4264 2 жыл бұрын
Amaan afkaaga kaagama horayso nice 🤗👍
@abdifatahbouhmoussa5051
@abdifatahbouhmoussa5051 2 жыл бұрын
1h and 13k Woow hiss miss 😍😍😍☝🏽👌🏼❤🇩🇯❤
@zamzamapdi6269
@zamzamapdi6269 2 жыл бұрын
Maash allah lamaanihii qarniga🤩🤩🤩
@daahiryare7429
@daahiryare7429 2 жыл бұрын
Axsan hees
@fillfree3603
@fillfree3603 2 жыл бұрын
Wow Hest,n wa another level
@Qaaaali
@Qaaaali 2 жыл бұрын
Xishoood Hodan baan ka ahay❤️😍
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 2 жыл бұрын
Wow beautiful lamanaha Qarniga
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Xasuusti cadar kaahin iyo faadumo haldha iyo ruwayadi masiibadu aduunka iyada u macalina lakin xiis heestan sidi la rabay Umay qaadin.
@samatarali1831
@samatarali1831 2 жыл бұрын
War yaa Allah yaqaan musique iyo heestu ismabaa lahaa wlhi waalagu tunteey run ahaantii cod weey haysaa balsee sideediii umey qaadin musique ayaaka qaldan heesta fadumo haldha xaal qaado
@sadamxusen3515
@sadamxusen3515 2 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴thnk you mizz xiis
@user-eu2oe9dl2v
@user-eu2oe9dl2v 2 жыл бұрын
احبك
@barwakoabdi9827
@barwakoabdi9827 2 жыл бұрын
hantadu way iidhanthy 💪🏼😅❤️
@user-wp1gu6rl2o
@user-wp1gu6rl2o 5 ай бұрын
Maxad gabadha u furtay qalibay ahayde❤
@sagalhassan2067
@sagalhassan2067 Жыл бұрын
Talo heesta ma anigaa la iiqaaday😊😊
@khalidabdilahi4018
@khalidabdilahi4018 2 жыл бұрын
Mss xiis cod bay haysaa runtii
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 2 жыл бұрын
Subxanallah waxaso dadi waa reer shaydaan iyo xaabadi jahanaba 🌚🌚🌚🌕
@abdirazakmohamedmusa1684
@abdirazakmohamedmusa1684 2 жыл бұрын
Heesta haldhaaa xasuuus waye runti
@nimconalka6704
@nimconalka6704 2 жыл бұрын
hantitu way ii dhantahy waaaaw ❤way kuu dhanthy
@salmaali3886
@salmaali3886 2 жыл бұрын
Hees iyo badh🥰
@hamzadjama1591
@hamzadjama1591 2 жыл бұрын
Nice songe like it❤❤
@msssmile87
@msssmile87 2 жыл бұрын
“Hambana waa la isku nacay hingaadana igu af garo “👸 boqad xiis
@abdulahimohamed4851
@abdulahimohamed4851 2 жыл бұрын
Heesta waxaa leh Xasan ganay. Fanaanadii heesta qaaday waa Fadumo haldha. Riwaayadii masiibada aduunuada
@kiinabdi680
@kiinabdi680 2 жыл бұрын
Miss Xiis cod iga dheh 🥰🥰🥰👍🌹🌹
@Dibadyare
@Dibadyare 2 жыл бұрын
Yaaa Ila aragta ama igu raacsan in Miss xiis ay is bastooladaysay marka ay qaaday heestan iyadoo sidan u labisan sbbtoo ah Labiskeeda iyo isma laha Erayada heesta oo leh “Xishood hadan baan ka ahay xayihiibaan soo huwaday. Ismuujiya
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
Hambana waalysku nacay 😂😂😂😂maanataba waa single mother
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 Жыл бұрын
Wlaiba heee habeenba ninkaan kahelo 😂😂dahir calasow
@mohamdabdulle6195
@mohamdabdulle6195 2 жыл бұрын
Habalaha Soomaaliyeed hishood loo daa 100% Allow noo xifdi
@dhamaystiran7287
@dhamaystiran7287 2 жыл бұрын
Ayyyy Lamanahayga❤🥺
@afeycali1189
@afeycali1189 2 жыл бұрын
Woow❤❤❤❤
@amiidakarloz7371
@amiidakarloz7371 2 жыл бұрын
Deeqa ciise ayaa kaga cod mcn🔥
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Lamane Qurux badan isku wara🥰✌🏼👏
@asmamoha2333
@asmamoha2333 Жыл бұрын
D
@hodanibrahim7996
@hodanibrahim7996 Жыл бұрын
MASHA ALLH
@SalmaJaamac-xl1dl
@SalmaJaamac-xl1dl 5 ай бұрын
Welcome 😘😍♥️
@ONKODTV4952
@ONKODTV4952 2 жыл бұрын
Heestii Fadumo Haldhaa
@sahrokhaliil1220
@sahrokhaliil1220 2 жыл бұрын
Xiistaydii well done huno
@awalehassan3350
@awalehassan3350 2 жыл бұрын
Madaxaa qaawan markasay leedahy wan xishoonayaa 😭
@ikraanyussuf2117
@ikraanyussuf2117 2 жыл бұрын
My dhiigayga 🥰
@bushroladan6247
@bushroladan6247 2 жыл бұрын
Wax kale 💋💞
@kg6987
@kg6987 2 жыл бұрын
Waa heesti haldhaa, xasuus
@siciidcismaan7994
@siciidcismaan7994 2 жыл бұрын
Mashalh awlaatu caasima wxba lagma.qaban kro
@aflooxasan9006
@aflooxasan9006 2 жыл бұрын
Maasha alaah codbay hayaan labaduba
@fatiafiska7257
@fatiafiska7257 2 жыл бұрын
Hapo Qali mashallah
@nimahassan6258
@nimahassan6258 Жыл бұрын
Hestii hooray waha olahayde fatouma haldaa miss xiss way kadabagaday
@absalanissa2001
@absalanissa2001 2 жыл бұрын
Wonderful and nice
@Kbsl621
@Kbsl621 2 жыл бұрын
Mnsha alaah fanaanad qaali Alle ha qaadira xayada kaama qaado xaasidka Ku daba socdana abaalkoda way heli
@hamzehaabzade453
@hamzehaabzade453 2 жыл бұрын
Another level
@akahiye22
@akahiye22 2 жыл бұрын
Habeenoy Habadka Geel Hashaan Maqasha Iska celin Haraatin ta'aanay dhalin markay Hiigan Nirguhu jilaalkii bay hadhaa.. Hanbana waa laysku nacay Higadana igu afgaro Dhararba ninkan ka helo Habekii uma dhaxee Hantidu way ii dhan tahay. Xishood Hodon baan ka ahay xayihii baan soo Huwaday Habalaha soomaliyeed
@poqorsame_official
@poqorsame_official 2 жыл бұрын
Best couples Mss Xiss Iyo Awale 🥰❤️
@cirjiidh77
@cirjiidh77 2 жыл бұрын
Yes
AWALE ADAN FT MSS XIIS XUBIGU WA LAMA HURAAN OFFICIAL VIDEO 2022
4:05
Это реально работает?!
00:33
БРУНО
Рет қаралды 2,4 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 118 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 31 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
HEES FANANINTA JIGJIGA U QAADEEN AROOSKA CAWALE AADAN IYO MISS XIIS 2021
10:41
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
YAXYE ABDULQADIR MASHUP DJIBOUTI SHOW 2024
5:02
Hawraar Music Production
Рет қаралды 696 М.
Ciise Habiibi Adaa Afar Iiga Dhigan Arooska Awale Adan Iyo Miss Xiis
7:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,8 МЛН
AWALE ADAN FT MISS XIIS | QAYRKAY WAAN DHAAFAYA | HABEENKA LAMAANAHA 2022
4:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 914 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MISS XIIS | MA DHAMAANAYA | BANDHIG - FANEEDKA LAMANAHA 2022
4:01
Awale Adan
Рет қаралды 2 МЛН
Hees Fanaaninta Reer JIgjiga Arooska Awale Adan Iyo Miss Xiis
11:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,1 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 278 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 1,4 МЛН